Gaariye Iyo Saddex Maanso.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 3. 02. 2012
  • Waa maansooyin (Saddex) ka midda maansooyinka Maxamed Xaashi Dhamac (Gaariye).
  • Zábava

Komentáře • 208

  • @munaqawrax386
    @munaqawrax386 Před 3 lety +118

    Aabahay jeexaygii aabo waan ku jecelahay wlhi waa hibo mohamed hashi dhamac gaariye waxaan ahay guri dambays tiisii masha allah aabo rabi janatul fardowsa hakaa waraabiyo😍🥰

    • @mukhtarahmed6150
      @mukhtarahmed6150 Před 3 lety

      Ameeen wllo Allah Ha U Naxariisto Aaabo Marxuum M Hashi Dhamac Gaariye

    • @samiirmaxamed6537
      @samiirmaxamed6537 Před 3 lety

      Alle ha u naxaristo abo iyo walidkenba wl

    • @samiirmaxamed6537
      @samiirmaxamed6537 Před 3 lety

      Alle ha u naxaristo abo iyo walidkenba wl

    • @sagalabdi6230
      @sagalabdi6230 Před 3 lety

      Muna Qawrax suuganta maka dhaxashay aabe

    • @himilochannal1547
      @himilochannal1547 Před 3 lety

      Inaadeertay Qali Aamiin Umada Soomaaliyeed oo dhan buu ka baxay lkn qalbiyadeena waligii kama baxaayo😂😂

  • @hamdakayse1679
    @hamdakayse1679 Před 7 lety +15

    eray dhabanki ban ahay
    nacabkow irmanaa Allah hawnaxaristo maxamed hashi dhamac gariye

  • @hamsejk4115
    @hamsejk4115 Před 9 lety +30

    alla ha u naxariisto aabahii afka soomaliyeed iyo aaabahii somaliland ba

  • @BERQAD
    @BERQAD Před 11 lety +9

    Inaalilaahi wa ina ileyhi raajucuun
    Illaahoow u naxariiso Mohammed
    Xaashi dhamac gaariye wuxuu ahaa
    Halyey Qaran ilaahoow janadii fardowsa
    Ka waraabi

  • @c.laahiguure2728
    @c.laahiguure2728 Před 8 lety +22

    allaha u naxariisto wuxuu ahaa dadka farakutiriska ah ee dadka soomaaliyeed aysan heleyn wax u beddela alaha u naxariisto amiin

    • @mohamedabdi2157
      @mohamedabdi2157 Před 5 lety +1

      Amiin Amiin Alla Yaa Arhama Rahimiin Illahay Naxariistii Jano haka warabiyo

  • @drabdirahmanmahamoud8905
    @drabdirahmanmahamoud8905 Před 8 lety +13

    Alle Ha u naxariisto maxamed xashi gaariye , wuxu ahaa qareeen dadka ku jelicdsan u dooda .
    gabayada uu tiriyay waxa ka mid ah ta u u tiriyay kaba caseeyaha ama balashlaha

  • @isakmobilereapair
    @isakmobilereapair Před 8 lety +26

    Allah ha u naxariiato Abwaan maxamed xaashi dhamac gaariye janada haka waraabiyo Amin amin

  • @ayaanumu8585
    @ayaanumu8585 Před 6 lety +13

    alle ha unaxariisto abwankenii weynaa gariye 😭😭😭😢😢

  • @onotherone9852
    @onotherone9852 Před 7 lety +9

    Ale hu naxariisto abwaan maxamed xaji dhamac gariye ilhayaw janatul far fawsa kawarabi

  • @bedriabdi4389
    @bedriabdi4389 Před 8 lety +8

    naxaris jano alaha ku siiyo adiga intii dhimantay ee islmka

  • @shayga5656
    @shayga5656 Před rokem +4

    Alle ha u naxaristo Abwanka 🤲

  • @rayaaanmohamed5409
    @rayaaanmohamed5409 Před 2 lety +1

    Allah hawo naxristo Mohamat hashi dhamac GAARIYE janadiii alle hawo geeeyo dadka nabiga racay Allah haka dhigo kuwa nabiga racay alle haka dhigo scw

  • @friendly-zp6np
    @friendly-zp6np Před 3 lety +2

    ILAAHOW u naxariiso oo qabriga u nuur oo jannadaada gee yaa rabbi adigaa awood leh e
    Amiin Amiin Amiin

  • @mounaafrica3704
    @mounaafrica3704 Před rokem +2

    Ale qabriga ha ku nuuriyo 😢🤲❤️

  • @maalinmaali8833
    @maalinmaali8833 Před 6 lety +7

    Meesha ugu danbays siyaad bare wuu ugu dhameeyey wlhi
    Afmisharka baas 😊😊😊😊

  • @socdaaliyodamaashad6669
    @socdaaliyodamaashad6669 Před 4 lety +5

    ilaahow kuu naxariiso,aad baan uga xumahay anigon kula kulmin inaad geeriyotay. rijaal somaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @axmedmaxamed8128
    @axmedmaxamed8128 Před 6 lety +8

    alleh haw naxariisto maxamed xaashi dhamac gaariye ilahay naxariisti jano haka waraabsho

  • @hamsealiabdullahi7903
    @hamsealiabdullahi7903 Před 7 lety +7

    Alle ha unaxariisto abwaan maxamed xaaji dhamac gaariye

  • @enggarantin7580
    @enggarantin7580 Před 3 lety +31

    Gaariye's poems should have been translated to other languages. It's beneficial and the whole world needs it!!

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 Před 3 lety +4

      Actually couple of his poems has been translated to English by martin erwin

    • @mohmedahmed6515
      @mohmedahmed6515 Před 2 lety

      we should do that

    • @rawda4479
      @rawda4479 Před 2 měsíci

      Gaariye dunidan kuma soogaarin waase abwaan aan runtii jeclahay eebe how naxariisto

    • @hamsetanni
      @hamsetanni Před 29 dny

      ​@@ayaanmohamed1862⁰⁰⁰⁰0

  • @allamaganilkacase204
    @allamaganilkacase204 Před 6 lety +11

    AllAAH haw naxariisto abwaan maxamed xaashi dhamac gariye
    Allah janadiisa Hala waraabiyo

  • @mohamedwerar8
    @mohamedwerar8 Před 7 lety +7

    ilahayoow u naxaristo
    marxuun mohamed hashi
    gariye dhamac

  • @khadarlibaax4403
    @khadarlibaax4403 Před 4 lety +3

    Allhakuu naxaniirto abwaan gaariye aabihii afka iyo suugaanta somaliyed

  • @husseinhassan8849
    @husseinhassan8849 Před 11 lety +6

    illahayow uu naxariiso Marxuunka

  • @abdifatahsheikhahmed
    @abdifatahsheikhahmed Před 9 lety +4

    ALLAH UNAXARIISTO MAXAMED XAASHI DHAMAC GAARIYE
    DAD BADAN OO QAALI AH BAA INA SOO MARAY AAQIRAASE LOO DHAMAADAY

  • @abdilaahiismail172
    @abdilaahiismail172 Před 7 lety +4

    alle ha unaxariizto abwaan xashi dhamc gaariye aloow unaxaruizo janadaada

  • @mahoawilabdihiirad1215
    @mahoawilabdihiirad1215 Před 11 lety +7

    guul dhshe noceee ah ayuu ahaaaaa waxa uu ahaaa abwaan somaliyed

  • @sahraahmed1449
    @sahraahmed1449 Před 3 lety +2

    AllAH ABWAAN GARIYEEH WAN JECLA LAKULANKAGA LKN ILHY BAAN IQORIN INAAN KU SO GAADHO GEERIDAADI. WAXAN AHAA CIYAAL2012 LKN WAXA DHAGEYSTA MAANSOYINKAGA ILHYW HKU NXRSO AMEEN

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ Před rokem +3

    Alle ha kuu naxariisto maxamed xaashi dhamac gaariye😭🤲

  • @nagayee
    @nagayee Před 5 lety +5

    Alle haw naxariisto Abwaankayga Qaaliga Maxamed Xaashi Dhamac @My Love one wlhi

  • @ahmedosman3018
    @ahmedosman3018 Před 10 lety +7

    abwaan soomaaliyeed gaariye wuxu ahaa nin suugaantiisa aad loo dhageysto

  • @shideyare4834
    @shideyare4834 Před 6 lety +3

    Gaariye abwaan qaran
    alle ha u naxariisto
    AAMMIIN

  • @WEHELCHANNEL
    @WEHELCHANNEL Před 5 lety +3

    *XIKMADII* somalida way sii dhimanaysaa 😥

  • @saliimayaanle5895
    @saliimayaanle5895 Před 6 lety +6

    Allah unaxariisto maxamed xaashi dhamac gaariye

  • @AsmaNaleye
    @AsmaNaleye Před 5 lety +6

    Cid kastaba ugeeyoo
    Meel laga canaantiyo
    Cillad looma heli karo
    Rabbi ha unaxariisto abwaan Gaariye

  • @abdulaahimustafe5483
    @abdulaahimustafe5483 Před 5 lety +5

    Alaha umaxaristo Abwan gariye Amen

  • @khadarxuseen8704
    @khadarxuseen8704 Před 5 lety +2

    AIIah ha u naxariisto abwaan maxamed xaashi dhamaca gaariye aamiin aamiin aamiin

  • @mahamedlaki1616
    @mahamedlaki1616 Před 7 měsíci +1

    allah hawnaxariisto apwan gaariye aamin❤

  • @shaymaaxmed9824
    @shaymaaxmed9824 Před 5 lety +3

    Ilhy hku naxariisto abwn mahmed xashi dhamac (gariyey) ilhy jandisa hku deeqo

  • @akaadirmohed8310
    @akaadirmohed8310 Před 4 lety +1

    Alle naxariistii jano ha ugu deeqo abwaan maxamed xaashi janatul fardawsa alle hakuugu deeqo

  • @yahyeidiris2245
    @yahyeidiris2245 Před měsícem

    Bal siduu masraxaa u qurxiyay eeg❤ Rabboow raxmadaaa

  • @asalhargeisa3668
    @asalhargeisa3668 Před 5 lety +1

    Allah swt naxariistiisa waasaca ah janatul fardawsa ha ugu deeqo maxamed xaashi dhamac gaariye iyo muslim oo dhan

  • @zakarieshiekhfarah1817
    @zakarieshiekhfarah1817 Před 6 lety +4

    Allaha unaxariisto Abwaankii soomaaliyeed maxamed xaashi damac (Gaariye)Aduunaw xaalkaa ba

  • @Waayeel23
    @Waayeel23 Před 3 lety +1

    ALLE ha u Naxariisto Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye
    waxaan ka Qoray "maalintu abwaan dhintaba Library baa inaga Gubta"
    xaqiiq weeye Taasi

  • @razhiidabdalleo5056
    @razhiidabdalleo5056 Před 6 lety +6

    Mazha allah alle ha unaxariisto abwaan maxamed xaash dhamac

  • @farhanosman7150
    @farhanosman7150 Před 7 lety +2

    illahay janatu fardawsa ha ka waraabiyo maxamed xaashi

  • @zamzammohamed2896
    @zamzammohamed2896 Před 3 lety +6

    Zamzam caynka loo dhigay ictibaaro badana❤🥀
    Allaha u naxariisto

  • @daanfann4539
    @daanfann4539 Před 6 lety +4

    Allow u naxariiso abwaan qaali ah

  • @suldaanmuniirahmedabdilaah4781

    ilaahaw uu nariso abwaan gaarriye

  • @dhuunjaan7752
    @dhuunjaan7752 Před 2 měsíci

    Allah ha unaxariisto abwaan gaariye

  • @invisiblehand.5125
    @invisiblehand.5125 Před rokem

    Walahi gaariya markaan daawaday waan ooyay wuxuu ahaa rag inaga baxay muu ahayn nin kaliya alle ha u naxariisto.

  • @xamsedheere9829
    @xamsedheere9829 Před 6 lety +6

    Allow unaxriiso abwanka iyo umada nibigaba

  • @sadikmohamedali6942
    @sadikmohamedali6942 Před 6 lety +3

    Alle ha u naxariisto abwaanku waxa uu arkey buu ka sameyey maansadaan abwaanku waa tusaha tosiyaha hanuuniyah bulshada

  • @marwo1198
    @marwo1198 Před 4 měsíci

    Allhayow kuu naxariiso adeer

  • @khadarismaaciil3400
    @khadarismaaciil3400 Před 8 lety +10

    ala hkuu naxriisto

  • @warsamecabdi5613
    @warsamecabdi5613 Před 5 lety +4

    wuxu hire uga alfeeftay alla hawnaxariistee gaariye somalidu waa aasi oga qofka waxay amaanaan markuu dhinto intuu noolyahay wanaagiisa lama sheegayo kadib wuxu yiri. horta dhimo afmahee ifkaan kaaga baahnahay inyar oo aqoonsiya oo weliba eegay igu sii amahooo ictiraafka buuxee aakhiro markaan tago accounkayga laga jaro

  • @Nairobian99
    @Nairobian99 Před 11 lety +5

    Allow naxariistaada sii abwaanka.

  • @mohamedhimilo204
    @mohamedhimilo204 Před 4 lety +1

    Alle ha u naxariisto abwan gariye aamiin

  • @aliabdidhegaweyne9080
    @aliabdidhegaweyne9080 Před 4 lety +1

    Allah ku naxariisto Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin marti la jecelyahay Allah ka dhigo Aamiin Aamiin Aamiin

  • @MaxamednuurXuseen
    @MaxamednuurXuseen Před 3 měsíci

    Eva markii iigu horaysay ayaan daawanayaa.
    Sabti 9 03 2024 ❤❤❤

  • @husseinolad4297
    @husseinolad4297 Před 3 lety

    M. Xaaji gaariye ilaahay ha u naxariisto, wuxuu ahaa aqoon yahan somaliyeed oo xaqiiqdii wax badan soomali dhaxal ahaan ugu tagay murtiyooyin badan. Waa Abwaan ka kaliya een arkay marka uu gabay tirinaya la jilbooda! Afka soomaaligga wax badan buu ku soo kirdhiya. Philosopher wayn buu ahaa

  • @cumarhazzan1180
    @cumarhazzan1180 Před 5 lety +1

    AllE ha U naxariis to qabriga hawnuuro

  • @Dangarad.01
    @Dangarad.01 Před 3 lety +1

    Abtigay gaariye💝 alle ha u naxariisto

  • @hassanibrahim9323
    @hassanibrahim9323 Před rokem

    Allah u naxariisto asaga iyo hadraawi iyo dhamaan somalida inta nool iyo inta dhimatayba

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 Před 3 lety +1

    Allh haw naxariizto, marxuumka

  • @drahmeddahir4704
    @drahmeddahir4704 Před 2 lety +1

    CAJIIB, ABWAAN QAALI AH, ALLAHA JANADIISA KUUGU DEEQO.

  • @pilotjaabirahmed8910
    @pilotjaabirahmed8910 Před 7 lety +4

    a.h.u.n Maxamed xaaji dhamac gaariye.

  • @nadacraxmaan4443
    @nadacraxmaan4443 Před 5 lety +3

    Alle haku naxaristo amiin

  • @xamseodayxxXamse
    @xamseodayxxXamse Před 6 lety +2

    man sha allah abwaan alle hawnaxariisto

  • @muuseciid3841
    @muuseciid3841 Před 7 lety +2

    rabi Naxariista jano hakuugu bushaareyo Abwaan

  • @saaariomohamedinareal8921

    markeeey so galeenbaan iri istaqfurllhiye wa beeeen hhhhhh Allah hkuuu nxariiisto

  • @faaisxasan258
    @faaisxasan258 Před 6 lety +2

    Allah ha u naxariisto abwaanka

  • @ApdixakiinChama
    @ApdixakiinChama Před rokem

    Allah ha u naxariisto Abwaan maxamed xaashi dhamac gaariye

  • @MrBulle252
    @MrBulle252 Před 6 lety +2

    Gabdhihii amaantoodu ahayd afka dhuxusha ah maanta waa af ku dhiig la yaal. Goormuu af cas qurux noqday??

  • @caxmed6985
    @caxmed6985 Před 3 lety

    Ilahay Naxariistii Jano ha ka waraabiyo aamiin aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @MohamedDHegjar
    @MohamedDHegjar Před 6 měsíci

    Alle How Naxaristo muxu Xikmaawi ahaa😢

  • @mohamedabdi160
    @mohamedabdi160 Před rokem

    Allah a unaxaristo gariye jano fardussa geyy Amine Amine

  • @abwaanshucaybyarexasan5383

    Allah haa u naxariisto abwaanka

  • @ahmedhirad412
    @ahmedhirad412 Před 5 lety +2

    Alle ha u naxariisto

  • @apdifatahsulub2331
    @apdifatahsulub2331 Před 4 měsíci

    Alle ha u naxariisto🤲🤲🤲🤲

  • @magartemagarato1158
    @magartemagarato1158 Před 3 lety +1

    Waa macalin akhyaar ah allah ha u naxariisto

  • @aklimitedvideos4017
    @aklimitedvideos4017 Před 2 lety

    Allah ha u naxaristee waxaa uu ahaa dadka fara ku turiska ahaa eee ka dhexmuuqday dhamaan umada soomaaliyeed

  • @Abwaan-Ayaanle
    @Abwaan-Ayaanle Před 4 měsíci

    Axyaa abwaan
    m.a wllahi gaariye waan jeclahay

  • @omarkamaan1076
    @omarkamaan1076 Před 2 lety +1

    Ilaahay ha unaxariistu Abwaan gaariye

  • @ifkacdeey7100
    @ifkacdeey7100 Před 5 lety +2

    Rabbow kuu naxariiso

  • @abdiqaniabdilahi9777
    @abdiqaniabdilahi9777 Před 9 lety +9

    Ilaahey ha u naxariisto Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye

  • @ahmedbadal2060
    @ahmedbadal2060 Před 4 lety +1

    ilahay haunaxariisto abwaan gaariye

  • @awiljama4326
    @awiljama4326 Před 6 lety +2

    Alle haw naxariisto

  • @awsuubiye
    @awsuubiye Před 11 lety +3

    GOD LAGU JANEE GUUL DHASHUU AHAA

  • @kingalrahiim3522
    @kingalrahiim3522 Před 6 lety +2

    Allah ha kuu naxariisto

  • @maxamedashraf1047
    @maxamedashraf1047 Před 8 lety +14

    Rabi qabriga hakuu buursho abwaan

    • @xaajixuseen1640
      @xaajixuseen1640 Před rokem

      Allaaah hawnaxariisto gaariye janatul firdawsa hageeyo

  • @XuskaIsmail
    @XuskaIsmail Před 4 lety +1

    Allaaah hakuuu naxariisto

  • @apdinassierjockerofficial6441

    Eebe ha kuu naxariisto 😢

  • @last_king392
    @last_king392 Před 21 dnem

    Allah ha u naxariisto 😢

  • @halabuurcabdisalaan8917
    @halabuurcabdisalaan8917 Před 7 lety +4

    alle how naaxariisTO

  • @garwoismail1235
    @garwoismail1235 Před 8 lety +2

    Alla ha ku naxaristo

  • @abdiqanisalebaan8242
    @abdiqanisalebaan8242 Před 3 lety

    maasha allaha allha ayaa xigmad siiyay

  • @americanboy3546
    @americanboy3546 Před 4 lety

    Alle How naxaristo Abwaan Gariye😥😥

  • @mowlityahye5286
    @mowlityahye5286 Před 5 lety +2

    A u n abwanka iyo umada nabi Mohamed ba

  • @FaraAhmetAli
    @FaraAhmetAli Před 8 měsíci

    ❤m.a😢alle hawnaxariisto abwaan gaariye😢

  • @abdimohamed9422
    @abdimohamed9422 Před 7 lety +2

    allah ha ku naxaristo amin