DEG DEG Wadahadalkii Turkiga Oo Fashilmay,Hunguri Xumada Itoobiya Iyo Go,aanka DFS

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • This video is about DEG DEG Wadahadalkii Turkiga Oo Fashilmay,Hunguri Xumada Itoobiya Iyo Go,aanka DFS

Komentáře • 221

  • @allahadoonkiisiiayaanahay27

    Waa in aan ogaadeeniya la tagno meesha wax badan ayaan aaminsanaa dowlada madax kor ha u qaado

  • @cabdiwalifaarax3195
    @cabdiwalifaarax3195 Před 29 dny +6

    C/raxmaan fikir fiican oo wadaniyad Soomaalinimo ayaad Soo,jeedisay waana kula qabnaan waa inoo Harar iyo Hawaash Allaaha,yow la,helo. Guuul

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 Před 29 dny +4

    Nin raba in uu dhulkaaga xoog ku qaato in lala hadlo ayaa qalad ah

    • @tasneemmohamed8524
      @tasneemmohamed8524 Před 28 dny

      Ma aragtey
      Aawey damiirkii iyo qabkii Soomaali laheyd
      Maxey yihiin waxan foorara
      Sidee dhulkeyga la igula gorgortami Karaa
      İlaahayow Soomaali adigaa umaqan

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h Před 29 dny +3

    Xasan sheekh waa benalee in uu wadahadal lagalo itopia maba ahay ee iskaa donaya in uu lacag kaqaato itopia oo uu dhiqo lagaha ugaliyo fiqi

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq Před 29 dny +7

    GUUL SOMALIA GOB IYO GOBANIMO ALLAH CADOWKA JABIYO GUUL GUUL SOMALIWEYN OODHAN ALLAH CADOWKA JABIYO

  • @sumayahassan6900
    @sumayahassan6900 Před 29 dny +5

    Wiilkaas run ayyuu sheegay

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq Před 29 dny +3

    Baal maay iska citirafan somaliland ayaguna hayska dayaan Ethiopia ileen somaliland waxa ku kelifaya waa citiraf doone iyago walaloba oo is citiraafa oo iskashi yeesha dhaanta ijiid aan ku jiide somali caqliga tagan

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 Před 29 dny +4

    Taasaa fiicneeyd

  • @ahmedmusse9562
    @ahmedmusse9562 Před 29 dny +3

    🇸🇴🇸🇴👏👏✊

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 Před 29 dny +13

    Ithopia waxeey moodey dadkoo dhan ineey muuse juudaan kale yihiin fiqi ilaaheey ha daayo

    • @ANURJaamac
      @ANURJaamac Před 29 dny +1

      Gac baa kayeedhay Qaadad wayntii

    • @jamiilaJama-c5c
      @jamiilaJama-c5c Před 29 dny

      daarood gaajo qac baa kayeedhay

    • @saja9892
      @saja9892 Před 29 dny +1

      @@jamiilaJama-c5c ina waalaney aqli baadan lahayne adigay kaa yeeytay oo jooga xiligii sayid maxamed ku xoraynayey oo kale oo sidii baalaleyda dabka lagaa celcelinayaa

    • @jamiilaJama-c5c
      @jamiilaJama-c5c Před 29 dny +1

      @@saja9892 kkkkkk sayidka wax jira haduu yahay xabashiguu kaa xoreynlahaa iyadoo Intan laga liito. xaba maxoreynkartiiine magacii soomaaweyn ee aad waxkucunijirteenbaad raadineysaan .xabashiga allaakubaday waa taa soo abadaa kubeysata.

    • @saja9892
      @saja9892 Před 29 dny +1

      @@jamiilaJama-c5c Shurunshuur samaale saw kan soomaaliyada aad sheegeysid hunguriga siistay ilaa waa gune qariiradii aduunkana magaca soomaaliya ka tirtiri raba maxaad ku faane sodon iyo sadex sano baa gaal iyo islaamba meel la idiin raaco la garan la yahay keliya gacanta wax laydiin saaro uun baad fahmaysaan sayidkuna abaal idinkma baahna nasabadaasba ma lihidin cuqdadna waad ku darsateen

  • @AFDiini1722
    @AFDiini1722 Před 29 dny +2

    Fiqi waa nin HG ah. Hawiyena dadka ay aduunyada ugu necebyihiin waa xabashta, mana kala yaqaanaan, Oromo. Xabash, Amxaar, Itoobiyaan waa isku mid. Daarodka iyo Isaaqu ma necba xabashka. labaduba waa dhukadaan kana hoos galaan Itoobiyaanka

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 Před 29 dny +3

    ALLAHU AKBAR. ITOOBIYA HALALA DAGAALO WAA CADAW KA SOO HORJEEDA JIRITAANKA SOOMAALIYA. GUUL IYO GOBONIMO ❤❤❤SOOMAALIYA❤❤❤

    • @ANURJaamac
      @ANURJaamac Před 29 dny

      Gac baa kayeedhay Qaadad wayntii

  • @user-kx4us5cb4k
    @user-kx4us5cb4k Před 29 dny +2

    Rajada keliya ee Somali lahayd Inay markale midowdo waxay ahayd Somaliland oo lays garab taago .macaybka Idoor u qabtaan ayaa rajadaa burburiye

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před 29 dny +1

    Good job 👏 Mahadsanid
    ❤❤❤ Shaqo aad u wanagsan ayaa haysaan

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Před 29 dny +2

    MADAXWEYNE FARMAAJO, ABEY WADA HADAL IYO IN LAGA HESHIIN DOONO, SIDII LOO MAAL GELIN LAHA, TAASO BAARLAMAANKA SOO HABEEN DOONTA, SIDA SHARCIGA AH OO LOO KIRIN DOONO.

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 Před 29 dny +8

    Guul soomaaliya itopiya fikir xumadooda waa cadaatay

  • @bashirismail1775
    @bashirismail1775 Před 29 dny +3

    Salaamad Raysu wasaare

  • @Umi-yp9ef
    @Umi-yp9ef Před 29 dny

    Asc habo muwaadin dhalad baatahay Allah kubarakeeyo

  • @user-tv1gx4gm4d
    @user-tv1gx4gm4d Před 29 dny +1

    Fiqi geesi❤❤❤❤

  • @user-ep8qb1el5i
    @user-ep8qb1el5i Před 29 dny +2

    Sharif Maha waa shhekhal

  • @AsadAbdirizak-jn4su
    @AsadAbdirizak-jn4su Před 29 dny

    Guuul awdal state somalia 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @Memahaco
    @Memahaco Před 29 dny +3

    Sheekada iska dhaafa oo Salaadda aada .

  • @NurGacan
    @NurGacan Před 29 dny +2

    Hadii laga noqodo MOU way damaashadii lahayeeen wax ka galay badan ka hadalyaaan ooo aan ahayn xasidnimo ma jirto

    • @ANURJaamac
      @ANURJaamac Před 29 dny

      Gac baa kayeedhay Qaadad wayntii

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Před 29 dny +6

    ALLAHA FASHILIYO XAARAANTA TUUGADA AH

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před 29 dny +4

    Dhulkeenii bay nagula gor gortamayaan itopia, waa ayaan daro wayn

  • @Sarta100
    @Sarta100 Před 29 dny +1

    Itoobiya in lala shira waa qalad ah waayo waxa uu leehe bad isii xeelad ama xoog ayaan ku qaadanaa. .

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před 29 dny +1

    War Abii edeb Daranaa Horta?😮

  • @habibamahad8009
    @habibamahad8009 Před 29 dny +1

    Waan in ka hadalnaa dhulka eey naga heeystasn

  • @Sarta100
    @Sarta100 Před 29 dny +1

    Xabashi ha layska dhiciyo waa tuugo xoog wax ku raba shirka halooga baxo ma bada soomaali beec iyo horgortaan maleh dhiiga waa inaa dhaqaajisaan. Soomaali waa in dalka laga saaraa xabashida.

  • @7omali
    @7omali Před 29 dny

    Taladaa Abdiraxman ha qaadato dawlada Somaliya.

  • @oibrahim6981
    @oibrahim6981 Před 29 dny

    Mahadsanid Wariye Abdirahman iyo Ilka case sidee ayaan inigula soo xidhiidhi karaa?

  • @AminaMowlid-lx5xh
    @AminaMowlid-lx5xh Před 29 dny +1

    Awdal ma ogaadeen baa leh ,
    Han isnabad galino dir iyo darood baynu nahaye

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t Před 29 dny +1

    Ha ooyaan Nacabku waligood hadal haan ma.buushee isxoree duliyahow maad candhuuf ku tuftaan kan aad urarantihiin

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Před 29 dny +5

    Sxb Ethopiya cag soo dhigimayso xeebaha Somaliya.
    Awdal ama meel kale.
    Adoomada Ethopiya ee jooga Garoowe iyo Hargisa meel ha geeyaan Ethopiya.
    Somalida kale waa diyaar difaaca dhulkooda.
    Waxba ha ku darling.

    • @doubledeqabus6815
      @doubledeqabus6815 Před 29 dny

      JAMHUURIYADDA SOMALILAND ALLAW DHAWR WAA WADAN XOR AH

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm Před 29 dny

      ​@@doubledeqabus6815 adiga inaa dad tahay iyo.inaa dugaag tahay wlhi beeyna kala ogeen ethiopia. Bad iyo dhul baa u cadan. adiga uun baa dabadaa la hor cararaayo mooye3 umaba aragto ethiopia

  • @xidhintamedia3893
    @xidhintamedia3893 Před 29 dny +2

    Gac baa kayeedhay Qaadad wayntii

  • @engbashirali9592
    @engbashirali9592 Před 29 dny +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Daaroodki caqligiisa masaasu noqoday CAJIIIIIIB !

  • @nourahmed-ex4xf
    @nourahmed-ex4xf Před 29 dny +1

    Asc Ilka case iyo nuur waxaan idinku la talin lahaa marka la adimayo inaad joojisaan warka ama add Editing ku samaysaan codka

  • @raageabdullah331
    @raageabdullah331 Před 29 dny +1

    Wariyaasha yaryar ee miisha iskugu yimid waxad tihiin citaal wax ma garad ah.

  • @NurGacan
    @NurGacan Před 29 dny +1

    Somalinad guuul waxay u barteeen in ay na gunastaan wali way quuusan laayihiiin faqashiii xoog ku xoratsanay cidaan doon siinaynaa

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 Před 29 dny +1

    Labadan xaraanta lagu dhalay ey cagdheer ey adoonta 2024 ku hoos nool kiniiya iyo itoopia marka horey soo xorooba wad is moodeyn inad somalia ka tirsan tihiin ma tihin somalia ey waxad tihiin kiniiya iyo itoopia marka afka huuradaleh soo cadayda inta ad dacaayaday naysiin somaliland xaasidiin cugdad buuxisay bad tihiin oo ibnu zaaniyiin lagu dhalay waxad u ooyeysin aniga ini sheygi xaraanti fircoonki afweyne hargeisa ini siin jiray ayey snm afka iniga qabatay oo muusey bixi 12xeryood oo cagdheera dhagta dhiiga o daray geesi daarood laayey darood kaga xaarsiye weeyi iyo dameerki agmaxa ahaa ey gurguurte ey dadkiisa maasaakiinta turki xaraan ah oo cilmaaniya u gacan galiye xaasidnimo awgeed u somaliland uqabow xaraanka bila abaalaawa ah hargeisa ayu qaxooti ku ahaa idaga iyo kan dameerka ah ey agmaxs sida gurguurte ah ey fiqi la dhahow ey duliga xaasidka lafa ka gashay

  • @XiinfiniinXawaareye
    @XiinfiniinXawaareye Před 29 dny +1

    Ma soomalida itoobiyaa dhulka iska leh mise ogaadeen horta taa soo cadeeye iska dhaafa soomaliya iyo itoobiyee

  • @koshinmohamed6000
    @koshinmohamed6000 Před 29 dny

    If is time to talk about Ogaden not Somali coast. Agree 110%

  • @dabaadi
    @dabaadi Před 29 dny +1

    Alxaq adinka ma maqashaan miyas ilmo adeer waan idinla la talin waa adin hadaad ma qashaan joojiya alaha idin xafdiyee

    • @ANURJaamac
      @ANURJaamac Před 29 dny

      Gac baa kayeedhay Qaadad wayntii

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez Před 29 dny +1

    Horta waxaa layable wariey aan dhexdhexad ahey oo wwax noo shegaya xataa aan kharsaneyen waa niin caytamayaa muxu iguu kordhinkaraa

  • @mohamedbulale8700
    @mohamedbulale8700 Před 29 dny +1

    Asc waa runtaa malintii ogadeenya aynu nidhi itobiya weyan ayey damacday intii kale markaa waa doqonimadeena hadaynu somali nahay

    • @nimoislawo2143
      @nimoislawo2143 Před 29 dny

      Waa in soceli ladhaha somali galbeed oo mel walbo laga sobaxa dhalin yarada dhan an so baxno oo qoryaha laso wada bax sada oo leyska han jaba

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 Před 29 dny +1

    WALEE DAAROOD BAANAN KA DHAGAYSAN, WADANIYAD, SOMALINIMO IYO SLAAMNIMO!!!!!!.MUNAAFAQAD, XUMAAN, XIQDI, XAASIDNIMO IYO QABYAALAD BAY SOMALI KULA DHAX JIRAAN!!!!!.

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Před 29 dny

    Cadow jabay ciyaalka cagdheer qaxooti

  • @cilmisaney8311
    @cilmisaney8311 Před 29 dny

    Sharka 17 September waya baaqana waya goonayana Siida Kenya 2018

  • @IdirisOsman-z8x
    @IdirisOsman-z8x Před 29 dny

    anigu waxan oron lahaa Turkish ku ha naga dhex baxo anaga iyo Ethiopia waan is naqaan waliba sifudud baan isku fahmi Karna waan naqaan waxan isku fahmi karno waqtiga ha naga dhuminina baan oron lahaa

  • @AbokorShide
    @AbokorShide Před 29 dny +1

    No. Soomaaliya

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 Před 29 dny +1

    Rag ayaa saa sameeya waa guruub aad u xun aad tayo yar waa lacagdoon feckless ayaa loogu yeeraa waa jaahiliin dhaqan mini iyo dhaqan magaalo midna mayaqaanaan waa mooryaan ma mooryaan baa dal wax u tari

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 Před 29 dny

    Microphone-ka afka u dhaweeya.
    Codka xoogaa kordhiya.
    Shukran.

  • @NurGacan
    @NurGacan Před 29 dny +1

    Oooyaha faqasheeey dakada berbera dadakii lahaa ayaa u tashanaya wax la idinkama waydiiinayo

  • @saynabjamac6901
    @saynabjamac6901 Před 21 dnem

    Soomaalilaan waxay ugoosatay waagaalo anaa sooarkay oo isaaqa

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk Před 29 dny

    WAR CABDIRAXMAN NIN RAG AH
    WAAN KU WATA, INEY ISKA CAABIYAN OO AY DHARBAAXYO
    EY KA SO KICIN LAGU DHUFTO
    ABY AXMED

  • @maxamedcumar8588
    @maxamedcumar8588 Před 29 dny

    Cabaadwaynayaal

  • @abdikarimhassan4714
    @abdikarimhassan4714 Před 29 dny +1

    Marka qof low profile wax falanqeyo wa nocan wwuxu ku hadlayo before and aftartisa isma maqlayan miya sow diggi laha Hakan fidan ba burburinaya, Abaha yahay luqada ad kuu. Haddlaysana maha tii Saxafada.

  • @Zeytun1
    @Zeytun1 Před 29 dny

    Wlhi raggi aadka ee somalida wey dhamaden wanad arki dontan wala qadanaya badena wayo waxa joga dhan wa danestayal damirki dhintey oduliya obila wadaniyada aya mesha no joga 😭

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Před 29 dny

    Cagdheer qaxooti

  • @user-ng1hl1gp3k
    @user-ng1hl1gp3k Před 29 dny +1

    laba jawhil oo iswaraysanaya ayaad tihiin oo si caadifadaysan isu waraysanay soomaalida aadkasheekaynaysaa goormay kala dhaqaaqday waar anigoo soomaaliland kasoojeeda ayaanrabin in itoobiya bad lasiiyo laakiin aritu xitaa itobiya kawaweyn arintan waxaa kadambeeya kaniisadaha caalamiga ah oo maraykanka ka quwadbadan kana dhaqaale badanidinkuna warsangeli iyo waxaan meesha oolin baad kahadlaysaan idinkoo daroodnimo hoosta ku wata

  • @AleemZani-nw4xh
    @AleemZani-nw4xh Před 29 dny

    War jihadka gala
    Allhu Akbar

  • @user-tv1gx4gm4d
    @user-tv1gx4gm4d Před 29 dny

    Yuusuf garaad❤❤❤❤

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 Před 29 dny +1

    Oromada somali oodhan baa ku jirtaa xataa rer cabdulke

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 Před 29 dny

    In aan maaantay ay badanada iyo dhulkana in lugala dagagaalaman waxaa keenly madaxda waa calooxumo:(

  • @AhmedHussein-ze4pe
    @AhmedHussein-ze4pe Před 27 dny

    Nimanka hawiye maxa kagalay ogaaden lagumaysto 😊xoolow

  • @XiinfiniinXawaareye
    @XiinfiniinXawaareye Před 29 dny +1

    Xumaanta soomiland ayaad waxaan u samaynaysaa

  • @hassanhussein1004
    @hassanhussein1004 Před 29 dny +2

    Sax

  • @BashiirAbdi-xy8wo
    @BashiirAbdi-xy8wo Před 29 dny +1

    Meeyay hakaan kad lahad wu awood badan yahay oo muse iyo somaliland iyu kasoxiday albabaki . 🤔
    Waligib been iyo riyo iya isku mawelisan
    imika caatmasan 😂

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před 29 dny

    BAAGA BAAGA BAAAGA BAAGA BAAGA BUURBURYE ILLAHEYE WAXADA KUU FARXADAN IDIINMA TUUSO XASIIDAN 😮😮😮

  • @XiinfiniinXawaareye
    @XiinfiniinXawaareye Před 29 dny +1

    Hadii aad ogaadeen wali u haystaan in ay kiliga kalidood iska leeyihiin waydin ka sheekeyn doontaan

  • @user-tv1gx4gm4d
    @user-tv1gx4gm4d Před 29 dny

    Abigu waxaan aaminsanay in somali qabato dhukooda hargaysa barbara iyo burco bari iyo galbeed halaga soo galo

  • @calibaashe9703
    @calibaashe9703 Před 29 dny +1

    Cuuqdada isaqba kuhaysa

  • @fadumaibrahim7467
    @fadumaibrahim7467 Před 29 dny +1

    Shidhaab hadhikaabiin

  • @abdulkadirmohamed8285
    @abdulkadirmohamed8285 Před 29 dny

    CABDARAXMAANOOW HADII ALLA IDMO NAIROBI AYAAN RABAA INAAN IMAADO WAXAANA RAJEYNAYAA INAAN KULA KULMO

  • @akhalif579
    @akhalif579 Před 29 dny

    Waa sax, lkn Farmaajo 4tii ka tiraahdeen kk. Oo oromo u badan ku qosley waa dhab walle, waa inaan xujo la imaano.
    Guul soomaaliya insha allah

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Před 29 dny

    Ciyaalkii cagdheer xeryaha qaxootiga IFO IYO KAAKUUME dhadhaab

  • @AbdifatahMahamedaidid
    @AbdifatahMahamedaidid Před 29 dny +1

    Nacas nacas dhalay xasan sheekh adaaba ithiopan u ah ee maxay oromo sheegan

  • @user-tv1gx4gm4d
    @user-tv1gx4gm4d Před 29 dny

    Ismaaciil cumar geele xasan sh m xamse cabdi bare firdjiye dani dhamaan waan lasoo afjaraa muuse iyo waxa uu aaminsanyay

  • @user-lh2sr8wt4l
    @user-lh2sr8wt4l Před 29 dny

    Wooow somalia iyadaa fadeexo dul taaloo leh kanaqo kaa oo kan qaado liiixlti

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk Před 29 dny

    TURKI WAA RUUF YAAN WASAQ AH MAHA IN LA QIIMEYO
    WAA IN ITOOBIYA LEYSKA CELIYA HADALKEY ISKA BADALIN
    OO IYAGABA WAREERSAN.

  • @two-lt8fg
    @two-lt8fg Před 29 dny +1

    Biyo celiyenka hanoogubedelan

  • @aidarousabdullahisuleyman5816

    Qaaalu waa sheekhaal waxay dagan ilaa dadar waa ree diini

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Před 29 dny +1

    YUUSUF GARAAD, OOSIYAASI CULUS AHNA, AXMAARTI EREYADU KU YIRI, SARA JOOGGA AYEY KA KAADSHEEN.

  • @user-te7hx3yq4w
    @user-te7hx3yq4w Před 29 dny

    Warkiina soomaalinimo ka dhiga wadan ogaadeen la yiraahdo,ma jiree,si wadanka loo xureeya ka dhaafa qabiilka,xumaana ha ii arkina

  • @FatmaOmar-c8m
    @FatmaOmar-c8m Před 29 dny +1

    Ala cabdi raxmaaow kaalay nimanka ingaceli meesha ragkale kumahayee 😮😮😮😮😮😮😮

  • @user-yb6mu2yu1h
    @user-yb6mu2yu1h Před 29 dny

    Waxa fiicnaan lahayd inlainugu gudidawadahada badda sababta oi ah aqoonfog Ayaan uleedihiin itoobia

  • @mohameddahir7293
    @mohameddahir7293 Před 29 dny

    Anigu ma fahmayo waxa Ethiopia looga qaylyayo. Ethiopia ma tii aan naqaanay oo sii daciiftay bayn ahayn. Waxa keliya oo ku filan in XSM uu cabashado iyo Oohinta joojiyo oo uu hubeeyo ummada somaliyeed ee ku nool salal iyo Awdal, 100 Askari oo keliyana jabuuti ka dejiyo. Options Aad u farabadan oo wax ku oola oo kalaa jira. XSM nin ha noqda oo imaaraadka waxoogaaga siiya ee Ethiopia na dabada ka riixaya ka talo baxo. Su’aal Madaxwayne go’aan adag ma qaadan karaa, jawaabtu waa maya isaga maslaxadiisa buu eeganayaa.
    Maanta waa Nagy ceeb hadaan somali nahay ka cabano ethiopia hall ii iyagu naga baai lahaayeen. Bahdilkaasi waxa na gaadhsiiyay siyaasiyiinta somaliyeed, xamar ha fadhiyo amma gobolada kale. Waxay ku mashquulsan yihiin oo keliya sidii millions u urursan lahaayeen xaq iyo xaq darraba. Dhalin yaraa wax bedesha iyaga qabiil baa la iskugu diray. Odayaalna hadalkiodaba dhaab oo iimaankii baa ka tegay, culumaa u daranoo iyagana qsbiilkay qayb ka yihiin.
    Ilaahay dalka ha Samara bixiyo.

  • @abuudeeq200
    @abuudeeq200 Před 29 dny

    Waa iska ogaa in wasiir Fiqi waxba laga cuneyn

  • @user-hw5bt5bj8r
    @user-hw5bt5bj8r Před 29 dny

    War waxan yaa wariye kadhigay waa qaxoontigii dhadhaab

  • @hussainabdi6602
    @hussainabdi6602 Před 29 dny

    War shariif lahaanine nagaddaaya hanagu soo wadina oromada

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 Před 29 dny

    Marka neef dhaawacmo ama dhinto waxa markiiba u soo diyaargarooba ku soo urura inta habar dugaag iyo haad carrada jooga. Dugaagga iyo haadka kala duwan ugaadhsiga (predators) iyo raq cunka (scavengers) ku nooli uma yimaaddaan inay u gurmadaan oo dhaawuciyaan ama asturaan raqdiisa oo aasaan neefka xoolaha ama ugaadha ah, waxayse degdeg ugu soo urureen, rabaanna inay hilbihiisa, lafihiisa iyo uur ku jirtiisaba ku boobaan waqtiga ugu gaaban ee suurogalka. Dowladda Ishafarland ee Xasan Shiikh hogaamiyaa waxa faeabaas ku haya dowladaha awoodda leh ee baadigoobka ugu jira khayraad dayacan iyo awood ballaadhsiga ay ugu talinayaan dalalka dagaalladu aafeeyeen. Dowladda Ishafarlan oo ka dhiga neefka bakhtiyey ama naf ka eegga ah, waxay laacdaa oo mooddaa inay tageero niyadsami ah ka heli karaan dalalkaa damaca fog , oo tusaale fiican u yahat Turkigu. Xasadka walaalkaa guuldarro mooyee waa ma dhacdo inaad guul iyo wanaag kaaga yimaad. Kufitaanka tiro beelay ee dowladaha Xamar waxa sababta muhimka ah u ah dagaalka joojinta dhismaha, xoogeysiga iyo helitaanka Somaliland aqoonsi caalamiya oo ah xaq masiiri ah. Dagaalkaasi waa mid qabiil oo ay isu bahaysteen Daarood (oo fikirka leh) iyo Hawiye (oo fulinta leh). Waxay rumaysan hoos naftooda in aanay ka dhisi karin dowlad xalaal ah oo degenaansho siyaasadeed iyo horumar ku naalloota haddii aanay ku dhexjirin qabaailka dega Somaliland (oo uga dhigan xabagtii isku dhejin lahayd). Qodobka kale dadkaa aan ka hadlay waa soo saarayaasha sunta qabyaaladda, jidh-diidka iyo xasadka. Ummadda Somalida guud ahaan halkaa waxa dhigay waa qabyaaladdii, nacii iyo kala fogeyntii ay ummadda u geysteen. Tii bay gambadh ula soo fadhiisteen Somaliland iyo bulshadeeda,, halkay inta taageeraan walaal xoog leh ka dhigan lahaayeen. Ilaahayna daahirkeenna iyo baadinkeennaba wuu ogyahay, waayo isagaa inna abuuray, waana xaq soore if iyo aakhiraba.

  • @mohamudahmed5353
    @mohamudahmed5353 Před 29 dny +2

    Kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @NurGacan
    @NurGacan Před 29 dny +1

    Somali waa magac been ah ooo in la isku dulmiyo lo samayasatay waz jira ma aha ninksow taada ka tali

  • @alidiriye2181
    @alidiriye2181 Před 29 dny

    Hoogtey waxaad faafinaysay shalay miyaa fashilmay

  • @rashidmohamed8605
    @rashidmohamed8605 Před 29 dny

    Labadani geedkii doqon ma waaye may ka soo keceen

  • @hamzecarloz9440
    @hamzecarloz9440 Před 29 dny

    waraysigan sidaan ugu raxeystay wlhi😂🎉

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Před 29 dny

    Cagdheer qaxooti ogaadeeniya ma xeryaha IFO IYO dhadhaab baa 😂😂😂😂

  • @AbdikadirOmer-sc7ec
    @AbdikadirOmer-sc7ec Před 29 dny

    DHIBAATADU WAXAY NOQOTAY HAAWIYE OO AAN CIYAARI KARIN XATAA FAHAN KAMA KAYSTAN SOMALIDA AY HOGAAMINAYAYAN DAREEN XATAA KAMAY QAADAN CEEB AYAYNU DHEX FADHINAA.

  • @khadrakhalif8830
    @khadrakhalif8830 Před 29 dny

    Wasangale miyaaa canafartu 😊

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Před 29 dny

    ogaadeeniya maxaa la dhahaa cagdheer