SAACID INTUU KU DANBEYAY? SU'ALO IYO JAWABO

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 113

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před 9 měsíci +23

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariis badnaa, uguna akhlaaq badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤️ ‎ﷺ ❤️

  • @aishaabdullahi234
    @aishaabdullahi234 Před 9 měsíci +11

    xabibty adiga iyo sacidba Allah haidin barakeeyo mashaAllah dad wnagsan tihiin Allahumma baarik 😍🥰😘

  • @najmanuraciid1045
    @najmanuraciid1045 Před 9 měsíci +2

    Saacid sumayo isku waraa abid wlhi wani jeclahay sualasha dadki kugu wareeriyy bn ku jiray nolada yaqey alle awlaad baariya ha idin siyo ❤❤❤

  • @ritaajcabdilaahi225
    @ritaajcabdilaahi225 Před 9 měsíci +1

    Barakooba oo bata waligiina jclkiina sidaan isku jeclada❤4ever walahey

  • @xamdiitoibrahim8723
    @xamdiitoibrahim8723 Před 9 měsíci +14

    Hamblyo Sanad Guradiina Hno ❤
    sanado badan wada Jira oo wada joog 😩💗🫂

  • @fartunhassan3051
    @fartunhassan3051 Před 9 měsíci +2

    Alla anaa dawecadasleh ani dadka dadka ladagalama ma ahi lakin dadlee udakalamaa thanks tawintada

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 Před 9 měsíci +5

    Ale ha ku barakeyo familykaga abayo mcnto ale dartii baan ku jeclahay 🥰🥀❤

  • @canabcabdullahi4401
    @canabcabdullahi4401 Před 9 měsíci +1

    Maasha allh isku waara abid lamaane aaa jclahy ❤rbi mar kle ha idiin kulmiyo Amin

  • @anisocabdi2045
    @anisocabdi2045 Před 9 měsíci

    mahad sanid apyo sumayo sida quruxda badan aad noogu soo gudbisay iyo waqtiga badan aad noogu soo gudbisay apyo mahad sanid horey usoco apyo ❤💥💫

  • @Qnaragsan
    @Qnaragsan Před 9 měsíci +2

    soo duceeya imtixaan ba igu dhacay jeel ban galy wan xanuusady depression ba igu dhacady wadan baan jooga bilooo shaqo ku ahay in ilahy farash ii furo esoo duceeya plz 😢😢

    • @nasteho_Beauty
      @nasteho_Beauty Před 9 měsíci +1

      Alle qalbigaga ha ku qabojiyo alle ha ku rumeeyo riyadaada wllo iska samiir

  • @hamdabilan838
    @hamdabilan838 Před 9 měsíci +4

    Allow olwad kher qabo oo bariyal 😢

  • @khadrishgwal1202
    @khadrishgwal1202 Před 9 měsíci +2

    Masha allah beenta maha odaygaga waqtigaga ugu badan asaga sii ❤

  • @asmaanaxariisbdn2105
    @asmaanaxariisbdn2105 Před 9 měsíci +1

    M.a Alle ha idin xifdiyo wa run xirirkiina inu ka horeyo qancinta dadka kle wayo dadkaba inta isla jogtane faraxsantihine idin dawanyan oo wax qurux badan idin ka arkayan sumayo yariisy wanku jeclhy xppti ♥️☺️

  • @Shukrancali7746
    @Shukrancali7746 Před 9 měsíci +21

    Illaahow mid saas noo fahma weey yartahy in la helo nin saas kuu fahma😢🎉❤ isku waara

  • @Nimcocali128-gp6iy
    @Nimcocali128-gp6iy Před 9 měsíci +11

    War anigaba marka uurka yeeshay imika 3 bil ban ahaye waxan barty tin sida loo dabo cilaankina wan wada barshadiisa lkn tintii wan barty🤣🤣

  • @homemadeafrica
    @homemadeafrica Před 9 měsíci

    Masha allah ilmo baariyaal hela insha allah

  • @Xilkas44
    @Xilkas44 Před 9 měsíci +1

    m.a isku wara my dhiiga❤

  • @lakialiyusuf177
    @lakialiyusuf177 Před 9 měsíci +20

    Marka hore waxaan niigu hampalyeeynayaa wada jirkiina sanad guuradiina isku waraa ubad khaayrle kala hela oo bariyaala xajka indin geeyo oo idin xambaara wlhi si niyada ayaan idiin taageraa waa macquul in dadka qaar ay idiin arkaan dhaadhaamin balse aniga iyo inkaloo badan ayaa diamond 💎idiin aragno niyad saafiya ayaan idinku sitaa Sumaya iyo Saacid cadawgiin unoolaada maalin uun inaan idinla kulmo wan jeclahay farintan laka yabee inaa kudaasho wali warbaa isoo riixayaa lkn waan joojinayaa 🤐💯💕

  • @user-fr9ql4lx1l
    @user-fr9ql4lx1l Před 9 měsíci +3

    m.a best couple isku wara abid❤❤❤😊😊😊

  • @marrisaquenofficial9299
    @marrisaquenofficial9299 Před 9 měsíci +5

    saan u sugayey leee guleysta sumeyo iyo sacid ❤

  • @safiyaabdurahman1725
    @safiyaabdurahman1725 Před 9 měsíci

    Alle ha barakeyo familygi quruxbada allow aniga is mid ansakale iskugu faraxsan nahay

  • @bisharamoalim3825
    @bisharamoalim3825 Před 9 měsíci +1

    Masha Allah wada jira abad❤

  • @zamalmehrain6264
    @zamalmehrain6264 Před 9 měsíci +1

    Quruhsan ❤️

  • @hamdabilan838
    @hamdabilan838 Před 9 měsíci +1

    Ayy farxdani jclahy 🫂👑👸❤️

  • @aliyahcajiib2536
    @aliyahcajiib2536 Před 9 měsíci +1

    Xamar jadiid u jogaa meshaa isku barateen 😅 daraad ku arkay ninka dabal dabal cml u socona e socodka hagaji dheh 😅😅

  • @user-ir9nx3nn4q
    @user-ir9nx3nn4q Před 9 měsíci +1

    Masha allh abaayo hor marwacan wakujeclahay guleso 🥰

  • @asmahassanasma3385
    @asmahassanasma3385 Před 9 měsíci +2

    Macnye aniga xata walhi wan iska ka jeclhy qaliye ale darti ku jeclhy

  • @Zaam_sheno27
    @Zaam_sheno27 Před 9 měsíci +3

    Isku wara abid❤😊

  • @SuhaybaDaahir-fy4nv
    @SuhaybaDaahir-fy4nv Před 9 měsíci +1

    Abaayo sumayo waa ku JECLAHAY 😍 💖

  • @najahali8479
    @najahali8479 Před 9 měsíci +3

    Sumaya wll qalpi wanagsan❤

  • @nastehanorahmed3569
    @nastehanorahmed3569 Před 9 měsíci +2

    Xaafadeydi xamarjadid❤

  • @zamiira.abdi.
    @zamiira.abdi. Před 9 měsíci +1

    M.a abyo isku waara ❤❤❤

  • @haana28
    @haana28 Před 9 měsíci +2

    Sumaya abaayo allaha ka sharfo abaayo

  • @AmaalJimcaale-dd4fb
    @AmaalJimcaale-dd4fb Před 9 měsíci

    Sumaya abyo wakutagera waxatahy lajamad hooray usoco my sister ❤ ♥ 💖 💕

  • @hodanmohamedlifestyle
    @hodanmohamedlifestyle Před 9 měsíci +2

    Maansha allaah❤❤❤

  • @cuud_
    @cuud_ Před 9 měsíci

    Masha allah barakoba❤❤

  • @ridwaanmohmett
    @ridwaanmohmett Před 9 měsíci

    M.a wllshei sumayo nolow inte nolol jirto ❤🥰😍

  • @ifraaxhussein7443
    @ifraaxhussein7443 Před 9 měsíci +2

    M.a mi couple aad baan idiin taageeraaa❤❤❤

  • @nimcocumarckiriin961
    @nimcocumarckiriin961 Před 9 měsíci +1

    Abaayo insha allaah ayaailaaday

  • @FardowsaMohamedmohamud-mk3ro
    @FardowsaMohamedmohamud-mk3ro Před 9 měsíci +2

    Manshalh ❤❤❤❤

  • @MaryamAbdi-ji2wv
    @MaryamAbdi-ji2wv Před 9 měsíci +2

    Apyo ani adi isku mid aa nhy marwa ahy sandki 2aad jamacda aa wadaa waxan jeclhay ina heer sare wxbrshada ka gaaja role model aa ii thy waa ku taagera

  • @manalabshir4900
    @manalabshir4900 Před 9 měsíci +1

    4:26 ana igu dhcdy😢

  • @user-bf2xx2mx9t
    @user-bf2xx2mx9t Před 9 měsíci +8

    خليكم مع بعض الله يحفظكم والله احبكم 🫶🫰

  • @UbaxAadanCaliDaauud-de8wx
    @UbaxAadanCaliDaauud-de8wx Před 9 měsíci

    Abaayo mcnto wallhi wan ku jeclahay❤❤😔

  • @SacdiaSiman-kh7qr
    @SacdiaSiman-kh7qr Před 9 měsíci +2

    Ala aniga tiktok ka weeydiiye waan isku jeeda😂😂😂

  • @hajiraozmanhassan9954
    @hajiraozmanhassan9954 Před 9 měsíci +1

    Isku waara yaacy ❤

  • @safiyoabdi43
    @safiyoabdi43 Před 9 měsíci +1

    Mashalah

  • @fardowsahayat5005
    @fardowsahayat5005 Před 9 měsíci

    Mansha Allah may famiali ❤❤

  • @sahroabdullahi496
    @sahroabdullahi496 Před 9 měsíci

    Masha Allah

  • @asmitaaahmed1335
    @asmitaaahmed1335 Před 9 měsíci +1

    Walaley macaney video no so badhi

  • @user-bf2xx2mx9t
    @user-bf2xx2mx9t Před 9 měsíci +7

    ما شاء الله 💞🥰

  • @adnomohmed5740
    @adnomohmed5740 Před 9 měsíci +1

    Omg aliyah same my daughter ❤

  • @manalabshir4900
    @manalabshir4900 Před 9 měsíci +1

    7:46 suurooo😂😂

  • @user-bc7ts3jy8b
    @user-bc7ts3jy8b Před 9 měsíci

    Alla sumayoo said meeshuu joogo waaba xaafadeena

  • @Ryn20011
    @Ryn20011 Před 9 měsíci +3

    Rayaan lama nicikaro yah abayo😂

  • @Hibaaqeyyy
    @Hibaaqeyyy Před 9 měsíci +3

    Vlogs soo badi😢

  • @hamdabilan838
    @hamdabilan838 Před 9 měsíci +1

    Wyo bdn wada joga Io farxad

  • @asmitaaahmed1335
    @asmitaaahmed1335 Před 9 měsíci

    We like your videos and flogs try to make more

  • @nemoahmed6823
    @nemoahmed6823 Před 9 měsíci +3

    Masha allah so cute family walalo isku waara❤️

  • @princesskajal9595
    @princesskajal9595 Před 9 měsíci +2

    Alla wa is arkey😂😂

  • @hamdabilan838
    @hamdabilan838 Před 9 měsíci

    Wey sacid is back

  • @MunaHassan-qr3rj
    @MunaHassan-qr3rj Před 9 měsíci

    Go forward sister

  • @Abdullaahibulshaawi
    @Abdullaahibulshaawi Před 9 měsíci +1

    Wllhi dayniile ujoogyaa wllhi seeba gubta dumashi xamar ujooga dheh

  • @NimcoMacallinAadan-xe5br
    @NimcoMacallinAadan-xe5br Před 9 měsíci +1

    M.a Allah idin. Xafido

  • @shugricali-ux7yj
    @shugricali-ux7yj Před 9 měsíci

    Pls magaca Aliyaa ha nicin😂🥺

  • @quenmaido2022
    @quenmaido2022 Před 9 měsíci +2

    Ani xta mahir jeclahy ina ubaxsado lkn ninki lama haayo taas wa dhibatada😂

    • @hoodoqarandabaraani6555
      @hoodoqarandabaraani6555 Před 9 měsíci

      Maahir jcyl an u qabo cunuga Habaryar u ahay baa u bixiyey ana i.a inaa ubaxsada rajayn Hada wiilka Habada u ahay hooyadi waxay dhahda wiilkaagi wiilkagi isago 6 bilod jira bay haday rabto dhahda naa kalay seexso cunugaan 😂

    • @rahmaissack6536
      @rahmaissack6536 Před 9 měsíci +1

      Ihya hko sahalo😅😅😅😅😅

  • @AsmoAbdi-rl4io
    @AsmoAbdi-rl4io Před 9 měsíci +1

    Meeshiiina ari ma joogo

  • @MohaMacalin-hp1fu
    @MohaMacalin-hp1fu Před 9 měsíci

    Hambalyo ❤❤❤❤🎉

  • @manalabshir4900
    @manalabshir4900 Před 9 měsíci +2

    Mxa sugayi 😂😂

  • @safaamohamed6953
    @safaamohamed6953 Před 9 měsíci +1

    Somalia joga sacid daahas AYANA ku gartey Ina uu hadlin

  • @cawaaliyashaa4085
    @cawaaliyashaa4085 Před 9 měsíci

    M.a❤

  • @Siciid-z7f
    @Siciid-z7f Před 9 měsíci +1

    Sumaya Kan Cali uraye maladhoho kulaha😂😂

  • @nimanoor3214
    @nimanoor3214 Před 9 měsíci +1

    Cayal cayal maxa iskaga dhigta hurta

  • @nadiiracumar2639
    @nadiiracumar2639 Před 9 měsíci +1

    Waxaan moodaayay in aad isa so raacdeen

  • @ZadiaHaroun-mp8oc
    @ZadiaHaroun-mp8oc Před 9 měsíci +2

    Same thing ana sasan ahaa gabadh lix naagood isugu tageen ayaan u dagalamay ilaa markhaati si walban uga celiyey kadib nagihiibabay la zaxiibtay anayba cadow ii aragtay 😅😅😅

  • @nastexokhaliif4473
    @nastexokhaliif4473 Před 9 měsíci +3

    Wah siciid muxu soomalia ka dooona yaaab

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 Před 9 měsíci

    Rayaan iyo amirr jeh🙈

  • @user-ky1sy6bz3e
    @user-ky1sy6bz3e Před 7 měsíci

    😅

  • @manalabshir4900
    @manalabshir4900 Před 9 měsíci

    5:20 ani xit izo qado😂😢

  • @mowledomershow6044
    @mowledomershow6044 Před 9 měsíci

    Asc abayo ilm malhd miya

  • @AsmoAhmed-ip4dd
    @AsmoAhmed-ip4dd Před 9 měsíci

    Wcs

  • @CaaishoCabdulaahi-bv8ct
    @CaaishoCabdulaahi-bv8ct Před 9 měsíci

    Guuleesta kuweyga

  • @RayanAbdirahmaanAhmed-rj9uu
    @RayanAbdirahmaanAhmed-rj9uu Před 9 měsíci

    Rayaan😮

  • @Hiirpalmia
    @Hiirpalmia Před 9 měsíci

    ❤❤❤❤

  • @amiirahussein6125
    @amiirahussein6125 Před 9 měsíci +1

    Sumaya saciid soo kexya ❤

  • @salmiish544
    @salmiish544 Před 9 měsíci

    ❤❤❤

  • @DoctorsXafsaXafsaaxmed-iy6xl
    @DoctorsXafsaXafsaaxmed-iy6xl Před 9 měsíci +1

    😂😂😂😂walhi Waa qosley

  • @dytffttg6491
    @dytffttg6491 Před 9 měsíci +1

    Wad isku so baxden wlh ilhy waxan karajen ina waligin is jeclatan

  • @user-cm7kk9gf7n
    @user-cm7kk9gf7n Před 9 měsíci +2

    Wlhi sacid xfdena kuarkay cawa 😢😢

  • @abdirahmanmahamoud1294
    @abdirahmanmahamoud1294 Před 9 měsíci

    Cangri buu kujiray😂😂😂

  • @sahroabdullahi496
    @sahroabdullahi496 Před 9 měsíci

    Hhhhhhh

  • @user-sr1ft5dt7n
    @user-sr1ft5dt7n Před 9 měsíci

    Gabey

  • @nadiiracumar2639
    @nadiiracumar2639 Před 9 měsíci +1

    Naa ninkani maanuu ku so raacin wax na fahansii say wax u jiraan

    • @princesskajal9595
      @princesskajal9595 Před 9 měsíci +1

      Sowtan tiri Somalia 🇸🇴 ayuu joga asne dhahay Somalia jogaa ma fiirsan miya 😅

  • @mamoifraax
    @mamoifraax Před 9 měsíci

    😂😂😂

  • @SuntaFaaraxmajopasto58
    @SuntaFaaraxmajopasto58 Před 9 měsíci

    saacid ma kaam ayaad geysay🤣Turkida dadkeedu waa cunsuriyeyaal lkn soomali baa kasii cunsurisan😅 couse Anaga soomalideena dhexdeeda ayaaba isku cunsuriyeyna 🤣

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf Před 9 měsíci

    Been maahan

  • @annnnihs1174
    @annnnihs1174 Před 9 měsíci

    😂😂😂