GUURKEENA K0HOR IYO SHURUUD HAZAAL LAYAAB

Sdílet
Vložit

Komentáře • 238

  • @user-uj8ep5uf6n
    @user-uj8ep5uf6n Před 6 měsíci +19

    Goorma isk guursnsaaan waan isl kiin jclhy queen 👸 Hasal iyo king 🤴 kaafi abdi isku waar Lamne shidn ❤❤❤❤❤keep going my brother ❤

  • @baismail7521
    @baismail7521 Před 6 měsíci +31

    Naa walal markaad wax jilaysaan wiilka ka fadhiiso ama ka daa dhirbaaxada iyo timaha aad hada jiiday igama aha xumaan waa iga waano ❤

    • @FaraxMaxamud-dt5gn
      @FaraxMaxamud-dt5gn Před 6 měsíci +1

      Daaa hakuciilbaxdeee miskiiintu watuu imbadan ka oohiyay isagana danba ugujirta xabadiisu iney ucalool fiyobato 🤣

    • @baismail7521
      @baismail7521 Před 6 měsíci +4

      @@FaraxMaxamud-dt5gn kkkkk iyadaa iska sii dilaysee xagad ugu taageeraysaa inay disho in ay dhawrato miyaanay ahayn kkkkkk

    • @FaraxMaxamud-dt5gn
      @FaraxMaxamud-dt5gn Před 6 měsíci

      @@baismail7521 waxba yeeelimayso madhama Hal ilin oo kadhacday hazal maalin mida kale waxaan ufahmay inuuba yiri xbb igu ciil bax oo igaraac sidasan ugu taageetay madama isagiba dulqaad uleyahay fariid weeyo alle ha isudaye

    • @Supr93
      @Supr93 Před 6 měsíci +1

      I’m their only 😢🎉 Issue with this is the fact life size of insects is very weak so some people will die and others won't survive escape and some in this case tends 😮😂

    • @AasiyaAasiya67
      @AasiyaAasiya67 Před 6 měsíci +2

      Hhhhhh wallhi waa runtaa dharbaaxay nafta kaga qaaday ma noolo wiilkiii 😂 u gurmada plz hadad tol tihiin 😂

  • @bilkheyrmohamed6304
    @bilkheyrmohamed6304 Před 6 měsíci +5

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤masha Allah waa gorma guurku we can't wait ❤❤❤❤❤hamblyo ❤❤❤❤

  • @saeedjama-mj2jx
    @saeedjama-mj2jx Před 6 měsíci +8

    Hazal waa funny walaahi I love her mansha allah gabar qurux badan oo qalbi nadiifa xejiso walaal ❤❤❤❤

  • @user-dh1se2xz2z
    @user-dh1se2xz2z Před 6 měsíci +5

    Kuwan sida ay wax iskula jilaayaan top wllhi ilaahy run ha ooga dhigo oo nolosha ay wadaagan❤❤❤

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 Před 6 měsíci +5

    Hhhhhhhhh hambalyo ❤❤❤waxa aad sheegaysana waa wax jira baryahane 😂😂😂khayr inshalah

  • @user-yk5it9cr2r
    @user-yk5it9cr2r Před 6 měsíci +4

    Kaàfi iyo hazaal guuleysta

  • @shukrimohamed2535
    @shukrimohamed2535 Před 5 měsíci

    Mansha allaah congratulations 1mo kabacdi ayan arkay wan kufarxy sidi my family kale ❤❤❤❤😍🥰💐💐💐 igaso dadajiya arooska

  • @roodoahmed-os8jn
    @roodoahmed-os8jn Před 6 měsíci +8

    Guur markaa maqlay wlhi waan soo cararay allow isku kiin barakee❤

  • @abshiramohamed6423
    @abshiramohamed6423 Před 6 měsíci +2

    Naa Heedhe Waad Waalatay Maaanta Bismillaaahi Waad iga Qisil siisay Subxaaballaah Ee Wax Iskula Har Naa Heedhe

  • @user-ks6yu7fx7l
    @user-ks6yu7fx7l Před 6 měsíci +4

    Kkkko guur xalal idinrajaynayaa

  • @ahmedbodhari
    @ahmedbodhari Před 6 měsíci

    Nagti ugu horeysay aroskediisi hor Marsty bufis

  • @AmiiraMahamed-ke5ps
    @AmiiraMahamed-ke5ps Před 6 měsíci

    Mnshallh isku wara❤

  • @buthainabdulkadirhassan2510
    @buthainabdulkadirhassan2510 Před 6 měsíci +3

    Sidaan uqoslayey waanba suuxi gaadhay 😂😂😂😂😂❤❤❤❤

  • @ikranfatxi3544
    @ikranfatxi3544 Před 6 měsíci +7

    Ah, hazal, you're so funny 😂❤

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před 6 měsíci +4

    boqorada qoraalkayga aqrinaysa nafta ku baahan😂😂💔♥️❤

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 Před 6 měsíci +7

    Alle xishoodka away gabadhan walid iyo walal midna maleh miyaaa nin ka ajnabi side u dharbaxe faraha dheedher cesho walaley Allah ka baq kafi sidan isku dhaan walal

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 Před 4 měsíci

      Waxaas asagaa usoo dhisay si uu fiyuus ugu helo lacag buu ka sameeyaa kalmad uuna usheegin ma tiraahdo

  • @user-rq1qp7kv6n
    @user-rq1qp7kv6n Před 6 měsíci

    Hasal wllhi waan ku jeclahay

  • @FaraxMaxamud-dt5gn
    @FaraxMaxamud-dt5gn Před 6 měsíci +2

    Aroooskiii xitaaa waa lagu balansaday 😅😅😅😅bisinka 😅😅😅😅😅illaahow uhawlyaree jug badan koly sugaysee😅😅

  • @kaahakiinahmed5463
    @kaahakiinahmed5463 Před 6 měsíci

    Kkkkkkkkkkkkkk Hazaal iyo kaafi xaraabo wlh iskuwaara iskuduqooba❤❤❤

  • @Mohakisumu6036
    @Mohakisumu6036 Před 6 měsíci +3

    Asc bro, hazal isn't easy

  • @nasiyeofficialchannel8026
    @nasiyeofficialchannel8026 Před 6 měsíci

    Labadiina waan idin wataaa

  • @baismail7521
    @baismail7521 Před 6 měsíci

    Nacabku darbiyada ha jiidhee is guursada insha allah

  • @shineabdirahman3685
    @shineabdirahman3685 Před 6 měsíci +1

    Kkkkkk hortiina ayana layabaneyne horay usocda

  • @hawashire833
    @hawashire833 Před 6 měsíci +11

    Kkkkk she is so funny

  • @mahdisamatar8469
    @mahdisamatar8469 Před 6 měsíci

    Guulaystaa🎉🎉🎉❤

  • @safiyamohamed2073
    @safiyamohamed2073 Před 6 měsíci +1

    Caadi ma aha aad ayaan uqosley❤kkkkkk

  • @HadiyaCismaanAli-ex5fu
    @HadiyaCismaanAli-ex5fu Před 6 měsíci

    Hazaley been been baad ku dishay kaafi😂 😅 gulaysta loves❤

  • @TufaaxMaxamed-ft2vj
    @TufaaxMaxamed-ft2vj Před 6 měsíci

    hazaal xbbtii jacaylkaaga utudh dee mcnto

  • @nimo3724
    @nimo3724 Před 6 měsíci +1

    Gabar xishow

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 Před 6 měsíci

    Guurkii soo dhawaaday yarta way waalay.

  • @user-tp4fp2ul7x
    @user-tp4fp2ul7x Před 6 měsíci +1

    Sww cadowga Allah idin ka qabta. Taabashada waa danbi. Naa Hazaal eedo xishood xijaabka hagaaji please

  • @bisharoaden1954
    @bisharoaden1954 Před 6 měsíci

    Waa ku nuurisa labadi soo funny

  • @sakariyaaden7309
    @sakariyaaden7309 Před 6 měsíci +1

    Asc hasaley waa laheshiiyaan lahaa laakiin wali waa dilaysaa wiilka ma dhamaado dilku miyaa walaalo dilka ka daa 👆👆👆👌👌👌👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sagalismacil9328
    @sagalismacil9328 Před 6 měsíci +2

    Horta bal hasal fara dheerida jooji qofkaba diiqad caadiyad ku ridaysaye waxay ninkan indhaha faraway laga galinyaa filimka iyo farahani ismaba laha 😮

  • @najmasheikh1959
    @najmasheikh1959 Před 6 měsíci

    Kafi abdi wahba kuhesta wllhi 😅😅😂😂 hazal is not easy 😂😂😊

  • @aminamohamed3387
    @aminamohamed3387 Před 6 měsíci +2

    Nayaa macan kulahaa

  • @user-hn3ms4kv6z
    @user-hn3ms4kv6z Před 6 měsíci +2

    Hhhhhhh kaafi ma noolaa waa diishay

  • @ifrahscookingclasses9969
    @ifrahscookingclasses9969 Před 6 měsíci

    😅😅😅😅😅😅😅 walhi waa xaraabe huno rabi ha isku kiin barakeeyo

  • @naimamohammed9251
    @naimamohammed9251 Před 6 měsíci

    Ninka ha iska dilin hazal wll funny tahee

  • @abdirahmankassim4092
    @abdirahmankassim4092 Před 6 měsíci

    First person

  • @LovelyBirdwingButterfly-qe9vb

    Bayeey naya macan kulaha😂😂

  • @shukriawil9423
    @shukriawil9423 Před 6 měsíci

    Hasaal waxaaga jilismaha ee waa dil kafi ma cilka u qabtaa kaftan kaftan wll uga arsan

  • @user-lr3tw6ev9s
    @user-lr3tw6ev9s Před 3 měsíci +1

    Sheer

  • @NaciimaMaxamed-yv9kq
    @NaciimaMaxamed-yv9kq Před 6 měsíci

    Hasal kadade❤❤❤❤

  • @fahmahayir202
    @fahmahayir202 Před 6 měsíci +1

    Naa Hazal waleeey dharbaxda Ilmaha ka da,a Bl Fadhi kuma lahow🤣🤣

  • @Antonio.G25
    @Antonio.G25 Před 6 měsíci +1

    Naa wll wan soo noqonayaa sii jaas kulahaa 😂😂😂😂

  • @fadumoabtidoon1203
    @fadumoabtidoon1203 Před 6 měsíci +3

    Aniga gabadhaan waa taageeraa waa xabuubad ❤

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Před 4 měsíci

    Waa waxa aroos yada hada jira sameeyaan

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 Před 6 měsíci +1

    Hahaha meeshuu ma furin dagaalbaa kafi cadi maahan 👍

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 Před 6 měsíci +2

    😂😂😂 she’s so funny❤❤

  • @user-gy4jh9hd4g
    @user-gy4jh9hd4g Před 6 měsíci +3

    Nagtan aroos horti Bay ku dishay balse maxad ku fali hadowna wa lugu dili 😂

  • @user-us6hf1ki5q
    @user-us6hf1ki5q Před 6 měsíci +1

    Waaba yaabee asxby kaafi muxu udhahaaa naaa macaan 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @shamsayusuf822
    @shamsayusuf822 Před 6 měsíci

    Wa dilanyahay ninku

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 Před 6 měsíci +1

    Naag walaan buu guursanayaa

  • @user-ko8bn9yo5c
    @user-ko8bn9yo5c Před 6 měsíci

    Cadowku darbiyada ha jeedho😂😂❤

  • @FaraxSiyaad
    @FaraxSiyaad Před 6 měsíci

    Kkkk kuwaan waa qosol

  • @cabdallaciise-xk3od
    @cabdallaciise-xk3od Před 6 měsíci

    Cadawga oo hadane la casuumayo 😂😂😂😂ar qosolo bdnaa hazal

  • @sulekamaxamad6017
    @sulekamaxamad6017 Před 6 měsíci +1

    Hasaal qosolki oqofa 😂😂😂😂😂

  • @xawocabdixawocabdi8026
    @xawocabdixawocabdi8026 Před 6 měsíci

    Hasaal isnot easy❤❤❤❤

  • @Amran218
    @Amran218 Před 6 měsíci

    Kadaa jugta wilka❤

  • @aminahussein8362
    @aminahussein8362 Před 6 měsíci

    Sowtii lalahaa wey xishootaa Gabadhani

  • @fatimaosman339
    @fatimaosman339 Před 5 měsíci

    Nin xalaashiisa soo xooray waji maleh gabdhaha soomaaliyeet

  • @LulaAdan-zq2zt
    @LulaAdan-zq2zt Před 3 měsíci +1

    ❤❤❤🎉🎉

  • @amaalaxmed3672
    @amaalaxmed3672 Před 6 měsíci

    Kkkk walhi waanq qoslaya

  • @ayanabsiyeofficial8262
    @ayanabsiyeofficial8262 Před 6 měsíci

    Wallhi wan fuuray😁😁😁😁

  • @alitawane3108
    @alitawane3108 Před 4 měsíci

    😂😂😂😂 kafiyow war ba jiro

  • @najaadyaasiin7967
    @najaadyaasiin7967 Před 6 měsíci

    Kkkkk alla qosol iguma hadhin 😂

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 Před 6 měsíci

    Waa maxay dharbaxada 😂😂😂😂😂❤

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198 Před 6 měsíci

    Gabadhaan waan ka helaa laakiin waxan ku nacay gacmeyhey ninkaan la aadaa gacantaagato waa lafuraa haddii la guurasado

  • @fauziamohamed7185
    @fauziamohamed7185 Před 6 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @samiihabashiir655
    @samiihabashiir655 Před 6 měsíci

    Hasal cayar cayar u dilin kaafi abdi ayado ka jaraneysa jcylkeedi hore jug mrba mr kle u qarin😂😂

  • @SaynabCali-zf6rq
    @SaynabCali-zf6rq Před 6 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 Před 6 měsíci +1

    Gabareey gavantaan is ka daa way ceebe bisinka gabdhaha puntland wa gabdho diin iyo ixtiraam leh ee ha cebaayn oo will ku wa ina adeerka

  • @fatxisaid6437
    @fatxisaid6437 Před 6 měsíci

    Wey riftay ar tanaaaa 😂😂😂

  • @user-nk4tw8uj7l
    @user-nk4tw8uj7l Před 6 měsíci

    ❤❤❤

  • @ciisecumarcumar1177
    @ciisecumarcumar1177 Před 6 měsíci

    Walahi waay iga qoosliisay naagtani ninkani duulqaad badana waxay qoftani malaha cadi majiiro

  • @hanuunii5407
    @hanuunii5407 Před 6 měsíci

    Markaad wax jilayso wll hasal kafriiso wiilka jugtana kadaa

  • @bisharoaden1954
    @bisharoaden1954 Před 6 měsíci

  • @fatomsydo455
    @fatomsydo455 Před 6 měsíci

    ❤❤ هههههههههههه

  • @sadiaali7941
    @sadiaali7941 Před 6 měsíci

    Walaalo markaad wax jileyso wax iskula har ee inanka kadaa dilka

  • @user-hg3je5ez7n
    @user-hg3je5ez7n Před 5 měsíci

    Kkkkk war waykudi Ladas naaag waalan

  • @abdijacayl3218
    @abdijacayl3218 Před 6 měsíci +1

    HazzaL inay walaTay markii
    Layidhi aroos soo dhow😂😂😂

  • @ZeinabAbdirahman-jk8mk
    @ZeinabAbdirahman-jk8mk Před 6 měsíci

    Wlle gacsn qaadka iskadaa

  • @user-dh1se2xz2z
    @user-dh1se2xz2z Před 6 měsíci

    Hhh 1:24

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 Před 5 měsíci

    Wiilka. Dharbaaxada. Kadaa

  • @fadumayusuf6094
    @fadumayusuf6094 Před 6 měsíci

    Hhhhhhh caadi maaha

  • @umu2600
    @umu2600 Před 6 měsíci +1

    Hazlay bufi cadwagaa kkkkk

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan4465 Před 6 měsíci

    Walahi qoftan Ben Ben aye kugo dishay waxan umalayna irbad isdur in ay ka arayso ayan umalayna

  • @HawoAbdinasirJama
    @HawoAbdinasirJama Před 5 měsíci

    Nayaa mcn😂

  • @hamdanuur1148
    @hamdanuur1148 Před 6 měsíci

    Nayaa macaan maxaytahay naaya iyo macaan xagee iska galaan yaab

  • @hindisac7758
    @hindisac7758 Před 6 měsíci

    Mash Allah kkkkkkk😂😂😂

  • @quraysta6115
    @quraysta6115 Před 6 měsíci

    Kkkkk labadani waa funny kkkk

  • @anabhassan9694
    @anabhassan9694 Před 6 měsíci

    Xishiodkii ii diintii mee Allah kacabso gabareey ileen ninku kuma qabee

  • @user-nk4tw8uj7l
    @user-nk4tw8uj7l Před 6 měsíci

    Kkkkk haye

  • @user-zc1co8qq6d
    @user-zc1co8qq6d Před 6 měsíci

    Hhhhh waa intixaan waa fuuray

  • @radwayar9182
    @radwayar9182 Před 6 měsíci

    Hasal isnot easy wllhi 😁😂🤣

  • @user-ot7kn9uq1z
    @user-ot7kn9uq1z Před 6 měsíci

    Runtii waa Argoosi jacayle iyo kacsii waayan

  • @faadumodiiriye5062
    @faadumodiiriye5062 Před 6 měsíci

    Naa hasaley walaal gacmaha jooji aad LA ordaysid ceeb weeyee

  • @xabiibomaxamed9379
    @xabiibomaxamed9379 Před 6 měsíci

    Naa hazeeley ninki waa dishay walhi 😂😂😂😂😂😂😂😂