DegDeg Codsira Kooxda Xasan Sheekh Maxay Kawadeen Awdal Xog Lagaa Qariyay
Vložit
- čas přidán 8. 09. 2024
- #somalilanders #somaliland #hargeysa #laascaanood #somalia #muqdisho #djibouti #wararka
DegDeg Codsira Kooxda Xasan Sheekh Maxay Kawadeen Awdal Xog Lagaa Qariyay
Welcome to MADAL FURAN Media Network - ku soo dhawoow MADAL FURAN Media Network Subscribe to our channel: /@MADAL-FURAN Follow us on Twitter
Waa munafaqadi konfur allah sharkina haa idinku ceeliyo bii idmiilaah 🤲🏼🤲🏼 xaaqdaro maa guleysanayso guul somaliland insha allah ❤❤🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷
Amiim yaarabbi ❤❤❤❤
Amiim yaarabbi ❤❤❤❤
InshaAllah guul Somaliland iyo tolkay oo mid ah from Garxajis girl😎💪🏽💯
Masha Allah guuul iyo gobanimo Somaliland Allah xafido 💚🤍❣️🇭🇺🇭🇺🇭🇺🚀🚀🚀✍️✍️✍️🌹🌹👍👍🌳🪴🌴✍️✍️🌹👍👍👍👍👍🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🚀🚀🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺✍️✍️✍️
Guul iyo gobanimo somaliland
Masha allaaah tabaarakalaah somaliland guuuul Somaliland hanoolaato ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wa xaqdarada cad gardaro ilahay ma jecla soomaliland ilahay ba ilalinaya cadawga ilahay ha inaga qabto sharkooda xasbunalahu wanicmal soomaliland ha noolato ha guulaysato ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Insha allah marwalba guushu wadankeena somaliland bayraaci cadawga kaxun horumarka iyo jiritanka somaliland ilaahay ha jabiyo gude iyo dabadba guul wadankeena somaliland ❤❤❤❤❤❤
IlAhayo naga gabo sharkoga. Guul iyo gobonimo Somaliland inchAllah ❤❤❤
Insha'Allah Guul Guul❤ Jamhuriyada barkaaysan GUUL GUUL🎉❤🎉❤🎉❤
Guul jumhuriyada Somaliland 🎉🎉🎉
Amiin Amiin Amiin
Guul Somaliland inshallah
isaaq isku duuban dantoodana uu tashada cidina waxba ka qaadi mayso❤
Gul gul somalilan ❤❤❤❤❤❤
guul iyo gobonimo qaranka somaaliland
Insha allaah guul guul somaliland
Guul Somaliland
Insha Allaah Guul iyo Midnimo Jamhuuriyadda Barakaysan, illaahaw Jabi Cadawga Somaliland.
Wariness run sheek oo xaqa ku adima guuuuuuul
Madal furan waa meesha keliya war saxa laga helo.
Guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul ❤❤❤❤❤❤❤❤
Guuuuuuuul somaliland geeeesi
Isaaq my dhiigaa guuuuuuuuuuuul ❤🇭🇺❤💪💪💪💪
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa dowladda Soomaaliland In Shaa Allaah.
Sir ma qabe allaa u sahana guul Somaliland
cadawgeena cadaw kaafiya Alle haku salido duufaan dabaylo danab daadad duumo iyo ciidan ku filaada waa sidii berigii ay iskugu keen wada soo raaceene guul guul somalilan Amiin
Siyaad bare ayaa taas ku guuleysan waayey
Allahayow dadkan naga qabo ,dadkood iyo dalkooda miyey wax qabsadan ,maxa somaliland daba dhigay ,somaliland guul iyo gabanimo
Gul gul Somali land ❤❤❤
Waa. Looqiyaasay. Nimankii. Reer. Waqooyi. Misakiina
Wllee rag badan Ayaan u baqayaa
Udhinta cadaawadiina futo madoobeydine Munaafiqiin xaasidiin Alle majecla weya kudhamaan doonaan khanaasiirta Alle nagawada sareysiiyey eeydaa gaajooneysa ee bilaa iimaanka ahyaahuu.Oo walee cagatayada baad kujirtaan waligiin 💚🤍❤️🫡💚🤍❤️🫡cadawna 🦶🦶hoosteeda illa abad 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ true
Sax
Oky
Tii. Hoore. Ayaan. Wax. Kugu. Gaadhiin. Allh. Iskukiin. Jeedi
Awadal maa waxay moden bila aqali
Warsangali degaankiina ka ceshada dhulbahante
Sharciga wuxuu qabaa kuuxda gooni goosatada ah in dhamaan ladilo xoogna lagu muqooniyo waayo waafalaagu
Somaliland oo sheegta inay dhan yihiin 6,000,000 oo qof hadan lakari layahay in lahelo 200,000 kun oo askari halka Hargeisa oo ay Ku noolyihiin 1.5 million qof hadan lakari layahay inlaga helo 50,000 oo askari waa cajiib
😅😅😅 reer sheekh isaxaaq waa saldhiga soomaalilaan kudhisantahay waxana anagaa samayna jabhadii hawiye ee kahor timid afwayne bare anagaa samaynay oo hubaynay tii ogaadeena anagaa samaynay 60kina calanka anagaa keenay 191na anagaa kala noqonay soomaalilaan iyo jiritaankeedana anagaa usoo halganay casharkaanu anagu bixino cid nagu deyi kartaa majirto isku day kastoy sameeyaan tooda manoqondoonto insha allaah
Dabadhilif wala ogaa
Reer xamarku futaday ka hadleen awooda milatari ee somaliland ay ku qabsanayaan maxay al shabaab isaga xorayn waayeen nagusoo dhuusa somaliland way guulaysataye
Ninka leh xoog ha lagu muquuniyo waa kuma?
Qurjiile naasdheer iyo huwantooda gaajadii waxay tustay inay baabuurta maadhaan madax furashana kaqaadato gudaafad 😅
Waa awrtable ninka sida u hadlaya muxse shalay AFWEYNE UDIFAACI WAAYEY HADU TAAGLEEYAHAY
Waxaan aad uga xumahay inaanay Somalidu waxba ka baran Taariikhda shalay Iskadaa tii hore
Dadka ku fekeraya Somaliland halagu burburiyo cudud ciidan ama dhexdeed ha laysku diro
Mashruucaas waxaa Ciyaaray Dawladii Kacaankii Barakaysnaa ee uu Hogaaminayey Jaale Maxamed Siyaad Barre
Gobolada Somalidu waxay ahaan Jirteen 16 Gobol wuxuu laba Gobol u magacaabay Darafyada
Isaga oo Caynaba Raaciyey Laascaanood
Waxay billaabeen inay Hubeeyaan Beelaha Darafyada taas oo ahayd inay collaad raagta la dhexdhigo Beelaha wada dega
Halkii uu Jabhadana la heshiin lahaa Beelahana wallaalayn lahaa
Dawlada Somalia waxay ahayd Dawlad xoog badan oo ka Talisa min Lawyacado ilaa rRaaskaanbooni
Maanta Dawlada xasan sheekh oo aan xukumin Muqdisho siday ugu fekeraysaa inay Somaliland burburiso
Ma u leedahay awood?
Iyada oo uu hogaaminayo Dawlada federaalka nin wakhtigaa garraad lahaa
Dadka Somaliland ma Taariikhiyan ma yihiin dad Xoog lagu Muquunin karo ?
Ma yihiin dad siyaasiyan loo Qaybinkaro?
Juquraafiyan dhulkooda ma lagu dagaalami karaa?
Waxaa Hubaala ninka Odhanaya
Hadee Muuse iyo Ciidankiisa ayaa lala dagaalamayaa inuu ku socdo Xeedhada Salkeeda
Dhintay ee adna dhimo waa Khatar
Waxay u badan Tahay Xasan Sheekh haduu dantiisa garan waayo inuu ku danbeeyo sidii Cabdiqaasin Salaad Xasan
Haduu somali wax tarayo hasoo nabadeeyo Muqdisho
Xasan sheekh iyo ismaaciil c geele waxa aad wadan waxaad ka faaidan waxba hayga siinina
In sha Allah shul iyo shuf cadawga Somailan sidii Alle laga arki jiray waxba kama Sidanee
Aloow wixiishar wada sharkooda kuceli ookubaabii ayaga
Baal deeye cimrigu leeg yahaye ee uu daal deegen aye rabaan ine houooyin laa goblamiyo laa burburiyo daale ayee hoore uu burburiyeey. Waale ine ade adu burburi bii idmiila
Beelaha isaaq ee habaryoonis ee dega dhulkaas ha ka fiijignaadaan gaadmada cadowga gaar ahaan dadka reer miyiga ah dumarka iyo caruurta ha laga ilaaliyo cafowga wareegaya sanaag isaaqow hu ka qaata oo iska ilaaliya cadowga sidii Buuq dharkayn yaanay ku dhicin deegaanadiina
Somalih waxaa u shegayah dofarkan aad dawanaysan waa oromoh Afsomalih bartay e iskah ilaliyah wuxuu fahmay in u somalidah isku diroh dofarkah Afkah baladhan
Hhhh awooda milatry halkay taalaa miyey amnigooda ku sugtaan reer dhan oo wada dayeysan qaraxa ayaa wax uwada dhimay
Warsigili waa ilbax argaxisada SSC hala xasuuqa waa mujrimiin garaadlawaayaasha halalaayo
Waar inankaa bushad somaliand sheert hasiiso
Xalane horta u tali ,dakiisi ayaanu u talin karin ,markasuu somaliland afka ku soo tageyaa ,tuuk ,ilahay dadka ha idiinka qabto