Velikost videa: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Zobrazit ovladače přehrávání
Automatické přehrávání
Přehrát
Cwa wlhi qosolo udhintey gemka kuso celi koko abyo qofka igu rcsan lak isar
Wllh manooli 😂😂😂😂😂
Wxan game lama dhihikaro san uqoslayey madaxa ixanuuny😂😅
@@Amuunmoha8 war ani caafadha dhan waa lii ga hurdhi waaye😅🤣🤣🤣🤣🤣
Haa wlhi
Ani
Dunida maso marin ruux ka kheir badan Nabi Mohamed scw. Adigo akhrinaya ku sali habibu raxman scw❤❤
Salalahu caleyhi wasalim
koko bulle cawa wad kaso habsanty barnamijka😂😂❤ saan ku sugaynay wan ku jecelanhay walashay koko bulle ❤❤❤
Team KO KO like 👍🤗
Different in the world for your family in this matter and to go
Koko bule ❤
Koko please abaayo midkale no so samee please don't forget 🙏 😢 😭 😔 😞 😫
Iiso duceeya in Alle I caafimaad isiiyo 😢
illahay cafimad tama ha kusiiyo
Allaha ku caafiyo wll
Alah manoliyey 😂😂😂😂😂😂wa raftay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂koko naso badih plz 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😭😭😭😭😭ala 😂😂
Aan kusalino nabigeena muxamad salaahu caleeyhim wasalam ❤😢
Scw❤❤❤
Aan ku wada salino nebiga Muhammad s.c.w ❤❤❤
Waan idin salaamay soomaaliyee haween wacn waxaan rajeey naa in qofkas uu farax san yay walaashee koko waan ku salaams adna
Ku Sali nabigan Mohamad scw scw ❤❤❤❤
Team Amiira only like 👍
Team koko only like🫶
koko wan kukuhista💋💘
Like me😊❤
Team Amira like me 😊❤
Koko waa wadataa
MA QOOSLI KARO😭🤣🤣🤣Koko please armaan la soo samee❤
Mucjiso😂😂
Belo😂
😂😂😂
Alla manooli😂😂armaan waa abtiged lkn game cml kama helo😢😂😂
Koko iyo Amiro iyo sondos❤isnodzezi😂❤
Wlhi sundus way igaqosolsiisa 😂😂 is funny 😆 funny sundus
sedxdn waan isk jecelhy wlhi alh idn dhaafo🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
Kusaliya xabiib kena muxamad scw ❤
Kooko game new Msh allah ❤
Koko blue 💙 xijaabkii qurux dada soo saarayy huun lake 💙 😍
Koko cwa wn noqdey qofka ugu horey ee dhaman wn idin slmey ee eid mubrak
Wallahi I laughed so hard the fact that they are saying something so different from what is said😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Frr😂😂
Koko abyo kuso celi barnmojkan wilashane kaso dhig plz😂
Cayda iyo fadil iyo saalax soo qawo koko plz😢❤
maya gabdha lee rabnaa
Ama isku dhax dar
Koko kulahaa ramadaanka kow dheh 😂😂 ani manii habaarin kuteh 😂Alla koko gemkan soo badi manoli 😂💔😭😭😭 waxii loo😂sheegay iyo waxee sheegayaan kaaf iyo kale dheeri 😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂 Haa wllh maanta caafadha waa iga yaabeen😂😂😂
Ciyaal bts way yaqanan gem kaan wlhi funny aa tihin qosalka iga dhamaysaan😂😂😂 noso badiya kokoyaaay 😂❤
:cawokale maxa ka qurux badan in aaan ku zalaino xabibkeena muxamed zcw zcw zcw zcw 💯🥰
Waaga yaray kulaha sundus ala kuwaan aa😂😂😂 koko naa gacanteed soo eega markey sundus waaga yaray dehdhe😂👐😂😂😂 ani ma kujiri cml😂😂😂😂😂😂
Allah guuleyo reer palestini 🤲 🙏 ♥️
aamiin 🤲
Amiin
Kusaliya rasuulkeena muhammad scw❤❤❤❤❤
SCW❤
Sallaahu caleyhi wasallam ❤
Game kan funny waye plz part2 nosodhaqso😂😂inta iguracsan like
Alla mnoooli kokoo habaaru ahaay ani waxa mqlay😂😂😂😂😂😂Plz part 2
500k aan gaarsiino pls
Koko 500k coming soon inshallah
Our sweet koko please do part two 🙏 nagu sharaf fadhlan 😢
Koko caawa qosolkaa igadhamaaday wallaahi saanuqolaye kiliyahaa ixanuuneen sadax kaladaran ayaatihiin shactiradiyoo dadah waakuwaan soobadi abaayo waan kuhaystaa geemkaan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Tem koko only like
Part 2 amiira cumiir asad cayda kaso dhig adina boska ugbad istag waa furay😅😅😂
Abayo koko mar lawad sosameyayy wan kahelay wala❤😂😂😂
Alla beerka bal part two soo samee plz😂😹
Koko qurux badanaaa masha allah❤❤
Qosol iguma harin 😂 koko part two do samee❤
Koko abaayo love you 😍 ❤ gulayso mar kasta insh allah ❤❤❤❤
Allah is one ❤
Plz part 2 soo samee❤
Alla beerka saalax,cayda,iyo mocalimoow soo qabo inta igu raacsan👇👇😂😂😂
Part 2 amiiro, saamiyo ,ayaaniita😅
Kokodeyda qurux badanteydiii I like this video please soobadi prt2 wiilka sodhig❤
Abayoy koko buli nosobadi challenge 😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂cwa waa dhimn raby saa u qoslaayey😂😂😂😂😂
This is the funniest game I have ever seen 😂😂😂😂😂😂 cnt wait for more
Amiira qurux beautiful mashallah ❤
First comment 😂😂15 years CZcams daawanaaye first time comment bixinaayo 😁Keep going mss maanta
Plz kusoo dara kan cml soo sameeya sundus koko io amiira
Team koko only like❤
Koko bolle amiira baraanki xun kusamee koko bolle❤
Team amiiro like 👍
Koko in the building 🏫 the one and only Queen 👑
Love ii Saar hadaadan ciid ii gadayn ❤
Inta amiira so dawatay hdn ceyda hdn sundus hadan koko
Islawareegto😁😂
@@Amuunmoha8 quruxey armaad adigu iga daranthy
Walhi funny waye koko wilasha ka sugeynaa😂amiiro iyo sundus iyo adiga waba kala.daran tihiin😂😂😂
Team kooko buule ku jirto waa teamka uga shidan
Hoogayo😂 sundus waaga yaraay kulaha😂😂😂😂😂😂😂😂
Team koko wlhi qosol ka iga dhamensen wlhi no so badi ❤❤❤❤❤
Koko waan ku jecelahay❤
Waxey ubaad sheek tay iyo waxa sheekoysiin is maleh bisinka❤❤😂😂😂
Kokoydiy cawa waa quraxanntahy mnshaa ❤❤❤
Wllaha waa qoslay naa bal soo badiya game kaan😅😅😅
Part 2 amiiro cumeyr iyo cayda inta igu raacsan😂😂
Op kooko bulle wn ku slamy boqrda❤❤❤
Alla manooliyeeyyy😂😂😂😢part two
Alaa cwa qosol u dhiman rabey please so badi koko😂😂😂
ARMAAN IYÒ CUMEER NEXT ISLA GEM KAN PLEASE BAAYO😢❤❤
NEXT wiilal sofadhisi inta igu racsan❤😂
Jamacada semester one maadada communication markan qadaneyney ayaa san sosameyney discussion ku sosameyney macnaha kujirana waxuu yahy soomalida warka losheego wax badaney kasobadalaan oo asoo sidisii ah kuma keenayaan big difference asoo ah laguu keenaa😂😂😂
I LOVE THIS GAME KOKO WE NEED MORE LIKE THIS PLEASE SOO FUNNY ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Koko waan kusalamey ❤
Wllhi video igu qoslka badanaa waligay 😂😂😂😂😂😂😂kuwan dartood qosl lee u dhiman rabaaa
Amira deydi in dhaha cadimahn m.a❤❤
Ala manooli 😂😂 kokoyey lacala inte ka kente😂😂😂😂😂😂😂
Okok codmubarak walashay macan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Part2 soo sameyaa😢😅😅
Wiilala lee maa ka hadloosin war idina idin rbaa ani party 2😂😂
Hhhhhhhhhh wallhi wad iga qoslisin 😂😂😂😂😂😂
Gemkan kusoo celi wllhi waa fani yaigu raacsan 😊
Wilasha kusosamee koko ❤
Cwa Koko yee qosol aa u dhintay 😂😂😂😂
Kookadya caasha Babi 500k coming zon Tnkle kooko adaa ku taageraa xppti ee plz prt2 wiilasha noo keen ceyda asad io cumeer ama imk😂😂wan fuuray saa u qoslaaye
Team Koko online I love Koko Soo much
Amira so funny 😂😂😂
Anaa ugu soo horeeye😂
Part 2 Wiilasha soo qabo😂 Sundus 10%9
Wllo koko dharka ciida ikad wllo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Soo badiya biliis😅😅😅
Cawa naftaa iga dhacde saa uqoslye😂😂😂😂😂😂😂😂
Ala Yarta Fariinta Soyedhinaysa Qurux Masha Allahiye❤❤😅
Abayo koko man idinku soo bira mad ii qabilaysan from djibouti 😊
Smile button..Happy life ❤
Alla madaxa ixanuunay san uqoslayey koko part two soaamee sundusna hakasotagn please 🙏
So badi bayo wll fani waye
Team Koko one love❤😊
Wlhi daacad baa uqosly😅😅😅
Cwa wlhi qosolo udhintey gemka kuso celi koko abyo qofka igu rcsan lak isar
Wllh manooli 😂😂😂😂😂
Wxan game lama dhihikaro san uqoslayey madaxa ixanuuny😂😅
@@Amuunmoha8 war ani caafadha dhan waa lii ga hurdhi waaye😅🤣🤣🤣🤣🤣
Haa wlhi
Ani
Dunida maso marin ruux ka kheir badan Nabi Mohamed scw. Adigo akhrinaya ku sali habibu raxman scw❤❤
Salalahu caleyhi wasalim
koko bulle cawa wad kaso habsanty barnamijka😂😂❤ saan ku sugaynay wan ku jecelanhay walashay koko bulle ❤❤❤
Team KO KO like 👍🤗
Different in the world for your family in this matter and to go
Koko bule ❤
Koko please abaayo midkale no so samee please don't forget 🙏 😢 😭 😔 😞 😫
Iiso duceeya in Alle I caafimaad isiiyo 😢
illahay cafimad tama ha kusiiyo
Allaha ku caafiyo wll
Alah manoliyey 😂😂😂😂😂😂wa raftay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂koko naso badih plz 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😭😭😭😭😭ala 😂😂
Aan kusalino nabigeena muxamad salaahu caleeyhim wasalam ❤😢
Scw❤❤❤
Aan ku wada salino nebiga Muhammad s.c.w ❤❤❤
Waan idin salaamay soomaaliyee haween wacn waxaan rajeey naa in qofkas uu farax san yay walaashee koko waan ku salaams adna
Ku Sali nabigan Mohamad scw scw ❤❤❤❤
Team Amiira only like 👍
Team koko only like🫶
koko wan kukuhista💋💘
Like me😊❤
Team Amira like me 😊❤
Koko waa wadataa
MA QOOSLI KARO😭🤣🤣🤣
Koko please armaan la soo samee❤
Mucjiso😂😂
Belo😂
😂😂😂
Alla manooli😂😂armaan waa abtiged lkn game cml kama helo😢😂😂
Koko iyo Amiro iyo sondos❤isnodzezi😂❤
Wlhi sundus way igaqosolsiisa 😂😂 is funny 😆 funny sundus
sedxdn waan isk jecelhy wlhi alh idn dhaafo🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
Kusaliya xabiib kena muxamad scw ❤
Kooko game new Msh allah ❤
Koko blue 💙 xijaabkii qurux dada soo saarayy huun lake 💙 😍
Koko cwa wn noqdey qofka ugu horey ee dhaman wn idin slmey ee eid mubrak
Wallahi I laughed so hard the fact that they are saying something so different from what is said😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Frr😂😂
Koko abyo kuso celi barnmojkan wilashane kaso dhig plz😂
Cayda iyo fadil iyo saalax soo qawo koko plz😢❤
maya gabdha lee rabnaa
Ama isku dhax dar
Koko kulahaa ramadaanka kow dheh 😂😂 ani manii habaarin kuteh 😂Alla koko gemkan soo badi manoli 😂💔😭😭😭 waxii loo😂sheegay iyo waxee sheegayaan kaaf iyo kale dheeri 😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂 Haa wllh maanta caafadha waa iga yaabeen😂😂😂
Ciyaal bts way yaqanan gem kaan wlhi funny aa tihin qosalka iga dhamaysaan😂😂😂 noso badiya kokoyaaay 😂❤
:cawokale maxa ka qurux badan in aaan ku zalaino xabibkeena muxamed zcw zcw zcw zcw 💯🥰
Waaga yaray kulaha sundus ala kuwaan aa😂😂😂 koko naa gacanteed soo eega markey sundus waaga yaray dehdhe😂👐😂😂😂 ani ma kujiri cml😂😂😂😂😂😂
Allah guuleyo reer palestini 🤲 🙏 ♥️
aamiin 🤲
Amiin
Kusaliya rasuulkeena muhammad scw❤❤❤❤❤
SCW❤
Sallaahu caleyhi wasallam ❤
Game kan funny waye plz part2 nosodhaqso😂😂inta iguracsan like
Alla mnoooli kokoo habaaru ahaay ani waxa mqlay😂😂😂😂😂😂
Plz part 2
500k aan gaarsiino pls
Koko 500k coming soon inshallah
Our sweet koko please do part two 🙏 nagu sharaf fadhlan 😢
Koko caawa qosolkaa igadhamaaday wallaahi saanuqolaye kiliyahaa ixanuuneen sadax kaladaran ayaatihiin shactiradiyoo dadah waakuwaan soobadi abaayo waan kuhaystaa geemkaan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Tem koko only like
Part 2 amiira cumiir asad cayda kaso dhig adina boska ugbad istag waa furay😅😅😂
Abayo koko mar lawad sosameyayy wan kahelay wala❤😂😂😂
Alla beerka bal part two soo samee plz😂😹
Koko qurux badanaaa masha allah❤❤
Qosol iguma harin 😂 koko part two do samee❤
Koko abaayo love you 😍 ❤ gulayso mar kasta insh allah ❤❤❤❤
Allah is one ❤
Plz part 2 soo samee❤
Alla beerka saalax,cayda,iyo mocalimoow soo qabo inta igu raacsan👇👇😂😂😂
Part 2 amiiro, saamiyo ,ayaaniita😅
Kokodeyda qurux badanteydiii I like this video please soobadi prt2 wiilka sodhig❤
Abayoy koko buli nosobadi challenge 😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂cwa waa dhimn raby saa u qoslaayey😂😂😂😂😂
This is the funniest game I have ever seen 😂😂😂😂😂😂 cnt wait for more
Amiira qurux beautiful mashallah ❤
First comment 😂😂15 years CZcams daawanaaye first time comment bixinaayo 😁Keep going mss maanta
Plz kusoo dara kan cml soo sameeya sundus koko io amiira
Team koko only like❤
Koko bolle amiira baraanki xun kusamee koko bolle❤
Team amiiro like 👍
Koko in the building 🏫 the one and only Queen 👑
Love ii Saar hadaadan ciid ii gadayn ❤
Inta amiira so dawatay hdn ceyda hdn sundus hadan koko
Islawareegto😁😂
@@Amuunmoha8 quruxey armaad adigu iga daranthy
Walhi funny waye koko wilasha ka sugeynaa😂amiiro iyo sundus iyo adiga waba kala.daran tihiin😂😂😂
Team kooko buule ku jirto waa teamka uga shidan
Hoogayo😂 sundus waaga yaraay kulaha😂😂😂😂😂😂😂😂
Team koko wlhi qosol ka iga dhamensen wlhi no so badi ❤❤❤❤❤
Koko waan ku jecelahay❤
Waxey ubaad sheek tay iyo waxa sheekoysiin is maleh bisinka❤❤😂😂😂
Kokoydiy cawa waa quraxanntahy mnshaa ❤❤❤
Wllaha waa qoslay naa bal soo badiya game kaan😅😅😅
Part 2 amiiro cumeyr iyo cayda inta igu raacsan😂😂
Op kooko bulle wn ku slamy boqrda❤❤❤
Alla manooliyeeyyy😂😂😂😢part two
Alaa cwa qosol u dhiman rabey please so badi koko😂😂😂
ARMAAN IYÒ CUMEER NEXT ISLA GEM KAN PLEASE BAAYO😢❤❤
NEXT wiilal sofadhisi inta igu racsan❤😂
Jamacada semester one maadada communication markan qadaneyney ayaa san sosameyney discussion ku sosameyney macnaha kujirana waxuu yahy soomalida warka losheego wax badaney kasobadalaan oo asoo sidisii ah kuma keenayaan big difference asoo ah laguu keenaa😂😂😂
I LOVE THIS GAME KOKO WE NEED MORE LIKE THIS PLEASE SOO FUNNY ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Koko waan kusalamey ❤
Wllhi video igu qoslka badanaa waligay 😂😂😂😂😂😂😂kuwan dartood qosl lee u dhiman rabaaa
Amira deydi in dhaha cadimahn m.a❤❤
Ala manooli 😂😂 kokoyey lacala inte ka kente😂😂😂😂😂😂😂
Okok codmubarak walashay macan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Part2 soo sameyaa😢😅😅
Wiilala lee maa ka hadloosin war idina idin rbaa ani party 2😂😂
Hhhhhhhhhh wallhi wad iga qoslisin 😂😂😂😂😂😂
Gemkan kusoo celi wllhi waa fani yaigu raacsan 😊
Wilasha kusosamee koko ❤
Cwa Koko yee qosol aa u dhintay 😂😂😂😂
Kookadya caasha Babi 500k coming zon
Tnkle kooko adaa ku taageraa xppti ee plz prt2 wiilasha noo keen ceyda asad io cumeer ama imk😂😂wan fuuray saa u qoslaaye