ABWAAN GARAAD IYO ISIR RAACA SOMALIDA HAWIYE ILAA ABGAAL QEYBTII 1AAD MAXAAD KATAQAN HOOS NOOGU REEB

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • waxaad kadaawaneysaa hanmaal media fadlan channelka subscribe saar si aad u hesho dhaman muqaalada

Komentáře • 36

  • @baladweynehiiraan6204
    @baladweynehiiraan6204 Před 2 lety +10

    Dadka aan ka dhashtey Wacweteen mudulood ❤️

  • @deqah
    @deqah Před 2 lety +6

    Tolkeyga Alle iga dhaliyay Abgaal Cusman Dalandoole Mudulod Hiraab Allaha Xafido Amiin yaa Allaah

  • @AliAhmed-fh3sk
    @AliAhmed-fh3sk Před 2 lety +6

    Waa mahadsantihiin dhamaantiin.intaan ka aqaano waa saxdey.anigoo ah maxamed mudulood

  • @mohabarre6946
    @mohabarre6946 Před 2 lety +5

    Mataan cabdule is here 🙋🏾‍♂️

  • @cabdicasiisfaarax4393
    @cabdicasiisfaarax4393 Před 2 lety +8

    Abwaan martile hiraab
    Waxa ku abtirsado waaa looboge kaliya

  • @maryanwarsame8827
    @maryanwarsame8827 Před rokem +5

    Waxaan layaabay dadka dhahaya shiiqaal goormeey hawiye noqotay waligeed ayey aheed ☝️☝️

  • @sahromaxamuud8505
    @sahromaxamuud8505 Před 4 lety +3

    masha allah

  • @Mohamedibrahim-fi4cp
    @Mohamedibrahim-fi4cp Před 2 lety +4

    maxamed mudolood waa nimanka layiraado shiqaal cabda sheekh

  • @lulali6059
    @lulali6059 Před rokem

    Dhulkaa dhoowreyda ayey deganayeen hilibi iyo wacweeyten mudulood.

  • @hassanahmedeid9539
    @hassanahmedeid9539 Před 3 lety +6

    Warcusul iyo wacbudhan waxay habar wadaag yihiin ceenato cali cisman

  • @zakariyaali6075
    @zakariyaali6075 Před 3 lety +5

    Cayr
    Saruur
    Iyo siifaadle waxaa dashey Raarey gidir karanle iska saxa adeeroyaal.
    Sacad
    Iyo Saleebaan waxaa dashey Caasho Kaarshe wadalaan oo la isu dhaho bah qumis.

    • @omaari155
      @omaari155 Před 3 lety +3

      Adigaba qaldan
      Bah caasho waa saruur ceyr iyo ujedeen
      Bah gidirana waa salemaan iyo sacad waana bah qumis marka adaana wax aqoon
      Ayaguse waxey ku qaldamen gidiro oo ay dhahen waxba ma dhalin
      Iyo qaladka ugu weeno ah saciid madar kicis oo ula jeedo sacad sacadna madar kicis ma dhalin ee salemaan unbey isku hooyo yihiin
      Sacad waa ogaden hadii lo abtiriyaye

    • @hodanaden6681
      @hodanaden6681 Před 2 lety +2

      @@omaari155 sacad ogaden mahan wa ben iyo dad badsiga darod qabil walbo wa shegten

  • @malagomalago6763
    @malagomalago6763 Před 2 lety +2

    Maxamad gorgaate iyo daame gorgaate waa nimanka keliya ee aad u tarmay ahna laandheeraha gorgaate

  • @ahmedmoxamud2580
    @ahmedmoxamud2580 Před 2 lety

    Garaad reerka daarood ladhaho
    Bilow ilaa dhamaad waad khaladay
    Reerkaa dib ugunoqo barashadiisa

  • @mogadishomovementsmedia4781

    Bwaan noo cadey sheikhaal ma hawiya

  • @noordinbare79
    @noordinbare79 Před rokem

    shiiqaaal hawiya waxba uma galaaan soo sax arintaas

  • @thesimgaohios
    @thesimgaohios Před rokem

    Mashallaha ❤🩸💕

  • @maancali362
    @maancali362 Před 3 lety +3

    ajuuraan kaso hadal

  • @omarmohamuud1899
    @omarmohamuud1899 Před rokem

    Walaalkeey waxaan doonayaa inaad ifalaysid Raticase wacbuudhan Adigoo raali ah

  • @muktaarhussien5395
    @muktaarhussien5395 Před rokem

    waxaan doonaya kaariyee karanle fafaaxintisa

  • @kaaliyebalaawa1139
    @kaaliyebalaawa1139 Před rokem

    Asc. Walaalkeey waxaan aad sheegtey waxaba kama jiraan waayo Ajuuraan meeshaad ku sheegtay waxba kama jiraa. Soomaalida waxay ukala baxda Aji iyo ajuuraan, meesha aad ku sheegtayna waligood ma dagi.. hadda waxay isugu soo hareen gobalka shebeele layiraahdo oo ethiopia ku yaalo hiirana xuduudda la leh. Meelo badana way dagaan oo kala duwan, wavaana boqor u ah Gorfaa waxaana ka horeeyay Keendiid. Marka walaalkeey wax yaabaha beenta ah oo dadka lagu qaldo waa dambi wayn. Wsc.

  • @user-jq6py5lk4d
    @user-jq6py5lk4d Před rokem

    Hooyada dalabdoole normally sheegin

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy Před 4 měsíci

    abtirsiyaha Hawiye waa been waxwada dhashay malaha fake .

  • @abshircabdule2988
    @abshircabdule2988 Před rokem

    Soomali.
    Caliente.wa..tagerasanahay..Cali.. gudlawe..mucaradh..aa.kuahay..wa.dhinaca.siyaasadha..calijete.tagero..aa.uahay...abwan

  • @Solomon-nk4jh
    @Solomon-nk4jh Před rokem

    5 Yonis Daanwayne?mahamad yonis,hosain yonis,Galmaah yonis,athaan yonis,gaafow yonis.hosain yonis stay in Balcaad and also yusuf yabarow.i want answers

  • @najlaaliahmed5950
    @najlaaliahmed5950 Před 2 lety

    Abgal, harti abgal, cili agonyar cumar faqi

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o Před rokem

    Kan wax makasaayo war qabiil walbo odayaashooda la fadhiiso

  • @runloow2202
    @runloow2202 Před 2 lety

    Abwaanku wuxuu qalday Duduble oo uu yiri Maxamud madarkicis BALSE ah Maxamud Hiraab. Weey ka noqotay oo hilmaan hadal kuma jiro ee dib ha iso soxo. Sidoo kale ma aha 4 lafood ee waa 8

  • @amatallahbintuabdallah9900

    Oo shekhal korma hawiye noqotay please barnamij kaso sameya lkn shekhal asalkedu waa carab ee hawiye maahin lkn waa lagu biriyey ayaan maqlay??

    • @hanmaalmedia5057
      @hanmaalmedia5057  Před 3 lety +3

      masha allah waad mahadsantahay sheikhaal waa hawiye
      hadaan kuu iftiinsha magaca saxdaa waa martiile hiraab daame gorgaate hawiye
      soo dhawoow

    • @Samaan__
      @Samaan__ Před 2 lety

      benbadanaa sheekhaal mahan hawiye

    • @mahuraan646
      @mahuraan646 Před 2 lety +1

      @@Samaan__ wax ku biir la yiraad ma jiraan qabiilku wa u dhalasho 4ta hiraab waligood bay ahaayen 4 ahaayeen

  • @mohamedyousuf3352
    @mohamedyousuf3352 Před 2 lety

    Hh