KARBAASHKII ABSHIR BACADLE AUN EE QABUURO CAABUDKA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 07. 2018
  • Allah ha u naxariistee abwaankii weynaa ee Abshir Nur Farah Bacadle ayaa dhulka ku jiidey inta qabuuraha caabudda ee Qaadirka ka quusatey, 1980 dii ayuu gabayadaan ku karbaashey qabuuriyiinta oo waqtigaas somalia xoog ku heystey, gaarsiiyeyna heer ay roobka xitaa ka iibsadaan dadka,rooxaan iwm na dadka ugu hanjabaan qofka aan wax siin, gabayadaas abwaanka dad badan ayaa ku baraaruqey, kana xoroobey qabuuriyiinta, waxaan maanta usoo qaatey gabaygaas oo 30 sano kahor ahaay kadib markii ay soo ifbexeen qabuuriyiin cusub oo uu u horeeyo ninka lagu magacaabo sheikh cabdiweli ee Video ga aad ka arki kartaan, wuxuu ku noolyahay GAALKACYO qaab qabiil ayaa lagu difaacayaa, wuxuuna baadiyeyn ku hayaa dadka deegaan oo dhalinyaro gabdho iyo woiilal isugu jira ayuu leeyahay niikiya sidaas ayaa ALLAH doonayaaye, dhaanto iyo qoob ka ciyaar ayuu diin uga dhigay iyo sheegasho awliyonimo been ah. ALLAH UMADDA HAKA QABTO

Komentáře • 33

  • @islamicpolyglotiten5549
    @islamicpolyglotiten5549 Před 6 lety +14

    Allah ha u Naxariisto Abwaanka Qabrigiisana ha u nuuriyo

  • @user-ls6vd9ng1x
    @user-ls6vd9ng1x Před 5 lety +11

    Ilahow jannatul-firdawsa hoy uga dhig abshir nuur faarax weheliye

  • @sahramukhtae1949
    @sahramukhtae1949 Před 4 lety +6

    ilahay Ha Unaxariisto Sheikha Abshir Bacadle Allahu Maa Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin 💖💖💖💖💖💖

  • @kowsaribrahin8053
    @kowsaribrahin8053 Před 4 měsíci

    Ilaaahy ha u naxariisto Abshir bacadle ❤❤❤

  • @suleymaancali7230
    @suleymaancali7230 Před 4 měsíci

    Allaah ha u naxriisto Abshir Bacadle.

  • @muminmohamed6494
    @muminmohamed6494 Před 5 lety +6

    Mashaa allah abwan qaliya
    Allaha u naxariisto

  • @iidtayomukhtaar3102
    @iidtayomukhtaar3102 Před 4 lety +3

    Alle ha kuu Naxariisto Abshiir Bacaadle

  • @sahalibrahim7304
    @sahalibrahim7304 Před 5 lety +5

    Allah ha unaxariisto

  • @salaadali6088
    @salaadali6088 Před 2 lety

    Allah ha unaxariisto abwaan abshir nuur faarax bacadlle janatul farsows allah haku arzaaqo aamiin aamiin aamiin

  • @yooniscabdiyooniscabdi7644

    Aamin
    Aaamin
    Aamin
    Alle waaba ka qabtay

  • @ustaaddalxa
    @ustaaddalxa Před rokem

    Allaah yarxam calayhi ader abshir bacadle

  • @salaadali6088
    @salaadali6088 Před 2 lety +1

    اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه واكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الخطايا كمانقيت الثوب الابيض من الدنس وابدله دارا خيرا من داره واهلا خيرا من اهله وزوجا خيرا من زوجه وادخله الجنة واعده من عداب القبر وعذاب النار ءامين

  • @nasrixuseen1534
    @nasrixuseen1534 Před 4 lety +4

    ilahay janada ku gali abshir bacadle

  • @CabdishakuurAxmed-hv2ru
    @CabdishakuurAxmed-hv2ru Před 2 měsíci

    🎉😢

  • @ROOBLE940
    @ROOBLE940 Před 2 lety

    Illaahoow abshir u naxariiso,been-hawaaskanna abaalkiisa mari!

  • @salaadali6088
    @salaadali6088 Před rokem

    م اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه واكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الخطايا كمانقيت الثوب الابيض من الدنس وابدله دارا خيرا من داره واهلا خيرا من اهله وزوجا خيرا من زوجه وادخله الجنة واعده من عداب القبر وعذاب النار ءامين ءامين

  • @luizzcrp
    @luizzcrp Před 3 lety +1

    Bacana

  • @cabdulaahiahmed8774
    @cabdulaahiahmed8774 Před 5 lety +2

    Allow kuu naxariiso shiikh iyo abwaanba wuu isku ahaa

  • @Suleeqoa
    @Suleeqoa Před 2 lety

    Nacam kulaha bala idin nacam leyse war dakan ma walan yahin

  • @safiay9530
    @safiay9530 Před 4 lety +1

    Maxay kal yihiin xajka iyo kabcad kan dadkii ayuu waalay

  • @Muslimiintawaawalaalo
    @Muslimiintawaawalaalo Před 9 měsíci

    Eeygas baqtiyay bacadle waa dameer ciyaaya

    • @mohamedosman6839
      @mohamedosman6839 Před 2 měsíci +1

      Qolyaha qabuuraha tuuga ee uu gabaygu ku socdaa tahay miyaaa😂

    • @Muslimiintawaawalaalo
      @Muslimiintawaawalaalo Před 2 měsíci

      @@mohamedosman6839 Adiga ma kuwa sanamka tuuga tahay ? 😂
      Mooryan baqtiyay baa hada difacesa isagana ma sanamkaga ma caabudaa ?
      Ictisaam kheyr male gaalo raac maanta suufi kuma sheegen haduu noolan lahaa kafirkan baqtiyay Suufi , ictisaam , jadiidiyo waxba isma dhaaman waa isku xukun

  • @user-ls6vd9ng1x
    @user-ls6vd9ng1x Před 5 lety +6

    Ilahow jannatul-firdawsa hoy uga dhig abshir nuur faarax weheliye