Qiso Dil Gilgilay Masar Egypt 🇪🇬 😭

Sdílet
Vložit

Komentáře • 103

  • @muuminad3143
    @muuminad3143 Před 2 lety +3

    Qisaska noocan ah wadamad gaalada ayay ku badan yihiin. Allah samir iyo iimaan ha ka siiyo ehelkiis

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 Před 2 lety +4

    Saxiib cadaw ah ayu ahay

  • @cigaalyare8114
    @cigaalyare8114 Před 2 lety +5

    Qisooyin farabadan nooso gudbi habo si eey dadku ugu cimra qaatan , Thanks for telling us 🙏🙏

    • @aminahooyo4973
      @aminahooyo4973 Před 2 lety

      Cibra qaataaan mise cimri qaataan hbo?

    • @muuminad3143
      @muuminad3143 Před 2 lety

      @@aminahooyo4973 waa kelimad carabi ah waana cibra

  • @missjano8249
    @missjano8249 Před 2 lety +2

    Subxaalah Hargaisa baa wey ka dhactey gabadhi xaagbada ku lahad gabadha ee markey tidhii lagacti baa raaba haye igu imo guriga tidhii marki danbena ku dhishay gurigedi islanti iyo carurti aya ku dhex dilay guriga kuna dhex aasay subxaalah dad waxa jira imaan lahen oo umada lagac naafta uga qaada waliga dad baa la wada marka qof lagac ku leh tahay 😭😭

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji7700 Před 2 lety +2

    Subhanallaah Illaahey ha u naxariisto shartooda Allah naga hijaabo

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 Před 2 lety +2

    Subaxanallah masarida waa horor

  • @hani8826
    @hani8826 Před 2 lety +4

    ALLE HA U NAXARIISTO YAA RABBI AAMIN

  • @zeynabturksuleyman8206
    @zeynabturksuleyman8206 Před 2 lety +7

    Saxiib wax layirahdo majiran cadow gaga 1aad waa saxiib ka

  • @zeynabshire3523
    @zeynabshire3523 Před 2 lety +3

    Allah u naxariisto

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 Před 2 lety +2

    Aaamin aamiin aamiin

  • @ayanmohmaed1277
    @ayanmohmaed1277 Před rokem

    Amiin Amiin amiin

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre1610 Před 2 lety +1

    Subaxaana laah,saaxibka qaarkii alle ha ka qabto umadda..xabiibti aad baan u jeclahay xafidaka laah

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 Před 2 lety +1

    QWAXAA JIRA QOF AAD SXB LATAHAY OO CADOW KUU AH ANAA SOO MARAY WAANA KUFAHMI JIREY INAY XASIDIIN YIHIIN HA AAMININ SXBKAA.ALLAAHU MAA BALAQTU

  • @engkuruu710
    @engkuruu710 Před 2 lety +2

    Maashaa'Allaah, Ilaahow Megentaa wiilka soomaaliya ah ee sidaas loo mu'aamaradeeyay kii sidaas yeelay ee khiyaanay haloo daldalo haddii ay Dowladda Masaarida caddaalad ku dhaqan tahay. Haloo Khisaaso Inshaa'Allaah.

  • @maxamuudabdixanshi3986
    @maxamuudabdixanshi3986 Před 2 lety +1

    Subhanalah subhanalah

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 Před 2 lety +2

    Saxiibka diil waa xanuun

  • @sadiacabdi1536
    @sadiacabdi1536 Před 2 lety +1

    Asc fatima walalashey waan ku salamey waan dawadaa ee kheer alla ha ku siiyo amiin fatigue muno❤❤❤❤❤💖❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @mohamedsaid7042
    @mohamedsaid7042 Před 2 lety +12

    Please waxan ka codsanayaa wax positive ah inaad nooga sheekayso..waayo sheekooyin kaagu naxdinbay u badan yihiin anaguna farxad ayaanu ubaahanahay

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 Před 2 lety +2

    Allah unaxaristo

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 Před 2 lety +1

    😭😭😭

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j Před 2 lety +1

    Iimaan la'aan iyo saacad dhamaatay

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 Před 2 lety +2

    Saax waa run

  • @hasanmuse4007
    @hasanmuse4007 Před 2 lety +2

    Ha ku so celcelin sheekada

  • @hodanibrahim6033
    @hodanibrahim6033 Před 2 lety +2

    الله اكبر

  • @ayanmohmaed1277
    @ayanmohmaed1277 Před rokem

    Allah hu naxariisto

  • @shukrimohamud5596
    @shukrimohamud5596 Před 2 lety +1

    Yaarabi unaxariiso maskin

  • @asliabdi4464
    @asliabdi4464 Před 2 lety +1

    😭😭😭😭😭😭😭ilaah hoow naxariisto naxariis waasaca

  • @zuhurali8697
    @zuhurali8697 Před 2 lety +3

    Asc maa shaa allah tabaarikallah ❤️❤️

  • @umcumar5978
    @umcumar5978 Před 2 lety +1

    Sumxanllah

  • @istarlinilyasmashaallah3441

    subhanallah sad story subhanallah subhanallah

  • @ayanalimohamed3408
    @ayanalimohamed3408 Před 2 lety +1

    Alaha u naxariisto aamen

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 Před 2 lety +2

    Saxib xuun ayu ahay

  • @istarlinilyasmashaallah3441

    subhanallah subhanallah

  • @siradm
    @siradm Před 2 lety +2

    Ilaahay ha u naxariisto

  • @furqanabidnoor6603
    @furqanabidnoor6603 Před 2 lety +3

    Masha Allah tabarkallaha

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Před měsícem +1

    AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 Před 2 lety +2

    Allaha unaxatistho

  • @Najwadro915
    @Najwadro915 Před 2 lety +1

    Subhan allah 💀😪😪

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Před 2 lety +1

    سبحان الله العظيم واتوب واتوب إليه

  • @hudamohamed5310
    @hudamohamed5310 Před 2 lety +3

    انا لله وانا اليه راجعون اتقي شر من احسنت اليه

  • @zamzamxuseen3189
    @zamzamxuseen3189 Před 2 lety +3

    Subxaallah

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 Před 2 lety +3

    Asc Fatima muna ha la gaadhsiiyo 100 waa gabadha qisooyin fiican soo galisah

  • @zeynabturksuleyman8206
    @zeynabturksuleyman8206 Před 2 lety +3

    Subxanalah

  • @ifrahsaid
    @ifrahsaid Před 2 lety +2

    😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪

  • @jamatahmed2188
    @jamatahmed2188 Před 2 lety +1

    Walaahi waa qaracan

  • @kawsarosmaplnl9892
    @kawsarosmaplnl9892 Před 2 lety +2

    Subxaan Allah

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 Před 2 lety +2

    Noloshisu kamaseray

  • @fadumoh5049
    @fadumoh5049 Před 2 lety +1

    Mahadsanid abaayo fattima muna

  • @smx111
    @smx111 Před 2 lety +3

    اللهم لاتصلد من لا يرحم ولا يجافا

  • @foozia426
    @foozia426 Před 2 lety +1

    Ilahay how naxariisto insha allaah

  • @mohammednabeil4913
    @mohammednabeil4913 Před 2 lety +1

    A

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 Před 2 lety +1

    Subxanalaah waa jariimo aad u fool in.

  • @istarlinilyasmashaallah3441

    masha allah thank you

  • @istarlinilyasmashaallah3441

    masha allah

  • @marwo_8031
    @marwo_8031 Před 2 lety +7

    Hargeysa bari qiso sidasa ka dhacday. Naag laacag la daymiyey o dishay inanti gurgedana ku astaay. Taa ka so hadal plz 😣

    • @marwo_8031
      @marwo_8031 Před 2 lety +1

      @@hodonhassan7575 kuma fahmin wl qiso dhacday weeye oo ubahan cashar in laga barto. Naag saxiib amiin maleh.

  • @hanefa283
    @hanefa283 Před 2 lety +1

    Asalaamu caleykum walaalo noosoo badi

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 Před 2 lety +1

    Iimaanka laga qaaday

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 Před 2 lety +1

    Walwal ayaa hayey

  • @deqafarah4039
    @deqafarah4039 Před 2 lety +14

    Asc wll Faadumo iyo asxaabteeda waxan idinka codsanayaa ilaahay dartii igu duceeya in illaahay awlaad saalixa isiiyo aniga xaajigayga fadlan 4sano iyo badh baan xaas ahay welina waxba ma dhalin cidlo i dishay fadlan 🙏🙏🙏🙏

    • @yurubjiiqale1936
      @yurubjiiqale1936 Před 2 lety +2

      ilahay awlaad bariya haku siiyo inshaallaha khayr

    • @amira1438
      @amira1438 Před 2 lety +1

      Abaayo alle hakusiyo owlad salax ah oo bariyal ah rabi ha kugu arsaqo owlad aad ku indho dogsatid aad dhabta saratid insha alh adneh duceyso quruxey waa daremi kara in ey ku dhibty hadalka dadka umadena wey iska hadlan lkn owlada rabiya baxsho waa hadiyad alle ee alle aya ku weydiye owlad aad ku indho qabobsatid oo bariyaal ah

    • @hamdi3237
      @hamdi3237 Před 2 lety +1

      Ameen sistarey illahay kuwa aad ku faraxdooo bariyaala haku siiyo

    • @thefunfamily720
      @thefunfamily720 Před 2 lety +1

      Wcs wll inshallaha allaha ku siyo awlad salixa inshallaha awlad bari ah allaha kusiyo awoda allaha inshallaha 🤲💝

    • @hodanmohamed3204
      @hodanmohamed3204 Před 2 lety +1

      Rabbi awlaad kheyr leh oo saalixa ha idinku iraaqo idinka iyo intuu Muslim ah ee awlaad heysan Allahumma amiin.

  • @user-lg6wz1vs1g
    @user-lg6wz1vs1g Před 2 lety +1

    shukaran walaal0

  • @hamyhuss1460
    @hamyhuss1460 Před 2 lety +1

    Subhan Allah evil friend

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 Před 2 lety +2

    Maskin

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Před 2 lety +1

    Ahlan mun mun

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 Před 2 lety +1

    MISKIIN

  • @umumuna2441
    @umumuna2441 Před 2 lety +2

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔

  • @zuhurali8697
    @zuhurali8697 Před 2 lety +2

    Subhanallah subhanallah

  • @istarlinilyasmashaallah3441

    subhanallah you can’t trust any one subhanallah subhanallah

  • @ahsosuleyman6619
    @ahsosuleyman6619 Před 2 lety +1

    😭😭😭😭😭💔💔😰

  • @petty6431
    @petty6431 Před 2 lety +1

    Miskin

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 Před 2 lety +2

    Maskin

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 Před 2 lety +2

    Maskin

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 Před 2 lety +2

    Maskin

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 Před 2 lety +2

    Maskin