MALYUUN MAANKA FEAT ABDIJIBAR GACALIYE JACAYLKA UDAAR NALKA DARAJADA OFFICIAL VIDEO 2023

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Malyuun Maanka Feat Abdijibar Gacaliye
    Erayadii & Laxankii: OMAR DABJACAYL
    Music: Furinle
    Camera: Yonez Crown & Hanad Kaabe
    Editing: Khadar Waqal
    Vocal Rec: Maxamed Shidane
    Afro Waqal Furinle Production

Komentáře • 500

  • @ahmedhuseinbio47
    @ahmedhuseinbio47 Před rokem +228

    Hees kasta waxaa ka macaan Quraanka kariimka

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před rokem +161

    Nabigii ugu dulqaadka badnaa ugu khayrka badnaa ugu naxariista badnaa intuu ilaahay abuuray oo dhan waa nabi muxammed sallallaahu calayhi wasallam❤ (SCW) 😍😍love saar like yes yes 🎁

  • @cumarcaanka
    @cumarcaanka Před rokem +135

    Halmar igula saliya nabigeyna Mohamed scw

  • @MuxsinCali-tj6jj
    @MuxsinCali-tj6jj Před rokem +53

    aaway nabiga dadkii jecla scw

  • @mumtazdagen588
    @mumtazdagen588 Před rokem +52

    Wxn dhaha inantu quruxda hlkey ka keentey ilen hooyo mcn duriyada ah ooof calek ❤💎😘

    • @sihaam673
      @sihaam673 Před rokem +1

      ha ilaawin byo inay darood thy😮

    • @amiinafyare4509
      @amiinafyare4509 Před rokem +3

      @@sihaam673 ha ilaapin inuuu isaaq dhalaýyy

    • @nidolzack7052
      @nidolzack7052 Před rokem

      ​@@sihaam673😂😂😂😂😂😂 Ma nooli

  • @ahmethzerka3849
    @ahmethzerka3849 Před rokem +16

    Hoygii Fanka, Hargeysa welcome malyuun maanka.

  • @farhanfarah3987
    @farhanfarah3987 Před rokem +4

    Abwaanka heesaha hirgalay sameeyay Omar Dabjacayl Ereyo iyo Laxan wada socda fankiiba abwaanka reer Awdal baa qurxiyay#

  • @zekihaaji2337
    @zekihaaji2337 Před rokem +49

    Ilaahay qof walba riyadiisa ha urumeeyo

  • @hanadjamac1819
    @hanadjamac1819 Před rokem +73

    kusaliya xabiibkena muxamed scw

  • @kaltounabdirahmaanmahamed4691

    Naag abtiyaasheed ciyaarsiinyaan
    I week 3 heesod . Waqal on 🔥

  • @hassanalex689
    @hassanalex689 Před rokem +12

    Codkga 💯💯
    Music 🎶 💯 💯
    Ereyada 💯 💯
    Laxaanka 💯 💯
    Camera 📸 💯 💯
    Waqal studios ANOTHER LEVEL 💯 💯
    INAAY HEESTIIIN 1M GADHAYSO LA ISKUMA HAYSTO MALYUUUN IO CABDI JIBAAR

  • @user-qv1gb7mb2z
    @user-qv1gb7mb2z Před rokem +10

    Malyuun iyo Abdikarim Ali shah baa isla rabaa illahow isla soo heesan❤🥺

  • @muwahipbintumuktar5194
    @muwahipbintumuktar5194 Před rokem +20

    Layaab layaab
    Dab jacayl
    Furinle
    Taem waqal afro Furinle
    Wlhi fananka aan ragan soo marin fananba maaha
    Waqlka shaqlka legendary 🙌 👏 cumaamdaada waad naga hysataa

  • @user-bo2ey3cl5f
    @user-bo2ey3cl5f Před 3 měsíci +1

    Waaw malyuun maanka iyo cabdi jibaar gacaliye❤️‍🔥🥰👍

  • @Rosemary256-3
    @Rosemary256-3 Před rokem +82

    LIKE ii saara nacallaa shaydan ku yaale
    Heesta wan ka helay ninkii i dabiibi laha mee💃😂

  • @safwaanapdi7326
    @safwaanapdi7326 Před rokem +33

    Aʟʟᴏᴡ ᴋʜᴀᴀᴛᴜᴍᴀᴅᴀ ɴᴏᴏ ᴡᴀɴᴀᴀᴊɪ ᴅʜᴀᴍᴀᴀɴᴛᴀʏᴀᴅᴀʙᴀ🤲🖤🤲

  • @cilaansaarchannel4121
    @cilaansaarchannel4121 Před rokem +6

    Walalayaal channelkayga ku soo biira 10k igaarsiiya 😘😘😘💜💜💜

  • @sihaamaxmed6490
    @sihaamaxmed6490 Před rokem +8

    Nabiyulaahi muxamed scw

  • @asmamohamed7416
    @asmamohamed7416 Před rokem +10

    Cabdi jipaar keep going maalyun maanka haapo macan adigon keep you going

  • @inaayeeyocibaado2028
    @inaayeeyocibaado2028 Před rokem +9

    markad dowlad dhan Abti ku yihin Laandheranimo 🥰❤

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e Před rokem +72

    MalYuun ft Abdijabaar Another Level Lagends ❤️💚🔥
    Waqalka 📸🔥

  • @suhaybcali8686
    @suhaybcali8686 Před rokem +1

    Eryada iyo laxanka cumar dabjacayl
    Waar abwaankan heesihiisu way wada qarxeen waa legend reer jigjiga from borama

  • @Naima90900
    @Naima90900 Před rokem +4

    Heestan waxn dhagaysnyay anoo safar ah Ilike❤

  • @ridwaanYareofficial2019
    @ridwaanYareofficial2019 Před rokem +20

    Amazing malyuun maanka ft cl jibaar gacaliye ❤️🕊

  • @aamiinnuuradiin2622
    @aamiinnuuradiin2622 Před rokem +4

    Eryada abwanka abwanadooda dab jacel music father of music soomalia furline ciiltare wax kale heesta🎶🎤❤️🔥😍team waqal full respect

  • @Abdiqanisaleban8154
    @Abdiqanisaleban8154 Před rokem +3

    Malyuun maanka abti keep going wow hees Absolutely 💯

  • @dabshide3878
    @dabshide3878 Před rokem +5

    Heestii sannadka weye
    Lama arago lama maqal❤❤
    Dumarkii awga izkaba daaye
    Jacaylka udaar nalkii derajada💑

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 Před rokem +25

    Amazing song 🎵 fire
    Welcome back legends malyuun manka iyo abdi Jiibar gaaliye
    Lyrics fantastic fire 💯 🔥 Melody amazing 🔥 💯 Duubista fantastic waqalka duula iyo Editing 🎞 🎥 📸 💯 🔥 laayab waxbo lagaama qabo karo musical big teacher axmed wali furinle 🎼🎹🎸🔥💯🎻 voices 🎤 🎙 💯💯

  • @mo__Lyrics
    @mo__Lyrics Před rokem +3

    wow wqal sxpyl hore usocda

  • @ilwaadsiciid9174
    @ilwaadsiciid9174 Před rokem +21

    Saan usugayey waan daaleyy khadarow😁Tani waa heesyaaalo🔥

  • @marwaqalanjo4902
    @marwaqalanjo4902 Před rokem +3

    Wwwwwwwwwww inan iyo abtigeda ❣❣❣

  • @jameelvlogs474
    @jameelvlogs474 Před rokem +5

    Outstanding Gacaliye Made This Song Hit Damn Buddy 👋✊

  • @saidhersi6382
    @saidhersi6382 Před rokem +10

    Waqal studio Fanka quruxdisa 😍👍

  • @salmaanbuulle2058
    @salmaanbuulle2058 Před rokem +5

    Musjisada music furinle

  • @abdidheere1328
    @abdidheere1328 Před rokem +1

    Malyuun adigu mar horeba inaad hargeysa timaado ayey ahayd inaabti MCN quen voice sweety waad nuuraysaa

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 Před rokem +4

    wooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooow jacaylka u daar nalki derajada laba fanaan qaaliya noolada

  • @nesara4047
    @nesara4047 Před rokem +14

    Definitely a hit ❤️ I like this one a lot ! Beautiful people MashAllah keep going 🎊🌟🌟🎊

    • @FayzaCumar
      @FayzaCumar Před rokem

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @FayzaCumar
      @FayzaCumar Před rokem

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Sheekhaawi-
    @Sheekhaawi- Před rokem +3

    Dhanka codka Abdi jabar gacaliye 100 💯 😮😮❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedipro3449
    @mohamedipro3449 Před rokem +6

    Mayuun maanka cabdijibar gacaliye ❤️🙏

  • @mohamedmustafe9303
    @mohamedmustafe9303 Před rokem +2

    malyuun maanka heestan iyo kuwa kalapa waa kaa sugayna inaad Joogtu hoygii fanka

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 Před rokem +1

    Great song masha Allah malyun horey u soco cidna ha u joojjin horumar kaaga malyun manka keep it up good work xabiibtii thanks for sharing qaaliyeey.

  • @najahabdi1122
    @najahabdi1122 Před rokem +10

    Amazing song Legends malyun mnka. & abdi Chipaar gacaliye♥️🙏🥺

  • @abdisamadabdilahi
    @abdisamadabdilahi Před rokem +1

    Malyuun iskajooga hargaysa

  • @aishaabdikhadir3987
    @aishaabdikhadir3987 Před rokem +3

    Dadaa is helay walle 👌💖🙋‍♂️

  • @ibrahimbaaxeer7628
    @ibrahimbaaxeer7628 Před rokem +5

    Mashaalah Abtio malyuun maanka höre usoco❤️❤️❤️❤️

  • @jaamacsoomaali7560
    @jaamacsoomaali7560 Před rokem +1

    Yaanan mudo 24 saac ah wax like love ah la isaarin zxbyaal

  • @salmaAxmed
    @salmaAxmed Před rokem +2

    Anaa kaadaran dartaa la ildaran ♥️♥️♥️♥️malyuun c/jiba♥️r knock

  • @mohameddahir1308
    @mohameddahir1308 Před rokem +3

    Erayada laxanka musiga samaroon ayaa sameeyay waw👋

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe Před rokem +1

    Woof Caleeek Gacaliye And Maanka Thanks Waqal Sxb

  • @mahdimahamed1050
    @mahdimahamed1050 Před rokem +1

    Woof cleek baryahaa maan dhagaysan hees laxaankaa mcn iyo music codadka dhabtii la socdaan bays iyo bugdam wada durbaanay ooda nagaga qaadaan Frurinle legend🎼🎶🎸🥁🎹 abwn dab jacayl well done erayada iyo laxanku waa 100%✌️🙌 labada fanaana aad bay heesta ugu raaxeysteen si kalsooni leh ayay laabta uga qaadeen iila sanadka cusub waanu kaga nasanaynaa kuwii yaryaraa ee dabnaha nooga heesi jiray😀😂✌️✌️👍

  • @shugrimohamed3916
    @shugrimohamed3916 Před rokem +4

    man sha allh malyun maanka so dhawaw habo mcn❤❤❤❤❤🙏

  • @shacaybsaacid2390
    @shacaybsaacid2390 Před rokem +3

    Hees way dhaaftey malyun iyo cljibar and waqal🥰layaab

  • @caaqilproduction3
    @caaqilproduction3 Před rokem +3

    Inta caawa muqdisho igala daawaneysa single iyo qabow isku heleen waan idin salaamay

  • @ahlam13123
    @ahlam13123 Před rokem +40

    I like Somali Music but I'm not understanding, I have two friends from Somalia they love this song.🤩
    Merhaba Somali, ben Türk'üm 🇹🇷🇸🇴

  • @fadumoosman9353
    @fadumoosman9353 Před rokem +8

    Keep going Waqal studio 🔥🔥

  • @ahmedsharmake3825
    @ahmedsharmake3825 Před rokem +5

    Waan idin wadanaa waqal 2 Million caming son

  • @nimcocismaan9919
    @nimcocismaan9919 Před rokem +3

    Waaaw heestii qarniga weeye 👸👑🦁♥️🎸❤️🎤❣️❣️

  • @mohamedfarah959
    @mohamedfarah959 Před rokem +10

    woow amazing song both great singers salan sare from c/w caabutwaaq salan to the both of them special the marexaan queen malyuun manka 💯❤💯

  • @adnanhaji7072
    @adnanhaji7072 Před rokem +1

    Caasimada geeska afrika hargaysa caday

  • @subeertiger4628
    @subeertiger4628 Před rokem +9

    Maanka + Gacaliye=❤️

  • @sadaammahrez3819
    @sadaammahrez3819 Před rokem +1

    Wewe cabdijabir gacaliye malyun manka layab layab wallhi 🤗🤗 madaxa nafurten

  • @aadancalijamacqaaje1252
    @aadancalijamacqaaje1252 Před rokem +3

    WAQAL WSTUDIO IYO HAWRAAR MUSIC PRO
    ME WAQALWSTUDIO

  • @siyaadowarsame5364
    @siyaadowarsame5364 Před rokem +1

    Maalyuun wa malyuuun wle dabiiiba wnku wataa ❤✊

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Před rokem +1

    Malyuun maanka and abdijabar gacaliye legends

  • @asadbeellochanel9237
    @asadbeellochanel9237 Před rokem +2

    Furinle soo saaraha jiilka danbe keep going gaashe

  • @sayidtinhoqani8901
    @sayidtinhoqani8901 Před rokem

    Waqal iyo hoygi fanka iyo inantan abtiga uu ahayn wad na luxdene na dhiga 😂🔥✌️🟢⚪️🔴

  • @naciimoclaahi8582
    @naciimoclaahi8582 Před rokem +1

    Ani yaa ila heesaayo hee 🙈 meeshaan dhaxanta igu dishee 💔🥰💁❤️

  • @maxamedmahad115
    @maxamedmahad115 Před rokem +1

    apwaanka majadaha badanle omar dabjaceyl waa ina waalayaa hadba mawjado laxan oo waali ayuu inala muquuranayaa

  • @hindaali9720
    @hindaali9720 Před rokem

    Waaaw daryela daryela

  • @faisalabdi1187
    @faisalabdi1187 Před rokem +32

    Welcome m.maanka to somaliland again we loves u🙏♥️

  • @yahyeguray12
    @yahyeguray12 Před rokem +4

    Malyuun manka iyo abdijibar noolada walalayaal

  • @mohamednuralfa
    @mohamednuralfa Před rokem

    Macalinke music furinle 🎉

  • @zaynabmahamed5532
    @zaynabmahamed5532 Před rokem +6

    Amazing song anothe level ♥️🙏🌹

  • @farhanmohamed4329
    @farhanmohamed4329 Před rokem +2

    Meshaas lagu duubay heesta sow maaha kalabaydh

  • @apdimahadothman445
    @apdimahadothman445 Před rokem +5

    Wow amazing song
    Waqal is amaxing level❤

  • @mzjnsiij342
    @mzjnsiij342 Před rokem +1

    Ma Sha Allah habo Malyun iyo abdijabar ii nolowda abiid ❤❤❤❤

  • @xuunbo
    @xuunbo Před rokem +3

    o god she is gorgeous. maa shaa allah. i am smitten by her beauty now that she gained little weight, she is even more beautiful, Cheatah like eyes and what a voice, who is the lucky guy.

  • @hanihana3463
    @hanihana3463 Před rokem +1

    Duriyadii reer sheekh isaxaaq waaaaw😘💚🗯❤👈💪👋💦

  • @birkaye
    @birkaye Před rokem +4

    Cajiib waaye wan wattaa heestan

  • @Fatkaboy7
    @Fatkaboy7 Před rokem +4

    Khaderka duula 🐆🥰

  • @mlielan2459
    @mlielan2459 Před rokem +7

    Meaningful song with high quality composed music

  • @dawladofficial7667
    @dawladofficial7667 Před rokem

    Waxani ma heesba wxy abidkay adaan ku eganayaa☝️ war niow fankii baad qalad fahnten☝️😂

  • @Blacktolite
    @Blacktolite Před rokem +1

    WAQAL STUDIOS NO. 1

  • @mubarigakshey6110
    @mubarigakshey6110 Před rokem

    Hello Sharmo mxd dareemi viva malyuun

  • @cabdikariimcawl2112
    @cabdikariimcawl2112 Před rokem +1

    AdaN kUgu DoorTy DookH KaLgaCyL🥺♥️

  • @madanisadiqahmednour1182

    Amazing song, well done waqal studio 💯💯👌🏽

  • @Isko790
    @Isko790 Před rokem

    Furinle wax kale waxaa ii baxda heesta la so dhigo walaal furinle tumaayo way socotaana la so fanaanka haduu furinlaba music u tumo hore ayuu ka docdaaa

  • @abdiwalimohamed9962
    @abdiwalimohamed9962 Před rokem +3

    Malyuneey wanaga walosaaa 😋

  • @shafiishiine4926
    @shafiishiine4926 Před rokem

    Heat heat heat

  • @niciimaapdirahaman9864
    @niciimaapdirahaman9864 Před rokem +3

    Dawoweyy😋❤

  • @mixilesugaal8646
    @mixilesugaal8646 Před rokem +3

    Gabadhan qurux badana oo cod macaana

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 Před rokem +1

    Fananada sanadka malyuun maanka guulayso

  • @khaliilkhadar4037
    @khaliilkhadar4037 Před rokem +1

    Jah gabadha Asturnaantan ku jeclahay

  • @nuurcabdiqaadir5043
    @nuurcabdiqaadir5043 Před rokem +1

    s00 G0, waqaLka🎭🐐📸

  • @lilzack2594
    @lilzack2594 Před rokem +5

    Waqal Team Waxba laydin kama Qaban karo La Yaab La Yaab🔥🎵🥵Pls🙏🙏heesta Maame FT Malyunka lasoo dhakhsada pls Waqal🙏🙏🔥🎶

  • @xamsexuseen6996
    @xamsexuseen6996 Před rokem +2

    Inan iYo aptiGeed ❤

  • @mohamedismail2539
    @mohamedismail2539 Před rokem

    Malyuun manka iyo Abdijabar inabo Caadi Ma Ahan
    Laxanka Codka iyo duubista Waqal Studio Hees iyo bar Weye Tani Keep going

  • @shantasomaliyedigabadan7588

    Yoonis crow best dubis quruxon

  • @nimcocabdi7516
    @nimcocabdi7516 Před rokem +2

    Tani hees way dhaafte waa heesyaalo 😂😂❤❤❤❤

  • @zakijabaan5222
    @zakijabaan5222 Před rokem +1

    Myuun maanka naagta kaliya ee faruunkaada lagu qaldamay