JUWEERIYA JANO IYO ISMAACIIL AARKA QAACI DAYAX BAND 2020

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • JUWEERIYA JANO IYO ISMAACIIL AARKA QAACI DAYAX BAND
    Copyright@Hawraar Music

Komentáře • 658

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 Před 4 lety +16

    Garaacista cuudka meel sare ayuu dhigay, wuxuu muteystay in loogu yeedho darajada Macallin, xagga cuudka, hore u soco

  • @abdizamad7664
    @abdizamad7664 Před 3 lety +13

    Hargeysa hoygii fanka Arka harkeysa wekuso dhaweysay adneh waa shiday🤗😍👏👏

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. Před 4 lety +24

    Aarku juweria cidlu kagag tagay iga wala iyo diinta🙏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾🥀

  • @Geedi143
    @Geedi143 Před 4 lety +50

    Yaah yaah fankii waa dhintay bay baratay 🔥🔥🔥🔥
    Baxsaneey hargaysay🥰
    Hoyga fanka cayaar looguma magcaabin

  • @engmohamedkhadarismail7337
    @engmohamedkhadarismail7337 Před 4 lety +122

    Juweriya jano ismail aarka halkeedaad dhigteeen Hoyga Fanka HARGEISA SOMALILAND wlee dhayal magacu uguumuu bixin

  • @abdulkarimy5949
    @abdulkarimy5949 Před 4 lety +32

    Halkeeday dhigeen eesh qiyazak hoygii fanka Hargeisa. Juweyriya is talented singer and has amazing stage presence 👏👏👏

  • @axmedxaaji1403
    @axmedxaaji1403 Před 2 lety +8

    Ismaaciil Aarka waa fanaanka kaliya codkiisa fanka ku joogo 🔥 Aarka guuxa 🦁

  • @hafsaxidiigofficiale305
    @hafsaxidiigofficiale305 Před 4 lety +26

    Boqorka codka ismaacil aarka iyo fananada codka macan juweriya jano hore usocoda soomlilnd dhulkayga

  • @hargeisaofficialchannel4641

    Eesh calaa cod juweeriya sidoo kale mr Arka waa legend waan idin wataa brother

  • @Abdulwahed.m45
    @Abdulwahed.m45 Před 4 lety +45

    Ismaaciil Aarka waa wiil shakhsiyad fanneed leh hore u soco.

    • @hanad3599
      @hanad3599 Před 3 lety +1

      Aarka wlhi codkaga wan ka helay wan ka helay abowe mcne horay usoco

    • @Gaaruf
      @Gaaruf Před 3 měsíci

      ​@@hanad3599mmm❤❤❤t😂m

  • @mulugetaoqubatsion5735
    @mulugetaoqubatsion5735 Před 3 lety +68

    All Somalis we love you and respect you. you are the spices of East Africa. you are fast learners wherever you go, creative and determined in what you believe. I remember how stable you were in 60's and know the time is coming what we wised to you. be happy so that we may also be happy.

  • @wajaale3761
    @wajaale3761 Před 3 lety +29

    Ismail aarka 🦁🤴🤴🦁
    Muxuu eebe cod kugu deeqay.
    Juweeriya ilaa action kaaga kahelay.

  • @sowturahma2693
    @sowturahma2693 Před 4 lety +44

    Weeeweee walee fanan baa inoo soo baxay axsan cod muqdusho bilan fanan baa inoo soo baxay codka guuxa il iyo cowri la.aaw aarka horay usoco my wllky ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️❤️👌👍👍❤️🇸🇴❤️❤️

    • @geesideeqsi1035
      @geesideeqsi1035 Před 4 lety +3

      Sifican reer muqdisho🤣,,, wixii noo Imadaba laxanka wan u dhigna,,, hada wa asal noo soo dira mid kale

    • @miftaaxtube2907
      @miftaaxtube2907 Před 3 lety

      @@geesideeqsi1035 laxamiiistayaashii somalia ugu halista badnaa ayaa soo gardaadiyay kuwaasoo ayka mid yihiiin cabdikarim faarax qaarey jiir, xasan gareet,jaaangoow, gacayte,Iyo siciiid xarawo abwaan maxamed Cali kaariye Abwaan cabdi bashiir indhabuur makaa wareertay

  • @asmoargsan8703
    @asmoargsan8703 Před 3 lety +10

    Boqorka codka mcn arka Allah hagu hafido ina ader ❣❣❣💯💯💯

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před rokem +44

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙
    الخالق ❤💙💙
    Love -na iso dheh walal mahadsanid

  • @Tustusaale
    @Tustusaale Před 4 lety +27

    Wooow waar wllhi dee aaarka been ula muu bixin Ala hayaaaaaaaay mnsha allh💗✊✊✊✊✊✊✊✊👋✊✊✊✊✊✊✊✊✊

  • @asiye717
    @asiye717 Před 4 lety +14

    😱😱😱 Labadan kalita fanka Dambe halo dayo Ciyalka Dambe Hanalaka farisiyo ❤💯

  • @jamaaltube8153
    @jamaaltube8153 Před 4 lety +78

    Wlhy saado Cali boqoroda codkay ahayd fanaan kasta oo legend ahaa codkiisa waalakeenay lakiin fanaanada kaliya ilaa hada aan codkeedii aanlakeenin weeyaan yaa igu raacsan

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 Před 4 lety +6

      Magool, maandeeq , iyo cabdi tahliil, saynab cige fananinta yagana cid kentay wali ma arag wa runta saado wali ma arag codkeda qof keenay AUN intoda dhimatay

    • @user-wt3uq1iw7f
      @user-wt3uq1iw7f Před 4 lety +4

      Saado calli ilaahay baa siiyay keefiyaad u gaar ah
      Waxaan la cajabi jiray laxanka loo saarro iyadaa sii farsameeysan jirtay

    • @nimcomohammedjimale8531
      @nimcomohammedjimale8531 Před 4 lety +2

      Waligood heli maayan codkii Saado qof leh wlhi bihi.

    • @ayuuphabib912
      @ayuuphabib912 Před 4 lety +4

      Saado Cali Alle haw Nxariistee Codkeed Cidkeeni kartaa ma jirto

    • @munobashiir6768
      @munobashiir6768 Před 4 lety +1

      Ala hawnaxariisto😥😥😥❤

  • @AbdalaShurayma
    @AbdalaShurayma Před 4 lety +25

    Hargaysa hoygii fanka . Dad qiima leh ❤

  • @ayanfarah1554
    @ayanfarah1554 Před 4 lety +13

    Wiilka caadi maaha waa keentey walee 💯❤️❤️❤️🌹

  • @abdisalangure3599
    @abdisalangure3599 Před rokem +4

    I am impressed with how this young people are riviving the past somali songs and their command of song , music and obviously the inherent nuances in the somali songs........well done adheers

  • @dayibaxmed460
    @dayibaxmed460 Před 4 lety +5

    waa laba fanan Aan kala dhicin
    juweeriya hablaha danbe waa gabdha ugu cod macaan Aar kuna kama dhaco

  • @idiladanali4196
    @idiladanali4196 Před 4 lety +7

    Aarka waaba Xasan oo yar halkeeduu dhigay horey u soco huuno

  • @bashirjama4283
    @bashirjama4283 Před 4 lety +5

    Ismciil Aarka nin wayn iga dheh , Inaba caadi maha , makala dhacan wiilka iyo gabadhu!

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama Před 4 lety +74

    *ERAYADII : MAXAMED CALI KAARIYE (AHU) **#DIGTOORKII** JACAYLKA*
    *CODADKII : SAADO CALI WARSAME (AHU) 😭 IYO XASAN AADAN SAMATAR*

  • @yacquubdheeg8042
    @yacquubdheeg8042 Před 3 lety +7

    Oyayaaay
    Kaalay daadah dibada soo baro
    ismail arka🔥

  • @abwaanshaciyechennel6970
    @abwaanshaciyechennel6970 Před 4 lety +5

    Wllhy waa xidigo maa kala dhacan ismaciil arka iyo juweriya janno wan wataa wllhy👊💪💪💪

  • @souleqassali9766
    @souleqassali9766 Před 4 lety +29

    New Hassan A Samatar hore u soco aarka

  • @khadarcabdi1
    @khadarcabdi1 Před 3 lety +2

    Juweeriya ha la igu soo xidho waan aroosi nin aadan yoonis ah oo maal qabeen ah baan ahay

    • @saidhusseinmohamud1915
      @saidhusseinmohamud1915 Před 3 lety +1

      😂nuucaas matahay🤨

    • @khadarcabdi1
      @khadarcabdi1 Před 3 lety

      @@saidhusseinmohamud1915 hhhh maxaa dhacay dulufow inanta hadii la igu soo xidho mad ka xuntahay

    • @yaasanuba4633
      @yaasanuba4633 Před 3 lety +1

      @@khadarcabdi1 😅 wll maka dhabaa ma lacaglay bad tahay aan tuunbada kuso gashadee

    • @khadarcabdi1
      @khadarcabdi1 Před 3 lety

      @@yaasanuba4633 😁 haa wll lacag ilahay wa ii dhiibay

    • @yaasanuba4633
      @yaasanuba4633 Před 3 lety +1

      @@khadarcabdi1 wlll dee isoo qabo naag hinaastana ma ihiye 4 bad guursane

  • @guuleedrooble7717
    @guuleedrooble7717 Před 4 lety +6

    Eesh calaa sawat barteeda ayey dhigteen jaweriya iyo aarka top ❤

  • @mceeri7238
    @mceeri7238 Před 4 lety +20

    Aarka Waa Fanaan Buuxa Xataa Qaabka Actionkiisa Waa 100%
    Juweriya Iyana Waa Fiican Tahay
    Daahe Cabdi Jamac Salaan Sare My Broh

  • @jakatoorka8887
    @jakatoorka8887 Před 3 lety +8

    Walee ninka Kabanka tumayaa waa nintagay, Nin ka Gacan macaan weli ma arkin

  • @abwaansharmakegermany
    @abwaansharmakegermany Před 4 lety +12

    Ninkan ismaciil aar cod nin baa ku jira hore usoco pro

  • @abdihussein1297
    @abdihussein1297 Před 4 lety +7

    Ismaciil Aarka iyo kooxdiisu Makala dhacaan maaaansha allaaah keep going horu socda fanka idiin bahan dhamaantiinba.

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi4515 Před 3 lety +21

    Ooooof calek wiilka codkisa la dhacay wlhi cod nin ragga kaso guuxaya😱😱😱

  • @rashidnaleye2002
    @rashidnaleye2002 Před 4 lety +6

    Juweyrriya Waa Fannaanad Is Nacdey.So Far The Best

  • @soombit8586
    @soombit8586 Před 3 lety +29

    Their voice and body harmony is similar to those who sung in the eighties

  • @saedfaisjama282
    @saedfaisjama282 Před 4 lety +5

    Dayax band wax ka qabad maleh ma kala dhacaan keep going dhamantin

  • @faysaljaaliyada3551
    @faysaljaaliyada3551 Před 4 lety +85

    Ismaail aarka daaha gaas ayaa yidhi reer xamarku aarka may la baxaan. Hadaa ma mukulaal ayay la bixi lahaaayeen kkkkkkkkk daaha gaas abwaan waan ku salaaamay

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Před 4 lety

      Daah Gaas waa yaar dheeryaa wa axan is idhii wa abwaan dabjir ahaan jirey dhawer jeer abaanarkey isgoon sida abwanada is ururuneyn

    • @mustafenimcaancraxaman2823
      @mustafenimcaancraxaman2823 Před 4 lety

      Yaa salaam

    • @faizam523
      @faizam523 Před 3 lety +4

      Yarkani waa reer mudug baan u maleyne reer xamar maaha, waayo reer xamarku dhicisow iyo buulo xuubey, aw kuusow kuntuwaarow iyo daangow, magacyadasey la baxaan😂😂😂😂😂😂 waa iga kaftan ehelnimo, I love all maryooley gaar ahaan reer xamar.

    • @shukrimohamud4189
      @shukrimohamud4189 Před 3 lety

      @@faizam523 reer xmar waye walaga wala hubaa magcaha aad sheegtana waala baxnaa

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před 3 lety

      @@faizam523 waa sax celdheer galmudug ayuu ku dhashay inanku.

  • @aweesdanbiil8623
    @aweesdanbiil8623 Před 3 lety +13

    Old is gold
    Xasuuus
    Xasan adan and saado Ali

  • @hccbnkkkk1588
    @hccbnkkkk1588 Před 3 lety +5

    Ar ninku run badana Mxu yiri ama qaar da daada ku dabaaalladegijirrey 👌❤️

  • @abulayaan9255
    @abulayaan9255 Před 4 lety +9

    Ismail aarka cumaamadiisa lama haysan karo masha allaah Keep going bro

  • @mohanahmed7736
    @mohanahmed7736 Před 4 lety +7

    Jamhuriyada wax waliba waa lagu hayaa💞💞💞💞💞

  • @abdikanianshaxaawi6492
    @abdikanianshaxaawi6492 Před 4 lety +16

    Kooxda kaliyeee Fanka Loogu imaaado ma ila Qabtaaa

  • @mrsomali8690
    @mrsomali8690 Před 4 lety +1

    Aamina calanka waa Astana.laaakiin meeshaas waxaa ka heesayo dadkii asal ahaan ka soo jeedo geyiga Hoyga fanka soomaliland waana Dadka soomali ugu qiimo badan. Guuleysta soomaliland. Aamina adnah allaha ku caafiyo

  • @imrandamss8305
    @imrandamss8305 Před 3 lety +8

    Love somAli song. Thanks .that guitarist is doing good job.

  • @abdirahmanabdilahi8763
    @abdirahmanabdilahi8763 Před 4 lety +20

    Walee labadan fanaan haa baan u hayaaa anuu inta ila aragtida ah like ta ha ila dhaafinaa 👏👏

  • @fadomomahamed7556
    @fadomomahamed7556 Před 4 lety +1

    Cod naval jilin qurux badan iwata war sidaas haloo heeso waa muhiim erayada aad kuheyseysid inee kuu dhamdhamayaan ood fahmeysid 👌👌👍👍👍😍😍

  • @MaxamuudAbdi-hj9ei
    @MaxamuudAbdi-hj9ei Před 4 měsíci

    hesti hesaha xasusti xasan adan samatar ismacil arka boqorka codka yaa igu racsan asxabta ❤

  • @hargeisahadhwanaag3266
    @hargeisahadhwanaag3266 Před 4 lety +3

    Cubur dabo musbaar ah
    Shaah xafiif ah waji Yara kulul
    Laba qof sheekadodu badnayn aaax
    Yaa marqaan

  • @waakomedia9861
    @waakomedia9861 Před 3 lety +2

    Ismail aarka legend waa nin hibo faneed leh keep going

  • @Lander02
    @Lander02 Před rokem +3

    She is my cousin and he is my irir samale brother . A whole winning combination.

  • @farhandiasparoofficial8828
    @farhandiasparoofficial8828 Před 4 lety +21

    War inantu caadi mahan really barteeday dhigtay

  • @mshiineofficial3468
    @mshiineofficial3468 Před 4 lety +53

    Ismanciil aarka from mareeg celdheer galgadud waliba cida xamar leh ah kugu faanaa bro

    • @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
      @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY Před 3 lety +6

      Juweriya from barkada-calixirsi Sool
      Cida iska leh cerigabo oog burco

    • @hoodiyoayaanleey5223
      @hoodiyoayaanleey5223 Před 3 lety +5

      @@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY waad naga bareejaysay gabadh cali bare ah weliba waa anoo gabadh h.awal ah oo muuse abokor dhalay 😍😍😍😍

    • @josephmabongo6165
      @josephmabongo6165 Před 3 lety +6

      laba jahil baa tihine laga tagay qabiil

    • @shukrimohamud4189
      @shukrimohamud4189 Před 3 lety +1

      @@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY hhh wlle gob baa tahy jareejada kahelay

    • @mascadeofficial4920
      @mascadeofficial4920 Před 3 lety +2

      Wacaysle iska dheh noh

  • @friendosfreightlinesllc7140
    @friendosfreightlinesllc7140 Před 9 měsíci +1

    Much respect to the gentleman playing the guitar . Perfect job !

  • @ahmedhussein6795
    @ahmedhussein6795 Před 4 lety +7

    Waaw akshinka ay wada bixinayaan ayaaba inba caadi aheyn keep going👍👍❤️

  • @deeqasaeed5820
    @deeqasaeed5820 Před 4 lety +56

    SOMALILAND guuule Hargeisay wooòoow Somaliland l Love Somaliland guuule 👏👏👏👏👏😍😍😍🎤🎤🎤🎤🎻🎻🎻🎻🥁🥁🥁💚💚💚💚❤❤❤❤❤💚

  • @mohamedabdisalaam1563
    @mohamedabdisalaam1563 Před 3 lety +9

    Maxaan dooni shaaximan
    Ku dul maray baddaa wayn
    Amaa qaar da'daadaa
    U dabaal dagi jiray❤
    Pointigaa waa iga gadanyahy
    Liketa👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @abrahamfarah3025
    @abrahamfarah3025 Před 3 lety +11

    These artists are recreating last fifty years of Somalian achievement!!!! Go on Son!!

  • @AhmedOsman-xk1gj
    @AhmedOsman-xk1gj Před 2 lety

    Wawoow waa heesihii Macaanaa ee 💖 fanaanadda Codka baxsan ee Juwayhariyo Janno. aad ayaan u taageeraa codadka baxsan ee Juwayhariya Janno

  • @shacnicabdullahi2356
    @shacnicabdullahi2356 Před 4 lety +3

    Wlhi macalinka gabanka u istaagay aarka legend iyo jaweeriya

  • @faysalsugaal7104
    @faysalsugaal7104 Před 4 lety +5

    Halkeedii intay dhigeen ayey weli ba baro dhaafiyeen.

  • @rahmaahmed1836
    @rahmaahmed1836 Před 4 lety +2

    juweeriya iyo aar halkeedey dhigeen actionkooduna inaba caadi maaha 100/100 topp weeye

  • @maslahnor7402
    @maslahnor7402 Před 2 lety

    Gabadha wa cod mcntahay balse fadlan muuji xishood heestaa waa heesihi sharafta badnaa

  • @aarka8204
    @aarka8204 Před 4 lety +24

    War aarka haduu badalkii nimcan yahay anaga haduu somaliland u heeso iyo haduu joogaba qofka haduuba cod wacan yahy coladin meene dagal daaya😂
    Aarka wa legend gabdhane ka hadal maleh meel kale buu codkeda ka dhawaaqayaa🔥

    • @abshirmouse1636
      @abshirmouse1636 Před 4 lety +1

      SAGAAL JOOJIN MEYNEE NAAGTA ASOOSHA E MEELKALE LAGA HELA IN AYNAGU SO LAABATO WAAN DIIDNAY MARKAY NOCAAS U TAGAAN KI QAAWIYEY HA HAYSTO NAAGTA KOONFUR AADEY BEDQABKEEGA YAA HUBA NAAG LASO DEYEY MXY LASO NOQON INAD HALKA KUHAYSATAN IYO INAT JEELKA LIINTA KU CABTO IDINKA U SOBOBA. 3BILL O CADAD BAXA WA INAY JEELKA KU QAATAN SI ANU U OGAANO INU FAADHIGU RARAN YHY IYO IN KALE HADA MA ANAGA NALO QARIYA TIMO JILIC KKKK

    • @aarka8204
      @aarka8204 Před 4 lety

      @@abshirmouse1636 waxan aad ka hadleso waxba kama karan anii adine isku mowduuc kama hadleno

  • @shugricabdullahi5782
    @shugricabdullahi5782 Před 4 lety +11

    Juweeriya eesh calaa cod aarkuna ka hadal maleh 🔥🔥🔥

  • @tolmoon2233
    @tolmoon2233 Před 4 lety +9

    Wow juweriyo jano iyo ismaciil arka 💖💖💖

  • @msjuweriazhareef4233
    @msjuweriazhareef4233 Před 4 lety +20

    Ar nagtu magacyake wadata
    Isma oraneyn juweria qof la yirah
    Hesa

    • @Burcaawi2010
      @Burcaawi2010 Před 4 lety +2

      Gabadh ila shaqeeysa USA CALIFORNIA oo ah Pakistan baa la yidhaahdaa Juweeriya, runtii waa gabadh aad u wanaagsan, weligay magacyga oo qudha iiguma yeedho, hadaanay ka hor marin wllo

    • @juwa3991
      @juwa3991 Před 4 lety

      2yrs fanka wey ku jirta samiden juweriya

  • @cabdikayd6486
    @cabdikayd6486 Před 4 lety +7

    Waaaw axyaaa hees waxaa saa fanaaniin ah keep your going

  • @ahmedmo5810
    @ahmedmo5810 Před 3 lety +2

    War hayaaaaaaaaaaay o hadana hayaaaaaaaaay, Allow quranka iyo axdiiista sida nuugu macanee. Aarka
    Iyo Juweriya looma adkaysan karo.......................

  • @husseinhandule3766
    @husseinhandule3766 Před 3 lety +3

    after one million like ii saara somali maryooley hadad taagerto nuuradin cude ispecialiest and buula huubey bongiest

  • @muktarosman9706
    @muktarosman9706 Před 4 lety +4

    Nuuradiin cali amaa boqorka cuudka illaahay cimrigaaga hadaayo macalin

    • @abshirabdikaarshe8337
      @abshirabdikaarshe8337 Před 4 lety +3

      Mukhtar Osman wan kusalamy heesta Uma so galine inan gacanta nuradin kuraxaystan uso galay hhh

    • @muktarosman9706
      @muktarosman9706 Před 4 lety +2

      @@abshirabdikaarshe8337 sxb qaali waan kaa qaaday aniguba ustaadka gacantiisa ayaan kugula raaxaysanayaa

    • @abshirabdikaarshe8337
      @abshirabdikaarshe8337 Před 4 lety +2

      @@muktarosman9706 haa sxb ustaadka nuuradiin xagaasan kasalaamaynaa ilahay cimriga Hanoo wada barakeeyo aadban adna kusalamaya sxb qaali waalakala irdhoobee ilahay hanawada kulmiyo waqtiguna haysku keen Soo dhaweeyo

  • @mostafezhaficiofficial9026

    Saado cali iyo xasan adan inyar ka hor ayan dhagaysanaayay msha allah halkeedad ugu tagteen

  • @abdiabdi4390
    @abdiabdi4390 Před 4 lety +3

    Allah a U Naxaristo
    Saado hadey noolan laheed wee ku Riffi laheed

  • @mulugetaoqubatsion5735
    @mulugetaoqubatsion5735 Před 3 lety +26

    Somalians , they are strong people . we love you! with out you Africa is not Africa

  • @naimaquruxchannel1186
    @naimaquruxchannel1186 Před 4 lety +23

    I can't stop watching....he is lit💯

  • @arafoffcguumays6596
    @arafoffcguumays6596 Před 2 lety +6

    Let's say they are indeed great actors 👏 Viv to both💯🌼🌹

  • @yasminxaashi7087
    @yasminxaashi7087 Před 3 lety +2

    Yes you are the best one of the world what the beautiful voice my brother amazing you

  • @mustafefarah9434
    @mustafefarah9434 Před 3 lety

    Intii hore ayaa inaga badan ee waxa danbe calool qush qush kooda inaga joojiya esh calaa fan halkeeda ayay dhigeen👌👌👍👍💯❤❤❤🧡🤍

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 Před rokem

    Halkeeday dhigeen wlee❤

  • @fahadhamud9736
    @fahadhamud9736 Před 4 lety +3

    Mashlh ismacil aarka iyo juweeriya jano alla yacizak ololaaay

  • @mohamedcalas5910
    @mohamedcalas5910 Před rokem

    Jiil dib u nooleeyay xasuusihii dad aanan maanta heesan muuqooda iyo maqalkooda

  • @fikrutesfamichael2009
    @fikrutesfamichael2009 Před 2 lety +1

    Sooo awesome, couldn't stop listening all musics! very proud!

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Před 3 lety +1

    Woof caleek labo aan ku riyaaqay codkooda masha allaah nolaada

  • @hassanvideo5678
    @hassanvideo5678 Před 4 lety +12

    CAYDARUUS ISMAACIIL CADBI hore usooco wllo 👏👏👏👏

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 Před 25 dny

    Macallinka Gitaarka Barteedii Ayuu Dhigay Howraartii ee Waaberi Legends!!..thanks.

  • @abdirhmangelle7429
    @abdirhmangelle7429 Před 2 lety +1

    Mmmmmmmm,, my hometown hoygii fanka hargaysa axaxax

  • @HamzeMohamed-ft7hs
    @HamzeMohamed-ft7hs Před rokem

    Allaylehe afkiina caano lagu qabay 🎉🎉🎉🎉

  • @ruqiyoabdulle8470
    @ruqiyoabdulle8470 Před 3 lety +4

    Ismaaciil aarka taageero baan Kuu ahay wllo

  • @MubYus
    @MubYus Před rokem +1

    Waaaaw.. Cod macaanaaa

  • @libaankulusheikh224
    @libaankulusheikh224 Před 4 lety +1

    Alfanaaan alfanaaan haye haye haye nageeeeeeeeeeeye

  • @xaajilacag828
    @xaajilacag828 Před 4 lety +2

    Inanka barteedi dhigey inta igu raacdey like isaara

  • @fartunxusen2101
    @fartunxusen2101 Před 4 lety +6

    Ismacilow kaalay sowad kooxda oo hotel ilate oo ina aderka leyhay an kucasuumne

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Před 3 lety

      fartun hotelak borma sow ma ah samliad hadaad borma wax ka dhsito samroon baay kugu shanbadeyn hadaad hargeisa ka dhisto Isaaq muqdshoo hawiye dadkeena waay bukaan dawo xagaan uga doonaa xata anin busness furety qabiil ak dhigayaan aanu aheyn

  • @xanaanibnusaliban6259
    @xanaanibnusaliban6259 Před 4 lety +3

    Halkedi bay dhigen masha allah fankii ayay soceliyen

  • @abdikanianshaxaawi6492
    @abdikanianshaxaawi6492 Před 4 lety +2

    Abwaan Daaaha Gaaz Abwaaan Aaan Jeclay Rabi Haku Sharfo

  • @cadbikhalaq6220
    @cadbikhalaq6220 Před 4 lety +1

    Oof fanaaniin wd ka baxsateen.
    Halkeedad soo dhigten

  • @maxamudmaxamed6577
    @maxamudmaxamed6577 Před 3 lety +2

    Hooraar pls aarka noo soo celi waa inan cod macaan hargeyso noogu soo celi pls waan kaa sugeenaa yaa igu raacsan

  • @zaidfarole9427
    @zaidfarole9427 Před 4 lety +5

    Saado Cali Warsame AUN iyo Xasan A Samatar heestii Darmaaan barteeday dhigeen

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 Před 3 lety

    Juweeriya iyo ismaaciil walee waa laba fanaan oon waabari dabadeed la arag

  • @xafsahassan8734
    @xafsahassan8734 Před 4 lety +9

    Jano waa geenyo 😘😍😍😍😍😍😍😍😍❤❤❤❤