AXMED GUREY MA CARAB BUU AHAA MISE SOOMAALI?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024

Komentáře • 417

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan Před 6 měsíci +2

    Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 Před 6 měsíci +3

    Daarood iyo isaaq midna carab maahan lkn waxaan aamin sanahay ineey qaateen abtir siintii culimadii diinta islaamka ina soo gaarsiisey

  • @libanheureux5794
    @libanheureux5794 Před 7 měsíci +2

    sirdoonku waa faasiqiin asalkooduna waa suufiyiin , 5 qarni kahor markii la xasuuqay muslimiinti asaliyiinta ahaa ee geeska afrika ayay ragaasi sameyeen sheekooyin iyo khurafaat lagu qariyo xaqiiqooyinka. waxaana ka dambeeyey arimahaa itoobiya iyo portaqiis.

  • @ABDULSHAKURGOOD-be6yf
    @ABDULSHAKURGOOD-be6yf Před 7 měsíci +2

    ❤AXMAD GURAY WAA SOMALILAND
    QABIILKIISUNA GADABUURSI AMA SAMAROON ❤❤🎉AIMED GURAY WAA GADABUURSI❤❤🎉🎉

  • @abdikadirdiini7261
    @abdikadirdiini7261 Před 7 měsíci +5

    Somaliya midnimo guul somaliya

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k Před 6 měsíci +1

    Axmed gurey soomaali ayuu ahaa

  • @user-sv4cw4sz7c
    @user-sv4cw4sz7c Před 7 měsíci +4

    Dir iyo dayrood waa soomaali asal ah ....

    • @kaltumahmed3156
      @kaltumahmed3156 Před 7 měsíci

      Dir-
      Waaye dadka oo dhan
      Waxba kama jiraan carabta iska dhaadhacsiiseen

  • @XXx-xp8ll
    @XXx-xp8ll Před 7 měsíci +1

    Imaam Ahmed Gurey waxuu ahaa Somali Karanle Hawiye ah. Wabillahi towfiiq

  • @mohamedsharif3843
    @mohamedsharif3843 Před 6 měsíci +1

    Ahmed gurey
    Waa somali waana
    Nin karinle ah

  • @nasirmahdi5905
    @nasirmahdi5905 Před 7 měsíci +2

    If you're using an autosomal test such as AncestryDNA, 23andMe, or MyHeritage, you'll generally go back 6 to 8 generations. Assuming 25 years per generation, you can expect 150-200 years of DNA information by taking an autosomal DNA test

  • @marwaanmarwo-qf1cm
    @marwaanmarwo-qf1cm Před 7 měsíci +3

    INTA SHEKH ISIXAAQ WAA EHLUBEYDKII WAASE LAYSKU DHEX JIRAAYE WIXII LAGU KALA GARAN LAHAA WAAN IDIIN SOO SHEEGI DOONAA🥇🏆

  • @khadarmaxamedmire4021
    @khadarmaxamedmire4021 Před 7 měsíci +3

    WALAAL AXMED GUREY CARAB MUU AHAYN NIN SOMALIYA AYUU AHAA

  • @anabahmed4924
    @anabahmed4924 Před 7 měsíci +2

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Yaakhee maxaa laga rabaa ciddii gadaal ay ka sii galaan kollayba dadku imminka waa SOOMAALI quruumaha adduunka ku nooli waagii hore waa gur guuri jireen oo is dhex mari jireen laakiin cid waliba meeshay ku negaatay bay tahay ee ustaad XASANOOW dadkani meel uma kala socdaane inoogu daa sideenaa soomaalinimadaa inoo qurux badan oo inoo qiima badan ’inoona qab wayn waxaa ka sii wayn oo ilaahay inaga dhigay muslimiin alxamdulillaahi ilaahay hanagu xifdiyo islaamnimadeena

  • @MukhtarXrir
    @MukhtarXrir Před 7 měsíci +3

    Waa mala.awaal sheekadaasi

  • @abdullahoidirisnur5415
    @abdullahoidirisnur5415 Před 6 měsíci

    Labaduba Waa Carab
    AIU Me Atlantic International University Unesco Tools
    Unesco Ayaa Cadeysay+History of Somali People
    Academia edu
    Wareyso

  • @samatardahir813
    @samatardahir813 Před 7 měsíci +7

    Asc, Mujaahid Axmad Gurey waa Nin Geri Koombe ah.

  • @SPharaoh
    @SPharaoh Před 7 měsíci +1

    Ninkan in lagu xanaaqo maaha intii uu si cilmiyeeysan u hadlaayo. Waa nin taariikh yahan. Waa Soomaali asal ah 🇸🇴. Isma-ciill waa magac Soomaali asal ah.

  • @user-om6vc6mq6d
    @user-om6vc6mq6d Před 6 měsíci +1

    Asc shanta somaliyeed

  • @marwaanmarwo-qf1cm
    @marwaanmarwo-qf1cm Před 7 měsíci +2

    MAANSHAA ALLAAH HOREY USOCO 🏇🏇🏇🏇🏇🏇🏇🏇🏇🏇

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 Před 7 měsíci +2

    العرب هي العرب اما الأفارقة كلها من حبشه 😂😂😂

  • @warsamecalihalaw7179
    @warsamecalihalaw7179 Před 7 měsíci +2

    Awliyada ilaahay shegay kama derejo sareeyo nebiga iyo rasulka

  • @cimranhirzi4431
    @cimranhirzi4431 Před 7 měsíci +1

    Waa carab wanna ilmaadeer xaga ab tie siinta 😊

  • @wihibayehigueqw
    @wihibayehigueqw Před 7 měsíci +1

    الجبرتيون هم من سلا لة عقيل بن ابى طالب وهم يسكنون اوطانا كثيرة منها صوماليا واليمن والسعودية وايثوبيا وارتريا وهم من بني هاشم عليك ان تعرف ذلك

  • @SomaliPeaceAssociation
    @SomaliPeaceAssociation Před 6 měsíci

    Wuxuu ahaa Gari Koombe ALLaha Naxariistii Janno siiyo Aamiin Aamiin ALLaahumma Aamiin. Shukran.

  • @muqtarahmed7457
    @muqtarahmed7457 Před 7 měsíci +5

    Hasanow let's take action and stop the somali political crises based on tribes and remember tribes are only used for personal gains.

  • @user-gz4cf1xw9j
    @user-gz4cf1xw9j Před 7 měsíci

    Haa waa carab sheekh ismaaciil sheekh ibraahim

  • @AdamOsman-ek2cx
    @AdamOsman-ek2cx Před 4 měsíci

    Wuxuu ahaa magucu Axmed Ibrahim Al-Qaasi

  • @zeinabhassan4104
    @zeinabhassan4104 Před 7 měsíci +3

    Somali daarood gari.

    • @samatardahir813
      @samatardahir813 Před 7 měsíci

      Yes he is, and that is the true.

    • @june6206
      @june6206 Před 7 měsíci

      Samaroon buu aha egel kisa jooga saylac axmed gurey

  • @AM-hi7ve
    @AM-hi7ve Před 7 měsíci +3

    Waa rutiis

  • @abdirizakaden1385
    @abdirizakaden1385 Před 6 měsíci

    Shikh Ismacil Jabarii Weil but ahaa

  • @cabdilaahi6540
    @cabdilaahi6540 Před 7 měsíci +5

    Axmad guray waa nin abrayn ah oo gadabuursi ah cidii xujo kale haysaa ha sheegto.

    • @sareedo8184
      @sareedo8184 Před 7 měsíci +1

      Gedabiirsay waa dad isu yimi oo qabiilo kala duwan ku jiraan xiligii boqortoyadii adal intii hoostagty somali oo dhanba waxad ka garan karta sida geda biirsy iyo sama roon
      Qabiilada somaliyed intii wada degan ayaa isku qabiila
      Waxa inagu filan somali

    • @user-ex9qq4bs9i
      @user-ex9qq4bs9i Před 7 měsíci

      Axmed Gureey Taariikh yahanadii Carbeed iyo kuwii Cismaaniyiinta Turkiga waxaay ku sheegeen in uu ahaa, Mareexaan Daarood!

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 Před 6 měsíci

    Maya waxkale sheegan mayno anagu hadii waxwalba dhacan sida reer sheekh isaaq

  • @cqaadirxasanshimali-uf9jy
    @cqaadirxasanshimali-uf9jy Před 7 měsíci

    Asc walaal topiga wuxuu ahaa Ahmed Gurey
    Noosheeg Ahmd Ahmad

  • @user-om6vc6mq6d
    @user-om6vc6mq6d Před 6 měsíci

    Su aalih jawaabtoda

  • @HappyCricket-gc2no
    @HappyCricket-gc2no Před 7 měsíci +1

    Madalug

  • @abdallhersimohamod4852
    @abdallhersimohamod4852 Před 7 měsíci

    Anigu waxan ahay daarood lkn tan carabiner nimada waxaan filayaa waa khuraafaad sidaad sheegtay suufiyadu sameeyeen lkn adigu hadaad reerkaaga sheegtay inay. Dir yihiin daaroodna sheeg meeshuu galo?

  • @user-us3xh9wl8y
    @user-us3xh9wl8y Před 5 měsíci

    Somali people have the highest percentage of the haplogroup E1b1b dna, its origin is the Horn of Africa which is Somalia. Somali people are indigenous to the Horn of Africa and East Africa as a whole.

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 Před 6 měsíci

    Waana ninkii ugu horeeyay ee daar dhista

  • @SPharaoh
    @SPharaoh Před 7 měsíci

    Jabarti hadii Carab aan nasab ka aheyn waa sida, Hawiye iyo Madhibaan.
    Hawiye iyo Madhibaan waa Walaalo laxmi ah oo iLma Gargoote. Daarood waa ka aan cunin backtiga.

  • @mossgaming
    @mossgaming Před 7 měsíci

    Mujashid Axmed Gurey waa mareexaan, Waxaana xaaskiisii dumaalay wiil uu adeer u yahay oo mareexaan ah oo kasii ah ina nuur sidaa. Waxaana xoojinaya qaabka islamku isu dhaclaan✅✅✅

  • @tirigartan5290
    @tirigartan5290 Před 7 měsíci

    Axmed gurey. Waa mareexan. Heer. Farax. Ugaas

  • @حبيبهعلي-م4ف
    @حبيبهعلي-م4ف Před 7 měsíci +1

    War dhlkuh waa dhul ilahaay layahay khabiladunah wakuwadah kulmen khabil kartanah mel buh kufar camah oo kayimid cid dhulkah iskaleh nah majirtoh oo cidaduh inbay kadagtah oo dhulkoh dhan meylah ee iskadah cunsiriyadah ku jirtah daarood nah inkah kusodhaweysan dhulkinah oo kudartan gabadhinih dobirih dirad imanka nah walid bad utihin oo dhulkinay kuh dhashen 5,wiil ee daarood kah ah
    Ooy kufarcamen dirtah dhaxdodah waa nah abtiyadod oo hooyadod dobirah ladhashey
    Markah cisid iyo sharaf bey inhayan daarood cidah dirad
    Wanah wiil iyo abtigis oo kalamah guran oo waa dad islah dagah oo isdhalay
    Markah rabigey hadhigoh dad iscesayah oo is ixtiramah oo kalah dabayah amiin

  • @abdirizakaden1385
    @abdirizakaden1385 Před 7 měsíci

    Shikh Jabari wuxuu ku aasan yahay yeman

  • @cabdirahmanmoumin6234
    @cabdirahmanmoumin6234 Před 7 měsíci

    Gadabuursi iyo ciise waligood waxay ahaayen dirr , lkn reer sh isaxaaq waligood waxay sheegan jireen carab ,

  • @Khadija-zx2fz
    @Khadija-zx2fz Před 7 měsíci

    Dir iyo daarood waawalaalo waana iskuhooyo

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan Před 6 měsíci +1

    DiiR maahadiiR

  • @abdulkareemahmed9792
    @abdulkareemahmed9792 Před 7 měsíci

    جاء من السور وهي محافظة عمانية

  • @duca_qaba
    @duca_qaba Před 7 měsíci

    Dadka soomaalida inala sheega hawl badanaa
    Ma ninbaa meel aanu u dhalan dhiigiisa u shuba
    Dadka xanuunsanayaa wey bateen

  • @AbuNaciim
    @AbuNaciim Před 2 měsíci

    Aqoon yaha Xassan Allaah Hakuxifdiyo

  • @Caruurtaofthekorn
    @Caruurtaofthekorn Před 7 měsíci

    Gurrey wa bartire 💯

  • @user-kl8ho4te3p
    @user-kl8ho4te3p Před 7 měsíci +1

    Magaca arab sidee lagu yiri haduu carab ahayn

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 Před 7 měsíci +2

    Xassnaw yemenu wa qaxdaan,tan kale jeberti maxaad u dhaleecaynaysa ma shaqadii baad ku cayday

  • @hassanismail-mv9wy
    @hassanismail-mv9wy Před 7 měsíci

    Carab ma aha ee diintaa laynoo soo hoosgaliyay, daarood iyo isaaq in culimadii diita u keenay ay ku abtirsadeen oo sidaa lagu qaybiyay, daliil abtirkii wadadaa ka horeeyay waa latuuray oo nin dhaafinayaa majiro.

  • @engab001
    @engab001 Před 7 měsíci

    Ahmed guray wuxuu ahaa ba wuu dhintay. Wanaagiisa na wataa cid walba leh waa anaga. Adigu ma ka fikirtay waxaa lagaa odhan doono markaad dhimato. Ma lagu xasuusnaan oo wax wanaagsan baad ka sii shaqaysatay mise nin xun oo dira diraale ah oo namiimiye ah baa lagugu xasuusnaan. Up to you how you go.

    • @kaltumahmed3156
      @kaltumahmed3156 Před 7 měsíci

      What is wrong if talk history?
      I don’t see this man as nin xun
      Rather a knowledgeable person
      Let’s debate with respect

  • @doolcaadey5723
    @doolcaadey5723 Před 6 měsíci

    Ahmed Gurey wa Boqortooyadii Ajuraan waliba Garen

  • @museweston1303
    @museweston1303 Před 7 měsíci

    Magaca daarood oo saxdaa waa Cabdi raxmaan ismaaciil jeberti ❤

  • @Khadija-zx2fz
    @Khadija-zx2fz Před 7 měsíci

    Ninyahaw ama wanoosheeg aankaafaaidneee amnaga aamu

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 Před 7 měsíci +2

    Darood wa daud.
    Meheri wa maxamud salax

  • @shidesomaliminerals3267
    @shidesomaliminerals3267 Před 7 měsíci

    Mashruuc lagu baadhayo somalida oo dhan d.n.a da ha la baadho si looga qubo khiyaalka ay tuurta ku sitaan ee ay isugu dhameeyeen oo isugu dileen wax aan jirin.

  • @MohamudDahir-du7jt
    @MohamudDahir-du7jt Před 6 měsíci

    Baddalaaddu illaayn wayba horreeysay ilaa Oromada aad gashaan laftaa Nagaa ayaa qabasha leh .

  • @cabdixakiinmaxamed3503
    @cabdixakiinmaxamed3503 Před 7 měsíci +1

    Sh isaxaq waa carab waxa u ka yimid ardul yemem tariikhdisu waxay taala magalada sabiib oo ah magalo tariikhi ah oo laga helo tariikhda carabta oo dhan sh osaxaqna halkas ayan ka helay buug ka hadlaya dhalashadisa iyo jinsoyadisa aniga
    Ka helay oo nin reerka as ah aya buugi iga qatay oo habaryoonis ah waa xaqiiq iyo sh c/ri xman ismaaciil oo daarood ah lanadaba

  • @Khadija-zx2fz
    @Khadija-zx2fz Před 7 měsíci

    Midabkeena .iyo diinteenu iyo dalkeenaa nadeeq da

  • @shidesomaliminerals3267
    @shidesomaliminerals3267 Před 7 měsíci

    Aqoonyahan caynaanshe waan ku raacsanahay inuu dadkan la jaanjaamiyey khiyaalka ka daadiyo oo ka qubo.

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 Před 6 měsíci

    Nabi suleeban

  • @abdirazaqhassan5526
    @abdirazaqhassan5526 Před 7 měsíci

    داوود

  • @abdirazaqhassan5526
    @abdirazaqhassan5526 Před 7 měsíci

    دارود: أصله: داوود، لكن حرفها الأعاجم

  • @fuadomar7831
    @fuadomar7831 Před 7 měsíci

    Aan ku saxo aa AL Ghazi not al qaasimi Ghazi macnaheedu wa geesi

  • @user-rd1sg8li6x
    @user-rd1sg8li6x Před 7 měsíci +1

    Aqoon yar waa muskulad !!! Yaa la dhiigtahey .. ma BANTU mise berberta waqoyiga Africa?

  • @khadrasaidahmed9225
    @khadrasaidahmed9225 Před 7 měsíci

    Jjabarti wuu jabay. Kacanta ayuu ka jabnaa maaha qabiil waa ismaciil kii jabnaa. Marka sidaa ula soco qabiil maaha

  • @khadraessa1265
    @khadraessa1265 Před 7 měsíci

    Ahmed Gurey waa mareexaan

  • @KamalAbukar
    @KamalAbukar Před 7 měsíci

    Ma maqashay Axmed Gurey oo ku abtirsada Soomaali-Carbeed oo Xabashida u dhiibay hilib ceyriin maadaama uu ahaa boqorkii Soomaaliya laga soo gudbay qarniyadii Axmed Gurey ayaa dadkiisa ka badbaadiyay gumeysteyaal dhowr ah oo lahaa waxyaalihii nagu soo degay aabbihii waxa uu ahaa askari wanaagsan oo u dagaalami jiray Soomaalida waxa uu neceb yahay mucaaradnimada cid kasta oo isku dayda in ay magaca Soomaaliyeed la dagaallamaan

  • @ahmedwais1763
    @ahmedwais1763 Před 7 měsíci

    No for what is called Carab from Somalia

  • @FarhiyoMohamed-yv2tb
    @FarhiyoMohamed-yv2tb Před 7 měsíci

    Darood jabarti ma aheyn wuxuu ahaa maheri ardo meheri ayaa tariikh disu talaa ma aqaan meshaa jabarti ka keentay

  • @ashamohamud2470
    @ashamohamud2470 Před 7 měsíci

    Ilma Jabarti soo Cushites maaha!

  • @user-on7fi2bs1w
    @user-on7fi2bs1w Před 7 měsíci

    Waa carab

  • @libanyusuf2204
    @libanyusuf2204 Před 4 měsíci

    🏴

  • @xaawodheer1768
    @xaawodheer1768 Před 7 měsíci +2

    hadaaba walaystarxiilaa keentay mantaba waxan ahay kushiti 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @nobame4777
    @nobame4777 Před 7 měsíci

    Soomaalidu markay runta ku sheekaystaan ayey taariikhda bartaan .. buugta aduunka akhrista. Qabiil dhan oo Abreyn la yidhaa oo Samaroon ah ayaa ku abtirsada

  • @abdulkareemahmed9792
    @abdulkareemahmed9792 Před 7 měsíci

    الإسم الاساسي هو : طرود
    جاءت من طرد

  • @cadaani47
    @cadaani47 Před 7 měsíci +3

    Asc hasan waan ki salaamay somaali gurgaate hawiye Hiil a room anti Kuush (Kushatic)
    Wax Carab ahi a majuro Bucurbacayna nin sSomali oo Boqol ah kana Soojeeda shall samaale kana yabuure samaale Jabari Ismaciil iyo nether Ismaciil iyo Darood ismaaciil Waa dad somaali kana soojeeda dhamaan Somalia

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi Před 7 měsíci

    HORTA DADKA MUSLIMIINTA AH
    WIXII DIINTA ISLAAMKA,
    KUSAABSAN QOFKII
    LAYIMAADAH
    #DALIIL IYO CADEEYN AYAA LOOGA BAAHANYAHAY,
    #QOFKII WAXYAABO
    QURAAFAAD AH
    LAYIMAADANA,
    WAXKASOO QASDBA MALAHAN.

  • @sacdiyafarah5746
    @sacdiyafarah5746 Před 6 měsíci

    Waa carab jaceeyl

  • @mussemohamedhassan516
    @mussemohamedhassan516 Před 7 měsíci

    Gurey waa murusade

  • @MohamudSulub
    @MohamudSulub Před 7 měsíci

    Koleey ogaadeenbaan ahay mana Aaminsani carab anagaaba kafac wayn

  • @abditahirgas4813
    @abditahirgas4813 Před 7 měsíci

    Taalada sayidka weeye ee ma aha axmed gurey

  • @hsankoshin6347
    @hsankoshin6347 Před 7 měsíci

    Hi is samaroon mohamed case hoos Abrayn

  • @Jscali263
    @Jscali263 Před 7 měsíci

    Axmed guray waa nin dira oo madawayne dira maxamed madaxwayne oo magaadle ah

  • @abdiwahababib3429
    @abdiwahababib3429 Před 7 měsíci +2

    Axmed Ibrahim qaansooleh waa Nin Qaansooleh ah Qaansadana waa la yaqaan
    Cidii loo yaqaan

  • @haboonmohamed6494
    @haboonmohamed6494 Před 7 měsíci

    caawo somaali boogtii ayaa laga tabtey xog badanaa sidey u soo yaacayaan bal eeg xasanoow Soo xaqiiji waxaad taariikh hesho ku soco

  • @yussufahmed2984
    @yussufahmed2984 Před 7 měsíci

    Ma jiraan umad soomaaliyeed oo Carab ah 😂

  • @khadrahassan8140
    @khadrahassan8140 Před 7 měsíci

    Waa jabarti ismaacil waa qaxdaani

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 Před 6 měsíci

    Sheekh abdirahman ayaa la oranayay

  • @mamonafiisaxuseen2705
    @mamonafiisaxuseen2705 Před 7 měsíci

    Axmad guray waa soomaali

  • @libanheureux5794
    @libanheureux5794 Před 7 měsíci

    calaadiin = aladin = sheekh isaxaaq

  • @garhayebulxan6302
    @garhayebulxan6302 Před 7 měsíci

    Ahmed Ibrahim Bin khazi waa Hararian ka soo jeeda qabiilka Xarla la yiraah

  • @user-jh2sd7lf7g
    @user-jh2sd7lf7g Před 7 měsíci

    asc.xasan.soomaali.oodhan carabeey.sheegatay.xataa.dirta.aad.sheegatay.carab.beey.shee.gatay

  • @user-sk9gf2fo3x
    @user-sk9gf2fo3x Před 7 měsíci

    Ahmed guray waa gadabursi : dhulka gadabursi buu ku nolaa. Reero samaroona ayaa.ku abtirsada sida Abrayn

  • @afbile1
    @afbile1 Před 7 měsíci +2

    Jaberti waa nahay waana ku faanaa waa nasabadda aan u dhalanay... qabiil

  • @Jscali263
    @Jscali263 Před 7 měsíci

    Sheekh isaxaaq waa mahe dir adeerkii boqorka magaadle oo cergaabo degenaa ayuu uyimi gabadhasiiyey

  • @nasirabdi6614
    @nasirabdi6614 Před 7 měsíci

    Waa runta walal weligayba wan aminsana inan no nahay kush