Barnaamijka Hereri & Hayat Hotel Hargeisa

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024

Komentáře • 639

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Před 3 lety +80

    Please u naxariista dadkaa ajanabiga ah ee idiin shaqo yimid sidii nabigeena scw si ilaahayna idiinku barakeeyo ganacsigiina

    • @mohamedmohamud9691
      @mohamedmohamud9691 Před 3 lety +10

      Oh! Mashallah. What a honest advice. Walahi Ilhan you are one in a million. Blv you me, only very few ppl know the importance of being kind to the foreign workers and also to make them feel at home. Yaa Salaam! I really don't know how to thank you. May Allah be pleased with you. Much love and respect from me in Kenya.

    • @nadiyaahmed1394
      @nadiyaahmed1394 Před 3 lety +1

      Mashallah ilhan iyo Mohamed

    • @jabrilmalow600
      @jabrilmalow600 Před 3 lety +1

      ﺃﻟﻠﻬﻢ ﺻﻠﻲ ﻋﻠﻲ ﻣﺤﻤﺪ ﻭﻋﻠﻲﺀﺃﻝ ﻣﺤﻤﺪ ﻛﻤﺎ ﺻﻠﻴﺔ ﻋﻠﻲ ﺇﺑﺮﺍﻫﻴﻢ ﻭﻋﻠﻲ ﺀﺃﻝ ﺇﺑﺮﺍﻫﻴﻢ ﻭﺑﺎﺭﻙ ﻋﻠﻲ ﻣﺤﻤﺪ ﻭﻋﻠﻲ ﺀﺃﻝ ﻣﺤﻤﺪ ﺇﻧﻚ ﺃﻟﺤﻤﻴﺪ ﺃﻟﻤﺠﻴﺪ :

    • @mubziv388
      @mubziv388 Před 3 lety +4

      You stole the words out of my mouth, i sincerly hope that they treat them good, this can lead them to Islam if they are not muslims.
      Its very important that we treat everyone with respect and be kind to them, just like our Prophet PBUH.
      Ilhan there is no doubt that you have the heart on the right side. May god protect you and honour you.

    • @sangemohammed2057
      @sangemohammed2057 Před 3 lety +3

      Really Ilhan your advice is showing how much you're human, i have no more words to describe you sister.

  • @Caruurtaofthekorn
    @Caruurtaofthekorn Před 3 lety +87

    Hotel manager guy is skilled and educated in this sector. Enjoyed the show, I will be staying there when I visit from America IA

  • @abdisamaddayib9903
    @abdisamaddayib9903 Před 3 lety +128

    Alle waxan ka baryayaa inuu WAARIYO nabadda Hargeysa. Aamiin.

  • @IsmailIsmail-xk4on
    @IsmailIsmail-xk4on Před 3 lety +20

    When I saw the hotel shuttle, I know this is where I’m going to stay when I go back and I don’t have to worry about finding place to stay. I just Can’t wait to come back home soon InshaAllah.

  • @Abdi_Iskooj
    @Abdi_Iskooj Před 3 lety +25

    Hargaysi way horumartay wakhti yaroo gaaban oon ka maqnaa masha allah

  • @wiilkahargeysajecel8748
    @wiilkahargeysajecel8748 Před 3 lety +28

    Masha Allah wlhi hargeysa wey socotey quruxdeeda fiiriya masha allah

  • @xaajilacag828
    @xaajilacag828 Před 3 lety +85

    Thanks 😊
    For our somaliland flag 🇮🇹
    Really wan jeclahey calenkeyga somaliland
    From laascaanood somaliland

    • @asad_tube7942
      @asad_tube7942 Před 3 lety +3

      Bro calanka Italy waaye kaa

    • @inaguluyux
      @inaguluyux Před 3 lety +1

      Calanka talyaaniga kkkk

    • @mudanhussien5003
      @mudanhussien5003 Před 3 lety

      Kiinana ma kayuhuudaa

    • @ahmedliban7035
      @ahmedliban7035 Před 3 lety +2

      You are fake news and you are not from lasconde

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 Před 3 lety +3

      @@inaguluyux Dhabayaco Ilma Udbo lacagow maseyrka yareeya Habartiin ayuu cudurkaasi dilaye.

  • @abdisalandirir3424
    @abdisalandirir3424 Před 3 lety +12

    It's amazing and so nice to organize and well-trained people, the manager guy is so the educator and well attractive I will be there when I back Hargeisa IA.

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul Před 3 lety +4

    Gurigayga ayaa wax yar u jira marka aan islaanta ka soo xanaaqo waan garanayaa meesha aan tagayo. Thank you

    • @ibraahimcabdilaahi4328
      @ibraahimcabdilaahi4328 Před 3 lety

      Iimanka lagaa qaa

    • @FarahAbdul
      @FarahAbdul Před 3 lety

      @@ibraahimcabdilaahi4328 dhagaa waar maxaan kugu sameeyay eed iimaanka iiga qaadaysaa ramadaantan la joogo.

  • @mhameddave9758
    @mhameddave9758 Před 3 lety +20

    Allaaya cizik reer hargaysa waad hormarteen cadowgiina cagta kahoos

  • @blackdunya2590
    @blackdunya2590 Před 3 lety +6

    Masha Allah maamulaha hudheelka
    Dadaalka wacan iyo horumarka wanaagsan uu sameeyay wuu ku mahadsan yahay hore usoco

  • @Theblues1992
    @Theblues1992 Před 3 lety +9

    Xamar ayaan mar dhaw ka tagayaa anoo hargeysa usocdo waan dagayaa hotelkan Insha Allah. 👍🏽

    • @sukhra3585
      @sukhra3585 Před 3 lety +2

      Soo dhawoow

    • @Theblues1992
      @Theblues1992 Před 3 lety +1

      @@sukhra3585 Mahadsanid Walal Hada Ayaanba Joogaa Magalada Hargeysa.

    • @kaynaan.
      @kaynaan. Před 3 lety +1

      @@Theblues1992 Masalaha masoo booqatay inkastooy imika baraf tahayba.

    • @Theblues1992
      @Theblues1992 Před 3 lety +2

      @@kaynaan. Haa Walal 2 Haben Ayan Seexday Lkin Sidii Abdisalaan Loosoo dhaweeyay Inyar Ka Hooseeyso Ayaa Anaga Noola Maamulay Lkin guud Ahaan Waa Top.

  • @mohamedbashir2390
    @mohamedbashir2390 Před 3 lety +14

    i was in Hargeisa few years ago for the first time. I really enjoyed my time there wonderful people. Hargeisa is one of my favorite city in whole Somalia. Trust me i visited borama Mogadishu Bosaso but Hargeisa is the best.

  • @aminamohamed847
    @aminamohamed847 Před 3 lety +20

    Mansha allaah shicibka Somaliland wey dhigeen wadanka.
    Lkn Alle ha u keeno Dowlad u dhista wadooyinka iyo biyo ku filan magaalada

  • @khadar4675
    @khadar4675 Před 3 lety +13

    Absolutely hargaisa is so beautiful 😍 I wish to become one day inshallh we love you somaliland🙏

  • @mudanehamse6527
    @mudanehamse6527 Před 3 lety +7

    Abdddisalaan Hereri iyo Mohamed Warsaame well done barnaamij qurux badan ayaad qabateen, Hoteelkana waan soo booqanaynaa insha Allah

  • @Layla6793
    @Layla6793 Před 3 lety +9

    Ma Sha Allah Ilaahay baa mahadaas iska leh. Nabad wax ka wanaagsan la waa

  • @GloLeaders
    @GloLeaders Před 3 lety +8

    Legendary Abdulahi and the manager of Hayat thank you guys

    • @GloLeaders
      @GloLeaders Před 3 lety

      I thought the guy was from bbc somali,Abdulhadi Haji ,anyway im very sure that he is one of them ,cidkiisa waan kamaqley bbc somali news ,

    • @GloLeaders
      @GloLeaders Před 3 lety

      I meant cod kiisa

  • @esadalin9054
    @esadalin9054 Před 3 lety +11

    MashaAllah nice hotel
    My greetings to my boss Mohamed Warsame 🙂

  • @guledz3980
    @guledz3980 Před 3 lety +9

    Can’t wait to be here inshallah specially that view of Hargeisa

    • @samasa436
      @samasa436 Před 3 lety

      Say to be there you are already there where you are.

  • @faysalmuuse7026
    @faysalmuuse7026 Před 3 lety +14

    Its reasonable that we acheive a great, go to well side somaliland
    But it essential to invest other source of productivity such farms and animal production.
    May allah bless us and appreciate our creature for the peace and islam.
    Mnchallah mnchallah

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 Před 3 lety +2

      Maasha Allaah Caasimada Jamhuuriyada Barakaysan ee Somaliland way dhisantay

  • @abdihakimhassan4608
    @abdihakimhassan4608 Před 3 lety +1

    Thanks Abdisalan for sharing with us this wonderful and positive side of our country. The manager has got a great skills in hospitality sector as they had already planned easy access for disabled people in/out of the hotel. Isha Allah, I am planning to come to Hargeisa in January 2021. Definitely, I will book a room and reserve in December time. Isha Allah

  • @karsocuntokuguhaboon8569
    @karsocuntokuguhaboon8569 Před 3 lety +7

    Nice Hotel, nice people, nice hospitality and delicious food + amazing view.

  • @AhmedMohamed-wg2gj
    @AhmedMohamed-wg2gj Před 3 lety +8

    I reside when to visit hargeisa insha alllah
    This hotel hayat really very atarect

  • @Abdulkga
    @Abdulkga Před 3 lety +32

    Hawada Masalaha oo keliya ayaan u dhoofa sanad kasta, iyo subaxdii oo aan ku quraacdo laxoox hadhuudh u badan oo subpag sixin ah lagu daray , qadadana garab dhaylo adhi oo geedo iyo duqus le, habeenkii waxaan ku casheyaa wadani fudud iyo galaas caano geel ah oo fresh ah.

    • @fadumoaniga7705
      @fadumoaniga7705 Před 3 lety

      Manshallah walalo alle ha ku siyadiyo amin amin amin

    • @nanaabdul3104
      @nanaabdul3104 Před 3 lety

      Masha Allah ilaahay hakuu daweeyo waad dookh fiicantahay

    • @howieie2081
      @howieie2081 Před 3 lety

      Intaasba Australia ayaan ku haystaa quruxow

    • @forthemind720
      @forthemind720 Před 3 lety

      @@howieie2081 adoo wadankaaga ku haysta ayaa ka qurux badan

    • @somalillandpure1423
      @somalillandpure1423 Před 3 lety +1

      Abti waxan oo kale dadka looma sheego laguma na kikiciyo raga qurbaha ku raagay sida aniga oo kale . Dhareer baa naga yimi . Allah ha kuu barakeeyo

  • @zermaahir186
    @zermaahir186 Před 3 lety +31

    Xaafadaha hargeisa ugu quruxda badan masalaa ama calaamadu way socotay

  • @abdis70
    @abdis70 Před 3 lety +10

    Mansha Allah- Nabadda iyo dedaalku waxay Keenan Horumar wax ku ool ah- Freedom is not Cheap- Orodka iyo Gucladda raaxaa ka dambaysa Raaxo- dhiigii Mujaahidka Laguma khasaarin.

  • @samiraosman1588
    @samiraosman1588 Před 3 lety +9

    Masha Allah mahadsanid Abti siwanaagsan noogu sharaxday macluumadka halkaydii labo isbuuc iiga dhiman inan imaado Insha Allah 🥰🥰🥰🥰

  • @burcaawi_official4507
    @burcaawi_official4507 Před 3 lety +9

    IlhaY baa horta mahadaa izka leh taa markan ka imaado wlhy wxan odhan karaa hargayzi grow up 70% bay samaysay incho allh 30% way izka gaadhi doontaa

  • @moedacar3100
    @moedacar3100 Před 3 lety +7

    Masha allah caadimaha hotel kan ilaahay ha barakeeyo insha allah waan degayaa kalana hargaysa imaado.

  • @ahmedsamale8356
    @ahmedsamale8356 Před 3 lety +2

    Mashalaaah hereri mahadsanid caasimadayadii oo iftiimaysa horumarku xawli ku socdo alah haynoo siyaaadsho ninka hotelkan lehna rabi ha u barakeeyo waaa muwaadin dalkiisa aaaminay .ala maxaa dad qaxooti iyo baraf dhex naanabay dhul gaaalo ilahaw u gargaaar iyagana

  • @abdishakurh84
    @abdishakurh84 Před 3 lety +4

    Best business show ever in Somali history, I can't believe how talented this hotel manager and the presenter Abdisalam Hareri.
    Hayat Hotel masha Allah

  • @N-Bahsane
    @N-Bahsane Před 3 lety +3

    Absolutely fantastic. It’s an amazing place to be and the management is great. They know what they are doing. I love the atmosphere, it goes well with the experience. Just an advice, please ensure that the chefs wear gloves for the customers’ safety. Well Done 🎉✌️👏👏

    • @MohamedAhmed-ux1ff
      @MohamedAhmed-ux1ff Před 2 lety

      very important point, i was telling to my friend about cheff wearing hand-gloves.
      i would say that it is recommended to wear hand gloves.

  • @nimcomohamed5086
    @nimcomohamed5086 Před 3 lety +32

    Masha alaah waa hotel jawi quruxoon leh alle ha nagu simo markaan hargeysa nimaadno inshaa alaah soomalland socotayoo soo noqona maysee kiisugayow samir Viva soomaaliland nabad ayaa naas la nuugo leh ❤️❤️❤️❤️🙌🙌🙌🙌❤️❤️

  • @nasreenaliwaji8525
    @nasreenaliwaji8525 Před 3 lety +2

    aad ayuu qurux badan yahay masha allaah aad ayaan ulaa dhacnay parnamij ka thank you

  • @munamaxamed589
    @munamaxamed589 Před 3 lety +15

    Aniga calankaa ka helay masha alaah

  • @xaliimo5422
    @xaliimo5422 Před 3 lety +12

    C/salaan hereri waa weriye professional ah meeshu xayeeysiiyo grow up beey sameyneysaa turkga ayuu maalin dhaweyd tagay somaali badan baa ku leh waa inaa booqda istanbul fikrad kalaannka heystay keep going hereri very talented journalist

  • @Maryam-bu2xp
    @Maryam-bu2xp Před 3 lety +7

    Masha Allah to Somaliland and lovely hotel 💫💫💫❤ The food so nice 😋😋😋😋😋

  • @sahrafarah118
    @sahrafarah118 Před 3 lety +14

    I am really disappointed that you did not acknowledge the man who served with your drink, you could have said thank you at least.

    • @yasinhersi87
      @yasinhersi87 Před 3 lety

      I also noticed that point. Thanks for mentioning 😉.
      We as a somali people (africans) should change a bit our behaviour for certain things

    • @ahmedsamale8356
      @ahmedsamale8356 Před 3 lety

      You are also wrong 😂😂
      He must say
      جزاك الله خيرا
      He can get more ajri

    • @biggie639
      @biggie639 Před 3 lety

      That's normal in Hargeisa :) get use to it.

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 Před 3 lety +4

    37:25 this moment reminds me once upon a time, when I was in Hyderabad.

    • @mohamadali445
      @mohamadali445 Před 3 lety

      lkn wa xa raba ina laka saro qacedada askarda

  • @awaarechannel1758
    @awaarechannel1758 Před 3 lety +4

    Indian food IYO biryaani kulahaa waxaasi cunto ma'ahaane waa basbaas IYO laab dilaac
    Soomaalidu waa dad aad u hanyar marka laga hadlayo xagga waddaniyadda
    Marka LA rabo in wax cusub lagu socod SIIYO dad shisheeye IYO dal shisheeye ayaa loogu heesaha buubaa buubaa
    MA jirto Dadka hindia dad ka liita saa waaba Dadka caruurta ay dhalaan gata ee kalyaha IYO beerka ubadkooda ka macaasha

  • @abdirahmaanmuhumed4627
    @abdirahmaanmuhumed4627 Před 3 lety +2

    masha allah ilahay ha u barakeeyo muwaadinka dalka maalgashaday runtii waa meel qurxoon dad wanaagsan oo si fiican kugu adeegaya cunto aan dareemo karo in tayo leedahy insha allah hadii aan nool nahay waanu booqan oo waanu imani hotelka waxa iga dardaaran uun ah in hawsha sidaas loo wado oo shaqaalaha iyo adeega aad loo ilaaliyo iyo nadaafada meesha

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Před 7 měsíci +1

    Hayat Hotel is absolutely a great hotel I'm going to book when I'm visiting Hargysa Insha allah

  • @waayoarag7829
    @waayoarag7829 Před 3 lety +2

    Maashaa Allah So Beautiful Cabdisalan hareeri aad baanu ula cajabay quruxda& hotel kan allena ha barakeey wananu uguhambalyenayaa

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Před 3 lety +6

    Maan.sha.allah.weriye.abdisalan.heriri.iyo.hayat.hotel.hambalyo👏👏👏👏👍💋💞❤

  • @hamdimohamed6552
    @hamdimohamed6552 Před 3 lety +1

    Cabdisalaan heestan Hassan aadan ee u horaysa aad buu u jecelyahay barmamushyasiisa oo dhan wuu ku duubaa 😍😍masha Allah

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 Před 3 lety

      Heestu dalxiis iyo hargeisa sharafteeda ayay ka hadlaysaa hees xasan adan qaaduun maahee waa hees hargeisa

    • @hamdimohamed6552
      @hamdimohamed6552 Před 3 lety

      @@shankaroonland7480 waarun wallo waa hees macaan sahra Ahmed baa la qaada Ayaan filayaa

  • @plack628
    @plack628 Před 3 lety +4

    Haye, haye, haye, haye. LOL love this guy 🤣😂

  • @hassanwarso3764
    @hassanwarso3764 Před 3 lety +6

    Vraiment magnifique c'est Hotel, Mash Allah...

  • @zakeriyemohamed6031
    @zakeriyemohamed6031 Před 3 lety +8

    Mash Allah Allah ha u Barakeeyo

  • @nasab6929
    @nasab6929 Před 3 lety +8

    Machallah très beau Hôtel Hayat, Hargeisa Somaliland

  • @mohmetapdirahman1139
    @mohmetapdirahman1139 Před 3 lety +4

    i appreciate it the maneger this looks incredible wllhi I like to visit

  • @zermahdi8817
    @zermahdi8817 Před 3 lety +11

    I go this hotel one time it was a good days to stay there wlhi

    • @nimcomohamed5086
      @nimcomohamed5086 Před 3 lety

      Zer MaHdi Uu soo sheeg Malintaas kkk aan markhatiga ku furee kkkk mahdi wllo wadankeenu waa caalami soomai gees ka gees alle cadawga ha inaga qabto aamiin aamiin

    • @YouTubeSpot911
      @YouTubeSpot911 Před 3 lety

      How much did it cost for one night?

  • @jamila___janno2593
    @jamila___janno2593 Před 3 lety +7

    Horumar La taaban karo weye Masha’Allah

  • @abdirahmansaed778
    @abdirahmansaed778 Před 3 lety +3

    mashaa Allaah Alle haw barakeeyo waa hotel qurux badan

  • @abdulgafar8036
    @abdulgafar8036 Před 3 lety +3

    Gas cylinders kitchen ka bananka uga saara khatar aad u weyn buu leeyahay haddu qarxo. Nice hotel mashalla 👌 👋 👌 👋 👌 👋

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 Před 3 lety

    Hindi Cunto Mataqaan Ani iga wareysta, se hadii aad ku qanacdeen.maxuma kaliya kudhaha gacmaha wax kuxirta si aad nadaafada u ilaalisaan.... Asianku nadaafada kuma wacnee, laakiin waa hotel qurux badan masha allaaaah

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi Před 3 lety +21

    #Hereri Ninkaazi wLHi wuu izoo Hamiyi kicinayaa 😂😅 war mxd Samayzay ApdisaLan Hqiiq HoteLkaaz AniGoon imanin iLaHow Ha diLin 😋💯

  • @engkhadarcc9745
    @engkhadarcc9745 Před 3 lety +9

    Ninka Maamulk k ah Hotelkan waa nin aqoonyahan ah oo fahansan ganacsiga, Ninka sidaa wax u qorsheeya unbaa guuleysanaya, guuleyso mudane

  • @farhanaliabdullahi8584
    @farhanaliabdullahi8584 Před 3 lety +7

    Masha Allah qurux hargeysa hadhwanag xadarada & horumarka hidey u leedahay my home alle ha igu simo adunyadu waa ayaamee

  • @ayaankoojaar8518
    @ayaankoojaar8518 Před 3 lety +7

    Masha Allah nimcada Ale haynoo siyadiyo.

  • @DARMAAN1
    @DARMAAN1 Před 3 lety +26

    Why? Dadka cuntada karinaya ama jikada ku jiraa ay u isticmaali wayeen Kaloofiska gamcaha iska hagaajiya xagaa nadafada

  • @waverunnerstudio614
    @waverunnerstudio614 Před 3 lety +2

    Hhhhh legend kiswahili waaa iskaa dhammeysii walalo...asantee sanaa ayaa kaso hartaay.. Albert hongera bro

  • @mohamoudkaderfure3857
    @mohamoudkaderfure3857 Před 3 lety +4

    Mansha Allah Alle ha u barakeeyo

  • @mahmodabdi5061
    @mahmodabdi5061 Před 3 lety +21

    Wllahay wn muraaqooday waxan ku nolahay Kuwait balanteenu waa markaan imaado

    • @mohamadali445
      @mohamadali445 Před 3 lety +1

      نريد طرد القواعد العسكريه الاجنبية في صوماليلاند

  • @abshirhajimohamed3662
    @abshirhajimohamed3662 Před 3 lety +6

    Xaysiis fiican oo heersare ah iyo hotel fiican. they paid yo ma boss alot, ta kale inanka reception ka ahi yuu mesha kaga tagy markii uu kusoo tusyay qolka hadii ay system kaa ushaqaynayo waxn kulatalilahaa in inamo kale ama hablo kale oo ddka kuso dhaweya shaqo galiyaan....🏨🏨🏨🏨

    • @AAAbdi-eb2of
      @AAAbdi-eb2of Před 3 lety

      Maxaad ka rabtaa cidda uu kaga tegey waar anagaa wax aragnay

    • @ikranvani4803
      @ikranvani4803 Před 3 lety +2

      @@AAAbdi-eb2of isagaa rabay in lagagasii tago malaha😂😂😂

    • @forthemind720
      @forthemind720 Před 3 lety +1

      Waa runtiisa hadii inta uu maqan yahay dad kale imaadaan mayna servicekii dib u dhacayn markaa dadka hayskala yaabina qodob buu ka hadlee

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 Před 3 lety +2

      ISHA BAXARKU DADAN

  • @fahadhamud9736
    @fahadhamud9736 Před 3 lety +5

    Ninka camerada duubaya wax badan ayaa ka dhiman zxp qasab maaha inaad wariyaha iyo la waraystaha aad ku qabato camerada waa inaad meesha bilicdeeda soo bandhigtaa.

    • @Mo-dool
      @Mo-dool Před 3 lety +1

      waa dibaatada somalilada heysata xaga duubistu lol dadkan radio baa heysta wali tv mey soo gaadhin oo tv sida radio ayey u isticmalayaan xataa hereri wuxu wali isku heystaa in. uu radio joogo lol

    • @saidoahmed1238
      @saidoahmed1238 Před 3 lety

      War wadanka warshado kursportefølje kordhiya si ardayda wax baratay. Ay shaqa u helaan

  • @abdifatahalimawel2003
    @abdifatahalimawel2003 Před 3 lety +8

    Macha allh my home

  • @khadramusse3725
    @khadramusse3725 Před 3 lety +2

    Masha Allah, Ilahay soomaali meel ay joogan babad ka yeel Amin Amin Amin Amin

  • @iidsmart
    @iidsmart Před 3 lety +5

    Maansha allah i like it

  • @rahmaali2050
    @rahmaali2050 Před 3 lety +5

    Masha Allaha tabarka raxman

  • @iman1527
    @iman1527 Před 3 lety +1

    Hayee hayee hayeee de wa asal hotelka mansha Allah cunadona wa farid

  • @ahmedumuur1854
    @ahmedumuur1854 Před 3 lety +2

    Masha allahaa Hayaat hotel great service hamblayo leeyahay ganacsiga maalgashataya run ahaantii waa ragga aaminayaa wadankooda soomaaliya wadankiin maalgashada kenya Iyo Turkey Iyo wadamo badan Soomaali badan maalgashadeyn waa inaa dhaqaleyn ku dhisan magaal kasta soomaali leedahay. Insha Allaha waa idin imanayaa anigoo jooga wadanka mareykanka. Great work done abdisalaan herera Shacabka somaliland waxaan leeyahay Nabad Iyo galayda aad heystaa Allaha ku mahadiya kala danbeynta sharcigu ga shaqeyo qabyaaladda kala qaybinta iska ilaalisha guuleysta

  • @simoodiboy
    @simoodiboy Před 3 lety +1

    Man i really liked this Hotel Masha Allah

  • @yurub5288
    @yurub5288 Před 3 lety +7

    Masha Allah hargeysay hadhiliyin ha dhataalmin weligaa waa qurxu Somaliland ❤💚❤👏❤💚❤💚💚

  • @gedijama13
    @gedijama13 Před 3 lety +5

    Masha allah waa inaan ku soo dagaa xayaat

  • @momoney00can
    @momoney00can Před 3 lety +2

    Mashallah I will definitely stay here next time

  • @hassanwarso3764
    @hassanwarso3764 Před 3 lety +2

    Masha Allah very beautiful

  • @namiin3034
    @namiin3034 Před 3 lety +25

    💖MashaAllah nice hotel , somali markas say layiheen shaqo ma jirto, soo ku wa Hindi iyo Kenyan shaqeesanyaan 😏

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 Před 3 lety

      waxaan rabaain aan hargaysa tago oo aan ku aroosto laakiin qiimihii huteelada ayaa qaaliya

    • @yahyehassanabdi892
      @yahyehassanabdi892 Před 3 lety +1

      Shaqo la'aani ma jirto walaalo ee xirfad la'aan ayaa jirta bulsada ah. Xirfadii suuqa looga baahnaa ayeyna baran dhalinyartu.

    • @namiin3034
      @namiin3034 Před 3 lety +1

      @@yahyehassanabdi892 soo kuwanii everyday university ka baxaya 🤔 IT iyo business bay ku washeen, xirfad shaqaleh ha bartaan inshaAllah our people are very lazy that's the truth,

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 Před 3 lety +1

      Ku dar Syrian iyo Yemeni

    • @commonsensebornandraise8451
      @commonsensebornandraise8451 Před 3 lety +1

      Waa kibir, qurbahaba hotelada sootan ay ka shaqeeyan. Dadku isla weeyni ayaa ka buuxda. Jamacadaha laftoodu la taliyaal fiican malaha oo dhalinyarada hospitality industry ga ku baraarujiya dhalinyaradaa.

  • @mohamedraabi7494
    @mohamedraabi7494 Před 3 lety +3

    Masha Allah beautiful

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 Před 3 lety +1

    Man than you for the documentary Abdisalaan, I always enjoy your work. Saying hi from Jigjiga Somali State. Shaqo adag ayey galeen Hotel Manager ka iyo the owner, ilahay haydin barakeeyo.. Waan jeclahay Hargeisa inkastoo Berbera ka sii jeclahay 😄 intaasina waa inta bada iyo saxmad la aanta..

  • @xikmadaysane6927
    @xikmadaysane6927 Před 3 lety +4

    hotel hargysa masha allllh

  • @Libaan99
    @Libaan99 Před 3 lety

    Anigoo aan 20 years tegin s/land baan tegey 2018 waxaan kusocdey magaaalada barakaysan ee Burco lakiin waxaan ku qasbanaaday inaan sii maro oo soo maro caasimada Hargeysa waxaan kusii degey Alloore Hotel oo aan aad ugu mahadnaqayo maamule maxamed markii danbena waxaan kusoo degey Barwaaqo Hotel labadaba aad baan ugu mahadcelinayaaa lakiin sanadka hadii allah kadhigo balanteenu waa Hayat Hotel fadlan telifoonka hotelka soo dhiga..

  • @gabarmuqdisho
    @gabarmuqdisho Před 3 lety +7

    Masha allah qurux

  • @mukhtaaryare8748
    @mukhtaaryare8748 Před 3 lety +2

    Good job waan imanayaa insha allah
    Qiimaha yaa garanaya habeenkii hodhelka lagu seexdo
    Managerku waa nin qurbawi ah
    Masalaha iyo malaa ciidagale lol

    • @smartboy2627
      @smartboy2627 Před 3 lety

      @@adigunapasaasadkow8713 yaale Hada

    • @sayidacool7190
      @sayidacool7190 Před 3 lety

      @@smartboy2627 malaa waxa leh cali siciid

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 Před 3 lety

      @@adigunapasaasadkow8713 ciidagale hadaanu laheyn xaafada iyaga leh hotel xamdi iyo theatre hargeysa oo ku yaale new hargeysa ciidagale leh

  • @Qalays
    @Qalays Před 3 lety

    Nice ad but the lifter is missing which is good for travelers, children, sick and old people.

  • @abdirahmanabdi5084
    @abdirahmanabdi5084 Před 3 lety +3

    ما شاء الله تبارك الرحمن

  • @hayadadam3312
    @hayadadam3312 Před 3 lety +5

    Maansha Allah

  • @dhakalaf
    @dhakalaf Před 3 lety +5

    42:12 Muxuu yidhi Bariiska isagoo bisil ayey Maraykan u qaadaan! Kkkk

  • @ayanwarsame7218
    @ayanwarsame7218 Před 3 lety +9

    Hayat hotel waan idiin soo socona summerka insha allah
    fram Stockholm 👍👍

  • @mohamedjeswer2557
    @mohamedjeswer2557 Před 3 lety +3

    Fadlan inamada cunatada sameeynayaa gloves ha isticmaalan distancegana ilaaliya inta pandamicku jiro

  • @solostgen3862
    @solostgen3862 Před 3 lety +4

    Masha allah Nice:-)

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye Před 3 lety +1

    Waa loo BAAHAN yahay cunto ka DUWAN cuntodeena,,,,yemeni food and Indian food are my favorite food...international

  • @mohfarahali4321
    @mohfarahali4321 Před 3 lety

    Proffesional hotel manager and also experienced person and well skilled

  • @khadarmoxmed.4906
    @khadarmoxmed.4906 Před 3 lety +2

    Oh my God. Masha allah.

  • @hutohuto3559
    @hutohuto3559 Před 3 lety +1

    Hyatt truly amazing hotel and has international cuisines.

  • @moamin771
    @moamin771 Před 3 lety

    I have world of Hyatt credit card points. Do they accept credit points.

  • @cabdisalaamxaajimaxamed9810

    Hargaysa caasimadda dalka soomaaliland alle nabad,diin jacaylka iyo wanaaga ha idin siyaadsho bulshada soomaaliland.

  • @yahyayash4354
    @yahyayash4354 Před 3 lety +1

    I can't wait to be there

  • @AzeemBabeh
    @AzeemBabeh Před 3 lety +10

    I miss my Home Hargeisa Cadey

  • @jaamac.ildaba4634
    @jaamac.ildaba4634 Před 3 lety +14

    CALANKA SOMALILAND AYKU DHAJIYEENA WAANKU AMANAYAA