Qiso cajiib ah fadliga istiqfaar, Saudi Arabia 🇸🇦 🤔 Par 1 😭

Sdílet
Vložit

Komentáře • 35

  • @ummusulaymaan5961
    @ummusulaymaan5961 Před 7 měsíci +6

    ❤allaahuma sali ❤wasalim ❤calaa nabiyinaa ❤Muhammad ❤salalaahu ❤caleehi ❤ wasalam

  • @foosabi1517
    @foosabi1517 Před 7 měsíci +6

    Qisadan aadbey ii taabatay wayo aniga so maray marxaladaso kale iyo iney dumarka qaarkod hadalo qaabdaran ankala kulmo lakin ugu dambeyn wuxu Allah igu arzaaqay awlaad alxamdulillah

    • @Hodaneey
      @Hodaneey Před 7 měsíci

      😢😢😢alxamdulillah wll dad xun ba jira oo ilawsan in la idka xisaabin waxkasta oo la xidhaa ama rabi ku siiyo

  • @Hodaneey
    @Hodaneey Před 7 měsíci +2

    😢😢😢 ala dadka qaar xuma dadkasi in ay ka fiican yihiin dadka ayay moodayaan lkn waa imtixaan ama awlaad dhal ama ha dhalin 😢😢 yaa rab naga yeel kuwa ku guuleysta imtixaan kaas oo noo barakee awlaada inta aan haysana sii amin

  • @sabahmuuse1567
    @sabahmuuse1567 Před 7 měsíci +3

    Aflax iyo maamulkeeda maasha allaah Ma ilaawi doono abaalkay ii galeen

  • @fatimamohamed7076
    @fatimamohamed7076 Před 7 měsíci +3

    Subxanallaah, Ilaahow Dulmi baan kaa magangalnay.

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Před 7 měsíci +3

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hiboxasan7418
    @hiboxasan7418 Před 7 měsíci +2

    Fatima Muna walalo qaali Aad baan kuu teegeersanahay❤❤❤❤❤❤❤

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 Před 7 měsíci +3

    Naagtu ‘Hadal xumaa ‘oo xasad-
    Sanaa!!! Hooyo soomaliyeed Kama suurto gasho , waxa Dumarka Carabta ka suurto gasha

  • @cawilabokor2431
    @cawilabokor2431 Před 7 měsíci +2

    Subhanallah

  • @asmacali5993
    @asmacali5993 Před 7 měsíci +3

    Mashallah wll qisaskaaga wn suga khayr Alle haku siiyo ❤❤❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Před 7 měsíci +2

    Wcs walaashey igu qaaliya faatima muna waan kusalaamay inbadan

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli Před 6 měsíci

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @zeynabshire3523
    @zeynabshire3523 Před 7 měsíci +1

    Masha Allah

  • @KhadroKhadroaxmed-nq9iu
    @KhadroKhadroaxmed-nq9iu Před 7 měsíci +1

    Qisaska waa jecelahay noo soo badi faadumo

  • @user-cx4gw4tk5d
    @user-cx4gw4tk5d Před 7 měsíci

    😢😢😢

  • @aragsanismael4912
    @aragsanismael4912 Před 7 měsíci

    😢😢😢😢

  • @fartuunabdi1508
    @fartuunabdi1508 Před 7 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @zeynabshire3523
    @zeynabshire3523 Před 7 měsíci +3

    😭😭😭😭😭😭😭💔

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 Před 7 měsíci +1

    Adduunyada Dadka Alle ‘Abuuray-
    Carab dhaqankooda Cid lihi ma-
    Jirto!!!Xin iyo Xasarad ha day tahay !!!

  • @ayannitta
    @ayannitta Před 7 měsíci +1

    ❤❤❤

  • @shukrihanna652
    @shukrihanna652 Před 7 měsíci +1

    ❤❤❤❤

  • @kkpp8894
    @kkpp8894 Před 7 měsíci

    Allah hu akabar allah hanawafijiyo❤❤❤❤❤

  • @user-sg5np8xe9h
    @user-sg5np8xe9h Před 7 měsíci +1

    Acuudu billaah dadka kadhigta shaqo inay dadka dhaawacaan qalbigooda alle nagama dhigo kuwaas oo kale

  • @user-jo4ns8eo8r
    @user-jo4ns8eo8r Před 7 měsíci +1

    abaayo waku jeclahay

  • @mumtazmohamad356
    @mumtazmohamad356 Před 7 měsíci

    Masha allah ❤ fadumo muna

  • @KawsarCumar-gz6zi
    @KawsarCumar-gz6zi Před 7 měsíci

    ❤❤❤❤❤

  • @hodanahmed5937
    @hodanahmed5937 Před 7 měsíci

    😭😭😭😭😭😭😭

  • @sahraali7823
    @sahraali7823 Před 7 měsíci

    Somalida & carabta waxaa ISU galey

  • @ahmedyasinharosh9143
    @ahmedyasinharosh9143 Před 7 měsíci

    Sheekada waligaa soogaabi

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 Před 7 měsíci

    Dumar Ka carabtu fadul badna Somalia da ka daran acudu bilaa😢

  • @user-cc6mu1ft7v
    @user-cc6mu1ft7v Před 7 měsíci

    Subxaanalahu meshani miyaney ahey halki quuranku kusoodagey Waaba yaab

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Před 7 měsíci +2

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @aurixielight
    @aurixielight Před 7 měsíci

    Subhanallah