Qoyskii Sayid Maxamed Cabdale Xasan oo Ku Baaqay In La Gubo Buuqa SOOYAAL

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 08. 2024
  • KALA SOCO HCTV
    FACEBOOGE PAGE:-bit.ly/2FHhLxc
    SUBSCRIBE MY CHANNEL:- bit.ly/2s6WKu2
    WEBSITE:-
    KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA.
    KU XIDHNOW HORN CABLE TV GOOR KASTA IYO GOOBKASTA

Komentáře • 254

  • @sahraahmed2894
    @sahraahmed2894 Před 3 lety +6

    Subxaanallaah ninka buugan qoray ma ingiriiskii baa dhalay dhiig soomaali kumajiro

  • @mahamudsaid5899
    @mahamudsaid5899 Před 6 lety +14

    Sayid maxamed wuxuu ahaa aabihii xoriyada somaliyeed dad badan baa hada magacoodu ahaan lahaa john ama Wilson oo hargeysa iyo burco jooga sidii horey u dhacdey

  • @user-my1py7ui8p
    @user-my1py7ui8p Před rokem +1

    Asc, aniga oo joogo kenya oo kadashe ogaden.Aniga seyid Abdullah Hassan waa awowgay .seyidka iyo awoowgay Abdi serar waa ilma hawaryar .

  • @walaalahabarkulan8099
    @walaalahabarkulan8099 Před 4 lety +2

    Mashaa allh waa gabadh

  • @deeqzi
    @deeqzi Před 6 lety +12

    Sayidku wuxu ahaa shaqsiga ugu tariikhda fiicana somalida nin xaasid ah uun baa cay marmariya

  • @hamseabdinasir5837
    @hamseabdinasir5837 Před 6 lety +7

    Somali AF uraayo aflagadada hala dhaafo sheekha illahow sayidka u naxarizo☝

  • @AHH677
    @AHH677 Před 5 lety +7

    Maxamed Cabdile Xasan inuu nin fiican ahaa waxaan ka fahmay
    Siduu gaalku ula dagaalamay
    Waa qaacidda caam ah
    Haddii gaal ku jeclaado tuug baad tahay
    Haddii gaal ku naco qof wanagsan baad tahay.
    Gaal waa cadawga ILAAHAY
    It is very simple

    • @abwaanmohamedofficial8240
      @abwaanmohamedofficial8240 Před 2 lety +1

      Geesi geesi dhalay thanks si fican Baad u hadashay 👋👋

    • @AHH677
      @AHH677 Před 2 lety

      @@abwaanmohamedofficial8240
      Mahadsanid walaal qaali
      Ninkaas taariikhdaa Ka run sheegtay
      ILAAHAY janatu fardawsa ha geeyo

  • @khadarcabdi1189
    @khadarcabdi1189 Před 2 lety

    Mash alah
    Guulaysta
    Ilma aderayal

  • @nasirsancawi2416
    @nasirsancawi2416 Před 6 lety +6

    Buugan waxaran sidisaba .xataa belo somaliyeed ba lgu cayay.

    • @keysejama5286
      @keysejama5286 Před 4 lety

      Beenta jooji. Buugaan waxa ku jira gabayadii cayda ahaa ee ina Cabdulle Xasan.
      Yaa beelaa gabayada ku caaya saw kuwan aad caabudaysid maaha?

  • @daarooddaalimiinmunafiqiin9813

    Waan soo dhawaynaynaa buuga sooyaal o lagaga shekaynayo odaygii bakhtiyay daaroodku ku saliyaan caabudaan jaahilka dunuubta badan o dhiiga muslimka iyo maatida xolohooda xalashan jiray viiiiva sooooyaaaal viiiva guri barwaaqo faqash awalba gaala ayaad ahaydeen quumuluuda odaygan aad cubudaysaan kuwaas waxba kama dubane ku saliya sayidkina viiva sooyaal 😘😘😘😘

  • @ALFIEA
    @ALFIEA Před 6 lety +6

    They just promoting the book to a wider audience

    • @dondadda7106
      @dondadda7106 Před 4 lety

      I read it once I saw it sayid was a pedo

  • @mowlidmohamed
    @mowlidmohamed Před 6 lety +6

    Waa markii ugu horeysay ee aan maqlo qof caanku ah ama geesi Somali ah dad ka hadhay ma LA hubaa inay runtood thy

    • @sagalahmed9509
      @sagalahmed9509 Před 6 lety

      Hadaba maqal

    • @mowlidmohamed
      @mowlidmohamed Před 6 lety

      Dee Sagalay walal maxaan arkàa lama hubo sidaan taariikhda Ku hayana wax uu ka tahay kuma arkin

    • @guulwadewarsame1969
      @guulwadewarsame1969 Před 6 lety

      Mowlid Mohamed War geesi muu ahayn. Markii ay ingiriiskii taleex yimaadeen waa kii ka carary oo ka tagey hooyadii iyo xaaskiisii iyo daraawiishtii kaleba.

    • @sagalahmed9509
      @sagalahmed9509 Před 6 lety +1

      Gabadha hadlaysa caamir baa awoowgada ahaa waana sayidka aderkii caamir hassan iyo cabdulle xassan marka warasadiisa wey joogan saas u la soco

    • @sagalahmed9509
      @sagalahmed9509 Před 6 lety +1

      Haduuna asaga geesi aheyn ma adaa aha mise aabaha

  • @bardejama1468
    @bardejama1468 Před 6 lety +4

    Naa ha ku daalin kuwaa, Soomaalidu waxay tiraahdaa" mukalaal mininkeeda joogta miciyo libaax bay yeelataa" guri-bulaac qashinka afar ilama adeeraddii ah oo siyadku wax wuxuu gaaray ka xun ayuu ku maaweelinayaa ee yaan reerka waqti kaaga lumin. Dhulkiina markay yimaadaan kala xisaantama.

  • @user-kd1qo6tq8h
    @user-kd1qo6tq8h Před 7 měsíci

    Ina biixi baa ka danbeeyey iyo habar awal

  • @MohamedIbrahim-ee9lt
    @MohamedIbrahim-ee9lt Před 6 lety +5

    reer sayid maxamed cabdile guulaysta

  • @cabdiraxmandahir5265
    @cabdiraxmandahir5265 Před 6 lety +5

    soomaaliyy
    ma
    cayda
    dadka
    noool
    ayaa
    idindeeqi
    wayday
    qofku
    haduu
    dhinto
    sharciyan
    islmka
    inlacaayo
    xaaraam
    weeyan

  • @gobeysanegoobkasta2701
    @gobeysanegoobkasta2701 Před 4 lety +3

    Sayidka alle ha unaxaristo wuxu ahaa nin somaliweyn wax badan uqabtay inkasto wax un ukuqaldana lkn qofki cayaya aragtidisa ayuu kahadlay

  • @faisalsheikh5682
    @faisalsheikh5682 Před rokem

    Tariikhda syidka muslim iyo gaalaba waay yawaaniin ,somaali dhan yaa difaacaysa syid

  • @deqalulaahmed3269
    @deqalulaahmed3269 Před 6 lety +2

    Waa yaab soomali oo dhan buu oo soo halgamey calankana blue asagaa sabab oo ahaaa waxii hele karey boqartooyo San dhacen oo Alaska dhaxalo soda sacuudega inuu doorto sidaana kule hasheeyo dameerkeesa oo deeday marka merqaanlaan oo qabayaalade degtey too isir naceb waxaba kana qaban karaan tariikh soo Jiran ah lakiin shacabka soomland ma la qabaan waxii lagu xamanayey isir naceb iga dheg2

    • @sukhramoh6574
      @sukhramoh6574 Před 6 lety

      deqa lula ahmed
      Oo walaal waxuu geeryooday 1920s xorriyaddana waxa la qaatay 1960 taaeiikhda soo hibso

    • @deqalulaahmed3269
      @deqalulaahmed3269 Před 6 lety

      Sukhra Moh walaal hadii oo aan oo dagaal la Galen gumeysegii o.o hadh,iyo hoy bas diiday banana badan oo British oo banana waydeen buy diiday,aniga diiday in aan down la fell doorto wattage, marka hadashaa yesterday slow ayaa darweeshkii Darren shabaab gareseyey, marlin oo lahaa show ma ahyn dagaalkii waan ku guuleysaney.soo barbaare walaalshey

  • @callanlechannel7423
    @callanlechannel7423 Před 6 lety +3

    walaahy waan kaxumahy buugan haday ii cadaaty inuu wax yeelayo sharafta somalilnd wasiirku ha cadeeyo wuxuu ficiladan ugu kacay

  • @faaruqali9179
    @faaruqali9179 Před 6 lety +5

    Isaaq xishoodkii waa katageen maxay karabaan Sayidkii Somaliyeed ee Sayid Maxamed Abdulle Hassan

  • @mmmu9339
    @mmmu9339 Před rokem

    Girl please. He was a racist towards raxanweyn people. He made comments about the maay language and attacked koonfur galbeed and lost alhamdullah. Be honest and stop glorifying people in Somali who have murdered innocent people.

  • @deqalulaahmed3269
    @deqalulaahmed3269 Před 6 lety +1

    Waa yaab walaal hodan ha caytamen,waa ceeb cayadu lakiin hadii oo sayid m.abudulle Hassan oo dagaal la Galen gumeysegii soomali haystey wabeyda laga talabayey soda dameerka loo ranayey oo hareyadii ka qaadey ma abaalkeesee bas day noqadey soomalida inta xumaanta iyo xaasidka naceb way of tahay oo soomali oo dhan baa my faanta Miranda geesska afrika ayaa ku faana sayid m.abudulle Hassan marka Garber caytamaysa too will caytamaysa oo aan tariikh aqoon waxaba lama waydeenayo

  • @deqalulaahmed3269
    @deqalulaahmed3269 Před 6 lety +3

    Maxaad ka qaadaysaan 0ne hundred ago history you can't change all ready British government has on book , rabbe danbe baad ka gashey

    • @keysejama5286
      @keysejama5286 Před 4 lety

      Change what? That the fst child molester died like a coward running?

  • @guuleedcqani8309
    @guuleedcqani8309 Před 4 lety

    Ma ah soomaaliland

  • @AncientPharaoh
    @AncientPharaoh Před 4 lety +1

    Ninkii aoowihii kabo qaad ahaa wali kabo qaad buu yahay. Kii inan gumeed kasoo jeeda wali inan gumeed buu yahay. La yaab malaha ka qoray waxan.

  • @bookhaxmed6583
    @bookhaxmed6583 Před 8 měsíci

    Runtay diidayaan😂

  • @mohammedabdi7061
    @mohammedabdi7061 Před 2 lety

    SOMALI PROSPECTIVE a leaf from Somali History
    1912
    Feuds between Sayed Muhammad, Sultan Muhammud Ali Shirreh and the British
    Sultan Mohamoud Alishire possed exceptional courage and exceptional intelligence as observed by the British Commander was poised then to assume one of regions of power in the legendary of his ancestors strench over 26 dynasties, each adding to it's own power start up and owe. The strikingly-good looking elegantly stylish young sultan with the radiant face inspiring royal posture was complementing something so great
    Establishing his own palace "Shaa"(Shaaca) in Laskoreh and two country retreats in Masha Alat and Hubera.
    Muhammud Ali Shirre set the pace for modernizing his own power base in the Sultanate. He formulated a vision a foreign policy than would keep than Warsangali Sultanate an independent entity retraining then taking side in the on going power struggle between British and Sayid Muhammad Abdalle Hassan's forces.
    To make that vision work, Sultan Muhammud Ali Shirreh built a mighty calvary and assembled an exceptionally powerful army that had incessantly displayed one of the greatest shows force at the time. So much the Somali legend than had it than Warsangali army trodden on everything alive on earth ever sent a mission to the moon in search of camels there. The visiting British commander, impressed by the courage and the posture of young the Sultan Muhammud, particularly as he learned that he had just burnt a letter from Sayed Muhammed Abdalle Hassan requesting him to join forces, signed a treaty of friendship with him and pledged assistance and ammunition.
    But the honeymoon between them was not to last long.
    Evidently infuriating by Muhamud Ali Shirre's sense of independence, self reliance and his determination to build his own might, the British, fearing that he might soon extend his authority to other adjacent lands and tribes had to act on his removal.
    The officer administering the government in Somaliland, Col. Summers that the British recognized Sultan Muhammud Ali Shirreh in the friendship treaty as a sovereign entity to wich the local Somaliland rules was no applicable had no connect case to the Lord Admiral in London that would permit British action in an "Act of State" outside has a recognized position
    Hal paragraph ayaan ku tarjumay:
    Si ay himiladaasi oo ahayd inuu casriyayo boqortooyada u ka noqday Sultankii 26aad, iyada oo Garaad kasti wax ku sii kordhinayey intii aabihii so qabtay u hirgasho, Suldaan Muxammad Cali Shirreh waxa uu dhisay ciidan fardooley oo aad u xoog badan, waxa uuna soo ururiyey ciidamo aad u xoog badan oo si aan kala go’ lahayn u soo bandhigay ciidan ka mid ah kuwii ugu awoodda waynaa xilligaas la joogey. Wuxuna muujay isaga iyo dadkisuba isku filsansho dhaqaale ciidanba ama self reliance.
    Waxay nala wadaageen odhaahdii Soomaaliyeed "Warsangali wax noolaa oo dhulka joogey liqay ama cunnay(trodden) oo nafle ahaa, cirka iyo dayaxaba ay col direen iyaga oo geel raadis ah. Ama awrkii cirka raba inay la soo deggaan.
    Taliyaha Booqashada Ingiriiska oo aad ula dhacay geesinimada iyo hab-dhaqanka Sulltaanka da’da yar Maxamuud Ali Shirreh, gaar ahaan markii uu ogaaday inuu hadda gubay warqad uu Sayid Muxamed Cabdalle Xasan u soo diray kaga codsanayo inuu ugu soo hiiliyo ciidan ahaan, hub iyo rasaasna ugu deeqo, lana saxiixdo heshiis saaxiibtinimo, isaga oo ka codsaday garab military sida rasaas iyo hiil dagaalba.

  • @osmanhassan5747
    @osmanhassan5747 Před 6 lety +1

    Hadii muuse shaani soo dhiibi waayo tuugan maytidu ka baxsanwayday waa in xata isaga lasoo xidhaa weliba jeel ogaaden lagusoo xidho waxaan ka codsanayaa madaxwayne cabdi maxamuud cumar inuu hargaysa yimaado xabsi ku guro muuse shaani iyo xulufadiisa

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 Před 4 lety +1

      Oromada iska xoree horta ,jeel ogaaden waati laga xidhay.

  • @galmudug1044
    @galmudug1044 Před 4 lety +1

    Sayid ka wuxuu arday, waxaa wax baray axamad fiqi oo ahaa abgal mudulood.

  • @soomaalicaruur3921
    @soomaalicaruur3921 Před 2 lety

    sayidka taariikhdiisa qaybta halgankiisa uu gaalka iyo gaal kalkaalka l galay ayuunba laga sheekeeyaa se ta qoyskiisa , xasaskiisa iyo caruurtiisa ku sabsan cidina kama sheekayso xagaan ka heli karaa walaalahan farduus iyo cidkasta oo qoyska sayidka ah.?

  • @abwaanmohamedofficial8240

    Sayidku waa kii idiin dagaalamayay ee qabka idin galiyaye ciyaarta ka joojiya teeda kale gabadhani waxay tiri taslooyin to ka magaalooyinka kale Laga dhisay tan baa ka mudan waa qalad sababtoo ah sayidku uma dagaalamayn taasoo kaliya ee Somali oo dhan ayuu u dagaalamayay waakii yidhi dacwad kalena soomaali waa mid aan dareen siin nimayhow damiir xumada waa lagu duloobaaye

  • @c.najiibjibriil1657
    @c.najiibjibriil1657 Před 6 lety +5

    sayid maxamed cabdalle xasan ma siyad bara

  • @hafsahalan437
    @hafsahalan437 Před 6 lety +1

    Waan aqriya aaad ayaan uka xumaada wlh 😍😍😍

  • @deqalulaahmed3269
    @deqalulaahmed3269 Před 6 lety +1

    Soomali oo dhan baa taqaan London iyo united5 state of America anigu yalaa marka nin too idoor oo isir naceb ka buxo, waxaba kana badale karo sayid mahamed Abulde Hassan nuur dhamaan darood oo dhana tariikh bay layaheen idoor xabaalaha fago lafaha dameeraha la fagotag waxaba ka qaban taariikhada, darweeshka

  • @kawsarismael6765
    @kawsarismael6765 Před 6 lety +3

    Gabadhu sifiican ayay uhadashay

  • @hadiilchocola
    @hadiilchocola Před 6 lety +3

    Naa waa bilaa sayid cabdale xasane qaylada nala dhaaaafa

  • @xassanjibril2149
    @xassanjibril2149 Před 6 lety +4

    war ma rasuul bu ahaa ? Khaladkiisa ha la sheego...

    • @keysejama5286
      @keysejama5286 Před 4 lety

      Cidna ma caayin gabayadii cayda ee diiwaanka ku jiray ayuun baa buuga ku jira?
      Hadaba suaasha qoraagu waaxay tahay ninkaas sida xun u caytamaya ee futo siil rag la fuulo iyo naag dhilo ku sheegaya ninkaas ma Wadaad buu ahaa mise wax kale?
      Jawaab lama siine waa lsyska cabaaday

  • @abwaanmohamedofficial8240

    Waatuu dareersaday fircoon diricyadiinii waatuu diyaar ugu akhriyay diinta gaalada,e dabci been ah weeyaan waxaad nagu dagaysaan
    Kuwa buuga ka qoray waa kuwuu sidaa kula haha

  • @khadarismail3541
    @khadarismail3541 Před 6 lety +5

    Waxkasta waxa ka daran kuwan war ka dhigaya. Shimbirtii dhaqaaqdaba hadii war laga dayayo waa aqoon darida saxaafadeena!!!!

    • @sagalahmed9509
      @sagalahmed9509 Před 6 lety

      Nayaa dhila yahey hada dad quman tihiin naagihiina maad ceyseen

  • @deqalulaahmed3269
    @deqalulaahmed3269 Před 6 lety

    Hees bas ahyd slow ayaa darweeshkii Darren dabacasan garseyaa I think inuu ahaa hadraawe

  • @nuuramohamed5050
    @nuuramohamed5050 Před 6 lety +1

    kkkkkkk cajiib

  • @guulwadewarsame1969
    @guulwadewarsame1969 Před 6 lety +1

    Sidee buu ina cabdalle xasan adeer u yahay mise anaa qalad fahmay. Ninku miyaanu dhalan 1850kii?

  • @imf5368
    @imf5368 Před 6 lety +5

    Adeer hargeisa dhiigii daraawiish bay ku fadhidaa daraawiishna ma dhimane lascanod bay joogan isaaqow is ilaaliya

    • @harleenally6221
      @harleenally6221 Před 6 lety +2

      luqmaan nuur ,daroods you will harvest what you saw. We more than prepared and we knows what you kids are doing, we don't have time to start the stupidity, but we have time to pay you full.

    • @imf5368
      @imf5368 Před 6 lety +1

      Harleen Ally hey just a donkey never be a horse and lasanod never be in hargiesa don't forget we are darwishian people i Dont wana abuse u but u will see the reality soon

    • @sagalahmed9509
      @sagalahmed9509 Před 6 lety +2

      U sheeg eydan

    • @guulwadewarsame1969
      @guulwadewarsame1969 Před 6 lety

      luqmaan nuur Didn't the guy flee when his allies were killed in taleex?

    • @imf5368
      @imf5368 Před 6 lety +1

      sagal ahmed haa caqli yaran ba lagu cadaabayaa umada hargeisa dagan badankoda

  • @ahmedmahmed9355
    @ahmedmahmed9355 Před 6 lety

    ninku maraka uu xilka qabto uun in wax walba laqod qodo oo wax lasoo faq faqo maaha isla markaana la baraarugo . illaahay halaga cabsado .

  • @somalitiktok2878
    @somalitiktok2878 Před 3 lety

    somaliland malaha taarikhda hoyada wase taarikhda dhulbahanta isla leh so baro wax dhaqamad yahay

  • @cabdiraxmandahir5265
    @cabdiraxmandahir5265 Před 6 lety +2

    sayidkana
    qofka
    cay
    uquudhay
    cidkale
    maha
    taarikhda
    xun
    soogudbisay
    waaa
    suufiyada
    dhooban
    gayga
    somalida
    ayaa
    caydiisa
    istijo
    kadhigta

  • @dhagoolaydhookar7095
    @dhagoolaydhookar7095 Před 6 lety +5

    Ruunta hadi laga sheegay sayiid sigeeste maxa laga guubi buuka bal habartan eega

    • @malabsida8735
      @malabsida8735 Před 6 lety +1

      dhagoolay naa dhagool maad aamustid. Dhagool baabatahaye. Intaas makugu filnaan weeyday.

    • @sagalahmed9509
      @sagalahmed9509 Před 6 lety

      Dhagol adoo ah miyaaba dad la tirsanaya nacala ku dhale

  • @oaed7902
    @oaed7902 Před 6 lety +2

    _ALLA MAXAY SHOW HAYSA MAXAY SAYID KA OGTAHAY_ HEHEHE

  • @c.kariimcumar9659
    @c.kariimcumar9659 Před 6 lety +4

    Runtay diidayaan

  • @naclatullhiqadaadwaynpeopl6216

    Sayidku wuu dhintay filimkiisii ay ayàa cunay wllyaaL

  • @zahraahmed972
    @zahraahmed972 Před 6 lety +2

    Daroods are war mongers ,psycho and Social path ,But soon This Wii be history ,every corner they after isaaq , this time we will teach them a very good lesson never and ever mess with Isaaq.

    • @elmi108
      @elmi108 Před 6 lety

      ZAHRA AHMED Somaliland way kula degaan Dario's ceeb meesha ad Ethiopia u marto waa Daarood

    • @sagalahmed9509
      @sagalahmed9509 Před 6 lety

      You need lessons bitch

    • @zahraahmed972
      @zahraahmed972 Před 6 lety

      How can the pig talk ???!!! new world wonder !!!.

    • @zahraahmed972
      @zahraahmed972 Před 6 lety

      tch tch tch tch , Mr pig ,its better to stay quite if you can't equally replying . Some time you make me feel sorry for you. tjh tjh tjh tjh

  • @deqalulaahmed3269
    @deqalulaahmed3269 Před 6 lety

    Marka dgalasn baa,taheen soo barbarbaara,

  • @abdikanimedia205
    @abdikanimedia205 Před 5 lety +2

    Hhhh sayid abdile xasan Somaliland mahayne ee laftigagu haagafin

  • @sheekhmooldhe8104
    @sheekhmooldhe8104 Před 6 lety +4

    Buug la qoray 2012 ayaa imika lawadwadaa waar reerkan ciidagalee xiiqsani miyeey hurdeen markaas waa nacnacda joojiya

    • @sheekhmooldhe8104
      @sheekhmooldhe8104 Před 6 lety

      Libaax Channel walee hortooda iyo dhinacoogaba waan la odhanlahaa garna aleey taqaanaaye waay qaldanyihiin llama xad

    • @adnanahmed7827
      @adnanahmed7827 Před 6 lety

      Somaliland power waar aflagaadada joogi wax aan xishooneyn baa tahee

    • @sheekhmooldhe8104
      @sheekhmooldhe8104 Před 6 lety

      adnaan Ahmed adeer runtaad diidaysaa kuwan maalin walba tv hortaagan baad nacnacdooda doonaysaabaan umaleyn. Waay qaldanyihiin waayna gardaranyihiin

    • @darwiishdarwiish2706
      @darwiishdarwiish2706 Před 6 lety

      qoraagii buugga ayaa iminka mas'uul(wasiir) noqday. waa taa sababta iminka looga wada hadlayo.

  • @hoodoimaan2111
    @hoodoimaan2111 Před 6 lety +1

    Waa su,aale dadkani haday eedo
    Iska duwayan may halkay
    Joogan ka hadlan ileen melkasta saxafd baa joogte

  • @amiirshireboqorkahabaryoon4144

    Hala gubo booga dadooooow

  • @hasanciise7314
    @hasanciise7314 Před 6 lety +1

    ha socoto hawshu ina Buuga la isku qoro Cida ka cabada waa la eegi doona Ciida gale inta Gabay uu tiri oo ku caaya Qabilda waa la hayaa imika agaa la soo dawacaga Gabagii Cayda Cabdi Gahyr iyo Xasan Tarabi iyo Qaar kale oo badan wllhi hadii lagu kala yaaci waayo waa la arki Ogaadeen iyagana waxn leeyahu de abwanada ugu badan soomali waa idinke Gabaydiina idinkuna soo daawaca ha isla olashee Cidna waxaba idin qaban maysee ku wii wadanka joogay ayaa la iska indho tiree idinkuna ha daaline iska noqda

    • @ibraahimmaxamed5244
      @ibraahimmaxamed5244 Před 4 lety

      sayid maxamed kamasojeedin somaliland waxuu colka uguway ala ahaa ee ingiriiska ubasaasijiry waxay ahaayeen somaliland marka meesha uusida tooska ah ugasoojeeday waxay ahayd sol sanaag io cayn kamanatakiso somalilan idinka laftiini meel akaga dhicina tariikhdii sayidka ingiriis mersha ugu wayn ee sayidka kasoo weerarijiry waxay ahayd vhatgaysa marka wuxuna kudhashy sayidmaxamed cabdile xasn g cayn buhoodle marka saxa idinka laftinu tarikhda

  • @abazhasami1468
    @abazhasami1468 Před 6 lety +1

    Godane ayaa somali usoo dagalamay keeniya,Ethiopia iyo America meel saraye Sayidku dadka reer miyiga ah buu xoolaha kadhici jiree iyo masakiiinta iyo dumarka oo xoog lagu guursado

    • @zeynepabdalla1699
      @zeynepabdalla1699 Před 4 lety

      Hadii lagugu anqariyo been waligaa waad indho xirnaaneysa sayidku cidna ugama baahna buun buunis ee sharaftii uu shaqaystey way utaala war dacaayada oo ay dabadhilif yadu qoreenna wax yeeli meyso

    • @keysejama5286
      @keysejama5286 Před 4 lety

      @@zeynepabdalla1699 oo odaygan ina Carro naasa dheer cid aan ahayn daarood kii Afweyne oo buunjbuunin halkeed ku aragtay?

  • @deqalulaahmed3269
    @deqalulaahmed3269 Před 6 lety +1

    Meeday daraweeshtee

  • @galmudug1044
    @galmudug1044 Před 4 lety

    Doowladii Daraawiish ta waxaa aas aasay xaaji axamd fiqi oo ahaa abgal, sayidka ka wuxuu wax ku bartay barbara moolacyadii uu sameeyay axamad fiqi

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 Před 2 lety

      Waa ku salaamay
      Waa kaa qaadnay lakin halka ugama jeedna warkan aad sheegayso. 200 kun Harti ayaa dagaalkas ku dhintay.
      Ninka aad sheegayso lama sheegin ee waxa la arkay la maqlay waa Sayed Muhammed Abdalle Hassan inkasta oo aan awoowayaal badan dagaalkisa ku waayey haddana danab cirka ka so dhacay ayuu ahaa.
      SOMALI PROSPECTIVE a leaf from Somali History
      1912
      Feuds between Sayed Muhammad, Sultan Muhammud Ali Shirreh and the British
      Sultan Mohamoud Alishire possed exceptional courage and exceptional intelligence as observed by the British Commander was poised then to assume one of regions of power in the legendary of his ancestors strench over 26 dynasties, each adding to it's own power start up and owe. The strikingly-good looking elegantly stylish young sultan with the radiant face inspiring royal posture was complementing something so great
      Establishing his own palace "Shaa"(Shaaca) in Laskoreh and two country retreats in Masha Alat and Hubera.
      Muhammud Ali Shirre set the pace for modernizing his own power base in the Sultanate. He formulated a vision a foreign policy than would keep than Warsangali Sultanate an independent entity retraining then taking side in the on going power struggle between British and Sayid Muhammad Abdalle Hassan's forces.
      To make that vision work, Sultan Muhammud Ali Shirreh built a mighty calvary and assembled an exceptionally powerful army that had incessantly displayed one of the greatest shows force at the time. So much the Somali legend than had it than Warsangali army trodden on everything alive on earth ever sent a mission to the moon in search of camels there. The visiting British commander, impressed by the courage and the posture of young the Sultan Muhammud, particularly as he learned that he had just burnt a letter from Sayed Muhammed Abdalle Hassan requesting him to join forces, signed a treaty of friendship with him and pledged assistance and ammunition.
      But the honeymoon between them was not to last long.
      Evidently infuriating by Muhamud Ali Shirre's sense of independence, self reliance and his determination to build his own might, the British, fearing that he might soon extend his authority to other adjacent lands and tribes had to act on his removal.
      The officer administering the government in Somaliland, Col. Summers that the British recognized Sultan Muhammud Ali Shirreh in the friendship treaty as a sovereign entity to wich the local Somaliland rules was no applicable had no connect case to the Lord Admiral in London that would permit British action in an "Act of State" outside has a recognized position
      Hal paragraph ayaan ku tarjumay:
      Si ay himiladaasi oo ahayd inuu casriyayo boqortooyada u ka noqday Sultankii 26aad, iyada oo Garaad kasti wax ku sii kordhinayey intii aabihii so qabtay u hirgasho, Suldaan Muxammad Cali Shirreh waxa uu dhisay ciidan fardooley oo aad u xoog badan, waxa uuna soo ururiyey ciidamo aad u xoog badan oo si aan kala go’ lahayn u soo bandhigay ciidan ka mid ah kuwii ugu awoodda waynaa xilligaas la joogey. Wuxuna muujay isaga iyo dadkisuba isku filsansho dhaqaale ciidanba ama self reliance.
      Waxay nala wadaageen odhaahdii Soomaaliyeed "Warsangali wax noolaa oo dhulka joogey liqay ama cunnay(trodden) oo nafle ahaa, cirka iyo dayaxaba ay col direen iyaga oo geel raadis ah. Ama awrkii cirka raba inay la soo deggaan.
      Taliyaha Booqashada Ingiriiska oo aad ula dhacay geesinimada iyo hab-dhaqanka Sulltaanka da’da yar Maxamuud Ali Shirreh, gaar ahaan markii uu ogaaday inuu hadda gubay warqad uu Sayid Muxamed Cabdalle Xasan u soo diray kaga codsanayo inuu ugu soo hiiliyo ciidan ahaan, hub iyo rasaasna ugu deeqo, lana saxiixdo heshiis saaxiibtinimo, isaga oo ka codsaday garab military sida rasaas iyo hiil dagaalba.

  • @jamalwarsame4522
    @jamalwarsame4522 Před 6 lety +1

    Naagtani wey war ladahay waayo ninka ay leedahay awow buu ii ahaa ee sayidka lagu sheegayaa wuxuu diley kuman yaal qof oo reer somaliland ah iyaduna waxay ka hadleysa buug baa cay lagu qoray hadii waxaas aynu dhegeysano dee marka dambe ina siyaad bare ayaa iman doonta oo leh somaliland baa aabahay wax ka sheegtay waxaan wadanka halaga saaro nacasta ah

    • @inasayidabdule2251
      @inasayidabdule2251 Před 4 lety

      Jamal Warsame ....... Allah beenta ma jeclo. Tan kale maxaad sidii dumarkii oo kale ugu hadlaysaa. Buugna ma soo baxayo ku seexo ku soo toos.....

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 Před 4 lety

      @@inasayidabdule2251 wuu soo baxeyba, soo ta gacanta ku haysa.

  • @ahmednaaazir4671
    @ahmednaaazir4671 Před 4 lety

    Wuxu Sameeyay Waxan Ahayn Kuma Qorna Buuga

  • @abdirahmansahalfartaagchan8175

    ina cabdale xasan argagixiso ayuu ahaa dad badan oo somali ahna laayay qaarna aflagaado iyo cay iyo wax kasta u dhameeyay dee markaa xaq ayaa loo leeyahay in qofka taariikhdiisa xun lasoo bandhigo ma rasuul ayuu ahaa binu aadam xaarleh ayuu ahaaye argagixiso ah dadka waxooda dhaca

    • @zeynepabdalla1699
      @zeynepabdalla1699 Před 4 lety +1

      Awoowayaashaadii ferenjiga hoos yuuraray markey been iyo dacaayad wadeen sayidku wuxuu isu taagay inuu diin dad iyo dalba ka difaaco gaalkii dooraweynaha ahaa

    • @abdirahmansahalfartaagchan8175
      @abdirahmansahalfartaagchan8175 Před 4 lety

      @@zeynepabdalla1699 ina cabdale xasan wuxuu ahaa argagixiso alshabab oo kale ah hadaanu kaba xumayn markaa hadii argagixiso taariikh loo yeelayo adna kaa u yeel ana ina godane ayaan taalo hargeysa uga dhisaya xusayaana taariikhdiisa hodanka ah

    • @zeynepabdalla1699
      @zeynepabdalla1699 Před 4 lety +1

      Sh abuu zubeyr iyo zayidkuba dad sharaf leh oo diiday gumeystaha nacabka bay ahaayeen allah naxariistiisa haga waraabiyo qof kastoo gaal ladirirana waa iska caan in argagixiso loogu yeero adiguna tacasubka inta iska dayso bal runta baar

    • @abdirahmansahalfartaagchan8175
      @abdirahmansahalfartaagchan8175 Před 4 lety

      horta inuu ina godane ahaa halyay ma iiqirtay bbe mcn ina cabdule haynoo joogee

    • @zeynepabdalla1699
      @zeynepabdalla1699 Před 4 lety

      Waxba hagala qaadin maxaa yeelay ina godane wuxuu hayey raadkii aabihii(sayidka) xaga diinta iyo gobanimada marka wax ceeb ah malaha haduu wiilku aabihii uqaab ekaado

  • @danjire7605
    @danjire7605 Před 5 lety

    Sooyaal waa buug taariikhi ah oo been badan hore looga qoray ayuu xaqiiqdiisa lagu Soo bandhigay .......... Sayidku ma sheekhbuu ahaa mise .......... Beentii kacaanka waa in laga daba tagaa

  • @daarooddaalimiinmunafiqiin9813

    Isagu markuu dhiiga muslimka cabi jiray isxaaq gaalo iyo ku faaar ku sheegi jiray waad usacaba tuntaan dad dhan iyo isir dhan marka runta laga sheego waad isku xaartaan nacalatullah qabyaalada iyo cunsirinimada iyo isir nacaybka idin kaga taal daalin bakhtiyay ayuu ahaa gacan ku dhiigla sins badan xaraan iyo xalaal kala aqoonin ingris iyo gaal lama dagaalami jirin e maatida iyo masakinta ayuu dhaci jiray

    • @sagalahmed9509
      @sagalahmed9509 Před 6 lety +2

      Kuwa gaalada lagu sheegay waa adiga iyo abaha ileen ingirska aya idin fuuli jiray ood jaajus u ahedeen maraka awoowga iyo abaha baa baqti ah ileen reer galo futto u dhaq bay ahaayen baqti uraayo waa idinka

    • @bm7342
      @bm7342 Před 6 lety +2

      Mizz isxaaq kingdom
      wllo yesan xamasad ku qaadin. sayidka ciduu garab iyo caawin iska hor yimadanba dagal iyo gobayba wu lagi jiray. somalina cid walba seeftisa wey gartay xtaa ogedan iska dhafa jifidisa ayu la dagalamay. qorsha kale aya socda wasiirkuna damacsanaa wxusa ku fashilmay bugiisa dacayada iyo mara habaabinta ku qoray.... inu sayidku aha hogamiye qowmiyaded ... cadowgisana (British Empire) u qiray halkangisii.

    • @bm7342
      @bm7342 Před 6 lety +2

      sagal ahmed
      wll yesan xamasad ku qaadine ... gabarbatahay isdaji ... darood myad ka xigtaa??? ... adigana mya Isaaq laga xiga??? sifiican wx u tusaale ... ileen waa gabadh waana walaasha. waxad tihiin kwi isfahmi laha jiilka cusub tusaale fiican u noqon laha.

    • @daarooddaalimiinmunafiqiin9813
      @daarooddaalimiinmunafiqiin9813 Před 6 lety +1

      sagal ahmed waxaa kufaar iyo gaalo iyo qumuluud iyo qanisiin ilaa maanta ah waa midgaha daarood faqash afwayne laangaab dulaysan dhiloyin Allah la fogaadey odayga bakhtiyay aad ku salinaysaan daalin buu ahaa munaafaq xun cay iyo xumaanba waa mudan yahey beenaale tarikh been haka sheegina sayid gaal engisku arooso ayuu ahaa qaniis sina badan ayuu ahaa waan soo dhawaynayna buugaa iyo bugaag kale o badan o lagaga.shekaynayo tarikhda benta lagu rumaynaayo

    • @bm7342
      @bm7342 Před 6 lety

      Mizz isxaaq kingdom iyo sagal
      wllayaal gabdhadtihiine xishooda. sifiican isu tusaaleya .... idinka unba iscaynaya oo qaraabo ah ... away dumarnimadii/feminism??? hanu kalifina dhulka nabada ah west africa ama india anu dumarka donano ama ku biirno dib u so noqon .

  • @rashidseid3046
    @rashidseid3046 Před 3 lety

    Taariikh malahayn saydkey sheegayaan waa taariikh been ah daroogiiste burcad buu ahaa imisaa soomaali burcad ahahaan jirtay buugaas waa u baah neyn walaahi

  • @cabdirashiidabokor2146
    @cabdirashiidabokor2146 Před 6 lety +3

    *zaYidku waxa uu aHaa Dilaa waY xasuuqayna umada reer soomaliland imbadan oo kamida iyga iyo hantidoodii*

  • @HajjiWarsamah24
    @HajjiWarsamah24 Před 6 lety

    Arrintii si khaldan ayaa loo rogey runtii qof wax qoray hadaad ka cabanayso adiguna wuxuun baa la qoraa hadaad xaq ku taagantihiin Cabdile Xasan qoraal iyo dood ku difaaca. Marnaba meesha ma qabato in dadka wax qora la cabudhiyo oo buugagaaga gub la dhaho.

    • @keysejama5286
      @keysejama5286 Před 4 lety

      Dee qoraal iyo dood kuma difaaci karaan.
      Sababta oo ah hadaad buuga akhriso waxa Ku yaal gabayadii ninkan ay leeyiin wuxu aha nin fiican u dunar si xun iyo siilkoda xaraayka hadlay.
      Qabiil kaste caayey , Nin kaste caayey, dad dhac kit faanay , agoonta aabahood laayeen Ku digtay.
      Buugu waava into , ninka qorsyna wuxu dadka wsydiiny..iba Cabdulle Xasan ma wadaad buu aha mise?

  • @cabdirashiidabokor2146
    @cabdirashiidabokor2146 Před 6 lety +1

    *illahaY cadaab Ta haka waraabiYo sayid mohamed abdle Hassan waaYo dilaa buu aHaa*

    • @inasayidabdule2251
      @inasayidabdule2251 Před 4 lety

      cabdirashiid abokor ........wuu shahiday Allah Jannatul fardowsa ha geeyo Amin
      Habar 90 jir maad mooday tolow ma gabay baa ku dhibay uu tiriyey

    • @tiriiktolmon6189
      @tiriiktolmon6189 Před 4 lety

      @@inasayidabdule2251 hhhhh sifcn iyo jawabti geesiyada lagu yaqan ayaad siisay Viva ogadeen iyo sayid maxamed cabdile xasan

  • @marwoahmed8712
    @marwoahmed8712 Před 6 lety +1

    dadkani sida oromada u hadlaya halkay naga soo galeen

    • @museadam9815
      @museadam9815 Před 6 lety

      Waxan aad uga xumahay cayda iyo aflagaadada marwalba lamarinayo baraha bulshada een cidina iska waaninayn. Dadkaygow afxumadu waa halaag lagu cadaab mutto aakhiro ifkana waa ceeb iyo foolxumo. Aan runta isusheegnee cid inaga cay badani majirto umadda somaliyeed oo dhan. Ilaahay halaga cabsado oo dhaqan xumada hala joojiyo culimaduna kaalintooda haka qaateen arinkaa.

  • @abdiqaboojiye5947
    @abdiqaboojiye5947 Před 6 lety

    Hhhhh abwaan guri barwaaqo ciida Ku dhaqaaqday

  • @fsom8402
    @fsom8402 Před 6 lety +3

    Sayidku wuxuu lamid ahaa sida maanta alshabaab tahay waayo wixii raaca iyo wixii raaci waayba wuu xasuuqi jiray markaa shabata masnta oo kale ayuu ahaa

    • @sagalahmed9509
      @sagalahmed9509 Před 6 lety +3

      Sayid ka Muslim kuma xad gubi jirin laakiin kii gaal raca waa la dabar goon

    • @fsom8402
      @fsom8402 Před 6 lety

      sagal ahmed kkkkkkk miyaadan ogeen qabiilowin dhan oo reerka dhulbahant ah inuu dhameeyey iyaga oo waliba raacsanaa cidkasta sayidku wuu xasuuqi jiray

    • @cabdirashiidabokor2146
      @cabdirashiidabokor2146 Před 6 lety

      sagal ahmed *Nooca uu kufzan jiray baad kamid ahaYd dhilaYahay ma maatida iyo ciyaal ka uu xasuuqijiray ee reer somaliland ayaa gaalo raac ahaa*

    • @sagalahmed9509
      @sagalahmed9509 Před 6 lety +1

      Gaal gaal dhalay dhilana dhashay adaa ahaa cabdirashiid abokor maata iyo caruur muuna layn jirin sayidka

    • @deqalulaahmed3269
      @deqalulaahmed3269 Před 6 lety +2

      sagal ahmed walaal macaan ayena ku danbaajen dadkan caytamaya horey,ooga soco soomali leaderships ku dhalay

  • @daarooddaalimiinmunafiqiin9813

    Daarood beenta iyo khiyaaliga ay dadka ugu shekayn jireen ayaa cadaatey waa kuwaas isku xaarey odey bakhtiyay o daalin ahaa gacan ku dhiigla ahaa bay rabaan inay tarikh beena ka faafiyaan

    • @sagalahmed9509
      @sagalahmed9509 Před 6 lety +4

      Dhilayahe abahed wastada ah abaha iyo awoowga baa baqtiyay gaalada futada ka wasi jiray afkaga xun ka leexi sayidka

    • @daarooddaalimiinmunafiqiin9813
      @daarooddaalimiinmunafiqiin9813 Před 6 lety +1

      Habrihiina faqash afwayne dulaysan ku saliya odayga xun e jahilkaa e gacan ku dhiiglaha ahaa e bakhtiyay kufaar iyo kaafirba waa ahaa qaxabadyahey mirqaansan

    • @safiahmed3793
      @safiahmed3793 Před 6 lety +3

      Mizz isxaaq kingdom hhhhhhhhhh beenta daarood ka lugu qabtay ma tan guri barwaaqo qoraybaa ? guri barwaaqo xitaa waxu qoray in naagaha isaaqa dhilooyin yihiin taasna ma runba mise wa been labada book ba guri barwaaqa qoray ama labada book wa run ama labada book wa been dhagar qabto been iyo isku difaceesa tahaye afkaga hurada badan daarood ka jeedi muse biixi kaligiis imisu dilay danbigiisa wa qarisaan gacan ku dhiigle yahay uf uf ninki yiri anigo wax dili kara duco qadan maayo adeerka bu ahaa muse biixi gacan ku dhiigle dad maati ah dumar iyo caruur leh ayu laayay xitaa kalshaale dad maati ah caruur iyo dumar isugu jira ku xasuuqdeen isaaq waligin gacan ku dhiigle ahden o daalimiin ah sayidkana amaan idinkagama baahna gaaladi daba dhilifka u ahedenu karbaashi jiray waxu awooday inu canshuur bixiya xita dhaho gaaladi o mucarado idinkana nacam iyo haye waxan ahen galada ma dhihi jirin

    • @daarooddaalimiinmunafiqiin9813
      @daarooddaalimiinmunafiqiin9813 Před 6 lety +1

      Safi Ahmed khiyaali iyo been habraha faqash afwayne futa sabiilayaal sayid siyad abdullahi yusuf abdi ileeye ahmed madobe faroole gaas morgan waa gacan ku dhiiglayaal aduun iyo aakhiraba dhiig muslim shubay

    • @farhiamali4693
      @farhiamali4693 Před 3 lety

      Acudubilah minaljeydanirajiiim

  • @cabdishakuurcumar761
    @cabdishakuurcumar761 Před 6 lety +4

    waar xay nagasoo dooneen qadaadwayntuH soo qaqabta buug bay sheegayaane aynu xirxirneee adr adr bay barateee qaar baa soosocda kulahaaa kkk lkn inuu qaldanyhy waa ognhy wsiirka xumi hala casilo

    • @abdillahiabdisamad6161
      @abdillahiabdisamad6161 Před 6 lety +1

      Al-shakour Omar kalmada qadaad wayne ninkii bixiyay waa sayidka adeer. Adigu malaa qaladii martidi ku ahayd baad tahay somaliland ( oromo )

    • @cabdishakuurcumar761
      @cabdishakuurcumar761 Před 6 lety

      Abdillahi Abdisamad kkk myaH proH yan lausku gafin aniH izaaaq dhalad ah aan ahay wlipa sh bashiir ayaana adrky ah lkn adi ma qadaad wayn ayaad thy wdigaa ka xumaadaye

    • @malabsida8735
      @malabsida8735 Před 6 lety +2

      Al-shakour Omar idiot idoor wagaash. Car daarood wax ka sheeg qurun yahaoow. Madoowga badan. Sanka balaaran leh. Afweeyn baatahay markaasaa daarood balaq inaad calyadaada ureeyso ku siisa rabtaa. Dabaalo luga dheer oo ilka dikir ah leh baatihiin isaaq wasqaan yahoow.

    • @abdillahiabdisamad6161
      @abdillahiabdisamad6161 Před 6 lety +1

      Al-shakour Omar wllee waa yaab hadaa hadii aad diriyadii shiekh bashiir aad tahay, sayidka maanta in wax laga sheego maad tageerteen. Shiekh bashiir wixii uu dhintay ayuu siyadkuna u dagalaamay. Markaa QDW Ha ku meeraalaysan diriyadii oo sax ah ma tihid.

    • @abdillahiabdisamad6161
      @abdillahiabdisamad6161 Před 6 lety +1

      Anisa Dq Ahmed ciyaalkan yar yaree hada Somaliland waxay u yaqaanaan afarta kursiga ku fadhida. Ama xafadooda maglada ay ka dagan yihiin Xuduudka somaliland iyo mabda ii lagu dhisay tonaa lama barin. Manhajka somaliland na kuma jirto.

  • @AliAhmed-fr8zd
    @AliAhmed-fr8zd Před 4 lety

    Isaaq iyo Ogaden iyo majertenba Ina cabdile xasan qaar waa laayay qaarna geelu ka dhacay sababtu kulayana jirta ee iskama layn Dadku wagas darawish iyo rukubleybay ahayen marka wiilka awowgi rukubley aha bakuleh sayidku awowayashenbu layay hadad tirahdo awowashaya galki kusodulay makabahay kadaba sideyn Misa waala diriren Kama jawabi Karo ader sayidku Nina uma nixijirin ninki darwish inuu noqdo diida madaxu kajari jiray midka dad ugu xiga habanoqde hdu rabe tarikhdisa akhrista Dagaladi ugu adkaa qoysku kadhashay ee OGADEN buuku laayay qoyskan anigu ahay ee MJ kumananbu kadilay markay geelisi dhacen majerten cadan kulama tagin culus hashaydiye cadadodu waa inay cidaha gaadan waatu nugal kuweraray oo babah kadhigay hdana halyey geesi ah oo soomaaliyed baan u aqonsanahay marka wiil yaro ruukubley ah warqad uu waxku qoray tarikhdi sayidka Kuma majara hababinkaro

    • @mali7297
      @mali7297 Před 4 lety

      Saydkaa izaaq laayey😂😂😂😂
      Cagtu izaaq bey ku khafiiftey
      Xaguu ku laayey
      😂😂😂

    • @AliAhmed-fr8zd
      @AliAhmed-fr8zd Před 4 lety

      @@mali7297 hde Asagoo layn waa aragta cuqdada ree waqooyi kamuqata dagalada beeluhu kulayay waa OG iyo MJ lkin isaaqa wxaa lashega inuu geeli ka dhacay intasay kasamri wayen malaha

    • @mali7297
      @mali7297 Před 4 lety

      @@AliAhmed-fr8zd waar izaaq waa nimankii geelii ugu badnaa ee somali kala dhacdo madmulla ka dhacay waxaan lagu sheegaa geelaas hagoogane
      Ninkii dhicidiisa ka qeybqaatey
      Geelaas farxad buu la hagoogtey
      Ninkii aan geelaas dhicidiisa ka qeybgalina ciil buu la hagoogtey
      Wuuxu mad mulla somali geel ka dhacay izaaq baa ka wareejiyey
      Oo ka meersadey
      Izaaq iyo mad mulla aad bey isku yaqaaneen nimanka uu ka naaxi
      Waayey mad mulla izaaq bey ahayeen tariikhdiisa in umad loo
      Soo bandhigo oo laga tabatago
      Tariikhda Beenta ah ee aad somalida
      Kale aad ku cabteen baa la soo bandhigayaa
      Taarikhda maqaarsaarka ah ee beenta ku salebaan ee uu
      Siyaaad bare u wakiishey qoristeeda idaaja ayaa umada loo soo bandhigayaa
      Waala yaqaan ragii darwiish aas aasey cidey ahayeen
      Iyo deegamada ay ka soo jeedeen
      Anaga beenta nalaguma cabo

  • @sallicalee9801
    @sallicalee9801 Před 6 lety +1

    Hhh alla maxa dhakh nabiga baratay ,maxan ka dhagaysta kuwan in LA dilay xaq u leeyihin oo laga jaro intii aabahod u gaystay soomaali

  • @abtidoonmahdi8406
    @abtidoonmahdi8406 Před 6 lety

    Idoor 19 % waxaay dekada Berbera u siiyeen Tigree-ga cabsi ay Darood ku qaban , marka bug yar oo ay Darood ku caayaan waxba mahaa .Idoor darawiishti ilaa manta iyay Darood ka qabsadan

    • @ubahletv684
      @ubahletv684 Před 6 lety +1

      Abtidoon Mahdi
      Nacasnimadii daarood baad wadaa adeero meelahaas iska qayliya qaylada waad taqaanaane kkkk

    • @sagalahmed9509
      @sagalahmed9509 Před 6 lety

      Walee kuwii nacas ah waa la yaqana iidoor af xunoo

    • @bm7342
      @bm7342 Před 6 lety +1

      Abtidoon Mahdi
      wlle hana cebenin ninkan wasiirka ah ee buuga qoray ma matalo isaaq dartiisana ha u caynin waa waa dad anu wada dhalanay. taariikhda reerka dadkena khaldan anu mel iska dhigno. isaaq halgankii darawisheed qeeb weynbey ku lahayn umana surta gasheen sayidku hadii aysan tageero ka haysan degaanka. qoraagu u jedoyinbu kalaha ay tani kamidtahay ... xtaa tee reerkoda dhexdisa ayu dib u so noleyey isago qabweyni qoys la gashay meel iyo cilmi yari khabiirnimo.

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 Před 4 lety

      @@sagalahmed9509 daarood qaracoow, kenya, itoobiya iska xoore.

    • @sagalahmed9509
      @sagalahmed9509 Před 4 lety

      Fadumo Mohamed dhameys garacnima adiga iyo reerkiina ah walee

  • @hoodoimaan2111
    @hoodoimaan2111 Před 6 lety +1

    Isku dir iyo xin bay uyimaaden
    Inay isaaq isku diran
    Miyaa cagdheerta xun

    • @farhiamali4693
      @farhiamali4693 Před 3 lety +1

      Na balayo iskukin tirday maxad ka adleysa nin ba boog cay qora laga hadlaya ok

  • @guuleedcqani8309
    @guuleedcqani8309 Před 4 lety

    Ogaadeen waa nacas sayidku

  • @galmudug1044
    @galmudug1044 Před 4 lety

    Doowladii Daraawiish ta waxaa aas aasay xaaji axamd fiqi oo ahaa abgal, sayidka ka wuxuu wax ku bartay barbara moolacyadii uu sameeyay axamad fiqi