Wiil dhan isaga ayay ka dhashay dhex ayuna uga dhuuntay markii ay dartii u safartay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 09. 2024
  • #Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Komentáře • 54

  • @mancityfan660
    @mancityfan660 Před měsícem +6

    Subxaana allah alle ha soo sahlo wuu xanuunsan yahay lakin somalida ha la so xiriiran qofkii arko mumda

  • @Ruuney-te6xl
    @Ruuney-te6xl Před měsícem

    Yaa rabi u sahal wiilkeeda asago nabad qaba u so celi Yaa rabi Yaa raxmaan

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 Před měsícem

    Subxaana alle ha ku so dhaweeyo wiilkaaga insh allaah

  • @aminaabdiadem9900
    @aminaabdiadem9900 Před měsícem +1

    Ilaheyow u sahal qalbiga iga xanunjisey hoyadaan 😢😢😢😢😢😢

  • @namiup0274
    @namiup0274 Před měsícem

    Ilaahoow u sahal Hooyo macaan

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm Před měsícem +2

    Alhu akbar nimaad dhashay kuma dhalin somali been wey shegtaa blse kuma mah maahdo ilhow uso hamuuni😢😢😢

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 Před měsícem +1

    Allah ha u soo hadeeyo
    Hadu xanunsan yahayna Allah ha cafiyo.
    Allah yahdik

  • @AbdiQadir-o4k
    @AbdiQadir-o4k Před měsícem

    InshaAllah Allaha usahlo

  • @user-wq9yi1rb2t
    @user-wq9yi1rb2t Před 14 dny

    Allah akbar

  • @user-wq9yi1rb2t
    @user-wq9yi1rb2t Před 14 dny

    Allah usahlo ayeeyo macan

  • @maslah345
    @maslah345 Před měsícem +1

    ALLAHA USAHLO WIILKEDA OO NABAD QABA ALLAHA DHIMIRKA USHAAFIYO

  • @xidigtainamaxamed1800
    @xidigtainamaxamed1800 Před měsícem

    Alah u sahlo yaa rabi 😢😢

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 Před měsícem +1

    Allah ha ku qaboojiyo caloosha hooyo macaan

  • @talisomaxamuudcumar8499
    @talisomaxamuudcumar8499 Před měsícem +2

    Alah u caafiyo hooyo mcn waa xanuunsanyahay maskiinka

  • @user-hj5co4tl3m
    @user-hj5co4tl3m Před 22 dny

    Allaha kuu sahlo maamo kurbadana Allaha kaa feedo

  • @user-wq9yi1rb2t
    @user-wq9yi1rb2t Před 14 dny

    Allah caafiyo

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Před měsícem

    Allaha u so celiyo asaga Oo cafimad qabo,hooyo Allaha ku barakeyo

  • @nasrarabi7643
    @nasrarabi7643 Před měsícem

    In uu maskaxiyan u xanuunsanayaa u badan yahay waayo qof caafimaadqabaa waalidkii ma dhibaato .ILLAAHAY HAW sahlo hooyo wiilkeeda

  • @user-rz4nr6fn2h
    @user-rz4nr6fn2h Před měsícem

    Allaha kuusahlo

  • @nadiifosalaad1763
    @nadiifosalaad1763 Před měsícem

    Illaahayo u soosahal hooyo macan waa calool xumo illaahayo nagarab sii

  • @jamiilaJama-c5c
    @jamiilaJama-c5c Před měsícem

    Insha allaah kuwiisa kadhuuman

  • @ashawooo
    @ashawooo Před měsícem

    illahaya ha uu sahalo Wiilkaga rabi ha uu caafiya

  • @sabdullahi5292
    @sabdullahi5292 Před měsícem +1

    sidaa u u qooray waxa ka dhigtaan hodan in gabdho ledahy balse wilka kaliya yahy isaagu.

  • @abdishakurhasan7263
    @abdishakurhasan7263 Před měsícem

    Allah kuso sahlo ubadkaga.walalayal qofki kurbo ka qado qof Muslim ah allah aya isaga neh kurbadisa ka qadayo hooyo yadan halaso cawiyo qofki xooga dhaqaalo ah ugu diri karo telfonkeda mesha loogu so qoray oo shashada saaran si allah adiga neh kurbadada kaga qado jazaka Allah qeer

  • @Wardhere77
    @Wardhere77 Před měsícem

    Yaa allaah u sahal adigaa weyine😢😢😢 hooyo mcn ilintaadu waa na dhibee ee alle ha kuu soo sahlo.

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 Před měsícem

    Qoraalka ciwaanka iska sax please ismalahan waxa mesha ku qoran iyo hooyo wareesigeeda

  • @jamiilaJama-c5c
    @jamiilaJama-c5c Před měsícem

    Ax waan ooyey

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 Před měsícem

    Allah ha ku caafiiyo hooyo macaan

  • @zahraibrahim8637
    @zahraibrahim8637 Před měsícem

    Ilaahayow u soo dhaweey hooyo wiilkeed qaligedana u qabòji

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 Před měsícem

    Allah soo hadeeyo wiilkeeda hooyo macaan

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 Před měsícem

    Allow caafimaad sii hooyo adigana ilaah u bari marba haduu xanunsan yahay danbi malahan allow ina xanunsan cafimaad siii

  • @foozia426
    @foozia426 Před měsícem

    Ilahay hakuu soo fududeeyo wiilkaaga insha allaah

  • @ju4965
    @ju4965 Před měsícem

    ilaahay ha ha hooyo Macaan alahana caafiyo

  • @user-le8ld5si9h
    @user-le8ld5si9h Před měsícem +5

    Oo miyaad tidhahdiid waa nin waalan maxad utidhi keligiibay dhashay isna waa ka dhuuntay ciwaanka hagaaji qof xanuunsan dambiil haka djigiin

    • @aminaabdiadem9900
      @aminaabdiadem9900 Před měsícem +1

      Waxa dhici karta inu saas u fahmey weriyaha .waxa dhici karta qofka awal hadalka laga qorey inu sas wax u sheegey boqol cudur daar ayaa jirta.hal Mel keliya yeynan wax ka firinin.

    • @MohamedAmiin-cj8fk
      @MohamedAmiin-cj8fk Před měsícem

      De wuu xanuunsan yahay adeer alle ha cafiyo

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 Před měsícem

    Allaah hausohanuunsho bi idmillaah🤲

  • @maslah345
    @maslah345 Před měsícem

    ALLAHA KA FEYDO KURBADA MAMADA OOYINTA FARXAD ALLAHA UGU BADALO

  • @foozia426
    @foozia426 Před měsícem

    Subxanallaah ilahay hakuu soo hadeeyo

  • @fartuunabdullahi8027
    @fartuunabdullahi8027 Před měsícem

    Ilahay ha ku sahlo maamo waa calool xumo yaarabbi

  • @user-xq5zy1dw5u
    @user-xq5zy1dw5u Před měsícem

    hooyo mcn allaah ha kusahlo asiga oo cafmad qaba

  • @mandeqabdulahi
    @mandeqabdulahi Před měsícem

    allaha so sahlo yaa rabi

  • @Drawinggirl4121
    @Drawinggirl4121 Před měsícem

    Allaha kuu sahlo wiilkaaga mom

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 Před měsícem

    Allahu

  • @Nusbayr
    @Nusbayr Před měsícem

    Anoo ah wiilkeeda
    Waxaan diyaar u ahay inaan u soo laanbto oo aanan mardanbe luuq kaga dhuuman😂

  • @jamiilaJama-c5c
    @jamiilaJama-c5c Před měsícem

    Beer wax dhalay

  • @user-pw3hm8wh8c
    @user-pw3hm8wh8c Před měsícem +2

    Allhu akbar

  • @user-wh5mq5ng2p
    @user-wh5mq5ng2p Před měsícem

    🤲🤲🤲🤲😢😢

  • @user-pm4eb9cb1o
    @user-pm4eb9cb1o Před měsícem

    Asc ilaahay muraadkeeda ilaahay ha saqiro hooyo aad u naxariis iyobsabir badan waaye maasha allaah ala habaryar c casiisoow waagii baryaba murugo maxaad laa kulantay jasaaiigaga janatu firdow ilaahay ha kaaga dhigo habaryaroow soomaali maxamedeey waa idin salamaa

  • @fayecooking
    @fayecooking Před měsícem

    Psycholoog waaye , haddii uu kaa dhuumanaya xagga maskaxda waaye sida ila tahay😢