Muxuu Ninkaan u Noqday Geesi caalami ah?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Komentáře • 467

  • @mukhtarsaeedabdi9626
    @mukhtarsaeedabdi9626 Před rokem +79

    youtuberada soomaalida iminka jira youtube ka barnaamij qiima badan ma arag iyo waxyaabaha aan ka faa'iiday. Saaxiib guulayso adduun iyo aakhiraba.

    • @albaaniali7387
      @albaaniali7387 Před rokem +1

      Cumar inshaar ogaalka sahanka xogaha annaga borodhagshan an maracade show intaas ayaa Wax wanaagsan soo gudbiya CZcamsreska somaalida waa 50000 waana qashin

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 Před rokem +16

    Qowmaluud iyo wixii taageero Rabbi ha cadaabo aduun iyo aakhiro...aamiiiin

  • @user-yu6pn8qc7f
    @user-yu6pn8qc7f Před rokem +32

    Jumo kareem omer inshar ,dear brother O! Allah save us from the hell and enter us the paradise

  • @yaxyeibrahim7343
    @yaxyeibrahim7343 Před rokem +25

    Africa geesiyal ayaaa uso baxayo waana ku faraxsanahay

  • @mohamedamiin9719
    @mohamedamiin9719 Před rokem +97

    Macalinka indhaha ii furaY marna wllkey iga weyN Cumar inshaar allaha ku sharfo aduun iyo aakhiraba ❤

    • @ahmedbaraf8601
      @ahmedbaraf8601 Před rokem +1

      maskaxdada qof wax u shegay hawada siin qaybna qado qaybna adi ku fakar wall haddi kale aakhir wad is qarxin

    • @elahmedy8861
      @elahmedy8861 Před rokem

      ​@@ahmedbaraf8601 Qarax Maxa Mesha keenay Mise khanisyada laga hadlayad kamid tahay

    • @rahmamohamed5636
      @rahmamohamed5636 Před rokem +1

      @@ahmedbaraf8601 Haa benta ma aho wilkan walalken ah videos carabta buu noo soo turjumaa taasina aqoon ma aho Qof lagaga daysado 🙏🙏🙏

    • @mohamedyork7136
      @mohamedyork7136 Před rokem +3

      ​@@rahmamohamed5636dameeri dhaan raacday, cilmi carabi ku qoran hadii lasoo tarjumo soo aqoon maahan.

    • @elmi1426
      @elmi1426 Před rokem

      @@rahmamohamed5636 soo turjimada iyadaaba cilmi ah. mise prank iyo heblaa hadyad ii keentay bad madadaalo u taqaana. Prank inta daawan lahayd wax ku anfacaya baro.

  • @yahyamessi4059
    @yahyamessi4059 Před rokem +28

    Jumca mubarek sxb cumar inshar from 🇩🇯☪️☪️

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ Před rokem +5

    Barakow wll cumar waxyaalo bdn oon kaa faa'iday ayaa jira xaqiiqaduna waa lama huraan muslimiinta alle ha ciseeyo meel ay joogaanba gaalanadana alle ha duleeyo.

  • @hassanabdisamed6843
    @hassanabdisamed6843 Před rokem +9

    Mahadsanid Walaalkeen omar inshaar xaqiiqdi waqtiga aan firaaqada hayo Ogansho iyo Podcast-yadada ayaan wax ka faaideystaa.
    Alle haku sharfo Qof Akhlaaq iyo Diiniyan udhisan ayaa tahay❤

  • @abdullealiayaanle3902
    @abdullealiayaanle3902 Před rokem +6

    Guulaha an xaqiiijiayya 2019 ayan si doos ah u bilabay dhagaysika mowducayada ogansho waxana xaqiijiayya guulo $ badan oo hanti ah markan ka xorobay gumaysiga shaqalaysiga margan samestay shirkad iigar ah tnks omar inshaar

  • @khadiijoxuseen5497
    @khadiijoxuseen5497 Před rokem +11

    wcs ustaad cumar jumca la mid ah mowduuc muhiim ah
    horay usoco Allhna ku barakeeyo labadaarood waalidkaaga iyo intii kugu soo dadaashy allh qeer fara badan haku abaal mariyo👍

  • @nadiirolaad9134
    @nadiirolaad9134 Před rokem +23

    Jumce Karim 🕌🕋

  • @awliyosporttrainer3615
    @awliyosporttrainer3615 Před rokem +21

    الحمد لله على نعمة الاسلام والمسلمين ❤

  • @markaawi750
    @markaawi750 Před rokem +7

    MASHA ALLAH WAX BADAN AYAN KAA FAAIDNAY ALLAH HAKU BARAKEEYO USTAAD ALI INSHAAR

  • @IsmaaciilIbraahim-ow9dx
    @IsmaaciilIbraahim-ow9dx Před rokem +17

    Ogaansho legend 🎉

  • @Qeybdiid25
    @Qeybdiid25 Před rokem +4

    waagii ay rer galbeedku talin jireen wuu soo dhammaadey cumaroow

  • @kingmoha8874
    @kingmoha8874 Před rokem +3

    Macalinka nolasha wax badan i fahansiiyay noolow sxb waa maalmo duniduye alle ha ku garabka galo ❤️❤️🙏

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 Před rokem +3

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ماشاءالله تبارك الله جزاك الله خير وبارك الله فيك يا رب العالمين
    الله يحفظك يا رب العالمين

  • @Shakir-ali581
    @Shakir-ali581 Před rokem +40

    Eeg xuquuq insaan baanu ilaalinaynaa bay leeyahay Hadana waxay kaqayb qaadanayaan Dabargo a insaanka😢

  • @iloveallah8618
    @iloveallah8618 Před rokem +4

    Jumco wng zn
    Manata waa Jumco
    Aan ku salino nabigeena maxamed scw ❤❤
    اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا ه❤❤❤

    • @kheertoalinuur7084
      @kheertoalinuur7084 Před rokem

      Sallaahu calleyhi wasallam Sallaahu calleyhi wasallam Sallaahu calleyhi wasallam

  • @caashaxasan156
    @caashaxasan156 Před rokem +14

    Wcs wllky ❤
    Horey usoco 🎉
    Waa maalin jimce wa inaan nabiga Ku salinaaa scw scw scw ❤❤

  • @cabdisalaancabdullahiosmaa324

    Ustaad omar :dhibaatada musliminta itobia kasoo hadal please

  • @mohamedadan7815
    @mohamedadan7815 Před rokem +5

    وعليكم السلام اخي الكريم اسطوره والله
    Jumco wanagsan lamid ah 🕯🤍🥀✌🔥🤚

  • @cabdicasismusic9530
    @cabdicasismusic9530 Před rokem +8

    2019 ilaa hada waaan ku xidhan ogaansho insha laah 1m waan gaadhi doonaa malin dhow

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 Před rokem +3

    Landhere landhere dhly Museveni greetings from my second home Uganda 🇺🇬🙌

  • @idil5758
    @idil5758 Před rokem +4

    İmisaa ogaansho ilaa 2017 ku xidhnaa alle janatul firdowsa ha geeyo.

  • @omarmohamedmaow5225
    @omarmohamedmaow5225 Před rokem +4

    Absolutely musavani🇺🇬✊🏽

  • @MayaMidkle
    @MayaMidkle Před rokem +30

    My bro ogaansho I hope you ,u r fine when I joined your channel since 2019 I stopped everything making me fail

    • @baaziyare
      @baaziyare Před rokem +7

      Sxb mesha somali aya jogto afkaga ku faan

    • @Safaricom_
      @Safaricom_ Před rokem +1

      @@baaziyare 😂😂😂

    • @mohamedaliibrahim400
      @mohamedaliibrahim400 Před rokem

      ❤❤❤❤

    • @ahmedabyn3346
      @ahmedabyn3346 Před rokem

      Mosavina is the president of Uganda no Matter Europe or America dislike home or not only words with no action

    • @mariahappy9532
      @mariahappy9532 Před rokem

      "Walaalkayga ogaansho waxan kurajayna inaa fiican tahay laga bilaabo 2019 ilaa hadda markan kuso biiray channelkaaaga waxaan joojiyay wax walbo iga dhigayo guuldaro"haddii aad sidaa dhahdo maceeba!!!

  • @ahmedabdirizak9031
    @ahmedabdirizak9031 Před rokem +14

    Geesinimo 😊
    Waxaase layaab leh
    Waxa Soomaalida loo dhiibayo
    30% Dumarka iska😂leh
    Dunida kama dhacdo
    Waxaana lala Dagaalmayaa Qoyska, si Soomaalida loo Dabar gooyo
    Illahow hana ceebayn

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 Před rokem +4

    Great 👍 President of Uganda 🇺🇬 👏 👍

  • @eidsheekh3025
    @eidsheekh3025 Před rokem +2

    Xasan sheekh haduu odhan lahaa itoobiyaana iyo Kenyaanka haduu ciidamadooda kasaari lahaa walhi halyay ayaan uqoonsanlahaa waana aaminsanahay inuu samayn karo

  • @daahirmursal638
    @daahirmursal638 Před rokem +6

    Anigu waxan ku nolahay wadanka uganda hadii aanu ninkani madaxwayne ka ahan lahayn soomali kuma nolankarteen

  • @bishaaroiyodigniin8962
    @bishaaroiyodigniin8962 Před rokem +14

    Inkastoo uusan muslim ahayn, Museveni wuxuu qaatay go'aan adag oo ay xitaa aanay ku dhiirran karin qaar badanoo madax muslimiin ah sheegta. Wuxuu ilaaliyay dhaqanka toosan ee waafaqsan abuurista ALLE ee bini'aadamka kaasoo dad badani ay ka riddoobeen.
    Shukran walaal Cumar...

  • @laylahaji1626
    @laylahaji1626 Před rokem

    سبحان الله
    Gaaladii ayaa fahmeen
    Muslimiiintana wayfahmiwaayeen

  • @batranguhad1292
    @batranguhad1292 Před rokem +66

    One love from wajir

  • @Kheyr_show
    @Kheyr_show Před rokem +1

    Dhaqan xun ee dunida ka socda Allah ciidan kiisa wa qof Walba Muslim AMA gaal Allah ka furtay alx abooda Allah aya dunida ka shaqeya ❤❤ oo kaliya alx

  • @Calyaa21
    @Calyaa21 Před rokem +7

    My fav. youtuber... ❤

  • @doone9873
    @doone9873 Před rokem +1

    Wa geesi gesi dhalay wa nin raga long live Uganda country and his people too

  • @AdliJoiisk-ed1qw
    @AdliJoiisk-ed1qw Před rokem

    Asc Walaal cumar ilaahey dambigaga hadhaafo naxariistiisana haku siiyo.
    Janatul firdowsul aclaa alaha ku galiyo.
    Sheydaanul insiga hadalkiisa yuu ku murjinin hana isku deynin inaad qanciso..
    Annagaa walaalahaaga ah mrwalba.

  • @wuruudharun2223
    @wuruudharun2223 Před rokem +4

    Hormar wacan wlal

  • @dekoaxmet6615
    @dekoaxmet6615 Před rokem +4

    Ustaad geography ga noo soo badi🙏

  • @mubaarakmogadishawi
    @mubaarakmogadishawi Před rokem +1

    Mahadsanid ustaad cumar inshaar

  • @maxamadking6844
    @maxamadking6844 Před rokem +4

    Cumar inshaar

  • @abshiribnuxariir75
    @abshiribnuxariir75 Před rokem +2

    Dhibaatada ugu weyn ee maanta bulshada Muslimka ah haysataa, ma aha cadaawaha dibedda kaga soo duulay aragti ahaan iyo awood ahaanba, ee waa xubnaha Islaamka sheeganaya ee ay ku dhex abuureen ee iyaga oo ashahaadana haddana diintii faddadaynaya, waranka cadowgana caaradiisa ah.

  • @umcadil5660
    @umcadil5660 Před rokem +1

    ماشاء الله تبارك الله فيك

  • @axmedcabdi1652
    @axmedcabdi1652 Před rokem +11

    Mowqif aad ufcn bu ka istaagay arintas wana In lagu daydaa💪✅️

  • @siciidabdulaahiabdi6645

    Mashaa alaaah wll ogaansho , hadalka ah in Abey Ahmed u budhburinaayo masaajida , ma ahan , ee waa qorshe uu madadoh , madaxwaynaha , kilarka Oromada u taliya , baaa wuxuu wadaah qorshe ah iska horkeenka diimaha si Abey Ahmed , arimihiisa siyaasigaa ee Asaga maamul ahana ugu soo socda , ay jilaafo ama caqabad ugu noqdaan xalintooda dadkaaaas , .

  • @AbrahamMocalim
    @AbrahamMocalim Před rokem +3

    Wllo kusali rasuulka scw

  • @abukarjekey1485
    @abukarjekey1485 Před rokem +41

    Uganda 🇺🇬 anaa joogo walhi cadaaanka wuu ka qeylisiiyay ninkaan caadi maahn😂😂😂😂

  • @Diini320
    @Diini320 Před rokem

    Sifiican
    Ayaad noogusoodhigtay szb
    Alaah hakusiyaadsho aqliga iyo aqoontaba

  • @user-yo3ug6ot7e
    @user-yo3ug6ot7e Před rokem

    Ustad cumar inshaar waxad tahay macalin aad u wanaagsan ilaahay ha kaa abaalmariyo wax fiican baad soo gudbisaa

  • @AbdulwsaAdem
    @AbdulwsaAdem Před rokem

    ❤❤الحمد الله تبارك الله وبركاته اخي الفاضل جزاك الله أ الله أكبر

  • @Abdi4455t
    @Abdi4455t Před rokem +1

    ustad barnamijyadii asbuclaha aha mxa ku dhacay

  • @saajidsalad7217
    @saajidsalad7217 Před rokem +1

    Big love from kismayo

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 Před rokem +2

    .jumco.maubaarag.waligeey.ayaan.ku.saari.jiray.like.waan.ku.taageraa.alle.haku.barakayo

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 Před rokem +1

    🎉🎉🎉 all Africa wa in ruushka la heshiyaan weligi dagaal iyo gumeesi kuma qaadin lakin ingaris iyo America Africa we dulmiyen gumesten jabkoda iyo baaba,oda wa ruushka lala saftaa

  • @abdimaxumed5929
    @abdimaxumed5929 Před rokem +1

    Alaahu akbar

  • @fahadaliii5897
    @fahadaliii5897 Před rokem +1

    Alxamdulillaah Alxamdulillaah allahu Akbar Allahu Akbar ☝🏼

  • @mohankk0015
    @mohankk0015 Před rokem +24

    One love from Garissa ❤

  • @rashiidmaxamed234
    @rashiidmaxamed234 Před rokem +1

    Ustaad Please kelmeda YACNI inaga yaree thanks

  • @xuseenfadal
    @xuseenfadal Před rokem +1

    Mahadsanid walaal cumar, horey usoco 💙

  • @adenharedomar9310
    @adenharedomar9310 Před rokem +1

    Bal eeg wallahi wa nin raga markaad tahay qof damiir leh kuma xidhno innaad tahay muslim iyo gaal

  • @aliisse7134
    @aliisse7134 Před rokem

    Samee waxay dadku rabaan dhowrjeer baad ku cel celisay lkn wax kasta ood samaynaso xaqa ugu hiili ilaahayna khayr kaga raad so carabta ood istusto illaahay baa ka wayn

  • @abdulleelmiabdirahman9080

    Jahilyahow Somalia waxana ma lagu bahno hadey sameyn lahayen xasan shikh kwrn kulahaa ma uganda oo galo ah nagu qalde Yaab

  • @rugsanofficialchannel9369

    Ustaad waan ku salaamay jumma mubaarak

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 Před rokem +3

    Isagoo Gaal ah ayuu intaas garty cajiib 😮😊

  • @FatimaALI-su2db
    @FatimaALI-su2db Před rokem

    Acuudubillaahi Minashshayttaani Rajiim.Madaxweynaaha Ugaandha ,Alla waxaan ugu Baryaa inuu soo Hanuuno,oo Diinteena Muslimka nagu soo biro.

  • @sacdiyaugaas2062
    @sacdiyaugaas2062 Před rokem +1

    اللہ اکبر

  • @xudayfacnaasirmalik7859
    @xudayfacnaasirmalik7859 Před rokem +2

    Qalbiga anigo kugu haaya youtube so gale vidoeganana iigu horeeyay👍

  • @molil3853
    @molil3853 Před rokem +1

    4sano muqaldada Hal Ima Dhafin Ogaaansho isthe best walhy ada CZcams nagu haya

  • @badhbaadhdeliverysweet3891

    Masha allha ❤

  • @rahmacawil977
    @rahmacawil977 Před rokem +3

    Madaxda soomaaliyeed ayaa Ka mudan❤

  • @abdimaxumed5929
    @abdimaxumed5929 Před rokem

    Haa itoobiya muslimka ayaanta weydhibeen ee alaha kaqabto

  • @admandalmar854
    @admandalmar854 Před rokem

    Ogansho the best journalist

  • @laylahaji1626
    @laylahaji1626 Před rokem

    MashaAllah

  • @cabdicarabcabdi8245
    @cabdicarabcabdi8245 Před rokem

    Thanks omar inshaar

  • @mawliidcabdiqaadir2382
    @mawliidcabdiqaadir2382 Před rokem +11

    insha allah madaxwayne farmaajaa arinkaa samaynaya markuu kusoo noqda madaxnimada oo eryaya gaaladaa madaw ee somalia joogta ❤
    omer inshar mahadsanid sidaad hurdada nooga toosisid

    • @HaazMan-fw3ju
      @HaazMan-fw3ju Před rokem +2

      Shantii sano hore muxu u samen wayy mise farmajo kale a imanayo😂😂

    • @Ezy15311
      @Ezy15311 Před rokem

      @@HaazMan-fw3ju 😁😁😁 Dee dani iyo moryantii badbaado Qaran ayuu ka shaqayn waayey

    • @mursalcismaan7692
      @mursalcismaan7692 Před rokem

      @@Ezy15311 yaa ayagii ka celinaya ,saw ma joogaan?

    • @Aries22391
      @Aries22391 Před rokem

      ​@@Ezy15311 CBB nimadada waxay ku marsineysa inad dhahdid ragas aya ka hortaagna inu intaas sameyo mise isaga ayey dalkoda iyo guryahoda ka joogi wayeen ma ilowday inu udiiday inay diyarado racan xita ader ninki ku bahdila xabada dabada laga galinaya ❤

    • @Ezy15311
      @Ezy15311 Před rokem

      @@Aries22391 Hhh farmaajo nin sharafleh uu ahaa lkn waxay isku dayeen inay mucaaradaan ninka hada madaxwaynaha ah waakii lahaa ciidankii eretariya waa lagatay midka nisa joogana waakii lahaa 193 baa kasoo hartay Badbaado Qaran mooryan inay yihiin cid walba og ee taageernimo ama qabiil ayaa kudifaace oo indhaha kaa xiray

  • @idilkhalif5957
    @idilkhalif5957 Před rokem

    Truly waa helyay thanks for sharing wll!

  • @adenharedomar9310
    @adenharedomar9310 Před rokem +1

    Insha allah marku Farmaajo soo noqdo ayaa arinta la samayn kara inta ka horaysa wali ma hayno siyaasi kale

  • @Gantling
    @Gantling Před rokem +1

    Cumarow wll dhalin badan ayaad role model u tahay horse usoco

  • @p4youday550
    @p4youday550 Před rokem

    Ogaansh iyo wabeeri media waa laba nin een somali CZcams ka dawado

  • @maxaadpaypal
    @maxaadpaypal Před rokem

    Macalin aktayada sharaf baa ka leedahay iyo ilahaay aktiisaba iyo qofkasta oo caqli leh laakiin aadbaa uuga xumaaday markaa doqonkaa dirisle aad is tidhi u caqli celi wallahy so angry qof alle karaameeyay ayaa tahay waxan mar danbe ha inagu soo hadal qaadin ama ha isku xaaro ama tolkiisa ha fara xumeeyo dadkan runtaa dhibta laba kilib oo uusan u qalmin oo aanaga wax natari lahaa aad noogu faaideen lahayd oo just isagoo ah aanu daawan lahayn ayaa isaga ku khasaarisay sidaaS waxaan uugu hadlayaa yacnii ninkaas qaabkuu usoo jawaabay qofkasta oo caqli leh waa fahmaa 👋⚠️

  • @zahradahir2811
    @zahradahir2811 Před rokem

    Dhulka alle ha lajaro qumu Luud iyo waxi muslimak naceb

  • @addeecabdihassan6557
    @addeecabdihassan6557 Před rokem

    Walaalow Xildhibaano Soomaaliyeed ayaa u dooda Qaanuunkaan qowmaluudka dowladdu iyo shacabka Soomaaliyeed kama hadlaan,kuwa u ololeeya ee xildhibaanada ah lama xirin lamana cambaareyn.

  • @khaledobsiye
    @khaledobsiye Před rokem +3

    الحمدلله على نعمة الإسلام

  • @sharifmohamed5992
    @sharifmohamed5992 Před rokem +1

    Nin adag‼️

  • @ismailmahamuud
    @ismailmahamuud Před rokem

    M.a macalin

  • @alhamdulilaahalluakbar595

    Waa run Wlhi Waa cudur dawo ayay u bahan yihiin

  • @SaadaqALLIReermagaaal-ru9zp

    Wlhi ustad dhirigilin dhanka dhalinta ubahan nhy

  • @fatushbabe5135
    @fatushbabe5135 Před rokem

    Perfect said musevani 🥰

  • @mohamedelimiali9738
    @mohamedelimiali9738 Před rokem

    Waa islii leyehiin qamarada madabeyay iyo reer gelbeedka

  • @ahmedalielmi1457
    @ahmedalielmi1457 Před rokem

    Gulayso wll cumar inshaar🫡🫡🫡

  • @Gamer-oz6vt
    @Gamer-oz6vt Před rokem +2

    Yacni love isaara 😊

  • @hodanxuseyn2284
    @hodanxuseyn2284 Před rokem

    ASC. AKHLAAQDII BAY SIDII DHARKA USIIBEEN.

  • @taataa5224
    @taataa5224 Před rokem

    SRCS KASOO HADAL USTAAD +SXB🙏❤🇸🇴🇹🇷

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 Před rokem +2

    😮😮😮 Omar inshaar walaal mahadsanid dirisle danbo haba ka hadlin Uma qalma qof modid ma ahan asaga adiga wa isiman tihiin xumaan dagaal xun rabaa dadka idin bartaan dhanka xun dacaayad mowducyada kale wado taariq we qoresa Nin tiin abuurtey ki timir abuurtey

  • @hassanfaisal2148
    @hassanfaisal2148 Před rokem +1

    Alle haku xfdo

  • @mukeeyle
    @mukeeyle Před rokem

    Thanks brother wanaaga aad soo gudbineyso

  • @xanaancabdi9984
    @xanaancabdi9984 Před rokem

    Wlhi wan jecelahay hadaladaada wll😢❤❤noolow❤❤

  • @baastoowali5038
    @baastoowali5038 Před rokem +1

    Wcs wll cumar inshaar❤❤❤

  • @AbdinaaserAbdiHajiSaeed-qr2of

    WAar sxb adoo raali ah fadlan ka hadal ragii wax ku oolka ahaa sida SIILAANYO , SAYIDKII MAXAMED CABDALLE XASAN , CABDI QASIM SALAAD XASAN FARMAAJO dabcan dhaliil ahooda iyo wax tarkooda ba ka sheekee