“Faratoonow hadad dadkaagi ka hadhay,Anigu Dadkaygiiban la jooga Maxamed …..”Gudd Cali Xamuud

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 08. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

Komentáře • 161

  • @user-gl2go3kp6s
    @user-gl2go3kp6s Před měsícem +8

    Nin kaan waa marqan san yahay

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Před měsícem +4

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam

  • @somsessl1310
    @somsessl1310 Před měsícem +7

    Kani waa.nin jileeec daciiifa

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 Před měsícem +1

    Ilaahay Somaliland has badbaadiyo. Allah ha xafido. Cadowgeeda Allah ha jabiyo. Guul Somaliland 💚🤍❤️

  • @hodanmohamed5734
    @hodanmohamed5734 Před měsícem +3

    khaaso foqol khaaso wxaas ayaa gudomiye umadeed sheeganaya ilahay si xun kuu qaad wax xil lagu taxay dad aan maskax ahaanba mature ahayn

  • @Sagaalsagal
    @Sagaalsagal Před měsícem +2

    Waxani xildhibaano maha waxay u bahanyihiin inta albaabka hoosta loga soxidho in lagraco waliba kuwa macardaka

  • @saadyisalim2888
    @saadyisalim2888 Před měsícem +4

    Waar yaa waa bilaa gudoomiye, talaabo ayaa laydinka qaadayaa, tuugyahay ,iimaanka Alla idinka qaadye, waxaa wadanka lagu soo daayey wax gaajo dishay oo caydh ah oo caadaqaate yaal ah, belo kula dhukurnaatey waa in laga hufaa meesha dugaagtan ,weliba wuu hanjebayaa waar lays cafiyimaayo hawadhlayn , wadankan ayaad wax kunoqoteen,

    • @Abshaw6
      @Abshaw6 Před měsícem

      Wadanka ma hooyadaa baa leh eedada cune😂

    • @hah7064
      @hah7064 Před měsícem

      Maanta maqorofad buu sidan lahaa hadaan SL jirin.

  • @user-ui7ff4rq5l
    @user-ui7ff4rq5l Před měsícem

    Hanjabaadi shaqaynmaysee waxashaqayn sharciga adeer soomaaliland guul guul ❤❤❤❤

  • @maryammoalem6280
    @maryammoalem6280 Před měsícem +3

    Intad Isaqland daba fadhiden wa filayay inee sidaa idin ku dheceyso

    • @Rghtman308
      @Rghtman308 Před měsícem +1

      Waa sidaa meeshan reer baa leh, idinkuna reer naad tihiine meeshiina hagaajiya.

    • @MohamedYousuf-zo2mt
      @MohamedYousuf-zo2mt Před měsícem +1

      Ciil badan baa ku hayee Alle haku caafiyo.

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj Před měsícem

      Bal isku daya in aad fidno abuurtaan ta idinka raacdawaala soo xidhi golaha hadaad sidaa wadaan waa la is arki

    • @libanalifarah7246
      @libanalifarah7246 Před měsícem +1

      @@MohamedYousuf-zo2mt war ninyohow isaaqu inaysa bari ka fakarin baaa u malaynaaa sababtoo ah Awdal haday colaaad foolanaysaaye kuwa idinla jooga halkee usii cayrinaysaan oo xilka uga qaadaysaan mise inay dhashaaa coolaad dhashaa rabtiin

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 Před měsícem

      ​@@HindaAbdulle-fl2jjhhhh nayaa goja.cade ka shekee dhagool yahay AWDAL STATE .na waa laydinka soo erya.yaa 🤣🥰❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Abshaw6
    @Abshaw6 Před měsícem +2

    Samarooney awal ba lahayste yaal isaaq baa ahaydeene ama is difaaca ama nagala aamusa nacnacda fulaynimada ah

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan Před měsícem +4

    Alle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhaber jabiyay mucaaradka walaal

    • @abdihakimmmohamud7230
      @abdihakimmmohamud7230 Před měsícem

      Ma fulaydii Haad ka roorka ahaa ee hubkii iyo waddankiiba laga furtay ayaad ahayd sidii geelii Indhabadane ee Muuse Sabaayad iyo Geenyo

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před měsícem

      Geelu waa xoolo waana lakala dhacaa ceelkii dogoble ee lagaa qaaday kawaran​@@abdihakimmmohamud7230

    • @Jamaalabdiow
      @Jamaalabdiow Před měsícem

      ​@@abdihakimmmohamud7230faqashta gudaha mayara

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 Před měsícem +2

    5000$/bishii ayuu qaataa haddana qabyaalad iyo been ayuu lasoo taaganyahay

    • @abdihakimmmohamud7230
      @abdihakimmmohamud7230 Před měsícem

      5ta kun waa cashuurtii sii ma baryaad ku siisaa Muuse Sabaayadba 10kun ayuu qaataa aanu maalin uharaadine iyo malaayiin uu xado e

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Před měsícem

      lacagta cashuurta ee awdal laga qaado 0.0001 kama aha $5000 aad shegyso

  • @FathiyaYakub
    @FathiyaYakub Před měsícem

    Nin walba cidiisu meesha ku joogaa 👍 the legend 🙌❤

  • @mudiali719
    @mudiali719 Před měsícem +2

    Koow burbur iyo dagaal sidii 1991 kii Somalia ku socotaa

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 Před měsícem +1

    HADII SHARCIGA AAD BAAL MARTAAN WALAAHI INAYDAAN KURAASTA FADHIYAN
    EE WAAD KA TEGI DOONTAAN

  • @MaGuuraanChannel
    @MaGuuraanChannel Před měsícem

    Kani hadalkiisa umuu meel dayin, ee waa in isga laga xayuubiyaa xilka uu hayo,

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem +1

    Waar na gaar baad cabtay kkkkkkkkk❤❤❤

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 Před měsícem +1

    Adigana huwanta ka mid tahay, adiga iyo abiiba dadkale ayaad ushaqeysaan

  • @ibraahimSulub-zm3no
    @ibraahimSulub-zm3no Před měsícem +1

    Waar waxan shacabka ah ee maalin walba daawanaya qudhunka wakiilada inoo fadhiya ee hagardaamada uun la fadhiya maxay u ka eeganaynaa Ina kiciya AAN ka Soo saari guriga SI sharciga waafajisan ee u Soo diyaar garooba cidii dadkan iyo dalkan Dani ka haysoow mudaharaad salmiya iyo golaha wakiilada

  • @abdulazizd
    @abdulazizd Před měsícem +2

    Ma laysku ciyaaraya waa maxay dhaqan xumadan

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem

    Stop not for you sharciga cidna kama wayna joogo hanjabaada❤

  • @mahamedbileyusuf
    @mahamedbileyusuf Před měsícem

    Xaruntyda golaha wakiilada kulahaa
    Mahoyadis baa xarunta leh,

  • @IdirisHussein-xo8vc
    @IdirisHussein-xo8vc Před měsícem

    Maxamad abiib waxa kaxumi waa cali xaamud oo ushaqeeya soomaaliya

  • @geri7490
    @geri7490 Před měsícem

    Digreeto madax wayna ayaa laga ga qaaday hadiikle
    Maxaad qaadi dawrisigii laga xoreyay
    Uunbad kunoqone

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 Před měsícem

    Nin Xanuunsanaya,

  • @hah7064
    @hah7064 Před měsícem

    Isaga laftiisa waa inla xidho meesha ma jeel majnuun buu u haystaa.

  • @aminaboon1290
    @aminaboon1290 Před měsícem

    Hadaa eanimka yidhi mafax werynuhu in. Aan Soomaliaya waxwadaa yeelano aayu diidayas ooridoo. Dahalaan

  • @AxmedKooshin-eh7tn
    @AxmedKooshin-eh7tn Před měsícem

    Wlhy ninkan hadal isaaqu qarinayey ayaa afkiisa ka baxsaday isagoo samaroon ah ayu hadalkii isaaqu dulmarayeen ayu qarxiyeyna waa ku mahadsan yahay baan leyahayna

  • @user-nt1fb4fm3h
    @user-nt1fb4fm3h Před měsícem

    Well done! Definitely you deserve to be elected!!!!

  • @randomin8390
    @randomin8390 Před měsícem

    maaash aallaah ninki dulmag ku dagan guryaha dadk shiciibka ee uug faamayay shaadh dalaadeed
    very good people 😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s Před měsícem

    3 xildhibaan waa in laga qaado xilka

  • @suhadheman6644
    @suhadheman6644 Před měsícem

    Good job doofarkii qaylo iyo caymooye waxa kale muu soo kordhinayn lkn sharciga waxaan leyahay wali fari ma qodna eayda galaha inoogu jira waa badanhin hawsha hascoto

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před měsícem

    Gafanayaasha cashuurtayada kunaaxay ee huwanta ah waa in la eryaa

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Před měsícem

    Ehlunaar Muuse biixi ha dhaca iyo Nuux Taani iyo Mohammed Kaahin iyo Saleebaan Gaal hadaan wadanka laga qaban Somaaliland waa dumaysaa Viva Xildhibaan Mohammed Abiib waxaa so Doortay oo uu u hadlayaa shacabka Somaaliland.

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před měsícem

    Muwaadin soomaaliyeed aaaa😮😮😮😮😮😮

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Před měsícem

      haa waa Muwaadin Soomaaliyeex Wasiirka Maaliyad ee Soomaliya ee soo socda weeye abiib

  • @IdirisHussein-xo8vc
    @IdirisHussein-xo8vc Před měsícem

    Waar ayga naga aamusiiya cidbuu kasocdaa

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia Před měsícem

    Huwanta gudaha adeer faratoon waa qof Somaliland isku wada maha sidada qof dhabarka ka tooganaya dalkiisu wuu mushaharka ka qadanayo dalka hadii aydan u shaqayn karin xilka iska caliya

  • @HalimaCumar-kk9cw
    @HalimaCumar-kk9cw Před měsícem

    Oo xukuumada lama mucaaradi karo miyaa walee geele dad badan buu tababaray xataa tii koofureedna kudaroo

  • @Jamaalabdiow
    @Jamaalabdiow Před měsícem

    Maxamed abiib hadalkiisii ninkaa kaxun hadalkiisa

  • @MaxamedXasan-bw3wl
    @MaxamedXasan-bw3wl Před měsícem

    Sharcigu mamid aad samaysataybaa war orod qabovboorama wuxuukuleeyahay waa muwaadin soomaaliyeed waxa layidhi wuxuu uurku jecelyaybuu afkukaaxadaa

  • @abdihakimmmohamud7230
    @abdihakimmmohamud7230 Před měsícem

    Waar Muuse Shaani xilka ka xayuubiya xoolayahaw.

  • @jamaalxuseen4518
    @jamaalxuseen4518 Před měsícem

    Golaha wakiilada faqashta isu uruursatay wa in laga qabtaa wadanka

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Před měsícem

    Ninkii aan European 🇪🇺 Baasabort sidan ayaad moodaa in laga eryi karo Baarlamaanka Somaaliland kkk laakiin waa Baarlamaankii ugu dambeeyey ee la shaqaalaysiiyo hadii rabi idmo wax dambe oo haysta Baasabort aan Somaaliland lahayn Dawlada uma shaqayn doono hadii rabi idmo

  • @YasinMohamed-jn4by
    @YasinMohamed-jn4by Před měsícem

    Neeef neef

  • @mabrukadirir1398
    @mabrukadirir1398 Před měsícem

    Waar ina abiib waa danbiile ee meel fadhiso

  • @samsamhassan5633
    @samsamhassan5633 Před měsícem

    We are fed up mahamed every day he against Somaliland

  • @rashaabdallah7400
    @rashaabdallah7400 Před měsícem

    Aabahaa was afqadhuune waa ragii ciidan lasyey markasd buubeen kush sheekaynayaa tolow ma qof dhega la buu la hadlayaaa fstaal ilaa fataal urya

  • @queenmumtaas2927
    @queenmumtaas2927 Před měsícem

    Huwan ilaa huwan

  • @warwannaagchannel7241
    @warwannaagchannel7241 Před měsícem

    Kani maaha mid hagaagsan qudcurbuu gudayaa

  • @mohameddugsiiye7929
    @mohameddugsiiye7929 Před měsícem

    Sharciga halagu wada dhaqmo.....

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Před měsícem +1

    Dibjir maxaad tarilayd marka hore muxuu u qaban waayeyay eyga badheedh caaaaaacc

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 Před měsícem

    OROD REERKIINA JABHAD USAMEE OO DAGAALAMA SIDA DHULBAHANTE
    MARKAASNA REERKIINA MEESHAY UQAXI LAAYEEN UDOON

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 Před měsícem

    Kan laftiisa waaaa in maamuus ka xayuubin lagu sameeya hadiii kale shacabka ayaaaa moesha ka saari doona

  • @MaxamedJarooze
    @MaxamedJarooze Před měsícem

    Libaax

  • @samiyaibrahim3683
    @samiyaibrahim3683 Před měsícem

    inladaldalo baay ahad nimankan qaran dumista ah ee lacagta masakinta lagasoqado ku kibray😂😂😂😂😂😂

  • @seeraarbmchannel5623
    @seeraarbmchannel5623 Před měsícem

    Adiguna raac oo taga hadii xishoodkii idin deeqi waayo
    xumaantaa idin deeqaysa wlhy

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 Před měsícem

    Kani waaaa waraabe foolxumaaa

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed Před měsícem

    Hadii baarlaman.kaynu dooranay kaa Qaran nimadeenii Cayaar yaarta ka dhiganaya yahay Waxaanu Hadaanu nahay Shacab Weynaha Jamhuuriyadda Somaliland Maxadax Weynaha ka cod sanaynaa in Uu si dhaqso ah u kala diri Baarlamaan ku sheega Baabi'iyey sumcadii iyo Karaamadii Qaran kan Ama nJamhuuriyadda Somaliland Baar lamaan maaha Ee Waa Dhilooyin meesha laysugu keenay waa in Madaxweyne si dhaqso ah Aad ku kala dirtaa Daalimiintan ku cadaaday in ay yihiin khaayinul wadaniyiin cadaw gu inagu soo dhex darsaday waa in Aad kala dirtaa dhamaan tood doorasho baarlamaan Oo degdeg ahna ku baaqdaa maadaama Sharcigu kuu ogol yahay Oo ay tahay in bahalan laga badbaadiyo Qaranka Somaliland

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 Před měsícem

    Samaroonow miyaanad wax fahmeyn meeshaan waa prankland ay xaarayaal aan aaminsaneyn Somaliland lawada lee yahay ay maamulaan taga oo na dhaafa baxa sameysda awdal state ama djabouti ku biira.

  • @hodanmohamed5734
    @hodanmohamed5734 Před měsícem +1

    waa inuu sharcigu qabtaa dadka noocan oo kle aha lagulana xisaabtamaa hadaladooda iyo ficiladooda

  • @engab001
    @engab001 Před měsícem +4

    Waar is haysigiina xafiisyadiina la taga dadka mashaakilkiina ha la dhex imaninee. Calow waxba faratoon iyo reero ha ku meeraysan adigu ba cabdrisaaq khaliif baad ka hadhee.

  • @AbdikadirMaxamuud-ts5ju
    @AbdikadirMaxamuud-ts5ju Před měsícem

    Shir-gudoonka is khilaafay maxay xafiiskooda ula tegi waayeen?Mida kale Xildhibaanku sharciga miyuu ka wayn yahay isaga iyo cidii kale ee ay wax ku cadaadaan,Hadii lagu waayana banaanka ayuu iska marayaa

  • @geri7490
    @geri7490 Před měsícem

    Good job

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před měsícem

    Sax sax guuuuuuul lagqaado oyaaye waa dameeer xaarmajo ushaqaaye haa waan ogahe xamar

  • @AboubakerSydney
    @AboubakerSydney Před měsícem

    Halaqabto farming qasibu wadaa

  • @zamzamabokor7705
    @zamzamabokor7705 Před měsícem

    Reerka lacagbaa la soo siiyey somaliland lagu jejebiyo

  • @mowliidguleid4558
    @mowliidguleid4558 Před měsícem

    kanni xoolo caadiya anakoo ree borame ah baa sidaa aaminsan wlihi😂😂😂

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s Před měsícem

    Calow baski baa ku dhamay

  • @muuseabdullahi8400
    @muuseabdullahi8400 Před měsícem

    Munafaaq munafaaq dhaley 😂😂😂😂😂

  • @Salalsalaldalmar-oi2ih
    @Salalsalaldalmar-oi2ih Před měsícem

    Gudomiyeeh xamud wa halyay wana runti in aw la dareen nooqdo dadkiisa sidas darteed ayuu ku heelay sharafadaa inloo aqoon sado halyayga awdal stats

  • @user-bx9zz7oz7p
    @user-bx9zz7oz7p Před měsícem

    Waan u is casillynaa ayaa kugu filan hadalka badan dhaaf

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před měsícem

    Guuuuuuuul somaliland geeeesi ❤

  • @YasinMohamed-jn4by
    @YasinMohamed-jn4by Před měsícem

    Baac baax

  • @cabdixaaji_Afro
    @cabdixaaji_Afro Před měsícem

    kkkk FARATOON WAA KUBUUXAY INA ABIIB MAALINTUU GUDOOMITAHA AAMUSKUYIDHIBA KKKKKKK

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn Před měsícem +6

    NINKII INA ABIIB DIFACAYA ISAGA DAALI WAYO WA DANBIILE QARAN

    • @saadhussein5466
      @saadhussein5466 Před měsícem

      Iidoorku sharci maqabto miyaa darafyada yuuqabtaa sowkii feysal faaruq kulakulmey farmaajo maxaa xisbiga qaran loogaqaadiwayey hooyadiin siilkedi ugee taas abiib wuu joogaya

    • @Qasaayecableoffic
      @Qasaayecableoffic Před měsícem

      ​@@saadhussein5466garracbirsi langan qodhe jecel hoyada silka madow ka wase jilicyey ninka adiga iyo isaga hoyada idin bikro jabiyey afka ha kuso tagin wanad arki kan yare melaha oyinta la tagan isago xilkan laga xayubiyey waliban la kufsaday maxad samayn karaysan ugasadadiba watan idinku hor kufsane

  • @jamaalmixile14
    @jamaalmixile14 Před měsícem

    Waryaa tuuga ina abiib waxba Qabiil ha ugu doodin

  • @Luhaya832
    @Luhaya832 Před měsícem

    Geesi geesi dhalay ina xamud jibril ❤❤❤

  • @YasinMohamed-jn4by
    @YasinMohamed-jn4by Před měsícem

    Baaax baaax

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Před měsícem

    Heego sharciga ku soo noqda ilmada yaxaaska ha qubine 😂😂😂😂😂

  • @rashaabdallah7400
    @rashaabdallah7400 Před měsícem

    Af qadhuune huwan ilaa huwan waa huwanta ugu wayn eebaarlmaanka fadhid xaamud keleb ilas keleb waat aqoonsivii yimi xaamud futafad isku adkee tuugyohow inadwsdR meesha kagagz tegy

  • @mustafaqawdhan3473
    @mustafaqawdhan3473 Před měsícem

    Maxaa kolba nacas soo caan baxaya

  • @ahmedomer3363
    @ahmedomer3363 Před měsícem

    Horta waxaan qiraa wakaa afkiisa ka sheegayee ,ingolaha wakiilada maan ta yihiin ku lagu khasaaray oo bilaa qiyam ah

  • @braziliano12
    @braziliano12 Před měsícem

    Ina abiib ayey xanoon ka qadeen idoor

    • @Qasaayecableoffic
      @Qasaayecableoffic Před měsícem

      garacbirsi langab qodhe jecel ninka ad ka wada oyeysan idin wasa dhamantinaba waa anige abo

  • @warfaaden6369
    @warfaaden6369 Před měsícem

    maasha allah dayuus kii xumaa waa laqabtay

  • @haybemaashaalaalnuux8540
    @haybemaashaalaalnuux8540 Před měsícem

    Idoor kii godkiisay biyo ugusoogaleen cidba xeermayaan kuxasanadle iyo kukalaba warmeesha kukulataga

    • @Qasaayecableoffic
      @Qasaayecableoffic Před měsícem

      garacbirsi gus jecel langab maxad ka hadli waligaba adon bad ahayd hadan waxba ma samayn karaysan wana aydin wasi hadad sharciga ka hor timada istidhahdan kuma dhacdan

    • @IbrahimFarah-gh5cf
      @IbrahimFarah-gh5cf Před měsícem

      Iidoor iyagaa idinleh😂😂😂

  • @habanewaikaa2448
    @habanewaikaa2448 Před měsícem

    Walle wa runti faratoon faro madhan waaxid waxaad tareyso yar kkkkkkkkkkk 😂

  • @MaxamedXasan-bw3wl
    @MaxamedXasan-bw3wl Před měsícem

    Odaygani waajaahil caqli xun

  • @KeyseAwadAliAbdi
    @KeyseAwadAliAbdi Před měsícem

    Muse bixi xeer ilaalinta Ayuu adeegsanayaa lkn Soconmaysee Ina abiib Cod shicib ayuu ku yimi lkn waa isku day dawladu sameynayso

  • @habanewaikaa2448
    @habanewaikaa2448 Před měsícem

    Nin walba cidiisu mesha jooga waa sax 🎷

  • @jibriilcali7475
    @jibriilcali7475 Před měsícem

    Cali xaamud reer xilka Uma haysid somaliland ayaad u dhaaratay markaasaad qabyaalad qaawan shir jaraaid ku qabanaysaa, adeer faratoon dadkiisii iyo qarankiisii ayuu la joogaa waa dambi iyo gaf uu cali xaamud maamuus ka xayuubin ku mutaysan Karo shame on you

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před měsícem

    Ooyaaye waa caanraadis ee nadhaafiya nacaladi kudhacday weloba 2nin oo kalaa hadhay waa tantoomo iyo batuun calyo badane iyagana hanala dhaafiyo😮😮😮😮😮😮

  • @user-mk4nu5qm2s
    @user-mk4nu5qm2s Před měsícem

    Anigu waxaan jeclaanlaha sidagdaga loga xayubiyo xilka ader boramana aucupay xadkana halaxidho

  • @skaba6390
    @skaba6390 Před měsícem

    War wadanka hala wada ilaashado ninka qaranka kasoo horjeeda meel ha looga soo wada jeesto hala cadeeyo wixii cad ee lagu hayo ina abiib dad ka kaleba afxumo iyo dhaliilwayleeyihiin sida X Ina guun, X Food, Ina qaliif, hadii cadawga uu la shaqeeyo oo lacadaynaayo Xilka ha laga qaado

  • @geri7490
    @geri7490 Před měsícem

    Ooyaaye waa munaafaq basaas weeyan

  • @khadra27day12
    @khadra27day12 Před měsícem

    Odayga weyn inuu maxamed abiib u hanjabo sharciga ayaa qabanaya

  • @basbaas12
    @basbaas12 Před měsícem

    Cali Xaamud, "Sharciga halagu dhaqmo," waa sharciga yaan la maxamed Abiib lagu qaadin.
    Waar yaa la waalaya.

  • @KeyseAwadAliAbdi
    @KeyseAwadAliAbdi Před měsícem

    Isaaq Adkeysigii Ayaa ka dhamaaday xin iyo xifaaltan ayuu jidkeeeda haysa 😂

  • @AboubakerSydney
    @AboubakerSydney Před měsícem

    Guessiii samaron nolow

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t Před měsícem

    Waar kana cilia.ha laga.qaado qarmuunkaan dadka.ismooday

  • @geri7490
    @geri7490 Před měsícem

    ❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉