Video není dostupné.
Omlouváme se.

Documentary | Sooyaalka Sababta Burburka | Yemen

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 07. 2024
  • Documentary | Sooyaalka Sababta Burburka | Yemen

Komentáře • 315

  • @khadarweyd5669
    @khadarweyd5669 Před měsícem +92

    Aqoon, codd, talent docmentry , soo gudbin nin isku darsaday thanks itaal media

    • @MuhudinGeedi
      @MuhudinGeedi Před měsícem +1

      😊😊😊😊

    • @cusmaansheekh1911
      @cusmaansheekh1911 Před 15 dny +1

      Lkn waxuu is casilay 2000 ee qagashameeyadii waaba isku darsanka 2da yaman

    • @MoolaYare
      @MoolaYare Před 2 dny

      ​@@MuhudinGeedi😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @A.k.s.378
    @A.k.s.378 Před měsícem +53

    Mahadsanid sxb. Dalka Libya 🇱🇾 Warbixin noga so diyari I.a ❤

  • @SomalitupeMaxamedbaahse
    @SomalitupeMaxamedbaahse Před měsícem +21

    Inta sugeysey documetrygan waan salaameu🎉

  • @mustafNune
    @mustafNune Před měsícem +87

    Adiga Qoralka arkay ku sali nabi maxamed scw

    • @BashiirWaadaacad
      @BashiirWaadaacad Před měsícem +5

      Scw ❤❤❤❤😢😢😢😊

    • @Omari-rx3vl5he2p
      @Omari-rx3vl5he2p Před měsícem

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @husseincaatoofficial4321
      @husseincaatoofficial4321 Před měsícem +5

      ❤scw ❤scw ❤scw❤

    • @user-zk8bs1hn2m
      @user-zk8bs1hn2m Před měsícem +2

      Scw❤❤❤❤❤

    • @kaysexasan5322
      @kaysexasan5322 Před měsícem

      ​@@husseincaatoofficial432100⁰0⁰000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000

  • @Hamzik04
    @Hamzik04 Před měsícem +18

    Wad naga soo daahday sxp mahadsanid 🫡👏

  • @yasirpro661
    @yasirpro661 Před měsícem +12

    Wariye fahamsan qaab saxafadeedka bulshada wax loogu gudbiyo mahadsanid ustad ❤

  • @MahadInhoAntonio
    @MahadInhoAntonio Před měsícem +11

    Muqal in badan aan sugayay tnx itaal sxb🎉

  • @daacadyare196
    @daacadyare196 Před měsícem +13

    Awees lagu Ma haayo mash quul maad gashay hal kada ka siiwad taariikhada umada Aduunka oo dhan Si umada deena ee u noqoto umad lasoco to taariikhada Aduunka Haka caajisin Allah caafi maad & cemri dheer haku siiyo 👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋

    • @user-iz4tc3kh5q
      @user-iz4tc3kh5q Před měsícem +2

      Wa muhim in lala socdo waxa calamka ka dhacaaya si logu tusaale qaato

  • @MohamedAhmed-rl6pr
    @MohamedAhmed-rl6pr Před měsícem +7

    Wariye aad u run bdn oo waliba cod deggan Ilaahay u hibeeyey iyo waliba aqoon

  • @axmedduqoow1714
    @axmedduqoow1714 Před měsícem +10

    Aan Badino Saliga Xabiibkeena Muxammed ﷺSCW

  • @KayseahmedXuseen-tg8dr
    @KayseahmedXuseen-tg8dr Před měsícem +7

    Next libiya ❤inta igu raacsan like😢😢😢

  • @hamzehusein5697
    @hamzehusein5697 Před měsícem +1

    Tabin qurux badan iyo Taariikh Run ah oo ku dhisan aqooon baadhis iyo aragti dheer Mahadsanid ustaad..

  • @NaniiAlpha
    @NaniiAlpha Před měsícem +3

    SaX Waye Aninga IYo HoYadeY Ka So TaKNeY MarkI DagalKa SocdeY 2015 MElahas Waye RajeN WAXA dagneN San.aa Casamada Yemen 🇾🇪 Gar ahaan Xafada Sharic Qawlaan Cimartu Maj Nuun Qofkii YaqaNa Love Saar 😊

  • @MoIsmailMo-d8k
    @MoIsmailMo-d8k Před měsícem +2

    Mahadsanid itaal media nin aan wax badan ka faa' iday ayaad tahay,alle haku sharfo wll, GOLDEN VOICE ❤🎉

  • @mankacade5757
    @mankacade5757 Před měsícem +4

    Mahadsanid ustad majiro qof ka mudan oo dhagaysan lahayn

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ Před měsícem +6

    Diyaarin adag iyo tabin tolmoon mahadsanid.

  • @mustafesiciidismaaciil357
    @mustafesiciidismaaciil357 Před měsícem +9

    NEXT AFGHANISTAN DOCUMENTARY 🇦🇫🇦🇫🇦🇫🇦🇫

  • @Abdisamad24
    @Abdisamad24 Před měsícem +7

    Xuutiyiinta waan aamunsanahay sxb shiicaba ha iska ahaatee way ka damiir fiicanyihiin kuwa sunniyiina sida sacuudiga iyo masar iyo urdun iyo imaaraatka Iyo kuwa badanoo kale .

    • @user-iz4tc3kh5q
      @user-iz4tc3kh5q Před měsícem +1

      Waxba yey ku sirin beenta ay wadaan o ah falstin ayan u hilineynaa adunka waxey ugu necebyihin muslimnta ahlu sunha

  • @mrgutale
    @mrgutale Před měsícem +3

    M.a muuqaal lawada sugaye waye thanks ❤

  • @isse_mohamet
    @isse_mohamet Před měsícem +5

    Waxaa dhamestay documentry yaman warbixin tariikh cajiib ah waku mahadsantahay aweys aar wariye sare waxaa ka codsanayaa Documentry xiga inaa nooga dhigtid Dalka ciraaq sidee ugu xurooowday kooxagi muqawamada tirada badnaa Midaas ayaan kacodsanayaa ...xaalka ciraaq aad ayuu ugu duwanyahay sidii hore waxi kahoreeyay 2019 si aan wax badan ugu barano ❤🙏
    Wariyaha kaliya warbintiisa sogudbintiisa heer sare tahay waxa uqalanta 1 Million

    • @ghst4487
      @ghst4487 Před měsícem

      Ciraaq waa carab maxaa naga galay

    • @mohamedmubarak2387
      @mohamedmubarak2387 Před 10 dny

      @@ghst4487 hhhhhhh, bro waxban ayaa inaga galay , marka laga imaado inay muslim yihiin, tariikhda umadaha iyo halgankooda waa in aanu wx badan ka barano si aanu mustaqbalkeena u hagaaajino.

  • @abdikarinmohamed2777
    @abdikarinmohamed2777 Před měsícem +4

    Waa moowduuc aan isha kuheynay oo aan wada sugeynay

  • @onelegend8147
    @onelegend8147 Před měsícem +4

    Awies nin cabqari ah afmaal ah wariye sare sxb waku mahadsan tahay ❤

  • @hassanrage2840
    @hassanrage2840 Před měsícem +3

    Shukran ustaad

  • @IbrahimTripleM
    @IbrahimTripleM Před měsícem +1

    Thanks alots

  • @daacadyare196
    @daacadyare196 Před měsícem +5

    Allah Haka qaado dhibatada umada Aaynu nahay dariska ee yeman waxan u rajeena mid nimo & barwaqo

  • @AbuukarcabdulqaadirMaxamuud
    @AbuukarcabdulqaadirMaxamuud Před měsícem +4

    Masha alaah

  • @anasabd9602
    @anasabd9602 Před měsícem +2

    Mahadsanid ustaad

  • @user-eb5ow4sw9t
    @user-eb5ow4sw9t Před měsícem +6

    Ar yeman sooma dhawa somalia 100 mar dhaanta alx dalkeena allah hanoohagaajiyo yemana iyagana allah dhibka haka dul qaado

    • @user-iz4tc3kh5q
      @user-iz4tc3kh5q Před měsícem +2

      Somalida dagaal waa ka daashay hada waxa kaliya dhib ku haaya waa kooxda alshbab hadi laga adkado somaliya waxa u bilaban doona waqti cusub oo hurumar

  • @abdirazakhaji
    @abdirazakhaji Před měsícem +1

    AWEES AAR legendary so halgamay, rugcadaa xiliyo adag soo shaqeeyay guuleyso sxb dadkaagaa wax lagu yahaye.

  • @MaxamadCabdiraxmaan-g1n
    @MaxamadCabdiraxmaan-g1n Před měsícem +6

    Yaman waacadawgeena koowaan aamin ama ha aaminin

    • @user-iz4tc3kh5q
      @user-iz4tc3kh5q Před měsícem +1

      Sidee u tahay

    • @Kaligeed-Amiirad
      @Kaligeed-Amiirad Před měsícem

      Dagaaalkii 1977 Ethiopia ayeey la safaty😢​@@user-iz4tc3kh5q

    • @user-zk8bs1hn2m
      @user-zk8bs1hn2m Před měsícem +1

      Cadowkaaka hadey tahey dacumentar 30 daqiiqo soconaayi maadan daawadeen cuqdad iyo xas8dnimo wax kaje kuma haayo nio😮

  • @abdikariin5471
    @abdikariin5471 Před měsícem +2

    Nice video mahdsanid szb

  • @muqtaar1726
    @muqtaar1726 Před 28 dny +1

    Wlahi yemeniyiin tu waa dad cajiib ah waana ku faraxsanahay inaa muuqaal kaan daawaday
    Wariyaha soo gudbiyeyna waa nin aqoonsi fiican leh ❤👏💯💥

    • @hamseali6434
      @hamseali6434 Před 25 dny

      cajiibna maaha sxb waa dad iska juhalo ah dagaalun kujira macno daro dadkooduna gaajo udhintay sida somalida

  • @abdulahimaalim
    @abdulahimaalim Před měsícem +1

    First one 1⃣ a anaa ugu horeeya horey u soco saaxiib mahadsanid ❤❤❤❤

  • @Ileeye_
    @Ileeye_ Před měsícem +4

    Ku mahadsanid xogaha aad nooso gudbisid

  • @user-gq4mk2vp8j
    @user-gq4mk2vp8j Před 27 dny +1

    From somali 🇸🇴

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 Před měsícem +3

    Barnamij aad uxiso badan baa dawaday mhdsnd macalin 😊😊

  • @mooseemilano322
    @mooseemilano322 Před měsícem +1

    Xasan shiiq wax haka barto sooyaalka Yemen iyo cali cabdala Saalax waxii ku dhacay
    Next Sudan. thanks @Aweis haji noor al Gandershaawi

  • @aminaderia4212
    @aminaderia4212 Před 26 dny

    Thank you walalo

  • @naimaabduqadir386
    @naimaabduqadir386 Před měsícem +1

    Thanks alot❤❤

  • @bashirtosane9323
    @bashirtosane9323 Před 26 dny

    Mahadsanid saaxiib aweys

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 Před měsícem +2

    Wx badan waan sugeenay documentarygan ustaad ❤🎉

  • @M_Amiin-571
    @M_Amiin-571 Před měsícem +1

    Waa wareey oo waa laisku madhaye😮

  • @nimcoabshir2267
    @nimcoabshir2267 Před měsícem +1

    Maansha allaah shaqo wacan baad haysaa wll.

  • @feisalmowlidabdi3329
    @feisalmowlidabdi3329 Před měsícem

    my favourite channel❤ Alle haku barakeeyo aweis Haji Nor💯🤟🤴🏽

  • @sharmarkejama781
    @sharmarkejama781 Před měsícem +1

    Itaal wayo arag mashaa Allaah
    Horey usoco walaal!!🙏

  • @MohaaAbdi-b8w
    @MohaaAbdi-b8w Před měsícem

    Ilaahay haku barakeeyo markna Libya 🇱🇾 noo soo diyaari

  • @adenmohamed4874
    @adenmohamed4874 Před měsícem +1

    Sudan 🇸🇩 ka soo hadal sxp

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Před měsícem +2

    Itaal media mahadsanid mar ka hore waxaad u eeg tahay nin Illaahay hibo u siiyey sida dad wax loogu sheego loona fahamsiiyo.

  • @mahamudmahamedahmed9781
    @mahamudmahamedahmed9781 Před měsícem

    M.a walaahi waa muqaal xaqiiq ah next libya nooga soo diyaari sxp thank you itaal media ❤❤❤

  • @sacdioabdirahman22
    @sacdioabdirahman22 Před měsícem

    Wan sugeyney thanks huno❤😊😊

  • @Wiyeeryare
    @Wiyeeryare Před měsícem +1

    Suudaan noogu xigsii walaal insha allaha

  • @ahmedmohamudduale2797
    @ahmedmohamudduale2797 Před měsícem

    Msha allh waad mhdsnthy Itaal media 🥰

  • @mohavicdehero1449
    @mohavicdehero1449 Před měsícem +1

    M.a decomentary soo badi wll

  • @khaalid.muxumed
    @khaalid.muxumed Před měsícem

    Golden voice🔥

  • @cabdijibaarsiciid6141
    @cabdijibaarsiciid6141 Před měsícem +2

    M.a waan xisaneyne

  • @abdiwahabtalxe91
    @abdiwahabtalxe91 Před měsícem

    Mansha allah warbixin muhiima bay ahayd oo wax badan aan ka faa'idnay.
    Sxb waxaa muuqaal ka soo samaysaa SAMAYSANKII dawladaha carabta sida EAU, Sucuudiga iyo kuwa kaleba.

  • @user-iz4tc3kh5q
    @user-iz4tc3kh5q Před měsícem

    Mahadsanid itaal

  • @ahmedabdiadam1675
    @ahmedabdiadam1675 Před měsícem +2

    Libiya kasoo hadal sxb

  • @bashkaahmed789
    @bashkaahmed789 Před měsícem

    mahadsanid sxb waba sugaaye ducoment gan

  • @hassanwali713
    @hassanwali713 Před měsícem

    👍 thanks 🙏

  • @AminSheikh-pw9qd
    @AminSheikh-pw9qd Před měsícem

    Asc yemeniinta sidha ay tarikhda. Ayahayeeniyo hada ismalaha. HAYEESHE HOODHINTA SI SHARAFLEH AYAY KAQAATEN ARIRINTA SILHINTA AY GUMEYSTAHA SAHYUUNINTA Allahayow muslimiinta ay katirsanyihin Yemen cizi iyo nabad usoodadaji dambigoodhana Allah daafo amiiiin yaAllah

  • @adanyuusuf5350
    @adanyuusuf5350 Před měsícem

    Aways aar masuul waad mahadsantahay.
    Bal hadaad awooda nooga soo hadal Xaalada Suudaan bilow ilaa dhamaad Waxii aad ka awoodo

  • @ozilaliziyaad
    @ozilaliziyaad Před měsícem

    Thank you bro

  • @user-tl2qc6xp6b
    @user-tl2qc6xp6b Před měsícem

    Thnks m.a

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT200 Před měsícem

    Aad u mahadsantahay next Libya 🇱🇾🇱🇾🇱🇾🇱🇾🇱🇾🇱🇾🇱🇾🇱🇾

  • @Funyshort_1
    @Funyshort_1 Před 22 dny

    Maaaan shaaaaaaa alaaaaaaaaaaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @DhabLibaax-q5i
    @DhabLibaax-q5i Před měsícem +1

    Thanks sxp

  • @mrkeepgoing7959
    @mrkeepgoing7959 Před měsícem

    mahadsanid

  • @sacdiyagobeey7516
    @sacdiyagobeey7516 Před dnem

    Yemen waa Gesiyada Carabta, The lions 0f the region, Guul Guul

  • @hamzeclraxmaan9775
    @hamzeclraxmaan9775 Před měsícem +1

    Sudan next pro ❤❤❤

  • @zakariaaxmedhassen4202
    @zakariaaxmedhassen4202 Před měsícem

    Next Ethiopia ka soo diyaari Aweys afgambiyadii ka soo dhacay ilaa maanta thanks waa mowduuc somalida u muhiim ah thanks

  • @abdiasiisismaciil6806
    @abdiasiisismaciil6806 Před měsícem

    Mahadsanid 😢
    Wlala❤

  • @SalmanMaxamuud-z8s
    @SalmanMaxamuud-z8s Před měsícem

    Warbixintaada waan jeclahay waana daawadaa bilow ilaa dhamaan runtii wax badana waan ka faaidey❤

    • @ITAALMEDIA
      @ITAALMEDIA  Před měsícem +1

      Thanks Salman, insha'allah waan soo badineynaa

    • @SalmanMaxamuud-z8s
      @SalmanMaxamuud-z8s Před měsícem

      @@ITAALMEDIA mahadsanid wllo guulayso hargaysa ayaan kaa soo salaamayaa wllo🥰❤️

  • @asadyare68
    @asadyare68 Před měsícem +1

    Waad kumahadsanthy nin culus baatahy wax badan oo looga baahnaa qof macluumaad soogudbiya baa Alle kusiiyey alx, m. A. Wlle Alshabaab kasoowaran oo dadka katus dhinaca maafiyooyinka iyo waxay kamidaysanyihiin

  • @mustafmohamed1320
    @mustafmohamed1320 Před měsícem +1

    In the house doing hard work

  • @mawliidahmed3883
    @mawliidahmed3883 Před měsícem +1

    wariye Fadhiya dheh

  • @user-rk6mc6qh6x
    @user-rk6mc6qh6x Před měsícem

    Saxib anaga jognay yemen waxey ka bilawatay madax weynaha iyo ciyaalka sheeq axmar

  • @suaadmohamed9109
    @suaadmohamed9109 Před měsícem

    Mahadsanid hadana waxaan kaga fadhina burbur kii Libya 🇱🇾

  • @adenmohamed4874
    @adenmohamed4874 Před měsícem +1

    Sudan 🇸🇩 next nooga dhig sxp

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 Před měsícem +1

    Next libya ama Qater ustaad mid kasoo dhig inzha Allah 😊❤️

  • @BilaalAhmett
    @BilaalAhmett Před měsícem +1

    Wllkeygiyow qisada شيخ كشك nosoo gudbi adigoo mahadsan

  • @nuurwadani341
    @nuurwadani341 Před měsícem +1

    Sxp aad ayaan ula socdaa warbixinadada waana la dhacey habtabintada turxaan la,aanta ah❤

  • @user-fx7gq3yx9d
    @user-fx7gq3yx9d Před měsícem +1

    inkastoo Ay yihiinKoox Sheeco Ah hadana waxaa muuqata inaanay jirin Kooxkulatartamikarta XAga Awooda iyo XAgamaamulkaba,,,,,,

  • @abdalamoha4071
    @abdalamoha4071 Před měsícem +1

    NEXT ~~ libya 🇱🇾🇱🇾🇱🇾

  • @mohazat5009
    @mohazat5009 Před měsícem +1

    Muuqaal qiima badan iyo waano ku qaadasho leh

  • @CabdiMuxsin-ft3gr
    @CabdiMuxsin-ft3gr Před měsícem

    Liibyana kasoo diyaari ustaad mahadsanid

  • @Omari-rx3vl5he2p
    @Omari-rx3vl5he2p Před měsícem +3

    Muqaalkan waan kasoodaha dhabtii lkin markaan dhamaysto xitaa waan kusooceshan doona insha'Allah 😊

  • @asadluckymen6927
    @asadluckymen6927 Před měsícem

    Wax fiican baa iga baxey

  • @apdiwali4604
    @apdiwali4604 Před měsícem

    Thnkz pro

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Před měsícem +1

    Wa tariq der waxad kashekesay lakin anig xutiyinta wa tagersanhay madama ey tageeren falastiin o adunka odan ka amusay lakin in dalka yaman laqebiyo kuma racsani

  • @yaasirfaarah8033
    @yaasirfaarah8033 Před měsícem

    Waa mahadsantahay libiya 🇱🇾🇱🇾🇱🇾🇱🇾 kusoo xiji

  • @daacadyare196
    @daacadyare196 Před měsícem +1

    Waxeynu ka baran kar naa in hoganka uusan noqon mid fiir sado arakti diisa balse uu fiiriyo Arak tida umadiisa taas oo ah Si daacad ah in uu wax U qabto cadaladne ku xukumo umadiisa musuq maasuqa ka fogaado mar walibo ka shaqeeyo xiriirka umadiisa & umada kale ee Aduunka kula nool Wax Awood ahne ka foogado ka shaqeeyo Naxa riista umada insaanka Ah Fal walibo oo xon oo insaanka Ah oo ka fogaado 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohavicdehero1449
    @mohavicdehero1449 Před měsícem +1

    Teeda kle Yemen marka ogaysiisay kadib waa so dahisay

  • @zaek_adde1276
    @zaek_adde1276 Před měsícem

    Saakay 2Mar ayaan sooboqday kanaalkaan anigooo sugaaa warbixintaan Yeman ugudanben lixsaac ooo habeenimo ayaan kusoolaabtay waxaana helay muqaalkaa sugayy saakoo dhan 😂❤
    Thank u ustaas Aweiz Aar 🦁 Next Libya 🇱🇾🤗

  • @abdirisaaq3206
    @abdirisaaq3206 Před měsícem

    macalin warbixinta xigta libiya noga soo diyaari adoo mhadsan

  • @abdulrashiidhassan2215
    @abdulrashiidhassan2215 Před měsícem +1

    Wariye sare guuleyso barnamijyadan aad ban u xiisaynaa

  • @ahmedmohamudduale2797
    @ahmedmohamudduale2797 Před měsícem

    Next Afghanistan 🇦🇫

  • @user-em6ru4uc2h
    @user-em6ru4uc2h Před měsícem

    Taariikh du ma saxna.

  • @Bishaar82
    @Bishaar82 Před měsícem +1

    Liibiya kusoo xiji I.a ustaad aweysow

  • @Loolame
    @Loolame Před měsícem

    Soo badi mudane barnaamijyada 🙏