ISMAIL DANNAN 2022 | GABADHII GABDHAHA | HEES CUSUB

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Ereyada iyo laxanka
    Cabdishakuur badmadow
    Music iyo codka. Ismail Dannan
    Special for Abdirashid Abdi Jama iyo Hamda Farah Mohamed
    Ismail Dannan
    Hees Cusub
    Gabadhii Gabdhaha burco
    Somali Music 2022
    Ismaaciil dannan, Kiin Jaamac, Gulled Simba,Ugbaad aragsan, Sharma Boy, Maslax mideeye, Suldaan seeraar,Awale Adan, Xariir axmed, zakariye Kobciye, Somali Music, Hodan abdirahman, yurub geenyo

Komentáře • 359

  • @apdyhamidaweiz4096
    @apdyhamidaweiz4096 Před 2 lety +71

    CASKA FILMS HOWL BAAD HEYSAN MAALIN WNGSAN ZXPYAAL

  • @xalimocisman5607
    @xalimocisman5607 Před 2 lety +108

    oo gobta buracan maalin qudha ruux garab dhigayne😘iga gadan heestani Dananoow 👌
    FG: waxn sigara usalamayaa gobtii burco iyo borama ❤❤

  • @najaxkhayre1432
    @najaxkhayre1432 Před 2 lety +56

    Hees An Burco ku jirn hees Maaha goobti burco idn mee ❤❤❤❤❤❤❤

    • @nasreenali8237
      @nasreenali8237 Před 2 lety +1

      Mesha awdal laguso hadal qadey maxa burco iyo waxas kenaya

    • @samiiracumar2950
      @samiiracumar2950 Před 2 lety +6

      @@nasreenali8237 allah haku caafiyo wad xanunsanysa labada magalaba Wan jeclhy ano rer burco ah ayan hadana boorama jeclhy

    • @xamdisiciid7619
      @xamdisiciid7619 Před 2 lety +2

      @@nasreenali8237 isdaji ayeeyo heesta burcaa lehe oo gobtaa burcaan ruuxna garab dhigayne❤🌹 idinka mxaa lydin yidhi

  • @mohamedaydiid2424
    @mohamedaydiid2424 Před 2 lety +69

    Ismaacil danaan Abti waan Ka haya Heeata Anaa kasoo jeeda Burco Abtiyaashay a yihiin Boorama❤️💯👏

  • @adalimpire4128
    @adalimpire4128 Před 2 lety +38

    Yaa saylac geeyiyo gabiley Awdal gudaheeda✅💚 Xadaaradii Saylacban halkan ka salaamayaa iyo Reer Awdalba Baladkii Qaaliga Ahaa Eenkusoo barbaarey.

  • @asiaa.sullieman6692
    @asiaa.sullieman6692 Před 2 lety +17

    Saylac iyo awdal gudaheeda baladkaygii😩❤🥰

  • @Khaleth_hussein
    @Khaleth_hussein Před 2 lety +49

    Aya saylac Geeyo Gabiley Awdal Gudaheeda Dhulkii Samaroon wyne🇬🇹❤️👸

  • @nahlahassan1982
    @nahlahassan1982 Před 2 lety +17

    Hees gabadh la jecelyahay loo qaaday ❤️
    Abwaan hibo Hal،abuurnimo Lehna sameyey 👌
    musical gacmo dahabana tumay 👍🏽
    . Fanaan cod macaana qaaday😍

  • @qamarjr6129
    @qamarjr6129 Před 2 lety +22

    Hooyadii aqoonta abihii tacliintay borama alow noo barakee❤❤

  • @hodangurey3945
    @hodangurey3945 Před 2 lety +13

    Waan jclhy gobta reer borama form al darwiishiya😍

  • @cawaleawale7202
    @cawaleawale7202 Před 2 lety +9

    Wxn si gaaaara ooo gooniya usalaamyaaaa gabadhaha heeeer burco one ❤

  • @143imaan
    @143imaan Před 2 lety +17

    Oo goobta burcaan maalin qudha ruux la garab dhigine❤️❤️❤️👑 Gobolka ragga 👑😍

  • @dheemannuur1733
    @dheemannuur1733 Před 2 lety +37

    Gurigii ayeydey ee laygu gardaadiyey Borama . Vive Awdal. Je vous aime !

  • @faysaabdi7316
    @faysaabdi7316 Před 2 lety +8

    Waaaaw heestii wllkay c.rashiid Abdi jama iyo marwadiisa hamda loo hibeeyey thanks inaaderkay Ismail danan

  • @boylegend2777
    @boylegend2777 Před 2 lety +21

    Saylac borma gabilay dhulkaygii@🥰🥰

    • @hamdalaki1787
      @hamdalaki1787 Před 2 lety +2

      Gobolka gabiley dhashii duriyada isaaq

    • @bahgaa.1676
      @bahgaa.1676 Před rokem

      @@hamdalaki1787 Samaroon gabiley Abti Dhulka yagad ugu timaden hadana wada dagantihin

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 2 lety +8

    Weligeyma Dhegesan Hees Ismaaciil heesay Oo Xun . Mabajirto wow💓

  • @saidyusuf9563
    @saidyusuf9563 Před 2 lety +60

    Inta jacayl daremaysa sidayda farta taag☝ ..... I am alone 😓

  • @amiramoha7053
    @amiramoha7053 Před 2 lety +13

    Waxaan u fahmay Heestan inan Burco lo qaday oo labarayo dhinacayo Galbeed Awdal 🥰🥰🥰🥰

  • @alonegirl9706
    @alonegirl9706 Před 2 lety +6

    War hda illahey taqanaan ninka mglda leh isiista waa gobe❤🤴

  • @hodankaarshe2168
    @hodankaarshe2168 Před 2 lety +10

    Laxanka heestaan yaa iska leh. Waa hees hees dhaaftaye

  • @Abdinasir-tq8ge
    @Abdinasir-tq8ge Před 2 měsíci

    gegedoonka waayuhu marnaba nama galaaftaanee legend ismaciil❤🎉🎉🎉🎉❤❤

  • @abdisalantahir8749
    @abdisalantahir8749 Před 2 lety +6

    Saylac gabiley and awdal si weyn baan idin salamay gobtii soomaalida

  • @saaraxasan432
    @saaraxasan432 Před 2 lety +5

    Inan nolosha garab joogsada garab Italahy o guurkeedu wuxu iyahy genesis nin weyne gabadha ha burco salaamaya♥️♥️

  • @Nagma-1d
    @Nagma-1d Před 23 dny +1

    heestan wxn ku xasuusta maalmahy so baxdy waxn ahaa fresh ama classka koobad ee jamacda malin hooyady aan raacy owllky na waday bu heesta no geeyey

  • @hustleforeverypenny9792
    @hustleforeverypenny9792 Před 2 lety +28

    Walaal waankuu baahanahay. Hadaad qof islaam ah tahay. Walaalkaa ayaan ahay. Waxaan si naxariis leh kaaga codsanayaa Subscribeta un inaad igu caawisid... Ilaahay hakaa ajar siiyo adiguna.... Aamiin 🤲

  • @halgan99598
    @halgan99598 Před rokem +3

    Gabadh reer burca hodan mostaphe abdilaahi 2023/27/april😢❤

  • @miira.7181
    @miira.7181 Před 2 lety +3

    Gap naftaan ku ahay baan
    Marnaba layga goyn karinee🥰🥰
    Qofku dookhu galay baa
    Sinaba uga gayoon karinee❤🤍
    Kama goosto ruux maalin
    Qudha caashaq ii galayee🤞🤞
    Ismaaciil danan nin jira

  • @farxiyocali8325
    @farxiyocali8325 Před 2 lety +1

    In an noloshaa gu ku arkaa an ad ujclahy ad ayn kutageraa walahi fanaka ad ujclahy ayaa tahy walhi adunka hadan in sha llh ❤❤❤❤❤

  • @hubihaashi4030
    @hubihaashi4030 Před 2 lety +9

    Heestan waa fadhiyan erayadeedu ❤️😥

  • @kalidbulale7984
    @kalidbulale7984 Před 2 lety +17

    Waaa hees Aad dareenka taabanaysa
    Waa heestii uu u qaaday arooskii Gudoomiye C/Rashiid Abdi jamac $ boqoradiisa Hamda
    Waa laba gobol oo bari iyo galbeed ah
    Awdal VS. Sanaag
    Aqoontii $ Awoowyashii
    Like iyo love hayla dhaafin h

  • @NaimoMohamed-um4ks
    @NaimoMohamed-um4ks Před 2 měsíci

    Inaan nolosha garb jogsadaa guul bey ii taheeeee😢❤

  • @nasteexacaabbi2539
    @nasteexacaabbi2539 Před 2 lety +6

    Tani hees wey dhaaftey !Danan ❤️

  • @sultanahmedliiban2603
    @sultanahmedliiban2603 Před rokem +2

    Alxamdullah waan guulaysta heestan wayay igu leedahay Alxamdullah

  • @boqoradasomaliland5695
    @boqoradasomaliland5695 Před 2 lety +3

    Geesigeyga Ismaaciil danan🥰

  • @umusacdobashir675
    @umusacdobashir675 Před 2 lety +5

    Awdal gudaheeda. Masha Allah jannadii ifka.

  • @amiinhorreh7246
    @amiinhorreh7246 Před 2 lety +27

    The song is inside me ........I already listened 🎶 100 times in 2 days

    • @bamsibey2553
      @bamsibey2553 Před 2 lety +5

      Don't listen the songs too much bro couse your iman will decrease

  • @hawasabdullahi7745
    @hawasabdullahi7745 Před 2 lety +4

    🥺❤cashaqow iihili markaan🥺

  • @rumanahmed5279
    @rumanahmed5279 Před 2 lety +8

    Gobanima u heestaa
    Inan gogol wadagnaye👌
    Danankeyga✋

    • @daahiromarduurgal855
      @daahiromarduurgal855 Před 2 lety +1

      Inan nolosha Garab joogsada
      Guul bay ii tahaye
      Gobanimo u heestaa
      Inan gogol wadaagnaye
      Very voice

    • @ifkaahmed1561
      @ifkaahmed1561 Před 2 lety

      Adaan kugu kobnahahy daqali badan

    • @ifkaahmed1561
      @ifkaahmed1561 Před 2 lety

      Gada nafatan uahay ayan lagagokarin

    • @yaasiin7392
      @yaasiin7392 Před 2 lety

      Hees iyo badh
      Kuwi jclka yaaqanay rer burcan

  • @hassanzaallatileeye3963
    @hassanzaallatileeye3963 Před 2 lety +4

    Oo gurkedu wxu ihahay geesinimoH weyneH
    Hes io padh keep going pRo DANAN 👏👏👏

  • @hmacaan
    @hmacaan Před 2 lety +3

    Oo guurkeedu wuxu iiyahay geesinimo weynee😍😍

  • @hudamohamed8522
    @hudamohamed8522 Před 2 lety +9

    Gobtii burco❤❤

  • @sqynz7592
    @sqynz7592 Před rokem +1

    Ax ax ax. Waa xanuun qofka aad jeceshahay in aad haddana kala hartaan oo dantu tahay sidaas😭😭😭😭

  • @pukharimustfe4596
    @pukharimustfe4596 Před 2 lety +1

    Wooow Waan Kaa Hayaa Apuuu Apuuu 💯👑🥰

  • @saynabyalmaas
    @saynabyalmaas Před rokem +1

    Wow tan hees lamadhihi karo Danan is back🩸🫶😩💃🥰

  • @khaaliddinaari8173
    @khaaliddinaari8173 Před rokem +1

    Ismaciil danan heestani waa sheeko samaroon boorama uun baad nagula meeraysatay

  • @maryanmaxamuud4501
    @maryanmaxamuud4501 Před 2 lety +1

    Oo gobtaa burcaan ruxna garb dhigineh jah ❤💃

  • @ixsaniita
    @ixsaniita Před 2 lety +2

    Masha Allah hestii edaday macan hamda Farah Mohamed 🥰

  • @najahaydid764
    @najahaydid764 Před 2 lety +2

    Gobtii burcooo
    Ish calaa hees🥰

  • @buraqasaid1400
    @buraqasaid1400 Před 2 lety +4

    Wlhi waa iga gadanthy hestan❤❤

  • @SUHAYB_SAID
    @SUHAYB_SAID Před 2 lety +6

    Oo Geenyada An Calmaday mankipay Gadate😢❤️
    24/2/22 11:53

  • @salmanmohamoud1822
    @salmanmohamoud1822 Před 2 lety +9

    Kama Goosto ruuxna maalin Qudha....💗🤙

  • @xamdaxussen1462
    @xamdaxussen1462 Před 2 lety +4

    Hees laama uraan kaaro 😍😍😍😍😍

  • @mohamedibrahimabdi-oe1ii
    @mohamedibrahimabdi-oe1ii Před 4 měsíci

    Gabadhii gabdhaha ruuxii helay gooni baan ahayee
    Guri awoowyaashaa xamdi lagu gardaadidiyayee ayaa seylac geeyiyo gabiley awdal gudaheeda❤❤

  • @ubaxmohamed199
    @ubaxmohamed199 Před 2 lety +1

    Ayyy gab naftaan ku ahypaa marnapa laiga goyn karineh😭❤

  • @zakin_m1391
    @zakin_m1391 Před 2 lety +1

    Farxad ayay ii thy inan ka daawanayo Cask Films Big Legend

  • @omermaxamed4523
    @omermaxamed4523 Před 2 lety +1

    ismaacil danan fanaanka sanadka wan kuwadanaa from awdal booram

  • @bilancabdi3035
    @bilancabdi3035 Před 2 lety +2

    Awdaleey thank u danankii ❤️

  • @gaduud
    @gaduud Před 2 lety +2

    M.a keep going ismaail danan

  • @bashkaproduction4029
    @bashkaproduction4029 Před 2 lety +2

    Musician Danan❤️🥰Legend Go.forward Pro

  • @zafa.apdirizak.
    @zafa.apdirizak. Před 2 lety +2

    Boqorka vodka iyo anakapa cid kugu haysata male Ismail danan🥰🥰

  • @djdaafo8032
    @djdaafo8032 Před 2 lety +2

    Fartaan u taagay☝️ intii igu raacsan

  • @fathiya5267
    @fathiya5267 Před 2 lety +1

    War wxan hees wa dhaftay wlhiy{ inaa nolosha garab jogsado guulbe ii tahay😭🥺❤️}

  • @cabasosmanjamac
    @cabasosmanjamac Před 2 lety +1

    Waaw waku raxaysty alle ha ino danbi dhafe

  • @naasirwacane3654
    @naasirwacane3654 Před 2 lety +1

    My brother ismacil danaan oo gobtaan burcaan ruuxna ag dhigeen

  • @hiboqueen9161
    @hiboqueen9161 Před 2 lety +1

    Masha Allah wllhi waa Hees mcn👌❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯💯

  • @cknuux8330
    @cknuux8330 Před 2 lety +2

    Allh iga beerey dad nasaba awdal and saylac oon ku dhashey seylac cadey

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 Před 12 dny +1

    Dananka❤

  • @barwakomustafa8277
    @barwakomustafa8277 Před 2 lety +3

    Qalbigeyga gogol baa u taal
    Geesigaan rabayee..
    🙆🏻‍♀️😘
    I'm waiting for you mustaqbalkaygiyooww💙💙

  • @naasirhussein1590
    @naasirhussein1590 Před 2 lety +1

    Gobonimaan u haystaa inaan gogol wadaag naaye♥️💯

  • @zamzamyarisey389
    @zamzamyarisey389 Před 2 lety +1

    Ree ayeyo burco jecliyaa 🥰🥰

  • @Masudadan
    @Masudadan Před 2 lety +6

    Gedgedoonka waayuhu marnaba nama Galaaftaane ___ nacab igu Gunuusaa waale igama Geyaane .🥰🤛🎉🎈

  • @iqroapdiqadir4980
    @iqroapdiqadir4980 Před 2 lety +2

    waa ina aroos keey ga kadar taa aneey ba igu socoto❤👌🏿👌🏿💯

  • @YusufYusuf-ut5gu
    @YusufYusuf-ut5gu Před 2 lety +2

    Well done owdal from muqdisho

  • @hhdjama114
    @hhdjama114 Před 2 lety +14

    Masha ALLAH inadeer. Keep going that ALLAH PROTECT you and your family.
    Best son for 2022.

  • @nafiisanalka4319
    @nafiisanalka4319 Před 2 lety +1

    Yaaa sayalac gabiley geeya awdal gudaheeda my home ismacilka duula

  • @muhiimsiciidmuhiimsiciid4504

    Ismail danan another level keep going bro😍😍😍

  • @daganyarta4247
    @daganyarta4247 Před 2 lety +2

    inkastoo gobalkayga ahyn heestan hadane fanankan waan wataa

  • @mssistaahil6281
    @mssistaahil6281 Před 11 měsíci

    Marki ugu horese aam maqlo hestan weye sxbkey ba isoodire I lovee you sxb for ever ritwaannnnn wacnan maheda ino calaf i galo😢❤️

  • @abdishakourosmanmouse
    @abdishakourosmanmouse Před 2 lety +2

    07.48.00 2022/2/25 indhahi 23 bishaa ku dhagayso hes noocan o kle aha waw🥰 danan wad dananaysaa🥰

  • @idirisalooma3711
    @idirisalooma3711 Před 2 lety +1

    Waaaaw libaaxii adal empire danan

  • @marwomaxamed9328
    @marwomaxamed9328 Před 2 lety +2

    GurigaYga Awdal GudaHeda🥺❤💉 viva ismaciil danan🤴🤗

  • @shibienyoung4756
    @shibienyoung4756 Před 2 lety +1

    Woof caleek legend ismail danan💥🇸🇴✌

  • @ZACKOPRO
    @ZACKOPRO Před 2 lety +3

    HEES KALA KACSAN TOP WEEYE 🔥♥️

  • @ladansumaya6338
    @ladansumaya6338 Před 2 lety +1

    Masha allah ismail danan waa fankii oo qof ah

  • @user-nk6bp7gk6o
    @user-nk6bp7gk6o Před 10 měsíci

    Hobaal alfanan ismaciil danan

  • @specialgirlintheworld395

    Oo gobtaa burco Malin qudha ruuxna Garab dhigne❤️😩

  • @user-je9ju7uy8u
    @user-je9ju7uy8u Před 10 měsíci

    Oo gobtaa burcaan maalin qudha ruux la garab dhigin😢😂❤jah naag rer burcaa o hj un heestan loqadikaeaa

  • @naimaabdinaimaabdi6391

    Geesigaygii inaderkya Qli ismaciil danan hablahood ayu u hesaa ❣

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 Před 2 lety +1

    Heestan eesha cal wayn hees lama odhan kar dananka dula😚🎼🎵🎶🎤🎧🎻🎺🎻

  • @khalidcabdi1134
    @khalidcabdi1134 Před 2 lety +1

    O gobta burcan melna garab dhigine 🥰🥰

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e Před 2 lety +1

    Dannan On Fire🔥🔥🔥

  • @asiyayusuf6615
    @asiyayusuf6615 Před 2 lety +1

    Waan ku hystaa heestan ismacil danan xabadaa wey tagtey🙈🙈🥰🥰🥰🥰👏👏👏legend ku soco inder from boorama

  • @abdirahmanmohammed3970

    Woow gab naftaan kuhayban marnaba layga goyn karin I love midhaha

  • @hamdalaki1787
    @hamdalaki1787 Před 2 lety +2

    Gabiley iyo burco 💋igabadan duriyada

    • @bahgaa.1676
      @bahgaa.1676 Před 2 lety

      Na Ma Ada gabiley sisay Dadki lahaba aya jooga Dhaakh🔪

  • @fariihamohamed1446
    @fariihamohamed1446 Před 9 měsíci

    Gedgadoonta waayuhu marnaba nama galaaftaane aydaruus😢😢❤❤

  • @xabsaqaali9092
    @xabsaqaali9092 Před 2 lety +4

    Awdal gudaheda😍

  • @fuadducaysane5903
    @fuadducaysane5903 Před 2 lety +5

    Burco nigga with a samaroon wife alx gobti burco iyo boorama much love

  • @kaltounnour3710
    @kaltounnour3710 Před 2 lety +1

    Woooooooow. Ooff caleek👏👏👏👏💝❣️❤️💝❣️💕❣️💝💝❣️👏👏👏👏👏👏

  • @hamdihajji2745
    @hamdihajji2745 Před rokem +4

    Axsan hes 💖💪🦁😇

  • @ayaanlrsaid8935
    @ayaanlrsaid8935 Před 2 lety +1

    ismaaciilka duula ayaa geeya saylac iyo gabiley awdal gudaheeda hime land best boqortoyada SMR heesta wad ugu hagar baxdsy