Sheekh Cabbdi Hirsey" Abiy Axmed Waan Ka Qeylisinay, Midnimada Soomaaliyeedna Waa Muqadas"

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 07. 2024
  • Sheekh Cabbdi Hirsey" Abiy Axmed Waan Ka Qeylisinay, Midnimada Soomaaliyeedna Waa Muqadas"
    ©copyrighted material Used.
    ©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and CZcams
    Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
    wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
    ~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
    Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
    Who I am:
    ~Former Producer at BBC News
    ~STN TV Head of Programs.
    ~Horn Cable TV cameraman
    BACKGROUND:
    ~Mult-Skilled Journalist
    ~Video Editor
    ~Photographer+Videographer
    ~Storyteller
    ~Camera Operator
    WHAT I DO:
    🌍 Event video and photography
    📰 News and Documentaries:
    🎬 Entertainment:
    🎙️ Interviews:
    📺 Subscribe and Join the Community:
    By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
    🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
    Stay connected beyond CZcams!
    ~abdijalilosman@gmail.com
    +447368981541
    #subscribe
    #share
    #like
    #comments

Komentáře • 90

  • @engnaajiinamokone
    @engnaajiinamokone Před 7 dny +9

    Asc sidaa weeye sheekhaana.
    " Waxaa iga dhexeeya waa inoo gooni " laakiin Marka ay noqoto Qadiyada dhulkeena iyo dalkeena waa lagaama taabtaan.waana waxaan Soomaali ku nahay.
    Khayr waan kaaga mahadinaaya.
    Allaha bogeena iyo wada jirkeena ha inoo Soo celiyo.
    Soomaaliya ha noolaato.

  • @sirkaal
    @sirkaal Před 6 dny +1

    Wallahi, It's good to finally see Sheek Abdi Xirsi without bad green screen. That has always kept me from watching his videos, i actually only listen to audios of his YT content. Good points as always.

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq Před 4 dny

    Masha Allah sheeqow sii wad Somalia oodhan iney wada Gacan dhulkena inaan difaacno guul guul somaliweyn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 allow CADOWKA JABI 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Před 7 dny +3

    Abdijaliil
    My favourt chinel
    Rag culus ayaa isu yimid Allaha idin xifdiyo

  • @abasali6364
    @abasali6364 Před 7 dny +2

    Thanks sheikh abdi hirsi

  • @salmansamir5570
    @salmansamir5570 Před 7 dny +5

    Waa nin afkiisa Ilaahay u quweeyay.
    Oo waxuu diidanyahay iyo waxuu doonayo kala cadayn kara.

  • @Ma-hy7bv
    @Ma-hy7bv Před 6 dny

    Yaa Allaah Quluubta Muslimiinta midee Xaqa in aan oofino noofududee Soomali Quluubtooda isudum Amiin

  • @IQ-mw6kz
    @IQ-mw6kz Před 6 dny

    Manshallh sheikh thank you 🙏.

  • @MariMoussaRobleh
    @MariMoussaRobleh Před 4 dny

    Asalamucalaykum wa rahmatulaahi wa barakaatu
    Runtii wa guul iyo mahad RAXMAANKU lee yahay in dhulkeen somaliyeed intiobiya ka dhicinay oy damaceegu noqday hal bacad lagu lisay.
    Masha-ALLAH Tabarakalaah.
    Alxamduliilaah.
    Mahad-sanid dhamaan teemka ka sheqeeyay kiiskaa.

  • @User7654suy
    @User7654suy Před 7 dny

    ﴿اقرَأ بِاسمِ رَبِّكَ الَّذى خَلَقَ۝خَلَقَ الإِنسٰنَ مِن عَلَقٍ۝اقرَأ وَرَبُّكَ الأَكرَمُ۝الَّذى عَلَّمَ بِالقَلَمِ۝عَلَّمَ الإِنسٰنَ ما لَم يَعلَم﴾ [العلق: 1 - 5]

  • @mulkisiyad6785
    @mulkisiyad6785 Před 6 dny

    Masha.allaah Shiikh Jizaakallaah kheer Allaha Ku Xifdiyo Aamin waaku Diirsanaa Halgankaada Allaha Kula Jiro ❤guuleeyso horey usoco Shiikh ❤❤❤

  • @user-jl5tz9ci4q
    @user-jl5tz9ci4q Před 7 dny +1

    Masha allah guul soomalia

  • @osmanabdulle6539
    @osmanabdulle6539 Před 7 dny

    Mahadsanid🙏Sh Cabdi, dalka🇸🇴 Allaha inoo badbaadiyo.👍💙

  • @MohamudIssa1
    @MohamudIssa1 Před 7 dny

    MashaAllah. Sh. Cabdi Xirsi❤

  • @bashiiribrahim7767
    @bashiiribrahim7767 Před 7 dny +1

    Waa wadani sheikh abdi xirsi wan kala duwanahay xaga siyasada gudaha lkn marki dalkaga bananka laga so weraro waa in an mid noqona allah barakeyo aqligaga

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před 7 dny

    Alle ha ku barakeeyo ❤ Sheekh

  • @user-tq5ok4jv4p
    @user-tq5ok4jv4p Před 7 dny +1

    Scw scw scw

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Před 7 dny +1

    Waqti dheer
    Buug Soomaali ah ma gadan laakiin buugaan waan rabaa xageen ka helaa

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr Před 7 dny

    Masha alaah guuul

  • @warsamediiriye3743
    @warsamediiriye3743 Před 7 dny

    Waa markii ugu horeysay ee aan Sheekh Abdi Hersi aragti ahaan aanu is-yeelano. danta dalka iyo jinsiaydda Soomaliyeed ayaad ka weyn kala duwanaanshaheena

  • @abdimusse3377
    @abdimusse3377 Před 7 dny

    Mansha allah

  • @NurSalad-pc1xd
    @NurSalad-pc1xd Před 7 dny

    Sheekh cabdi xirsi meel laguu raaco ma leh, bari adigoo caayayo ayaan ku arko, xasan sheekh amaan ma leh.

  • @user-le9lk5fw4y
    @user-le9lk5fw4y Před 7 dny

    Sh abdi guulayso halyey qaran horay usoco

  • @Fast.money86
    @Fast.money86 Před 7 dny

    🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @user-xg6dk6is1t
    @user-xg6dk6is1t Před 7 dny

    Absolutely

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi Před 7 dny

    Good job

  • @aminaismail2779
    @aminaismail2779 Před 7 dny

    Asc alahakubadadiyo
    Shekhacabdi
    Nolow nolow

  • @aragtidahorumarkabulshada8060

    Beena Ha sheegin Runa Ha sheegin Waxaad sheegtana Hawaayin

  • @AbdullahApshir-gb1wi
    @AbdullahApshir-gb1wi Před 7 dny +3

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤

  • @MariMoussaRobleh
    @MariMoussaRobleh Před 4 dny

    Madaxda somaliyeed in la mucaradin madaxda marka dal cadow ah sida Itiobia oo rabta dhul amase bad somaliyeed weeyi

  • @user-tq5ok4jv4p
    @user-tq5ok4jv4p Před 7 dny +1

    Guuliyogobanimo

  • @linklion1274
    @linklion1274 Před 6 dny

    War sheekhii maantey meel cidlaa ayuu afuufayaa

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 Před 7 dny +1

    “Madaxweynuhu hanoolaado” haduu dhintana, qabuurtiisa hala qoto 😂
    Geedkaan waa shactaroolow😂

  • @MariMoussaRobleh
    @MariMoussaRobleh Před 4 dny

    Qoralka somaliyeed waan hanbaliyay naynaa.
    Waa dhaxal gal iyo sameyn way weeyi.

  • @CabdiQadar-nr6gv
    @CabdiQadar-nr6gv Před 7 dny

    Duqu afka ajaanibta xagow u hormaraa 😢😢 luuqad kale ayuu kuhadlaa tiisiina waa kategay nagadaa sheekh😂😂😢

  • @samirr546
    @samirr546 Před 7 dny

    Cabdi xirsi walaalahaa oo culumo leh oo shacab leh ayaad kala sooc soocday oo tuhun iyo shaki ku abuurtay
    Ha is xiijin qalbigaaga iyo kelmadaadu ma wada socdaane!
    Wadanka markii xamar la qabsaday baa la wada qabsay!!
    Shaqada somalida laga rabo ee loo xilsaarayna waa in ay qabyaalad iyo xin isku dhamayso wadankan u banayso dadkii berigii hore lahaa ee reer guuraaga domalida ahi soo degeen!!!

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 Před 7 dny

    Baddaha iyo Dhulka Soomaliyeed waa Muqadas looma kala harayo Cidna ma Taaban karto laakiin MW Xassan Dhiiqo Bdn oo Gudaha ayuu ku Jiraa ooy Soomaali oo Dhan kuleetiga heysato ilaa Familkiisa oo ku Raaxeysanaya Kuraasta maahee....................❗❗❗

  • @abdiazizabdalla-d4f
    @abdiazizabdalla-d4f Před 7 dny

    Sheekhiii ciyaalka wasay

    • @Jamac1573
      @Jamac1573 Před 7 dny

      Ma camera la dul tagned ciyal suug duli ah

  • @mbaqasvlogs7147
    @mbaqasvlogs7147 Před 7 dny

    Hehehehhe Odaygan ma qof Waalan baa comment baan hebel kaga qaylisiinay 😀😀😀😀😀😀😀😊 waa kuwaa cida dalka masuulka ka ah

  • @ZeinabAarjaamac
    @ZeinabAarjaamac Před 7 dny

    Indho bururay labadooda baad bidhiq ma daayaan,hadii gool la bireeyoo laga gooyo unuunkoo naftu ay gilgilayso ileen geed kama waabto ama geed kama baydho!!!,mus balaadhan kama boodi karo neef biraysani,bal tiri imisa xabashaa idin ilaaliya, qaar kalaa idiin soo socda khasab. Wanla weyn gaajo uskag.

  • @Bulshada08
    @Bulshada08 Před 7 dny

    Muxuu difaacay Sheikh isku sheeg??,

  • @AxmedMacalin-fp3jk
    @AxmedMacalin-fp3jk Před 7 dny

    Asc war dalki waxaa kasucda dagaal sokeeyo ha loosuudacayo

  • @Somfox1
    @Somfox1 Před 7 dny

    Ethiopia ku dhici wayday Eritrea badeeda! Kala Geesisan Afwarke iyo Xasan sheekh Xasan Fulay!

    • @SaidAhmed-t5c
      @SaidAhmed-t5c Před 7 dny

      Dawaco baa iyadoo maqan ilmihii waxaa kalaayey dhurwaa kolkaas beey market timid waxeey tiri ilmaheeygii yaa laayey kolkaas baa lagu yiri waraabe kolkaas beey tiri waraabe ma leeyne ari baa laayey illeen ariga beey ka adagtahay iminka doowlada iyo xassan baan ka adagnahay laakiin xaqiiqo waxaa ah dalka waxa meesha dhigay waa maamullada asalkoodu uu ahaa itoobiya iyo kuwo shaqaale u'ahaa koowna eey ka ahaayeen cabdullaahi yuusuf iyo beeshiisa oo marna jabhad kasoo abaabulay marna toos usoo galiyey ilaa muqdisho federaalka wadanka lagu kala gooyeyna garwadeen ka ahaa oo itoobiya uga mas'uul ahaa

    • @user-xv9sw2yy5j
      @user-xv9sw2yy5j Před 4 dny

      TV

  • @abdishakuurjimcaale3155

    Somaliland wey Tashatee Calaacal looma Baahnee bulshada koonfurta Dadkina tooda u meel daya xin xaasidnimo xiqdi Buqdi Naxli iyo Nashuushad waxba Soomaalinimo sii kala Fogayn Uunbaad wadaan

    • @saadhussein5466
      @saadhussein5466 Před 7 dny

      Waxuu Muuse saxiixey 10/01/24 yaan 7bilood waxba lagaweydiineyn ethiopia kenya weydiisey in soomaalia ay lahadalsiiso hadana turkey bey iskuqaadey soomaalia waxey kuxirtey in ay heshiiska kalaabato hadiikale aaney lahadleyn markaa maxaa kutashatey? Beenta naftada kalaxishoo soomaalia taako dhul ama bad mabixinkartid

  • @user-jo8fe7zg6j
    @user-jo8fe7zg6j Před 7 dny

    Shiikh imisa ku qaatay amaanta xasan sheekh qabuurihii gatay meedkii guryihii dowladda xarunteedii xaraashay diinta slaamka u gefay

    • @fahm3d88
      @fahm3d88 Před 7 dny

      Xasan khalad waagalikaraa balse wadanka difaaciisa markay timaado waa madax wYnaheena Waa in lagarab istaago waayo ethopia Waa cadow duulaan nagu ah

    • @SaidAhmed-t5c
      @SaidAhmed-t5c Před 3 dny

      ​@@fahm3d88 hassan qaabka uu talada ku yimid ma wada jeclin laakiin markii layiraahdo dublamaasiyada iyo fagaare ka hadalka iyo geesinimada ma'jiro qof leeysleeyahay wuu uga fiicanyihiin. Laakiin dhaliilo kale wuu leeyahay mana jiro qof wada wanaagsan iyo qof wada xun

    • @SaidAhmed-t5c
      @SaidAhmed-t5c Před 3 dny

      Horta waa inaad kala barataa qofka iyo dalka qofku wuu tagayaa laakiin dalku wuu harayaa wixii uu qabto qofka markaas jooga oo positiveka ahna waa in lataageero

  • @user-tf5hi7yn8b
    @user-tf5hi7yn8b Před 7 dny

    Ethiopia comments waxba laguma yeeli karo, waxey u baahan tahay in ciidankeeda la saaro, ciidan somaali ah lagu bedelo markaas buu abby qeylinayaa

  • @MacalinCukaase-tp5rn
    @MacalinCukaase-tp5rn Před 6 dny

    Libaaxa nin yaqaanaa lax ka ma rito....maxaad ka tari kartaa.......Beeni raad male..........runta raadkeeda sheeg....iko

  • @maryanali6192
    @maryanali6192 Před 7 dny

    Maxaa shiekha munaafaqan caruurtiina dhaafi waayey ,waar magaca ka daaya uma qalmo ,sheikh c/xay ,sheikh dirir iyo kuwo kale haa

    • @fahm3d88
      @fahm3d88 Před 7 dny +2

      Allah kabaq haku xadgudbin haduusan kugu socon iska tag

  • @amalos3435
    @amalos3435 Před 7 dny

    Shekow adigu ben iska ilali waayo dalka somaliland iyo Somalia waxad kashegtay beeb cad somaliland waaey guleystay waxa udhaxeya xadka Somalia iyo somaliland udhxeya waa kii Afrika ha walanina runta tabo

    • @ghst4487
      @ghst4487 Před 6 dny

      Somaliland waa gobol katirsan somali

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 Před 7 dny

    ABIY DIFAAC AYUU KU JIRA TAASNA WAA DABIICI IN QOFKU NAFTIISA IYO MAALKIISA MARKA LA SOO WEERARO IN U KA GADOODO

  • @bashirali5097
    @bashirali5097 Před 7 dny

    Somaliya hanoolato

  • @abasali6364
    @abasali6364 Před 7 dny

    Garbootanka dhexdeena ah hanoo danbeeydo

  • @AhmedCoomey
    @AhmedCoomey Před 7 dny

    Dusha somali hoosta ingriis subxaan macag samayso sheekh ku matel kkkkk

  • @maxamedaamiin3434
    @maxamedaamiin3434 Před 7 dny

    Ma wuxuu xiranyahay jaakada xabada karin muxuu xabadkiisa la buuranyahay la aftuuriyo

  • @mohamedmooto-kl2du
    @mohamedmooto-kl2du Před 6 dny

    Odagaan xun oo shey daan kaa waa gaal murtad ah

  • @user-cs8zm2rb3v
    @user-cs8zm2rb3v Před 7 dny

    Qaran nimada somaliland waa muqadas cabaadka joojiya shalayna waxan arkayay xasan shekh oo ooyaya

    • @mohamud12adam50
      @mohamud12adam50 Před 7 dny

      Dalka soomali baa leh waxii orom ahi dalkood II waa yaqanan. Abi dhul Uma hayno. Soomalia soomaali

    • @user-gr6gu8bs6q
      @user-gr6gu8bs6q Před 7 dny

      Gooja Cade ayaa AFka ciidan u dartay snm

  • @user-oe1kd8we5y
    @user-oe1kd8we5y Před 7 dny

    Hhhhhhh waa dad wada xanunsaya

    • @Xuseenaadan-nl7im
      @Xuseenaadan-nl7im Před 7 dny +2

      my ee waa kaligaa ninka xanuunsan😂😂😂

    • @user-oe1kd8we5y
      @user-oe1kd8we5y Před 7 dny

      @@Xuseenaadan-nl7im hada xanunsaney reply imad so gashèn qoomdhan oo.metel ahba tihiin

  • @user-cs8zm2rb3v
    @user-cs8zm2rb3v Před 7 dny

    Nin walba tuuladiisa uu yaqaana

  • @haboon180
    @haboon180 Před 7 dny +2

    Waa kii masakinta disable ka faraxumeeyey.

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 Před 7 dny

      Adiga iyo kuwa bukaanka ah Gantaalo beerka
      Wuu idinkaga garaaci
      Soomaaliyana
      Way israaci

    • @maryanmohameddirie2043
      @maryanmohameddirie2043 Před 7 dny

      Xishood oo beenta iyo xadgudubka iskadaa.

    • @axmedaxmed5455
      @axmedaxmed5455 Před 7 dny

      Maalinta qiyaame udiyaar garaw inaad kajawaabto

    • @Ot_Ot20123
      @Ot_Ot20123 Před 7 dny +2

      War miyaadan Alle kayaabayn oo garabahaaga raqiib iyo catiid aayna saarnayn mise afkaa i qoyan ayaad isaga hadlaysaa
      Tankale Sheikhan meesha uu kayimid maaha meel intuu qofka waxuu doono sameeyo hadana meesha uu doono iska mari karo.
      Marka inaad Alle kabaqdo ayaa kuu fiican sababtoo ah wax aan dambi ah kaa raaci maayo hadalkaas kula fudud adiga.

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Před 7 dny

    Kanì waa beenaleh alshaab ah oo waana ragii dagaalka reer lasconad bara kiciyey Ayuu kamidyhy horta waa in CIA maraynka loo dhiibo Weeyi maxaa MOU Horta

  • @SamaDeri
    @SamaDeri Před 7 dny

    Waar odeygii waalnaa. Ee beenta badnaa😂😂😂😂

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t Před 7 dny

    Gabadhii yarayd ee aad malcaamada ku fuushay kawaran munaafaqyahow kkkkk

  • @talaalmaxamed5223
    @talaalmaxamed5223 Před 7 dny

    Orodoo shaqo yeel shiiqna m tihud waxad taagertay gacan ku dhiiglayaal adigu uug baa tahay

  • @khadaribrahim9475
    @khadaribrahim9475 Před 7 dny

    Hadana ma beentii iyo proppgandadii baaad guriyihii ilaahay la tagtay

  • @user-cs8zm2rb3v
    @user-cs8zm2rb3v Před 7 dny

    Xaarood wada xanuunsanaya

    • @user-le9lk5fw4y
      @user-le9lk5fw4y Před 7 dny +1

      Dadka uurka kabuka😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 Před 7 dny

    WALLAAHI OO WALLAAHI OO WALLAAHI SOMALIA WAXAA GUBAYAA OO U DIIDAY SALDHIG IYO NABAD WAA SOMALI