DAAWO Sheekh Umal iyo Hogaamiyihii Shabaab Maxaa dhexmaray iyo Xog Cusub oo Banaanka

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 07. 2021
  • DAAWO Sheekh Umal iyo Hogaamiyihii Shabaab Maxaa dhexmaray iyo Xog Cusub oo Banaanka
    Fadlan Like Saar Muuqaalka Mahadsanid
    sheekh umal, sheekh umal 2021, sheekh umal suaalo iyo jawaabo 2020, sheekh umal tafsiirka quraanka, sheekh umal suaalo iyo jawaabo 2021, sheekh umal gudniinka, sheekh umal suaalo iyo jawaabo galmada, sheekh umal oo nabiga caayay, sheekh umal 2020, sheekh umal nabiga injir, sheekh umal furiinka, sheekh umal qisooyin, sheekh umal muxaadaro cusub, sheekh umal suaalo iyo jawaabo, su aalo iyo jawaabo . sh umal . sh shibli

Komentáře • 192

  • @aazbarotheahmed1864
    @aazbarotheahmed1864 Před rokem +20

    Umal waa midkamida culimada somalida ugu wanaagsan masha allah

  • @AbdulBashir-wv9nf
    @AbdulBashir-wv9nf Před 2 měsíci +5

    Brave man congratulations my dear brother Sheikh umul

  • @cabdiqadirmohammed1571
    @cabdiqadirmohammed1571 Před 3 lety +35

    " Haka quusan Alle si kasta oo uu dambigaaga u weyn yahay, sababtoo ah Alle uma soo dirin rususha umana furin towbada ilaa kuwa lumay oo qaldamay mooye
    Alle waa mid dambi dhaaf badan oo naxariis badan "
    👇

    • @halimajeylani9243
      @halimajeylani9243 Před rokem

      Lasoce dabiga allah ka kasho kacafinya qof ibnadam dabi kashay allah kamacafinayo lasoco

  • @ayaanxusein365
    @ayaanxusein365 Před 3 lety +9

    abe somaliyed o so halagamay dadkisan wax taryay inti karankisa ale haku barkeyo adi iyo dhaman inta kula midka ahed

  • @idmanmaxamed3246
    @idmanmaxamed3246 Před 2 lety +17

    maasha allaah muxaadarada lagu qabtay suuqa xoolaha aniga ayaa joogay way usuurta galiwaysay sheekha inuu muxaadareeyo meel ladhaho biya dageenka ayay ahayd iskuul baan dhiganaayay break ayaa naloosoo daayay galab bay ahayd markaasaan imaanay meeshi oo lagu kala cararay waagaa carruur baan ahayn oo magaran karin waxa lookala cararay illhay haxafido sheekheenna

  • @ahmadibnabubakral-habashi

    Mashallah shiekh umal alshabab iyo al-Qaeda wa dad huun oo muaraad dowlad Somalia illahi adoheena naga kabo nockasto yi hiin

  • @kalkaalisoyar796
    @kalkaalisoyar796 Před 3 lety +9

    Ilaaheybaa kaa amaal marinaayo raali ahow.sheeikeena ilaahey.haku xafido.asagaa weyne

  • @mohamedwarsame1269
    @mohamedwarsame1269 Před 3 lety +7

    Shiikhu Markii ugu Horeeysay Dowladii A/laahi Yusuf Xoogaa Waa Sanbariiraxday Asaga Shiikh Omar ba AUN,

  • @abumuhamed3141
    @abumuhamed3141 Před 3 lety +25

    Allaah guuleeyo fariiqa xaqqa wato insha allaah.

  • @higaadarab9274
    @higaadarab9274 Před 2 lety +4

    Ilhy haku xafido sh m umal ❤️😿😭

  • @xasanmaxamedxasanyare1806

    Sh runta rabibaa kugujecel
    Cidna hakabin ee sidaan xaqa
    Usheek Mar walba
    Alle haku xifdiyee

  • @musbaaxabuukar3521
    @musbaaxabuukar3521 Před rokem +2

    Msha allh baaraka allh shekh ilhy haga abar mariyo abalkaaga jano allh ka dhigo kuwi janada ku kulma allh naga dhigo

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 Před 3 lety +5

    Waa sax Ellahay baa waxdila waa geesi uma maleynayo in uu kutaliyay in uu qof Muslim ah kutaliyay

  • @adanyusufaliallhuakbar4152
    @adanyusufaliallhuakbar4152 Před 3 lety +10

    WAAN KU CAFIYEY WAX KALEE KAA AAMIN SANAA ILAAHEY HA KU XAFITHO

  • @bushracali8449
    @bushracali8449 Před 2 lety +5

    Sh umal allha xafido waa ahlulaahdadka xumaanta kasheegaya aaqiro allh sw hortii ayeey ka helayaan dulmiga culumada lagu hyo

  • @caralebadacasofficial4632

    Alle haku dhowro sheikh mohamed cabdi umal waxaad ka hadashay waa xaq

  • @Bashiradanbarre2024
    @Bashiradanbarre2024 Před 2 lety +3

    Cagliga bini adanka waa shay aad qali u ah wana in la isticmaallaaa cagliga kan fiican

  • @user-te4dp9cf5j
    @user-te4dp9cf5j Před 2 měsíci +2

    Ilaahooow nooxafid shiikh maxamad umal.

  • @AMElmi-oo3iz
    @AMElmi-oo3iz Před 3 lety +7

    Walhi waan joogay maalinti saldhiga galbeed xabada ka dhacday oo maxadaradii aan sugeynay ay dagaal isku badashay masha Allah sh umal jazakallah

  • @husseinmalinahmed9202
    @husseinmalinahmed9202 Před 2 lety +24

    ما شاء الله كلنا نسهد أمام الله وامام المسلمين أنت العالم الصومالي الرباني في هذا الزمن والذي له رأي غير ذالك فهو مغرض ومرجف.الله يحفظك شيخنا الجليل

  • @keeyrwadesiyaad730
    @keeyrwadesiyaad730 Před 2 lety +3

    Sheekh umuloow hacabsanin xaqa karunsheeg wixiidiini ah iyo wixii diin la aan ah gaal iyo gaal kaalmeeys waa iskumid noloshaqaar geeridaa kaqiimqbadan walaahi

    • @loolan01
      @loolan01 Před 2 měsíci

      dad kii lagu xasuuqay isgoys ka soobe miyaa gaal kal kaal ah

  • @craxmannur686
    @craxmannur686 Před 3 lety +7

    Maashaa alh ilaahay ajir iyo xasanaad ha kaa siiyo intaad umadaan naftaada halis u galusay ilaahy ayaana kaa abal marinaya

  • @gorygoryahmed791
    @gorygoryahmed791 Před 3 lety +4

    Skiek umal gazaka allaho kera and long live insha alla ameen ya alla

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 Před 3 lety +6

    Jasakallaah Sheekh Umal
    Allaah haydiin xifdiyo

  • @darwishka5669
    @darwishka5669 Před 2 lety +2

    Ciyaalka shayaadiintaa ee sh maxamed cabdi umal wax ka sheegaya ee drugs ka cuna qaarna yihiin ugus ale idin soo qabay shayaadiin baad tihiin ilaahay waxaan idiinka baryayaa inuu inta shiikha waxka sheegaysa carabka kaga rido canser inshalaah qalbigoodana qalajiyo askhirana ciqaabo ilaahayow aamiin

  • @maryammoh1450
    @maryammoh1450 Před 2 lety +16

    الله يحفظك ويخليك شيخ🤲 بارك الله فيك وجزاك الله خير

  • @cawilcabdile8552
    @cawilcabdile8552 Před 2 lety +2

    Gaalada iyo gaala raacyaduba in ay jabeen waxaa daliil u ah in soomalia shareecadu kanhir gashay. Waxay isku dayeen in ay shareecada suuliyaan, laakin taa way ku hungoobeen.

  • @darwishka5669
    @darwishka5669 Před 2 lety +2

    North west ninka wata madiin baad waxkataqaan adigu waadiga sh umal caaayee afqadhmuunayde kala fadhiiso cayda culumada aduun iyo aakhiro ba leel leele

  • @halimarashid7380
    @halimarashid7380 Před 2 lety +3

    m. a sh umal All hakudhowro💗💞❤

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 Před 2 lety +3

    Sheikh umal Allaha ku xafido
    Iyo culumadeena dhan

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 Před 3 lety +10

    allaha ku dhowro sh umal umada wax badan ba uqabatay

  • @ahmedabdulle6094
    @ahmedabdulle6094 Před 3 lety +7

    Wadaadka dhalaeecaynta ka daaya, wixii jiray iyo wuxuu qaban karuu idiin sheegay ah.... Shabaab guriyihiina ka soo quraacda maxaa laga qaban karaa... hadaad run sheegaysaan nin kasti wiilkiisa ha qabsado ama dawlada ha u sheego.

  • @mohamedcawil7591
    @mohamedcawil7591 Před rokem +7

    Alle ha barakeeyo sheikh umal

  • @mohamedsheekh1744
    @mohamedsheekh1744 Před rokem +1

    Manshaaa allaaaah sheekh alle haku xafido

  • @hassanabdiabdulle227
    @hassanabdiabdulle227 Před 3 lety +3

    Shiiq umul maalidii muxaada madiin waan xasuusta shiiqa maalintaa kerkiisa waa madoobaa

  • @cabdikariim7657
    @cabdikariim7657 Před 2 lety +3

    jazaakalaahu khayraa

  • @liibaankhaliifa9367
    @liibaankhaliifa9367 Před 3 lety +4

    Alshabaab alaha naclad korka uuga tuuro waxy mushahar ku qaatan dhiiga muslimiinta somalia allaahuma zalzil aqdaamahum washatit shamlahum

  • @ayanjama4133
    @ayanjama4133 Před 3 lety +5

    Ilaahay kabaqa Sheekha haku been abuuranina

  • @abdirahim1408
    @abdirahim1408 Před rokem +2

    Manshlah sheikh inolwo

  • @jamaadxaaji2966
    @jamaadxaaji2966 Před 2 lety +2

    Aduguba soo digii yiri nabigaa injir lahaa

  • @abdulkadirshire5915
    @abdulkadirshire5915 Před 3 lety +5

    Waa sheeko kale thanks sheekh

  • @shankaronaden4343
    @shankaronaden4343 Před 3 lety +3

    Mansha Allah sheikhow

  • @salaancabdiduule3567
    @salaancabdiduule3567 Před 2 lety +4

    waa run sheekh umal waa sheekha kaliya ee utaagan ilaalinta diinta dacaayadaha aywadaan kuwa raba inay ceebeeyaan sheekhs waa kuwa danahoodu yahay inlawaayo culumo dadka dariiqa xaqa ah tusayisa inlaga dhameeyo soomaali oodhan kadibna ay faafiyaan diimohooda ay qarsanayaan waana inay soomaali ogaato dadka dacaayadayinaya culumada waawayin waa gaalo iyo munaafaqiin layinagu soodarsaday oo u adeegaya gaalo iyo shiico waana inaan kafoojignaanaa

  • @ayanjama4133
    @ayanjama4133 Před 3 lety +5

    Sheekh Umal ilaahay haka amaalmariyo wanaaga uusmeeyey Aamiin

    • @99educationalcenter.97
      @99educationalcenter.97 Před 3 lety +1

      Umul waa khawaariij weyn, bakhtiga

    • @abdullahifanah4940
      @abdullahifanah4940 Před 3 lety

      @@99educationalcenter.97 wll markaad camo iska tahay wixii dadka afkooda aad kamaqasho haiskaga hadlin diinta baro kadib wuxuu yahay soo agow sh umal wuxuu kasoo baxay kulyatul kadiith cid ka aqaantana majiro tafsiirkana sh cimar faruuuq waa ninka soo raco. Waalahadlaa laiskama hadlo wll ilaahagana utoobadkeen wsc ww

    • @imanhusseinali5005
      @imanhusseinali5005 Před 2 lety

      Ameen shekh umal Allah ha ino xafido

    • @warere4161
      @warere4161 Před 2 lety

      @@99educationalcenter.97 walal qali jahilnimatha dadka ey kuweyntahay aya sas uhadlan ee athga qof islam oo cilmi leh somatihid subxanallah culamatja cayda kadaaa waxa dilayoo wa adga cmle

  • @moktarali9822
    @moktarali9822 Před 3 lety +4

    Masha allaha sheekh

  • @Xalimo33
    @Xalimo33 Před 2 lety +1

    Jasaakalaah kher sheikh

  • @raxiimacabdilaahi207
    @raxiimacabdilaahi207 Před 3 lety +5

    Ilahay ka xishoda cida shekha cayaysa subxnalah hadanad rabin inad dhagaysto iskadaya mxabad ucaayi

  • @xaliimoibrahim1936
    @xaliimoibrahim1936 Před 2 lety +3

    Allah haku barakeyo sh. Umal m.a

  • @CaliCqaadir-om8tu
    @CaliCqaadir-om8tu Před 3 měsíci +1

    Shekh umal alle hakubarakeyo

  • @abdirahmanilyaas8431
    @abdirahmanilyaas8431 Před 2 lety +2

    جزاك الله خيرا

  • @cabdifataaxmaxamed8670
    @cabdifataaxmaxamed8670 Před 2 lety +2

    Kusoo dhawoow markiska duuru raxma online.
    Ood ku baran karto barashada qur'anka kariim ka ah adoo jooga gurigaaga iyo goobtaada shaqada hab online

  • @leylaaliisgoowe7242
    @leylaaliisgoowe7242 Před 3 lety +5

    Allah aku xafido sheikh here usoco mashaa Allah

  • @abdihaji3580
    @abdihaji3580 Před rokem +2

    Maashaa Allah Allah haku xifdiyo waligaa diinta runta Ayaan ka sheegtaa Allah ayaana sidaas kugu jecel ee Sheekhoow intaad nooshahay halkaas ka wado dacwada .

  • @fartunabdullah6702
    @fartunabdullah6702 Před 3 lety +5

    Mansha Allah

  • @abdielmi6521
    @abdielmi6521 Před 2 lety +3

    Ma aha Allah Sheikh umul alle haku xfdo

  • @cabdiqanimaxamed8704
    @cabdiqanimaxamed8704 Před 3 lety +4

    Allaah haku sharfo sheikheena

  • @sadaamolow3114
    @sadaamolow3114 Před 3 lety +3

    Mansha'Allah Sheikh Allah Hakuxifdiyo

  • @fardowsoxusen192
    @fardowsoxusen192 Před 10 měsíci +1

    Jaskalah kheyr sheikhana

  • @aaminaomer5102
    @aaminaomer5102 Před 11 měsíci +1

    Maanshalaa ilahay ha ku xiftiyo

  • @user-vo4gj9ci2g
    @user-vo4gj9ci2g Před 6 měsíci +1

    Alle.hadhawro.hanoo.xafido.shikh.umal

  • @istarabdi4399
    @istarabdi4399 Před rokem +1

    Sh ilaahey haku barakeeyo

  • @MaxamuudMaxamad-nd6qu
    @MaxamuudMaxamad-nd6qu Před 2 měsíci +2

    2:00

  • @MrSaidi03
    @MrSaidi03 Před 3 lety +7

    sheikha naftiisa ayuu halis galiyey ina Godana ba haduu radin jiray

  • @foodcade9168
    @foodcade9168 Před 2 lety +3

    Masha allah

  • @lahilahi1076
    @lahilahi1076 Před 3 lety +5

    كلامك جميل ياخي لازم نتزوج وحده شيخة

  • @mohamedadan2200
    @mohamedadan2200 Před 2 lety +2

    Mashaallah

  • @heehocali6423
    @heehocali6423 Před 2 lety +2

    Xoog helbadnidaa umulow maxaa Mogadishu kaajir Nairobi yaakuguheesta waanba kaayaabee yaa Nairobi kuguheesta ilaa adaa iskudiray dadka

  • @user-ie2rw2dr9u
    @user-ie2rw2dr9u Před 6 měsíci +1

    Masha allah alle haku ilaaliyo

  • @adamadnan5500
    @adamadnan5500 Před 2 lety +2

    War adds xayaysiis ka qasabka maka yaabteen
    Ber minute

  • @dayaxdelionurur5898
    @dayaxdelionurur5898 Před 3 lety +3

    Gesi gesi dhale ilahey hakuxafido...

  • @copypaste9067
    @copypaste9067 Před 2 lety +2

    Waxaa layaab leh hada waxyar diinta u damqato in kooxyo ay iska soo jarraan war alshababaa tahay iyo seyf labood, WAR SOOMALIYEEY AAN DIINTEENA ILAALSHANO GAAL GAAL DHALAY DIIN INUU NAGASAARO MOOYANE EE DIINTA MANOO ILAALINAYO , EE AAN DIINTANA KU DHAQANNO

  • @AhmedAli-uv9el
    @AhmedAli-uv9el Před 3 lety +4

    Barakallah Sheikh Umul.

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 Před 3 lety +6

    Walee waanjoogay tii Saldhiga Galbeed

  • @KB-short_01
    @KB-short_01 Před 3 lety +4

    M.a sheekh

  • @shukriismail1931
    @shukriismail1931 Před 2 lety +2

    Sh umal Ilahey haku Abal mariyo janno

  • @halimaabdiokash5773
    @halimaabdiokash5773 Před 3 lety +5

    Allaha kaa abaalmariyo wanaagaad usheegtay

    • @abobasement346
      @abobasement346 Před 2 lety

      waan kah xumay in aad kuwah jahilintah ah Alshaab waa kuwah somaliyah bah lo sodiray waxay yihin mafiyoh u shaqeyah dowladoh ilahay jahanab idin ku rid waa munafaqin kelab ah

  • @Daacimudafar
    @Daacimudafar Před 14 dny +1

    Munaafaq ilaahey kafurtey

  • @saanichannel8732
    @saanichannel8732 Před 3 lety +7

    walalayal waxan ahay walalkin pleasa isoo boqada dhamantiin

  • @mahadali9619
    @mahadali9619 Před 3 lety +3

    Allaha ku barakeeyo sheikh

  • @bintuomar3114
    @bintuomar3114 Před 3 lety +3

    Alla sheekhaan amaan meeysiyaan

  • @alisheikh7505
    @alisheikh7505 Před měsícem +1

    مشاالله

  • @muhsinabdullahi8837
    @muhsinabdullahi8837 Před 3 lety +3

    SH.UMAL Waxad tahay Halyay geesi ah oo dadkisa iyo diintisa Naftisa iyo wakhtigisa u huray allaha ka jazai siyo.

  • @J3xYT
    @J3xYT Před rokem +1

    Anigoo raadinaya Sababta loo laayay shacabkii aan soo booqdey October 22

  • @AwilAbdullahi-jd7kp
    @AwilAbdullahi-jd7kp Před 10 měsíci +1

    ماالله

  • @watchwithme4303
    @watchwithme4303 Před 3 lety +8

    Sheikh umal ilahay wuu ka soo hadeyay shabab oo toos ayuu uga baxay saan aragno

  • @muduboxer
    @muduboxer Před rokem +1

    Gesi gesii dale waye wllhi

  • @user-wn9tr9ep4c
    @user-wn9tr9ep4c Před měsícem +1

    Rag is amaaney ri is nuugtey ayaa ka roon

  • @maxamedcabdi7002
    @maxamedcabdi7002 Před 3 lety +3

    Sh Mahed abdi wanasab

  • @shuceybabdi866
    @shuceybabdi866 Před 3 lety +4

    So

  • @SerAbuuAbdiYare
    @SerAbuuAbdiYare Před 2 lety

    All-shabab wa qoom habaaran maafiyada UGUZ

  • @mohamudaliabi5890
    @mohamudaliabi5890 Před 2 lety +1

    Waxii loo daggaalamayey malafuliyey waamaya maxay dabka Ku dhigaan hadaba dimqrasiya wali lagu xukumaa muminiintii

  • @farhiyakhalif3562
    @farhiyakhalif3562 Před 3 lety +3

    Warsheeqa daaya nimankaas isagaaba somali ka sooriday

  • @lahilahi1076
    @lahilahi1076 Před 3 lety +3

    جيد

  • @nadiifohussein3815
    @nadiifohussein3815 Před 2 měsíci

    Xaqa Allah hatuso wixii dhunsan

  • @mssayaan570
    @mssayaan570 Před 2 lety +2

    جزاك الله خير

  • @cabdiraxman4436
    @cabdiraxman4436 Před 2 lety +2

    Shabaab ninkikeenay sow adiga meeheen

  • @XasanshuuteshiiqXasanshuuteshi

    😢😮

  • @user-dd4wh2re6f
    @user-dd4wh2re6f Před 10 měsíci +1

    😢ui

  • @user-se1lh7lr2g
    @user-se1lh7lr2g Před 4 měsíci +1

    Mm

  • @MuntahAhmed-mw4tq
    @MuntahAhmed-mw4tq Před 5 měsíci

    MuNTaHa Shakh aXmad