Rahma hassan feat Mahamade _kacni silalo ( Official clip ) Afar song 2024

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 01. 2024
  • Ereyada : houmad barre
    Laxanka : zanka on the beat
    Music : zanka on the beat
    Video : Ahmed Bigayz
  • Hudba

Komentáře • 681

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Před 5 měsíci +8

    Heesha waxaa ka macan Quraanka Allah yaa igu raacsan ☝️ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @All-Anime15
    @All-Anime15 Před 5 měsíci +6

    Xabib kena maxamed igula sali ScW❤

  • @Yahyeabas
    @Yahyeabas Před 5 měsíci +3

    Viva Our People of Djibouti Ciisa et Afar 🇩🇯💙

  • @user-ze5su9sc9o
    @user-ze5su9sc9o Před 5 měsíci +7

    Somaliyey aflagaada jojiya.
    Afka ay ku heesan waa af cafiriweyeen wa luqada Djibouti kamida Marka waha raba ina afarta ihtiramtin li’ano waa luqada reer Djibouti kamida. Please have respect for our neighbors Afar people svp respect nos voisin les Afar. We are Djiboutian people and we respect our brother Afar people and Arabic because we are Djiboutian and we live peace together. Salam caleykum

    • @user-qs5cd4gi3v
      @user-qs5cd4gi3v Před 5 měsíci

      👍Belle chanson! Je suis un djiboutien/somali et je suis contre la division djiboutienne. Pour les gens qui veulent semer la zizanie entre les ethnies djiboutiennes, je leur citerai seulement la device djiboutienne: *"UNITÉ, ÉGALITÉ, PAIX!"*

    • @user-ze5su9sc9o
      @user-ze5su9sc9o Před 5 měsíci

      Bien dis ce ça et honnêtement les afar ce sont nos voisin et il sont plus proche pour nous les eux et on dois être proche à nos voisin snn bien dis honnêtement

  • @hatethatiloveyou7939
    @hatethatiloveyou7939 Před 5 měsíci +4

    Djibouti dad qalbi wanaagsan so dhaweenta ku wacan
    Gudaha dalkiina idinka salaamayaa 👋 👋 👋 👋
    Specially #Quartier_4

  • @abdiyare6794
    @abdiyare6794 Před 5 měsíci +6

    Somali ayaan u maleyay wa so lugo ay

  • @mohamedzaak3928
    @mohamedzaak3928 Před 5 měsíci +5

    Yaa somali ah oo moday hees somali ah second time I listen I knew it was afar song,,, wallahi canfar waa somali naga dhuntay

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 Před 5 měsíci +2

      H.wse hanagu so dhisin Adoontas Xabashida iyo oromada kuhoosnol wtf 💀

    • @Miimkingdom
      @Miimkingdom Před měsícem

      @@sHimaaLi_x1 😂😂😂 Haa lakn wax wax Lee isku eegnayhy, inta bdn wa kala duwanhy

  • @bashiirkenedi8058
    @bashiirkenedi8058 Před 5 měsíci +3

    Rahma hasan waa Another level fananinta dhigeeda way ugu horysaa Cod Qurux Heeso Kala Duwan

  • @Suha-hu6oq
    @Suha-hu6oq Před 5 měsíci +2

    My sister Raxma xasaneey waad nuuraysaa👌👌👌❤❤❤👊👊👊🥰🥰🥰👏👏👏💞💞

  • @edilosman6145
    @edilosman6145 Před 5 měsíci +4

    Heestaan af soomaali ha lagu soo badalo yaa igu raacsan is mujiya hee❤🎉❤❤

  • @Samira-ou2ru
    @Samira-ou2ru Před 5 měsíci +2

    Anihay nos deux légendes.
    Keep shining ❤️

  • @Halgan396
    @Halgan396 Před 5 měsíci +11

    Soomalay aflagadada jojiya afkani wa afafka jabuuti laga hadlo mid kamida wana qoomiyada canfarta ixtiram ku fadhiya qolka

    • @ANSUFATHI10
      @ANSUFATHI10 Před 5 měsíci

      FUCKING the afar she is somali gril no afar only somali🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @user-ze5su9sc9o
      @user-ze5su9sc9o Před 5 měsíci

      And when your rapper sing in English they are English.
      That why Somalia are kill each other for more that 30years old

    • @user-ze5su9sc9o
      @user-ze5su9sc9o Před 5 měsíci

      @@ANSUFATHI10and when your rapper rap in English, they are English?
      That why Somalia kill each other for more that 30 years. Broo we are Somali from Djibouti and we respect our neighbors Afar

  • @Suha-hu6oq
    @Suha-hu6oq Před 5 měsíci +3

    I love you rahma waan ku jeclahay walaashayeey

  • @Teamazadhagio27128
    @Teamazadhagio27128 Před 5 měsíci +7

    intaan waxba ka fahmin seetihiin😂❤😂

  • @ibrahimhachi
    @ibrahimhachi Před 5 měsíci +1

    Waaw best song afar 2024 waan ka helay keep goooooo xasiidku dariga hajiro💯❤🤪

  • @user-qn1qz6qh7f
    @user-qn1qz6qh7f Před 5 měsíci +3

    Aniigu horan uu sheegay labada qof ee dadka beat iyo codka ka walaaya kuna heesaya hees alaale iyo heesta ay doonaan waa rahma iyo qamar war been miyaan sheegaay❤

  • @All-Anime15
    @All-Anime15 Před 5 měsíci +5

    Qofkan Comment geyga akhtinayow sthay wll❤

  • @HornHelp
    @HornHelp Před 5 měsíci +5

    Canfarta iyo soomaalidu waa walaalo

  • @GuulleedCawaale-jj1lv
    @GuulleedCawaale-jj1lv Před 5 měsíci +46

    Rahmo Hassan keep going my sister 💓💓💙💚💚

    • @saraalli612
      @saraalli612 Před 5 měsíci +2

      1:46 💙💚💚😅

    • @kassimmohamed-yf8dy
      @kassimmohamed-yf8dy Před 5 měsíci

    • @HiboMalaaq
      @HiboMalaaq Před 5 měsíci

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ​@@saraalli612

    • @AsmoFf
      @AsmoFf Před 4 měsíci

      ❤️❤️❤️❤️❤️😍😍😍😍😍😍

  • @ebrahimabdella2067
    @ebrahimabdella2067 Před 5 měsíci +2

    mahamade and rahma hasen amazing music keep going

  • @user-on7ok4zw9h
    @user-on7ok4zw9h Před 5 měsíci +1

    Mansha Allah rahma hassan keep going my sister, hore u socona sido kale 👍🙏👏.

  • @user-qk6cj4dq1w
    @user-qk6cj4dq1w Před 5 měsíci +11

    Waw I don't understand but it's amzing

  • @mariyashine4720
    @mariyashine4720 Před 4 měsíci +3

    Xamo ilyaaz yuusuf
    City burco one love ❤️

  • @harunhashi5365
    @harunhashi5365 Před 5 měsíci +2

    Af maymayga waad ku wacantahay Rahma keep going

  • @zafiiiira
    @zafiiiira Před 5 měsíci +2

    Waa heestee

  • @quwehappayi
    @quwehappayi Před 3 měsíci +3

    Waw raxma cadayee ❤❤

  • @wayelkafaid6215
    @wayelkafaid6215 Před 5 měsíci +2

    To the cameraman you hold one's breath, when all faculties converge to capture fleeting reality. It's at that precise moment that mastering an video becomes a great physical and intellectual joy. The edition part from 1:42 to 1:47 super class
    VIDEO: 💯
    SONG: 💯
    EDITING: 💯
    Lyrics 💯
    Vocal 💯
    Rahma & mahamade keep going

  • @Nadiirocabdirsaaq
    @Nadiirocabdirsaaq Před 3 měsíci +5

    اشتقتلك لك رحمه ❤

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před 5 měsíci +4

    : ♥️boqorada qoraalkayga aqrinaysa nafta ku baahan😂😂💔🥺😂❤❤❤❤😮😅❤

  • @Laboratoire35
    @Laboratoire35 Před 5 měsíci +1

    Tres belle chanson, bravo aux jeunes artistes talentueux. Vive la Djiboutanité❤❤❤

  • @user-yd2eb4bw8u
    @user-yd2eb4bw8u Před 21 dnem +1

    ❤🎉❤❤❤🎉Mahamade au Rahma

  • @taamirhashi5978
    @taamirhashi5978 Před 5 měsíci +2

    Raxma hassan waligay ma arag qof ka cod qurxoon
    Allah fanka haka madoobeyo 🤲
    Wa cod khyr iyo quraanka logu tala gale

  • @bahjaahmed727
    @bahjaahmed727 Před 5 měsíci +2

    Mahamade et Rahma nice afar song ❤❤❤👌👌👌👌

  • @abdikadirfarahateye6648
    @abdikadirfarahateye6648 Před 5 měsíci +4

    Qalbi basa ka fahmey

  • @moxamedabdi6407
    @moxamedabdi6407 Před 5 měsíci +2

    IfAhsisaya wacan

  • @Positive_Vibes707
    @Positive_Vibes707 Před 5 měsíci +1

    Kaxxam siinik meqe both of ya ❤😊 keep it up guys

  • @cushitic173
    @cushitic173 Před 5 měsíci +2

    afar somali cousins blood from egypt

  • @AbdiwaliH
    @AbdiwaliH Před 5 měsíci +4

    eleyn sidan ayay dareeman markay gaalada heesahena daawanayan😅😂

  • @user-io9mq3fh9o
    @user-io9mq3fh9o Před 5 měsíci +2

    Wow 😲😳

  • @zihutunderwood7937
    @zihutunderwood7937 Před 5 měsíci +1

    Beautiful Afar song… amazing

  • @adarosmanahmed5635
    @adarosmanahmed5635 Před 4 měsíci +1

    Wa hees macaan oooo

  • @ADOONKIIRAXMAN
    @ADOONKIIRAXMAN Před 5 měsíci +3

    Rahma iyo mame mxaad samayseen wow dab iyo holac 🔥

  • @ahmadyusuf3360
    @ahmadyusuf3360 Před 5 měsíci +2

    Luqdan afar Miya somalia ine yihin uma qabi jirin afart ethopian malyn jiry😊

  • @choueibhassanchoueibhassan8045
    @choueibhassanchoueibhassan8045 Před 3 měsíci +3

    Rahma keep going m'y dhiiga

  • @anasyasirfathi
    @anasyasirfathi Před 5 měsíci +2

    🤞🏼🇩🇯 les enfants du pays ❤

  • @MaarkeOffical
    @MaarkeOffical Před 5 měsíci

    Wow this is one of my favorite afar song ❤ 🎵 🎉

  • @MaryanAbshir-bd3es
    @MaryanAbshir-bd3es Před měsícem +1

    Fanaanadeeda horay usoco

  • @user-nl1zk9tb9f
    @user-nl1zk9tb9f Před 5 měsíci +1

    Kipp going my favorite Djibouti avant tout 🎉

  • @abdirahmaancartan7237
    @abdirahmaancartan7237 Před 5 měsíci +2

    Rahma qof ka cod mcn fanka kuma arag

  • @farhanarasaras2776
    @farhanarasaras2776 Před 5 měsíci +2

    Rahma mahamadeh faire nous notre chanson afar j'aime afar I love you afar ❤❤❤❤

  • @abdillahialiabdillahi
    @abdillahialiabdillahi Před měsícem +2

    ❤❤❤Rahman

  • @maxamedfoosi5544
    @maxamedfoosi5544 Před 5 měsíci

    Woooow ❤❤❤❤❤ raxmadayda cashaqa

  • @ayanahmed9845
    @ayanahmed9845 Před 5 měsíci +2

    Waaw beautiful song,although I don’t understand the meaning ❤️‍🔥❤️‍🔥🥰🥰🥰keep going Raxma ❤

  • @user-yx2nu1db7g
    @user-yx2nu1db7g Před 5 měsíci +1

    Imika SI toos ah codkaagi igusi dhadhamay Ina Hassan ❤

  • @apdisamedkhadar3515
    @apdisamedkhadar3515 Před 5 měsíci +2

    🔥🔥

  • @Laylaabdullahi12312
    @Laylaabdullahi12312 Před 5 měsíci +1

    RAXMA XASAN QUEEN KA COD KA AYAA tahay maasha Allah illahay haku brakeeyo aamiin aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mahamadhagayo8162
    @mahamadhagayo8162 Před 5 měsíci +1

    kaxxam meqe gada, macamade ke racma casan ani hay. les vrai djiboutienne doit chanter ainsi ❣❣💖💖

  • @hoodoaxmed3516
    @hoodoaxmed3516 Před 5 měsíci +4

    Markay tiktok kaso qaraxdo inta laga so qato uunban iska so dubaya😂🖐

  • @MouadYassin-lx3sl
    @MouadYassin-lx3sl Před 5 měsíci

    Rahma hassan wan ku tagera walhi ❤ wan ku xiseya

  • @user-tc9oo4bn6z
    @user-tc9oo4bn6z Před 5 měsíci

    Wow ani hestaan wan kuheystaa ❤❤❤❤

  • @adarosmanahmed5635
    @adarosmanahmed5635 Před 4 měsíci +1

    Rahmaay ikaalay Ana Ku jecel wallaaahi hayableh ayaan Ahaaday

  • @saidmohamed1675
    @saidmohamed1675 Před 5 měsíci +2

    Respect laba legend 🔥

  • @ayuuptimir1526
    @ayuuptimir1526 Před 5 měsíci

    Hees way dhaaftay ❤🎉🎉🎉

  • @user-uk2ji1oc7v
    @user-uk2ji1oc7v Před 5 měsíci

    Keep going my Sister ❤

  • @mahadoabassmahado1368
    @mahadoabassmahado1368 Před 5 měsíci

    Waw machaallah magnifique ❤❤❤

  • @user-ez5tz6xw6m
    @user-ez5tz6xw6m Před 5 měsíci

    Geenyada__jabuuti😮🤞
    Keep goin my sis

  • @HASHIMSADIQ
    @HASHIMSADIQ Před 5 měsíci +2

    AFAR LANGUAGE ❤

  • @user-bs1wk8jc9b
    @user-bs1wk8jc9b Před 5 měsíci

    Machaallah ni mahamade kee rahma ❤

  • @ebrahimabdella2067
    @ebrahimabdella2067 Před 5 měsíci

    firing music..keep going mahamadi and rahma

  • @user-th1fl1zs5z
    @user-th1fl1zs5z Před 5 měsíci +2

    Macha allah ❤❤❤ très belle chanson

  • @CapitaineisBoot10
    @CapitaineisBoot10 Před 5 měsíci +2

    I m love Afar❤🎉

  • @mrawaaleaden4047
    @mrawaaleaden4047 Před 5 měsíci +4

    Inti aan fahmin gacanta taaga☝

  • @hamidabdulkadir3903
    @hamidabdulkadir3903 Před 4 měsíci

    Mahmade keep going to the sky our star ⭐❤

  • @adarosmanahmed5635
    @adarosmanahmed5635 Před 4 měsíci

    Woow Ku raba aniigubaa

  • @user-vt9zq2bi2w
    @user-vt9zq2bi2w Před 5 měsíci +2

    Maad iska daysid walashayey aakhiraa danbeysee naftuna waa kugu amaanee😢😢😢

  • @HassanMacalin-mg9uu
    @HassanMacalin-mg9uu Před 4 měsíci

    Rahma keep going my sister ❤❤

  • @user-un5yq8vh7w
    @user-un5yq8vh7w Před 5 měsíci

    Eesh calaa hees❤

  • @user-sp4wh2iw9p
    @user-sp4wh2iw9p Před 4 měsíci

    Keep going my sister

  • @arjuuneshow1130
    @arjuuneshow1130 Před 5 měsíci +1

    My favorite sound Mahmade❤

  • @hamzamahamed5175
    @hamzamahamed5175 Před 5 měsíci +1

    Macha allah ❤❤❤❤rahma et mahamed 🎉🎉🎉🎉

  • @user-hk8il3mo9l
    @user-hk8il3mo9l Před 5 měsíci +1

    Waaaaw😊

  • @Arshe.
    @Arshe. Před 5 měsíci

    Alabtaan najma nashaad iyo abdinuur alaala ay qadayeen miyaa lahjadan
    Iga daba gay ❤

  • @abdizethaetan
    @abdizethaetan Před 5 měsíci

    Editing and Videograph is perfect.

  • @adarosmanahmed5635
    @adarosmanahmed5635 Před 3 měsíci +3

    Ce amour 🎉❤❤❤❤

  • @khadarbinugacansaar
    @khadarbinugacansaar Před 5 měsíci +1

    Wax badan ayaan sugayay heestan tik tok ayaan ku arkay waan ku wataa raxmaay from jig jiga

  • @user-lv6np3ou3i
    @user-lv6np3ou3i Před 5 měsíci +1

    Boqorada fanka❤❤❤❤

  • @cabdiraxmaanaxmed1573
    @cabdiraxmaanaxmed1573 Před 5 měsíci +1

    WAAAW RIHHANA IYO CHRIS BROWN KII SOMALI AYAA IS HELAY

  • @adarosmanahmed5635
    @adarosmanahmed5635 Před 2 měsíci

    Rahma horey u soco rahma

  • @FartuunCali-zf2lr
    @FartuunCali-zf2lr Před 5 měsíci

    Ish calaa hees❤❤

  • @adarosmanahmed5635
    @adarosmanahmed5635 Před 4 měsíci

    Raaahmaaay

  • @user-nk6sz5om1o
    @user-nk6sz5om1o Před 2 měsíci +1

    mm avec l'afar rahma elle a une belle voix

  • @user-og6nt5lx3w
    @user-og6nt5lx3w Před 5 měsíci

    raxma xasan fans -yaan u ahay micnaha taageere ayaan u ahay heesaheedana waan jeclahay ❤❤

  • @user-uf1nr3qc7c
    @user-uf1nr3qc7c Před 5 měsíci +5

    Lafti nagaa 😂 ayaa sameeyay

  • @walamboy-wv1kv
    @walamboy-wv1kv Před 5 měsíci

    Waa hees canfari ah reer jabuuti waa idin salamey

  • @user-lb4ie9pp6i
    @user-lb4ie9pp6i Před 5 měsíci

    Keep going sister ❤

  • @DanzoShb
    @DanzoShb Před 4 měsíci +3

    Pour ceux qui parle la langue afar est ce que vous avez bien compris ce que rahma dit parce que vous voyez elle est pas originaire genre est ce qu'elle a un accent selon vous ya que vous qui peut savoir parce que c'est très bien articulé

    • @saalahmedmed
      @saalahmedmed Před 4 měsíci +2

      Hello, aucun accent vraiment, on dirait sa propre langue maternelle :), c'est Djibouti qui gagne!

    • @Miimkingdom
      @Miimkingdom Před 2 měsíci

      Machallah, elle chante bien i know no afari mais j pense ainsi 😂😅

  • @Kiania_0
    @Kiania_0 Před 5 měsíci +4

    😭😂maanta kaliged heestan 115 mar wa dhageysti mana fahmlyi💔😭

    • @AliDjamaHafsa
      @AliDjamaHafsa Před 5 měsíci

      😅😅😅😅😅😅 wa canfari wll

  • @HousseinBarkat
    @HousseinBarkat Před 5 měsíci

    Je fierté la chanson Afar ❤🎉🎉🎉🎉

  • @mabzuuddhagayare-gg5rc
    @mabzuuddhagayare-gg5rc Před 5 měsíci

    Waaaaaw❤

  • @omarabdoulaziz9205
    @omarabdoulaziz9205 Před 5 měsíci +1

    Trop cool la chanson