Reaction Ilakacase Iyo Liil baliil Heeso Majilan Way Tirsanayan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024

Komentáře • 439

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před rokem +12

    Nabigii ugu dulqaadka badnaa ugu khayrka badnaa ugu naxariista badnaa intuu ilaahay abuuray oo dhan waa nabi muxammed sallallaahu calayhi wasallam (SCW) .igula salliya suubanaha ❤❤
    Keep going por haddii

  • @anwarabdulaahijimcaale312

    Sharma boy waa legend Walhy team sharma boy on fire🔥

  • @apdirizakmohamed5885
    @apdirizakmohamed5885 Před rokem +20

    Wlhi heesta niiki wa another level biid waalan aya saaran🤣🤣🤣🤣🤣

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před rokem +21

    Keeps goings my brothers guri barwaqo go forward best reactions music 😍💪💯👍👍

  • @ABDIFATAHdb
    @ABDIFATAHdb Před rokem +13

    The goat 🐐 is ilkacase ❤😂

  • @hassanabdallah495
    @hassanabdallah495 Před rokem +11

    Niyadaad ka tagaysaa iyadoo kolba dhinac geynaysaa kulahaa 😅🤣🤣🤣
    Goat-ka Reactionada

  • @aweyscismaanamiinshafeey7198

    Lipax waa loo xisey reaction is back 😍 😆

    • @maxamedTuudhe3211
      @maxamedTuudhe3211 Před rokem +1

      Qumaneey ma aadan fahmin gabar lagama wado ilka case ayaa qumaneey laga wadaa

  • @harunabdielmi5807
    @harunabdielmi5807 Před rokem +7

    LP 15yrs Raper in the world 🌎 🎶

  • @kingashraf955
    @kingashraf955 Před rokem +11

    Heesta liil baliil heesti dhameydba ma aadan dhageysanee mxaan kaa dawanaa reaction kaaga xaq mahan na dhaaf 😮

    • @khadarcraxmaan543
      @khadarcraxmaan543 Před rokem +2

      Liil baliil waa legenad runtii

    • @engdekamohaaa49
      @engdekamohaaa49 Před rokem

      Dee waa wax ciyaale sheeko ciyaal yaa raba wll runta ma isu sheegno😂😂😂

    • @khadarcraxmaan543
      @khadarcraxmaan543 Před rokem

      @@engdekamohaaa49 orad views kooda soo eeg hada 🤣🤣🤣

    • @Hargeisavillagevlogs
      @Hargeisavillagevlogs Před rokem

      Eeg walaal si abiiciya u nolaw Maa yelay axad ka gbanaysaa nin aan jiitankaagaba aqoon oo waliba ciyal suqa hadal lagu yiri subxanalaah

  • @abwaandiichawdweerar6175

    gurow zhp Amiin Yare ft rooda kayf rection ka soo bixi zhp👊💪

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 Před rokem +5

    Sharma boy is 🐐🐐🐐❤️❤️❤️

  • @axmedmaa2947
    @axmedmaa2947 Před rokem +5

    Waryaa sharma boy ba 3 daqiiqo ipapipi nagu celcelinyy hhhhhhh kuli waa isku wada mid lkn viva mooyi 😂😂

  • @Apdirazhid_alpha10
    @Apdirazhid_alpha10 Před rokem +9

    The goat of the burco🎉❤

  • @Salebanaden
    @Salebanaden Před rokem +2

    Gurow zhp malinkasta aduunbaa na dhaha liketa saara, ee maanta aduu aniga iizaar BaL 😁

  • @youngster2904
    @youngster2904 Před rokem +3

    Lil baliil inaad ka xun tahay waa loo jeedaa ciil u dhimo lil baliil always lil baliil somali music to the world 🌎 lil baliil qof somali ah oo ka sareeyo ma jirto

    • @ahmethapokor4913
      @ahmethapokor4913 Před rokem

      Sharma p0y wakhti xadir kan rapar ka walan ma joga prothar

    • @youngster2904
      @youngster2904 Před rokem

      @@ahmethapokor4913 Sharma boy raab ma ahan wuxuu qaadooyo sida loo raabo mabo yaqaane raabka micnihiisa soo baro CZcams gal raabarada caalamka soo fiiri lil baliil fiiri

  • @ibnufaysalabdul3250
    @ibnufaysalabdul3250 Před rokem +1

    The Goat GB wlhi waxa aad ka hadashaa xaqiiqda adigoon cidna uma maldahin legend hore u soco sxb.

  • @zaam4810
    @zaam4810 Před rokem +2

    Guri Barwaaqo arintaa waxe aheed inaa Dhax dhaxaad ka ahaato lkn nasip daro Ilkacasaa laa jirzataY marka reaction waa wax muhim ma ahn

  • @Niimmoh4
    @Niimmoh4 Před rokem +3

    Keep Gonig Legend CZcamsrka keliya iga qosliya aadi iyo CK🥰🥰🥰🥰🥰

  • @maykalmcofficial3628
    @maykalmcofficial3628 Před rokem +17

    114 hees oo raab iyo hees caadiya iskugu jira baan hayaa waxan ahay abwaan+laxamayste wan isku dayay inan fanka kubiiro lakin bila garab ban ahay 🙏🙏🙏🙏🙏

    • @Shujaac_gaming
      @Shujaac_gaming Před rokem

      Hhhhhhhh

    • @hamsehassan5364
      @hamsehassan5364 Před rokem +8

      114 hees wxa ka qurux badnayd ado xiftiya 114ka suuradadod

    • @Cash_laddy
      @Cash_laddy Před rokem +2

      @@maykalmcofficial3628 Isoo Qabo anaa kugu Xidhaya kuwo CZcamsrs ah

    • @maykalmcofficial3628
      @maykalmcofficial3628 Před rokem

      @@Cash_laddy abayo mcn face book waxa iigu qoran abwaan shanaawi marka messengerka igala soo hadal adigana maxa kuugu qoran

    • @abdinasirmohamed7342
      @abdinasirmohamed7342 Před rokem

      @@hamsehassan5364 beentaa maha wlhi zxp

  • @mohamedfarah2561
    @mohamedfarah2561 Před rokem +3

    somalida youtuber layda sidaado kale haday waxan ugahadlilahayeen waxaan meeshaas magareen thanks

  • @libaxatogdher996
    @libaxatogdher996 Před rokem +2

    LIL BALIIL HEESTII KOWAD AYAA HADAL HEYN BADAN DHALISAY MID KA DARAN AYUU KEENAY WAA LAGU KALA TAGAY

  • @GEESKA_AFRICA
    @GEESKA_AFRICA Před rokem +4

    Guri barwaaqo taageraha from addis ababa

  • @ahmedzaakin5386
    @ahmedzaakin5386 Před rokem +1

    Guribarwaqo Another level way iga Gadanyihin madaxa khaaMaha Gaazkiiza iyo kabriidkaba izagaa waTa waxba Lagama qabankaro Odayga Halagu Yaaco Legend weeYe🙏✌️💯😅

  • @MohamedAhmed-ev6ls
    @MohamedAhmed-ev6ls Před rokem +1

    Guri barwaqo maalmahan sharma boy ayu live la galaa oo heshiis la yahay waji caadi uga samaysanayaa

  • @hamdihassan7095
    @hamdihassan7095 Před rokem +5

    Viva Lil balil🙌

  • @Dalxiis21
    @Dalxiis21 Před rokem +2

    GB DRAMA ACTOR IN THE BUILDING

  • @ciyaarahatv2978
    @ciyaarahatv2978 Před rokem +3

    Guri Barwaaqo mid baa ka khaldan halagu saxo Sharma boy sax waaye Waa Rapper basle liilbaliil heesihiisa dambo oo dhan Afrobeat sida Afrikaanka ayuuna u sameeyaa sababta Niiki-Nikki ugu soo celcelinaayana waxa ay tahay beat heesta ayaa sidaas u sameesan.
    Nin qaado heesaba Afropop iyo Afrobeat io mid rapper ah iskuma mid ma ahan wee ka duwan yihiin xaga toonka iyo laxanka io erayaba blse kuwa ilkacase waa old version waliba hal style ah 😄 😆 marka Guri Barwaaqoow xogaa kadsoomid yar kugu jirto ee is barqabo soona lafo gur heesaha Reaction waalaba bixiyaa wadaa.

    • @xabiibamaxamed8519
      @xabiibamaxamed8519 Před rokem +1

      Legend baa tahay heesaha wax kayaqaana qof aan heesaha aqoon ba reaction ka bixinaya haha 😄 qaraamigii ayaa ninkan wali ku qufalan 😄

  • @khaalidmohmed5446
    @khaalidmohmed5446 Před rokem +7

    Guri barwaaqo😂 king of reaction

    • @axmedcabdulahiaxmed1020
      @axmedcabdulahiaxmed1020 Před rokem +1

      Darod nimo ayaa ka dhexguuxaysa

    • @khaalidmohmed5446
      @khaalidmohmed5446 Před rokem

      @@axmedcabdulahiaxmed1020 daaroodka kahadlaysaa muxu yahay qumaneey!🥱

    • @axmedcabdulahiaxmed1020
      @axmedcabdulahiaxmed1020 Před rokem

      @@khaalidmohmed5446 liil bali wii tagay daarood waxba kamaqaban karo

    • @axmedcabdulahiaxmed1020
      @axmedcabdulahiaxmed1020 Před rokem

      @@khaalidmohmed5446 liil balil wuxuu ka dhashay hawiye rag la isku halaynkaro

    • @Footballer1165
      @Footballer1165 Před rokem

      @@axmedcabdulahiaxmed1020 ma mesha darood kenay hoyada caqliga yar kawas e dameer wa dameere liis baliil mesha wxba kuma hye la aamus

  • @ahmedmata8299
    @ahmedmata8299 Před rokem +2

    Zxp darwiish maha qabiil tariikhda soo baar 🤝✋️

  • @sagalahmed8501
    @sagalahmed8501 Před rokem +6

    🤣kulah ruux askariya ku dhax jirta🤣🤣

  • @maxamedshide4695
    @maxamedshide4695 Před rokem +1

    Aaare guray waxan yaryar inaga daayo nio aamin yare iyo rooda keyf👍soodaa reaction keeda

  • @abdilaahicaska389
    @abdilaahicaska389 Před rokem +5

    Waan kaa sugaynaaa reaction azma love and ciise xabiibi 👏😘

  • @oubahmika4700
    @oubahmika4700 Před rokem +1

    Forme de Djibouti ciise wayne

  • @daariqdaariq8020
    @daariqdaariq8020 Před rokem +4

    LP LEGEND🔥🤙

  • @ridwanali7848
    @ridwanali7848 Před rokem +2

    Rageedii nin Af Somaliga u hiiliyaan kuu arkaa💯

  • @khaalidtabliqichannel5216

    reaction maanu qaadan guri barwaaqooy legend ilka case waanu wadanaaa😂😂

  • @user-tw8bc9ut9t
    @user-tw8bc9ut9t Před 2 měsíci

    Goat of CZcams🎉

  • @kayseabdirashidosman3430

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 legend waan ku wataaa

  • @KB-short_01
    @KB-short_01 Před rokem +1

    Guri barwaaqo King dom On The Beat 👌👍 👑

  • @ayshe2747
    @ayshe2747 Před rokem +3

    Hahaha guri barwqo reactionkga anon bilabn bn qosolka sii qadintaa 😂😂😂

  • @shamsulqamar-yj8tu
    @shamsulqamar-yj8tu Před rokem +1

    leggend jiro waan kaa hayaa haddal rageed maadama aad sifiican utabatay hadaladii raga lagu yiqiin balse waxaa horay loo dhahay magac io musiibo mar bey kuraacaan baa layiri haka noqon haddalada waligaana rag haku tiigsan lpx

  • @sawdayuusuf288
    @sawdayuusuf288 Před rokem +3

    Fom isaq ilkcse cabsi❤

  • @IxsaanSiyaad
    @IxsaanSiyaad Před 6 měsíci

    Nigniin cajiib ah raaxiyay maashaa allaah guri barwaaqo ❤❤❤❤❤

  • @ahmedabi1405
    @ahmedabi1405 Před rokem

    Ooo ooo oooo
    Sow adigii sanadkii hore lahaa ilkacase ba ka legendsan sharma boy goormaa is bedesheyna sxp

  • @MohamedAhmed-im7cx
    @MohamedAhmed-im7cx Před rokem +1

    Guribarwaaqo dadkan inaga dhaaf
    #R.kayf# vs #Amiin# soo qabo masuul

  • @BostowBostow-ci8ih
    @BostowBostow-ci8ih Před 11 měsíci +1

    Somaliland hadey maqlaan ereyga darwiish xanaaq uma dhino marka ninkaan markuu darwiish maqlaybo wuu xanaaqay abaaba sharma boy bo waa daarood ee yuusan ku gaadin hayeey😂😂😂😂

  • @ahmedqeys-dj1cn
    @ahmedqeys-dj1cn Před rokem +2

    taliye heeska king araash mxa ku heysata taaas xaraabo miran ah

  • @turubocade3711
    @turubocade3711 Před rokem +2

    Guri parwaaqo wad argta zhp zaan kuula zocde iga war hay de

  • @malyuundhoore487
    @malyuundhoore487 Před rokem

    Waa fulay wax ka booto badan malah nin nin wax ka raadinaya ceeb maskaxdiisa ayay ka dhax yeeraysay Waa sax lill Balil meesha uu dumarka dabadooda uga dhagtay ilkacasena raca dabadooda iyo laandheere ayay uga dhagtay ragga tap ka qaada qaar waa wax dhintay

  • @Abass.M.Jiir.
    @Abass.M.Jiir. Před rokem +4

    Guribarwaaqoy baryahan wxba kaama hynee🤣

  • @A-T_Teitus
    @A-T_Teitus Před rokem +2

    12:42 🤣🤣🤣😂😂 wallaahay Qosol iguma harin.

  • @sadaamcali834
    @sadaamcali834 Před rokem +1

    King oraash hestia reaction kaso bixi guroow

  • @calibulaxawo4896
    @calibulaxawo4896 Před rokem +2

    Dumarka ayaga rabaan in hoostooda laga hadlo wayba ku farxayaan🤣🤣

  • @liibanboska8703
    @liibanboska8703 Před rokem +2

    Howshaan taada maahan sxb 😂 haku wareerin ciyaal xamar

  • @anfacsharif4611
    @anfacsharif4611 Před rokem +2

    😂😂😂🙆🏻‍♀️Qumaneey ilkacas wye
    Madama asaga Qeys la dhoho

  • @abdallahibrahim7236
    @abdallahibrahim7236 Před rokem +1

    The goat sharma boy 🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @xamsexasanilkacase8118
    @xamsexasanilkacase8118 Před rokem +1

    Kusoco legend waan kugu raacsanahay

  • @deeqdalxoreye9881
    @deeqdalxoreye9881 Před rokem +3

    From team Sharma 🔥

  • @Shujaac_gaming
    @Shujaac_gaming Před rokem +2

    Ilkacase qays legend 🙌

  • @hamzealli5567
    @hamzealli5567 Před rokem +4

    Legend guru barwaaqo ila haddal zxpQli

  • @museyare44
    @museyare44 Před rokem +3

    Hhhhhhh niiki ayuuba kudhameeyey heesta

  • @ismaaciilcumar4075
    @ismaaciilcumar4075 Před rokem

    100000000000 dofaar baaa kadhmaow zaleman baa layiraahdaa zharci ma qabte niiki xitaa adi baztaryow ilka faniiqzani

  • @maxamedabdinasir2419
    @maxamedabdinasir2419 Před rokem +1

    Ninka qoriga rida waa gaan dhari gury legand bad aheyde waa kuside

  • @nooleeyelyrics7038
    @nooleeyelyrics7038 Před rokem +1

    GUROW HEESTA LIIL BALIIL QEEYBTA KARBAASHKA MAADAN GAARIN WAAD DAGDAGTAY

  • @muhudiinahmedali8050
    @muhudiinahmedali8050 Před rokem +1

    Waligay maanta kahor maku aragbeee heesaha reaction kooda waad kucusubtahy filaaaaaa🤣🤣🤣🤣

  • @hafsofarah4278
    @hafsofarah4278 Před rokem

    War ninkan ma waxa ku bakhatiyay maltari hhh walhia qosol socda weye gury barwaqo 🤩🤩🤩🤣

  • @abwaanlibandhicis7619

    Walhy anigu meesha heeso Kuma arage duqaadkii adku dhagaysataan layaabanahy waxaas murtidiii baa lakufsaday waxas heso maahee hesaha sharma boy sooqado boqorka RPKA wa sharma boy 👦 ♥ ❤ 🤣 👌 😎 👦 8

  • @moofficial839
    @moofficial839 Před rokem +4

    Nio Sxp Waxan Ma Fahmayside Heesta Liil Baliil Waa AnTher level Ee Bahasha Gaar U Dhagayzo Iminka Bariis Ayad Zamaynayzaaye😂 Zalaan. goobeed Lagend

    • @ibnufaysalabdul3250
      @ibnufaysalabdul3250 Před rokem +1

      Haa sxb halkaas sxbkeen muu fahminee Liil Baliil heestiisu waa hit wlhi xataa Beat-ka...

  • @amiirkaamiin1137
    @amiirkaamiin1137 Před rokem +1

    Guri barwaaqo legend Wn ku ayaa wlhi

  • @shidaneboy1945
    @shidaneboy1945 Před rokem +1

    The king hip hop lp guri Barwaaqo waxan mafahmaydid

  • @xamsecismaan8067
    @xamsecismaan8067 Před rokem +2

    Miyad miyir qabin markad qorty😂😂keep go

  • @maxamed3870
    @maxamed3870 Před rokem +2

    Hoo dhabiga kulaha 😂😂😂😂😂

    • @maxamed3870
      @maxamed3870 Před rokem +1

      ❓❓❓❓❓❓❓❓❓❓❓❓

  • @sacdaiid2621
    @sacdaiid2621 Před rokem +1

    ushaydan tajina
    gabadhan udhiiba
    markay ka tabty dhehda
    ala waxan kulula
    LB habar wye

  • @hudajama8576
    @hudajama8576 Před rokem +2

    Waa afartii jiho 😂

  • @jeynaboy7045
    @jeynaboy7045 Před rokem +1

    sharma boy🔥🔥

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 Před rokem +2

    Inder waxan bila camalka maxa nagala so donty🤣🤣

  • @kingashraf955
    @kingashraf955 Před rokem +1

    Adeer dan kale aa lee dahay waxaada reaction ma aha meesha usocoto cadeyso

  • @abdiaboorjay7812
    @abdiaboorjay7812 Před rokem +1

    Guurey Waxan relationka hanoga qasaarin 😂😂😂

  • @mohaosmaan9083
    @mohaosmaan9083 Před rokem +1

    The goat lilbaliil

  • @mahadmuxumed7542
    @mahadmuxumed7542 Před rokem

    Shaqadaada maaahan inaad liil Baliil dacayeso balse shaqaada waxaa waaye reaction

  • @abaawn_caqlisame
    @abaawn_caqlisame Před rokem +1

    War waka legend ki magacayga qaribay😁

  • @hanadgamer1326
    @hanadgamer1326 Před rokem

    Adeer laso safo ilkacase liil baliil kujiftaa doqonyahow cadey gabyalaladii kuqaaday kuma dhigto

  • @farax8307
    @farax8307 Před rokem +1

    Garaad waa ku fogaatay ninka👌👌

  • @abdirihmanhassan4550
    @abdirihmanhassan4550 Před rokem

    Guri barwaqqo markuu maqlay nin darwiish baa u timi waa damiyey heesti 😂😂ilka case qeys 🫡

  • @faraxxuseen6444
    @faraxxuseen6444 Před rokem +1

    Runtaad sheegtay waxan raaap maaha sida sharma boy best weeye

  • @kingckyare142
    @kingckyare142 Před rokem

    Tageero ilkacase ahay le maa isja dhahdid reaction maa saan ku bixsy erayadii oo idil waa ka bootiday reaction shaqo kuma lihid nio

  • @ifrahabdullahi693
    @ifrahabdullahi693 Před rokem

    Social media waa wada qabyalad bal imika intaa dawatay iyo intaa like sartay eeg

  • @ahmedyare3530
    @ahmedyare3530 Před rokem

    Guri Barwaaqo
    Labada Si Fiican Ayaad Reaction Uga Bixisay
    Reaction Buuqisa wata

  • @abaselmi8667
    @abaselmi8667 Před rokem

    Reer waqoyi heesta ma fahmaysid qumaney wa qays Ilkacase rer baadiye heesta fahan

  • @zupeirahmeth8427
    @zupeirahmeth8427 Před rokem +1

    hmmM 🤣😂 waaar iga kaxee nio
    heesna may qaadin illaheyna wey isku direen

  • @ubdiqaniqaniyoubdiqaniqani4835

    Top 🔝 10 🔟

  • @mowcade2361
    @mowcade2361 Před rokem +3

    reactionkaga inlagu soo qaato lee maa saan energy iskaga dhamanee😂😂😂

  • @cabdisalaamsiciid454
    @cabdisalaamsiciid454 Před rokem

    Wow

  • @abdullahiabdi8898
    @abdullahiabdi8898 Před rokem

    Wax maskaxda isdiido aya ladahaa aya ledahay 😅ilkacase qabil haku qabanin marku dahay iyo darawishta hadana shegay wa qalad miya legenow

  • @Villa-SafarTourismAgency

    Cali Aadan Muumin style miyaad qaadatay?

  • @Kassimyare
    @Kassimyare Před rokem +1

    #Ilkacase Hal laxan uu haystaa, waan ku daalay wlhi

  • @NAZRIGA.OFFICIAL
    @NAZRIGA.OFFICIAL Před rokem

    Gurow zhp waxaasoo kaLe reaction lagama BIXIN karo waa Sharaf dhac

  • @caydiidabdikadir2059
    @caydiidabdikadir2059 Před rokem +2

    Lil balil melkale ayaa ka hesta bro waxada reaction mahaan

  • @faisalmohamed4619
    @faisalmohamed4619 Před rokem

    GURI BARWAAQO
    Sharma boy waa Rapper's
    Lakiin labadan kale ma aha Rappers, waxay ay qaadaan waa AFROBEAT IYO DANCEHALL
    Laakiin sharma boy waa Rapper,
    balse Anaga kuligood waa inoo Rap xataa REGGAE Music haddu yahay

  • @maashharun2733
    @maashharun2733 Před rokem

    Ku socoo ilkacase qays sxb reaction