NABSI WAA TAN PART 4

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • #higsino.1 #supercarab #qiso#CZcams-Higsino.1
    #Creative Supercarab
    #True story
    #Producer(Nalka)
    #Edit(Supercarab)
    #Director(Ccj plus)
    #Camerman(Ccj plus)
    #Camerman( higsino.1)
    #Views-Team-Higsino.1
    #Studio-Rajovill

Komentáře • 148

  • @bintuabuukar1413
    @bintuabuukar1413 Před rokem +20

    🥰🥰waxan leyahy is adkey noloshada hau istajin qof ku qiyanay Asa ku dhib qaba allah talada saro Qofki qeerka kugu jiro allah Kuma dhafsiyo in kuso dhoweyo moye qalbiyo badan ku qalman inay jirn ogow salada badso anaga dhan bukan socod nahy sas tahyna happy iska nahy💔💔💔🥺

  • @xasanbeyzani264
    @xasanbeyzani264 Před rokem +7

    My sister wxn Alle Kaga Baryayaa inuu nolol wanagsan ku siiyo 🥰🥰🥰

  • @bintuabuukar1413
    @bintuabuukar1413 Před rokem +20

    💔🥺Nabsiga ma ficno waxan sugaba Qofki Nabsiga iga galy 3 sano iso luggoye اoo gursade mana cafin allah ayan uga dacwoday💔☹️16/11/2019/8/8/2022
    Nag 3sano laso luggoye laqiyany ahy Mar walban I cafi idaba joga wayna igu adagthy cafiska 🥺💔lacgna wu iga cunay xanunka lacgtas I hayso qof wax jecl ayan aha ani waxan ahy Gabar shaqeysato waligyn lacg ma waydisan ila as iwaydisto moye Wan udiri jiry❤️🥺💔🥰🥰

    • @dahranmukhtar
      @dahranmukhtar Před rokem

      Sorry xbbti walhi waa xanuun 😭😭😭😭

    • @amalabdullahi328
      @amalabdullahi328 Před rokem

      Maxaa iskaga sisay lacagtada nin abal malahan lacag isii hadu Ku dhahay Ina ka tagto ayey ahed faido soma wadin Kaas abayo qalpi jab Iyo lacagtadi lacuno iskugu kadaray illah xaqada hakaso saaro insha Allah

    • @bintuabuukar1413
      @bintuabuukar1413 Před rokem

      @@dahranmukhtar 🥰❤️🥺

    • @bintuabuukar1413
      @bintuabuukar1413 Před rokem +1

      @@amalabdullahi328 amiin xbbti qalbi wax jecl wad ogtahy waxan ka cabsanaye inan wayen asi uga danbeyn Wan waye Gabar kale gursade💔💔💔l

    • @sahrasiciid7060
      @sahrasiciid7060 Před rokem

      Sorry abaayo

  • @ffarxaanofficial
    @ffarxaanofficial Před rokem +13

    Ax 😢 wllhi waa qirooday WllshaY ilahay qalbigaga hakuu qaboojiyo intad ninkaa jeclaatay in kabadan nin ku jecel ilahay haku sahlo 💔😭😭

  • @nimcoboodhle1010
    @nimcoboodhle1010 Před rokem +7

    Aamiin amiin 🤲 wll ilhay qalibiga ha ku qabojiyo waa qiso xanuun badan

  • @aasiyomaxamed704
    @aasiyomaxamed704 Před rokem +7

    Nolosha farxad allaha kaga dhigo qalbigana allaha kunadiifiyo alle talo saaro qalbigagana ilaali adiga halagu jeclado adiga halagu raadiyo boqorad ❤

  • @abdifatax122
    @abdifatax122 Před rokem +3

    Ax ax ax ax ax xanuun badanaa ilaahiyow qalbigeda u qaboji abyo adunka waa labo malin marna waa adiga marna waa qofkale salaad duko ilaahey bare insha allah wad guuleysaneysaa insh alaah

  • @shukhracabdi9685
    @shukhracabdi9685 Před rokem +4

    Ilaahay qalpiga hakuu wanaajiyo🤲🤲 wllo waa qiso xanuunpadan😭😭😭😭😭

  • @AbshirxasangeediAbshir-rl2xv

    Wllhi sxp waad uqalantaa xitaa 1milyan asxaabey qof walba HIGSI no1 gaarsiiya asxaabeey insha allah
    Gabadhaasna allaha ufududeeyo muraadkeeda

  • @noloshii.madoobayd
    @noloshii.madoobayd Před 5 měsíci

    Kaliya aamin qadarka allah

  • @sahrasiciid7060
    @sahrasiciid7060 Před rokem +7

    Runtii wàan dareemi Kara xanuunka ku haayo waayo anuu hada ihaystaa mid kaa kadaran 😭😭😭😭😢😢😢😭😭😭😭😭

  • @fadumoabdulkadir05
    @fadumoabdulkadir05 Před rokem

    Ilaahay haku siiyo mid fiican abyo asagana ha cafin hana soo dhaweesan

  • @user-nt8ox5vg3v
    @user-nt8ox5vg3v Před 2 měsíci

    Abaayo nolosha xakaquusanin abyo horeyusoc

  • @user-nt8ox5vg3v
    @user-nt8ox5vg3v Před 2 měsíci

    Alaha xanuun badinaaa yarabi abyo qalbigaa ilaahey xakuugaboojiyo🤲 raga ayaa sidaan iska ah ax ax😭😭😭😭

  • @adanissack5549
    @adanissack5549 Před rokem

    Amiin ya rabi

  • @bushraahmedabd6484
    @bushraahmedabd6484 Před rokem

    Super carab the best youtuber

  • @queensabariin2735
    @queensabariin2735 Před rokem +2

    Abaayo macanto qalbiga alaha hakuqabojiyo dhibka alaha hakabixiyo xanuun wax kaweyn malahan qayano alle Tala saaro qalbiga ilalinayo ayaa jiro midkii nolosha kulawadagi lahaa sabar iiman alaha hakiso❤️

  • @cabdullqadircusman117

    Abayo samir wahine ofkalewahilee

  • @user-nt8ox5vg3v
    @user-nt8ox5vg3v Před 2 měsíci

    Wll suber carab ilaahey cimrigaaga xadheereyo wll mcn lataliyaheena Alaha kusharfo🤲🤲

    • @Higsino.1
      @Higsino.1  Před 2 měsíci

      Amin inta is jeceyl rabi garankoda ha ahaado plz dhalin yaro qofka ku jeceyl qalbigiisa ilaali hadey durufuhu idin xumeyan idinka ha isxumeynina ee isxiririya mar walibo wanaga firiya

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Před rokem +1

    Walaashey mcn allaha kuxifdiyo qeyr ayaan alle kaaga barinay

  • @AhmedAli-mg8is
    @AhmedAli-mg8is Před rokem +2

    اللهم امين يارب

  • @haboondeeqa7932
    @haboondeeqa7932 Před rokem

    Ax😭😭😭😭illhey qalbiga hku qaboojiyo abyo mcn😭😭wa qiso aad u xanuun badan😢

  • @baarcumar7101
    @baarcumar7101 Před rokem +1

    Waqiso xanuunbadan sister illaahay qalbiga hakuqabojiyo

  • @zafaaaxmed9699
    @zafaaaxmed9699 Před rokem +2

    😭💔sorry abyo raga dhan isku mid mahn ilah qalpigah haku qabojiyo abyo mcney 🥹

  • @fatoumadeymanlareine2331

    Walalo noloshada hau isyajin qof ku qiyanay inshallah kheir

  • @fardowsaeidlemohamed255
    @fardowsaeidlemohamed255 Před rokem +1

    Haa abayo walalkey qali akuracasanahay adigana ilahey haku qabojiyo qalbiga

  • @xayatahmed8198
    @xayatahmed8198 Před rokem +2

    Insha allah ilahey baaqalbi kuuqaboojin samir bayo wad guuleesan qasarada ayagaaleh wil qiimahaga yaqaan alaha kusiiyo

  • @rayanabdiqadir
    @rayanabdiqadir Před rokem

    Ilaahey qalpiga hauqapoojiyo walaasheena 😔🥹🥹🥹

  • @shukricabdirashiid3427
    @shukricabdirashiid3427 Před rokem +1

    Baaayo qalbigaga mid saliima allha kaaga dhigoh adina marwlba ducda alle iyo salda badi i.a qofki ku imdana fursad sii sald istikharana tuko baayo noloshada qof dartii hauga quusan wx walba walaga kabsadaa tana waka kabsanee i.a qof ku jecl ku daryeela nolol qurxn kula qata allha kukeeno🤲

  • @maxamedmustafe7040
    @maxamedmustafe7040 Před rokem +2

    Nabsi ma gaboobo

  • @NimcoNimcoismaciil-vf1wx

    Ilahay qalpiga hakuu qabojiyo wahi wa somaray xalad tas okala wahi markaa qisadan dhagaystay waxa matalaysay inaa aani layganwaraysaanayo 🥲😭💔

  • @user-kh3mg1qm3u
    @user-kh3mg1qm3u Před 11 měsíci

    Waad helay will wanaagsan firsadsii mcnto

  • @user-bw9kt7np6h
    @user-bw9kt7np6h Před 5 měsíci

    Aamiin

  • @umulkayrabdi7272
    @umulkayrabdi7272 Před rokem +2

    Maanta anaa u horeeya🥰🥰🥰🥰

  • @maxamadxaaji605
    @maxamadxaaji605 Před rokem +2

    Amiin yarabi wllkey mcn

  • @miskicoloow4682
    @miskicoloow4682 Před rokem

    Ilahey qalbigaga haku qabojiyo abyo mcn waxa tahy qof qalbi safi eh abyo mcn masha Allah 💯🥰😘

  • @user-nt8ox5vg3v
    @user-nt8ox5vg3v Před 2 měsíci

    Qalbi dhakax dhex

  • @yaasinabacdimah6240
    @yaasinabacdimah6240 Před 8 měsíci

    Alleh qabiga u qaabojiya😢😢😢

  • @faadumoqaasin197
    @faadumoqaasin197 Před rokem +1

    Abaayo qalbiga allah hakuu qawoojiyo

  • @QEEYSQEEYS703
    @QEEYSQEEYS703 Před rokem +2

    wallhi waa hanuun

  • @sundusturki8217
    @sundusturki8217 Před rokem

    Abayo farad qayr qabo allaha kusiiyo

  • @jeelocabdulahi4116
    @jeelocabdulahi4116 Před rokem +2

    Ducada iyo saladaley badi wll 🥰

  • @zamzam892
    @zamzam892 Před rokem +1

    Allaha qalbigaka haku gabojiyo sister 😓

  • @rohaaan1759
    @rohaaan1759 Před rokem +3

    Walshay mcn waxan aduunyo wye oo exam eh Mar isku day inaad examka ka gudopto I.a nolol sare ayaa ku rajeyna io wanaag ilhy haku tageeero I.a

  • @anhaaribrahim1945
    @anhaaribrahim1945 Před rokem +2

    Wallhi waan sugaaye qeebtaan

  • @habooncabdiahmed3859
    @habooncabdiahmed3859 Před rokem

    Wlhi wn qiroday waa gabadh saaid ufican m.a badal ka kheyr badan aduunka waa iska imtixaan
    I.a waxad helaysaa mid sidaa u jacleed ka daran kuu jacel runtiii nabsiga waa cajiib mana ku seego
    Allow aana qof dulmin yaarabi anagana wax nadulmiya hanagu soo xirin 🤲💔🥺

  • @sihaamcabdi1305
    @sihaamcabdi1305 Před rokem

    Inaaa kula hadlo rabaaa
    Inte Kala soxariraa wll blz isheg 🙏

  • @hanaahmedhana
    @hanaahmedhana Před rokem +2

    One

  • @husniabdi3474
    @husniabdi3474 Před rokem +4

    Malmo badn on maqna xly so qaleyy inti idhaty sa uxiseyo qisoyikan lee😅🥰

    • @zafaaaxmed9699
      @zafaaaxmed9699 Před rokem +1

      Ani cml thy 😂malpo marka so maqnadoh waa so qaleya 😩

  • @sabiriinsiyaad9463
    @sabiriinsiyaad9463 Před rokem

    ABYO nolosha haka Quusan ilhyna Qalbiga hkuu qaboojiyo mid kuwanaajinayo ayajiro Fursad sii

  • @deymanqueen8627
    @deymanqueen8627 Před rokem +1

    Allah hakuafiyo abayo

  • @aweeysshalialasoow6447
    @aweeysshalialasoow6447 Před rokem +1

    Allaha kuu qaboojiyo qalbiga insha allaha abaayo

  • @sahrasiciid7060
    @sahrasiciid7060 Před rokem +3

    Ufur noh iyadaan sugaayee😢😢😭

  • @sacdiyoabdullahi7757
    @sacdiyoabdullahi7757 Před rokem

    Waa qiso xanuun badan waa dareemi karaa qisada walaashey mar walba aad tukato allah bari talada allah saaro qof allah talada saartay waxba ma arko o dhib

  • @Fardawsafiican1
    @Fardawsafiican1 Před rokem +3

    Wllkay mahadsanid💓😍
    qisooyinkaga intaa khadka ka maqanay
    Waa soo qaleeyaa.intii i dhaafta.😘
    Abaayo wixii ku dhaafay ha u xidhin waxa hada aad ku jirto ha u joojin😥

  • @rayaanabuukar8848
    @rayaanabuukar8848 Před rokem +1

    Abaayo bini aadam abaal malahan waxaan ilahey kaaga baryaaya inuu ilahey niyadaada kuu qabojiyo wllhi qiso lama dhihikaro wllhi ilinta ayaan ceshan waaye wllhi abaayo nolasha haka qusan shanta farod ilahey masimin isku day nolal inaa sameysato abaayo macaan hore usoco🥰

  • @user-nt8ox5vg3v
    @user-nt8ox5vg3v Před 2 měsíci

    Dadka qaar,mafahmayaan jecalka miiimaha uuleeyahy ax ax😭😭😭😭

  • @ismailmohameddiriye1148

    Wll Allah qalbiga dajiya
    Nolosha sidedba imtixaan
    Isku Day inaad ka gudubto
    Allah qalbigag kaga dhiga mid xasiloon I.a

  • @Amaleyyyy31
    @Amaleyyyy31 Před rokem +2

    M.A❤❤❤

  • @user-nw1bz6nc1d
    @user-nw1bz6nc1d Před rokem

    Wllhi waxaba mahayi

  • @rayanabdiqadir
    @rayanabdiqadir Před rokem

    🤲🤲🤲🤲🤲

  • @almanajax8437
    @almanajax8437 Před rokem

    Wllo allllhe qalbiga haku qabojiiyo ha niyad jabiin ee horee usoco allhena talo saaro wad heli wax walba oo khyr

  • @sukenaabdi4112
    @sukenaabdi4112 Před rokem +1

    Allaha qalbiga kudhayo

  • @JeeMisBoy
    @JeeMisBoy Před rokem

    Abyo Anaa kuujogo anaa kuusocelinayo wixi kaalumay 😘

  • @loozeycadde7205
    @loozeycadde7205 Před rokem +3

    Sorry sister 😔

  • @xasankaafi1754
    @xasankaafi1754 Před rokem

    Waxaan leeyahy qalbiga allah u dajo niyada allah u qaboojiya

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 Před rokem +1

    Meel baas kadhac oo hoog iyo halaag Allaah kugu rido Balaayo kugu dhacday

  • @kayfcali7231
    @kayfcali7231 Před rokem

    ax ax ax alle qalbiga hakuwanajiyo wll mid ka khayrbadan ayad helaysa

  • @axnedjaamec8569
    @axnedjaamec8569 Před rokem

    Ax ax

  • @Amiira96
    @Amiira96 Před rokem +1

    Asxbey like share dhaha vediowga dadka kale sidey u arkan hormar wcn wll hiigsi 100k coming soon insh allh

  • @mecalowen548
    @mecalowen548 Před rokem +2

    Sory walshei wxan waa adun ee iska sabar dhibkasna allaha ka qado 😢🥰💔

  • @xaliimocadey2240
    @xaliimocadey2240 Před rokem

    Wlhi noloshu wacajib bin adanka isku mid maahan abayo sawar mar waliba niyadada qer ushek

  • @sesmicfocus7925
    @sesmicfocus7925 Před rokem +2

    sxp aadbad uso dhahde wlhei

  • @ruqiyomohamedsalad517

    Sorry abyo qalbiga Allah kuqabojiyo abyo Allah bari saliga nabi Muhammad scw scw badi abyo insha allah wad guleysan dontaa

  • @hayti8085
    @hayti8085 Před rokem

    Ax ilhay qalbi ha uqaboojiyo😪😭

  • @idilshirdon7179
    @idilshirdon7179 Před rokem +3

    Wll codka mxaa ku dhacy

  • @saynabomar8121
    @saynabomar8121 Před rokem +1

    Ax waa qiso xanuun bdn runti 😞

  • @user-ez4ug7ng2u
    @user-ez4ug7ng2u Před 8 měsíci

    Ax😢😢😢

  • @sahrasiciid7060
    @sahrasiciid7060 Před rokem +3

    Codka maxa kaga dhacay wllky qisada

  • @Dheymanibrahim
    @Dheymanibrahim Před rokem +1

    😓😓😓😓😭😭😭😭

  • @suleekha1086
    @suleekha1086 Před rokem

    Wll alle ayaan nolol wanaagsan kaaga baryayaa

  • @rohaaan1759
    @rohaaan1759 Před rokem +1

    Yaab wye

  • @mohameddeeqsi3751
    @mohameddeeqsi3751 Před rokem +1

    😭😭😭😭😭😭alla xanunbadana

  • @kifaayodheeman2060
    @kifaayodheeman2060 Před rokem +3

    Codka uforo dee wll

  • @shukriilkacas1354
    @shukriilkacas1354 Před rokem

    Abaaayo qof daacada thy
    Ilaaahy hakugu arsaaaqo mustaqbal qrx bdn
    Samirkaga ayad kuhelayaa
    Wllken taladiiisa qaado

  • @user-bw9kt7np6h
    @user-bw9kt7np6h Před 5 měsíci

    😢😢😢

  • @nusybamoha5740
    @nusybamoha5740 Před rokem

    Abyo hort alle isku xiira kadib wax ku faraxd Aya alle ku awal marin

  • @nimcitaabdirahman1119

    Walashay waad heli doonta qof adiga kuu qalma isha Allaah lkn waxan ku shegaya qiso gaaban oo runtii cimriqada sho modan maalin maalmaha kamid ah ayaa asxaptii nabiga muhamed scw yaa midka mid ah geeriyooday marka yaa xaaskii asxabigii geeriyooday ayaa tiri iyada oo ooynaysa waligay maheli doono qof is kaga lamid ah waayo jecel ay uqabto isaga ka dibna waxa guursaday nabiga muhamed naxariis iyo nabadgalyo kurkiisa ha ahaato marka walashay waxan ku udhan lahaa niyadada khayr usheeg bid khayr qaba yaa ku sooo socda oo aad filayn insha Allaah qali

  • @muhaawib7657
    @muhaawib7657 Před rokem +1

    Qiso dareenkeeda wdata m.z

  • @nastehoismail8439
    @nastehoismail8439 Před 7 měsíci

    😢😢

  • @daherman3727
    @daherman3727 Před rokem

    Waxan raba qisadayda inan kuso qoro

  • @husniabdi3474
    @husniabdi3474 Před rokem +2

    Mxa wye cod la.aanta

  • @abukarcadoowe1178
    @abukarcadoowe1178 Před rokem

    I. a waad guuleysan doontaa

  • @aaminocusmaanismaciil4205

    😭😭😭😭

  • @farxiyocarab5408
    @farxiyocarab5408 Před rokem +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲

  • @amaalcabdikaafi4160
    @amaalcabdikaafi4160 Před rokem

    😭😭😭😭💔💔💔💔

  • @hoodoqaali2429
    @hoodoqaali2429 Před rokem

    🤲😪😥

  • @nusybamoha5740
    @nusybamoha5740 Před rokem

    Sorry 😭😭😭abyo aad aya kula darem sabbt ah Ani xita wee igu dhacad Wali hore ayu mehir ku dhaca muda 4 sano Aya sugy alxmdulih mudo kadib wa ka reste alle isku xiir walshy

  • @ridwanhassanhassan3012

    Amiiin😰

  • @hanaanabdullaahi5795
    @hanaanabdullaahi5795 Před rokem +1

    😭😭😭