Markaan Arrinku Farahuu Kabaxay .| Galbeedka Xaguu u Socdaa ?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Komentáře • 516

  • @apthrizakpihi123
    @apthrizakpihi123 Před rokem +245

    Wax walba waxa ka muhiimsan Quraanka Yaa Igu Raacsan 🥰👍

    • @Abdyandraqiya
      @Abdyandraqiya Před rokem

      Walaal Arinka Annaga Naguma Koobna Ka Muslim Ahaan Ee Xaalka Waa Dad Jaahil Talo Loodhiibay QUR'AANKA aan aqoon

    • @rafiq5722
      @rafiq5722 Před rokem +3

      Hadii Cunug kooda yiraahdo Muslim baan ahay maka yeelayaan?

    • @ruqiasalah5744
      @ruqiasalah5744 Před rokem

      @@rafiq5722sax

    • @user-te6vh3te2v
      @user-te6vh3te2v Před rokem +1

      O yaba kaa diiday maxad muran ugali ama su all ugali adiga

    • @maxamedsiyaadsaciid6460
      @maxamedsiyaadsaciid6460 Před rokem

      Dhamanteen wll mcn❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊❤❤❤❤❤😢😢😢❤❤❤

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ Před rokem +76

    Inta aynu muuqaalka yara joojino aynu ka fikirno islaamka iyo nimcada ilaahay وَلَقَدْ كَرَّمْنَا بَنِي آدَمَ ayuu ilaahay yiri markaasaa lagu leeyahay xawayaan isku qeex subxaanallaah alxamdulilaahi ilaahay ayaa ku mahadsan inoo dooray diin qiimo badan.

  • @Hash__qute
    @Hash__qute Před rokem +113

    Wakhti ma uhelaysa saliga nebigena Muhammed scw❤️❤️

  • @user-tn5ny2vc7h
    @user-tn5ny2vc7h Před rokem +15

    Somaaliyey waad ujeedaan waxan anla malesaanen ee wadankena barakeysan oo ALLE nimcooyinka laheli kariin kumanestay an dhisaano oo naabada an raadino INSHALLAH

  • @mustaphamohamet9137
    @mustaphamohamet9137 Před rokem +36

    Ilaahay Ayaa Inoo Sheegay Kun Iyo Afar Boqol Sanno Ka Hor
    "إن هو إلا كالانعام بل هم أضل"
    “Waa Xoolo Oo Kale Bal Way Ka Sii Liitaan”

    • @adonallah
      @adonallah Před rokem +5

      Aayada sax walaal إن هم

    • @shaficicabdiguuleed
      @shaficicabdiguuleed Před rokem +10

      44-أَمْ تَحْسَبُ أَنَّ أَكْثَرَهُمْ يَسْمَعُونَ أَوْ يَعْقِلُونَ إِنْ هُمْ إِلَّا كَالْأَنْعَامِ بَلْ هُمْ أَضَلُّ سَبِيلاً

  • @thinkbeforeyoutype7106
    @thinkbeforeyoutype7106 Před rokem +82

    May Allah continue to have MERCY on us, continue to PROTECT us, continue to FORGIVE us, continue to GUIDE us, and continue to BLESS us.

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 Před rokem +13

    Alhamdulillah illahay baa mahada iska leh xuman iyo qaalafsanan kaa huufan naaga dhiigay Islam ☪️❤️

  • @nisse_12
    @nisse_12 Před rokem +12

    Proud Islam ☪️ Alhamdulilah

  • @Muuse99
    @Muuse99 Před rokem +28

    Ani gaaladaan maba la yaabani lkn waxaan la yaaaba ilaa hada imey jiraan dad u cararaayo wadamada nuucaas eh😑

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 Před rokem +14

    La ilaaha ila lah waxdaho la sharika lah la Hul mulku wala hul xamd wahwa cala kuli shay in qadiir❤❤❤🎉🎉😮😮🎉😊

  • @AbdiraxmanGeedi
    @AbdiraxmanGeedi Před rokem +5

    Runt waa ku faraxsanahay burburka galbeedka wyo waxaa lagaaray xiligii aa aduunka xukumi lahayn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mariahappy9532
    @mariahappy9532 Před rokem +11

    الحمد الله نعمة الإسلام ❤

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla Před rokem +21

    Gaalada waa wareeren wlhi diin la.aanta foolxuma awalaa qoomu luudkoda ayabanyn ma waxee keenen Yaanyuur ahy 🐈 iyo eey ahay 🐶😂😂😂

  • @user-rj3lv8br8n
    @user-rj3lv8br8n Před rokem +10

    إنهم إلا كالأنعام بل هم أضل سبيلا 😢

  • @mohmadbashi6183
    @mohmadbashi6183 Před rokem +19

    Allah baa cebtoda
    Bananka kenay
    Alxamdulillaah 👌👌💯

    • @user-yr2bn8gx6z
      @user-yr2bn8gx6z Před rokem

      Dhagrtiii bay ka bten ilhy haina ga qabto shrtooda🥺

  • @samojecel8841
    @samojecel8841 Před rokem +6

    Waa arrin xanunkeda wadato illahay musliminta ha kabadbaadiyo insha allah amiin yaa allah 🤲

  • @Dagancabdi4063
    @Dagancabdi4063 Před rokem +2

    Ilaahay markuu yiri waxay lamidyihiin xayawaanka wayba kasii liitaan baa sax ah

  • @AdoontiiAlle8
    @AdoontiiAlle8 Před rokem +6

    Ilaaheey ayaa innoo sheegay markuu Insaanka Sheeydaan raaco, Sheeydaanka siduu doono ayuu ka yeeli wuuna ku ciyaari, Wuu ihaaneeysan, Hoog iyo Halaag ayuu u horseedi. Waa taas Gaaladii maanta xoolaha ka liitaan. Allahuma Najinaa 🤲🏼

  • @ahlamsheikh7788
    @ahlamsheikh7788 Před rokem +20

    Lots of LOVE for OMAR❤

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Před rokem

      Afsoomaaliyeey Qoraalkaadda

    • @ahlamsheikh7788
      @ahlamsheikh7788 Před rokem

      @@m.k.7788 what!! maxaa kaa qaldan?? i love the guy for the sake of Allah... shaqo samayso plzzzzz

  • @Rusheye
    @Rusheye Před rokem +13

    NIN KAAN YAA ILA TAGEERO 👋☝️

  • @hawashireafrah5862
    @hawashireafrah5862 Před rokem +5

    Thanks Ahmed.
    Your program is the best.
    Ma Sha Allaah. Thanks

  • @mohamedcirro912
    @mohamedcirro912 Před rokem +1

    Allaah haynaga dhigo kuwo fahamsan nimcada uu nasiyay ee banii'aadam nimada iyo muslimnimadaba ah.
    Waxaase aad ii xanuujiya markaan arko qof kuu amaanaya kuwaas dulliga ah. Ee uu alle ku tilmaamay inay xitaa xayawaanka kasii liitaan alxamdulillaah calaa kulli xaalin.

  • @xasanyuusuf6094
    @xasanyuusuf6094 Před rokem +4

    اولاءك كالانعام بل هم اضل
    Allaah ayaa marhore noo sheegay.❤❤

  • @mohamedismaaciil40784
    @mohamedismaaciil40784 Před rokem +4

    Omer inshaar suasha iga jawab waa sual qosola....
    1..tolow waalida galbedka taal nin dil u xidhan hadi uu yidha bisadba aheee isidaaya tolow may siideynayaan.......😂waa sual caqliyaysan...
    Allow diinta nagu sug❤❤❤

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 Před rokem +1

      Haa tugaada xabsi kujira jadday dhahaan bisado iyo shimbira nahay ama laaso fasaxa 😂😂😂

  • @ganaatu_iimaan
    @ganaatu_iimaan Před rokem +2

    من سره زمن ساءته ازمان وكما قال الشافعي
    محن الزمان كثيرة لا تنقظي
    وسرور يأتيك كا الاعياد

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Před rokem

      Afsoomaaliyeey Qoraalkaadda, Hadaad Soo Xiganeeysana, Fasiraada inoo Soo Raaci, AFSOOMAALIGANA INOO SOO WEEYWEEYNEE

  • @NayraVlogs.297
    @NayraVlogs.297 Před rokem +1

    Islam and Africa is the future of live

  • @fatimamudey1434
    @fatimamudey1434 Před rokem +1

    Ilaahay ha unaxariisto inta değen oo islaam ah somali lee maaha subxaanallaah nasibi daroo canugaaga aad ujeedid yaanyuur aa xasbiyallaah
    Tahriib kugal ilmahaagana diinsoor ha isku magacaabeen ilaaaaahyow adigaa mahadiskaleh

  • @munamohamed6215
    @munamohamed6215 Před rokem +5

    😂 Astaaaqfurulllaaaaah wlh gaaladan caadiyey ugu dhufteen
    Illhy shacabka somalida iyo dhaman muslimintaba ha badbaadiyo.

  • @Rudiboyx7
    @Rudiboyx7 Před rokem +12

    Xikmad iga yaabisay
    Ariga noloshiisa inta ka dhiman
    Wuxau ku nolanaya cabsi🤔 isagoo ka baqaya dhurwaaga kadibna waxaa cunayaba kii
    Racaayay ariga marka walaalkegiyow
    Ka digtonoow qofkastoo ad siisay kalsooni Aadna mooday
    Saaxiibkaaga isagoo cadawgaga
    Ah😔

  • @abdirizakjama8514
    @abdirizakjama8514 Před rokem +9

    First one
    Like saara muuqaalka
    صلا الله عليه وسلم

  • @Thesmallprogramer
    @Thesmallprogramer Před rokem +7

    UMADA ISLAAMKA MEEL WALBA AY DUNIDA KA JOGAN GUUL IYO GOBONIMO ❤ ALXAMDULILAH 🤲 ALLE AYA MAHADA ISKA LEH 🤲💕🙏💕ALL MUSLIM 💕🙏💕 (( ❤ ISLAAMKA ❤ ))

  • @dr.hassansalli8483
    @dr.hassansalli8483 Před rokem +7

    Hadda yaanyuur, lo'a iyo faras in marna la arooso (Freedom of Marriage), marna la dhaho anigaaba ah yaanyuur iyo faras (Freedom of Identity), marna la dhaho waaba caabudnaa (Freedom of Religion), Marna ay ku dhahaan lo'ada ma qalan kartid (Freedom of Belief) lee la yaabantihiine waxa soo socdo ayaa ka daran وَمَا تُخْفِى صُدُورُهُمْ أَكْبَرُ ۚ

  • @Ali34388
    @Ali34388 Před rokem +4

    Ilaahay khalqigiisa ayaydoonayaan inaybadalaan lacnatu alaah calaykum acuudubilaah yaahuu 🥲😱👎🏽

  • @amalmohamed928
    @amalmohamed928 Před rokem +1

    Mahadsanid ❤❤❤

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961 Před rokem +5

    Ilaahay hanaga badbaadiyo shartooda

  • @hodanh2669
    @hodanh2669 Před rokem

    Amin,ilaahay umad ka kharbadan haku badalo kuwan way iswaaleen, way kibreen markay nabad heleen iyo nolol Xanafi ka duldhacayn

  • @abdirisakalimj4351
    @abdirisakalimj4351 Před rokem +2

    Allaha idin ka badbaadiyo ummada soomaliyeedey dalkiina isaga soo laabta insha,allah

  • @user-zw6qp2tg7x
    @user-zw6qp2tg7x Před rokem +1

    Masha Allah ❤ wll qli

  • @cademarwaan1621
    @cademarwaan1621 Před rokem +2

    Cumar sxb waa wax iska fudud mukulaal ahay Haduu aniga idhaho shabaqa mukulaalha kuxareyn lahay walhi iyo Rashinka mukulaalha siin lahaay kkk

  • @user-mt4vp1fd6w
    @user-mt4vp1fd6w Před 7 měsíci +1

    Waxaan joogaa franch waxaan islahaa waxaa dhaama ingiriiska lkn markaan muqalkan arkay waan ka walaacay ilahay baynu ka magan galnay wixii xunba Alxamdulillh calaa nicmatil islaaam❤

  • @user-tn5ny2vc7h
    @user-tn5ny2vc7h Před rokem +2

    SUBHANNALLAH waxaan wa wax lala yaabo wax naafley ah oo kagu tilmaamikaro malahan balse baalayaada ay raadinayan wey arkaayan ALLAH shartooda hana xijaab

  • @user-tn5ny2vc7h
    @user-tn5ny2vc7h Před rokem +3

    Aamiin YAA ALLAHU INSHALLAH ALLE haino ga baadiyo muminiinta oo dhan gar ahan daadkena s

  • @hanefa283
    @hanefa283 Před rokem +1

    OKAY CEESAANTA COOWS HALOOKEENO MANA DIIDI KARO ALLAH NAGUMA SALIDEE

  • @ccmissyou4398
    @ccmissyou4398 Před rokem +3

    Aduunka wa dhamaad waxana so dhow yaboha xaqa ahay ee qof walbo alle aktisa jid u labto haka sameysto

  • @kingpower6909
    @kingpower6909 Před rokem +1

    Ilaahay ha bur buriyo

  • @xamzasheekhaxmedbaaruud
    @xamzasheekhaxmedbaaruud Před rokem +1

    Ilaahow nabadbaadi anaga iyo ubadkeenaba badwayn baan kujirnaaye.

  • @faraxabdiahmed6819
    @faraxabdiahmed6819 Před rokem

    Xasbuna laah wa nicmal wakiil ilaahoow owlaada noo xadid aamiin

  • @boono2912
    @boono2912 Před rokem

    Qurbaha ha ku guursan.
    Hadaad ku guursatid haku dhalin.
    Hadaad ku dhashid haku korin.
    Hadaad ku korisid waad ooyiye ilmada cesho

  • @xasanrikoor672
    @xasanrikoor672 Před rokem +1

    Inshaar qoraalka waaboobsiisay ee turjumaada

  • @aboubakaradan5785
    @aboubakaradan5785 Před rokem +1

    Mahadsanid 👍

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 Před rokem +1

    War yaab badanaa😱Dheregta, iyo nabada,barwaaqada, aya ka badatey markaasey kibreen, waasheen.Subxanalaah Aloow naga badbaadi shartan socoto.

  • @cabdiraxmaanyaquubcabdir-pj8tl

    Cumar inshaar walaal naagaha qaawan naga qari adoo mahadsan

  • @yacquublukasyacquubahmed9224

    Cumarow. Wllhi. Waan. Daawa daa. Mawduu walboo. Soo. Galizo. Lkn. Marka aan. Ka. Fikiro. In badan. Noloshyda. Yaran ty. Waxan. Jclaa inan. Shay ama. Wax. Aan. Nolo. Shyda. Ku. Horu. Mari naayo. Inaa sameeya. Hadan waa. Samee yay.
    Hada. Waxn. Ku. Fikirwyaaa. Inan. Ama. Wal wal. I. Soo wajaho. Waxan. Dhagays taaa. Mawduuc. Yada. Aad. Soo. Gud biso. Waana. Ku. Faaa I day. Waxana. Rajay. Naayaa. Inan. Kula. Kulmo anoo. Ku soo Garay. In sha allh😢😢😢😢😢

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 Před rokem +4

    ان هم إلا كالانعام بل هم اضل.

  • @raageson1040
    @raageson1040 Před rokem +1

    اللهم نج أولادنا

  • @faraxabdi3028
    @faraxabdi3028 Před rokem +3

    قال تعالى : انهم تحسب أن أكثر هم يسمعون أو يعقلون إن هم الا كالأنعام بل هم اضل سبيلا )
    Waxay rabaan inay wax walba inaga dhaadhiciyaal gaalo

  • @abdifaysal7292
    @abdifaysal7292 Před rokem +1

    Sadaqallaahu cadiim alle yidhi waa xoolo bal way ka liitaan

  • @queenmom12355
    @queenmom12355 Před rokem +1

    Walaahi.aad.baanimugoobay.caruur.ayaanstaa.torono.qofkasta.masooguurikaro

  • @aliafrika06
    @aliafrika06 Před rokem +10

    Aahey Ahlan wa sahlan Casriga Daanheerta waaye caawa Barnaamijka😂😂😂

  • @Samaale-vu6qh
    @Samaale-vu6qh Před rokem +1

    Waa Ummad habowday oo qiyamkii iyo miisaankii ay nolosha wax ku qiimayn lahaayeen ka lumay

  • @Teamtherapy
    @Teamtherapy Před rokem +2

    Alhamdulillah alaa nicmatii Islam 🤲🏽

  • @honeydahab4376
    @honeydahab4376 Před rokem +1

    Cajiiib
    Wali xaqiiq ayey raadinayaan sidan filayo.

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Před rokem +4

    Subxaanallah Acuudubillah Salamaad Minkuli Afaad😢😢💔💔

  • @najaxaxmed3015
    @najaxaxmed3015 Před rokem +1

    Is a serieous situation

  • @mohamedabdulle6621
    @mohamedabdulle6621 Před rokem +2

    Subxaanallah meeshi lagu halaagsamaayey ayaan joognaa allow naga samatabixi

  • @MohamedIbrahiim-rh1fn
    @MohamedIbrahiim-rh1fn Před rokem +37

    لكل شيء إذا ماتم نقصان فلا يغر بطيب العيش إنسان

    • @ahmednour6470
      @ahmednour6470 Před rokem +3

      هي الأمور كما شهدتها الدول، من سراه زمن ساءته الازمان😊

    • @abdirahmanabdullahi3077
      @abdirahmanabdullahi3077 Před rokem +3

      @@ahmednour6470 وهذه الدار لاتبقي علي احد ولا يدوم علي حال لهاسان

    • @zubeyrcade4892
      @zubeyrcade4892 Před rokem +3

      ​@@abdirahmanabdullahi3077أين الملوك ذوي التيجان من يمن وأين منهم أكاليل و تيجان

    • @younisyousophabdullh4628
      @younisyousophabdullh4628 Před rokem +3

      ​@@zubeyrcade4892أَتى عَلى الكُلِّ أَمرٌ لا مَرَدّ لَهُ حَتّى قَضَوا فَكَأنّ القَوم ما كانُوا

    • @mohamedabdirahman2409
      @mohamedabdirahman2409 Před rokem +3

      وَلِلحَوادِثِ سلوانٌ يُهوّنُها
      وما لِما حَلَّ بِالإِسلامِ سلوانُ

  • @maxamadmacalinciise7517

    Qalbigee kabukaan waxaan dhan waxaa keenay diin la aanta allaha nagudilo diinta islaamka aamiin

  • @yuusufiskudhuuq6599
    @yuusufiskudhuuq6599 Před rokem +1

    Noloshayda badashay ogansho🖐🖐🖐

  • @aayahajiilkaproduction4612

    Cumarow alle wuxu dhahay watilka ayaaman nudaawiluhaa bayna naas taas ayaacad inay dumayaan alle waxaan kabaryaynaa inuu inaga reebo sharkooda isha allaah subxaan allah

  • @MohaSalah-ki6io
    @MohaSalah-ki6io Před rokem +1

    Walal Cumar ogaansho kagiga

  • @zulthangoofane4827
    @zulthangoofane4827 Před rokem +2

    اللهم أعز الإسلام والمسلمين واذل الشرك والمشركين 🤲🤲🤲
    Waa in laga soo hijroodo wadamada reer galbeedka guud ahaan .

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 Před rokem +29

    OMAR INSHAAR 🎤✍️🤳💕🙏💕🇸🇴
    UMADA ISLAAMKA MEEL WALBA AY DUNIDA KA JOGAN GUUL IYO GOBONIMO ❤️ ALXAMDULILAH 🤲 ALLE AYA MAHADA ISKA LEH 🤲💕🙏💕ALL MUSLIM 💕🙏💕 (( ❤ ISLAAMKA ❤ ))

  • @WarsameAhmed-lk4sr
    @WarsameAhmed-lk4sr Před rokem +2

    Scw

  • @BileAxmedNuur
    @BileAxmedNuur Před rokem +1

    Wax aan jirin ayey isu sheegaayaan waxaan dhihi karaa waa wixii uu nebiyu allaahi maxamed scw uu inoo cadeeyey in lagu dayay doono gaaladaan haddii ay galaan god manso in laga dabo galaayo

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 Před rokem +4

    Subxaanal Allah Allow nabadbaadi

  • @nuxur6530
    @nuxur6530 Před rokem +5

    😂😂😂 qosol + layaab
    Ilaahow na astur

  • @user-fr7nf6wm1w
    @user-fr7nf6wm1w Před rokem +2

    Mohamed inshaar assalamu alaykum

  • @abuabu6253
    @abuabu6253 Před rokem +3

    Amiin yaarabi scwscw scwscw ☝️☝️🤲🤲 islam allhmdullha subhanallha allhmdullha Allahu akbar 🤲🤲🤲

  • @ahmedmohamud4294
    @ahmedmohamud4294 Před rokem +2

    Ilahayban idinku dhaarshe imika waxan maqlayo marunbaaa
    Maxaa lamooda in caruur yaryra kaftamayso oo tom and jerry ay soo dawadeen matalayaaan😅😅😅

  • @mohamedahmedraabi4540
    @mohamedahmedraabi4540 Před rokem +1

    Allaaha Naga Dhigey Muslim Ayaa Mahad Oo Dhan Iska Leh

  • @ilhanisha2813
    @ilhanisha2813 Před rokem +2

    Just Subxanallah 😌

  • @mohamedbashirmohamed7706

    M.a❤

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 Před rokem

    Reer galbeedka wadadii halaaga buu cagta saaray 💯✔️

  • @abdirisaqjacda9305
    @abdirisaqjacda9305 Před rokem +2

    Qawmu luudnimo iyo waxkastoo Allah necebyahy bay wadaan

  • @cabdirahmanibnumahad4822

    Wllo wad mahadssn tahay cumar inshaaar wllo bal arinkan faransiis ka so hadal

  • @halhaystv
    @halhaystv Před rokem

    Waa duni NEBIGEEDU Geeriyooday

  • @ahmed-abdirahman
    @ahmed-abdirahman Před rokem +2

    سبحان الله

  • @ogaal_channel
    @ogaal_channel Před rokem +4

    Allahu akbar ❤

  • @ahmedabdikadir5799
    @ahmedabdikadir5799 Před rokem +1

    Mahadsanid wll

  • @deeqoadan7439
    @deeqoadan7439 Před rokem +1

    Wow walii caad

  • @hawashireafrah5862
    @hawashireafrah5862 Před rokem

    Ilaahow Islaamka nagu dil,.

  • @falastinyusuf6062
    @falastinyusuf6062 Před rokem +20

    Mudanayal iyo marwoyin aniga waxaan ahay mukulal fadlan haley xushmeeyo
    😂😂heerkaas mey marooyaN cidihii....
    Subxanallah 😢

    • @usaame.1m384
      @usaame.1m384 Před rokem +3

      Yaanyow🐈😂 Aamus Biri Aa Helib kuu kenaa hee 😂🐈 Just it's joke

    • @RuwaydoCali
      @RuwaydoCali Před rokem +3

      Suaal caruurtaada mxaa u cunta 😅😅

    • @falastinyusuf6062
      @falastinyusuf6062 Před rokem +1

      @@RuwaydoCali xuquuqdeyda ku ciyaareysaa i xushmeey🤣🤣

    • @falastinyusuf6062
      @falastinyusuf6062 Před rokem +1

      @@usaame.1m384 I xushmeey waraa😀😀😀

    • @RuwaydoCali
      @RuwaydoCali Před rokem +1

      @@falastinyusuf6062 I aamin Ana CURIGI AHY🤣🤔

  • @ahmedwais1763
    @ahmedwais1763 Před rokem +1

    Aamiin

  • @Haarkujoog114
    @Haarkujoog114 Před rokem +1

    Cumar inshaar salan sare sxb.
    Waanad kumahadsan tahay soogudbinta barnaamijyada ugu muhiimsan dhacdooyinka kolba kasocda Carro edeg.

  • @yahyehasan5132
    @yahyehasan5132 Před rokem +1

    Omg 😱 waali way dhaftay

  • @shuweeriyaaxmed5988
    @shuweeriyaaxmed5988 Před rokem +2

    سبحان الله 😢

  • @AbdirahmanSulaiman
    @AbdirahmanSulaiman Před rokem +1

    Ustaad omar wlh I love you for the sake of Allah

  • @cabdifitaaxyare3323
    @cabdifitaaxyare3323 Před rokem +2

    Subhanalaah

  • @abdihakim391
    @abdihakim391 Před rokem +2

    Wacalaykuma salaam

  • @osmanibrahim3470
    @osmanibrahim3470 Před rokem

    SUBXAANA ALLAH
    Soomaaliyeey Caruurta Ilaashada