"Yeeli mayno caymiska nalagu soo rogay" Gaadiidleyda Burco

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 3. 07. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Komentáře • 41

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam Před 3 dny +6

    Ma gaadiid shakhsi baa mise mid reero leeyihiin Goosta caymiska Mag iyo dhaawac shil baa nagu wareeriseen guba hadii kale baabuurta

  • @osmanmohamed6893
    @osmanmohamed6893 Před 2 dny

    Ducadii ugu fiicneed baan idiin duceeyay ..wax kale ha u arkina

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 Před 8 hodinami +1

    Waa laga yaqaanaa 25 sano oo aan yurub joogey maalina gaadhiga furaha kumaan rogin caymis la aan, hadaan hal maalin is idhaahdo waa xadhig iyo license layga qaado iyo ganaax
    Caymiska hadii wax kugu dhacaan ayuu kaa daboolayaa intii aad qabiilka culeys saari lahayd magta

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 3 dny

    Xagadiinta Mafiicna Ee Halayskadaayo Lakin Driving school Hawada Tegeeen bes

  • @bardacad
    @bardacad Před 3 dny

    Waa run
    Insurancigu waa wax aan la isku qasbi karin
    Please dadka hallo naxariisto

  • @hanafey445
    @hanafey445 Před 2 dny

    Sax ayaan tihiin waxaan ahay dadka gadiidka wata ... Cidi hood Uma eegtee ma yeelayno.

  • @maryamali8408
    @maryamali8408 Před 3 dny

    Caymisku wadan walba wuu kajira,ee mabilanadambad rabtaan

  • @yahyame111
    @yahyame111 Před 3 dny +1

    Culimada ha laweydiiyo xukunkiisa marka hore!
    Ma banaanyahy mise ma banaana

    • @abdillahiabdirahman3317
      @abdillahiabdirahman3317 Před 3 dny

      Dooda mm somali tv soo daawo waa laga hadlay

    • @yahyame111
      @yahyame111 Před 3 dny

      @@abdillahiabdirahman3317
      Dood aa! War ninku miyuu walanyahay maxa laga doodaya ma diin?! Yaa se ka doodaya ma culimo mise cid kale?
      Somalidii dood bay maqashey dabadeed ha socoto weeye!

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam Před 3 dny +1

    Adeerayaal reeruhu haka nastaan magtan gaadiidka dusha ka saaraysaane gala cayminta yaa idinla leh gaadiidka mid reer baa mise waa gaadhi shakhsi

    • @osmanmohamed6893
      @osmanmohamed6893 Před 2 dny

      Doqonw baabuur maxaa loo siin waayay rarka dkada ka soo baxa
      Sida ta Mombasa eey u siiso rarka dadka gudaha oo ilaa Zambia geeya ..
      Dabbed na waxay rabto haka qaado ..

  • @OmarSholi-oj8ev
    @OmarSholi-oj8ev Před dnem

    Anagodhanban ogolayn wxasina wax shaqaynay mahan

  • @mustafeahmed6322
    @mustafeahmed6322 Před 3 dny

    Adeer waa khasab

  • @hassangurey5324
    @hassangurey5324 Před 2 dny

    Goaan layskaqaato oo aan si fiican lo daraasayn dhib buu keenaa

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman Před dnem

    Dadka.waalacunayaa.waxani.sharciga.waajiif.oo.jaq.ala.dadku.eaaxoolo.

  • @abushaaficiabdiraxman637

    Waa lays rogayaa

  • @1962yusuf
    @1962yusuf Před 3 dny

    Shacab la-daalaa-dhacaya quutal-daruurigii ayaa kolba la saarayaa wax aanay qaadi-karin, xukuumadan ha lagu bedalo doorasho. Asc

  • @mustafeahmed6322
    @mustafeahmed6322 Před 3 dny

    Waa khasab waa lagaya hadii kale wad dhigaysan

    • @maxamednasteeex4359
      @maxamednasteeex4359 Před 2 dny

      Hooyadaa was adeer tan shicibkaa iska leh inan yar oonu shaqo siinay oo is moodaya inuu kaa sareeyo isagoo shicibka u ahaysta xoolo adeer shaqaalahan askarta wataa dadkaa kaweyn

  • @user-ih4nk6zk6z
    @user-ih4nk6zk6z Před 3 dny

    Dalku wax soosaarkiisu waa idinka iyo Dakadaa Barbara ee Carabta xaqul qalinka looga qaatay
    Iska dul qaata

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 Před 3 dny

    IS KA CALI YA

  • @ahmedmo5495
    @ahmedmo5495 Před 2 dny

    Waar wixiina haysta

  • @teoabaaz9894
    @teoabaaz9894 Před 3 dny +2

    Hadii insurance kaa lagalo. Ayaa damaanad qaadaya in sideeda ay ubixinayaan hadii shil dhaco. Waa la iska ogyahay musuqmaasuqa dalka kajira

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics Před 3 dny

    90% magta reeruhu bixiyaan hada waxay Ku baxda shilalalka baabuur ta. Imisa sanui tolkaa wax kula bixinaya. Hada 5 boqol oo dollar oo mag ahba layga sugaya. Dawladu waa inay caymis ka khasab Ka dhigto. Danta ummada Ku jirta. Waxba mudaharaadkooda dheg haw dhigina.

    • @teoabaaz9894
      @teoabaaz9894 Před 3 dny

      Tani kolay waa naasnuujinta ee wax la inoogutarayey maaha sxb

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam Před 3 dny

    Xayawaanka caqli lahayne sidoodii ha u hadlin Ajnabiga shil gala iyo muwaadinkuba caymintaa bixin Tol dambe caymis idiinma noqonayo ee goosta caymiska

  • @user-fz8ds2vz3n
    @user-fz8ds2vz3n Před 3 dny

    😂muxuu dhidhi raga wasaaa😮

  • @osmanmohamed6893
    @osmanmohamed6893 Před 2 dny

    Khaatumo waa reysatay ...idinkana qandaraab fure u hela

  • @doubledeqabus6815
    @doubledeqabus6815 Před 3 dny

    OO HADUU BAABUURKU QOF JIIDHO YAA BIXIYA MAGTIISA AMA HADUU BAABUUR KALE KU DHACO YAA BIXIYA KHASAARAHA

    • @hanafey445
      @hanafey445 Před 2 dny

      Adeer dawladna igama bixiso. Tolksy syuunbay dultaalaa .. caymiskans into la sharciyeeyo. Ayuuba marks dambens ISKA bixii

  • @maxamednasteeex4359
    @maxamednasteeex4359 Před 2 dny

    Caymisku ma qasabaa adeer 5 sano oo dhaqan gelin ah buu u baahan yahay taasi maanta waxay daaha ka feydi doontaa dulqaadka dadka reer somaliland adeer ma dadkaa dawlada leh mise dawladaa dadka leh

  • @moktargabobe2139
    @moktargabobe2139 Před 3 dny

    Gaadhi bilaa insurance ah in u wadooyinkeena maro waa sharci daro! Waar dowladnimada barta!!!

  • @mohamedalimohamed5828

    War casurta iska bixya gajo ka muqata

    • @qurbaawis642
      @qurbaawis642 Před 3 dny

      Cashuur maaha ee umadda haloo naxariisto oo lacagta ololaha laga ururinayo

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman Před dnem

    Walaahi.dowladiifaqashtss.dhaantay

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 Před 3 dny +1

    MUSE BIIXI WUXUU DOONAYAA LACAG UU OLOLAHA KU GALO WAXANI WAA GANACSI UMADDA HA KACDO HALAYSKA CELIYO TUUGTA DOONAYA INAY DJIBOUTI KA DHIGAAN SHACABKA KALA DABAQADO

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug Před 2 dny

    WAAR WAXANI MAAHA EGSHOORAN EEWAAA LAGA NOOLAYNAYAA DAD GAAR AH,ILAAHAY KUWAN HAINNAGA QABTO

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman Před dnem

    Hayeelina.madixiina.lacag.lagasameeyaanayaa.hayeelina