Maraykanka oo halis ugu jira dagaal sokeeya! Maxaa ka socda Gobolka Texas

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • Ku soo biir pagekeena facebook 👇👇
    / waaberimedia4
  • Zábava

Komentáře • 143

  • @AbdikariimSheikh
    @AbdikariimSheikh Před 6 měsíci +59

    Ilaahoow maraykanka sida ow soomaaliya iyo wadammada muslimiinta uu burburiyay asgana ba,ba iyo balaayo ay ka dhaxaalan
    ❤❤❤

    • @mubarakadem479
      @mubarakadem479 Před 6 měsíci +4

      Orod masaajid tagoo soo habar dee 😂😂

    • @heersare6628
      @heersare6628 Před 6 měsíci

      😂😂😂😂😂

    • @Qoordheere77
      @Qoordheere77 Před 6 měsíci +3

      Oo maraykan ma soomaaliya ayuu burburiyey mase soomaali baa wadankoodii iska burburiyey 😂😂😂

    • @mascud3079
      @mascud3079 Před 6 měsíci +3

      aamin Haddan dhihi lahaa wlhi ☝️

    • @kingpower6909
      @kingpower6909 Před 6 měsíci

      maxaydee IMF iyo itoopiyaa burburiyay nio​@@Qoordheere77

  • @KING_ZACK_275
    @KING_ZACK_275 Před 6 měsíci +16

    Ilaahayaw isku jabi Gaalada wixii muslimana waxba haku yeelin 🤲

  • @user-pn3de3kc5b
    @user-pn3de3kc5b Před 6 měsíci +2

    Allow mareykanka burburi aamin yarabi

  • @mascud3079
    @mascud3079 Před 6 měsíci +6

    iLahay Ha isku Soo jeediyo Oo Ha kala Go' Mareykanka ilahow Aamin☝️

  • @user-th1ml8cg8m
    @user-th1ml8cg8m Před 6 měsíci +5

    Chuma mubaarik❤

  • @user-ye5te3xn7t
    @user-ye5te3xn7t Před 6 měsíci +3

    From somalia🇸🇴❤

  • @abdishakuuradenhussein
    @abdishakuuradenhussein Před 6 měsíci +1

    Alxamdulilaah waxa aanka mid ahay kuwa bilaabay sanadkan cusub 2024 🎉 waxan rajaynayaa in aad isoo booqataan hadda ayaanso dhigay muuqaal

  • @siyaadaadan1423
    @siyaadaadan1423 Před 6 měsíci +8

    Talented man ❤❤❤

  • @nrcabdi
    @nrcabdi Před 6 měsíci +4

    😢😢🤤🤤 ilaahoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee naxariistaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adiguna hadaad wax i tari karto Igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar*
    Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee waxan maalin ku noolaado xitaa ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi. Xaafadna kuma nooli oo wax kama quuto ee meel masaajid ah ayaa deegaan ii ah

    • @nrcabdi
      @nrcabdi Před 6 měsíci +1

      Lambarkayga xarfo ahaan ayaan u soo qoray maxaayeelay sharciga youtube ma ogola lambaro caadi

    • @deeqismaaciil6714
      @deeqismaaciil6714 Před 6 měsíci

      Niyow zxp horto dhowr jerban baan arkay qoraalkan aad soo celceliso
      Ee intaad comment -ga qorayso
      Allena Bari samirkana badi Alle wuxuu leeyahy "kaashada samirka iyo salada"
      Ugu dambayn zxp allah khayr baan Kaga rajaynayaa.

    • @sakipoi5986
      @sakipoi5986 Před 6 měsíci

      @@deeqismaaciil6714 dadka in xoolahooda si fudud ku heli rabaa qof baahan maaha sagashanka commentigan uu dhaha copy and paste hadii uu baahanyhy lacagta interneta uu maalin walbo ku dhex joogo xaguu ka keena calool jileec uu rabaa in uu dadka ku qaldo

    • @shamsaosmanhasan
      @shamsaosmanhasan Před 2 měsíci

      22333

  • @cali_axmed_siciid
    @cali_axmed_siciid Před 6 měsíci +2

    Mahadsanid zxp waaberi

  • @MahamudApdirahman
    @MahamudApdirahman Před 6 měsíci +3

    Waaberi Media❤

  • @salloupdiasisZallo-su4yd
    @salloupdiasisZallo-su4yd Před 6 měsíci +5

    Waaberi media zxp texas haday go,do xitaa way isku filan yihiin waa dhul barwaaqaysan lacag haysta inta fikirkaa igu raacsan love❤❤❤

    • @user-yt9th5ve3u
      @user-yt9th5ve3u Před 6 měsíci

      Cunjuqow dhaqalo dhul wlbo ayaa leh ee wax la isku heesto waa amni amnidaro allh ha dhax dhigo america 😠

    • @salloupdiasisZallo-su4yd
      @salloupdiasisZallo-su4yd Před 6 měsíci

      @@user-yt9th5ve3u War zxp waan kuu ogahay in amni darro jirto oo waakii lahaa Trump: isagoo ku dhago hadlaya biden hadii aaan xilka haynlahaa texas waxaan u diri lahaa ciidamo waana garab istaagi lahaa.
      Lknse aniga fakir kayga ayaa ah haday go,do way isku filan tahay xitaa waxay ka dhaqaale badan tahay ruushka ogow lpx.

    • @mubarakadem479
      @mubarakadem479 Před 6 měsíci +1

      ​@@user-yt9th5ve3umasajid tago soo habar dee 😂😂

    • @user-yt9th5ve3u
      @user-yt9th5ve3u Před 6 měsíci

      @@mubarakadem479 adi uduceY adi l g p t ah oo daada ka wasanane

    • @MunasarIsmail
      @MunasarIsmail Před 6 měsíci

      ​@@salloupdiasisZallo-su4yd adi maxaa ka oohisiinayaa reply wlpo wakugu arka😮😂

  • @user-nj7uu4zv9i
    @user-nj7uu4zv9i Před 6 měsíci +3

    Wabari media ❤

  • @mahadabdi2925
    @mahadabdi2925 Před 6 měsíci +2

    From Djibouti 🇩🇯

  • @user-yt9th5ve3u
    @user-yt9th5ve3u Před 6 měsíci +2

    Allh bur bur aan dhamaad leheen ha dax dhigo marekanka

    • @mubarakadem479
      @mubarakadem479 Před 6 měsíci

      masajid tago soo habar dee 😂😂

    • @ubahdhool8158
      @ubahdhool8158 Před 6 měsíci

      Adiga maxa kaaagalay alla hadumiyo oo masiibo haku rido ayaga iyo munaafiqiinta ushaqeeyaba wagalabce illahayoow naga aqbal​@@mubarakadem479

  • @liban.M.Gurbiye
    @liban.M.Gurbiye Před 6 měsíci +1

    Chumco mubarak somaliyey🙏

  • @siyaadaadan1423
    @siyaadaadan1423 Před 6 měsíci +8

    Goden voice❤❤

  • @Nrcabdii
    @Nrcabdii Před 6 měsíci +2

    😓🤤🤤😪 ilaahoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee naxariistaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adiguna hadaad wax i tari karto Igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar*
    Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee waxan maalin ku noolaado xitaa ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi. Xaafadna kuma nooli oo wax kama quuto ee meel masaajid ah ayaa deegaan ii ah

    • @Nrcabdii
      @Nrcabdii Před 6 měsíci

      Lambarkayga xarfo ahaan ayaan u soo qoray maxaayeelay sharciga youtube ma ogola lambaro caadi

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 Před 6 měsíci +1

      ​@@Nrcabdiiwa maxay nabarkaagu😢

  • @Cabdirashiid-re8vx
    @Cabdirashiid-re8vx Před 6 měsíci +6

    Ilaahow siduu dadka masaakinta uu udhibay isugu jabi

  • @user-kv6je5zi1d
    @user-kv6je5zi1d Před 6 měsíci +2

    The Legend❤❤❤❤❤

  • @leed.duulaa3794
    @leed.duulaa3794 Před 6 měsíci

    Aad iyo aad u wanaagsan

  • @Hassan-Abdihakim8
    @Hassan-Abdihakim8 Před 6 měsíci

    Scw

  • @ZerKhalid
    @ZerKhalid Před 6 měsíci +1

    Wll Cabdiraxmaan cumar Ismaaciil nabadgelyo iyo naxariista eebbe weyne kor kaaga ha ahaato.
    Barta ama dagaalkan waxan ku soo gudbiya waxyaabihii ugu danbeeyay ee ka dhacay caalamka iyo Tariikhaha ba,
    waxan huba inaanad ku khasaari doonin La joogayaga.

  • @user-uz7jb3of2j
    @user-uz7jb3of2j Před 6 měsíci +1

    The golden voice of CZcamsbers 2023 .2024

  • @user-dv4ow9pi9i
    @user-dv4ow9pi9i Před 6 měsíci

    🎉wn ku taageeraa wll

  • @maxameddeeq3377
    @maxameddeeq3377 Před 6 měsíci +1

    🤲Allo ku burburi.Amiin ❤

  • @user-xm1fy7zw4u
    @user-xm1fy7zw4u Před 6 měsíci

    Asc magacaygu waa maxamuud figrada aankaqabo aragtida in maraykanka qilaaf kadhexdhaco waan tageer sanahay waayo waa cadawga islaamka

  • @faisamohamed9766
    @faisamohamed9766 Před 6 měsíci +1

    Wcs aboowe ilaah ha dhaxdhigo dagaal aan dhamaat leheen wa nacay markee israiil hubeeysay shacabka falastiin lagu laayay hubkii maraykanka dagaan sokeeyo ya allaah ka dhax qarxi

  • @engineerfaaruuq50
    @engineerfaaruuq50 Před 6 měsíci +2

    Yahuuda hadey jabto marekan iyo reer galbedka weyjabayan waa lahubaa

  • @anabnuur5521
    @anabnuur5521 Před 6 měsíci

    Reer galbeedku waayo

  • @Taajiriintahada
    @Taajiriintahada Před 6 měsíci +1

    Ilaahow dagaal ey gaalo badan kudhimato ka huri oo ey dowlada kufaarka aduunyada ugu weyn ku dunto

  • @amilaabdirahmanshekh8035
    @amilaabdirahmanshekh8035 Před 6 měsíci +1

    Allah haiskudiro gaalada oodhan melwalba eyjogaan I.n Allah

  • @gardodifardoodi
    @gardodifardoodi Před 6 měsíci

    Waa arin lagu farxoo way mareykinka qas iyo lab waye waxuu ku duulay wadan badan

  • @faisaahmed2840
    @faisaahmed2840 Před 6 měsíci

    Mahadsanid walal 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @mohamedmabdilahi8211
    @mohamedmabdilahi8211 Před 6 měsíci

    Dagaal shisheeye dheh maraykanka dadka degan waa immigrants

  • @user-ls8rb7be2j
    @user-ls8rb7be2j Před 6 měsíci

    Saxiib . Ilama aha taa in ay dhaceyso .😮

  • @feisalsuleyman1321
    @feisalsuleyman1321 Před 6 měsíci +1

    Qisada gusha Bernard arnault kasohadal mcln

  • @user-ov8yh2gj1x
    @user-ov8yh2gj1x Před 6 měsíci +1

    Ninkaan rag rag dhaley

  • @luuliiyluuliiy4794
    @luuliiyluuliiy4794 Před 6 měsíci

    Ilahow isku dir gaalada falastiin xaqeedii baa isku diray alaahu akbar

  • @xasanmaquusteofficial5145
    @xasanmaquusteofficial5145 Před 6 měsíci

    Ilahey run haka dhigo warkada mareykan oo bur bur iyo halaag heesto Ilahey waana tusin karya waqti badan wadamada islaamka waa bur burshay cuquwada islaamka oo ka galay ilahey haka soo baxsho American qaxaayo ilahey hana tusiyo

  • @maxamedsomaali1104
    @maxamedsomaali1104 Před 6 měsíci

    Gole Barlam, miay leyihiin, Golada mataykanku. Sida Somaalia. Mise gudomiyaha ayay awodohodhan hosyimadaan.

  • @maajid1731
    @maajid1731 Před 6 měsíci

    Dunidaa ka nasaneesaa dhibkooda allo isku jabi

  • @zubeyrabdi1
    @zubeyrabdi1 Před 6 měsíci +1

    Alaha isku diro

  • @user-is5fn9ox6y
    @user-is5fn9ox6y Před 6 měsíci

    ❤mahadsanid waabari media

  • @user-yz6wd7fz2t
    @user-yz6wd7fz2t Před 6 měsíci

    Alllahow isku dir❤

  • @Bintiiidow
    @Bintiiidow Před 6 měsíci

    Sxp deg balcad video kasamee😢😢😢

  • @GantaPoi-hc5zj
    @GantaPoi-hc5zj Před 6 měsíci +1

    Arinta phalistiin maa Ka soo hadshid zxp 😂❤

  • @user-cd1np1lo2k
    @user-cd1np1lo2k Před 6 měsíci +1

    Kasoo hadal imisa ayaa daawad

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt Před 6 měsíci +1

    Jimce wngsn marka xigta ilama aha inay dagal sokeya gali donan galadi

  • @abdirahmanxuseen2723
    @abdirahmanxuseen2723 Před 6 měsíci +1

    2024

  • @Garansho
    @Garansho Před 6 měsíci +1

    1:08

  • @IsmaaciilCabdiraxmaan-xb7tj
    @IsmaaciilCabdiraxmaan-xb7tj Před 6 měsíci

    Danii

  • @MohamedAbdullahi-vj2xd
    @MohamedAbdullahi-vj2xd Před 6 měsíci

    Ilahayow gaalo isku jebi iyaga muslimiintana ururi oo guule in sha alaah

  • @Godscreation0001
    @Godscreation0001 Před 6 měsíci

    Waxad tahay qof aad u wngsn oo aan jeclahay xog gudbintiisa🔥❤️

  • @waanotv6057
    @waanotv6057 Před 6 měsíci

    Illaahay haysku diro inbadan ayay muslimin kala gooyeen

  • @HanaAbdihakiim-pp1dl
    @HanaAbdihakiim-pp1dl Před 6 měsíci

    Eboow isku dir burburina inshallah

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 Před 6 měsíci

    Ilaahayow maraykan isaga laftiisa isku burburiyo😅😅

  • @user-cg8rs8ll3v
    @user-cg8rs8ll3v Před 6 měsíci

    Xaalka falastiin

  • @Kusoobiirachanelkeyga
    @Kusoobiirachanelkeyga Před 6 měsíci +1

    Waawarey ileen madaxweynaha marekankan awood ka horimaankarta ayaa jirta😂

    • @murzal31
      @murzal31 Před 6 měsíci

      Awoodba ma leh adaa lagaa dhaadhacsiiyaye

  • @40Durkiya
    @40Durkiya Před 6 měsíci

    Allaha burburiyo

  • @user-tf5uc9jq6t
    @user-tf5uc9jq6t Před 6 měsíci +1

    Saaxiib ka soo hadal dagaalka 3aad ee aduunka

  • @hamsaibro6454
    @hamsaibro6454 Před 6 měsíci +2

    Hadalka gunaanadkiisa ayaa kaa maqan. Inta badan bilaa gunaanad ayaad ka dhigtaa ustaad

  • @hashimtahir6393
    @hashimtahir6393 Před 6 měsíci

    Coming soon dagalka 3 aduunka😂😂😅 allahu akbar❤😂

  • @cabdisamadcabdiwaaxidshmax5835

    Dagaal sokeeye faaido maleh anaga ayaa ku jabnay 😢

  • @ahmedosmanshidane1840
    @ahmedosmanshidane1840 Před 6 měsíci

    Allaah burburiyo waa kuwii xasuuqay muslimiinta

  • @MrQalay2005
    @MrQalay2005 Před 6 měsíci

    Taxes kama dhaqaale badna Canada Canada waa G7 wa mid ka mida todobada wadan ee aduunka ugu qanisan marka russia laga saaro listiga taxesna waxay gali lahayd kaalinta 10 aad haday dal noqon lahayd?

  • @axmadcomedy
    @axmadcomedy Před 6 měsíci

    Ilahayaw isku jabi gaalada

  • @Czetttt
    @Czetttt Před 6 měsíci

    Baden ayan wadana hadan nahy team ka darbiga ka boodi doonta😂

  • @anababdullahi567
    @anababdullahi567 Před 6 měsíci

    Hi

  • @user-wz6ep5wg8o
    @user-wz6ep5wg8o Před 6 měsíci

    Chumco wngzn ❤❤

  • @Hawaale-media
    @Hawaale-media Před 6 měsíci

    Cod dahab❤

  • @anababdullahi567
    @anababdullahi567 Před 6 měsíci

    Legend🎉

  • @Qarni264
    @Qarni264 Před 6 měsíci

    Yaa allah gaalada isku jabi

  • @user-el6nd1cj9q
    @user-el6nd1cj9q Před 6 měsíci

    Allow isku jabi iyaga

  • @munaasab4817
    @munaasab4817 Před 6 měsíci

    Ilahow isku riix oo iska horkeen haisku babaan e oo xanuunka ha soo dhadhamitaan

  • @Abdulkadir-bd1tc
    @Abdulkadir-bd1tc Před 6 měsíci

    Muuse Biixi labaad 🤣🤣🤣🤣🤣🤣.. Awood uu Ammar ku bixiyo ayuu is mooday inuu leeyahay.....🤣🤣🤣🤣

  • @khadaraxmad5684
    @khadaraxmad5684 Před 6 měsíci

    abdi rahman wabari hadalka soo tabin ogaa

  • @user-rp5bp3th4v
    @user-rp5bp3th4v Před 6 měsíci

    mr mark zuckerberg kaso hadal

  • @yahyajama8319
    @yahyajama8319 Před 6 měsíci

    The End of USA, says former CIA Chief!!!

  • @cladiifmohamedhaashi2108
    @cladiifmohamedhaashi2108 Před 6 měsíci

    Texasas

  • @Y-ADIL
    @Y-ADIL Před 6 měsíci

    Isma dagaalaaayan blse Alle goorta ha isku geliyo inshaAallah! si dunida inteeda kale ay shartooda uga nasato.

  • @mohomedusman862
    @mohomedusman862 Před 6 měsíci +1

    Somaliland kasoo hadal

  • @Savio8459
    @Savio8459 Před 6 měsíci

    Ilaahow marekanka iskujebi😂😂😂😂😂

  • @mahamedguhad5624
    @mahamedguhad5624 Před 6 měsíci

    ❤❤

  • @abdiqanijaamac5565
    @abdiqanijaamac5565 Před 6 měsíci +1

    Haka curto dagal sokey wn ku faraxsanahay

  • @user-hf4hf2yc8m
    @user-hf4hf2yc8m Před 6 měsíci

    badh bilowga dagalka 3aad ee adunka ka soo hadal shp

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt Před 6 měsíci

    Marekanka burbur miyaa ku so dhaw

  • @KamadareMaxamed-mf9er
    @KamadareMaxamed-mf9er Před 6 měsíci

    Alahayow dagaal sokeeye kurid mareykanka iyo intii xulufo la ah ba waayo lagama yaabo in nabadii ay kadhacdo aduunkan aan kunoolnahay inta mareykanka joogo

  • @sakipoi5986
    @sakipoi5986 Před 6 měsíci +1

    Wax kasta hadey dhacaan mareekan is dagaali maayo wax kle sheega

  • @hamze875
    @hamze875 Před 6 měsíci

    In like la iisaro waniyesty😢

  • @FatmaNuuro23
    @FatmaNuuro23 Před 6 měsíci

    Bur bura maahe isku dhamaada

  • @user-ye5te3xn7t
    @user-ye5te3xn7t Před 6 měsíci

    4:18

  • @mohamedabdullahi4162
    @mohamedabdullahi4162 Před 6 měsíci

    hakadhaco

  • @apdallaabshir
    @apdallaabshir Před 6 měsíci

    😊😊😊😊😊😊😊😊😊burbur maraykan

  • @user-dp3to1tm9e
    @user-dp3to1tm9e Před 6 měsíci

    Dawlada dhexe ee somaliya waxa xidhiidhka ujaray punland miyey maqleen kudayo punland kudayo sidey dhagaha uga xidhato dawlada dhexe 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂from Awdal somaliya

    • @murzal31
      @murzal31 Před 6 měsíci +1

      Awdal Somalia Boos Ugama Banaana

    • @hashimtahir6393
      @hashimtahir6393 Před 6 měsíci

      Really 😂😂😂

    • @Qoordheere77
      @Qoordheere77 Před 6 měsíci

      ​@@murzal31🤣🤣🤣🤣🤣🤣isaaqland dhul samaroon waxba laga waydiin maayo

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 Před 6 měsíci +1

      ​@@Qoordheere77faqashtu ha iska baroorto wanu Ku raxaysane garacad waadku dul lulooteen😂

  • @jesshalan6325
    @jesshalan6325 Před 6 měsíci

    Midh alke iskama kiin rebo isku madha

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 Před 6 měsíci

    Asc free free free Palestine 🇵🇸 free free Palestine 🇵🇸 insha 🇵🇸 ♥ from awdal state soomaaliya 🇸🇴 ♥ guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul Somalia 🇸🇴 ♥ ❤ and turkey 🇹🇷 ♥ from awdal state soomaaliya waa muqadas 🇵🇸 ♥ 🇸🇴 scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🇵🇸 ♥ 🇸🇴

  • @user-bb1df3tr1v
    @user-bb1df3tr1v Před 6 měsíci

    Arita waso dhawenaya idamka ilahay
    Américain down Israël 🇮🇱 terrorisme down

  • @mohamedmane5838
    @mohamedmane5838 Před 6 měsíci

    🕞🕞

  • @abdishakuuradenhussein
    @abdishakuuradenhussein Před 6 měsíci

    Alxamdulilaah waxa aanka mid ahay kuwa bilaabay sanadkan cusub 2024 🎉 waxan rajaynayaa in aad isoo booqataan hadda ayaanso dhigay muuqaal