Nimcaan Hilaac iyo Cali Xaraare "Wareysi xiiso leh"

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024
  • Nimcaan Hilaac iyo Cali Xaraare "Wareysi xiiso leh"

Komentáře • 188

  • @nedramahamuud2531
    @nedramahamuud2531 Před 2 lety +45

    Nimcaan hilaac waa wiil xishood badan aad u dagen cod macaan aqlaaq lagu soo tarabiyeyay dhalinyaradana aad u jecel yihiin guuleyso mar kasta habo ❤

  • @calimadeey7302
    @calimadeey7302 Před 2 lety +11

    Nimcaan hilaac fanaan somali qiimo ku leh farxad ku nolow walal waan ku tageraa

  • @ciise7775
    @ciise7775 Před 2 lety +10

    My fanaan nimcaan waan salaamay

  • @jamayusuf7205
    @jamayusuf7205 Před 2 lety +10

    Waxa rabaa mudene farmaajo please please guuul farmaajo...Good to see again hilaac love you bro from my heart and your friend 2...guul farmaajo from growe puntland by 4 nw....

  • @hanadraas9233
    @hanadraas9233 Před 2 lety +12

    Yaa Salaam Al Fanaan Nimcaan Hilaac Viva 💪🙏 🇸🇴 Cali Xaraare Maanta ayaa Masuul and Fanaan Qaran noo keentay 💁‍♂️ Respect 🎉👍

  • @fathiyaabdullahi1246
    @fathiyaabdullahi1246 Před 2 lety +11

    Fanaan aan aad u tagero Nimcaan hilaac

  • @binxamdimacalinmaxammed1610

    Nimcan hilaac 😍 love your songs

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 Před 2 lety +6

    cali io nimcaan waan idin salaamaynaaa horey u socda sheeko fiican baad wadaan

  • @sekeriyemadar2307
    @sekeriyemadar2307 Před 2 lety +8

    M.a Nimcaan hilaac waa fanaan qaran

  • @bideadan5570
    @bideadan5570 Před 2 lety +14

    Guul somaliya guuuul farmaajo ilaahow cadowga somali jebi ilaahow xaraash qaran naga qabo somaliya ha nooolato nabad iyo nolol forever.

  • @leylacuthmaan228
    @leylacuthmaan228 Před 2 lety +8

    Nimcaan fanaaniinta lacaayo kuma jiro waa fanaan fiican

  • @mokrtarismealbalayah4903
    @mokrtarismealbalayah4903 Před 2 lety +7

    Guul iyo gobanimo Somalia ha nolato, Ali Harare barakal Allah. Allah ha ku dhawro

  • @hawohassen3686
    @hawohassen3686 Před 2 lety +9

    Maansha Allah guulguul iyo gobanimo nim caan iyo saxiibkiisa waad mahadsan tehiin salaansare guul dardaarankana allaha xildhibanadena waafajiyo aaammmiiinn.

  • @hodanabdi3981
    @hodanabdi3981 Před 2 lety +8

    Maansha Alaah Nimcaan iyo saxiibkii xaq baad sheegteen soomaaliya guuuuuuul insha Alaah

  • @WIILWAAL1
    @WIILWAAL1 Před 2 lety +10

    Nimcan Hilac ...future president of Somalia 👍

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před 2 lety +10

    Thanks sharing with us brother 🙏❤ mommy from Columbus, Ohio USA 🇺🇸❤ 🇺🇸

  • @ciise7775
    @ciise7775 Před 2 lety +5

    Cali waa ku salaamay fanaaninta TikTok waa dad riyo ku heesaayo hhhh adaa keenay riyada hhh

  • @axmadcawed3388
    @axmadcawed3388 Před 2 lety +5

    Waa su,aal iyo jawaab isku,abyan Aakhiro, iyo Aduun maxaa laga faa,iidayaa ?

  • @amirmohamedamir5913
    @amirmohamedamir5913 Před 2 lety +7

    Mcha allh Legend sxp Nimcaan hilaac🥰👏

  • @ugaaskakaofficial5239
    @ugaaskakaofficial5239 Před 2 lety +5

    Masha Allah legend hiilac

  • @faizam523
    @faizam523 Před 2 lety +7

    Hilaacii hirgaley cizi iyo sharaf ku noolow waligaa.🥰🌹

  • @AmiirNadridov
    @AmiirNadridov Před 2 lety +7

    Nimcaan masuul sare fanaan qaran

  • @GalowGobiye
    @GalowGobiye Před 2 lety +4

    Alqaban❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ Caliyow Bareyaasha ku baraarugsan NabadSugidda Afka Soomaaliga ayaad iigu tirsantahay, halkaas ka wad Adeer🤝

  • @ahmedjekey7751
    @ahmedjekey7751 Před 2 lety +7

    Akhyaaar culus baaan halkaan ka
    daawanayaa good people 👍🇸🇴 👌

  • @nim5-r1v
    @nim5-r1v Před 2 lety +2

    Soomaali waa maan gaab, baraha bulshada ciil bax bey u keenayaan waxa kadhex dhacey, Allow soo hadee oo xishoodkii u soo celi lagu yaqaaney dadkeena.

  • @dahirosman1490
    @dahirosman1490 Před 2 lety +6

    Igusalan caliyow sxbkay Nimcan hillaaca biligle

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Před 2 lety +10

    Mashallah two legends

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Před 2 lety +6

    Masha Allah wa akhyaar somaliyeed nimcaan hilac salan gobeed

  • @soumysmiofficiel6313
    @soumysmiofficiel6313 Před 2 lety +6

    Hilaac iyo holaac hilaacii hirgaley

  • @hanagorgeous5131
    @hanagorgeous5131 Před 2 lety +11

    Good to see you both.

  • @rodadawuud852
    @rodadawuud852 Před 2 lety +2

    Waa fanaanka ugu aqlaaqda wanaasan waxaan dhihi karaa waa fanaanka qarniga ama fananka fananiinta fican kuwa xun kuma jiraan sharkooda ala hakaa xijaabo amiin

  • @AnasliibaanCabdi-bm7oo
    @AnasliibaanCabdi-bm7oo Před 2 měsíci

    nimcan hilaac legend somaliyed guuleyso wll qali horay usoco❤❤❤

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 Před 2 lety +3

    Guul iyo gobanimo ayaan banaanka Nimcaan iyo Wariye Cali

    • @moeawale4891
      @moeawale4891 Před 2 lety +1

      I mean, guul iyo gobanimo ayaan leedahay fanaanka Nimcaan Hilaac Iyo Wariye Cali Xaraare

  • @zarqawiyare8058
    @zarqawiyare8058 Před 2 lety +7

    Really Great Man Nimcaaan Abdirahman Hassan Hilaac Really Support Your By Heart Legend Bloody Br0 👏

  • @WIILWAAL1
    @WIILWAAL1 Před 2 lety +10

    WADANI SOMALI...NIMCAN HILAC👍💙💙💙

  • @sahalade4245
    @sahalade4245 Před 2 lety +5

    Masha Allah

  • @amalali450
    @amalali450 Před 2 lety +6

    Masha allah guul horey u soco fanaan sax ah

  • @a.ardaalewarfaa1237
    @a.ardaalewarfaa1237 Před rokem

    Ugaas nimcaan walee waa macalin dhaqan calina waa wariye masuuliyadiisa yaqaan masha Allah

  • @apthinazir4821
    @apthinazir4821 Před 2 lety +6

    Legend nimcaan hilaac

  • @quruxlay3845
    @quruxlay3845 Před 2 lety +7

    GEESIGA BIRTA AH NIMCAAN HILAAC💙

  • @inaapdirizakahmed8754
    @inaapdirizakahmed8754 Před 2 lety +2

    Ilaa xad u jclahy nimcan hilaac fanaankyga ♥️❣️

  • @maryanalio5315
    @maryanalio5315 Před 2 lety +4

    masha allah waa hees wacdiiya aaqara laxasuusiyay xildhibaanada

  • @mokrtarismealbalayah4903
    @mokrtarismealbalayah4903 Před 2 lety +6

    Masha Allah! Allahay oo Farmajo noso celi markaleh y'a Raxmaab..... Aminn

  • @solostgen3862
    @solostgen3862 Před 2 lety +3

    Hees mahane Sheeko waye lakiin Itaasbo haddii aa laxan saarteen 👏

  • @GalowGobiye
    @GalowGobiye Před 2 lety +2

    Idam Alle garashada ha beelin🤝 Fannaanku waa Baraha Bulshada; Afka, Dhaqanka iyo Madadaalada intaba❤️❤️❤️.
    @Nimcan Hillaac Fankiisu waa Han & HiddaDhowr❤️

  • @ibnusiciid7686
    @ibnusiciid7686 Před 2 lety +2

    Waraa waraa caawa caawa xiiso ayuu leyahay waa nicmaan hillaac sxb team nabad iyo nolol kaama hayno geesi qaran ayaad ahayde kumaad soo tuurin

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 Před 2 lety +3

    Aaqiro iyo aduun ķkkkkk inaa lilaah

  • @Sucdimaxammed
    @Sucdimaxammed Před rokem

    Msha allh tbrkllaah funntada qurbkuthy wanqli

  • @kareemali3226
    @kareemali3226 Před rokem

    Marsha Allah Waxaasaa Cod ah Nimcaani Hilaac nooloow waligaa

  • @dhibyarinolowdhulka7697
    @dhibyarinolowdhulka7697 Před 2 lety +5

    Farmaajo farmaajo farmaajo farmaajo guul guul guul guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲🤲🤲☝️

  • @nouktovmomo1787
    @nouktovmomo1787 Před 2 lety +1

    Nicaan hilacaa keep going brother

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před 2 lety +2

    Masha Allah baraka Allah

  • @shukrishukri801
    @shukrishukri801 Před 2 lety +2

    Ma Sha Allah Abwaan Nimcan Hilaac 🌹

  • @dabeyl22awale92
    @dabeyl22awale92 Před 2 lety +4

    Ali Harare VS Nimcan hilac

  • @ayanabdi8737
    @ayanabdi8737 Před 2 lety +2

    Labo qof oo Tageroo nimcaan and cali xaree

  • @maareproduction4359
    @maareproduction4359 Před rokem

    m. a fanaan aan aad u jecelahay waaye, guuleyso sxp

  • @abdirahmanhashiabdi2118

    Illaahay swt iyo rasuulkiisuba wax ay xariimeen miyaad calaw akhlaaq wngsan kasugaysaa waaba guruub shaydaane

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed2944 Před 2 lety +2

    Masha allah

  • @moowliiddiiriye7616
    @moowliiddiiriye7616 Před rokem

    Nimcaan halac i like your songs

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před 2 lety +2

    🌹 💐 🏵 🥀 🌹 💐 🏵 🥀 🌹 💐

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Před 2 lety +3

    💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @shukrialiofficial9859

    Masha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖💖🇸🇴🇸🇴

  • @axmedcabdi5277
    @axmedcabdi5277 Před 10 měsíci

    Nimcan waa fanan caja ib leh xaga codka aqlaqda dagananta xishodka allow nooda nimcan

  • @maareproduction4359
    @maareproduction4359 Před rokem

    Heesihiisa ayaan aad h dhegystaa marwalbo waana ka heelaa heesihiisa aadka u macaan.

  • @bashirbile355
    @bashirbile355 Před rokem

    Asc cali xararo iyo nimcaan hilaac cabdi raxmaan noolow

  • @gamaalfaandhe6271
    @gamaalfaandhe6271 Před 2 lety +1

    legend weeye nimcaan

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před 2 lety +2

    Noolaada legends 🙌 💜 ✨ 👏 ❤ 🙌

  • @warwannaagchannel7241
    @warwannaagchannel7241 Před 2 lety +4

    Calaw heesta igu dhufo miyaanad dhagayzn iqra yarey

  • @schlapbachtransportag4182

    Nimcan hilaac masul m.s 👍hore usoco

  • @aliabdi5590
    @aliabdi5590 Před 2 měsíci +1

    Cali waa mucjiso

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Před rokem

    Nimcaan legend ❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹

  • @Mn_9000
    @Mn_9000 Před 2 lety +2

    Magacu waa
    Nucmaan mushkaldu waxay tahay 90% magacyada Soomaalidu waa magacyo carbeed
    Dadkiina ma karayaan
    Eryadii Af / Carabiga
    Sida owgeed
    Waxad maqlaysaa
    Nimcaan = Nucmaan
    Axlan = Axlam
    ikran = ikram
    Adan = Adam
    Sahra = Zahra
    Xamse = Xamza
    Sekeriye = Zakaria

    • @ikrankeysesaleban5585
      @ikrankeysesaleban5585 Před 2 lety +1

      Waa runtaa magacaygu waa ikram lkn ikran baa laygu wacaa

    • @Mn_9000
      @Mn_9000 Před 2 lety +2

      @@ikrankeysesaleban5585
      Waxa muhiim ah Passportka
      Si sax waa inuu ugu qornaadaa
      Selaban = Sulaiman
      Taasna waad i xusiisisey

    • @ikrankeysesaleban5585
      @ikrankeysesaleban5585 Před 2 lety +1

      @@Mn_9000 hhh wuu i saxan yahay

    • @Mn_9000
      @Mn_9000 Před 2 lety

      @@ikrankeysesaleban5585
      Good 👍

  • @nimcoismaacil7033
    @nimcoismaacil7033 Před 2 lety +7

    Please Mr hilaac imaaw dee Uk.
    Intaan Australia 🇦🇺 aadin,🤣🤣🤣🤣waligay hees aad lee dahay man dhagaysan jirin.
    Only sadex hees uun raba inad qaado🤣oo kuwii danbe ah.

    • @libaaxalamadaganka5302
      @libaaxalamadaganka5302 Před 2 lety

      maxad ku fali heesaha

    • @nimcoismaacil7033
      @nimcoismaacil7033 Před 2 lety +3

      @@libaaxalamadaganka5302
      Wax ceeb ah kuma hadlin wax lala yaabana .meesha kuma qorin.
      Eee maad iga dhamaan xalimo/faarax🤣

    • @faizam523
      @faizam523 Před 2 lety +3

      @@nimcoismaacil7033 🤣😅🤣😅 waar ka dhamow inanta

    • @nimcoismaacil7033
      @nimcoismaacil7033 Před 2 lety +2

      @@faizam523 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣thanks my👑❤

    • @libaaxalamadaganka5302
      @libaaxalamadaganka5302 Před 2 lety

      @@nimcoismaacil7033 aan ka dhamdee Autrelia ikaxeee😂😂😂😂

  • @farmaajokhayre9406
    @farmaajokhayre9406 Před 2 lety +4

    FARMAJO
    GUUL

  • @ruushali5866
    @ruushali5866 Před 2 lety +2

    Ilaahy unoqo

  • @yasirarafaad9364
    @yasirarafaad9364 Před 2 lety +2

    Nimcaan Abdirahman Hasan Hilaac👋🙏❤

  • @sahidgelle1682
    @sahidgelle1682 Před 2 lety +2

    Xildhibanada, heestan, hala, garsiiyo, oo, hadhagestan, waayo, shabka, SOMALIYED,. Meel, kasto, OY, joogan, waxa,y, sugayan, xildhibanado, iney, dorasho, xaq, iyo, xalaal, ah,, oo, dalka, iyo, dadka, ugu, hiiliyaan, NINKII, astahila, ugu, codeeyaan, Intan, MARKALE, DALKA, IYO, mustaq, bal, dad, la, iisan, no, mordhaha,

  • @rudwanmahamud8553
    @rudwanmahamud8553 Před rokem

    Mnshaa allaah hilaa hanti qaran🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @shuaibdaacad1673
    @shuaibdaacad1673 Před 2 lety +2

    Walaahi Nimcaan daraadiis $100 dollar ayaan udiray! Muqdisho ayaa laiga soo wacay 2021kii Covid19 kii markuu bilaawday.
    Xaaskeyga, ayaa tiri iska hubso intaada dirin.
    Waxaan uniyeystay dar ilaahay, madama xili adag lagu jiray!
    # the person asked for $300 but I sent only 100 dollars

    • @faizam523
      @faizam523 Před 2 lety +1

      Sorry bro, ilaahsy meel kheyr qabta hakuu mariyo koley adiga sadaqaf bey kuu tahay oo niyadaada walaal aad jeceshey baad caawineysey kii ku khaayimeyna naar bey u horseedeysaa adigase waa kuu ajar iyo sadaqo. Wixii danbe ka taxadir hada soomaalidii waa waasheen. Walaahi qurbaha waxa jira gabdho caan ah oo leyskaga soo dhigey hooyadood oo maamooyin waaweyn teleka lasoo fadhiisiyey oo xataa facebook laga ceebeeyey oo la dhahay codkii hooyadood waakaas oo gaajey ku dileen. Dadkii waa waasheen.

    • @wiilkahamigafogleh4318
      @wiilkahamigafogleh4318 Před 2 lety

      Maxaa khaldan Bro🤓

  • @Yaasiinaburaasjaamac
    @Yaasiinaburaasjaamac Před rokem

    Music???love🎢🎢🎢🎢🎢🎢⏰⏰⏰⏰⏰⏰⏰

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před 2 lety +2

    Ku xooree dalkaaga codkaaga ku xorree . Ku xoshmee dalkaaga

  • @faaraxjanagale3579
    @faaraxjanagale3579 Před 2 lety +2

    Nimcaan cabdirixmaan hassan Hilaac

  • @WIILWAAL1
    @WIILWAAL1 Před 2 lety +4

    Cali Harare rageda 👍💙

  • @yasirarafaad9364
    @yasirarafaad9364 Před 2 lety

    Astaanti fanka Hilaaci Hirgalay

  • @Mo.Ali.2010
    @Mo.Ali.2010 Před 4 měsíci

    4:06 Faaxish daahir calasow ayaa hada noqdey maxkamad ay iska dacweeyaan lamaanaha isqaba, ha ubadnaade kuwa baraha bulshada caanka ka ah. Faaxishkas Alle umada kaqabo.

  • @farmaajokhayre9406
    @farmaajokhayre9406 Před 2 lety +2

    FARMAJO

  • @fdsomaliofficial7884
    @fdsomaliofficial7884 Před 2 lety

    Legend

  • @soomaalisomalia3758
    @soomaalisomalia3758 Před 2 lety +2

    Mudane Farmaajo weeye👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻From burco xaafada Qasabka kasoo horjeedka Video Maxamud Maax👏🏻👏🏻❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌴🌴🌻🍂🌵🌾🌸🌸💮⚘🌹🥀🍀🌿🌾🌵🌵🌴🌴🌳🍁🌳🌺🌺🌻🌻🌸🌼🌷🌹🌹🌹🌹🏵🌹🥀🥀🌹🏵⚘🌾🌿⚘🌹🌹🏵🏵💮🏵🌱🍀🍀☘🌿🌾🌾🌵🌵🌴🍁🌴🌿🌱

    • @apdirahmansuldaan8020
      @apdirahmansuldaan8020 Před 2 lety

      Liinta waa diyaar InshaAllah

    • @sahramohammed6234
      @sahramohammed6234 Před 2 lety

      @@apdirahmansuldaan8020 lintaada cune noo dhaaf wiilka

    • @faizam523
      @faizam523 Před 2 lety +2

      Burco waa soomaali asala reer XAARGEYSA ayaa qabyaaladu biyo dhigatey. Soomaaliya soomaali baa leh. Guul soomaaliweyn.❤❤❤❤❤❤💙💜💚💛🧡❤⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘💝⚘

    • @apdirahmansuldaan8020
      @apdirahmansuldaan8020 Před 2 lety +1

      @@faizam523 walahi waxa aayahy hablihii geela lagabixinayey
      Borama maalin taa timaado waanku
      Soodhawyn

    • @sahramohammed6234
      @sahramohammed6234 Před 2 lety +1

      @@faizam523 aad io aaf sxby

  • @sadeeksadeek5626
    @sadeeksadeek5626 Před 2 lety +4

    Beelihii darafyada oo is waresanaya habiqleso

  • @aminaahmed7487
    @aminaahmed7487 Před rokem

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😍😍😍😍😍😉

  • @Yaasiinaburaasjaamac
    @Yaasiinaburaasjaamac Před rokem

    Cali/waaa/Yaasiin aburaas/hargeysa//kaaasooosalaamaya

  • @user-xb7nx5cl6u
    @user-xb7nx5cl6u Před rokem

    Geesiga shamooronka noolow waliga adiiga iyo ciyarka iyo dumashiideyi

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před 2 lety +3

    🙏🙏🙏🙏🙏✍✍✍✍✍🤲🤲🤲🤲👍👍👍

  • @fdsomaliofficial7884
    @fdsomaliofficial7884 Před 2 lety

    Nimcan Hilac🇸🇴❤️

  • @user-yk5it9cr2r
    @user-yk5it9cr2r Před 8 měsíci

    Nimcaan hilaac big lajan

  • @mohamedfarah299
    @mohamedfarah299 Před 7 měsíci

    Maakhir Duuuuuug

  • @bashirbile355
    @bashirbile355 Před rokem

    Asc

  • @jamaladan4708
    @jamaladan4708 Před 2 lety

    M...a masul sare wan ku wataaa Nimcaan Hilaaac

  • @Ibrahimqalyuubi55-uz9dw
    @Ibrahimqalyuubi55-uz9dw Před rokem +1

    😂😂😂😂

  • @farmaajokhayre9406
    @farmaajokhayre9406 Před 2 lety +4

    FARMAJO GUUL SARE