Abwaan garaad nuur xuseen iyo raadraaca soomaalida Qaybtii 5aad habar gidir ilaa samaale

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • #hanmaalmedia #himilotube
    Hanmaal Media Waa Mashruuc Muhiimadiisu Tahay Faafinta Wax Yaalaha Wanaagsan Qaab Casriyaysan Oo Tayo Iyo Xiiso Leh Kana Duwan Qaabka Eey Channels Ka Kale Wax Usoo Tabiyaan.
    WAAKAN CHANNEL KEENA HiMiLo TuBe FADLAN BOOQO OO SUBSCRIBE INOO SAAR MAHADSAN.
    / @elitehotelsomalia

Komentáře • 13

  • @Ahmed-hp8ov
    @Ahmed-hp8ov Před 2 lety +3

    Sacad Waa Ina Makahiil, Ogaden, Ma aha Hiraab/Hawiye. Waxad dhageysata Gabaygii Sayid Maxamed Abdulle Xassan, IYO Gabaygii UU U Tiriyey Subkane Habargidir. Abwaan Taariikhda Ruunta ka Sheeg.

    • @khadrahilowle4877
      @khadrahilowle4877 Před rokem +2

      kkkk sacaad wa dhalad hg e xad kalo shege mise shekadini isku badsigad no bilowden gabeygad shege iyo sacaad ya weyn

    • @queenofsomalia2516
      @queenofsomalia2516 Před rokem

      Sax baad tahay Sacad ma ahan habargidir waa makahiil hooyadood waa asharaaf

  • @xabiibo2244
    @xabiibo2244 Před 4 lety +1

    Masha alh

  • @xulkacaasimadatv7046
    @xulkacaasimadatv7046 Před 4 lety +1

    masha allaah

  • @xulkacaasimadatv7046
    @xulkacaasimadatv7046 Před 4 lety +1

    abawnka iyo adigaba waad mahsanthin

  • @xabiibo2244
    @xabiibo2244 Před 4 lety

    Abwaan igu qaaliya

  • @saciidyaxye685
    @saciidyaxye685 Před 4 lety +1

    hal qof aa LA idiin qabaa ee mataano ma tihiin

  • @AliAhmed-fh3sk
    @AliAhmed-fh3sk Před 2 lety

    Eeboow isku ekidiinaa mataana ladiin maleeyaa