HEESTA l CIIDA l CAWAALE AADAN l JIGJIGA l 2018

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Fanaaniinta Qurbajoogta
    Haboon ugaas
    Jigjiga ESTV
    Heeso Cusub
    Ciid Wanaagsan
    Showga Ciida
    2018
    Cawaale Aadan Ciida Estv

Komentáře • 282

  • @hodanmohamed5889
    @hodanmohamed5889 Před 2 lety +35

    Heestan shiikhal ba lo qaday gobalada kle e ad maqashid intaba way dagan cidna kama daba fadhiyan raaso na wa u kaligod cidna lama dagto inta gobal kasta o ogaden dago wan ladaga lkn ani nin ogaden ah raaso gabal uguma dhaco wana uguma baryo inu shaqale dawladed yahy moye midakle abwan carafaad wa nin shiikhal qudub ♥️ ah o rer warfa dhalen dadka yan laysku qaldin ilahyba xuman naga dhereyay 🛌♥️

    • @zaamabdy4535
      @zaamabdy4535 Před rokem +2

      Barasha wgsn duulkaa lasheego daan wa duul Og ❤😂

    • @abdirahmanmohammedwehlie4383
      @abdirahmanmohammedwehlie4383 Před 8 měsíci

      Abtiyaal adban idin jeclahay dhulka dagtaan inan bartana waku faraxsanahay❤️

    • @Mii94.
      @Mii94. Před 16 hodinami

      Qalbiyy xasha xumn ma lihidin❤🇸🇱

  • @norwegian_poi3780
    @norwegian_poi3780 Před 3 lety +75

    Heestan Waxaa Loo Qaadey Gabar Uu Cawaale Jeclaa Sheekhaal Qudub Ah Kana Soo Jeedo Magaaladii Raaso From Loobage ❤❤❤

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 Před 3 lety +4

      Maya sxb Hablaha Ogaden ayaa loo qaaday abwaan carafaad ayaa sameeyay oo ah yarkan la fadhiyo waa nin OG ah dhulka la tirinayana badi waa dhul Ogadeen inta yar ee kala suugaanta ayuu ku qurxisanayaa.

    • @norwegian_poi3780
      @norwegian_poi3780 Před 3 lety +6

      @@guledfarah8610 Anyway Gabar Somali Ah Ayaa Loo qaadey

    • @nimcohassan2120
      @nimcohassan2120 Před 3 lety +18

      @@guledfarah8610 abwaan carafaad goormuu ogaadeen noqday qofkii jigjiga jooga ma ogaadeen abwaan carafaad waa nin sheekhaal ah reer aw qudub ah ina adeerkeey ha sheeganina qabiil uusan ahayn dusha haka saarin heestana gabar sheekhaal reer aw qudub ah ayaa loo sameeyay wax walba idinka in niilaku tilmaamo ayaa jeceshihiin

    • @FarhanGabose
      @FarhanGabose Před 2 lety +1

      @@nimcohassan2120 wllo waa bahgari wana ogaaden caeafad waana rer dhoobaweyn gobalja qoraxwy rer ko dhan ana,aqan

    • @FarhanGabose
      @FarhanGabose Před 2 lety +3

      Heesta hblaha absame ayaa lo qaadey teeda kaleh hadad tolooyinjeba lagu qurxiiyey micnaha heesta leydiina qaadin naga fadhiista

  • @tripleabdinho2710
    @tripleabdinho2710 Před rokem +27

    Gabdhihi xural ceynta aha ee shekhaal ba iskaleh hestan❤🙌🔥

  • @faraxahmed4160
    @faraxahmed4160 Před 3 lety +79

    Wlhi somali idil jecely 💪🇭🇺🇭🇺🇭🇺from Somaliland duriyadii guul shanta somali

    • @shugriyamahamed2887
      @shugriyamahamed2887 Před 2 lety +1

      😆 🤣 😂 😹 ur from Somalia yo, or did u forget... somaliland is in Somalia 🇸🇴...

    • @fathiaaden880
      @fathiaaden880 Před 2 lety

      From somalia to sleeping with us all night 🌙 😴 I don't know 😢 😞 but inchaallah is still very much like that Thanksgiving

    • @mubashirdayib8799
      @mubashirdayib8799 Před rokem

      May hom jarar jano jarar jano

  • @abdimajidabdowmaalim7814
    @abdimajidabdowmaalim7814 Před 3 lety +28

    Marwalba oo aan heesta dhageystoo, xasuus ayaa iigu soodacda, wadnaheydana wuu ilimeeyna. 2020 corona period waxaan isla dhageysan jirnaay gabar oo qaraabo nahaay oo aad ujeclaa, Hada Turkiiga ayaa jirtaa. Abayo mcn meel walba oo aad joogta nabaad iigu oo Allah kuilaaliyo.

    • @Uus998
      @Uus998 Před 2 lety

      Se de cml gar qarbo tihiin aa jeclate inkasto jecylka kal2 yahay. M mies maa ogeen inta qarawo tihin intaan jeclan just wondering lee yah si xun/qaldan ha ii arkin

    • @najiibalpha9409
      @najiibalpha9409 Před 3 měsíci

      You never know what will come upcoming minutes so no wonder we have to be okay what ever it becomes we don't have any choose​@@Uus998

  • @hamdaqani2752
    @hamdaqani2752 Před 2 lety +21

    Raasay degaan dumashiyahay ♥️
    Carrurtayda tolkood♥️

  • @abdifatahsaad2371
    @abdifatahsaad2371 Před 6 lety +75

    Reer jigjiga salamulah wllyal 👋🙏🙌

  • @boqoradiiibuuhodledaraaawi2287

    Adeeer wixiiii reeerihiii dhaaadheeera ah bal haa soo yaaacan nin amxaaari ah like kama rabo 😂😂

  • @najibhassan7018
    @najibhassan7018 Před 2 lety +17

    Waah waah yaasalaam. Dadka lama sinoo waa duriyadi eee ee daa uus lamood qalbiga dalbaday. Aadban idiin salamaya reer jigjiga 👋❤ From turki

  • @alisuldan235
    @alisuldan235 Před 5 lety +18

    Waaw in naba caadi ma'aha 100 jeer kabadan baan kusoo celiyay . Thank you Somali Legend....

  • @mahamedahmed7607
    @mahamedahmed7607 Před rokem +10

    Waaxan dhagay sanayaa 2022/11/17.7.40 habenimo yaa itaa waxa kasii danbeya leke isara please heestan marwalba waan sooo boqdaa

  • @falisgacal5289
    @falisgacal5289 Před 2 lety +4

    Heestan malaha waxa lo qaade beel waynya shiiqaal abwanka sameeye malaha waa shiiqal 🤘🤘

  • @abdirizackhussein4466
    @abdirizackhussein4466 Před 2 lety +8

    Reer jig ~jiga waan Idin samalay ♥️🇸🇴
    Caruurteyda mystaqbalka abti iyo haboyartood ♥️🤣✌️

  • @mohanhasan7719
    @mohanhasan7719 Před 5 lety +12

    Reer jigjiga salaan boqortooyo zxpa yaaal from Mogadishu Awaale Asri Legend

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil Před měsícem +1

    Heestan Gabadh sheekhaal baa looqaaday abwaanka sameeyayna wakaa fananka horfadhiya waana Nin shekhal. Ogaadeenow bal aayar cagaha dhulka ku qabta xabiibiyaal. ❤
    Hablaha sheekhaal “Darajiyo rabaa ugu deeqay sharaf , Daganida asluub diinbaa u dheer” 🫶🏽❤️
    ilma adeeryaal from looboge.

  • @farhiamali4693
    @farhiamali4693 Před 6 lety +20

    Dahare& jarar Doolo & wardheer caleek ya Cawale 😙😍😍

  • @ahmedkalgacal9724
    @ahmedkalgacal9724 Před 3 lety +9

    Raasay dagaan dooxada jigjiga from raaso 🧡🧡🧡

  • @nasrialdarwiishaljidwaaqia6459

    Mansha Allah waa hees igu socda my home jigjiga 😍😍😍😍😘

  • @nageeyexuseenxasan182
    @nageeyexuseenxasan182 Před 6 lety +10

    Xaaaaaaaaaaax axyaa fanan halkan ku dhashay. DANOOD. Fanan qaran LAgend Cawaale

    • @caweyskaxarago3778
      @caweyskaxarago3778 Před 5 lety

      Nageeye xuseen xasan anaaaa Ku dhashay waleeee danood my home Doollo Iyo wardheer

  • @hodanhassan6038
    @hodanhassan6038 Před 5 lety +17

    1.8 aan ah nin 1.85 oo OG ah
    Dadka lama simnee waa duriyadii
    Daa'uus la mood qalbigaa dalbadey

  • @luulhenna6842
    @luulhenna6842 Před 3 lety +21

    Ayyy abwaankena carafaad ❤️hesstena gwr shiqaal markii la amaanayo waa iska sidaan 💉

  • @princes2224
    @princes2224 Před 4 měsíci +2

    ❤😊darajiyo rpaa ugu deqay sharaf ❤
    Daganida asluub diiin baa udheer❤😊
    Diri dhaba raasay dagaan🇾🇪🧕gbdhaha culimda

  • @user-vq1ng7yr9j
    @user-vq1ng7yr9j Před 6 měsíci +6

    From hargeisa i love you girl samaron ❤

  • @asaldhaladfaraxsan2993
    @asaldhaladfaraxsan2993 Před 6 lety +34

    Intan ba iga gadan
    Diridaba nogob rasa ay dagan
    Abwanka qarniga carafad & cawale casri magacin hajiro

  • @fathiabdalla9840
    @fathiabdalla9840 Před 4 lety +12

    Reer abtigee waa idiin taaganahy ee like igu turaa waa gabadhiiniye

  • @nimcojikre8991
    @nimcojikre8991 Před 6 lety +17

    Dadka lama sinoo waduriyadii daa uus lamood qalbiga dalbaday dahariyo godey jarar beydagaan doolo iyo wardheer darmada htaal yasalaaaam fanan jira

  • @amirabdirahmanmohamed3681

    Dadka dhahayo cagdheer looo qaaday Cagdheer iyo raaaso maxaa iska galay abwanka heesta leh mataqaaana waaaa nin sheikhal ah indhaha kala qaad ebow heestan waxa loo qaday hablaha sheikhaleyd♥️💉🤘🏻🏃‍♀️

    • @luulhenna6842
      @luulhenna6842 Před 3 lety

      Sax mcny hestan gwr shiqaal loqadey

    • @taariikhogaden1029
      @taariikhogaden1029 Před 3 lety

      Hhhhh raaaso kaliya miyaad heesta dhan ka maqashay! Heesta gabdhaha somali state ayaa iska leh

    • @deexahmee189
      @deexahmee189 Před 2 lety

      @@taariikhogaden1029 nogob raaseu dagan dooxad jigjigeed gursum

    • @taariikhogaden1029
      @taariikhogaden1029 Před 2 lety

      @@deexahmee189 🤣🤣 ilaa 20 dagmo ayaa la tiriyay mida kle Nogob waa gobol Ee xageed ka dagtaa

    • @deexahmee189
      @deexahmee189 Před 2 lety

      @@taariikhogaden1029 raaso gursum nogobna salaxaad iyo lagaahida

  • @nastehaabdillaahi8593
    @nastehaabdillaahi8593 Před 4 lety +37

    Doolo iyo wardheer my home❤

  • @muhammadhasenabas1023
    @muhammadhasenabas1023 Před 3 lety +4

    Cawaale 🙏 thanks my bro jig jiga my City waan uxiisay hablihii jig jigee sharfta badNaa heestan way nakakatantahay

  • @cadeyawees4326
    @cadeyawees4326 Před 3 lety +5

    masha allah abwaan carafaad iyo cawaale salaan sharaf iga hooya💕💕💕💕🇸🇴🇸🇴🙏🙏👍👍👍

  • @apdallafirin431
    @apdallafirin431 Před 5 lety +30

    Wixii 2019 daawanaya like✔✔💯♨️

  • @hassanjoe7658
    @hassanjoe7658 Před 2 lety +5

    awale adan aya is lahaa inu gursaan GAbaar reer JIG jiiga heestan marku dhageeysto mashallah MISS XIIS I WISH YOU ALL 2 BEST

  • @baadirgaaluu7857
    @baadirgaaluu7857 Před 2 lety +10

    🇸🇴🇾🇪 rasoo dhul culumo

  • @mumtazsh.mukhtaar2699
    @mumtazsh.mukhtaar2699 Před rokem +3

    🥰🥰daganida ASLUUB DIINBAA NO DHEER MY DHIGAH SHIAQALNIMO

  • @moustaphaolis9781
    @moustaphaolis9781 Před 4 lety +7

    Reer Djibouti iyo jigjigaa 💪🏼💪🏼💪🏼

  • @fuaadmohamud7951
    @fuaadmohamud7951 Před 3 lety +5

    Danood doolo iyo wardheer ayeey dagan ❤️❤️❤️

  • @liiasensio3047
    @liiasensio3047 Před 11 měsíci +2

    Heeesti hablihi sheekhaal qudub from loobage

  • @cabdiqani5923
    @cabdiqani5923 Před 6 lety +6

    sas waue ♥️ legend cawale casri hestan wey iga gadan tahy nlow m hero

  • @caweyskaxarago3778
    @caweyskaxarago3778 Před 5 lety +12

    From WARDHEER IYO DOOLLO

  • @saidarrehhamza9501
    @saidarrehhamza9501 Před 6 lety +13

    Awale adan always best of the best

  • @abdulahiabdikadir4580
    @abdulahiabdikadir4580 Před 6 lety +14

    Legend cawale iyo abwaanka reer raaso carafaad sharfku noolow ina ader

  • @user-xj3rd5gc7w
    @user-xj3rd5gc7w Před 22 dny

    ileen heesta anaga leheyn shikhaalnimo❤

  • @Udgon
    @Udgon Před 3 lety +6

    Raaso/ jigjiga❤️❤️❤️❤️❤️

  • @shadiasharaf2065
    @shadiasharaf2065 Před 5 lety +10

    Cagdheer ba lo heesayaye😀

    • @fatushofficial2962
      @fatushofficial2962 Před 4 lety +3

      cagdheer waa landheerayah maxaa umaleyso huno qali🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🙏

    • @somalilandermidnimo3980
      @somalilandermidnimo3980 Před 4 lety +1

      Cagdheertu halkay dagaaan Hablohoga ciise ayu u heesayaaye wiilka Hogaanka fanka somalida u siido cawaale

    • @miskiali2683
      @miskiali2683 Před 3 lety +3

      @@somalilandermidnimo3980 🤣🤣🤣 ma cise aya daga wardher jarar iyo nogob goday dolo Jigjiga arer iyo danod iyo daharo dhulka uwada tiriye Ogaden cagdher ba dagta oo iska leh cisaha ad sheegayso diridhaba iyo raso ayu dagaa ader waxkale la imow

    • @AyanAli-ww5ev
      @AyanAli-ww5ev Před 3 lety

      @@somalilandermidnimo3980 ciise kulhaa madaa siyay 😂duriyadaa ogaden ba iska leh heesta

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 Před 3 lety

      @@somalilandermidnimo3980 soomaaliduba waa Ogadeen iyo inyar oo lagu qurxiyay. Marka cawaale casri waa intii lagu qurxiyay wuuna gutay waajibkiisii ahaa inuu amaano hablaha ugu sharafta iyo quruxda badan, uguna dhaqanka iyo asluubta wanaagsan gayiga soomaaliyeed iyo guud ahaan caalamka.

  • @nasriali6733
    @nasriali6733 Před 3 lety +7

    22/2/2021/ greece /athens

  • @khaledtravis163
    @khaledtravis163 Před 3 lety +6

    From raaso

  • @fadumoina2810
    @fadumoina2810 Před 6 lety +12

    Legend weyi cawaale nolow tageero buuxda ku hayaa 🖒❤

  • @alinasir5602
    @alinasir5602 Před 6 lety +25

    Waryaa walaal dir iyo daroodba Somali maxamed waku tagertaaa ee hakala jeclaysan wiilka ciise iyo wiilka galjecel

    • @mahiigaanproducts3370
      @mahiigaanproducts3370 Před 5 lety +3

      Awaale waa fanaan qaran ee adigay qudhun kaa buuxaan isasoo mataji

    • @memedrem8350
      @memedrem8350 Před 4 lety +1

      Gaaljecel IMO chiselers runtimes wa walalo

  • @hudamohamed4349
    @hudamohamed4349 Před 6 lety +11

    Jigjigaaaa❤️🙏🏻

  • @AbdiMoh797
    @AbdiMoh797 Před 2 lety

    Walee iyo bile wan ku sinay cawaloow indha deralay xiis ayad naga haysa🥰🥰✋❤

  • @ShekhaalShekhaal3
    @ShekhaalShekhaal3 Před 22 dny

    Wa duriyadii❤ shekhaal Habalahaygu wa qali 😍

  • @abdirisak_buskulaawi
    @abdirisak_buskulaawi Před 8 měsíci +1

    Dun xariir iyo dahab midabkiileey daymada indhuhu kama daalayaan waxan dhageysanayaa$ 31/12/2023/ hapy new year

  • @munnaabdi8971
    @munnaabdi8971 Před měsícem

    Ogadenka waan jeclhy wlhi ❤❤

  • @khalidAbdilahi-cb1rx
    @khalidAbdilahi-cb1rx Před 2 měsíci

    2024 inta dawanaysa isoo raaca 😮

  • @nasraabdikariim7023
    @nasraabdikariim7023 Před 4 lety +3

    wwwwww hees qiima leh
    dadka lama sinoo waa dutiyadiii ee ee ee
    daaus lamood qalbigaa dalbaday ee ee ee
    dahar iyo godeey jarar beeydagaan
    doolo iyo wardheer darmadaa utaal 100 %%

  • @jaamicijabriil8392
    @jaamicijabriil8392 Před 2 lety +1

    Awale fankaliya antagero 🙏

  • @xaaworafle5303
    @xaaworafle5303 Před 5 lety +6

    Ala yacizak cawale Adan❤❤

  • @liibaanxuseen8563
    @liibaanxuseen8563 Před 4 lety +3

    duriyadii reer sheekh isaxaaq !

  • @farhiamali4693
    @farhiamali4693 Před 6 lety +7

    Yaa salaaam yaa Cawale Adan

  • @bintuabdikanialisoumeya3866
    @bintuabdikanialisoumeya3866 Před 7 měsíci

    Duriyadu wa innaga ilmadaryal and my reer ayeeyo🇬🇲
    Gotay, jarer,nogob al duriya ogadenia 🇬🇲
    dire-dhaba, Erer iyo G. Sitti al duriya cisse❤🇬🇶

  • @feysalknight2633
    @feysalknight2633 Před 2 lety +2

    Ninka cawale aya hesta ugu xaaq leh wlhi sidu moqomayo lee day😄

  • @farahnadif2059
    @farahnadif2059 Před 3 lety +1

    Hestaani caadi maha, Ereyaadi Abwaan Carafaad iyo Codkii Cawale Yare ...

  • @nimcoabdi9278
    @nimcoabdi9278 Před 4 lety +5

    Hees iyo badh ❤🤩😍🤩

  • @mumtaas3905
    @mumtaas3905 Před 2 lety +2

    Doolo iyo wardheer my home ❤️🥺💪🏻

  • @ahmedfiiraan3383
    @ahmedfiiraan3383 Před 10 měsíci +15

    From somaliland like girls Ogaden 😁

  • @Garwaaqsade
    @Garwaaqsade Před rokem +1

    From hargaisa 2023 11 September

  • @user-gx9po1qt3d
    @user-gx9po1qt3d Před 7 měsíci

    From somali we love ogadenia 😢😢

  • @samiiraridwaan6350
    @samiiraridwaan6350 Před 5 lety +4

    Thanks cawaale aadan

  • @AminaAbdi-ow3el
    @AminaAbdi-ow3el Před 4 měsíci +1

    from kenya will saransoor awale aden the ĺegend

  • @konjoelmi3502
    @konjoelmi3502 Před rokem +1

    Dire iyo nogob dooxada jigjiga from dire dawa❤

  • @quruxsan70
    @quruxsan70 Před 3 lety +1

    Nogob erer danod dahare wardheeer jigjiga Goday diribaaaa Esh calaaa hes fananlenaaa Qali

  • @muduofficial9051
    @muduofficial9051 Před 3 měsíci +1

    Raaso my home❤

  • @safiaahmed2092
    @safiaahmed2092 Před 3 lety +1

    Awale wajeer away

  • @salmanking9141
    @salmanking9141 Před 6 lety +5

    Jarar just jiroo joog

  • @abokar995
    @abokar995 Před 6 měsíci

    What asong 2021 dhagysn jiry 3 years kadip caawa soo booqdy arbco baxsyo khamiis soo galysi😊😢

  • @ciiltirehassan397
    @ciiltirehassan397 Před 6 lety +2

    Best song cawaale casri nolow nin adag

  • @jemalhertah2610
    @jemalhertah2610 Před 4 lety +4

    Jigjiga💟💜✔️

  • @dreamboy3781
    @dreamboy3781 Před rokem

    dhiiiga raaso jano dooxada jigjiga ❤️❤️🥰🥰🥰

  • @abdisalam1301
    @abdisalam1301 Před 3 lety +2

    My Home jigjiga 😙😗😗😗

  • @suhaybsiciid1105
    @suhaybsiciid1105 Před 2 lety +1

    2021 wa dhamaaD xasuus caawale aadan 2018

  • @mabzuudnuuryusuf9819
    @mabzuudnuuryusuf9819 Před 6 měsíci

    Daganida asluub diinbaa udheer markaan maqlo ilin igusii istaagta inuu ani iga hadlyaan moodaa😢😊

  • @ismailhersi-vb5zt
    @ismailhersi-vb5zt Před 4 měsíci

    J aime ta chanson rahma roch j suis à Djibouti
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @asmaryare7497
    @asmaryare7497 Před 2 lety

    Wan damacsane Indha Derraley Dadab Yaaa la Galla Erer iyo Danood Durban uga Tuma Axsan Ya Hees Wad Naga dhistya markan Awalow heestan wey Iga Gadanthay abo
    From Nairobi Fanaan Qaran Nolow

  • @ceebla82
    @ceebla82 Před 3 lety +3

    Yaa salaaam❤🇸🇴🎸🇩🇯❤

  • @MawaahibMawliid
    @MawaahibMawliid Před 3 měsíci

    𝕀𝕟𝕒𝕟 𝕚𝕤𝕒𝕒𝕢𝕒 𝕤𝕒𝕔𝕒𝕕𝕞𝕦𝕦𝕤𝕖 𝕙𝕖𝕖𝕤𝕥𝕖𝕖𝕕𝕚❤😫

  • @nasrialdarwiishaljidwaaqia6459

    Legend Cawale adan

  • @user-zl4lq5uf3m
    @user-zl4lq5uf3m Před 6 měsíci

    Raaso dagnaa iyo somali dhan wlhi kal iyo laab❤❤❤😊

  • @sumayoabdullahi2906
    @sumayoabdullahi2906 Před rokem +1

    Shiiqaaly💋💋💋💋🥰

  • @shukranaxmed2935
    @shukranaxmed2935 Před 3 lety +1

    Ciid wanagsan 2021 😁🍫💶

  • @sumayonageye1580
    @sumayonageye1580 Před 5 lety +1

    waaaw wan idiin salamay abwaanka iyo awle

  • @nazriinabbe5184
    @nazriinabbe5184 Před 5 lety +3

    viva raaso

  • @amaaldalab5654
    @amaaldalab5654 Před 3 lety +1

    Wa cajib

  • @AmaalMahamed-nc1xx
    @AmaalMahamed-nc1xx Před 2 měsíci

    Rer awoowgay shikhaal heestii raaso bas markay maqleen wxy dhahen anaga leh war gobaladii oo dhan io caasimadii lo qaaday aaway😂

  • @CabdiraxmaanMaxamed-wf8zc
    @CabdiraxmaanMaxamed-wf8zc Před 2 měsíci

    Habliihii shiikhaal. Heesta. Lahaa. Shiikhaal. Qudub grills. Abwaanka ereyada.

  • @nazrinhajji1632
    @nazrinhajji1632 Před 5 lety +3

    Cawale iyo carafad❤

  • @mahdimohammed5822
    @mahdimohammed5822 Před 2 lety +1

    Daga hadal iska cad wye miis xiis

  • @Basso1099
    @Basso1099 Před 6 lety +2

    Fananka Somali LedaHaY 👈

  • @samiiraridwaan6350
    @samiiraridwaan6350 Před 5 lety +3

    Waad mahwdsanta adigaiyoreerjigjig aadiyoaad

  • @abdibisle9236
    @abdibisle9236 Před 5 lety

    waa fanaanka kaliya ee taageero awaale ii noolow wall qaali

  • @samiiraridwaan6350
    @samiiraridwaan6350 Před 5 lety +2

    Bestsong