INTA LA IIBIYO IYO INTA LAGU KIREEYO XAFADA WARDHIIGLEY ILA FALARANSA 24/1/2022

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024

Komentáře • 38

  • @faatimayaasin9564
    @faatimayaasin9564 Před 2 lety +2

    Masha allah warta nabad ex wardhigley my village waan uxisay❤❤💯💯😄

  • @hibaqessa7221
    @hibaqessa7221 Před 2 lety +1

    Inan yar oo aan ku farxo baad tahay ,guul baan kuu rajeeyey habo♥️

  • @user-xn6pp6ug2z
    @user-xn6pp6ug2z Před 2 lety +1

    Hooyo macaan noosodub xaafada cel wardheere ilaa jika cumar carabay ilaahoredaas noosoduub ilaahay hakuxafido

  • @somalianabad7801
    @somalianabad7801 Před 2 lety +1

    Xafadeda ahaa

  • @fatimabinsayid1323
    @fatimabinsayid1323 Před 2 lety +1

    Mansha allah ❤️❤️

  • @afgmasafg7764
    @afgmasafg7764 Před 2 lety +1

    Aaniin
    Ragga intaas ha gartaam

  • @SomaliCamelBoy
    @SomaliCamelBoy Před 2 lety +1

    Mn sha allah

  • @bilalmarijuana1959
    @bilalmarijuana1959 Před 2 lety +1

    WAX IISHEEGA

  • @ksharif1564
    @ksharif1564 Před 2 lety +1

    Mashallah Wardhiiglay caadi mahan jidadkeeda dhanka nadaafada ay ka liidatana kuwo waanadaada wax ku qaato allaha ka dhigo Sadia horay u soco

    • @user-su9kq2te5l
      @user-su9kq2te5l Před 2 lety

      Wadanka kor ayaa laga dhisaayaa arimah hoose kaambeen doorasho iyo wax lamid ah kaliyaa loo dhisaa
      Wadooyinka xaafadaha inta badan bulshada ayaa wax ka qabato nadaafadooda
      Oo siyaasada amniga dhaqaalaha ayay dowlada ku mashquulsantahay
      Tan hada jirta iska daa iyadaaba wax duminayso

  • @somaliking3360
    @somaliking3360 Před 2 lety +1

    MashaAllah aad ayaad u mahadsantahay. 🇸🇴💛🇸🇴🧡🇸🇴💜🇸🇴💚🇸🇴

  • @diirshetv8754
    @diirshetv8754 Před 2 lety +3

    Sacdiyo mahadsanid
    Next dayniile agagaarka ceelka loo yaqaano baanweer noso tabi bal thanks

  • @shukrilibax
    @shukrilibax Před 2 lety +1

    Masha allaha abayo macan aad oogu mahadsantahay wax aan jeclaan laha in aad nooso dubto madino meesha migiska goofafkoda insha allaha qeer badan illaha haku siiyo ilah haku xifdiyo amiin yaa allaha 🤲🤲🤲❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍🏾

  • @dunxx2140
    @dunxx2140 Před 2 lety +1

    Aamiin yaarabi jazaakallah qeyr

  • @razvaxultra6333
    @razvaxultra6333 Před 2 lety +2

    Mashaa allaah shaqo adag aya noo haysa walal codsi ayaan wata codsigaasna waxa waye xaafada tarabiyaano qaasatan masajidka muuse boqor agagariisa sara babada aya laga dhisay please mano soo duubi karta adi raali ah waana kugu mahad celinaaya howsha adag aad no wado qaasatan dadka qurbaha ku nool

  • @kamalali79
    @kamalali79 Před 2 lety +2

    Asc walaasheey sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku xafido Amin Amin Amin ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin Amin mahadsanid marwalba waxaad Nala qeebsato quruxda iyo horumarka dalkeena ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin shaqo wacan ayaad heysaa keep going my sister guulayso waligaa mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan ilaah haku dhowro Amin Amin Amin walaasheey sacdiyo xasan

  • @aweesdanbiil8623
    @aweesdanbiil8623 Před 2 lety +1

    WARDHIGLEY WASARAAD WAAYE INTA KALE WABAAB WAAYE WASHINGTON WABAAB WAYE

  • @halimahussein2000
    @halimahussein2000 Před 2 lety +1

    maansha alaah keep going sister

  • @maryanhaji8981
    @maryanhaji8981 Před 2 lety +1

    Amiin horumar wacan

  • @cabdiraxmancabdi6152
    @cabdiraxmancabdi6152 Před 2 lety +1

    Masha Allah

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Před 2 lety +1

    Mashallah qalanjo thanks for your information as always dhulka qurex bdn kuwi dakloos a dhista hanaga yelo wadankooda jecel

  • @hibocabdi5659
    @hibocabdi5659 Před 2 lety +1

    Noo wad boosaska iyo guryshah

  • @axmedxuseen9107
    @axmedxuseen9107 Před 2 lety +2

    Wcs wll qaali adiga mudan 🧡🧡🧡🧡💚💚💚💚😍😍😍😍😍

  • @Maxamedshiine7
    @Maxamedshiine7 Před 2 lety +1

    Wcs walaal qaali Mahadsanid jazaaka Allah

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 Před 2 lety +1

    Masha allah waamahadsantahay.

  • @MrSheikh778
    @MrSheikh778 Před 2 lety +1

    Mahadsanid waan arkay wardhiigley, misaajidka waxaa dhisay nin layaraado Cali Xaaji Yuusuf Allaha u naxariistee, aad ayaad u mahadsan tahay waan arkay xafadii aan ku dhashay ku soo barbaaray

  • @maymuunxagi794
    @maymuunxagi794 Před 2 lety +1

    Masha allah abaayo illahay ajar ha kaa siiyo wad ku mahadsantahay wanadaad iyo wacyi gelintaad. Ha ka daalin sidaa u wada wacji gelinta in sha allah malin waan ku gulaysanaynaa hadii aan inteena badan aan sidaan samayno. Colada waa laga baxaa . Nasriga alle waa dhowyahay

  • @mogawarta8550
    @mogawarta8550 Před 2 lety +1

    Maanta gurigeenii aad hormarty. Haha

  • @user-jn7nj6el4k
    @user-jn7nj6el4k Před 2 lety +2

    xoolaha lugu soo deeyay wadooninka maa loo yeelo xerooyin lugu haayo oo hala ganaaxo dadka iskaleh

  • @abdallasheikhhassanhussein6042

    Asc walaal waat ku mahadsantahay barnemishka laakiin guryahay beecooda iskahubi warta nabada

  • @aronekolmia4260
    @aronekolmia4260 Před 2 lety +1

    Wlahi shaqo adag ayaa haaysaa Dadka wadanka kamaqan hadaa nahay videos kaan wuuna an facaayaa plus qiimaha dhulka

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 Před 2 lety +1

    dad islaam ayaanu nahay wasakhdu aanu iska ilaalino waayo inta ay wasakhdu kuu jirto ayuu cudurka kuu jiraa

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 Před 2 lety +2

    Asc walka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin jazaakallah kheer sister hore usoco thanks

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905

    Asc abaayo 80 kun ma booska weyn baaa

  • @ubax7758
    @ubax7758 Před 7 měsíci

    Aniga hadan so dagay😂😂