Cali inta uu Sweden iskaga soo noqday ayuu Bandiiradlay Hotel ka furtay.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024

Komentáře • 179

  • @Qadafi-
    @Qadafi- Před 6 měsíci +19

    Mashalah-agabka shaqada fududeyo ayuu u bahanyahay wali--good jop-CALIFORNIA 🇺🇸 idin ka soo salama 👍

  • @alidahirsaid5590
    @alidahirsaid5590 Před 6 měsíci +9

    Walaal ali Sami in aatahay geesi qof soomaali ah in aad cafinkarto baa muuqataa thank u❤

  • @warsan123
    @warsan123 Před 6 měsíci +9

    Absolutely thanks abdisalaan waan jeclahay dadka wadanka ku soo laabto❤

  • @AyaanIsmail-ro6ir
    @AyaanIsmail-ro6ir Před 6 měsíci +11

    Ilahay ha kuu barakeeyo waxa aad tabcayso mashalaah

  • @FootShorts12
    @FootShorts12 Před 6 měsíci +16

    Galmudug qurux weeye marbaan isleeyahay galkacyo cadaado meelo badan tag❤

    • @Ibnugabaan
      @Ibnugabaan Před 6 měsíci

      Hadeer ayaan Galkacyo joogaa 4 habeen. Adado waxaa iigu dambeysay wax 2 bil kayar.

    • @anisayusuf9711
      @anisayusuf9711 Před 5 měsíci

      Soo dhowoow ❤❤❤

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 Před 6 měsíci +8

    Haybad waxaad ku leedahay dalkaaga hooyo. Masha Allah Waa nin karti badan . Insha Allah qoskaaguna way kuu imaan. Jazakaallahu khairan .

  • @souadelmi5470
    @souadelmi5470 Před 6 měsíci +7

    thanks abdisalam herari ❤wlh waxa weriye professional ah really allah haku barakeyo

  • @abdisaid6092
    @abdisaid6092 Před 6 měsíci +6

    Masha Allah Baaraka Allah Waa Sidaan Maaganahay Sida Cali Insha Allah

  • @cabdiraxmanxuseen8392
    @cabdiraxmanxuseen8392 Před 6 měsíci +13

    Hereri barnamijyadiis ayn ugu jeclahy wax aan you tube ka daawado Maashaallaah keep going

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye Před 6 měsíci +7

    one of the best show of HERERI KEEP GOING THE AMAZING JOB..

  • @waesaden1290
    @waesaden1290 Před 6 měsíci +15

    Boqorka shaanta somaliyed wariye Hareri guleyso sxb

  • @Hassan-jm3rs
    @Hassan-jm3rs Před 6 měsíci +5

    Masha allah. Hore usoco wll. Wariye cabdisalam hereri waad kumahadsan tahay barnaamijyadaada wanaagsan ee najeclaysiinaya dalkii hooyo inaan aragno oon fahanno waxna kaqabsan karno

  • @yuusufcabdilaahi9580
    @yuusufcabdilaahi9580 Před 6 měsíci +3

    Masha Allah Ilaahey how barakeeyo ganacsiga

  • @user-kj2yb5sd3h
    @user-kj2yb5sd3h Před 6 měsíci +8

    Aabo waa soo soconaa

  • @ashanur7166
    @ashanur7166 Před 6 měsíci +8

    Maashaaa allaaaha alle haku barakeeyo

  • @abdisalamfarah9344
    @abdisalamfarah9344 Před 6 měsíci +15

    Cajiib! Bal ninkaa fariidsanidiisa day! Cajiib, wallaahi.
    Ninyahaw dadkan baynu u baahan nahay, wallaahi.

    • @fahiimae7336
      @fahiimae7336 Před 6 měsíci +1

      Masha Allah dheh

    • @Liiloowe
      @Liiloowe Před 6 měsíci

      WACEYSLE ABGAAL ISAGU WAA REER GALMUDUG LAAKIIN REERIHII KALE EE UNUKAA LEH YAA UMAQAN. REER GALMUDUG NABAD KU WAARA IYO BASH BASH

    • @omarabukar568
      @omarabukar568 Před 6 měsíci

      Nin walba ha dhisto meeshuu kasoo jeedo

    • @abdisalamfarah9344
      @abdisalamfarah9344 Před 6 měsíci

      @@fahiimae7336
      Si aanan u cawryin. Saw ma aha? 😂 Haye. Maashaa Allaah. Waa anigaa.😂

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 Před 6 měsíci +15

    😂😂 Mansha Allah , Waa Nin Madax Adag oo isku tashtay
    Hore usoco bro

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye Před 6 měsíci +5

    hereri wuxuu gaar ku yahay aan ku xiiseeyaa waa KHABIIR DADKA KA ILAALIYA QABYAALADA MARKUU WAREESANAYO WAANA VERY HUMBLE AND RESPECTFUL BARNAAMIJYO CUSUB OO HORE LOO ARAG AYUU KEENAA..

  • @Abdirahimhayl
    @Abdirahimhayl Před 6 měsíci +6

    Mash Allah.
    Magaaladaydii aan ku dhashay ❤️

  • @Last_King2023
    @Last_King2023 Před 6 měsíci +10

    Mashallah me too I want to go back home and open my own business I'm not going to give any detail what kind of business is it 😅

    • @abdihakimmmohamud7230
      @abdihakimmmohamud7230 Před 6 měsíci +1

      Waar noo sheeg aanu kaaga dheereynee.

    • @Liiloowe
      @Liiloowe Před 6 měsíci

      WACEYSLE ABGAAL ISAGU WAA REER GALMUDUG LAAKIIN REERIHII KALE EE UNUKAA LEH YAA UMAQAN. REER GALMUDUG NABAD KU WAARA IYO BASH BASH

  • @ugaaskacidda499
    @ugaaskacidda499 Před 6 měsíci +7

    Waa markuu lacag soo tacbaday waqtigi nasiinada ayuu ku jiraa adeer

  • @abdiwahabjibril4549
    @abdiwahabjibril4549 Před 6 měsíci +3

    Waayo waayo anoo aad u yar ayaan mari jirey jidkaa waan xasuustaa bandiiradley iyo hilibkii casaa ee qofka aan garanaynini is odhanayey waa qaydhin

  • @MohammedAli-nx2kl
    @MohammedAli-nx2kl Před 6 měsíci +7

    Ninku geesisana Hotel ka hadaanu Hargeysa u dhawaan laha waan booqan lahaa.

    • @abdihakimmmohamud7230
      @abdihakimmmohamud7230 Před 6 měsíci

      Waar tuuladinii maalgeli Hargaysa la hayne.

    • @rashkaoa9521
      @rashkaoa9521 Před 6 měsíci +2

      Maxaad la baqi soomaaliyoo dhan waa isku mid wax dhib ah kama jiro

    • @Ss-kl1hz
      @Ss-kl1hz Před 6 měsíci +1

      @@rashkaoa9521 Haddii soomaaliyo dhan isku mid tahay, maxaa muqdisho looga soo baacsadey?

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 6 měsíci

      @@abdihakimmmohamud7230 oo hadaanay hargaysa u dhawayn maxaalaga maal gelin kumanaat hutel baa hargaysa ku yaale

    • @smeshcel3025
      @smeshcel3025 Před 6 měsíci

      ​@@abdihakimmmohamud7230magalo casri hargeisa wuxu noqadoona marka la qarxiiyo somaha macalin?

  • @libanmohamed1076
    @libanmohamed1076 Před 6 měsíci +1

    Masha Allah sxbkay Cali xayd ilaahahy ha u barakeeyo

  • @Diidii22665
    @Diidii22665 Před 6 měsíci +3

    Mashalaah ❤bandiiradley xaruuntii gobta

  • @mahadhassan9757
    @mahadhassan9757 Před 6 měsíci +3

    Cali Ahmed xayd waa niin shaqo Masha Allah hora uu soco sxb

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 Před 5 měsíci

    Maasha Allaah. Allaha u barakeeyo huteelkiisa iyo ganacsigiisa.
    Waxa la yaab leh kuwa Caasimadda Ummadda Sheeganaya ee dadkii hantida ku lahaa xooga uga haysta.

  • @user-kw6js7hz5u
    @user-kw6js7hz5u Před 6 měsíci +4

    MASHAALH abdisalam hareri

  • @souadelmi5470
    @souadelmi5470 Před 6 měsíci +4

    thanks abdisalam herari ❤

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Před 6 měsíci +3

    Maashaa allaah tabaarakallaah illaahay ha xafido waa nin fariida waar dadka reer mudugu waa cajiib ah wuu isku tashaday maashaa allaah hareeri waa nin culus waa nin soomaalidu ubaahantahay

  • @Jama-ny3xy
    @Jama-ny3xy Před 6 měsíci +2

    Mashalah Ali hore usoco gaarigana kor kudhaji😅😅

  • @mustafefarah1450
    @mustafefarah1450 Před 6 měsíci +4

    Maansha Allah

  • @AbdallaMoalim-kw8up
    @AbdallaMoalim-kw8up Před 6 měsíci +4

    MASHA AALH

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 Před 6 měsíci +2

    Maa sha allh galmudug very beautiful city 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍

  • @fatimakheyre3849
    @fatimakheyre3849 Před 6 měsíci +3

    Woow waa nin rag ah xaqiiqdii

  • @nimcokeyse383
    @nimcokeyse383 Před 5 měsíci

    Asc Cabdi Salaan Hereri waa barmamish ficaan o wanagsan waad ku mahadsantay sida nola wadagtey jasaka Alahu kheer 👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻

  • @samiradan2
    @samiradan2 Před 6 měsíci +3

    Somali waa dad aad u hawlkar ah kaliya dawladnimo naga dhiman

  • @baabaahmed-wi7tu
    @baabaahmed-wi7tu Před 6 měsíci +4

    asc mudane A hareeri ana gormaa beertayda igu igu soo booqan aan ku marti qaade

  • @AbdiladifAbdulahi
    @AbdiladifAbdulahi Před 6 měsíci +9

    Iskagamuu soo noqonay wuu kasoo shaqaystay

    • @MohamedHassan-nw4yo
      @MohamedHassan-nw4yo Před 6 měsíci

      Gacan buuran buu La soo Hoydey😮😮😮

    • @Liiloowe
      @Liiloowe Před 6 měsíci +1

      WACEYSLE ABGAAL ISAGU WAA REER GALMUDUG LAAKIIN REERIHII KALE EE UNUKAA LEH YAA UMAQAN. REER GALMUDUG NABAD KU WAARA IYO BASH BASH

  • @fatimamohamudjama2123
    @fatimamohamudjama2123 Před 6 měsíci +1

    Mashalaha well me ali.also thank you so much abdisalan hereri

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 Před 6 měsíci

    Allahuma Baarik. Waa arrin wanaagsan oo ku dayasho mudan. Keep going bro.✅✅✅✅✅

  • @daacadyare396
    @daacadyare396 Před 6 měsíci

    Masha Allah Bandiradley hareeri markasta wuxuu noso gudbiyaa wax qurux badan ❤

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 Před 6 měsíci +4

    ❤❤❤❤❤❤ thanks 💯

  • @umoibrahiim968
    @umoibrahiim968 Před 6 měsíci +3

    Masha allah 🎉

  • @abshirali313
    @abshirali313 Před 6 měsíci +3

    Maashaa Allaah

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Před 6 měsíci +2

    Masha allah bandiiradley way dhidmaysa

  • @akmaofficial9648
    @akmaofficial9648 Před 6 měsíci +2

    Bandiiradlay my home

  • @MariamElmi-b3f
    @MariamElmi-b3f Před 5 měsíci

    Amazing Mr. Hereri thank you 🎉🎉🎉

  • @Madadaal
    @Madadaal Před 6 měsíci

    Ninkaasi go’aan adag buu qaatay, ilaahay ha garab galo. Dee Bandiiradleyna waabu u magaaleeyay Msha Alh.

  • @abdiwahabadan6584
    @abdiwahabadan6584 Před 6 měsíci +8

    The second comment mr hareri❤

    • @fadumaosman9786
      @fadumaosman9786 Před 6 měsíci

      Maasha Allaah Cabdizalaan Herrari oo maanta Bandiiradley barnaamijkaan noosooga soo gidbonaya.

    • @Liiloowe
      @Liiloowe Před 6 měsíci

      WACEYSLE ABGAAL ISAGU WAA REER GALMUDUG LAAKIIN REERIHII KALE EE UNUKAA LEH YAA UMAQAN. REER GALMUDUG NABAD KU WAARA IYO BASH BASH

  • @muznaahmed6968
    @muznaahmed6968 Před 6 měsíci +4

    Interested story Cail in 🏡 homeland
    Thanks ❤ for sharing with us
    If everyone Somalia did come back to homeland and start business all Somalia live will improve and even youths get jobs.

  • @danielrichherd-hn2hb
    @danielrichherd-hn2hb Před 6 měsíci +2

    wallhi waa wiil hoog ilahy rajadiisa ha u rumeeyo

  • @abdirisakdirie3124
    @abdirisakdirie3124 Před 6 měsíci +4

    Cabdisalaan waa weriye aan biqin, oo real somali ah, Fadlan kaalay SSC khaatumo

    • @jirfe
      @jirfe Před 6 měsíci

      Wuu imanlahaaye jaahiliinta baa inagu badan

    • @MubarikHaybe555
      @MubarikHaybe555 Před 6 měsíci +2

      Laasaanod Somaliland marar badan Buu yimid SSC Maxaa la yidhaa ka intaan wadankii Kasoo maqnaa bay lascanood Magaca la baxday

    • @FootShorts12
      @FootShorts12 Před 6 měsíci

      Laascanod marar badan ayuu yimi iminka caynaba ceerigaabo daalo ayuu tagaya

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Před 6 měsíci +2

    ماشاءاللہ❤

  • @kingmj5675
    @kingmj5675 Před 6 měsíci

    MAA SHAA ALLAAH. Waan hambalyaynayaa walalle, qurba joog reer Mudug ah ayaan isla nahay. Waxaan kaasoo salaamayaaa Bursaalax.

  • @wardoonacademy
    @wardoonacademy Před 6 měsíci +1

    masha,Allah

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 Před 6 měsíci

    Maasha allaah maasha allaah guuleyso walaal

  • @bile-25
    @bile-25 Před 5 měsíci

    Aniga hadda Sweden joogo wadankii wan kuso laaban doonaa ganacsi wa ka furi Insha Allah

  • @yahyoos
    @yahyoos Před 6 měsíci

    Masha allah waa sida aan jeclahay marka aan qurbaha kasuu noqdu magaladayda jamame caday ❤

  • @ahmedkaisehashi164
    @ahmedkaisehashi164 Před 6 měsíci +1

    Mansha allah Great job

  • @Xaaji317
    @Xaaji317 Před 6 měsíci +1

    Masha allah

  • @SomfilmsFHD
    @SomfilmsFHD Před 6 měsíci +1

    Qurbaha Haddii aad rabto in aad ka soo guurto, la ga ma fikiro xaggeed degi iyo maxaad cunni iyo yaa ku biili... intaa haddii aad is waydiiso waligaa guuri maysid.

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 Před 6 měsíci +1

    Sharaf ayey leeyihiin dadka wadankooda maalgashanaayo oo dalkooda dib u dhisaayo walaal cali wuu mhdsan yahay.

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r Před 6 měsíci +1

    Allahu ma baarik

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 Před 6 měsíci +1

    Weriye aan siyaad qabyaalad ku dhisan aan ka shaqayn.

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 Před 6 měsíci +1

    👋 Weriye C/Salaan Hereri&Cali Bandiirdley.

  • @heyb12
    @heyb12 Před 6 měsíci +1

    Sidaydoo kale waa iny madax adkaadaan 😂

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim3 Před 3 měsíci

    Naagta Caruurta ku dirtay. Soomaaliya wa laysku cuna Dumerka wa shar

  • @warwannaagchannel7241
    @warwannaagchannel7241 Před 6 měsíci +1

    Waa magaalo intee leeg bandiiradlay

  • @mohamedcabdi4165
    @mohamedcabdi4165 Před 6 měsíci +1

    Adeerkey cali yare axmed xeyd

  • @farahahmed9634
    @farahahmed9634 Před 6 měsíci +1

    Cali waan tagay waa hotel casriya

  • @user-gh7dv2df5t
    @user-gh7dv2df5t Před 6 měsíci

    Bandiiradleey mashallah

  • @MudahirDahir
    @MudahirDahir Před 5 měsíci

    Mash alah

  • @JamaMohamud
    @JamaMohamud Před 6 měsíci +2

    Xamar marka ma abgaal kaliyaa looga soo guurayaa qolada tiraahda annagaa leh oo waxayagaa la cunaa habar gidir miyaysan kujirin.

  • @foozia426
    @foozia426 Před 6 měsíci

    Maasha allaah ❤

  • @issapresident1066
    @issapresident1066 Před 6 měsíci

    Tu es une légende

  • @Seeykulatahy
    @Seeykulatahy Před 6 měsíci +8

    Rageeeedii. Qabiil qiimo ma lahan. Dadka qiimaha leh buu degaanka ka cayriyaa. Ma ahan caqli, -Mahaan unukaa iska leh.

    • @omarabukar568
      @omarabukar568 Před 6 měsíci +1

      Nin walba ha dhisto meeshuu kasoo jeedo

    • @fahmaahmed2328
      @fahmaahmed2328 Před 6 měsíci

      Xamar shirko ma aha

    • @umimohamed2323
      @umimohamed2323 Před 6 měsíci

      @@fahmaahmed2328hamar waa casimadii Somaliya saas darteed waa shirko

  • @abdihakimmmohamud7230
    @abdihakimmmohamud7230 Před 6 měsíci +1

    Carmadu Waa Canabka miiga

  • @deenahspace7754
    @deenahspace7754 Před 6 měsíci +2

    Saan haduu qofwalbo sameyn lahaa baadiyo kasto magaalo noqonlaheyd somalida caasimadaha lee qalad kafahmeyn umadaha kalena caasimada waa kacararaan

  • @ahmedmaow5710
    @ahmedmaow5710 Před 6 měsíci +2

  • @bostoneorge1487
    @bostoneorge1487 Před 5 měsíci

    Gotta move back home folks

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 Před 6 měsíci

    MA JAWAANBA U EEGAA

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Před 6 měsíci +1

    Masha Allah Qurbo joogta waa iney Dhistaan Gobolada ay ka soojeedan oo ilbaxnimada qurbaha ka keenen kula wadaagan hada ninkan Cali layirahdo baahidii loo qabay bandiiradley wuu kaafiyey guuleso masha allah

  • @CadanWayne-c4x
    @CadanWayne-c4x Před 6 měsíci +1

    Hero to zero lasheego😂

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 Před 6 měsíci +1

    Hereri❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedabdi4842
    @ahmedabdi4842 Před 6 měsíci +1

    Nin Adag weeye runtii waxan ka Qoral,Nolosha is barbar dhigeeda waxaa ka mihiimsan Go'aan qadashada.

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 Před 6 měsíci +1

    Fariid fariid dhalay, go'aan adag baad qaadatay, iskumay wareerteen soomaaliyi haday sidaa ufikirayso.

  • @abdullahidaad2062
    @abdullahidaad2062 Před 6 měsíci

    Ninkaasi wuu dadaaley naftiisana khatar buu galiyey sababtoo ah wuxuu la noolyahay Dad mudo dheer bilaa Dawlad ahaa oo nolol adag iyo colaad ku nool ,,, Illaahay ha ku nabad yeelo ganacsigana ha u barakeeyo

  • @daalodaawoquruxda4399
    @daalodaawoquruxda4399 Před 6 měsíci +1

    Libaax

  • @warsanxidig9749
    @warsanxidig9749 Před 6 měsíci +1

    FARMAAJADA IYO SUBAGA ROOTIGA LA MARIYO DHULKEENA CAANO WAA HEYSTAAN GURIGA LAGU SAMEYN KARA.

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 Před 6 měsíci +1

    Ninwaliba halkuu kudhashay Hadhisto.

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht Před 6 měsíci

    Saxafi cabdisalaam hereri iyo cali waa mahadsantihiin

  • @SOM.CARTOON
    @SOM.CARTOON Před 6 měsíci +1

    Third❤

  • @farmaajoanigagardadiyey
    @farmaajoanigagardadiyey Před 6 měsíci

    Qof soomali ah oo qof kale leeyshay uma aadan dhalan halkaan Somalia 🇸🇴 laga helaa iyo qof laga masaafrinayo magaalidiisi oo la heelahay uma aadan dhalan meshaan cajiib!

  • @fooziJaamac
    @fooziJaamac Před 6 měsíci +1

    Haaye haaye=====means=== iga hubso ama iska hubi

    • @Gobanimo-gy8gd
      @Gobanimo-gy8gd Před 6 měsíci

      Maahee haaye haaye waa sida wayey waayey ama waa sax ku soco ku soco

  • @warsan123
    @warsan123 Před 6 měsíci +1

    Waxaas ismariska ah xitaa guriceel bey dhoobanyihiin maxa bandiiradley

  • @shamsahassan957
    @shamsahassan957 Před 6 měsíci

    Asc cali Caruurta sooceli aduunku meelxun ayuu kusocdaa

  • @abdullahimohammedali929
    @abdullahimohammedali929 Před 6 měsíci

    ❤❤

  • @ikrammahamoud
    @ikrammahamoud Před 6 měsíci

    😍😍❤️

  • @ahmedsaliimofficail4818
    @ahmedsaliimofficail4818 Před 6 měsíci

    Ches and Chant 😮😮