Ganacsade saliid-macsaro u dhoofiyey Mareykanka oo khasaaray 40 kun oo Doollar! | Labeenta Bulshada

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Follow us:
    Facebook: / labeentabulshada
    #LabeentaBulshada #somali

Komentáře • 35

  • @H_karaama27
    @H_karaama27 Před 9 měsíci +8

    Dhadhanka guul darada waxa dareemi kara qof guuleystay wa xaqiq an so maray

  • @user-qz3vq3dv5y
    @user-qz3vq3dv5y Před 9 měsíci +5

    Sxp waa codsi sheekoyinka ganacsiga soo badi

  • @mojama78
    @mojama78 Před 9 měsíci +4

    Naagta shiinayska ayaa Israaqad ilaahay ugu daray. ManshaaAllah

  • @daudbulxan6148
    @daudbulxan6148 Před 9 měsíci +6

    Dareenka qasaaraha 40ka kun iyo lcgaha kale inaa dareento weeye warye. Meesha qosol ma yaal😢

  • @fuaadabdullahixusen9687
    @fuaadabdullahixusen9687 Před 9 měsíci +3

    I like this man role model

  • @walirastaproduction5678
    @walirastaproduction5678 Před 9 měsíci +1

    Mashallah waa nin adag oo rabigiisna kaashaday

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 Před 9 měsíci

    Cajiib , ninkan waa wayo Arag
    Wax badan u soo joogay
    Masha Allah

  • @qanilife
    @qanilife Před 9 měsíci +3

    Asoo dhameystiran soo dhiga wll yal😊😊

  • @Ibrahaji746
    @Ibrahaji746 Před 9 měsíci +3

    Soo badi sheekooyinkan oo kale

  • @tajudinbayaan2700
    @tajudinbayaan2700 Před 9 měsíci +4

    Best content❤

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j Před 9 měsíci

    Masha Allah qiso nin sheekayn yaqaana uu ka qisooday. Thank you

  • @user-ii4sk5nk3p
    @user-ii4sk5nk3p Před 9 měsíci +2

    Mahadsanid

  • @FeisalAbdukadirMohamed
    @FeisalAbdukadirMohamed Před 9 měsíci

    waa sheeko cajib ah wa idin salamaya asxabay. thanks

  • @nuraldin2656
    @nuraldin2656 Před 9 měsíci +2

    Naxariista ilahay lagama quusto

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Před 9 měsíci +2

    Masha allah

  • @sacadyare8733
    @sacadyare8733 Před 9 měsíci +1

    Qosolka marbuu xumaadaa

  • @sharmakeabshir9192
    @sharmakeabshir9192 Před 9 měsíci +4

    Barnaamijka wa haaf ninkan isaga xogtiisa ganacsi qisadiisa nalaso wadag

  • @fnw8688
    @fnw8688 Před 9 měsíci

    Meeshan toos uu shiid ame uu ganbi hada wa so labraya. More videos aya ka sugeyna Abwaan Ibrahim

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 Před 9 měsíci +1

    Qof waliba wixii u qoran aduunka asago uurka hooyadii ku jira alle u qoray mana ka tagi doono dunida asago helin.

  • @nasiib157
    @nasiib157 Před 9 měsíci +1

    Jooji qosolka

  • @Mustafeabdi8973
    @Mustafeabdi8973 Před 9 měsíci

    Khasaaro

  • @mariamaabdulkadir5164
    @mariamaabdulkadir5164 Před 9 měsíci

    Qofkii Nagu qaliyeeyay macaarada

  • @user-qz3vq3dv5y
    @user-qz3vq3dv5y Před 9 měsíci +3

    Sxp anaga waan ka faideyna channalkana wuu ku faida

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před 9 měsíci +2

    Waa arrin ka yaab leh😂😂😂

  • @ameinali9371
    @ameinali9371 Před 9 měsíci

    msha allh aqon badan iyo khibrado badan baa laga faaidayaa chnelkan

  • @CUMARXAASHIHIRAABE
    @CUMARXAASHIHIRAABE Před 9 měsíci

    Meesha waa in jidhi la keenaa.

  • @addesom
    @addesom Před 9 měsíci

    Guuldaro dabadeed ayay guuli timaadaa

  • @moneyextra6316
    @moneyextra6316 Před 9 měsíci

    Sxp dadka ganacsiga kuso jawen kana gukesten caqabadaha so badi 😮😮

  • @hebeldafearless9786
    @hebeldafearless9786 Před 9 měsíci

    Xayesiinta qaylida dheer dadka kala xishooda

  • @CaafiTiens
    @CaafiTiens Před 9 měsíci

    Kan wax wareysanayo maxaad uku qosli

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay Před 9 měsíci

    Kkkkkkk

  • @anassaalax2633
    @anassaalax2633 Před 9 měsíci

    Qof dhib qabsaday oo lagu qoslaayo mxa waaye yaab badanaaa

  • @liverpoolynwatraining3157
    @liverpoolynwatraining3157 Před 9 měsíci

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-bx9ll9ph1c
    @user-bx9ll9ph1c Před 9 měsíci

    jow kow now jaahil walba youtubka bu so farista uu sheegta lacaglee ama sheikh jow kan waba big jaahil wana tuug wajiigiisa nacalaad ba ku taala abihiina mu maqlin in u ganacsi jiro iskada in uu ganacsade noqdo lakin dadka aqliga yaar waxan ay maqlayan bay run moodayan jow kow now hadana bow

  • @user-qz3vq3dv5y
    @user-qz3vq3dv5y Před 9 měsíci +2

    Sxp anaga waan ka faideyna channalkana wuu ku faida