Sirdoonkii Somaliya | Maalintii ay israel soo...

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Waaberi Media Hoyga Aqoonta iyo Garashada...
    -------------------------------------
    Nagala soo xiriir:
    Email: waaberi2030@gmail.com
    Facebook: www.facebook.c...
    Twitter: / waberi2030
    Instagram: www.instagram....

Komentáře • 405

  • @farxaankhaliifxasan7557
    @farxaankhaliifxasan7557 Před 4 lety +398

    Wll soo badi barnaamijyada noocan ah
    Inta iguraacsan like

  • @futuredoctor1966
    @futuredoctor1966 Před 4 lety +267

    Isreal Dal ma ahan ee waa koox argagixiso ah
    🇮🇱❌

  • @abdullahiwaddani3594
    @abdullahiwaddani3594 Před 4 lety +24

    Masha allah waa khiso muhiim noo ah
    Dib beey usoolabanayan libaax yadii afrika iyo NSS somali insha allah🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Guul iyo gobanimo somalia Hanoolato

  • @gacalibnuabdiabdi5776
    @gacalibnuabdiabdi5776 Před 4 lety +233

    Hadaad tahay bahweynta aqrisay commentigyga ha'iloobin inaad like ii saarta 😁😁😁

  • @kastaro4485
    @kastaro4485 Před 4 lety +105

    You made me cry bro🇸🇴❤️❤️

  • @jamadeek5689
    @jamadeek5689 Před 4 lety +12

    Alle ha inoosoo celiyo awoodii ciidan ee dalkeena Iyo sharaftii soomaaliya

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 Před 4 lety +119

    Maraykan iyo Israel Allaha halaago

    • @gacalibnuabdiabdi5776
      @gacalibnuabdiabdi5776 Před 4 lety +1

      Amiin

    • @amb2524
      @amb2524 Před 4 lety +5

      Amiiin Lkn habar aan ficil lasocon waxaba ka qaaadi maayo dadaala ayuu Allah yiri

    • @waligeymailoobo8651
      @waligeymailoobo8651 Před 4 lety

      @@amb2524 wa runta sxb

    • @fahad_cigaal
      @fahad_cigaal Před 4 lety +2

      Zhp sidaas ha oran waayo maraykan malaayiin muslimiin ah ayaa ku nool sidoo kale Israel muslimiin ayaa kunool ee wxd tiraahdaa ilaahow wixii umada islaamka ah dhib ku haya kaqabo

    • @cabdiraxiin_asad
      @cabdiraxiin_asad Před 4 lety

      WALAAL ADIGOO MAHADSAN SUBSCRIBE II SAAR

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 Před 4 lety +58

    Mnshallh wl jasakallaah..
    Been maaha "umadan taariikh lahayn umad maaha😊

  • @bahdonsalah9978
    @bahdonsalah9978 Před 2 lety +26

    Respect for somalia !!! May Allah reunited again the people of somalia. Inchallah !!!

  • @sureerqacle3475
    @sureerqacle3475 Před 3 lety +11

    Kiip gownig bro like I love Somali wangeclahay

  • @abdisalamali6573
    @abdisalamali6573 Před 2 lety +12

    اللهم انصر الاسلام واعز المسلمين جميعا يا رب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @mursalsaidasal8775
    @mursalsaidasal8775 Před 3 lety +4

    Mahadsanid sxb waa garaynaa I.n

  • @tg_manaf9732
    @tg_manaf9732 Před 4 lety +43

    ProH keep going

  • @drmohamed1968
    @drmohamed1968 Před 4 lety +4

    Mahadsanid wllkay A/rahman waaberi

  • @nadiircabdi4497
    @nadiircabdi4497 Před 4 lety +3

    Mahadsanid sxb cabdirixmaan

  • @Real________mohamud
    @Real________mohamud Před 4 lety +11

    Masha allah 🇸🇴 🇸🇴 ❤️❤️

  • @hamzejama5735
    @hamzejama5735 Před 4 lety +5

    ماشاء الله تبارك الله تبارك الله

  • @madinobaraxow781
    @madinobaraxow781 Před 3 lety +4

    Thank you brother keep going

  • @dr.shideyare6924
    @dr.shideyare6924 Před 4 lety +7

    Thanks ustaad c/raxmaan omer

  • @hafsaabdirahman6692
    @hafsaabdirahman6692 Před 4 lety +10

    Mashaallah wll qali ilahay haku barakeyo cod kada aya ba dagesi mudan. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💗💗💗👌👌👌👌👌👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @Faras_cade
    @Faras_cade Před 4 lety +3

    walaalkey ii soo badi shekoyinka taariikhda dalkeyga fadlan waa fikrsdey fadlan intas wa iga xasuusin iyo jacel an u qabo dalkey♥️

  • @habdirzk8757
    @habdirzk8757 Před 4 lety +5

    Waberi media chenelkaga barnamijyo wangsn ayuu so gudbiyaa waan ku bogaadinayna mudane

  • @Rabadan_Hassan
    @Rabadan_Hassan Před rokem +2

    Respect 🙏 somali people 👏 from Afar people in Djibouti 🇩🇯

  • @farxaancabdullahi4424
    @farxaancabdullahi4424 Před 4 lety +5

    Wlhi ani waan jeclahay inaa noqdo sirdoon somali ah wll nooso badi barnaamijiyadaan oo kle

  • @888ph3
    @888ph3 Před 4 lety +5

    Wall waxayaabah sirdoonak ino so badi ado xumaan uu arag👏👏

  • @salamnalcawdh3574
    @salamnalcawdh3574 Před rokem +2

    صلو علي منقد البشرية محمدا 🌟

  • @MOHAMEDALI-tj4yd
    @MOHAMEDALI-tj4yd Před 4 lety +5

    Maasha allaah ino so badi wll mowduuc yada dal jacrylka ah jazaakallaahu kheyraa

  • @asadtheking8170
    @asadtheking8170 Před 2 lety +3

    Asc dhamaam umadda somaaliyed waxan idinkula talina tariikhda dadkena dalkena iyo diintena inan si fcn u dhagesano welibo uga shekeno sxbaden walaladen iyo kuwa mustaqbalka dhali doono inshallah tariikhdu wa cashar wa dhiira galin wa niyad dhis iyo qaladkaaga wax laga barto walalaalka sharafta leh waqtigiisa noo huray aad ayu u mahadsanyahay thank you @Waaberi media

  • @ameinahmet365
    @ameinahmet365 Před 4 lety +2

    machallah c.rxman cumar .....dhisaha quluubta dhalinta somaliyeed ....aaad ayyan kugu mahad celinayaa adiga iyo inta u heelan karaamada iyo kaalinta umada somaliyed

  • @nasiimcabdiraxmaan3036
    @nasiimcabdiraxmaan3036 Před 4 lety +18

    Mazha alla keep going wll ❤❤

  • @boykiller7987
    @boykiller7987 Před rokem +4

    اللهم اجعلني من يعيد شرف الديني ووطني وشعبي آمين آمين يارب العالمين 🤲🤲

  • @alimacalin6748
    @alimacalin6748 Před 4 lety +10

    walhi bilhi waa ku diirsadaa,waxaan oo kale,,waan kuwataa bro💝

  • @user-nz5lk6pz6k
    @user-nz5lk6pz6k Před 4 lety +6

    Keep going akhii

  • @AadiyoAadChannelabdiaziz
    @AadiyoAadChannelabdiaziz Před 4 lety +24

    Wlhi daacad ee u ahaayeen wadankooda 😢😭

  • @abdikarimmohamed3731
    @abdikarimmohamed3731 Před 4 lety +2

    Wll hore u soco Ilaahay haku garab siiyo

  • @wehlieofficialqaboowe
    @wehlieofficialqaboowe Před 4 lety +13

    m.a walaale dar allah ayaan ku jeclahay keep going my dear bro

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 Před 4 lety +3

    Mahadsanid sxb

  • @abdiqaliqabdalla-uw9ez
    @abdiqaliqabdalla-uw9ez Před rokem +2

    لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين اللهم ارزقنا فهم علتنا ولا تعذبنا بولاة غير صالحين

  • @aaminahirzi4158
    @aaminahirzi4158 Před 4 lety +8

    Illahay qulubtena ha isu soo jediyo oo ha mideyo .adna hore u soco hana ka dalin dherigelintena malin baynu idilkel farxi insha allah 💫

  • @ahmednor9094
    @ahmednor9094 Před 3 lety +10

    You made my night 😭

  • @Channel-vk2pg
    @Channel-vk2pg Před 4 lety +5

    Masha alah walal wax badan ka fa'dnay

  • @mohammedomarismael2733
    @mohammedomarismael2733 Před 4 lety +4

    Bro keep doing our Somalia history

  • @A.k-nunow
    @A.k-nunow Před 3 lety +9

    Brother waxaat nasiisaa warar saaid inoo caawinaayo hadaa nahay dadka aanan arag somalia oo nabad ah...waxaan kudhihi lahaa keep delivering...you may change the future

  • @Awesome-ww7zj
    @Awesome-ww7zj Před 4 lety +1

    Thank.s waabari media

  • @sulemaancumar2882
    @sulemaancumar2882 Před 4 lety +3

    Masha allah waxatahay wadani alle hakuxafido walaal

  • @muxaadaromediapro7570
    @muxaadaromediapro7570 Před 4 lety +4

    qofkii raba inuu kobco iimaankiisa muxaadarooyin qalbiga taabanaya iyo qisooyin ayaad naga helaysaa alle hakuu qoro ajarkaagee nagu caawi khayrka

  • @aishaalishurie3016
    @aishaalishurie3016 Před 4 lety +5

    Wll waxaa thy qof ku dayasho mudan 👏❤️maasha allah ❤️ 👏 horay u socoh ❤️

  • @itsfootballnotsoccer1415
    @itsfootballnotsoccer1415 Před 3 lety +21

    Imagine if we make it about a movie.❤️❤️😍😍

  • @sabnaagaming5036
    @sabnaagaming5036 Před 3 lety +3

    Masha allaha soomaalidacaadi maahan

  • @raxmabaashe3686
    @raxmabaashe3686 Před 3 lety +5

    Allah cilmiga haku siyadiyo

  • @xasancigaal6751
    @xasancigaal6751 Před 4 lety +1

    Mahadsanid sxb mar walba wad nadhiira galisaa

  • @lamafilaannews2429
    @lamafilaannews2429 Před 4 lety +3

    Allah keep you

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq Před 21 dnem

    Iinsha allah weyba imaan doontaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @salmaansomali5789
    @salmaansomali5789 Před 2 lety +1

    MAASHAAALLAH MAASHAAALLAH MAASHAAALLAH

  • @shaaficimoalimahmed9003
    @shaaficimoalimahmed9003 Před 4 lety +2

    Waa ku salamay ustd Cabdiraxmaan

  • @Abdirahmaan_1
    @Abdirahmaan_1 Před 4 lety +8

    Keep going zxp mcn

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 Před 3 lety +1

    MASHAALAAH. DALKANAGA INSHA ALAAH WUU SOO NOQON HORAMAKIISA. DAD WALAALO AH OO ISKU DUUBAN WAA NOQIN DOONA ISHA ALAAH.

  • @Kororsoofficial
    @Kororsoofficial Před 4 lety +1

    Maasha alhh alha inoosoo celiyo awoodeenii naga luntay. Shukran ustaad. Wxbdn ayd tooshka ku ifisay oo eeynaan ogeyn

  • @exoltillidie4793
    @exoltillidie4793 Před 3 lety +5

    Proud 2 be Somali alxx

  • @HAMAADI_HUZLER
    @HAMAADI_HUZLER Před 4 lety +2

    Abdirahman hore u soco wll

  • @cabdicasiiscraxman192
    @cabdicasiiscraxman192 Před 4 lety +3

    in shaa allah

  • @nuurcali2555
    @nuurcali2555 Před 4 lety +2

    Cabdiraxman wlhi wll waxaa uqaltaa 10 million wlhi alle ayaa ku siyay maskax saafi ah cod dahabi ah aan marna laga cajiseynin walal wlhi waad gareysaa riyadada aad dunida aad kaley dahay waan ugsonahay umaqalantit barta aad hada tagan thy lkn waa iska adunyo halkey kudhigto ayaa iskaga qancaa waad ka baxeysaa insha allah allaha ku xafido walaal

  • @Engabdinaasir1
    @Engabdinaasir1 Před 4 lety +5

    Keep going

  • @sohagtalukdar3082
    @sohagtalukdar3082 Před 4 lety +3

    Keep going pro

  • @zakiromar8352
    @zakiromar8352 Před 4 lety +6

    Zxp you have talent my friend

  • @abdirahmanhooyo2769
    @abdirahmanhooyo2769 Před 4 lety +40

    Sxb anikiwankutager lakin mustaqbalkeyga wa nina mideyko muslimint hader waxanjira
    14 waxn bilabayo 16 hayandher ugul illhay haigugarab garo

    • @SuufiAdduun
      @SuufiAdduun Před 4 lety +8

      walaal waad samayn karta talo aan ku siiyee.
      1. diinta iska dhis.
      2. baro mid ama isku darso labdaan hoose.
      a. dhaqaalaha-economics.
      b. taariikhda- history.
      siyaasiga halkas ka dhisan walaahi in aysan cadaw iyo reer galbeed liicin karin.
      mustaqbal wcn.

    • @abdirahmanhooyo2769
      @abdirahmanhooyo2769 Před 4 lety +1

      Wadmahsan thay sxbb

    • @cabdiraxiin_asad
      @cabdiraxiin_asad Před 4 lety +1

      Walaal adigoo mahdsan subscribe ii zaar

    • @macrobianworier8660
      @macrobianworier8660 Před 4 lety

      Ana mustaqbalka waxan doonaya in aan somalida ku sooceliyo wadadii waaq weyne waaq baa awood leh islaamka ayaan somaaliya katirtiridoona

    • @SuufiAdduun
      @SuufiAdduun Před 4 lety

      @@macrobianworier8660 keep going

  • @mohamadomar9227
    @mohamadomar9227 Před 4 lety +2

    Taariikhda Somalida soo badi

  • @shiinelencho7144
    @shiinelencho7144 Před 4 lety

    Sxp soo badi sheekooyinka sirdoonka Somalia & Taariikhahoda mahadsanid c/Raxmaan Cumar 💓✌️

  • @ayaanlepro3220
    @ayaanlepro3220 Před 4 lety +31

    Thanks wll lkn waxa ka rabna markabkii ay somalia xooga kuso furatay

  • @Anazz-apdi
    @Anazz-apdi Před 4 lety +16

    Allha noogu celiyo dalkeena dalkii dhisnaa eee hore cml

  • @kadermohamet1299
    @kadermohamet1299 Před 4 lety +5

    thankz ustaad 😪✌👀

  • @zerqeyz4185
    @zerqeyz4185 Před 4 lety +5

    Adban Ku Tageerah Walal qlliH 🇸🇴🙏

  • @user-gy6qd3tl1l
    @user-gy6qd3tl1l Před 4 lety +1

    Cabdiraxmaan cumar wlll waad mahadsanty hore usoco wllo

  • @mohamedhussainali249
    @mohamedhussainali249 Před 4 lety +4

    Mhdsanid sxb

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan Před 4 lety +5

    Mahadsanid teacher🙏

  • @khadarabdi9208
    @khadarabdi9208 Před rokem +1

    Somalia guul

  • @hajirabdisamed4216
    @hajirabdisamed4216 Před 4 lety +1

    Abdirahman mhdsanid ayado badan ino so raaadi

  • @unolowmanta7508
    @unolowmanta7508 Před 4 lety

    @Waaberimedia Walal Nala wadaag buugag taarikhda somalia an akhrin karno. Wa muhiim ruux kasto somali ah uu akhriyo si uu sidha dabta dulkisa ugu faano

  • @faysadegan2607
    @faysadegan2607 Před 4 lety +4

    Masha Allah ❤👍

  • @Xamse_yare800
    @Xamse_yare800 Před měsícem

    ما شاء الله يا أخي الكريم ❤

  • @najaadhupi4619
    @najaadhupi4619 Před 4 lety +3

    Wll cabdi raxmaan aad ayaa aad uu mahadsantahay muuqalda noocan ah noo soo badi waayo aniga dalkii oo burburay baa aan ku dhashay oo aan ku barbaray mana helin history igu filan oo aan ku barto dalkayiga 😭😭😭

  • @abdi2728
    @abdi2728 Před 4 lety +2

    M. A keep going bro

  • @user-nz5dd8sr8e
    @user-nz5dd8sr8e Před rokem +2

    Gorman kuso noqon Dona sidaas iyo si ka awood badn ❤❤❤

  • @mohammedabdi6914
    @mohammedabdi6914 Před 3 lety +2

    Allow samalidena isu gee aamin

  • @hanadmohamed5794
    @hanadmohamed5794 Před 4 lety +5

    Guul wacan wlalo 🤗

  • @xamzeaxmed4232
    @xamzeaxmed4232 Před 4 lety +6

    Keep going zxp

  • @user-rz7hp7qw3u
    @user-rz7hp7qw3u Před 5 měsíci

    Waaa mida aan kuriyoodo in aan somalia u sooceliyo sharaftoodii❤

  • @canabdicisow7155
    @canabdicisow7155 Před 4 lety +1

    sxb big up to you and your camer man

  • @Yuusuf-Adam143
    @Yuusuf-Adam143 Před 4 lety +3

    Salaxudiin Ayub iyo kuwan leh " like ii saar " hooyoyinka 9 bilood ku dhibtooday kala nasiib badana. Waa nin ummad waxtaray iyo mid ku dheerad ah.

  • @said-dd1wb
    @said-dd1wb Před 3 lety +5

    Soomaaliya 👍

  • @cabdiraxmandaadir2741
    @cabdiraxmandaadir2741 Před 4 lety +4

    M.a wa barnaanim iso jiidey waxana siii jeclaan laha in lana soo kordhiyo barnaamijo ku saabsan dalkena hooyo

  • @dholacaddechannel7987
    @dholacaddechannel7987 Před 4 lety +6

    Hore usoco wll apdirahman

  • @taniwaanolosheyda4574
    @taniwaanolosheyda4574 Před 4 lety +6

    😓😓😥 ilaaheey ha inoo sooceliyo heybadii àaan la.heyn waa hubaal in ay inagu jiraan shaqsiyaad hamigoodu yahay in ay soo celiyaan tariikhdii hore ee ay soomaaliya la.heed

  • @sumeya6849
    @sumeya6849 Před 4 lety +3

    😭😭alle dalkena dib hanoguso celiyo kolay wilshi hore o kale dib udhalan mayan

  • @cabdisalaanadan4061
    @cabdisalaanadan4061 Před 4 lety +4

    Masha allahe zxpH hore usoco zxpH

  • @sharmasheikh2644
    @sharmasheikh2644 Před 4 lety +5

    Sirdoonki Somaliya Maalinki Ay Israel Soo...😂😂👌🏾 Qiyaano Xalaal Ah Ayaa Igu Sameesay.

  • @user-pc6nv6ck5n
    @user-pc6nv6ck5n Před 4 lety +5

    Soomaaliwayn guul

  • @amaarlyrics7908
    @amaarlyrics7908 Před 4 lety +2

    wlhi wa first time aan maqlo. youtuber ka hdlya dalkiza Wlhi 😘😘😘😘😘

  • @faisalmohamed6548
    @faisalmohamed6548 Před 4 lety +9

    Somalia oo midowdey ayaan sugaynaa insha allah🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤

  • @munoqaasimmaxamed7159
    @munoqaasimmaxamed7159 Před 3 lety +1

    Walalo aad iyo aad ayaad u mahadsantahay waxaa badan oo la i barin ayaa kaa bartay hori usoco🙏🙏🙏