Guri Barwaaqo Reaction whizbi

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024

Komentáře • 447

  • @cl1387
    @cl1387 Před 3 lety +168

    Inta qabta xanuun la dhaho comment aqris farta tag😄😄😄😄

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 Před 3 lety +288

    𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗡𝗔𝗕𝗜 𝗠𝗔𝗫𝗔𝗠𝗘𝗗 𝗝𝗔𝗖𝗘𝗟 𝗦𝗖𝗪 𝗟𝗜𝗞𝗘 𝗜𝗦𝗔𝗔𝗥𝗔💞😭

    • @somhd2841
      @somhd2841 Před 3 lety +4

      Scw scw scw ❤️❤️ bro lkn magac nin gaala kugu qoran sawirkisana waad saaratey maga magac muslin kuu diidey bro magaca ku qoro Gmail bro xumaana hay arkin bro waa iga talo

    • @iidaanhassan3679
      @iidaanhassan3679 Před 3 lety +1

      Scw

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 Před 3 lety

      Sallalaahu caleyhi wasalam🤣🤣

    • @zeidkeytoon
      @zeidkeytoon Před 3 lety

      Scw scw

    • @cidijaremedia5297
      @cidijaremedia5297 Před 3 lety

      Scw

  • @mumjamaadciise1771
    @mumjamaadciise1771 Před 3 lety +123

    Saliga nabiga wallo haku raadin like nabaiga ku saliya scw

  • @Muumepro
    @Muumepro Před 3 lety +133

    Away dadkii nabiga scw jeclaa Scw Like isaara 🔥❤

    • @suhassan937
      @suhassan937 Před 3 lety +1

      Walal ilahay ka baq nabi csw wanu jecelahe maxad Sidaa nogu xujen nabiga Sharaf ta badan ha u qudhin meshan fear Allah

    • @skymedia3681
      @skymedia3681 Před 3 lety +1

      War doqon baad tahe, kolba hees magaca nabiga csw haku dawarsane ilahay kabaq.

  • @samiraabdi7465
    @samiraabdi7465 Před 3 lety +76

    😂😂😂😂😂😂wlhi waan qosly horumarkayga kaxunthy guri barwaqow hadad like isari weydo ❤️😂

    • @saynabmuse2757
      @saynabmuse2757 Před 3 lety

      😅😅😅😅😅😅😅inta kaxunbaan uhoreeyaah yartaaay

    • @samiraabdi7465
      @samiraabdi7465 Před 3 lety

      @@saynabmuse2757 😂😂😂❣️wankugrnya inaad kaxunthy😂

  • @suhaybhasofficial5661
    @suhaybhasofficial5661 Před 3 lety +57

    inta jacel nabiga salallahu calay hi wasalam

  • @salaxyareofficial1007
    @salaxyareofficial1007 Před 3 lety +26

    Kaalay dhanaanso aaaa kulahaa guri barwaaqo funnay wllhi🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣☝️

  • @princeabdullali3941
    @princeabdullali3941 Před 3 lety +39

    Guribarwaaqo mazuul aan taageero from Kenya 🇰🇪 😍

  • @abdiwalimoha528
    @abdiwalimoha528 Před 3 lety +57

    Labda bilood waxa uu kawadaa xaskaka wax katari waysay kkkkkkkkkk😂😂😂😂 inta fahantay like sara

  • @Ali-ziiza
    @Ali-ziiza Před 3 lety +27

    Batulo key waaa lakarbaashay فليس منا😀😀😀

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 Před 3 lety +42

    Faleysa Minaa🤣🤣🤣#Ck Wuxuu Dahaa Hadow Guri Barwaqo Cadawgeey Waaye 🤣🤣🤣 Reaction Mxaad Ugu Bixise Bes 🤣🤣

  • @najipyare420
    @najipyare420 Před 3 lety +26

    markuu aamusay in la i soo wacay umaleeyay😂 prank walan buu ahaa

  • @boyofficial3348
    @boyofficial3348 Před 3 lety +26

    Reaction hddad iga soo bixisay hormarkayga ayaa ka xuntahy😃🤣🤣

    • @poqorkarabka8528
      @poqorkarabka8528 Před 3 lety

      Hey doliga Mxa laga xun yhy oo ka shekenaysa ader gacaliye

  • @amiinxariir8928
    @amiinxariir8928 Před 3 lety +27

    Waa Reaction wisb😂😂

  • @hajicaaradhuub1073
    @hajicaaradhuub1073 Před 3 lety +4

    Guray💫
    Yaryarkan leh Ck hakaso hadlo!
    War Guri barwaaqo dadkoo duurka ku jira ayu youtube ku jiray!
    Viva Guri-barwaaqo🥰

  • @iidaanhassan3679
    @iidaanhassan3679 Před 3 lety +31

    Gurey barwaaqo vs ck inta sugayaa farta iyo like ta hayla dhafina 😂😂😂

  • @najiibnaalo822
    @najiibnaalo822 Před 3 lety +10

    Whiz bi xitaa guri barwaaqo waa ka dheelsiyay😂😂

  • @khadar3166
    @khadar3166 Před 3 lety +16

    Guri barwaaqo ugbaad aragsana kaaa sugaynaaa heesta intaad sacabka tumi lahayd

  • @bashkacade4642
    @bashkacade4642 Před 3 lety +10

    2 bilood ck naagtisa qabay cml kadibna wax wow ka qaadi wayay cml waaye😂😂

  • @Ainanshe0fficial
    @Ainanshe0fficial Před 3 lety +5

    Ninka kaliya ee reaction kiisa daawado, hore usoco bro ✊🏾

  • @ahmedabdirahmansubow8651
    @ahmedabdirahmansubow8651 Před 3 lety +4

    This is only man I watch his Chanel all the time also so funny I like his reaction keep going bro

  • @ahmettharpiofficail6777
    @ahmettharpiofficail6777 Před 3 lety +12

    𝙃𝙖𝙖𝙮𝙖𝙖𝙔 𝘿𝙤𝙤𝙡𝙞𝙜𝙖
    𝙬𝙃𝙞𝙯 𝙥𝙞
    𝙬𝙖𝙭𝙥𝙐 𝘿𝙪𝙥𝙚𝙚𝙔𝙖𝙖 😂

  • @haniyeto3796
    @haniyeto3796 Před 3 lety +8

    Guri barwaaaqo agtar agtrada eryadey keep going

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 Před 3 lety +3

    😀👍guri barwaaqo my bro legend wlh aniga xaqa iyo xagaasba waan lahaystaa mafahmayno maqoro libaaaaaxa burco🙏🙏eebow

  • @FADSO
    @FADSO Před 3 lety

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN.

  • @mohamedmohamudhaykal8751
    @mohamedmohamudhaykal8751 Před 3 lety +3

    Hhhhh Nin weyn oo Qoslay idheh 😁GB Actor salaama pro

  • @abdinasir5544
    @abdinasir5544 Před 3 lety +11

    Heesta maxkamada uu ku qaadaayo next reaction

  • @ismailali3485
    @ismailali3485 Před 3 lety +6

    Waxkaale Weeyi Heestan Guri barwaaqo lolz 😂🤣😆😂

  • @kadacade1245
    @kadacade1245 Před 3 lety

    Guri barwaaqo wan ku wataa heer xamar caadi ah ayaa noqotay wan ku hestaa reaction kaada walahi

  • @abdifatahxirsimire1300
    @abdifatahxirsimire1300 Před 3 lety +1

    Salaan sare mudane guri barwaaqo
    Qofkii ugu horeeyey baan ahay

  • @fatumojimcalenoor3412
    @fatumojimcalenoor3412 Před 3 lety +3

    Legend wiz pi another level brother keep going

  • @clrizacksiciid7082
    @clrizacksiciid7082 Před 3 lety +9

    hhhh Guriyow waan kuu baqayaa 😂

  • @maxcade4583
    @maxcade4583 Před 3 lety +6

    🤣🤣🤣🤣🤣gurey another level💯💥

  • @safiyahayaanofficial349
    @safiyahayaanofficial349 Před 3 lety +4

    Guri barwaaqo dhiiqaad lugaha kula jirtaa😅🤣

  • @kwolfsgeming4849
    @kwolfsgeming4849 Před 3 lety +1

    Guri barwaaqo baryahn update baad tahee yaa keepgoin waanu ku haysnaa

  • @muusecumar2990
    @muusecumar2990 Před 3 lety +5

    LpH guray wan ku salaamy zxp

  • @popcriminal1432
    @popcriminal1432 Před 3 lety +2

    😂😂😂😂the best man reaction Guri barwaaqo legends

  • @laascaanood539
    @laascaanood539 Před 3 lety +1

    SubxanALLAH bro you are translating MUSIC instead of QUR AAN. WAR HOOY IN TAY GOORI GOOR TAHAY IS TABA WABO WLL. SUBXANALLAH > THEY DO ANYTHING FOR CLOUT! (being famous)

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 Před 3 lety +9

    Inta og in batuulo k ku socoto like ha ila dhaafina😂🙏

  • @aqbalabukarnuur5324
    @aqbalabukarnuur5324 Před 3 lety +1

    Waa ku wata lib full respect ax guri baraaqo xalad kale 🤪🤪🙏

  • @maxamedfaro9205
    @maxamedfaro9205 Před 3 lety

    Guri barwaaqo zxp qof waan baad ahaad waxaas hees maaha

  • @aweyscismaanamiinshafeey7198

    Legend keep going

  • @abwaanmaayar7278
    @abwaanmaayar7278 Před 3 lety +7

    Somaalidi way isgaraacaysa ha odhane Somalia way isgaracaysaa dheh 😂😂

  • @deeqaar1053
    @deeqaar1053 Před 3 lety

    Abti Naga daa Qaraxyada lama haysatid xagan iyo xagaabee...Guri barwaaqoow Reer Xamarku waa Aafee Dad lala haysan karo maahee

  • @asadnuur6986
    @asadnuur6986 Před 3 lety +1

    😂😂😂😂😂😂 whizbi another level

  • @abwaanmohamedofficial9927

    Tem guribarwaaqo Subscribekii aan idin kacodsady idin kama arkin hada aan idin arko team guribarwaaqo legends adna waa kuwataa saxiib keep going

  • @dhuuxlacag4870
    @dhuuxlacag4870 Před 3 lety +1

    Whizbe reer Xamar ma aha waa reer Gaarissa Waa wiil Ogaden weeye sxb guri barwaaqo

    • @fuadomar1505
      @fuadomar1505 Před 3 lety +1

      Dagoodi weeye ayagaa daga dee

    • @dhuuxlacag4870
      @dhuuxlacag4870 Před 3 lety

      @@fuadomar1505 dagoodi Garissa ma dagee mandheera ayuu dagaa isaga iyo ajuuraan iyo Garre Garissa iyo wajeer na OGADEN baa daga.wiilkuna waa reer Garissa waana OGADEN

  • @hamsegermany5981
    @hamsegermany5981 Před 3 lety

    Hesta mcn Qolo haygu doran zo qabo
    Mubarak & Najax legend

  • @asadnuur6986
    @asadnuur6986 Před 3 lety +1

    team whizbi waa wadanaa

  • @meyma_beauty
    @meyma_beauty Před 3 lety

    Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏.

  • @sharmaakemahamed2278
    @sharmaakemahamed2278 Před 3 lety +4

    Legend guri barwaaqo

  • @hamdahappy6189
    @hamdahappy6189 Před 3 lety +2

    Pr pr pr kulahaa uush uush aa lakawada 🤣🤣🤣 Guri Barwaaqo 🙌

  • @ahmedabtiyo2212
    @ahmedabtiyo2212 Před 3 lety +1

    MAANTA odaygii ayaa ugu soo hor maraye ku qabta like😎

  • @maxamedaadanibraahim2103
    @maxamedaadanibraahim2103 Před 3 lety +1

    Kuzali nabiga s.c.w

  • @mohamedabdicate4943
    @mohamedabdicate4943 Před 3 lety

    Garac sanaa wallkaa lagu eega kuye inuu dha caayo😃😃😃😃😃😃😃😃😃

  • @tiriyelyrics9533
    @tiriyelyrics9533 Před 3 lety +6

    Waad liin baxdeen 😂😂

  • @sapirinmuhipo3045
    @sapirinmuhipo3045 Před 3 lety +2

    😂😂guri barwaaqo hadadan daana CZcams ku iima dhadhamo😂

  • @abdilaahicawke1587
    @abdilaahicawke1587 Před 3 lety +3

    First Tean Gurey Ismujiya ✔😂

  • @wadanichannel2710
    @wadanichannel2710 Před 3 lety +1

    Qofki ugu horeeyey ee daawada ayaan ahay

  • @saynab2031
    @saynab2031 Před 3 lety

    Codka 10\10 ereyada marka qoomuluud nimada iyo magaca laga saaro 9\10 yaa igu raacsan

  • @Khadar641
    @Khadar641 Před 3 lety +1

    First 1

  • @CR-xr6zk
    @CR-xr6zk Před 3 lety +1

    Keep going pro but I don't know your language 🐱

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ Před 3 lety +1

    Wllkaaba lagu tijaabiyaa ku lahaa🤣

  • @cabdisalaamfaysal9264
    @cabdisalaamfaysal9264 Před 3 lety +5

    Heesta qalbi madoobaad laga qaadaaye walaalayaal maad iska daysaan

  • @salmanhashi2464
    @salmanhashi2464 Před 3 lety +10

    Haha labo labuuf ma taqaana gureyow
    Waa laga roone 🤣

    • @ahmedhamud911
      @ahmedhamud911 Před 3 lety

      Anaku waxaan u naqan. Reefesal iyo jeebka danbe wacal intasa waan u naqan 🤭🤭🤭

  • @SSTV5080
    @SSTV5080 Před 3 lety

    Yacyacoood waa markii iigu horeetsey aan aan maqlo

  • @skymedia3681
    @skymedia3681 Před 3 lety +1

    From Batuulo to labo labuuf hahaha

  • @faadhigotahliil8215
    @faadhigotahliil8215 Před 3 lety +1

    waxaa tahay dalyakhan legendary ❤❤❤

  • @khalidmahamud3724
    @khalidmahamud3724 Před 3 lety +1

    ana uso horeeyey like igu qabta😂

  • @halimamohamud2808
    @halimamohamud2808 Před 3 lety

    Nabi maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @khadraquuen7182
    @khadraquuen7182 Před 3 lety +1

    reaction inaba cadi aheen ❤️❤️

  • @sharmarke92
    @sharmarke92 Před 3 lety +1

    Yuhudda carabta ka horaysa in la laayo

  • @abdirahmanmohamedabdishaku5264

    Pr pr pr pr pr pr waa kaga nixin kulaha 😅🤣😅😅🤣🤣😅🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @wiilwal2011
    @wiilwal2011 Před 3 lety

    Laba lboof waa mahay guuri barwaaq

  • @ahmeda.mahamed8480
    @ahmeda.mahamed8480 Před 3 lety

    First zxp guray loveta kaama hayee

  • @abdiaabdullahi2295
    @abdiaabdullahi2295 Před 3 lety +2

    4:30 kaalay dhanaanso markuu dhahay gurey nin wax badan og...

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 Před 3 lety +4

    Cumar kirish wuu guulaystay eygan waxba muu shegin 😇😇

  • @caishacuud6265
    @caishacuud6265 Před 3 lety

    Ck hormarkiisa inta kaxuntini

  • @lil_saajin__r.x_7141
    @lil_saajin__r.x_7141 Před 3 lety +1

    TEAM BATUULO KEY WAREERKA WAKHTIGAA IDIN KEENAY ✔

  • @mohamedbainahnaafic8279

    Reaction kaaga waa kuheestaaa abaah... Barafka sees kuu galooyaa abaaah🤣🤣🤣

  • @mohamedibrahim9485
    @mohamedibrahim9485 Před 3 lety

    Jabkaagu ba waa Whiz-B isku doono 🤣🤣

  • @ahmedilkacaze7978
    @ahmedilkacaze7978 Před 3 lety

    Waar guraw translation Reer Xamara ubahantay zhp😂😂😂

  • @abdiwahabhussein8246
    @abdiwahabhussein8246 Před 3 lety +1

    Keep going pro

  • @mohamedalto558
    @mohamedalto558 Před 3 lety +1

    Guribarwaaqo xaraabo miiran weeye
    Kaalay dhanaanso kulahaaaa😂😂😂

  • @wllanshax4275
    @wllanshax4275 Před 3 lety +1

    Wali Midikle aya kudiman Guriyow

  • @mubarakyassin9764
    @mubarakyassin9764 Před 3 lety +2

    Guri barwaaqo nin aan hadal kiisa jeclahay😁😁

  • @sagaliina
    @sagaliina Před 3 lety +1

    Ck family raali ahaada waa laidinka raaye 🤣😂🤣😂🤣🤣😂😂

  • @abdukhadirak2928
    @abdukhadirak2928 Před 2 lety

    Lagand 🤟 wax maqariyo

  • @ibaraahincabdi1428
    @ibaraahincabdi1428 Před 3 lety +3

    Ugabaad aragsan ayaaan kaa sugaynaaan
    Inata taaad sacabka tumi lahyd

  • @nasrachannel3431
    @nasrachannel3431 Před 3 lety

    Guri barwaaqo Comments kena kaxuntaha Maxa yelay love masaresid 😂😂😂

  • @kinglampa5015
    @kinglampa5015 Před 3 lety

    M.a

  • @abdallaabdalla4008
    @abdallaabdalla4008 Před 3 lety

    Hubka walaalka aa lagu baroobeeya aaa 👉😂😂😂😂

  • @filashotube7623
    @filashotube7623 Před 3 lety

    Saaxibteed waaye Waa batuulo k

  • @sharmarkejama4086
    @sharmarkejama4086 Před 3 lety

    Guri barwaqo keep going ka jaf

  • @abwanaliceyrow7571
    @abwanaliceyrow7571 Před 3 lety

    Hhhh nin guri barwaaqo faleysa minaa

  • @sadeofficial3667
    @sadeofficial3667 Před 3 lety +1

    Guri barwaqo sxb inaat iska shaafto hestan reaction keeda aya aad uwangsaned lkn hada waba kasoo bixisay lkn tix geli hadalka taageerahaga bro

  • @calicismaan8068
    @calicismaan8068 Před 3 lety +1

    Aar wuu iGuH YaaLa nacaLa aYeYdaa kuLaHa Guri barwaaQo nin waaLan😂

  • @idirisxasan2730
    @idirisxasan2730 Před 3 lety +3

    Aniga ugu horeeye maanta miyaad wax dooda ka qabtaan🤣

  • @NOGOBAAWI
    @NOGOBAAWI Před 3 lety

    Libaax guribarwaaqo waan kuwataa reactionkaaga uunbaa iidhinaa

  • @maahirclip9580
    @maahirclip9580 Před 3 lety +1

    Guri Barwaaaqo big salan masul