Barnaamij: Magaalada Qadiimiga Ah Ee Nus-dariiq

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 08. 2020
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Komentáře • 63

  • @burcowimaxadka9612
    @burcowimaxadka9612 Před 4 lety +12

    Walahay wan qiiroodey Markan dawaadey magaaladan miskiinta ah waa dad diin leh dhaqan ehel diin leh.
    Waa Soomaalidii gobta ahyd ee la arki jirey ilahay dadka somaliyed ee kujira gumeysiga xabashida Allah ha xoreeyo.

  • @hudayfibrahim37
    @hudayfibrahim37 Před 4 lety +11

    Magaaladii gaadsanta hawd

  • @kaderabdiadam9443
    @kaderabdiadam9443 Před 4 lety +11

    Gaadsan dadkaygii waxan ku talin lahaa isaaqoow aan u gurmano magaaladaasi iyo bulshadaasi waa gob wlhi aan maalgalin aan xoolaha nool ka soo iibsano si dadka degaanku ganacsigoodu kordho ogaadeenkuna ukeenan xoolahooda

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 Před 4 lety +1

      ader dhulkan wa dhul ogaden gaadsana ogadenvay la nool yihin

    • @kaderabdiadam9443
      @kaderabdiadam9443 Před 4 lety

      @@rock_diamond9475 ba laayana ha La haatee sow maaha dad somaliyeed maaha teeda kale ogaadeenku ma gaala miyaanay caawin Kari dadka ku dhex nool

    • @ahmedhanadofficial3610
      @ahmedhanadofficial3610 Před 4 lety +2

      @@rock_diamond9475 ogadeen soo tii la wasay

    • @Prince12318
      @Prince12318 Před 3 lety +1

      Rock Diamond
      Kkkkkk ogaden waa dad qudhun ah oo aan sinji laheyen sida Majeertenka, Dhulbahantah iyo Mareexanka. Ogaden waa Basasinta Amaxarada ee ma ah Somali Dhalada oo Diin leh Sida Besha Rer shexisixaaq, Samaruun, Ciise iyo Somalida degta Ethiopia ee aan aheyen Darood ka wasakhada ah ee Somali halka dhigney. ROCK DIAMOND somaliland wax ay so caydhiyen Majuunki weyna ee aad sayidka ku sheegu jirten ee xoolah ka xadi jirey rer miyiga degan Somaliland oo marmara badan ka dacaweyen Dowaladi Somaliland ee waag jirey. Rock Diamond dhulka aad ku sheeg tan Ogadeniya waa dhul ka mid ah British Somaliland 1950 giina ay dowlaod Engrisiku racisey Ethiopia.

    • @koorabelayo4035
      @koorabelayo4035 Před 3 lety +1

      @@Prince12318 British somaliland wax layidha majiro hooyada wase kabax mesha orod togdheer iyo burco kaga sheeke qurunkas.

  • @willsomaliyeed7095
    @willsomaliyeed7095 Před 4 lety +4

    Mansh allah magal somaliyeed beesha gadsan

  • @farhanalmani1772
    @farhanalmani1772 Před 4 lety +3

    Maaanta ayaa igu horaysa magalada aragtideda, wanna magaaalo aad u fiican , dadka degana waa dad diin leh. Waxa deganan jirtay habaday saado alle hay naxariisto

  • @immortaldabest8569
    @immortaldabest8569 Před 3 lety +2

    maansha allah waa magaaladaydii my whole family live there i miss city nudariq jano

  • @asiyaismailhassan1981
    @asiyaismailhassan1981 Před 4 lety +4

    Ciidu qurux badana mashaallah

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Před 4 lety +3

    Masha allah degmada Nus-dariiq waa in degma laga dhigo

  • @alifarah6146
    @alifarah6146 Před 4 lety +5

    1969 dad ka weynpa joogabeh
    Maxa qadiim loogu soo qoray meshan

  • @mahadmataankuriya
    @mahadmataankuriya Před 4 lety +4

    dawlad kasto dawlad deganka kadhalata dhinac ayay kararantay war dadka horumarka wada gadhsiya nusdariiqa xolaha kayimada gel & adhi burco aya lakena sifican ayanu usodhawayna waxay naga ibsadan alabta ganacsiga kaladuwan wa dad aad uwanagsan oo an dhib lahayn

  • @willsomaliyeed7095
    @willsomaliyeed7095 Před 4 lety +2

    Thanks hcbl

  • @eng.ibrahinodowa4269
    @eng.ibrahinodowa4269 Před 4 lety +2

    Mansha allah nus-dariiq

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Před 4 lety +6

    Asc soomaaliyay magaalada Nus-dariiq waxay ku taal badhtamaha dhulka somaaliya ee Ethiopia waxay u dhexaysaa Toban Magaalo
    1-Gaashaamo
    2-Daroor
    3-Awaare
    4-Khabri dahare
    5-werdheer
    6-welwaal
    7-Caabudwaaq
    8-Galaadi
    9-books
    10-Buuhoodle.

  • @khalidawad1310
    @khalidawad1310 Před 4 lety +3

    Barnaamijyo noocanoo badan waa loo baahan yahay

  • @kaabeofficial8456
    @kaabeofficial8456 Před 4 lety +4

    Magalada Nustariiq dad sharaf Le ayaa daggan

  • @nasiibkheyr8946
    @nasiibkheyr8946 Před 3 lety

    Nabadbaa naas la nuugo leh alxamdulilah . Allah ha inoo barakeeyo nabada in sha Allah degmo kasto iyo tuulo kastana waala wada gaadhsiin

  • @mustafaabiib1916
    @mustafaabiib1916 Před 4 lety +4

    1969 ayaa la dagay magaaladan HCTV waxay leedahay waa qadiimi magaaladan

  • @nasirmano4055
    @nasirmano4055 Před 4 lety +3

    NUS dadiiq waa maglo buuxisy shurudihii looga baahnaa degmo
    NUS dadiiq waa in se Deg dega loogu magacabaa wa in hdii is bedel deeganka somalida Ka dhacy si reef NUS dadiiq u xaqiijiyan

  • @tamaanfani9520
    @tamaanfani9520 Před 4 lety +1

    Illaahayow u gargaar ummada Somalistate oo dhan

  • @ssn2553
    @ssn2553 Před 4 lety +3

    First view my dalkygii

  • @maxamed-dhuux
    @maxamed-dhuux Před 2 měsíci

    Dhawr iyo sagaashankii ayaan bil joogay nusdariiqa

  • @NMM2015
    @NMM2015 Před rokem +2

    Nus dariiq magaalo ciidagalle sandalada lahayd

    • @WARAN-KALYALE17
      @WARAN-KALYALE17 Před 4 měsíci

      Kkkk😂😂saxip ma dagnee waxa daga rag layidhaahdo GAADSAN

  • @shukricabdilahi1222
    @shukricabdilahi1222 Před 3 lety

    Ala mxn maray. Nustariiq iyo haroorayse ❤️

  • @isismadeinisrael.6929
    @isismadeinisrael.6929 Před 4 lety +2

    MAAHA QADIIM .
    1969 WAA SHALAY

  • @ismailakofficial2552
    @ismailakofficial2552 Před rokem

    Mansha alh magaalo gaadsan nolaada

  • @khadarbedel7626
    @khadarbedel7626 Před rokem

    Mnsha allaah
    Waa magaaladan ku dhashey 1995

    • @M-RIJAAL
      @M-RIJAAL Před rokem

      CAJIIB
      ANIGUBA 1995 KII AYAAN KU DHASHAY
      ISKU SANAD IYO ISKU MAGAALO
      NASIIB WACAN LEGEND

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 Před 3 lety +1

    Si fiican badeecada looma gadanayo kildhigaa caagaaran meeshaa ma sudhnaadeen hall saac oo aan banaamijka.l daawanayey

  • @mohametwardi1887
    @mohametwardi1887 Před 5 měsíci

    Yaaa degan qabiil ahaan

  • @waxwalba1408
    @waxwalba1408 Před 4 lety +2

    69kii baa la dagey iyo waa qadiimi
    Xagay iska qabanayan

  • @ayuubadam5435
    @ayuubadam5435 Před 2 lety

    Magaladdii beesha Gaadsan ,Waad dhismi _doonta insha’allah
    My distirict

  • @hindaclahi3559
    @hindaclahi3559 Před rokem

    Abahay baa ku dhashy 1960kii maxay thy 1969 baa asasy awowgey oo dhashy 1900 klbilowgedi ayaa ku dhashy magalada awowyasheda oo idilna waa ey ku dhasheen dee waqtiga iska saxa

  • @simanqurux5852
    @simanqurux5852 Před 3 lety +1

    Allow barakee dadkayga iyo magaaladayda xaqeediina u Soo celi ay lahayd nusdariiq

  • @ExtraTime448
    @ExtraTime448 Před 4 lety +1

    War kabanka intro ga iso qabta heestu madaxay igaga waregysaye

    • @radhas2411
      @radhas2411 Před 4 lety

      Waligeed aduunyada
      Waqtigaa qof saacida

  • @fardawso9064
    @fardawso9064 Před 3 lety +1

    Quruxadood kagaro iney diryahiin

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 Před 3 lety

      Huuno dadka galbeed ka oo dhan baa qurux badan marka aniga la iga reebo. Dirtu waa dad xariir ah hooyaday baa dir alle ha daayee.

  • @ahmedhanadofficial3610
    @ahmedhanadofficial3610 Před 4 lety +1

    maamulada kililka qabyaalad ayuu ku dhaqmaa beel kasta oo ogadeen dagaal dhex maro heer dowlad ayuu oola dagalaa waana xaqiiiq
    lkn waxaa meeshaa dhigay waa kuwa magaca direed ku abtirsada ee noqday kabo qaadka ogaden
    waa beelaha
    1 ciise
    2 isaaq
    3 gurgure
    4 gadabuursi
    all beelaha direed haday codkooda mideeyaan waa powerful
    lkn intay kala qaybsan yihiin waa xoolo la leeyahay

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 Před 3 lety

      Cuqdad ogaden ayey u dhimanataan dirtu ogaden waxba idinma diidano isagoo idin leh ayuu hadane idin wanaajiyaa.

    • @koorabelayo4035
      @koorabelayo4035 Před 2 lety

      Dir qabiil maba ahe waa isbaheysi sxb. Hadu qabiil yahay yaa dhaley.

    • @ahashi7828
      @ahashi7828 Před 2 lety +1

      @@guledfarah8610 @walaakay Ogaadeen waa dad kala qaybsan oo iska daa somali kale e dhexdooda ayayna waxba iska reebeen ee Illaahay Ha mideeyo oo soomaali oo dhan Ha mideeyo Aamiin Aamiin Aamiin.

  • @adansaid961
    @adansaid961 Před 4 lety +1

    Dhulkii.haawd.ee.xoolaha.u.wacnaa.baa.tuulooyin.degmooyin.badan.laga.dhisay.

  • @roobleamed3421
    @roobleamed3421 Před 4 lety +1

    Waa tuulo

  • @abdikadirJamaame
    @abdikadirJamaame Před 2 lety

    Walaaladey Gaadsan Abdirahman Irramage from Biyamaal hormar wacan walaalayaal ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdirizakhaji7727
    @abdirizakhaji7727 Před 2 lety

    Nusdariiq reerkee daga

  • @ismailakofficial2552
    @ismailakofficial2552 Před rokem

    Wa magalo u Qaldanto degmo