PRANK AAD U XUN AN KU SAMEEYE QUEEN CANAB IYO LEYLA OO II GACAN QADAY😭

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 05. 2022

Komentáře • 544

  • @hannaabdirhmaan4621
    @hannaabdirhmaan4621 Před 2 lety +95

    Rali galin waa inaad u sameysa Canab 😭maskiin wyo wlhi

  • @munaali4156
    @munaali4156 Před 2 lety +86

    Gurigyga iiga Bax qof gobonimo ku dhashay ma dhaho😢 naa riyaaqey aaamus xoolaa tahy gabdha bahdilaada ka daaa

  • @farhanabdi9992
    @farhanabdi9992 Před 2 lety +118

    Queen canab waa Gabar qalbi wanaagsan Allah so hanuniyo 🥰🤲

  • @halimaomar6179
    @halimaomar6179 Před 2 lety +68

    Laylo wa qosolki oo qof ah🤣 lkn riyaaq cadi baa uga jafty miskiin weye queen canab😫

  • @muhdabdikadir4297
    @muhdabdikadir4297 Před 2 lety +128

    Queen canaab is not the way people see her...she's innocent and respectful. She's say auntie despite the all humiliation she's receiving from riyaqq. I felt for her wlh

  • @sundusdhalo3742
    @sundusdhalo3742 Před 2 lety +29

    Queen canab she is soo humble🥺❤🌹🥰

  • @farihayelmaz7473
    @farihayelmaz7473 Před 2 lety +60

    Naa riyaaqeey kan prank 😭 akh gabadha yaroo dhawaca lagu sameyey why saas dhan ugu bahdilaysa uff 😭

    • @nimconimco5077
      @nimconimco5077 Před 2 lety

      Wxan hda wax ushek miya masa rufiyanimo na umda niya jabka kadaa waxbas iyo waxlagaso tagay hdawa wadine

  • @feyruuzmahad5941
    @feyruuzmahad5941 Před 2 lety +35

    Nag walan waxan prank wuu dhafay ee magac kle u bixi riyaaq 😂😂😂

  • @elmaaz_2745
    @elmaaz_2745 Před 2 lety +66

    Riyaq sis kani wuu dhafay prank 🤣 ee waxkale in aad ubixiso ayee ahed runti waa waladi oo dhaqaqday weye ma istiri🥰

  • @caashocabdi6018
    @caashocabdi6018 Před 2 lety +17

    my sister riyaq walahi canab adigaa unahey maskiin leyla waa qof qalbi wanaagsan dhamaan tina alle ha idin hifdiyo dar alle ayaan ku jeclahay my riyaq hore usoco

  • @zeinababdi5419
    @zeinababdi5419 Před 2 lety +20

    Walhi Canab is real queen 👑🥰🥰 Layla ❣️

  • @nasramuqtar2152
    @nasramuqtar2152 Před 2 lety +9

    Insha allah riyaq quruxeey don’t worry sister 100k is coming keepgoing sister ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @muminamuhumed7628
    @muminamuhumed7628 Před 2 lety +18

    Keep going my queen 👸♥️

  • @xaawoaxmed5413
    @xaawoaxmed5413 Před 2 lety +54

    Leyla funny waaye wlh🤣🤣🤣🤣 guriga hostiisa lagu gadaa kulahaa🤣🤣🤣

  • @sumeyabintmoha1650
    @sumeyabintmoha1650 Před 2 lety +56

    She has respect wlh 😭❤️

  • @malikataxzaz3314
    @malikataxzaz3314 Před 2 lety +15

    ax Queen canab kanaxay wllhi riyaaq Mather of prank keep going quruxeey 🥰❤️👍

  • @fatmaamiin9828
    @fatmaamiin9828 Před 2 lety +7

    Prank kiga waad kuso baxesa run run ayaba laguma malenaya keep going my sister ❤

  • @hibomuhumed8020
    @hibomuhumed8020 Před 2 lety +6

    Wsc war matulahi waa barakatu manshalah keep going Habibtiy 💓💓💓💓💓💓 beautiful family 👨‍❤️‍👨❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @habibashira2061
    @habibashira2061 Před 2 lety +10

    Layla iyo canab masha Allah waa gabda wanagsan masha Allah 💖 ❤ ♥

  • @amiroqasim2804
    @amiroqasim2804 Před 2 lety +10

    Gabadha habo bay ku leedahay😢😢riyaaq wax fican ma samayn abyo🤔

  • @ifraaxhussein7443
    @ifraaxhussein7443 Před 2 lety +22

    riyaaq prank kuma qurxanid adi frxda leee lkn dumashi kusoo samee waaba qoslee waan ognahee😂😂😂

  • @xhaazofficialchannel668
    @xhaazofficialchannel668 Před 2 lety +5

    Sorry Queen Canab she’s so innocent.

  • @zainabfahiye1293
    @zainabfahiye1293 Před 2 lety +11

    Laylo nasab waye Lakin quean miskiin waaye😂😂😂

  • @kynaanyare1195
    @kynaanyare1195 Před 2 lety +4

    Quen riyaq cadi matihid gacan kuu tagay taagerahada kowad ahay madaxa isaranthy 👍🥰

  • @Alhamdulliha12345
    @Alhamdulliha12345 Před 2 lety +7

    Riyaq lkn gabdhan saas kama mudneen 😭😭😭😭😭😭😭😭 riyaq wajiga maledahy

  • @ahmedgaatiye2852
    @ahmedgaatiye2852 Před 2 lety +37

    mnshaaa alalh wllshy riyaq keep going mother of prank noo soo badi wllo riyaq prankska

  • @najmaosman5090
    @najmaosman5090 Před 2 lety +6

    Layla waa nasab waan wataa martida sida lo dhowray taqaan riyaaq wlhy si umad galin inanta rali galin buuxda sii

  • @fardusfardus9177
    @fardusfardus9177 Před 2 lety +6

    Wcs abayo sas ha samayn markale plzzz waayo qof niyada ayaaa ka jabaayo xitaa haday usheegtay oo tahay prank waaye niyadyda marnaba kama bixinayso waa emotion keeda runtii qaabka ula hadashay waa qalda ilaha og aaaaa subaxanallaha iska daa okay allaha haidin xafido fraxad ku nololow

  • @farihayelmaz7473
    @farihayelmaz7473 Před 2 lety +6

    Layla 😂😂😂 jecliyaa wecelyahy Qani iska😂😂

  • @cuud_
    @cuud_ Před 2 lety +20

    Is so funny prank🤣🤣🤣😂 riyaq

  • @on-lineking8628
    @on-lineking8628 Před 2 lety +27

    Prank waalan hore usoco walashey love you 😍

  • @muhiimjamacmuhiimjamac6826

    Queen canab waa dulqadkii oo qof ah🥺

  • @nasraquruxsan2262
    @nasraquruxsan2262 Před 2 lety +5

    Gawada waat cebese rali Gali usamey queen canab masking wye wey ilmeyse wlhi😭😭

  • @user-cr4ug6uv3f
    @user-cr4ug6uv3f Před 2 lety +3

    wlshay Riyaq inshalah 200 wad gari donta 👸❤

  • @hafsahqalby8181
    @hafsahqalby8181 Před 2 lety +28

    ina rali galisid waye queen canab 😢😢 . this is nt a good prank😢. dont take advantage of her calmness.

    • @hafsaali8615
      @hafsaali8615 Před 2 lety +1

      Alla me iska celiso midakle iga bax inta lidhahy maba jogen

    • @fm6460
      @fm6460 Před 2 lety +2

      @@hafsaali8615 lkn hada baxdid wa isku cadaysay ina tuug tahay. Canab si fiican bay samaysay

    • @ikranrashidi9100
      @ikranrashidi9100 Před 2 lety

      @@hafsaali8615 Ala kula mid ahay wlhi intan cayo ban katagi laha😂

    • @hafsaali8615
      @hafsaali8615 Před 2 lety

      @@fm6460 Naa waliga naag faca liskuma bahdilo hadan boxo wey socelin lahyd ilen prankiga baa inta ku dhamn laha oo kamey harten lkn waba wana kucaya

  • @nastexcabdi8152
    @nastexcabdi8152 Před 2 lety +4

    Waku sameysay quruxay flow iha soo dheh tik tok aduu mahadsan🤠

  • @updylahyupdldalmar8463
    @updylahyupdldalmar8463 Před 2 lety +3

    Cisi Bay kuu haysaah habar yar waxaan ahayn maleh wllhy Queen canab best people ☹🥰

  • @bazramahamed1076
    @bazramahamed1076 Před 2 lety +8

    Canab wlhi intuu qof dagan yhy way daganthy maskin waye

  • @abdikarim4579
    @abdikarim4579 Před 2 lety +11

    Maba Taqanaan Sida Prank Loo Jilo Waa Maxay Qosolkan Micna Darada ah iyo Prank Maxaa Isku Keenay
    Training Ayaa Ubahan Tihiin

  • @xamdixarago290
    @xamdixarago290 Před 2 lety +8

    😂😂😂 Alla manolii riyaqey Leyla wey kudishay 😂😂😂😂

  • @amaldaganchannel4557
    @amaldaganchannel4557 Před 2 lety +9

    Bismillah prank kan.maahe waa flim caadi aa loo fahma inu been yhy🤣🤣🤣🤣

  • @nancyrayaanofficial5937
    @nancyrayaanofficial5937 Před 2 lety +3

    Queen Canab she is so sad 😞😥miskin wye wlhi canab abayo raali gali gabadha ❤❤ gurigaga ayey kugu ixtirameysa

  • @basraabdi5655
    @basraabdi5655 Před 2 lety +27

    Kkkkkkkkk leylo mashallah waye wlhi she respect the girl lkn miss riyaq cadi matihid wlhi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣midakalle leylo am judje kulahaa kkkkkk any ways prank walan waye

  • @fartosoxasan1197
    @fartosoxasan1197 Před 2 lety +4

    rali galin u sameey canab maskiin waye wlhi🥺

  • @intisaarmohamedcabdiintiza1671

    Mashaa allha my sister Hambaliyo Hambaliyo 100k ❤️‍🔥

  • @maryanruuncali6460
    @maryanruuncali6460 Před 2 lety +5

    Hah maskiin waye wllhi queen canab laba qof sheydana sedexeyo ee sheydanka qaaday kulaha 🤣🤣🤣

  • @fatmaamiin9828
    @fatmaamiin9828 Před 2 lety +2

    Riyaq woow😮😮 wan ka helay qabka aad prank kiga usamesay woww

  • @farhihmhmed9077
    @farhihmhmed9077 Před 2 lety +2

    M.a gabadhan wanjeclhy dhaqsohalagarsiyo 100k abayo keep going

  • @abdiazizmuhudin5563
    @abdiazizmuhudin5563 Před 2 lety +2

    Amirada congratulations 90 k

  • @FatmaMohamed-ve6eu
    @FatmaMohamed-ve6eu Před rokem +5

    Am crying 😢 quren cnb awwww but this was hilarious😢❤😂

  • @artiiiahmed7251
    @artiiiahmed7251 Před 2 lety +5

    Ala riyaaqee gabadha sixunaa ugashy wlhi maskiin sanaa ayadana mee iska ka.celiso jah😂😂😂😳😥

  • @maamodixya5023
    @maamodixya5023 Před 2 lety +2

    I support u Riyaaq Abdi ❤️👑 My Dum from bookh🥺😂😂😂

  • @muniiromanka4508
    @muniiromanka4508 Před 2 lety +19

    Xee tahay prank fashilka ah beenta nagadaya caruur maihiye😂😂😂😂

    • @zaymaquen7967
      @zaymaquen7967 Před 2 lety +1

      Kulahaa cunuga uu guurguuranayaa ma cunug guur guurnaya quen canab taageera😂😂😂

  • @umeyma5030
    @umeyma5030 Před 2 lety +2

    Qofki uku horeyay ahay cawa 🥰

  • @indhouronindhouron7992
    @indhouronindhouron7992 Před 2 lety +2

    Leyla waaa qof nadiif ah

  • @mahamedmurtiile188
    @mahamedmurtiile188 Před 2 lety +2

    Asc walaalayaal waan ini salaamayaa salaan sare iga gudooma dhamaantiin

  • @vectorpower08
    @vectorpower08 Před 2 lety +1

    👸🏻Queen canab wllhi sidaa umaleynaayi mahan waa miskiin ilaahey😰♥️

  • @asturanbosslady8752
    @asturanbosslady8752 Před 2 lety +3

    Uuf waxan barank mahn wllhi 😏🥵 Waa bahdil caadi ah 🥵 Maskiin waye Canab 🥺

  • @farhiyofiska3245
    @farhiyofiska3245 Před 2 lety +3

    sorry quween canab😥🙏

  • @mahadabdinasir977
    @mahadabdinasir977 Před 2 lety +1

    Riyaaq caadi matihid qosolka maceshan kartid runtii waankujeclahay ilahey dartiis

  • @naazirmohamed1030
    @naazirmohamed1030 Před 2 lety +2

    Riyaaq waa khalad abyo prank maahan wa caadi iso abaar. Raagalin kabixi 😭😭

  • @maryamhassan8292
    @maryamhassan8292 Před 2 lety +4

    Guriga iiga Bax paranki noocee waaye 😭

  • @zamalmehrain6264
    @zamalmehrain6264 Před 2 lety +1

    Leylo man Sha Allah 👑

  • @suheybaismail4814
    @suheybaismail4814 Před 2 lety +2

    Queen canab waa dulqadki oo qoof ah

  • @liibaanjaamac139
    @liibaanjaamac139 Před 2 lety +2

    Abyo keep going isha cadawga ale haka qabto

  • @mohaali8102
    @mohaali8102 Před 2 lety +1

    Axx queen canab saa lomaleghyo Mahan wllhi maskiin lkn inkastoo prank wan kaxumamdya wwlhi aniga war sax eh xita hadii laiiga sheego oo xun dagaalee lee kaxigaa 😩💔🥺❤💪🙏🏻✌

  • @anisohassan9033
    @anisohassan9033 Před 2 lety +4

    Queen riyaq ❤

  • @burhaancabdiaxmed3213
    @burhaancabdiaxmed3213 Před 2 lety +3

    Dulqaad badanaa waan cararilahaa waxbaa xaday hadii leydhihilahaaa😒

  • @JayJay-ee1uh
    @JayJay-ee1uh Před 2 lety +1

    😂😂😂😂queen canab really went....."the son took it"...."the shaitan took it"😂😂😂

  • @amirabeauty345
    @amirabeauty345 Před 2 lety

    Masha alaah queen canab wa quf ad udul qad bdn laylana wagob gob dhashay walahi my family allaha ikiin xafido

  • @ill_hernmohamed5778
    @ill_hernmohamed5778 Před 2 lety

    One word STAGED thank you very much

  • @polatalemdar829
    @polatalemdar829 Před 2 lety +8

    Tho this was improvised but since you shoot it,edit and post it let us just watch

    • @gala_xical
      @gala_xical Před 2 lety +2

      Your comment deserved to be pinned for mass viewings. They be doing anything for views and money, somalis are very creative and innovative and they are literally capable of coming up with unique ideas but they literally copy each other's ideas

  • @maryanmahamud1268
    @maryanmahamud1268 Před 2 lety

    I liked the vedio because of queen canab 💓 today you got a heart that loves you ,queen my sister 🌹

  • @ikranrashidi9100
    @ikranrashidi9100 Před 2 lety +1

    Manoli laylo funny weye lkn quen canab maskinsana😩😂😂

  • @anisodahir7015
    @anisodahir7015 Před 2 lety +1

    Dugsi maa dhigataa abaayo Queen canabey wlhi aniga waad iga fcnthy bahdilkaan 1 sec ma dhegeysteen wlhi

  • @xaablaxasan4649
    @xaablaxasan4649 Před 2 lety +3

    Laylo jeclhy side u hdleyso❤❤😅😅

  • @mutaasshucayb5799
    @mutaasshucayb5799 Před 2 lety +1

    Riyaaq abaayo waa kuwata horo usoco

  • @nasteexocalinataash9543
    @nasteexocalinataash9543 Před rokem +1

    Wallhi Leyla waa qof wngsan gabdha sidee udifaceso😊😢

  • @ramloabshkrcali9698
    @ramloabshkrcali9698 Před 2 lety

    Keep going riyaaq abdi qof culus wlhi ilkaha iga dhameysey waa qofta kaliyo aan CZcams hada so galo aan iska daawado ada khalbigeno kasbadey apaayo guleyso

  • @asiaomer6068
    @asiaomer6068 Před 2 lety +1

    Ilayn queen canab wa qof dhiman

  • @sammohamed604
    @sammohamed604 Před 2 lety +9

    Riyaq layla maxa isku tihiin ❤❤❤❤

  • @haboonmohamed1677
    @haboonmohamed1677 Před 2 lety +2

    Keep going amiirdeena mar walbo wax noo so geli

  • @ilhaanaxmedsalax2690
    @ilhaanaxmedsalax2690 Před 2 lety +2

    adunka laylo igu daran 😂 inglesh ku daldalmesa barak iyada maceneso wllh 😍😂😂😂😂

  • @fm6460
    @fm6460 Před 2 lety +3

    Video kale soo gali ado si fiican uraaligalinaysid ileen gabadha waa qalbi jabisay abayo. Trauma aakudici karo qofka

  • @sweetadna1556
    @sweetadna1556 Před 2 lety +1

    Mashalh walhi wa prank fiican

  • @nasraapdiqani9463
    @nasraapdiqani9463 Před 2 lety +2

    Waan ogahay waa sheeko laysla ogyahee lkn mxy bahdilka inta le eg u ogalaty gabadhu😪

  • @hodanmuxumed6376
    @hodanmuxumed6376 Před 2 lety +2

    Qofku markuu dhawacan yahay
    Hadalada xun way dhiban
    Queen canab waa miskin dhawacan wax walba way unugushahay

  • @dhadhandeeq7691
    @dhadhandeeq7691 Před 2 lety +3

    Miskiin sanaa canab🤣

  • @zakiabdi2521
    @zakiabdi2521 Před 2 lety +1

    Raali gaali I Queen Canab🥺🥺🥺😂

  • @mulkimohamed2094
    @mulkimohamed2094 Před 2 lety +3

    Leylo waa loso marti kara walhi m.a👑💋

  • @inanuune3813
    @inanuune3813 Před 2 lety +1

    Riyaaq Dunda adiga kugu jeclhy lkn Naga daa bahdilaada gabdha waa u gaftay fadlan waana ka bixisaaa raali gilin

  • @patrioticnasriinahmed2353

    Qu’en canab she is innocent and respectable girl😢😢soory

  • @libaanabdi5236
    @libaanabdi5236 Před 2 lety +1

    Thanks layla

  • @SuheybElmanowlimbo
    @SuheybElmanowlimbo Před 2 lety +1

    Kabax another hit prank

  • @hafsaabdirahman4519
    @hafsaabdirahman4519 Před 2 lety +1

    Maskin walh canab she has respect mashallh leylo neh gabar wngsn lkn leylo kusosamey riyaq iyadhaneh hhhhh

  • @farxiyaofficial1232
    @farxiyaofficial1232 Před 2 lety +1

    Habaryar waa,aaa na nagta ka rifi 😅😅😅

  • @shamsabdi9345
    @shamsabdi9345 Před 2 lety +1

    Sorry queen anab 🥺

  • @suleekhahaybe9796
    @suleekhahaybe9796 Před 2 lety

    Qoftan xishod ku dheH canpta walhi nagta wan necpahy prank darta Udawady sister

  • @noraabdulaahi2620
    @noraabdulaahi2620 Před 2 lety

    Yow this girl riyaaq is something else

  • @fardowsahassan1809
    @fardowsahassan1809 Před 2 lety +1

    Queen canab waa maskin Wlhi 😓😓😓si dag dag rali galin kuso bixi