HAL NEEF OO DHEYLO IYO 10 KILO BARIS AH AYAAN DHAX DHIGAY IDIRISKA II TABO IYO KABTAN BAARA hhhh

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 02. 2023

Komentáře • 761

  • @BossHamza765
    @BossHamza765 Před rokem +66

    13:58 wllhi daqiiqadahan ugu qosol badan Idiris iyo Captanka waku hestaa wllhi inta igu raacsan like sara 😂😂❤

  • @cabdifataaxkabanle9734
    @cabdifataaxkabanle9734 Před rokem +33

    Ilaahow sedexdan midkii masakinta baahan xasuusta faraj qeer ufur aamin

  • @yayatoni8
    @yayatoni8 Před rokem +194

    Allah is one قل هو الله أحد ☪️❤️

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před rokem +104

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️👆🕋😥

  • @nuurcade3142
    @nuurcade3142 Před rokem +48

    Idiriska iyo captan murun koda iyo dagaalkooda jeclahy wlhi🤣🤣❤

  • @hafsamohamed2077
    @hafsamohamed2077 Před rokem +54

    Walahi i like captain Bara his very humble man MashaAllah

  • @Asadhagio27199
    @Asadhagio27199 Před rokem +125

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammad 🥰❤️صلي الله عليه وسلم

  • @Calaagamer
    @Calaagamer Před rokem +53

    Horay usoco team ..qosol😄 like saara asxapey the

  • @AmeliaJION
    @AmeliaJION Před rokem +28

    أحب مشاهدة الأفلام الصوماليه وأحب الطعام الصومالي أيضًا 🇸🇾🫂💛🇸🇴

  • @sheikhaxmedsheikhmowliid7259

    Idiriska trying to pretend people as he is fool 😅😅😅 29:35 while kaptan baara pretend as he is clever and hero 30:06 ☺☺
    Both baara and idiriska deserves an iconic title 🎊🌏🥰💞

  • @boojadheere
    @boojadheere Před rokem +23

    Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤

    • @xidigtaafrica1429
      @xidigtaafrica1429 Před rokem

      Scw scwscwscwscw scwscwscwscw scwscwscwscw scwscwscwscw scwscwscwscw scwscwscwscw scw scwscwscwscw scwscwscwscw scwscwscwscw scwscwscwscw scwscwscwscw scwscwscwscw scwscwscwscw scwscwscwscw

  • @Canada.143
    @Canada.143 Před rokem +64

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🙏🕋🧠

    • @zakaabdimoha2856
      @zakaabdimoha2856 Před rokem +2

      Scw

    • @mustafecabdirashiid2518
      @mustafecabdirashiid2518 Před rokem +1

      SALALAAHU CALAYHI WASALAM💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚

  • @farhiyaabdulle3593
    @farhiyaabdulle3593 Před rokem +14

    Asc baab jay kabtan baar iyo idiris ii taabo waa idin salamay from USA Seattle ilmaha aad u tihidiin adeeryaal iyo abtiyaal cunto jaankifood ayay cuni jireen laakin waxay i weeydiisteen bariis iyo hilib dhaylo inaa u suubiyo jimaacah lake Friday after qudbo Mashallah illah ha idin xafido gurigeen aad iyo aad waa la idinka taageeraa idirs before inta uu idinku soo biirin ayaa fiirsan jiray sida quruxda badan oo u dhisaayay guryah iyo naqshada uu ku sameeyo inshallah guri uu ii dhisi doonaa waa idin salamay peace and love 💕

    • @hajjikhallifa2907
      @hajjikhallifa2907 Před rokem

      Marka sameysid anineh wax iso xawil yah adinka bis ha cunina

  • @zupeirahmeth8427
    @zupeirahmeth8427 Před rokem +15

    comentiga kuso qora🤣😂 idiriska so funny

  • @wadankawaakeeni2415
    @wadankawaakeeni2415 Před rokem +8

    Captain 👨‍✈️ oo ka roonaaday idiriska iitaabo 😂😂😂😂😂😂😂keep going baaba jeey

  • @ShortOffecial
    @ShortOffecial Před rokem +11

    Ku saliya NABIGA (NNKH) ❤️❤️❤️❤️♥️❣️❣️❤️

  • @Zeerka_boy
    @Zeerka_boy Před rokem +16

    The goat of the food idirska 🤣😂

  • @ducaaleducaysane6497
    @ducaaleducaysane6497 Před rokem +11

    Idiriska walagu jiifa inta ila aragtay like saara 👍

  • @sacdiyalabeyka3379
    @sacdiyalabeyka3379 Před rokem +11

    Baaba soory habalyada waa kaa ilaabay hambalyo hambalyo 🥰💯❤

  • @amirasharif9385
    @amirasharif9385 Před rokem +14

    Viva Captanka ❤adi iyo team kaaga salan sare jecliyaaaaa

    • @alifreemann5440
      @alifreemann5440 Před rokem +2

      Amiira sharafey adigana tiimka kabtankaakamitahay💙wilov you tugeda sharafey

    • @amirasharif9385
      @amirasharif9385 Před rokem +1

      @@alifreemann5440 thank’s my bro ❤️❤️❤️one love

  • @sumayoaxmed4594
    @sumayoaxmed4594 Před rokem +16

    Muno miski io shaadiyo isku balami game kaan✌️😂

  • @najiibmohmed
    @najiibmohmed Před rokem +24

    baabajey allaha ka cabso 1xbet xaaraan waaye xaarana lama xayeesiiyo wll🙏🙏

  • @suldaanboss5376
    @suldaanboss5376 Před rokem +13

    Waani salamay B.D.B Saaxiibada aan Taageero 👏👏👏👏👏👏

  • @ZACRAA
    @ZACRAA Před rokem +5

    الاالاالله محمد صلى الله عليه وسلم🥺🥺 🥺

  • @hassancade8056
    @hassancade8056 Před rokem +11

    Good job captain baara ❤❤❤

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před rokem +20

    Three legends always legends keeps goings babejey and captan baraah and idirsika itabo another's levels this is challenges hard work food's 💪👍👍💯😀

  • @secretpoi7164
    @secretpoi7164 Před rokem +16

    Kaptanka iyo idiriska waa idinwata gar iyo gardaro 🎉😊

  • @maajid_112
    @maajid_112 Před rokem +24

    اللهم بلغنا رمضان 🤲

  • @wllsaami2653
    @wllsaami2653 Před rokem +16

    Away dadki nebiga jeclaa🥰

  • @nasri.official
    @nasri.official Před rokem +2

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhhamed❤️🤴🤲

  • @maxamedcabdirisaaq9119
    @maxamedcabdirisaaq9119 Před rokem +6

    Kusaliya Nabi maxamed scw scw scw

  • @ArlaadiOfficial
    @ArlaadiOfficial Před rokem +19

    English kaan babtan baara waan ku xanuun sadey
    Kkkkkkkk
    Be together keep going pro

  • @malapoahmed3026
    @malapoahmed3026 Před rokem +5

    Alla manooli 😂🤣😭idiriska iyo kabtanka😂❤❤❤

  • @mrmarym4514
    @mrmarym4514 Před rokem +6

    idiriska. Is funny walaahi and baabajey is very handsome man❤

  • @shaaficishafinho9218
    @shaaficishafinho9218 Před rokem +1

    Kabtanka waa ku wataa lpx waxaa tahay qof xeerka ragga wax ka yaqaano keep going lpx😚😚

  • @mulkimulki8777
    @mulkimulki8777 Před rokem +1

    Captain baara iyo idiriska funny wye wlh 😂😂😂

  • @craxmaanbarqadle6130
    @craxmaanbarqadle6130 Před rokem +3

    Baaba jeey ayaan taan idiriska waad ku kacsantahay ee kadaa eexda sxb ninkaas ayaa naga qosliyo 😂😂😂😂😂

  • @okazakikeynani6477
    @okazakikeynani6477 Před rokem +32

    Team idiriska Hada Tahy Like saar 💙❤

  • @abdiweliissackibrahiim9198

    Babaa idiriskaa wa funny zxpp hhhhhhkkkkkkk wan wadanaaa runtii lacantisa gmeka dhadhan malahaan

  • @AbdallaMohamedAhmed
    @AbdallaMohamedAhmed Před rokem +1

    Legends wlh wd iga qosliseen runti keep forward 😂😂😂

  • @craxmaansugaal9078
    @craxmaansugaal9078 Před rokem +2

    Baabajeey zxp hidii adariska iyo kabtanka hadii la waayo nuxur malahan

  • @mokhtaarkhadar8178
    @mokhtaarkhadar8178 Před rokem +3

    Captan Baara Noole ka Qalbi Fiican Wllhi Majiro Illahay Haka Baal Mariyo

  • @upeidmohamed1508
    @upeidmohamed1508 Před rokem +3

    The first viewer and the first commented team idiriska 🤣 trust the process 💔

  • @masudabdi7155
    @masudabdi7155 Před rokem +2

    Always delivering the best

  • @apthihakinaddeh7177
    @apthihakinaddeh7177 Před rokem +10

    Wr sadexdan garac yaa naga qabsady habeen walba saa uqosleeny waa isku kaadina😂😭😭😭😭

  • @kaakapoi3994
    @kaakapoi3994 Před rokem

    Idiriska io kabtan baara wallhi waa dadka iigu qosolka badan keep going my Prather

  • @faysalogle7040
    @faysalogle7040 Před rokem +8

    BBD full recpect❤❤

  • @muzamilhajji8048
    @muzamilhajji8048 Před rokem +16

    صلوا وسلموا على الحبيب المصطفىﷺ

  • @nasirismail9033
    @nasirismail9033 Před rokem +1

    Three legends keep going walaal way igu baxda markad 3 tiihin

  • @muxsinyare4745
    @muxsinyare4745 Před rokem +3

    idiriska Qiyaanada kadaaya plz waa miskiin 👍

  • @cabdaleyarre5136
    @cabdaleyarre5136 Před rokem +2

    Baabajeey plz dhaylada nose badi chanalanchega ugu macan wake wllhi dhalinyaro badan xuseynasa

  • @aliegal4531
    @aliegal4531 Před rokem

    Baaba jeey ❤I really like the show my name is Ali good job bro

  • @nucmaanofficial484
    @nucmaanofficial484 Před rokem +1

    Aankuwada salino xabiibkena subanaa Muhammed sallahu calayhi wasalam 🥰🥰🥰😘😍

  • @shaficixuseen2932
    @shaficixuseen2932 Před rokem +1

    Baabajeey ninka adaa dilay faraa lagaa hayaa war nio idiriska waa funny😁😁

  • @abdirahmanofficial840
    @abdirahmanofficial840 Před rokem +1

    Kabtan baara sxb xaa iskiiga dhiibi weysay ukunta garsoraha keenoo ku dhehee kkkkkk haku dhimanin uska dhiib wah

  • @faadumodaahir23
    @faadumodaahir23 Před rokem +1

    Cawa waxaa umaleenaa in babajeey Labuus buuso dhaxdooda kaba wll ,
    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🥰🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Jack_Cadnaan
    @Jack_Cadnaan Před rokem +2

    Imisa qofbaa caawa iga farxin kara oo 2k igaadhsin kara wllo waan ku baryayaa 2k subscribers igaadhsiiya alle ha kaa farxiyo 😭❤😭

  • @mohamet_adam8442
    @mohamet_adam8442 Před rokem

    Idirska mar walbu dhaylo ciyarayo madaxa ayad sisan nio kadaya ninka captanka wan ku tageera❤

  • @hamadiboyihamadiboyi6270

    From idiriska itabo legend 🙌

  • @indhojaceel2765
    @indhojaceel2765 Před rokem +2

    Sxb baba jey illah kacabso oo iska daa 1xsb waa xaran sxb waxan kula jeclahay wanaga

  • @anfac559
    @anfac559 Před rokem +1

    Idiris hanooqon qof abaal lawe ah babaa jay chanelkiisa seddaxdiinaba wakasiman tihin 😊

  • @abshirhegazi6459
    @abshirhegazi6459 Před rokem +5

    Captan baara is so HUMBLE👌👌👌

  • @issapresident1066
    @issapresident1066 Před rokem

    Runtii waxaad tahay qof cajiib ah waxaadna soo bandhigtaa tartamo cajiib ah waan ku salaamay waxaana kuu rajaynayaa nasiib wacan iyo sii wanagsanaan ilaahay ha kula garab galo baba jeey

    • @rksk402
      @rksk402 Před rokem

      ❤❤❤❤❤❤❤

  • @saadaqmahadali9465
    @saadaqmahadali9465 Před rokem

    PAARA Legend waaye wllhi 🦁

  • @7MINUTESCLIP
    @7MINUTESCLIP Před rokem +1

    Allah Dartiis baaba jeey channel kaaga igu marti qaad Hadii aan Walaalnimo+SOMALimo

  • @Live__quute1
    @Live__quute1 Před rokem +16

    ✊🏽🇸🇴BE TOGETHER 🇸🇴❤️

  • @cabdibilemaxamed3938
    @cabdibilemaxamed3938 Před rokem

    Kabtanka iyo Idris keep going 💕💕💕💕💕💕💕baba 🙌 you are legent

  • @abdirizakgedi4339
    @abdirizakgedi4339 Před rokem

    Wll babajey 1xbt waaxaran ee iskadaf, wibillahi towfiq!!

  • @ruqiyoxuseen9860
    @ruqiyoxuseen9860 Před rokem +2

    ALLAH JANADA NAGU KULMIYO DHAMANTENA AMIIN YAA RABI ALL

  • @KINGAARKA70
    @KINGAARKA70 Před rokem +1

    Wll baaba jeeye waan ku wataa zxb

  • @mohamedabdicali9735
    @mohamedabdicali9735 Před rokem +2

    idariska iyo kabtanka igu sln I love them 🔥💪💖

  • @masudabdi7155
    @masudabdi7155 Před rokem

    Mashallah keep going guys

  • @yaraankabalcad4553
    @yaraankabalcad4553 Před rokem +1

    Keep going my pro

  • @ayoubmohamed992
    @ayoubmohamed992 Před rokem +1

    Idiriska iyo kaptanka waa igu baxda inta igu racsan farta taaga

  • @xamdicaydaruus3965
    @xamdicaydaruus3965 Před rokem

    I love idiriska baabajey and kabtan baara♥️♥️♥️♥️🇸🇴💪

  • @bilanali786
    @bilanali786 Před rokem

    Baba jeey ilahay ka capso wiilashu haku sinadaan

  • @haykalyare2419
    @haykalyare2419 Před rokem +2

    Ku sali nabiga صلى الله عليه وسلم❤❤❤

  • @SalamanIsmaciil
    @SalamanIsmaciil Před rokem

    Idiriska waan ku wataa wllhi sxb

  • @Hennabyho12
    @Hennabyho12 Před rokem +3

    Dad u bahan aya jiro idinka wadba ku ciyareysan 😔
    Babajey intad haben kasto cunto la iman lahayd waliba si xarabeysi ah waxa ku wangsan adigo iska sadaqeysto oo la imaada talenti kale

    • @dulufgaming
      @dulufgaming Před rokem

      Xayeysiin waye iska fahamsiinayo muhiimada maahin cunntads

  • @samiyoahmed6752
    @samiyoahmed6752 Před rokem

    Idiriska waa cajilayaa baba Jay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Meja.fatiiz
    @Meja.fatiiz Před rokem +4

    Be together team bbd

  • @aqaani___tube790
    @aqaani___tube790 Před rokem

    Babajey wlhi idirska io captan bara waa funny mar walbo isku balami

  • @yahyeabdi8726
    @yahyeabdi8726 Před rokem

    Anga Hada Ka dib team be together 💪ayan Ahay idriska Waa Ee Ka Jiftaaa Labadan malain 😂😂

  • @samiyoahmed6752
    @samiyoahmed6752 Před rokem

    Kabtanka legend weeye 🥰🥰😘😘😘😍😍

  • @mustafadulkadir4440
    @mustafadulkadir4440 Před rokem +1

    Labadaan kaliya chabelka ku wad sxp aad baan ugu xiisnaye codsigeyga ii tixgali waad mahad santahey

  • @jamaalhassanmabruk.4553
    @jamaalhassanmabruk.4553 Před rokem +2

    Baba jeey xaqsim kabtan baara markuu keeno wax fiicn ayaa siisaa markuu keeno Idiriska madax qaadu io bariis qaadu iyo sawiib qaada io waxaas xal ma ahan wan dawadaa waxaad soo dhigto hal video ima dhaafo marka kan waxaad siisay kan klene sii pls baab ❤

  • @cabdiwakiiljorja7059
    @cabdiwakiiljorja7059 Před rokem

    baara iyo idiriska markey dheyleyaan qosol udhimtaa 😂😂😂😂😂

  • @aniisahassan2230
    @aniisahassan2230 Před rokem +2

    Waa wax qaldan in adigan madax lagu siiyo asagana la siiyo lug Waan cabaraynayaaaa😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @Bakar_bin_bakar
      @Bakar_bin_bakar Před rokem

      Sow cuntadiii oo idil asaga farta laga saaray maxa kalo la siiyaa wall

  • @bahjobilan5298
    @bahjobilan5298 Před rokem +1

    He is very humble mansha allh guulayso allh kudayo wlle Abtiyo mcn lkn xooga an isku kiin dire iska celi ninka kawayn @Captain Baara

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 Před rokem

    Captan baara Nin qalbi fiican idiriska Waa dhuuni ixtiraam ma yaqaano

  • @rahmo3155
    @rahmo3155 Před rokem +1

    Asc Idirska iyo Captan kkkkkkkkk

  • @Ibraahin21
    @Ibraahin21 Před rokem +1

    Team be-together❤ 🙌🏼

  • @ahmaaliiloo5276
    @ahmaaliiloo5276 Před rokem +1

    B.B.D Sadex Legendry 🤗

  • @sumayohaajidhayibsumayo346

    Illaahow u brkey ani mabo awood agoonhysta nuskiilo xita m gdn krta wllhygane cafimd ku cun insha allaah

  • @muscab8581
    @muscab8581 Před rokem +1

    alle kabaq baaba jey idiriska waa lagaaday ☹️☹️😩

  • @dadirxasanmaxamed928
    @dadirxasanmaxamed928 Před rokem +2

    IDIRISKA LEGEND👈👈👈👈

  • @mohamedaminabdikarim3682

    Malin kasto wan lagada idriska
    Malin kasto wan lagada idriska
    Malin kasto wan lagada idriska
    Malin kasto wan lagada idriska
    Malin kasto wan lagada idriska
    Malin kasto wan lagada idriska
    Malin kasto wan lagada idriska
    Malin kasto wan lagada idriska 😢
    Malin kasto wan lagada idriska 😢
    Malin kasto wan lagada idriska 😢

  • @daadafaqi1232
    @daadafaqi1232 Před rokem

    Baaba bro shaqo ayaad heysa illah umahadceli 1xbeat iska daah wa xaraan bro wa iga talo wadada wanagsan wax ku raadi caruurtada xaraan ka ilaali illah wu ku barakheyna insha allah

  • @asmaaabdikarimnur9768
    @asmaaabdikarimnur9768 Před rokem +2

    Keep going bbd

  • @bosschannel6468
    @bosschannel6468 Před rokem +2

    Name:- Hamse Osman
    From:- Hargeisa Somaliland
    Salaam wll Baabajeey.
    TALO- Cuntadan Badan eed muqaalada ka samaynayso wxn Kugula talin lahaa inaad la Ogaato Masaakiinta aan Haysan cunto ku filan.
    ALLE MAHAD LEH.