INTA LA IIBIYO GURYAHA WAR DHIIGLEY CABDALLE IYO CAWAREERE MUQAL QURUX BADAN 22/1/2022

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024

Komentáře • 46

  • @mohaa10
    @mohaa10 Před 2 lety

    waaw thanks sis markaan waa iga farxisay 11.15 markii lamaraayo jiiradaas xaafadayda waaye woow muuqaalka aad baan oola dhacay almost 11 sano ma aan arag xaafadayda waa uxiisay in sha allah dhamaadka sanadkaan inaa tago rajeeyna

  • @kamalali79
    @kamalali79 Před 2 lety +4

    Asc walaasheey sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku xafido Amin Amin Amin ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin Amin mahadsanid marwalba waxaad Nala qeebsato quruxda iyo horumarka dalkeena ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin shaqo wacan ayaad heysaa keep going my sister guulayso waligaa mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan ilaah haku dhowro Amin Amin Amin walaasheey sacdiyo xasan

  • @Shuu9499
    @Shuu9499 Před 2 lety +1

    👍shaqa fiican adeer waxbaad soo kordhisay alha ku xifdiyo

  • @osmanciise4781
    @osmanciise4781 Před 2 lety +1

    Fadlan waxaan daruuri u ahay gadhan nan barkeeda

  • @ahmedwaayo-arag3301
    @ahmedwaayo-arag3301 Před 2 lety +2

    Walaashey Ajmal xaafadi aan kusoo barbaaray ayaad soo gaartay, weliba dugsi qur’aan ilaa iskuul meel aan u mari jiray.
    Malaayiin jeer mahadsanid abaalkaaga waxaan ku gudo ma aqaan.
    Waxaa xusid mudan in laga bilaabo 3:11 jidkaas aan isku tashi dadweyne ku dhisanay sanad ka hor bishii march 2021 waa jid ku dhawaad 2 kilometer ah.
    Allaha ku xafido walaashey, Guuleyso.

  • @adamibrahim8263
    @adamibrahim8263 Před 2 lety

    You are the Link between us the Somali Diaspora and our country Somalia.
    I live in Australia, 18000km away from my home country Somalia.
    Your updating is the only thing that I have. I thank you for that

  • @somaliking3360
    @somaliking3360 Před 2 lety

    MashaAllah aad ayaad u mahadsantahay. 🇸🇴💛🇸🇴🧡🇸🇴💜🇸🇴💚🇸🇴

  • @diinsoorsafarnoolaay1987

    ale hakaa Abaal Mariyo Dadaalkaaga

  • @dahirise7762
    @dahirise7762 Před 2 lety +1

    Abaayo horta waad mahadsan tahay fadlan soo duubxaafada xararyaale ilaa aad ku tageysid jidka furayaasha mahadsanid

  • @abdihakimhasanabdiabdi8983

    Masha allah. My dear sister. Keep going

  • @umuzaki8476
    @umuzaki8476 Před 2 lety +3

    ASTAQFURULLAH
    Yaan lo gefin AJMAL CH.
    WAYO WA NA JECLEYSISAY
    WADANKI WANA SO GUREYNA INSHALLAH

  • @sahramaxamed5000
    @sahramaxamed5000 Před 2 lety +2

    Soomaali danta guud inkaar baa nooga dhacday war aan wadanka nadiifsano

  • @halimahussein2000
    @halimahussein2000 Před 2 lety

    maansha alaah keep going sister alaha ku xafido

  • @biarochannel
    @biarochannel Před 2 lety

    Walal babuur qashinka qaada oo kashaqeeysta malaha miyaaa

  • @ayanleawale4123
    @ayanleawale4123 Před 2 lety

    abayo wa ku mahadsantahay iina iso digteey

  • @nourhersi717
    @nourhersi717 Před 10 měsíci

    ❤❤❤❤

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 Před 2 lety

    Masha allah.

  • @Maxamedshiine7
    @Maxamedshiine7 Před 2 lety

    Masha Allah walaal qaali

  • @maryanhaji8981
    @maryanhaji8981 Před 2 lety

    Wacalekumu salaam subax wanagsan gabadheyda

  • @abdullahiabdinur7175
    @abdullahiabdinur7175 Před 2 lety

    Plz xararyaale noo soo gali ilaah ajar hakaa siiyee aad ayaan u danenena anago badan sababto ah mudo wan ka maqneen hada oo yurub aan so galnayne interview ayaa mari rabnaa ee plz nagu caawi

  • @mohamedabdimohamoud8328
    @mohamedabdimohamoud8328 Před 2 lety +1

    Dawlada baa ka seexatey nadaafada sidoo kale shacabka kaliya maaha anigu xaafadaan ku noolahay qashinka gododbaan u qodnaa markaas baan ku xabaalnaa,
    majirto hay ado nadaafadeed oo dadka qashinka ka qaado lacagba haka qaadee
    anigu waxaan qabaa shacabku waa dadaaleen oo dadka badankiis gurigiisa iyo hortiisa qashinkuu ka guro cid ka qaada asagoon haysan bay hadana dhawraan nadaafada

  • @nadifoabdiali3996
    @nadifoabdiali3996 Před 2 lety

    Maasha Allah

  • @caliabdi5968
    @caliabdi5968 Před 2 lety

    Masha Allah

  • @jaylaaninuuri5442
    @jaylaaninuuri5442 Před 2 lety

    Waligay xamar maan arag

  • @zuby2019
    @zuby2019 Před 2 lety

    Thanks abayo

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Před 2 lety

    Mashallah qalanjo wax fcn no kenta Hore usoco

  • @haboonali3643
    @haboonali3643 Před 2 lety +2

    WARDHIIGLEY waa meesha aan ku Caqliyey oon luuq luuq u aqaanay 30 sano se ma arag waligay kuma maqal Wadada Cawarare iyo Cabdale iyo wadada Aadan Cade waa Magacyo burburkii ka dib loo baxshay.

    • @maryamabdallah3904
      @maryamabdallah3904 Před 2 lety

      Haboon Ali Waa 100 sano kahor ee bal dib u xasuuso. Walaalo xataa masajidkii xaaji yuusuf baa ku yaalo fac kafac weeye ascww

    • @safiyomacey182
      @safiyomacey182 Před 2 lety

      Xamar waxba kama taqanid haddiiba Aadan maqlin Cabdalla iyo cawareero iyo Aadan Cade

    • @maryamabdallah3904
      @maryamabdallah3904 Před 2 lety

      @@safiyomacey182 maasha alaahu facka fac weeye magacaas qof soomali ah oon garan waaba yaab aduun iska dhib badan warta nabada Dadka ku dhashay xataa Waa madax horo maasha alaahu habbo macaanto ascww

  • @aweesdanbiil8623
    @aweesdanbiil8623 Před 2 lety +2

    NINKASTO HADUU DHISAN LAHAA GOBOLKIISA WADANKA WA DHISMI LAHAA
    ONE THINKS I DON UNDERSTAND
    . WHY
    . EVERYBODY
    IF YOU ASKED THEM WHRE YOU FROM
    MOGADISHU EVEN THEY DON'T KNOW
    MOGADISHU HISTORY AND THEY DAID WE BOURNE HERE 💙💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j Před 2 lety

    Ma moodaa dadka qaar inay jidka kusoo durkeen? Dadka mahaystaan meel ayka gooyaa jidka

  • @safiyomacey182
    @safiyomacey182 Před 2 lety

    Asc xbbti Sacdiyo waa sax dadkeyne waxey u baahanyihiin in la baro nadaafada iyo waxa ey u leedahay nolosha. Soomaaliyeey aan nadiifsano magaladeyna, degmadeyna, xafadeyna qasatan gurigeyna hortiisa jidka mara

  • @ahmedbarow9300
    @ahmedbarow9300 Před 2 lety +2

    Walaashiis waa runtaa arinta nadaafadda nijadw jab weyn bey ku keentaa dadka wadanka ka maqan runtii somalida iyo nadaafadda waxbaa kala heysta meel kasta ha joogeene balse inaga waxaa inoo daran midda wadanka marka aniga tala ahaan waxan kugu biirin lahaa intaad inoogu dib dhigtid blogs ka inoogu bedel wacyi gelinta sida adigoo dadka xafadaha degan hooyooyinka iyo dhalinyarada la kaashanaya sidoo kale degma kasta 50 meeye masjid iyo dugsi qur’aan baa ku yaala runtii nadaafadda xaafadaas iyagaaba ku filan balse walashiis isku day ciddii kuu sahlanaata lakaasho in ugu with yaraan Jim ahaa qudbadaha masajidda lagu qaato nadaafadda waayo wax ka muhiimsani majirto sidoo kale hadii ay macquul tahay inaad dowro u qabataahi wey wanagsanaan leheed CZcamsrs ka muqdisho waayo xaafad kasta waxaa ka soo toosa tiro CZcams ley ah iyaguna wey kaala shaqeyn karaan baan is leeyahay ugu danbeyn walashiis bal wax uun isku day waxaa laga yaabaa in ilahey barakeyo oo wax lagu farxo oo is bedel iyo bilic ahi inoo muuqato ilahey idankii

  • @faarahsaalah5548
    @faarahsaalah5548 Před 2 lety

    Warta Nabada maan la odhan iminka?

    • @mohaa10
      @mohaa10 Před 2 lety

      wardhiigley baan unaqaana sxb

  • @sacdiyamohamed1414
    @sacdiyamohamed1414 Před 2 lety

    Samideey video wa fiirsada oo xiiseeyaa...lkin! Waxa jiro wax aan dhibsaday oo igu qasabto in aan codka ka xero video taas oo ah HADAL BADNI iyo waxa aad ka hadleeso oo isku wada eg. Ee plz iska badal.

  • @ahmedhasan689
    @ahmedhasan689 Před 2 lety

    Wcs sister

  • @osmanciise4781
    @osmanciise4781 Před 2 lety

    Asc

  • @sevenscounty409
    @sevenscounty409 Před 2 lety

    HG wa wada moryaan, waax lala deego mahaan. Nin naftiisa naceey aa mesha so degi kara.

  • @aweesdanbiil8623
    @aweesdanbiil8623 Před 2 lety

    GORME NO SO DUBEE SARTA UGU DHEER XAMAR EE SARTII ALI MAHDI EX PRESIDENT OF SOMALI ALAAH U NAXARISTO JANATUL FARDOWSA ALAAH GEEYO