DEG DEG Beesha Habargidir oo Kacdoon Ka Bilowday Muqdisho Guryo La Dhacay Iyo Abgaal oo Hanjabaad

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024

Komentáře • 50

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 Před 17 dny +1

    War jiingadaha ka dhaafa meesha waa caasimade

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 17 dny +2

    habargidir way waalatay meel kasta fidnay kawadan war meel kafadhista dadka

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 Před 18 dny +5

    Habar gidir ma sharciga ayay ka sareeyaan cadaado guri ceel dhuuso mareeb gaalkacyo ayaad katimaadeen

  • @user-sw4qk8jb7c
    @user-sw4qk8jb7c Před 18 dny +2

    HG waxaa ugu fiican Sacad Siciid siiba Reer Nimcaale iyo reer Qordhale❤

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm Před 17 dny

      Naya edeb yelo.HG is HG power xage ukala qufeysa nacasyahay

    • @user-ex9qq4bs9i
      @user-ex9qq4bs9i Před 17 dny

      Naar meel qaboow ma leh, Mooryaana mid fiican ma leh!

    • @RaidMahmoud-mg8lv
      @RaidMahmoud-mg8lv Před 17 dny

      Sacad❤

    • @ugaskawadanka2623
      @ugaskawadanka2623 Před 17 dny

      HG jiingadihiii iyo tumboyinkii magaalada way fujisteen xagay fiicnu jidhaaaa walale jjj

    • @bashirjama1835
      @bashirjama1835 Před 16 dny

      Asc.
      Nabi Muxammad (scw) waxuu yiri qofkii TAAKO DHUL ah xaqdaro ku qaata aakhiro waxaa surka loo suri doonaa dhulkoo dhan.Saas darteed war dhul boobku waa dambi weeyn oo waliba KHATAR AH ee iska Daaya kuwa dhul booboow.

  • @user-df6hw9xr8e
    @user-df6hw9xr8e Před 18 dny +2

    Dhulki habar girir wa hawanayan cidan kali ya joga ku so noqda dhulkina maxa idin dhibay war casimada wey ciir ciireysa go back state yadin duliniko ma fiicno walaahi ben ma shegay guryo an lenahay & maqayado isku dhex yaley ey naga heystan waliba abo wu dhintey hantidi dhaxal waye wey diden iney dhiban marka waxan sugeyna insha Allah intey dowlad quwad leh o dalka wadaxukunto o cadil ah tan ayada coraption

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 Před 17 dny

    Habar mooryaan calaacalkooda waaa tusbax furtay muqdisho waainay ka qaxaan oo qorfihii kunoqdaan.

  • @yuusufabdi5267
    @yuusufabdi5267 Před 18 dny +2

    Shalay madaxweyne farmajo iska waa diideen dal xoreeye haloo hogaansanaado .

  • @RaidMahmoud-mg8lv
    @RaidMahmoud-mg8lv Před 17 dny

    Hassan shikh mahmoud haanolato

  • @alijama6723
    @alijama6723 Před 18 dny +1

    XASAN DHUL CUN CAGAFTIISU WAA U DIYAAR HADAL WAX MATAREE FICIL KU DARA AGOONTA DHULKEEDA XOOG BAA IDINKA XIGA

  • @salahmoalim2664
    @salahmoalim2664 Před 17 dny +1

    wuxuu isku sheegaa ugaas habar gidireey isku xishooda xamar halboosna kumalihidiin kulaabta gobaladiinii isbaaro weey dhamaatay

  • @ashafarah6052
    @ashafarah6052 Před 18 dny +1

    Dadkaan waa tuugo 34 sano ka hor ku habsaday Muqdisho.
    Waa dad Mooriyaan ah.

    • @udgooney
      @udgooney Před 17 dny

      Muqdisho ma adaa lahaa hadii iyagu mooryaan ku habsatay yihiin dadka saas uhadla hadey rabaan muqdisho waligood ma arkin yaab qabyaaladu waa cudur

  • @adwaariyahofficialchannel

    Qabyaalada joojiya

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Před 17 dny

    Mida kele Habargidir waa qabil dhan aa muxuyahey dhulkan ay isla leyihiin oo dhaxalka ah maxa dhaxal logelin wayey mar hore ma Culimo idin dhaxal siisaad weydeen

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Před 17 dny

    Maxkamad da yaa fasaxey ma barlamanka muxuu yahey fasaxa ay galeen gormey sonoqon

  • @MaxamedIbrahim-nl1lc
    @MaxamedIbrahim-nl1lc Před 17 dny

    Hg dalka iyo dowladnimada idinka sidan yeelay. Dib isu xasusta .

  • @qaasimmohamed6246
    @qaasimmohamed6246 Před 18 dny

    WLAAAHI. MAXKMDDA WAX. XAARAAN LAGU DHACAAAYO . WAA YAABEEYSAA..AXADAXD MA BA FIIRSHAAN NINKII LACAGA WATAAA U DAD AH.

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Před 18 dny +4

    Waaa dad mooryaan ah.
    34 sano ayay muqdisho u diideen nabad kkkkk
    Habar gidir.
    Dad xaaraaan ku jooga nolosha

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 Před 18 dny

    Wakaalada ! Falkaha & fananka -
    Wallee waa Yaab !!!

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 Před 17 dny

    Cayra iyo Garasbaaleey maxaa isla soo galay? Odayaashaan meeshay kudhasheen way is yaqaanaan

  • @noahD1636
    @noahD1636 Před 17 dny

    الظلم، اتقوا الله

  • @muslix1147
    @muslix1147 Před 18 dny +2

    War Habargidir maxaa loo faquuqay oo si haybsooc ah meel walba looga barakicinayaa oo looga cayrinayaa?
    War dadkaan masaakiintaa dhul ay ku noqdaan maleh ee haybsooca iyo faquuqa ka daaya.
    War adinkuna dhaar cidlaa ayaad haysaan tabar aad cid iskaga dhicisaanna malihidine carruurta iyo haweenka in habeen barkii cagafcagaf la galiyo ha usoo jiidinina.

    • @hodandaahir5232
      @hodandaahir5232 Před 17 dny

      Hhhh yaa yaala barakicinkara markaa yaase Heybsooc iska fiiri qoralkaga😒

    • @muslix1147
      @muslix1147 Před 17 dny

      @@hodandaahir5232
      Maxaad ka hadlaysaa wll?
      Ma dadka masaakiintaa ee la barakicinayaad ku faraxsantahay mise waad kasoo horjeedaa?

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm Před 17 dny

      ​@muslix1147 wuku faraxsan yahay somali o dhnba ujeda in habargidir heeb.sooc loguhayo wana abgaal mudlod waxa SAS yelayo o weli ilobila qadki cagarna iyo 4 bilodki

    • @user-ex9qq4bs9i
      @user-ex9qq4bs9i Před 17 dny +1

      ​@@deqawarsame-ml7fmHabargidir illaa iyo Koofur Africa ayaay Soomaali la heshiin la'dahay! Reerkani wax aaysan garaneyn baa ka maqan ooy baadi goobayaan illaa 91kii!

    • @muslix1147
      @muslix1147 Před 17 dny

      @@deqawarsame-ml7fm
      Walaashiis Abgaal kaliya ma ahan ee soomaali oo dhan baa faquuq ku wada dal iyo dibadba iyaguna ma hadli yaqaannaan oo cidwaliba iyagay danbiga saaraysaa. Abgaal saq dhexe bay carruurtoodii iyo haweenkii cagafcagaf ka galiyeen iyagoo iska hurda, koofur-galbeed meelihii ay daganaayeen cagafcagaf bay galiyeen oo way ka burburiyeen, macaal dibadda maalin dhaweyd waxaan daawanayay wiil dhalinyaraa oo habargidir ah oo dhahaya nin Majeerteen ah iyo nin Murursadaa oo aan shaqaale u ahaa ayaa shaqadii si haybsooc ahaan ah iiga cayriyay sharcigii aan Turkiga ku joogayna iga kansalay meel aan u dhaqaaqo iyo waxaan sameeyana garan maayo. Waxaad moodaa qabiilada dhan in ay habargidir faquuqayaan, waxaasna soomaalinimo ma ahan ee waa in ay umaddu isu naxariisato xitaa hadii cid dhul laga rarayo si nidaamsam looga raro laakiin aan haween iyo carruur inta saq dhexe lagusoo guureeyo aan bannaanka lagu daadin sidii amxaaradii.

  • @Yuu100-m5f
    @Yuu100-m5f Před 18 dny

    markii adku heeysee farmaajoow soo bax xaad umaleeyheysi

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Před 18 dny

    Xafiskujogo lodiro dad lagala xajodo suqyada laguba gudiyal soosarta ladhaha codka meshu ubatana weey qatan lacag doon cabir iney kuceliyan raba sidas ubadneed ogolashahoda suqyada badi jingad wax calamo maleh sar meshi ah xujo kunoqoto o qofba meshii dagana meshi sarta kuxigta kabilabane iney dumiyan hada hadey xugmanen madumin karan mel babaday oo alabti guban dumis kudayen hadana buluketi yaryar kudhisna hadana dumiski kabadbaday katarabilki xaqayay jaqafyada qofkacelinin ilah baa kaqabtay inladumiyo suq laba iibsan dangud yahay majirto walaibsaday idinkana waa sii iibinrabtiin saa iridina waa kasocararnay walagu xirikara hada caytanto gudi inti dunsan sodiratay isceshanayaan katib jid siyado mesha kujiro usobaxay kuwa ubahan kuwi horana dabaq ubadashen cabirki uhisgalay qeybteni jingado lagurebay sidina nideynay dhista ladhahay jidadka ina kudarsatan lacag kasisan kur iyo hoos shaah nisogalay

  • @City-sr4iv
    @City-sr4iv Před 18 dny

    Hawiyoow dadkan waa duli
    Shaley aan kuduulno
    Waa dad galbi kala duwan weye waa sheydaan diin aan laxeyn alle aan agoon xaraanta una

  • @NaleyShire
    @NaleyShire Před 17 dny

    Qabiil wada tuugo ah waa habargidir

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 Před 17 dny

    Hashu Maanka gadee Ma Mishaaray liqday,HG Dhulkini intaa Soo banayseen Oo 91dii kusoo Dudeen Caasimadi Somali weyn,Oo ku Habsadeen Dhulkii Danta guud Ee Dowlada iyo Shacabkii ka qaxay Guryahodi,35 sano ka dib ku Dharanaysan walaxan Dilayna iyo Car yaa nataabta hadan nahay, HG, Dowlad iyo Shacb,Landheranimadu ma Aha mid wax lagu Dilo Oo dhiig Muslin lagu galo Xaq Dadowna lagu Banaysto Ee Allaha Weyn ka Cabso Cimriya ku Jirta, godka qarkisa Saran tahay ku noqo Degankagi Adoo Dhiig Muslin gelin Dhalinta yaryana Aakhiro u Dirin,wabilahi towfiiq.

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm Před 17 dny

    Ceyr maxamamed dagaal la idintilmimaye iska dhacsha.waxushta

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 Před 17 dny

    Xade laga xaday xaalkiisu wa shib
    Iska aamusa

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 Před 18 dny

    Meeshaan waaba Dhul cusub oo
    Dawladdii ka dambeeyey ! Dadkaan ma 1991 dii bay soo -
    Dhageen ? Xaafahada Caadiga Ah
    Waa laysla daganaa‘Hal Qabiilna -
    Ma Sheegan jirin?Maxay yihiin-
    Qabiilada maalinba Qabiil dhulka -
    Sheeganaya ? Yaab !! 1991 juny 8deedii ‘Ayaan ka Qaxay ! Laakiin-
    Yaab !! Xamar waxa ka socda !!!

  • @user-ef6rb1bw7j
    @user-ef6rb1bw7j Před 18 dny +1

    Biliqo waabiliqo

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 Před 18 dny

    Guryaha kaqadyada Ah Maxay -
    Yihiin?

  • @IbrahimMohamed-jg5ys
    @IbrahimMohamed-jg5ys Před 18 dny

    Wax aad lehayn Maalin walbo ku dagaalatan.dadka kale lama Arko..xaaranta maxaad ku fashan

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 Před 18 dny

    Cayr weey qoslayeen , markii walaalkod Sacad siciid

  • @HassanbolbolHassanbolbol

    Waar hassan sheick wa gesi moryane grub hirab waka oyiiyeh dhulkay daadka kabobeen bu kasibobay waar hassan bahane wa u xalal aderow gaal mudug iyo guraceel kulaban dhulkan 91 ba dad kabobtay waan xalal ahayn gacantada kumanagato botaada intaad dhafto ka ururso maryahaga hassan sheick farmajo ma ahaa ee mudulod ku oog waxtigaad boobtay dhulkan macalin mahdi ba fuuqa katumayo farmajo villada sodhaf adiiga laaha shaleey isaagonan guryo kaqadaan dhul kabara kiciin dawlad wanagsan uu adegaysey daganada hawiye lamiyaal kusameyey sarakiil ciidan iyo police ba udhusay hawiye général farahan odowa iyo kuwo kale lasokobinkaren reselwarah abargidir ku magxabay hadal hanjabad kulahayn uu darodki ka hinasaan kuladagalamen hawiye madahwene u t ah bad ub goryo iyo geel 91 ba lo loqonaaya naabsi baad kagashen masakin kabilkisa dasaad biiyo ah warabiin ee aderow abagidirey mata 91 jogtaan ee dhadhami hassan sheick adinka usoshaqeyey valladina wafadhiya dharbaxana waa kuladhacaya