FAGAARAHA 14aad HAB-QAYBSIGA AWOODA GUDOONKA SOMALIA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • HAB-QAYBSIGA AWOODA GUDOONKA SOMALIYA DEC. 6 2014

Komentáře • 36

  • @shuaybabdullahi8648
    @shuaybabdullahi8648 Před 8 lety +1

    ummada qarkood dad waxa jidha jirka ka bina aadam ah maskaxdana ka qashin quba like ka shaydanka ah iyo saxiibki shulaqa

  • @ciidankakooficaska2648
    @ciidankakooficaska2648 Před 9 lety +2

    People think that a liar gains a victory over his victim. What I’ve learned is that a lie is an act of self-abdication, because one surrenders one’s reality to the person to whom one lies, making that person one’s master, condemning oneself from then on to faking the sort of reality that person’s view requires to be faked

  • @Somfox1
    @Somfox1 Před 8 lety +1

    waa aqoon yahano somaliya u baahantahay in ay khibradooda ka faa ideysta , well done somali intellectuals

  • @barkhadmaxamed8628
    @barkhadmaxamed8628 Před 8 lety +3

    Meesha waxan ku arkaa dad somali ah oo somali la ladlaya lkn english bdn adeegsanaya markaa aqoonyahanku ma in mark uu dadkiisa la hadlo af qalaad ku hadlaa ha uguba darnaado nink meesha ugu weyn rooble la yidhaahdo " af qalaad aqoontu miyaa"

  • @ahmedciiltire2
    @ahmedciiltire2 Před 8 lety +1

    masha allaah faisal rooble geesi libaaax ayaad tahay xaqiiiq oo dhan ayaad ka hadashay libaax geesi nimada iyo aqoonta ayaad hudo asal usoo lahayd nolooow

  • @hazlaahmedbarre7672
    @hazlaahmedbarre7672 Před 7 lety

    Hormar dalka wuuu iftiiimayaaa hore haloooo wado somaliyeey waaaa hormarka dalkeeena

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 Před 5 lety +1

    Aqoonta uu doono ha sheegto
    Nin KU baaqaya secularism (cilmaaniyad) wax fariin ah inama Soo gaadhsiinayo
    Diinta iyo nolosha maalinlaha ah ee qofka muslimka ah ma kala maqnaan karaan kamana maarmi Karo qofka muslinka ahi

  • @wtfmoments3886
    @wtfmoments3886 Před 7 lety +1

    subxaanalaah ilmo mareykan

  • @hormuudgeesi8070
    @hormuudgeesi8070 Před 8 lety

    Kuwan waxa ay soo wadaan yaraa...ugu yaraan haddii ayna diinta naga saarin ayaan maadh joognaa.

  • @superfun1819
    @superfun1819 Před 4 lety

    Keep going

  • @mdjamalnidal774
    @mdjamalnidal774 Před 8 lety +1

    NIMANKAN HADLAYO WAABA HOWL GAB WAA RETIRED MEN, 65+ OLD BAGS. THEY SHOULD BE IN HOME CARE OR ADULT DAY CARE THEY SHOULDN'T BE ON THE MICROPHONE..SIDII ARAGII CAMAL IN LOO ILAALIYO WAAYE MARKAY GARAAN DA'DAAN OO KALE

  • @stevencalib4275
    @stevencalib4275 Před 5 lety

    Somali non muslims are becoming large in number abroad

  • @omarhusseinmohamud7757

    waxaan dhaliilay xiritaanka marnaamijka oo ku soo gabagaboobay markanku waa dad naga caqli badan aannu kala qabino caqligga iyo aqoonta la barto
    waxaan qabaa caqligu waa hibo eebbe baxsho balse .

  • @boqoradayar7758
    @boqoradayar7758 Před 6 lety +1

    Diin ma rabbo danna ma noogu jirto waa wax qurun ah oo arxan daran dadka isku dirta

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 Před 5 lety

      Maxaa tidhi I gali yaaa
      Ma I gali baa tidhi

  • @MrQararo
    @MrQararo Před 9 lety

    Gunanadki barnamijka waxan kafahmay inay somalia udhiig baxayso hogamiya ama leaders dadka udacad ah si wanagsana wax uhogaminkarayo. Tasina nooma muqato hada madama madaxweyne ila parliament aysan sharciga dhowreen. Sida daradeed bal an aragno next episode inshalah. Sida aqoonyahanku yidhi what a interesting time to live hahahahaha.

  • @abdusalam4185
    @abdusalam4185 Před 8 lety

    At soomaali iyo aqoon ayuu alle kugu manaystay

  • @aldhariiqatuindhadheere1153

    kkk odeyka marekan ayaa ku qufulan war anaka somali muslim ah ayaa nahay hadad adinka diinta ka baxdeen

  • @aldhariiqatuindhadheere1153

    yahuu ma sii hadlayaan yaasa wax kaqadanayo

  • @mohamoudhassangeldon560

    Dooda Faysal waa lakal gooyey, hadaad u fiirsatid daqiiqada 34:30, waxa uu su faahfaahsan uga jawaabayey su'aasha odhanaysa Federalismka somalia wa loo keenay, isagoo barbar dhigay nidamka Unitary ga, laftiisana ah mid soomaliya loo keenay. sido kale hadalka meesha ka maqan wuxaa ka mid ah jawaabta su'aasha labaad oo ahayd nooca federalism ka aynu qaadanayno oo uu sheegay noocyada federalism ka islmarkaasna uu sheegay nooca somaliya qaadatay ee constitution ka ku qoran.

  • @abdikadirali536
    @abdikadirali536 Před 8 lety +1

    Islam ma isku dhaqnaa I will say no kulahaa shahadada haloo qabto odaygaas wey la tararaxday

    • @ajubragis6435
      @ajubragis6435 Před 8 lety

      Wuxuu ka waday al-shabaab mise "khalifaada" waxaas ayuu diiday,

    • @abdikadirali536
      @abdikadirali536 Před 8 lety

      +Ajub Ragis khilafada maxa kawada brother

    • @MOHAMED-tt8mf
      @MOHAMED-tt8mf Před 2 lety

      @@abdikadirali536 ma nooshahy pro😂

  • @dualeibrahim9954
    @dualeibrahim9954 Před 8 lety

    umada kun baa baa biyay Allha in kaqabato

  • @omarhusseinmohamud7757

    aan raacshee aqoonu waa wax la barto balse caqligu waa hibo eebbe uu baxsho dadkana looma simin marka qoon qoon kama caqli badan karo mid uu eebbe gasho mooyee waaba dad aan alle rumaysnayn i kutaabtiisa

  • @inaisse947
    @inaisse947 Před 7 lety +2

    wan ku racsanahay Professorka waa in Secularism an garnaa madama dinta an wali laisku fahmin sida ay u saxan tahay iyo ururada oo ayamahan danbe kenay iney fikiradoda diimeyan

  • @abdusalam4185
    @abdusalam4185 Před 8 lety

    Faysal rooble aqoon yahay soomaaliyed oo aragti dheer leh

  • @ahmedciiltire2
    @ahmedciiltire2 Před 8 lety

    masha allaah faisal rooble geesi libaaax ayaad tahay xaqiiiq oo dhan ayaad ka hadashay libaax geesi nimada iyo aqoonta ayaad hudo asal usoo lahayd nolooow

    • @Kamal_HDN
      @Kamal_HDN Před 8 lety

      diinta islaamka in lagu dhaqin miyaad Ku raaceysaa dalka somaliya. subxannallah Allah kusoo hanuuniyo . hadaad Muslim tahay