Maxaan ka ognahay fadeexadda raashinka ee ciidanka Danab? | VOA Somali

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 05. 2024
  • Maxaan ka ognahay fadeexadda raashinka ee ciidanka Danab iyo halka uu ka dambeeyey dagaalkii dowladda? - Waxaa sharxaya Haaruun Macruuf, waxaana wareystay Jacfar Kuukaay.
    Mar walba nagu xirnow
    🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
    🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
    🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali.com/
    🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
    🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
    🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
    VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
    Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Komentáře • 66

  • @Yunis114
    @Yunis114 Před 22 dny +1

    Mahadsanidiiin VOA. Haarun ito Jacfar

  • @muxsinnuur7310
    @muxsinnuur7310 Před 26 dny +3

    VOA waxaan ku ogeyn baaritaanno iyo dabagal jiritaanka tuhunnada taagan iyo qofkasta oo ku lug leh, Nasiib darro waxaad mooddaa in iyadoon baaritaan sameyn ay wax waliba duug duugeyso.
    Si kastaba wan fahmi karnaa iney ku dhisantahay Eexda iyo qabyaaladda gaamurtay.
    Markey halkaa joogto inagana kalsooni badan idin ma heyno bahda Somali VOA.

  • @cabdirisaaqcabdullaahi684

    Wariye cod wanaagsan Masha Allah 👌

  • @abdirizakhassan8824
    @abdirizakhassan8824 Před 5 dny +2

    Wariye culus Haruun

  • @user-tk3np3qe9d
    @user-tk3np3qe9d Před 26 dny +7

    Wariye yaasha ugu khatarsan barista 😂😂😂😂

  • @abdilahifarah9202
    @abdilahifarah9202 Před 26 dny +4

    DANAB ma ahan ciidan soomaaliyeed,hadday fashilmaan maraykanka ayaa fahilmay .
    Ayagu waa ciidanka Hubka usida idinkuna waa ku afkiisa ku hadla ee shilimaadkooda ilaashada.
    Dameer iyo labadiisa dhagood waa isku mid.

  • @ogaanshochannel4255
    @ogaanshochannel4255 Před 26 dny +6

    Ninka ugu horeeya ee dalka iyo dadka ku bur buriya afkiisa haaruun macruug

  • @yahyeguled2242
    @yahyeguled2242 Před 26 dny +2

    Xoghayaha guud ee la xiriira argagixisada Inoo Soo gudbi.

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Před 26 dny

    Nin cus masha alaah haruun macruuf scw mahadsant VOA ❤❤❤❤❤

    • @suralowgasomalistar6514
      @suralowgasomalistar6514 Před 26 dny

      nacalaa kugu taal haaruun macruuf miyaa ku salinee maxaa ka wada haaruun macruuf scw

  • @FarhanOfficial02
    @FarhanOfficial02 Před 25 dny +1

    Haruun macruuf waa wajiyo badanyahay waxa uu xayeysiiya shabaaab, waxa uu jecelyahay in uu maqlo in wadanka uu kasooyeero war xun, wax wanaagsana mabasheego

  • @honcabdulahi3744
    @honcabdulahi3744 Před 26 dny

    M.a wariye sare oo dalka u adego marwalba guuleyso ebow

  • @yahyeguled2242
    @yahyeguled2242 Před 26 dny +1

    Haruun macruuf Oo La waayey.
    Wnku Salaamay

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před 26 dny +2

    Cidamadah waxaa wanagsan inay gacantah ku dhigan xasan moryan iyo villa family

  • @abdullahhussein9638
    @abdullahhussein9638 Před 26 dny +7

    Somaali ceeb ma taqaan dowladii ayaaba ceebesan war aduunka dhan ayaa nalaga nacay

  • @mohamedderow1349
    @mohamedderow1349 Před 26 dny

    Haruun macruuf ❤
    Wariye buuxa

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 Před 25 dny

    👋 Weriye Haaruun Macruuf.

  • @maxamedsomali2539
    @maxamedsomali2539 Před 20 dny

    Team tuugo wadanka la wareegay

  • @DHAGAX1
    @DHAGAX1 Před 26 dny +3

    Haaruun macruuf ❤

  • @ridwanbarreh9688
    @ridwanbarreh9688 Před 22 dny

    Ha odhan waad mahadsantahay waayo wuxuu fadexad ku tilmaamayaa ciidanka dawlada taasina waa danbi

  • @JJAbdi
    @JJAbdi Před 26 dny +2

    Danab is the only hope we have god bless Danab god bless america

  • @user-xd2hq9vq1e
    @user-xd2hq9vq1e Před 26 dny +1

    kkkk waaya manayara war see dad uhogaamin karaa qof dad uu masuuliyadoodahayo xaquuq dood

  • @dareenujoog6293
    @dareenujoog6293 Před 26 dny +2

    Haruun waa nin hal dhinac u raran Dowladii hore waa dhaliili jiray lkn midaan waa ka war wareegaa ma fahmin aniga 🤔

    • @Refuge359
      @Refuge359 Před 26 dny

      harun waxu wararka kaso helay African intelligency website markasu afsomali kuso turjuma iska dhiga nin wax yaqan. '

  • @jakoj9220
    @jakoj9220 Před 26 dny

    Wax ad ka Hadashan ma heysan

  • @AbdiYussuf-fp3co
    @AbdiYussuf-fp3co Před 25 dny

    Buun buunintan waxba kadanbeeya maraykan iyo xulafadiisii miya somaliya. Danaheedii kawaayey

  • @CFCsomaliNews
    @CFCsomaliNews Před 25 dny

    Harun wa wariye culus balse xirfadiisa waxa duugey qabyalad

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 Před 26 dny +1

    Danab waa ciidan marekan leeyahy beenta ummada ka daa Taas somaliyey fahma

  • @maxamedgalgale
    @maxamedgalgale Před 11 dny

    Wariye mase sirdoon ninkan wariye ka badan shaqadiisu side xogahan faraha badan ku helay way jiran wariyayal asaga ka profionalsan lkn xogahan okle inay arkan uma sahlana

  • @Barre66
    @Barre66 Před 26 dny

    Haaruun Macruuf
    Weriye Rug Cadaa Ah

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Před 26 dny

    Dib udhaca iyo Ciidamada dhamaantod shirqoolada lagu sameeyey waxa usabab ahaa Nisa oo uu hogaaminayey Mahad Salad oo shaqaalo u ahaa Alshabab

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Před 26 dny

    waxaasi waa daayn amaah ah oo soomaliya lagu leeyahay hadhoow baay odhan doonaan soomaliyaa daayntaa lagu leeyahay adeer lacagtaa daaynta ah hawiyaa lagu leeyahay oo dhulkooda lagu bixinayaa lacagtaa anaga nalaguma laha hawiyoow iska bixiya lacagtaa hadhoow

  • @libaanibrahim137
    @libaanibrahim137 Před 23 dny

    !! Ciidanka danab kk

  • @sadaammacallim5683
    @sadaammacallim5683 Před 26 dny +2

    Ciidanka Danab waxaa aas aasay mudane madax weyne xasan sheikh guul iyo gobonimo

    • @daacadhaashi8792
      @daacadhaashi8792 Před 26 dny

      Wana burburiyah😂😂 maxa ka cebadan in rashinka la iga isbado❤

  • @cabdirisaaqaxmedcise9024

    Libaax runta banaanka keen haaruun maceuuf nin waxbadan og

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh Před 22 dny

    Howlgaladaas fashil by kudhamaadeen wax qorsheysan ma ahayn

  • @cabdirisaaqaxmedcise9024

    Waxaan kaa codsanayaa inaa gal ka baarista kusoo darto barnaamij kan musuqa xargaha goostay aana siween ubaarto

    • @abdallamohamed9845
      @abdallamohamed9845 Před 23 dny

      Ninka uma shaqeyo warbaahin soomaliyeed marak wxa uu sheegayo kama tarjumaaye danta soomali ee wxa ka fiirinaya danta maraykan ee soomaliya.

  • @silverloola726
    @silverloola726 Před 26 dny

    Ninkan ma doolada ayuu ushaqeeyaa, haduu dowlada u shaqeeyo run kama helaysid.

  • @imthehero76
    @imthehero76 Před 26 dny

    Waxaaba ceeb eh in laga faaloodo dhacdooyinka noocaan eh.

  • @abdikafibosska645
    @abdikafibosska645 Před 26 dny

    Haaruun waraysigiisa waxay udiideen waxay rabaan inaanan la kashifin xubno badanoo kulug leh!!

  • @yacquub111
    @yacquub111 Před 26 dny +1

    VOA waa duminta somalida

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh Před 22 dny

    Mooryaata hw waxay kaga dhagtay mushaarka iyo zaadka cxd iyo shaqaalaha dowlada. Maba arki karaan askari $1 qaato😂😂😂 lacgihi awalbo yaraa siyar by uwada xadeen. Askari $270 qaadan jiray waxaa usoo haray $200 bilwalbo waxbaa mushaarkiisa iskadhimi jiay😂😂

  • @abdallamohamed9845
    @abdallamohamed9845 Před 23 dny

    Si wlaba xogta aad sheegyasan run i tahay marana kama hadalaysaan danta soomaliya ee waxad ka hadashaan tan maraykan.

  • @masudmcc5891
    @masudmcc5891 Před 26 dny

    Away dadkii dhihijiray hala soo qabto 😂😂😂

  • @OmaliMedia-zv1bs
    @OmaliMedia-zv1bs Před 26 dny

    Harun Macruf wuxuu ka qasboonaaday inuu runta ka sheego xukuumada adeerkiis.

  • @abdirahmanabdi7249
    @abdirahmanabdi7249 Před 26 dny +1

    ninkani harun macruf wax is waydiiya maxa ciidamada iyo sirohooda daba dhigay ilaa xiligi farmajo aadbu ugu dhex jirey yaab

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy Před 26 dny

    Hawiye waxba kama xishoodan why under America ciidanka DANAB?

  • @abdiqaniahmad
    @abdiqaniahmad Před 26 dny

    DAMEERKA XASAN BAAHANE TUUGA DAL XARAASHE MOORYANIMO HEER WUXUU MARAA INUU XADO BARIISKA CIIDANKA 🐴

  • @abdulhamidahmed1661
    @abdulhamidahmed1661 Před 26 dny

    Wax la musuq masuqey ma jira rashinka qashka ey marekanku kenan cidanka walaga badala suqa la geya mid ka fican ey qadan karan la siya dad caloshod u shaqeystayal aha siyasadeyey o wasirka ka mid yahay si dowlada lo cebeyo wana ku fashilmen.

  • @CFCsomaliNews
    @CFCsomaliNews Před 25 dny

    Gawadhii xiligii farmajo ladilay siweyn ayaw oga hadli jirey balse ninka ina aderka ay yihiin o nolosha ku gubey lul kama owsan hadlin

  • @abdiqaniahmad
    @abdiqaniahmad Před 26 dny

    DAMEERKA XASAN GURGURTE BAQTI U SUJUDE TUUGA DALXARASHE DAMERKA DULLIGA MUNAAFAQA 🐴🐴🐴🐴

  • @abdiqaniahmad
    @abdiqaniahmad Před 26 dny

    TUUGA XASAN BAAHANE GUURGUURTE BAQTI U SUJUUDE WAXAA KU FILNAAN WEESAY DHULALKII DOWLADA UU XARAASHAY IYO LUNSASHADII XOLAHA MACAWINADA EE SODMA LAGU WAREEJIYAY
    MAANTA WUXUU MARAYAA INUU XADO RAASHINKII CIIDANKA QARANKA
    DAMEERKA BAAHI BADNAA 🐴🐴🐴🐴🐴

    • @sadaammacallim5683
      @sadaammacallim5683 Před 26 dny

      intaas cabaada maxey kaga baxayaan sharmuuta ku dhashay ka xishow madaxda qaranka wicil yahaow

  • @mahadosoble8768
    @mahadosoble8768 Před 26 dny

    Madax tuugo ah Markey Dalka lawareegan Ceeb way dhaceysaa markasto