OWLAADA WAA HADIYAD ALLAH BIXIYO .....

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024

Komentáře • 482

  • @Cumeer_bigfan-e4x
    @Cumeer_bigfan-e4x Před 4 měsíci +117

    KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢😊❤🥺

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 Před 4 měsíci +68

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my family 👪 ❤😊

  • @LeylaClahi
    @LeylaClahi Před 4 měsíci +49

    Ilahey ayaa ufududenayo mahan in qofka ladhoho hadhalin dhatarka waa hadlay lkn amarka ilahey ayaa kaweyn awoladana waa hadyada ilahey ku siyo alxm walashey fadumin waxan ku leyahay waxba niyada yaa la dilin oo laku dhihin hada dhashay iyo wax lamidah ilaheykii ku aburay meshey ku jiran ayaa kasosarayo adinh waxan ku rajenaa 4indhod oo abshirah ilahey ka dhigo i.a wlhi wan ku farxay mana aqan sababta an sas uku farxay wana idin so duceyay ani wali magursan lkn waxa ogahay hoyanimada iyo qimaha ey ledahay hadi aad argtit qoralkeyga waxan ku leyahay abyo dar ilahey ayan ku jeclhy adi iyo familkada ima taqanid ana kuma aqan lkn waan ku tageraa waxana rajenaa in qoralkan dhirigalin ku noqdo marnaba hanageysan dhaleceynta dadka ee ilahey ku shugri by abyo mcn🎉❤✨️👸👍🤱❤️‍🩹💯🙏🤲🤲🤲🤲ilahey haku fududeyo xanunka hoyo nimo

    • @user-mh3bj3go2t
      @user-mh3bj3go2t Před 4 měsíci +1

      Aamin xpti

    • @fadumohassan2425
      @fadumohassan2425 Před 4 měsíci +3

      Illahey waa qoraa waa sax lakiin ha hilmaamin in diinta lugu sheegay ilmo kasta in uu xaqiisa helo oo la Kala koriyo

    • @amalkhayre6379
      @amalkhayre6379 Před 4 měsíci +1

      Allaahuma aaamiiin

    • @dheemanqurux2382
      @dheemanqurux2382 Před 4 měsíci

      Hadii qaliin ku dhashay wa risk wll waxa dhici karta bilaha danbe in la baqo in minku ku dilaaco aad sariir fuushid ila minkii oo bugsan ba uur qaday marar ka qaar ilmaha shinkisa dhamaysan ba laga saari

  • @user-qd7uz9dc3s
    @user-qd7uz9dc3s Před 4 měsíci +16

    Ani waxaa ku dhalay xalad halis eh,qaliin dag dag galay,hada Alxamdulilah waa fcnhy nuneydana wee ii fcnthy ilaahay ha inoo barakeeyo caruurteena inta haysana ilaah ha siiyo,hooyooyinkeen jannada ilaah ha geeyo.

  • @hamdiibrahimali7809
    @hamdiibrahimali7809 Před 4 měsíci +108

    Uur aaan leeyahay ceeb ayey ila tahay walh ilaahey amarkiis alxm xishoodki aaaka dambeeyaa

    • @barwaqoshorts2338
      @barwaqoshorts2338 Před 4 měsíci +5

      Uur ayaan ku leyahay taa soo cadi ma ahan😂😂😂😂

    • @NajaxMuxudiin
      @NajaxMuxudiin Před 4 měsíci

      😂😂😂😂😂😂​@@barwaqoshorts2338

    • @noloshafudud4577
      @noloshafudud4577 Před 4 měsíci +6

      Maxaa ceeb ka dhige sow wixi nolosha dhan ku sabsanneed maha. Hadaa maxaa la dhihi laha

    • @fardowsafarabadane6759
      @fardowsafarabadane6759 Před 4 měsíci +3

      Lkn wa ley arosa cadi kula tahay walibo hall wayn dadka ina ogu wacati ceeb mahan urna ceeb waye sheeko 😂

    • @Hafsonor22
      @Hafsonor22 Před 4 měsíci +1

      @@barwaqoshorts2338uur aaan Kuu leee you baaba daran uur lee yhy baaa roon 😂😂😂😂

  • @UmuSalmaan2020
    @UmuSalmaan2020 Před 4 měsíci +63

    Waa sax waa hadyad Allah baana bixiya ciduu doonana siiya ciduu doonana ka qadsha balse walaalayaalow talo walaalnimo waxaan idin dhihi lahaa nimcada qarsada wax walba oo nimcaa in la qarsado ku fcantaha nimcada Allah ni siiyay qarsada oo Allah uga shukriya

    • @munamohamedali7899
      @munamohamedali7899 Před 4 měsíci +2

      Sax walhi tiktok ayaa ku arkay gabar komenti ugu soo qorty ayaga oo dhahday 12 xaas ah awlaadne ma dhalin ee asxbta iso ducreyo

    • @user-hj7vz8gk8r
      @user-hj7vz8gk8r Před 4 měsíci +2

      Maxa laga qariin wll ninku donaana ilahay wuu soya ku donaan wu ka daya waxaba jira daka qaarbiska jeceel inat caruurta kala korsadaan anii ciyaalkaygu 4 sano ayaay kala way yihiin intaana irbaad dhaasha kala koriisa ayaan qata inaa awlaada laa kala koriiyo ood miid walba xaqiisa siiso adna kabaato way ficaan tahay wixii ilahay kuu qadaray waad dhali ayaa tartan lagula jiira wll niniin walban oo musliima qadarka aleeh wuu amiinsanyahay ku sinaayo iyo kakalaba maxa laga cayuuma

    • @AichaAbdillahi-pz7hu
      @AichaAbdillahi-pz7hu Před 4 měsíci

      Sax sax

    • @abdallasaeed5628
      @abdallasaeed5628 Před 4 měsíci

      masha allah alle haydin barakeyo

  • @boqoradacadar
    @boqoradacadar Před 4 měsíci +13

    Aniga 2bilood baa iga so dilmay insha allaah badal khayr qaba rabi ka baryay alxmdulilaah ❤

  • @sumayamohamed3236
    @sumayamohamed3236 Před 4 měsíci +6

    Wllhi 2021 guirsadan muscab adaa iga hormartay ani September2022 wiilkeyga dhalay hadane anaa kaa hormaray twins aan dhalay labo wiilkale alle isiiyey November 2023 dhalay hadane owlad qofdiideeso majirto wllhi adigane alle hakuu adkeeyo 🤲

    • @Hafsonor22
      @Hafsonor22 Před 4 měsíci

      Masha allaaah abyo ilmha waaa hadyad

  • @user-sw5ld3kl8u
    @user-sw5ld3kl8u Před 4 měsíci +9

    Illhy noloshiina ha Idin barakeeyo m.a❤❤❤

  • @FathimaFathima-rz6yl
    @FathimaFathima-rz6yl Před 4 měsíci +22

    Abaayo ilmaha in aad kala koresid ayaa fcn qalin aya ku dhalosaa is ilaali adiga ku dhib qawo qaladna haifahmin❤❤❤

  • @boqoradacadar
    @boqoradacadar Před 4 měsíci +3

    Masha allaah waye rabi ha idiin barakeeyo ❤❤habo ana iso duceeya inuu rabi igu arsaaqo mataano

  • @NasroHussein-lr7ch
    @NasroHussein-lr7ch Před 4 měsíci +2

    Wuxu ilahay khadaray cid celinkarta ma jirto wax walbo hadaa samaysid ilahay adomadisa isaga kaaga naxariis badan somaliyey gabadha qalbiga haka dilina hadi lagu qalay ma waxa ogtihin inu ilahay ufududen dono iyo inkale faadimina apyo ilahay marwalba talo saaro tasbixda badso kamid noqo ilahay xisbigisa wax walbo waad ka guuleysan donta oo dhiba i.a ❤

  • @user-cl5in9oo2i
    @user-cl5in9oo2i Před 4 měsíci +2

    انا ضد كلامها من ناحيه انها تجيب اطفال ورا بعض وترتاحين ماعتقد في راحه ممكن تقعد ١٠ سنوات او اكثر وانتي تكوني تعبانه من الشقي اشوف ان كل طفل بينهم ٤ الى ٣ سنوات كل طفل ياخد وقته وانا اكون مستعده على الطفل الثاني والاول مارح يتعبك مدامه كبير وفاهم والله يتمم لها ويعينها

    • @user-dq2tr5sf4q
      @user-dq2tr5sf4q Před 4 měsíci

      صح والله نفس تفكير عشان لازم تعطي وقت لنفسك تهتم في صحتك النفسيه وجسديه ماهي سهله الحمدالله

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 Před 4 měsíci +36

    Owlaada Waaa Barako waayo farax❤ Wax kale Loma gurzado mcntu Rabi Haa ku Barakeyoo

  • @nastehohassandiini
    @nastehohassandiini Před 4 měsíci +1

    Walhi abaayo aniga dr ayaan racay wayo caloshada way qalan thy wayna jilicsan thy ale ha kula garab galo ubadka waa qaali 2mar ayan qaliin galay wana iska agdhawnahay wan kaa horeyy ale ha ku fududeyo dhira galin ithy wayo wan baqayhy lkn wan ku suga inta ka dhaleyso insha alah ale ha ku fududeyo abaayo

  • @reshmosheikhnor4441
    @reshmosheikhnor4441 Před 4 měsíci +9

    Ha figrin waayo wax walbo alle sw ayaa bixiyo alle hanii daayo owlaadiina owlaad alle ayaa bixiyo alxd dhaha dadka warkooda iskadaaya❤❤❤❤❤❤❤❤noolaada 😊

  • @ifrahmohamedhassan315
    @ifrahmohamedhassan315 Před 4 měsíci +8

    M.a ilhey haidin barkeyo dad jecelhy tahin ilhey haku dhafo❤❤

  • @MaryamaHassan-in6dy
    @MaryamaHassan-in6dy Před 4 měsíci +2

    Alle hakuu fududeeyo abyo ❤qaadista uurka si dhib yr ah maalintootada hddii lagaaaro alle hakaaka so aruuriyo❤waa ogthy atariisho in hddii uur yeelato xanaaqaada tuu maaj yhy ilmo yr yr joogaan in wax kasta loo sameeyo rabaan waqti lala qaato rabaan ❤howshu kuu dheerthy intaas iyo kabadan alle hakuu fududeeyo aamiin ninkaaaka aad buu kuugu dulqaataa xiliga uurka illaasho hjiga isku samra sidii hore xanaaqa ka yareey waa ka gudbeysaan❤in.a midda klle atariisho gbr dalbo kulla dhalaty ama hjiga ladhalaty si lakaaka caawiyo howsha iyo hesmada xiliga walaca hawenku waxey ubaahanyihiin nasiino bdn hurdo mar dhaw qaliin kaso bxdy saas darted gbr dalbo ❤waa iga codsi abyo❤amuuraha alle hakuu saqiro❤❤love you abyo

  • @user-vx1jk3bn1b
    @user-vx1jk3bn1b Před 4 měsíci +6

    Dadkan wey naga walayan sidaas u fahmaay allah idiin barakeeyo

  • @yahyahajjiqaam6764
    @yahyahajjiqaam6764 Před 4 měsíci +22

    Bro it will be another cs means surgery so it will be risk to her health may Allah make easy for her and i urge her next time she must use family planning.

  • @samsammaxamuud9331
    @samsammaxamuud9331 Před 4 měsíci

    Mansha allaah alle haydin barakeeyo faatima alle hakuufududeeyo korintooda tarbiyadooda waxaa runa alle wuxuu qadaro uun baadhaca rabitaan kaaga waxkumasoconayaan maad kalakoristan waxbamaqabanayso waayo alle ayaa qadaray faatima mansha llaah sifiican ayaan ulasocdaa bayj kaaga muscab markaad umushay ana wiil baan umulay mataanahana gabadh ayaan umulay Alxmdulilaah labo maalin baad iga horaysay hadana kamanaxayo hadii alle isiiyo markaa allihii hadiyadaa qaaliga ah inasiiyey aynu kumahadino

  • @NajmoAbdulaahi-ix4ho
    @NajmoAbdulaahi-ix4ho Před 4 měsíci +1

    Abayo iyo abowe oo laada allaa bax sho allxamdulilaah waxii alla niiqoro waa maresiin insha allah kheyr allaha niiga dhigo ducada badsada isha allah uurkaan haduu run yahay 4mataano allaha idin ka dhigo❤

  • @gabadhangoormeeaarsaneekha317
    @gabadhangoormeeaarsaneekha317 Před 4 měsíci +2

    Shekadan ma aaminin e wa brank nuradina arinkan maka suurtowdo atarishada wu jecel yahay wixi nafteda halis u ah kuma kacaayo

  • @ikraamcabdi6728
    @ikraamcabdi6728 Před 4 měsíci +2

    mashalaah hanbalyo ALLAH inii barakeeyo caruurta fadumina ALLAH ku siyaadiyo cafimaadka inla dhalawgana ALLAH ku fududeyo abaayo
    walahay wan ku farxay inay iskugu kaa daba xigxigaan caruurtu sababtoo ah waxan jeclahy inay caruurtu isku nugnuug noqdan mashalaah
    😗😗😗😗😗

  • @xalwocabdirixman7198
    @xalwocabdirixman7198 Před 4 měsíci +2

    Masha allh tabaraka raxman hambalyo owlada ilhy baa bixiya ilhy ha idin siyadiyo aniga 6sano bn daganahy alxmdllh ilhy ha isiyo kuwa bari idinka ha idin barakeyo❤

    • @hooyoadag
      @hooyoadag Před 4 měsíci +1

      Rabi hakugu arsaaqo ubad saalixa o dhayiba o baariya adiga iyo inta owladnta heysaba inta heysatana rabi ha u barakeyo Amiin ❤

  • @user-kowsar739
    @user-kowsar739 Před 4 měsíci +9

    Mashaa llh wllhi awlaadu waa nimco illhy bixiyo❤dadbaa aduunka dhan umara say awlaad uhelaan 😢

  • @user-zs5qp9wx9v
    @user-zs5qp9wx9v Před 4 měsíci +1

    Scw alle ha iydiin barkeeyo🤲🤲🤲

  • @princessbinty499
    @princessbinty499 Před 4 měsíci +51

    Kala korinta awlaada wanaagsan marwalba awlaadana alleh bixiya

  • @user-li3nn5em4g
    @user-li3nn5em4g Před 4 měsíci +4

    ماشاءالله اللهم بارك أختي

  • @user-kf6hh1uv2u
    @user-kf6hh1uv2u Před 4 měsíci +1

    m.a m.a Allekushugriya nimcadiisa badan uidinsiiyay dad aanan haysan baajiro oo intaa dhaqtar doonanaya

  • @sundabashir5461
    @sundabashir5461 Před 4 měsíci +4

    Family qurux badan awlaada allaha idiin barakeeyo

  • @user-he1og7ns5m
    @user-he1og7ns5m Před 4 měsíci +42

    Maxumo Urka illahey ba idin siyey alxm dhaha lkn madama bina adanka hadal badanyihin wixina hadiyad yihin inad qarsato ayey ku haboned sida ilmahi matanaha cml sas fcned hada wadba shegten Hadalka badan illahey dhinac haka mariyo ilmahas

    • @user-ym3md9th5b
      @user-ym3md9th5b Před 4 měsíci +5

      Amin ❤🎉lacalla hade gbr dhalato waxa loo bihinaa Aisha xaaski nabiga kumagac dara plz🙏
      Hadoo wil dhashana Muhammed so marka I.a Allah ayagoo nabad qaba so dhashan. I.a ❤😢byyy good by

    • @muscabcade4352
      @muscabcade4352 Před 4 měsíci

      Aamiin yarabi 🤲🏽

    • @user-sw3nm8fd7l
      @user-sw3nm8fd7l Před 4 měsíci

      Sax ma ficno in Adkento urka

  • @IqroMuqtar-vg1st
    @IqroMuqtar-vg1st Před 4 měsíci +11

    M.a koleey ilmaha Allaha idiin barakeeyo inkastoo kafiicneed xoogohoo qaliinka kabuksatit abaayo anaga markaa kudhaheena ilmaha Kalahari xumaan nagama ahan ee anaga qaliin ku dhalno dhib waaye dhaloowga caadiga kafiicanabaayo hadana dhibmalahan Allaha kuu adkeeyo ayagoo caafimaada qawa Allaha keeno caruurtaada kale Allaha kuu xifdiye dhamaantiin Allaha idiin xifdiyo waxaa tihiin family aan aad ujeclahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Sa3doosh-10
    @Sa3doosh-10 Před 3 měsíci

    Masha allah mabruuuuk ❤ aad ayaan idin jeclahay ragera weyn ayan idiin ahay❤

  • @daganugaas9028
    @daganugaas9028 Před 4 měsíci

    Msha allah tabarak ugu horen walalkey iyo walashey nimcada rabi qarsada dadba heysan waa idinku wanina qarsada nimcada rabi tankale dadka idin wada sheegahe quraan isi saara walalahey ku dadala quranka

  • @SimplyDxtify
    @SimplyDxtify Před 4 měsíci

    If you had C-section few months ago with twins that stretched your uterus, you shouldn’t be pregnant again. That’s very dangerous. Subhanallah. Please listen to your doctor.

  • @liyaomars
    @liyaomars Před 4 měsíci +1

    Scwrwbr waxaan fahmay inuu yahay prank madaama nurdiin afkiisa ka dhahay dhaqtarada waxa dhahday haigu soo noqonin csection ayaad tahay tani kale wey ku dhibtotaa dhaliinka allaah hau fududeeyo hadeey run tahay inta awlaad haysanin awlaad baari ah allaah hasiiyo Allaahuma aamiin

  • @daahirdhuxulow6158
    @daahirdhuxulow6158 Před 4 měsíci

    Masha allah abyo ilahey hakubrkeyo owlada kuwa bariya allha kaga dhigo cimri aat kukorsato ale hakusiyo

  • @SapnaAbukar
    @SapnaAbukar Před 4 měsíci +1

    M.sh ilahay hadin barkeyo intaa inka badan 🎉 3 aa haysataa baby kalana wuu soo socdaa Alx❤

  • @rahmaabdi1458
    @rahmaabdi1458 Před 4 měsíci

    Asc sister and brother wan idin salaamay salaan kadib ilaahey ayaa bixiyo caruurta waane hadiyd khaali ah Alxmdulilaah laakin in lakal dheereeyo aad iyo aad ayeey u fiicantahay aniga 5 caruur ayaa laygu qalay laakin wey kala waaweya iin hambalyo mashaa Allaha atariisho ❤

  • @Iqraxassan-ug1zd
    @Iqraxassan-ug1zd Před 4 měsíci

    Alle haku kuu dayo abyo mcn in taan io in ka badan Alle haku siyo adi io nin kaaga io carora taada is ku wara inta ay nolol jirto hanbalyo hanbalyo inaa si cadi ah u dhasho ayan ku rajeyna abyo mcn👨‍👩‍👧‍👦

  • @LuulshaMohamed-qm9nv27
    @LuulshaMohamed-qm9nv27 Před 4 měsíci +1

    Diyara waye aan taratano abyo 🎉🎉🎉2021 .9 gurasadeye abyo musacaba iyo gabadheda weye isdana yahiina lkn musacaba waa nagawaramaratena lkn hada aniga ka horamaraneye matanaha lkn hada waa naga horamarateye lkn waa kusooqabaneena abyo in sha allha allha nooxafido oolada intaheesana allha siiyo anigana allha nooxafido in sh allha❤❤❤

    • @haboonhilowle6648
      @haboonhilowle6648 Před 4 měsíci

      2021 .11 gursadey. Ayado muscab dhashey ban dhaley wil kadibo marlawad wil dhaley 6 bil bu ijira hadana wan iska shakisanahy alxmdulih allah ha idayo caruruta

  • @user-uf2xu9kv8j
    @user-uf2xu9kv8j Před 4 měsíci

    Hampliyo wllkee iyo walashe owladiina Allah ni dhowro dadka warkooda Iska daaya CFM ku waara aamiin yarabi ❤❤❤❤❤😊🎉🎉🎉🎉

  • @ajmalexsaas2927
    @ajmalexsaas2927 Před 4 měsíci +1

    Masha Allah my famaliy anjec lahay ilahy baa bixiya awlaada Alx markasta ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤farxad kuwaara abid ❤❤

  • @ziimandhagasol8564
    @ziimandhagasol8564 Před 4 měsíci +1

    Wlhi ani bisha lixad ayan 2ba sano xiraa wlina wan cabsana ilahey haku adkeyo waa qadar ilahey aya ku shuqul leeh

  • @zakiyamibrahim3582
    @zakiyamibrahim3582 Před 4 měsíci

    Asc walee walaashay nin naagtiisa madhimato haduu dhaqtarka ku dhahay hanagu soo noqonin heer waxaa gaaraysaa lagu toli waayo ogow ilmi badan wax mataraan illaahay wuxuu barakeeyaa wax tara ee sudaas u ogow

  • @user-ik5oo8en1q
    @user-ik5oo8en1q Před 4 měsíci

    Abayo alxduli allha kusiyay aya kulkrinayo

  • @Samiyitamouse7
    @Samiyitamouse7 Před 4 měsíci +4

    Mashllah allumma baarik

  • @xaliimosacdiyo2963
    @xaliimosacdiyo2963 Před 4 měsíci

    Mashaa allaah walaaleheen han balyo hanbalyo guul iyo gawanimo horay usocda cadaw giina cagta kahoos isha nacabka ilaxuna niima aragto

  • @faadumocali1544
    @faadumocali1544 Před 4 měsíci +3

    Allh haku barakwyo abyo ana allh hay siiyo abe nuuradiin o kale ah

  • @Yusra-f9l
    @Yusra-f9l Před 4 měsíci +1

    Wa prank arinkan side dadka u hdal hayan le raban gbdhn sabanto ah dadka mar walibo urkeda aye ku mashqulan so marka wxey rabta in la hadal hayo wana prank hdey run thy Allah ha u adkeyo

  • @faadumomaxamed7489
    @faadumomaxamed7489 Před 4 měsíci +1

    Faadma qurux my sami wlh wan ku jecelahay wana kugu daysadaa sidada cml ahay isku nuug ahay hadda xita matanaha isku fac nahay muscab iyo gabadheda isku fac waye lkn aniga caadi u dhalaa mcnto dadka ishooda allaha kaa qabto boradeydiyey my sami fadumo naag adag waye❤❤

  • @user-xq5zy1dw5u
    @user-xq5zy1dw5u Před 4 měsíci

    Masha allaah hambalyo allaha idin barakeyo awlada alla ayaa bixiya markasta alxm

  • @SabirinAliTosman
    @SabirinAliTosman Před 4 měsíci +3

    Ani dholow xiisa uqawaa haduu ilah isiiyo ina kala joojin wayaa kabaqaa wlhi ilbiriqsiba kudhal cml😂😂😂😂❤

    • @zuhaip9985
      @zuhaip9985 Před 4 měsíci

      Adaa igu soo baxaya qabiil inlaydhalo aaba raba aniguba😂😅

  • @user-wl1ir7kd7k
    @user-wl1ir7kd7k Před 4 měsíci +2

    Atiriisho aniga iyo adiga muscab isku mar dhalan ❤Masha allah
    Hadana mataanaha isku mar dhalan aniga xitaa waxaa dhala mataano wiil iyo Gabar micraaj iyo munasar hadana saaka 10 bisha waxaa isku arka la labo dhaqtarka taga waxaa is dhahay kaneeco miyaa ku cuntay waxaaba Soo ogaaday inaa uur leedahay omg🙈😍

    • @Hafsonor22
      @Hafsonor22 Před 4 měsíci

      Wow masha alllaaah alle Haku adkeeyo

  • @SamiaabdiSaamiyacabdi
    @SamiaabdiSaamiyacabdi Před 4 měsíci

    Walaalahey iiso duceya in ilhy faraj qeyr qaba oo dag ah ii furo ani iyo dhamanteen

  • @fahmokaahiye2372
    @fahmokaahiye2372 Před 4 měsíci +1

    Masha'Allh family qurux badan. HAlKAA KA SII WAADA DAD WAYNOW IDIN KANA KA FARIISTA HADAASHAANE WAA DHALIN YARO LABADU

  • @lulabdikoriyo
    @lulabdikoriyo Před 4 měsíci

    Mashallah tabarakaallah abyo Allah ku adkeyo carurtana Allah kudesto Allah ku la koriyo amiin amiin

  • @Leylaymohamed
    @Leylaymohamed Před 4 měsíci +1

    Abayo wayartehe still u r fertile ee plz ilmaha waqti kalasii coz u hve jxt delivered and hopefully u breastfeeding so ani waxan kudihi family planning isticmaal but hadha adhi kuqanacsantahay is okey barakalllah ❤️❤️ilahay nawadh hakadigo

  • @user-pp9ve3ps6k
    @user-pp9ve3ps6k Před 4 měsíci +1

    Mansh alleh qaali alleh ha ku daayo ka so socda iyo kuwa joogaba dadkan arsàqada illahey baxsho ayey raaban in maanic ku noqdan Mar wada shaqee marka sifican u ku riniyee hore usoco ❤

  • @nastexobashiir1901
    @nastexobashiir1901 Před 4 měsíci +5

    Masha allaah lkn maficno ilmaha isku nuuga 2sano hakala weenadan waxaalagayaba inay xanustan oo kle adna kudhibtooto

  • @xamdimaxamed9531
    @xamdimaxamed9531 Před 4 měsíci

    Msh allh boqordeyda familka an jeclhy ilxun idima argto isoo bar bar habryaryal

  • @naimaahmed5148
    @naimaahmed5148 Před 4 měsíci +17

    Abaayo waa cadi gabar sxbtey ah 6caruur oo isku nuug ah bey qalnin ku dhashay ninkedana waa dhakhtar waxbo manoqoneysid illahyhaku adkeyo qalnin dhib makeno ❤

    • @sacdiyodiriye9282
      @sacdiyodiriye9282 Před 4 měsíci +2

      Risk weeye alha ugargaaro gabdha ninkaasna dhaktar maahan calosha xajiyayal ayay leedahy lix mar qalin iny gasho oo isku dhow may kula fiicanthy kala fogayn its okay lkn calol hader laqaly cung hadu galo culays iyo cadadis ayuu kusoo riixayaa hadana mid kle hadana mid kle Ilhyba bixiya waana hadyad lkn wax kaadabo imanya weeye waxa intas siidheer daawada suuxinta side effectigeda 🙏caafiyah qli sxbtana rerkeda alha ubarakeeyo

    • @Dusujo1102
      @Dusujo1102 Před 4 měsíci +1

      Aniga 6 aa laygu qalay waana isku nuug insha Allaah dhib ma arkaysid

    • @khadraali8373
      @khadraali8373 Před 4 měsíci +1

      Naag Iyo nin Somali Ergi iyo Ri dixile gaar ahaan naagah ilmaha waxay moodan in ninku katagayo ninkuna wu iskaraba lkn dhib gabadhuku dhacaya adigolugu qalayo wa Qatar dheeriya be careful

  • @khadijam3660
    @khadijam3660 Před 4 měsíci +2

    Masha Allah ❤ اللهم بارك❤May Allah protect you guys from the evil eyes 👀insha Allah ❤

  • @rukiayussuf6790
    @rukiayussuf6790 Před 4 měsíci +4

    Allow Ni barakeeee

  • @bahjasalad8380
    @bahjasalad8380 Před 4 měsíci

    Barbara santaana ana daawaday waa runtiis atirashada naag qurux badan ahayd.

  • @khadiijomaxmed1733
    @khadiijomaxmed1733 Před 4 měsíci

    Masha allaah aabo fican oo fekaraya tahay xadiba magaceeda kafakartid ilahay ha isku kiin barakeeyo qoys buxo noqda idim alle

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Před 4 měsíci +1

    Mashaa Allaah Gratulere med dag ilmaha ilaaha keena wixii ilaahay keeno waa lagu shuguri naqa 🥰

  • @BadriyoSiciid-sg1ew
    @BadriyoSiciid-sg1ew Před 4 měsíci

    Wll horta awlada alaa baxsha wasax balse hooyo qaliin ku dhashay waa inay nasataaa oo ilmha naska siisaaa

  • @user-bo5bd3ve2s
    @user-bo5bd3ve2s Před 4 měsíci +2

    Ax qaliin waa dhib alle hakuu fududeeyo

  • @hodanbazhir5293
    @hodanbazhir5293 Před 4 měsíci +2

    Masha Allah myquen ❤ allah kuu daayo carurtada

  • @ZahroHassan
    @ZahroHassan Před 4 měsíci

    Mashlh abyo ilahay ayaa kusiiyey somali warkoda iskadaaa waligaa maqancinkartide ilhay ayaanaxshay alx dheh horay ugasoco

  • @AmaalApdisalam
    @AmaalApdisalam Před 4 měsíci +1

    Maasha allh allha Idina barakeeyo

  • @Dunida191
    @Dunida191 Před 4 měsíci +3

    Hambalyo 🎉 Allah ha ku fududeeyo xabibti ❤

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 Před 4 měsíci

    Horta mar waliba waxan aminsanhay hada wax kasto Ilma ku kala
    Korsan karto sameydo ilma alah adunka ugu tala galay iney imadan in ay dad celin mida
    Kale
    Mamada hadey cafimad qabto dhib maleh alaha iidin barakeyo❤

  • @FathiQurux-sx3fv
    @FathiQurux-sx3fv Před 4 měsíci +4

    WA farxad lkn gabdha cfmd keeda waa iney ka fikirta oo xoga nasiino heshaaa 3 bil macquul ma aha abayo

    • @Sweet-yn7ft
      @Sweet-yn7ft Před 4 měsíci

      Waliba bil ka jar uurka bil kama yara 2month wax macquul ah mhn

  • @user-ek2fl8io3u
    @user-ek2fl8io3u Před 4 měsíci

    Allaha idinbarakeyo
    Wilkagayga curad aya bilo kawen
    Curadkina lkn laba sano nujiyy alx
    Hada wan isla socona 😂😂
    Hampalyo to all of us

  • @umuatika8452
    @umuatika8452 Před 4 měsíci

    Asc abay mcnto ilahey ha ku lakoriiyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Waxey ilmahayga ka lawey yahiin 3 biil masha alah alxm❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hafsomohamedarab7049
    @hafsomohamedarab7049 Před 4 měsíci +5

    M.a barakoba atrisho adna is ilali anigaba qalin àyan ahay Alx lkn xoga kaso wqregatay Alle ha na xifdiyo ❤

    • @nooranoor784
      @nooranoor784 Před 4 měsíci

      Imisa mar ayaa qalin martay Anu hada ayaan qalanahy wanna cabsanya wlhi wa marki labaad

    • @hafsomohamedarab7049
      @hafsomohamedarab7049 Před 4 měsíci

      ​@@nooranoor784Hal mar Lee abayo Wan yeshay lkn asgo 5bil iga dilmay 2iyo 3bil kaso waregatay qalinkayga hada alx waxana rajayna mardanbe inn qalin glaynincaadi udhla I.a

  • @jamilaachannel9600
    @jamilaachannel9600 Před 4 měsíci

    Berbero,aaa wll wa mgaalo mgced inanta magac kle ubixi😂😂❤

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Před 4 měsíci +1

    Masha Allah Allah ha idiin barakeeyo ❤❤❤

  • @ikhlaasibraahim
    @ikhlaasibraahim Před 4 měsíci

    atariisho wakaa horeyay arooska waana isoo gaartay caruurta m,a 3 canug ijoogto

  • @rahmaosble8514
    @rahmaosble8514 Před 4 měsíci

    Hhhhhhh aniga muscab aa 2wk iga horeysen waana laigu qaley alxd hada waxa heeysta 1wiil 2yr 1bil ooga dhiman uurna malihiy alxd anaa doortey illahna wuu igu sacidey qofka waxuu heysto haduu kuu sheego m.a u dheh ❤ allaha nii barakeeyo owlada

  • @MaariyoBoqorad
    @MaariyoBoqorad Před 4 měsíci

    Asc abyo wan idinsalamay dhmntin alx ilaahy talo saaro wax dhib ah maleh qalinka alx 4 jeer baa layqalay alx dhibna kuma qabo alx horey usoco waa amar naga weyn❤❤😊

  • @LuulSacdiyo-wh6zj
    @LuulSacdiyo-wh6zj Před 4 měsíci

    Awlaada alaa baxshee iimaansada ooqarsada hambalyo ❤❤❤

  • @fatmaasad2889
    @fatmaasad2889 Před 4 měsíci

    Xabiti walwaka iskadhaf say Alhamdulillah ❤wadliwane inshallah❤ imagine😢 for two days xitamaibusamin wallah lakise alhamdulillah 🤗warda kabax walasheda

  • @user-ys4lh6vp8l
    @user-ys4lh6vp8l Před 4 měsíci +2

    Maasha allh awlaada alla ha idiin barakeeyo❤❤❤

  • @aaminarooble6909
    @aaminarooble6909 Před 4 měsíci

    Abayo atarisho alaah ha kufudeyo wax walbe waqadarta rabi waxdhibleh alaah kumatu siyo insha alaah

  • @user-yi5jj6vy9u
    @user-yi5jj6vy9u Před 4 měsíci

    Ilaahay hakuu adkeeyo abaayo uurka waa hadiyadaha ugu qaalisan ee ilaahay baxsho nuradin caawi xaaskaga oo buuqa ka ilaali

  • @user-mk9yx3kp2h
    @user-mk9yx3kp2h Před 4 měsíci

    Asc Walashey iyo wallkey
    Ilaahy ha idin batakeeyo waa sax ubatku waa Hibo ilaah bixiyo Ciduu doono Gabdho oo kaliya Ayuu u hibeeyaa Ciduu dooonana waa isugu daraa Wiilal iyo gabdho Gabdho Ayuu isugu daraa ciduu doonana Wuxuu ka dhigaa mid Aan waxba dhalin itaasoo dhan na waa qudrada ilaahay marka ilaahay oga xamdiya .

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Před 4 měsíci +3

    Manshalah waa sax inay hal mar wada Koran maxaa ka fican lakin tacab waaye ilahay ha idin fududeyo inshalah fool kaliged mahan atariisho nuradin 🥰😂 laba sano u dhaxaysintana 😊👌

  • @leylohassan2920
    @leylohassan2920 Před 4 měsíci

    Barbare santana waye wa filim mar hore socon jiray

  • @suhaybabiibfamily7190
    @suhaybabiibfamily7190 Před 4 měsíci

    Zp ilahy haku barakeeyo ilmo.badan kugubduceyay wlhi wn nigu farxay wlhi si aan aniga camal ookale ilhy ha ikiin dayo wll❤❤❤❤

  • @AmiiraXamse
    @AmiiraXamse Před 4 měsíci

    Hortaa ilaahay baa hadiyan o kale bixoyaah wan allhdululiaah anigu wan Kala yar Korn laahaa sy Marshall Ban dun leeyaahay

  • @xasiibaomar1871
    @xasiibaomar1871 Před 4 měsíci

    Wll wasida aniiga iyo odayga wasida waan dadala hadana waan qaada

  • @CabdiUgas
    @CabdiUgas Před 4 měsíci

    Asxaabey isoo duceeya sida niyadeyda jeceshahy inuu ilaahey iyeelo please isoo duceeya

  • @AminaOmarolow
    @AminaOmarolow Před 4 měsíci

    Allah haku barakeyo Kuwi daaqadaha kaso furanaayen Illah ayaa kaga Hiiliye Alxm Waan ku duceeye wlshy

  • @riyadacarurta5641
    @riyadacarurta5641 Před 4 měsíci +1

    ❤❤ Allah talada saarta teeda kale mantaano kale allah idinku arsaaqo
    Sanadkana qaliin maba jiraayo in shaa allah ❤❤❤❤

    • @samaarashariif2586
      @samaarashariif2586 Před 4 měsíci

      Qof lawo mar lagu qalay hadana aan xoogaa nasanin sidet u dhihi karta sanadkan qalion majiraayo oo caadi miyey udhali karta inay nolosheda qatar geliso miyad rabta

  • @user-vf3ww3sb8h
    @user-vf3ww3sb8h Před 4 měsíci +1

    Ilaahay haydin barakeeyo owlaada waa farxad lakiin 100% hooyada iyo ilmahaba waxaa ufican in uu ilmuhu helo wakhtigu ubaahna iyo nuujin 2 sano ah cafimadkaga iyo ilmahaga midna uma ficna ilmaha iskadaba keenka

  • @cffghfgg
    @cffghfgg Před 4 měsíci +1

    Aabe ficin baa wax lo dhalaa Abaayo waxan ku dhihi lahaa intii allah kusiinaayo iska dhal hadhow bay halmar ku wada korayaan