Maxay shirkadaha waawayn wali isku xayaysiiyaan haddii dadku magacoodii barteen?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • Nagu garab istaag horumarinta janalka:
    / @waaberi-media

Komentáře • 47

  • @nrcabdi
    @nrcabdi Před 11 měsíci +11

    🥺.🥺. 🥺 Eeboow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax i tari karto Igalaxariir
    (Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar)
    Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee waxan maalin ku noolaado xitaa ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

  • @user-qw8et8sw6d
    @user-qw8et8sw6d Před 11 měsíci +7

    Ku saliya nabiga ❤

  • @AbshirMohamud961
    @AbshirMohamud961 Před 11 měsíci +6

    Halkanina wa waaberi media kusodhawada dawadayal muqalkena manta golden voice 😅

  • @Buraalee
    @Buraalee Před 11 měsíci +2

    Walaahi waan fahansanaa waligay inay xayaysiiska ay dad ku kasbadayaan

  • @xamda-dahabo1
    @xamda-dahabo1 Před 11 měsíci +5

    Allah is one

  • @mohamedabdullahiisse6350
    @mohamedabdullahiisse6350 Před 11 měsíci

    Masha allaha ustd c/rahman

  • @ApdiraHmanHusenApdirahma-er7ur
    @ApdiraHmanHusenApdirahma-er7ur Před 11 měsíci +3

    The first person to watch plz pin waaberi media 😢

  • @saacid760
    @saacid760 Před 11 měsíci +1

    Mahadzanid wll cabdiraxman

  • @zaynabamataan
    @zaynabamataan Před 11 měsíci +3

    Kasoo halad walaal dagaalkii October ee carabta iyo yuhuuda

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před 11 měsíci +3

    Waxaan filayaa dad badan oo ka yaabanaa xayaysiiska joogtada ah malaayacnina u arkayay inay hadda fahmeen

  • @naleeyefilms4159
    @naleeyefilms4159 Před 11 měsíci +4

    Bahda waaberi ❤

  • @Teacher-freefire
    @Teacher-freefire Před 9 měsíci

    Waad mahadsantahay sxp so badi

  • @user-yt4ey4jw1v
    @user-yt4ey4jw1v Před 11 měsíci +1

    Aad baan kuu taagaaraa Zxb Clraxmaan cumar

  • @hamsedollar3594
    @hamsedollar3594 Před 11 měsíci +2

    😢 meeday shirkadii gayiga ugu weynayd telesom company

    • @Rphanad
      @Rphanad Před 10 měsíci

      tugo weye baga ogaa yimii 😅

  • @Mohamed-q9l
    @Mohamed-q9l Před 11 měsíci +1

    Keep going ❤❤❤

  • @user-xn9wh7ke1v
    @user-xn9wh7ke1v Před 11 měsíci +1

    Wll kasoo hadal sheekh isxaaq

  • @hanisugow
    @hanisugow Před 11 měsíci

    Sxp macaan

  • @AbdihaabAbdiqaadir
    @AbdihaabAbdiqaadir Před 11 měsíci

    Mahadsanid❤🎉

  • @ApdiraHmanHusenApdirahma-er7ur
    @ApdiraHmanHusenApdirahma-er7ur Před 11 měsíci +1

  • @oubahhassan5687
    @oubahhassan5687 Před 11 měsíci

    Cabdi raxman cumar wad mahadsantaha waxad jeceshahay in qui dadkagu harumaran

  • @zaek_adde1276
    @zaek_adde1276 Před 11 měsíci +1

    Barnamijkaan shalay ayaaa jamacada kasoojediyy. Ciwaankeduna wuxuu ahaaa maxay shirkada ha caankaa xayaysiin ugu bahanyihiin anigoo tusaale us oo qaatay shirkada hormuud oo magaalada Mogadishu jidka kaste Boor xayeysiin ah kudhajiyay.

  • @saidmoumin3657
    @saidmoumin3657 Před 11 měsíci

    Me i never did that

  • @nimcaanabdimed2003
    @nimcaanabdimed2003 Před 11 měsíci

    😢😮

  • @Funyshort_1
    @Funyshort_1 Před 11 měsíci +3

    Zxb wlh cilmi badan ban ka faa iday adiga ❤

  • @JaabirMohamed-zx5oj
    @JaabirMohamed-zx5oj Před 11 měsíci +1

    Course video editing ah ma bixisaa zhp

  • @user-ol5db1qi5m
    @user-ol5db1qi5m Před 11 měsíci

    asc

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Před 11 měsíci

    Waangar tey ciraxman omar horey usoco waxay xa yey siis ka kalsooni daro iyo ii maan la sidaas baan fahmey anigu

  • @user-bd8ui2lp4e
    @user-bd8ui2lp4e Před 11 měsíci +2

    Zhp ka so hadal khudbaddii uu nebiga jeediyay ee khajul wadaac

  • @shucayb271
    @shucayb271 Před 11 měsíci

    ❤😂

  • @ameennikke
    @ameennikke Před 11 měsíci

    Like iyo comment ❤

  • @yaxyemawliid7621
    @yaxyemawliid7621 Před 11 měsíci

    Waaberi❤

  • @Ebrahim0990
    @Ebrahim0990 Před 11 měsíci

    maxe macno ledahay taagerida ku taagero hda codsigega lii tix galinenin

  • @heersare8314
    @heersare8314 Před 11 měsíci +1

    Satexdan midna ma usticmaalo Tayo waa Telesom

    • @mssailen
      @mssailen Před 11 měsíci

      Of course

    • @metuuboy
      @metuuboy Před 11 měsíci +1

      Khadkeda culus islemaha isticmaale lacgta dhigta Maha shirked khad😂

    • @heersare8314
      @heersare8314 Před 11 měsíci

      @@metuuboy walaahi khadba kuma isticmaalo
      Waan ku hadlaa uun

  • @IzitaRussian
    @IzitaRussian Před 11 měsíci

    0:11 0:11 0:12 0:12

  • @MaxamedBaqdaadi-ss2bz
    @MaxamedBaqdaadi-ss2bz Před 11 měsíci

    Maantan iswaydinayay sababta facebook ay wali xayaysiin usamayso

  • @b-heroofficial
    @b-heroofficial Před 11 měsíci +1

    Telesom 😂😂 meeday

  • @Maahir397
    @Maahir397 Před 11 měsíci +3

    Mar Elon musk laweydiyay hadad haysa lahyd 2 million dollar 💵 maxd kuqabsan lahayd wuxu kujawabay '' Hall million wxn galin laha business Hall million na wxn galin laha xayaysiis ' 😊

    • @user-tn2qt5no5r
      @user-tn2qt5no5r Před 10 měsíci

      Hadalkiisa Wxba Ngama Galin Gaalka Xoolaha ah

  • @aliahmed-bo4vk
    @aliahmed-bo4vk Před 11 měsíci

    Bro we already know your name 😂