KULANKII KALA BAXA AHAA IDIRISKA II TAABO IYO KABTAN BAARA ADIGANA SAADALI INTEY CIYAARTA SOCOTO ?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 17. 12. 2022

Komentáře • 2K

  • @ismailibnuomar7887
    @ismailibnuomar7887 Před rokem +577

    Gacanta in la leefo waa sunada nabigeena muxamed scw ❤❤❤

    • @muzamilhajji8048
      @muzamilhajji8048 Před rokem +6

      صلى الله عليه وسلم❤️🤍💚

    • @indhauroonofficial7990
      @indhauroonofficial7990 Před rokem +4

      Scw scw scw scw

    • @abdikafick4674
      @abdikafick4674 Před rokem +4

      Scw scw scw

    • @craxmanmc1711
      @craxmanmc1711 Před rokem +4

      SCW

    • @aqbaaraadkacaalamka
      @aqbaaraadkacaalamka Před rokem +13

      In aan wax ka dhaho ayaa rabaa lkn mar haddii qaala rasuulallaahi imaato wax ka dhahid mataalo fikirkee haddaan cabiro ani ahaantee qaabka idiriska gacmahiis uleef leefo waa dhaqan aan fiicnayn maxaa yeelay saxanka asga ugaar ma ahn meeshaas waxaa isgaaraayo dheecaankiis iyo dheecaamada dadka la cunaayo asaga kama wado cudur ayuu qabaa lkn rool moodhal qof un buu uyhy jareer raxanweyn ama jileec tee doontaba ha noqoteey. Ilaahay hanoo barakeeyo cimrikeen adduunkan waa labo maalin ee wllayaal aan ka faaidaysano iina soo duceeya ani ahaantee muraad ayaa lee yahee

  • @hadarzr6777
    @hadarzr6777 Před rokem +72

    Asxapta ku saliya Nabeegena Muhammad scw ❤

    • @muzamilhajji8048
      @muzamilhajji8048 Před rokem

      صلى الله عليه وسلم❤️🤍💚

    • @hadarzr6777
      @hadarzr6777 Před rokem

      Scw scw scw scw scw 💯 ❤

    • @cabdullahimursal9438
      @cabdullahimursal9438 Před rokem

      Ahuma sali wasalm calaa seyidin muhmed salahu caleyi wasalm

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 Před rokem +1

      💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝

    • @nachomorealakrampou637
      @nachomorealakrampou637 Před rokem

      scw scw

  • @bukharinur3588
    @bukharinur3588 Před rokem +10

    Gacanta in la Lee Leefo waa sune nabi maxamed scw

  • @yasiinaxmed8435
    @yasiinaxmed8435 Před rokem +49

    Gacmaha wa sune nabiga scw ❤

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 Před rokem

      💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝

  • @Ducayzane10
    @Ducayzane10 Před rokem +357

    Ninka iga Qosliya waa idiriska ii taabo Hada ila tageerto Liike Ha La Dhafin Hee 🤣🥺💔😭

  • @nucmaanofficial484
    @nucmaanofficial484 Před rokem +42

    Aankuwada salino xabiibkena subanaa Muhammed, scw scw 🥰🥰😘

    • @zahroosmannor1775
      @zahroosmannor1775 Před rokem

      Salalaahu caleyhi wasalam 🥰🥰🥰

    • @abdullahiabdiaziz1247
      @abdullahiabdiaziz1247 Před rokem

      Scw

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 Před rokem

      💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝

    • @ummuamran6960
      @ummuamran6960 Před rokem

      Scw 🥰

  • @aaminoaadan6505
    @aaminoaadan6505 Před rokem +3

    gacanta inlaleefo waa sunada nabigeena muxamed scw🥰🥰

  • @MohamedHassan-ex1xq
    @MohamedHassan-ex1xq Před rokem +5

    Igula saliya nabigeenii suubana muxamad scw🥰❤️❤️❤️❤️

  • @altaboy12
    @altaboy12 Před rokem +72

    Qofkii ugu wanaagsan uguna kheyrka badna uguna xishoodka badna uguna akhlaaqda fiicna uguna ixtiraam ka badna inta uu Ebbe abuuray waa nabi muxammed SCW❤️ igula sali nabiga scw 📌

    • @RASHKAVIP
      @RASHKAVIP Před rokem

      Salalahu calayhi wasalam ❤️

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 Před rokem

      💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝

    • @ummuamran6960
      @ummuamran6960 Před rokem

      Scw 🥰

  • @halimamohamed7431
    @halimamohamed7431 Před rokem +59

    Leefida faraha waa sunadii nabigeena scw idiriiska wuu ku saxan yahay wareerka ka joojiya please hore u soco idiriiska waan ku wataa guul aan kuu rajeena 300 dollar ka adiga ayaan kuu inshaaray inshaa allaah ❤from Canada 🇨🇦

  • @yuusuf2m
    @yuusuf2m Před rokem +17

    Haluu saliyo nabigeeni mohamed scw❤

  • @sharmaarkecabdulqaadir2807

    ASC in faraha laga nadiifiyo cuntada iyo saxanka cuntadua waa sunadii nabi muxamed scw waxaana laga halayaa ajar hadii aad katagtidna kuguma ahan danbi SHUKRAN 💯🩸❤

  • @muxidiinabukar1777
    @muxidiinabukar1777 Před rokem +82

    Dhuuqitanka gacanta waa Sunda Nabi Muhammad scw

    • @zakariyexasanali
      @zakariyexasanali Před rokem +2

      SAX✅💯

    • @khaalidibraahim8706
      @khaalidibraahim8706 Před rokem

      Scw

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 Před rokem +1

      💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝

  • @supersaylici0831
    @supersaylici0831 Před rokem +11

    Ku saliya rasuulka sallallaahu callayhi wasallam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zalmandugsiiyeofficial4405

    Gacanta in la leefo waa sunada nabigeena muxamed scw markaa daaya ha leefo idiriska waa leggend Big fan from borama baaba

  • @AhmedHassan-xt8dq
    @AhmedHassan-xt8dq Před rokem +54

    Wallka muslimka aho salada halugu dadaalo xabibkena igula Sali scw scw Salalahu wacalyhi wasalim ❤️

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 Před rokem

      💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝

    • @xaawoclaahi9332
      @xaawoclaahi9332 Před rokem

      Salalahu caleyhi wasalam

    • @abdiqadirqorane1387
      @abdiqadirqorane1387 Před rokem

      Edit iska walfikarta

  • @faadumoabuukar270
    @faadumoabuukar270 Před rokem +6

    nabiga scw faraha ayuu leefajiray markuu wax cuno ee asaga kudayda insha allah ♥

  • @zalmandugsiiyeofficial4405

    Hadaan hal xidhaalaha isku dayo waxa weeyi
    17 neef oo lo ah
    3 neef oo geela
    80 neef oo ari ah
    Insha Allah wxn rajaynayaa inan ku guulaysto hal xidhaalahaa Big fan from borama baaba♥️🙏

  • @user-zq4zb1co7i
    @user-zq4zb1co7i Před 4 měsíci +2

    Wlhi ninka iga qosliya wa idiriska ii tabo hada ila tagerto like ta wlly amaba wllshy❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Před rokem +10

    Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 Před rokem +12

    Three legends always funny , they speak English very well, kkkkk🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼👍👍👍👍👍👍🎁🎁🎁🎁😄😄😄.Fifa Idiriiska 🏆🏆🏆🏆.keep going brother

  • @omardougie6622
    @omardougie6622 Před rokem +1

    Mach allah Chef 👨‍🍳 DULIYE 🎉🎉

  • @abubakarsadiiq6131
    @abubakarsadiiq6131 Před rokem +1

    Baaba jeey waa ku mahadsan tahay sidaa idiriiska uga celisay leefitaanka farahiisa, hada barnaamijka daawashadiisa waa ku raaxeesan karnaa masha Allah

    • @amisha123abdalle7
      @amisha123abdalle7 Před rokem

      Wax iska cadi ah waye adigaba Afka inaa wada galiso gacnta laga yabaa 🤣🤣🤣

  • @Cambo302
    @Cambo302 Před rokem +18

    Cawa qofka ugu like badan mana qonkara please 😢

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před rokem +21

    Three legends always legends keeps goings babejey and captan baraah and idirsika itabo another's levels best challenges champions 🇫🇷💪💯💯☝️

  • @hassankoronto6969
    @hassankoronto6969 Před rokem

    baba jeey lifitanku waa qalad wayo dad buu ninkan cuno wada cunayan gacan uu carabkisa ku lefay hada inuu cuno dad kale la cunayaan ku taabto wax ficn mahan idiris adna jooji zxp dhaqan ficn mahan waxaas thanks you gays keep goin legend ka kabtan barana wan salamin

  • @dhaciseydheman9227
    @dhaciseydheman9227 Před rokem +1

    Walahi hadaba ka rebten faraha la lefayo idiriska bela tahin ya igu racsan midas 💁‍♀️✋👍👍👍👍👍👍

  • @WalkJM
    @WalkJM Před rokem +11

    Waxan isku dayaya inan kajawabo halxeralaha i.a 400$ 80Ari 17 xabo lo,ah iyo 3xabo geel ah
    400$ -80xabo ari ah 1$
    =320$ 17 xabo lo,ah -10$
    =150$ 3 xabo Geel ah
    400 sidas ayay kudhamatay

  • @roblehmanish9259
    @roblehmanish9259 Před rokem +6

    Idiriska is a fantastic wlahi 😂😂😂😂😂 😂I love this guy

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 Před rokem

    Aad baa ugu mahadsan thy Idiriske ii taabo haduu joojiyey faro-dhuuqii Insha-Allaah qayladana hadii la yareeyo ciyaarta si raaxo ah baan u daawanaynaa.
    Waa mahadsan tihiin.
    Amiiro from Norway

  • @amiinoibrahiim855
    @amiinoibrahiim855 Před rokem

    Idireska zxp faraxa inladuoqo waa sunada nabigena scw🥰🥰🥰

  • @wadajirtravels3546
    @wadajirtravels3546 Před rokem +7

    ❤❤❤ fifa idiriska taabo mar waliba guul ❤❤❤❤❤ Team idiriska Ii taabo kor isku soo qaada 🎉🎉🎉🎉

  • @umutasniim7816
    @umutasniim7816 Před rokem +5

    Frence 3
    Argentino 1 inshalaah in aan guuleysta rabaa

  • @aktarsharmaarkeofficial3837

    Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka hal subiskareeb iisaara ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed 🥰♥

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 Před rokem +1

    Masha allaha keep going wallahey scw

  • @abdinasirhusseinaden7993

    Babajey Idiriska itaabo Captain baara aad baan idin taageera wlh shaxtiro nagu disheen keep going 🥰🙏😁

  • @Ducayzane10
    @Ducayzane10 Před rokem +16

    Angatiina 2 yes ❤🥺💪 hda ila tageerto Liike Ha La Dhafin 🙏

  • @alijelle5363
    @alijelle5363 Před rokem +162

    Equations for the challenge
    where X= camel, Y= cow and Z= goats
    Equation 1, X + Y + Z = 100
    Equation 2, 3x + 17y + 80z = $400
    Marka jawabtada waxa waye
    Geel= 3 》(3×$50)= $150
    Loo'' =17 》(17x$10)=$170
    Ari = 80 》(80×$1) = $80
    Total= 100 》 = $400

    • @zubeir6854
      @zubeir6854 Před rokem

      beeen 😂

    • @ayubxaaji3936
      @ayubxaaji3936 Před rokem +5

      WeligaY intan nolaa Equation noocan loo hagajinayo ma arag wa iga calmi badan sxpow🤣😂😂

    • @ayubxaaji3936
      @ayubxaaji3936 Před rokem +1

      Equation lee x,y,z = 100
      Then 3x+17y+80z=400
      MacbuuduL arLiyow 😂😂

    • @shaakircali9227
      @shaakircali9227 Před rokem

      Waasaxantahy lkn Ariga $1 maahan ee waa $5

    • @zakiali1827
      @zakiali1827 Před rokem +1

      waa saxantahy 👍

  • @mohamedapdulleahmed3868

    Idiriska haloo fasaxo wa legend naga qosliya wlhi idiriska iyo kabtan baara wan wataa

  • @abdelrahimabdalla3309

    Baaba jeer sharci cusub aya keentay waana kugu taageray xaga faraha leefitanka Idiriska Faraha waad leefi karta lkn si qaab daran aya u leefta waa arin fiican hadaad joojisay keep going Viva Argentine from germany 🇩🇪😷😷😷😜😜

  • @dhereye44
    @dhereye44 Před rokem +31

    Messi best palyer world cup
    Mbappe golden boot award
    Martinez best keeper world cup
    Young palyer enzo farnadez
    Argentina win 3-3
    Penlty argentina 4-2france
    Best final
    Real goat leo messi 🐐🙈❤️

  • @daadiraanas1199
    @daadiraanas1199 Před rokem +8

    Argentina ayaa guuleysaneeyso insha Allah waa idin salaamayaa wll

  • @museyare44
    @museyare44 Před rokem

    Baaba jeey zxb jawaab ayaan kasugayaa sadaalintii ciyaarta waan ku gulysty

  • @relaxingstressmusic354

    kulan aad bismilah leedihin ood ku bilowdan alxm aadku soo qatintn wali man arkin

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 Před rokem +12

    Argentina 🇦🇷 4 iyo France 🇫🇷 1 full-time win 🏆 insha Allah never give me bro legend baaba

  • @abdikadirabdirizak2118
    @abdikadirabdirizak2118 Před rokem +16

    3 legends we love you from Australia

  • @abdiosmaan6404
    @abdiosmaan6404 Před rokem

    Baabjy masul weyn ayaa thy wlhi ciyaarta gacanta leftanka waad mamnucday sxp adi iyo jabhadaada alle yaxifdag

  • @jabradiyaar2603
    @jabradiyaar2603 Před rokem

    Gacanta inlaleefo waa caasho
    Zxp😘😘😘😘😘😘

  • @bsh4895
    @bsh4895 Před rokem +22

    Baaaba halxiraaluhu waa 😍
    17 Oo Lo, ah marka 17 Lugu dhufto 10 waa = 170 saas wayh
    Iyo 3dex geel ah 3 marka 50 lagu dhufto waa 150
    Iyo 80 oo ari ah 1 marka 80 lagu dhufto waa 80
    Marka aad 80 ari kudartid 170 oo Lo, ah waa 250 jawabtu marka aad kusii dartid 150 oo geel ah waa 400 jawaabtu wa taa mahdsand🖐❤

  • @nolove8924
    @nolove8924 Před rokem +10

    Marka hore waa idin salaamay team BBD alxiraalaha hadaan isku dayo waxaan soo gadi lahaa 4 neef oo geela iyo 80 neef oo lo' ah iyo 16 neef oo Ari ah
    Sababtoo ah adiga ima dhihin lacagta adeegaas kusoo dhamee lkn waxaad iiga baahantahay kaliya 100 neef inaa kuu keeno
    Waxaan rajeena inaa ka jawaabay si niyad ah ayaana idin salaamay 🤗🤗🤗🥵

    • @Shaashaa-fs8uy
      @Shaashaa-fs8uy Před rokem

      Sxb xisabta dib ugu noqo 80 neef oo lo' ah waa 800$ 4 neef geela waa 200$
      16 neef ari ahna waa 16$
      Isku geyntodana waa 1017$
      400$ adoo wata see 1017$ xoola joogo usoo gadan kartaa ma deyntaa jeceshay
      Mise dadka dhacey hhhh intaasna waa kaftan

  • @zakariyeqorane5458
    @zakariyeqorane5458 Před rokem

    baaabajey inu leefo wangsn wllh nabiga scw nadhahy

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Před rokem +2

    Kkkkkk Idiriska iska leef faraha waa sunnada Rasuulkeyna SCW SCW SCW 💖

  • @yaazirzack4891
    @yaazirzack4891 Před rokem +7

    5 neef ogeel ah =250
    10 neef o lo' ah =100
    10 neef oo ari ah = 50
    =400$
    1m comin zon ku rajeynaa baabey💯🙏

  • @timacadde15
    @timacadde15 Před rokem +4

    waan salamayaa team BBD hadii aan ka jawaabo hal xiraalihii waxan soo gadi lahaa 4 neef oo Geel ah , 10 neef oo Lo' ah iyo 20 neef oo Ari ah

  • @salaadxasan1532
    @salaadxasan1532 Před rokem

    Baba jey channalkan muxu ugu so muqan la yahay the legend yackow ino keen

  • @salmamohahassan2001
    @salmamohahassan2001 Před rokem +1

    Bismilaah ❤ 3neefka geela 150$ 17 neef l’o waa 170$ 80neef ari 100$ ilahay baa ila jirah inta ka raan kayga ah wn ka jawabay 🥰baaba

  • @calibashaash5658
    @calibashaash5658 Před rokem +46

    Equations for the challenge
    Where X= camel, Y= cow and Z= goats
    Equation 1, X+Y+z=100
    Equation 2, 3x+17y+80z=400
    Jawaabtuna waa
    Geel=3 》(3×$50)= $150
    Loo"=17 》(17×$10)= $170
    Ari =80 》(80×$1)= $80
    Total=100 》= $400

    • @ameinahmet
      @ameinahmet Před rokem +3

      Macalinka xisaabtana youtube kana muu joogaa

  • @APDI_AZIZ
    @APDI_AZIZ Před rokem +7

    Team Idriska Funny Boy
    Like iisaara

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 Před rokem +1

    Baba Jeey wax ma araag tiid Idiiriska wa laga gardaran yahay . They are funny . Kkkkkkk

  • @maamecajuus9743
    @maamecajuus9743 Před rokem +4

    19 neef oo lo ya
    1 neef oo geela
    80 neef oo adhiya
    Total 320$
    Baaqiga dilaalka ayaa iska Leh
    iinsha allah guul

  • @abdirahmanabdullahimohamed7811

    Hdii aan isku daYo
    3Neef geeL 3x50=150
    17 neeF oo Lo’ 17x10=170
    80 NeeF oo ari 80x1=80
    150+170+80=400
    Hdii aan saxan xaqeYga isii mhdsnd🎉❤🙏

  • @xamsexasanciise14
    @xamsexasanciise14 Před rokem +1

    Bismillaahiraxmaaniraxiim markahore illaaheybaa mahadle
    Markaxigtane
    Baabajey
    Hadaaniskudayo suaashaawaa
    17neef Looya 170$
    3neef Geela 150$iyo
    80 adhiya 80$
    Allaamahadle

  • @cabassulaymanibrahim6105

    Masha allah horay usocdo dhamantiinba

  • @siciiddinaari8156
    @siciiddinaari8156 Před rokem +184

    Messi2 dimaria1 alvares1 🇦🇷 winn

  • @aabemcn560
    @aabemcn560 Před rokem

    Guul Argatiin🎉

  • @asadxaaji8027
    @asadxaaji8027 Před rokem

    Waa hunguri mahe wax kale ma haysin Wan qoslay

  • @cabdikaydxasan7369
    @cabdikaydxasan7369 Před rokem +24

    3 neef geel =150 $
    17 neef lo’= 170 $
    80neef adhi =80 $
    100 =400$ jawabta zahdii waa taa
    Lacagta aan kugu imaado 😁🙏🥰

    • @Abdulahi22222
      @Abdulahi22222 Před rokem +1

      80×5=. 400 hhhh

    • @xamsebashiir9111
      @xamsebashiir9111 Před rokem

      150+170 320+80 400

    • @Abdulahi22222
      @Abdulahi22222 Před rokem

      @@xamsebashiir9111
      Suaasha waa khalad wll
      Khalad .
      Sababtoo ah Waxaa lagu yiri.
      400$ lacag haystaa Una qaybi 100 xoola ah ok Kala ah geel,Ari iyo Lo'da.
      Neefka geela: Waxaa lagu qiimeryey hal neef 50$
      Neefka Lo'da :10$ neefka ariga lagu qiimeeyey.
      Neefka Ariga = 5 $ neefka ariga lagu qiimeeeyey
      3×50=150$ geel.
      17×10=170$ Lo'da.
      5×80=400$ ????
      80×1=80 unoqotay.
      Calaama suaal.
      Suaasha waa khalad jawabteeda.

    • @saladyasinsalad2732
      @saladyasinsalad2732 Před rokem

      ma isleedhy inaa answerka kaa horbixiyay teeda oo talo 4hour ago iyo tadA oo talo 1hour ago isku midmaha bro

  • @abdi2180
    @abdi2180 Před rokem +7

    Idiriska inta iyo Argentina inta ila tagerto 🙆‍♀️🇦🇷😥

  • @malyunibrahimdiriye4356

    Idiriska waraa wasq walhiy Legend Wan kuu salmay

  • @Live__quute1
    @Live__quute1 Před rokem

    Jawabt dhan walbo waa ka dhigan karta Hal xiraalaka abti 👍

  • @deeqzizumeyri4928
    @deeqzizumeyri4928 Před rokem +3

    3 neef oo geel ah $150
    17 neef oo lo ah $170
    80 neef oo ari ah $80
    Full off =$400
    From somalilad
    ✊️✊️✨️🥳🥳

  • @luudyare7722
    @luudyare7722 Před rokem +51

    Viva Argentine 👑✍️

  • @diirshehassan4669
    @diirshehassan4669 Před rokem +1

    Masha Allah 👌👍

  • @legend__boy6004
    @legend__boy6004 Před rokem +2

    geelu waa 7 👍
    lodu 4 👏
    arigu na waa 2👍 xisab tu waxay isku ima naysa 400🎉

  • @ismailibnuomar7887
    @ismailibnuomar7887 Před rokem +5

    Argentina waliba 3_1 frence guul i.a ❤

  • @AbdiFitaah12
    @AbdiFitaah12 Před rokem +7

    Argentina 3 frence 3 benelt ayaa argerttiin kubadineeso🥰

  • @farxanfartaa101east3
    @farxanfartaa101east3 Před rokem

    Idirisow legend aya tahat comedian ah balse uskutay faraha inaad duqin

  • @khadaraxmad4592
    @khadaraxmad4592 Před rokem

    Argatina ayaa qadaysa koobka jnsha allah

  • @badbunny5698
    @badbunny5698 Před rokem +3

    3legends keep going ❤

  • @m.cimraan5255
    @m.cimraan5255 Před rokem +4

    Hadaan isku dayo halxiralaha wll baabajey wuxuu noqonayaa sidan
    Waxaa laysiiyay 400$ waxaana layga Rabaa 100 neef baabajeyna waxa uu dhahay 100 neef seerabto ha ahaato
    3x50= 150$ hada waxaan soo helnay 3neef oo geel ah waxaa kale 17x10=170$ neef oo lo ah waxaa kale 80x1=80$ neef oo ari wadartana hadii laysku geeyana waa 400$ oo udhigmata 100 neef oo xoolo ah mahadsanidiin wll baabajey iyo dhamaan asxaabta 🥰

  • @hanadabdi6147
    @hanadabdi6147 Před rokem

    Thanks baba jay

  • @mhanali8917
    @mhanali8917 Před rokem +2

    Baabajey wxaan so gadi lahaa
    3 Geela Wa 150$
    17 lo ah wàa 170$
    80 Ari ah wàa 80$
    Total lacgta wàa 400$
    Neefyasha wàa 100 neef
    Wa billahi towfiiq
    Team baaaba jeey madaxa kor😍

  • @Koyama548
    @Koyama548 Před rokem +7

    Idiriska fasaxa tahay legend 😂😂😂😂😂😂🙏

    • @zakiabdi4793
      @zakiabdi4793 Před rokem

      Idirisska iitaabo gacanta waad u fasaxane tahey

  • @xidig9973
    @xidig9973 Před rokem +35

    Viva Argentina 🇦🇷 ❤ ♥ 💙

  • @sadikbisharmohamed7976

    nurto wn soo dareraa 😂😂😂😂😂 viva idiriska itabo cwo qosol wa iga dhamaday

  • @mahamudsaid4881
    @mahamudsaid4881 Před rokem +1

    jawabtada waxa waye
    Geel= 3 》(3×$50= $150
    L,o'' =17 》(17x$10=$170
    Ari = 80 》(80×$) = $80
    Total= 100 = $400
    IN SHA ALLAH GUUL BAAN RAJEYNAAYAA TIIM BAABA JEY KOR UKACA 🥰😍🤩😘 1M

  • @puntlandwaahooyadiifederal5152

    IDRISKA WAA DHUUQI KARTAA FARAHA😂😂😂😂😂

  • @updirahiimhaji4328
    @updirahiimhaji4328 Před rokem +3

    Bajeey halmar Pranki ku sameey idriska Nin askar u keen😂😂😂 wa iga codsi😂😂😂😂

  • @jabradiyaar2603
    @jabradiyaar2603 Před rokem

    Idiska waa dhuuqikartaa
    Zxp✋✋✋

  • @mohamedamiin6535
    @mohamedamiin6535 Před rokem

    Idiriska markasta uu dhanka midig fadhisto wuu guuleysta masha allah

  • @mohamuudabdirahmaan3561
    @mohamuudabdirahmaan3561 Před rokem +4

    Equations for the challenge
    Where x=cana, Y=cow and z=goats
    Equation 1, X+Y+z=100
    Equation 2,3x+17y+80z=400
    Jawaabtu waa
    Geel=3 )) {3x$50}=$150
    Lo =17 )) {17x$10}=$170
    Ari =80)) {80x$1} =80
    Total =100. ]] =$400

  • @Itshana738
    @Itshana738 Před rokem +4

    3 geela oo ah 150
    17 Lo ah 170
    80 oo adhi ah 80
    Totalk = 3+17+80 =100 neef ah
    = 150+170+80=400 oo lacaga watas salaman somalay 🙏🏾🥰

  • @abdiraxmanfaarax5306
    @abdiraxmanfaarax5306 Před rokem

    Bajeeyow anaa saadaaliyey Argentin iyaantii aad lahayd qof kii saadaaliya labada qofkii guulasta wuxuu helyaa 100 kaamahayee adeer

  • @muhanadmoha8070
    @muhanadmoha8070 Před rokem

    Anjartiin aa guuleysaneyso

  • @cabdallaliibaan7193
    @cabdallaliibaan7193 Před rokem +7

    3-3 🎉🎉 Argentina rigoore Ku qaadeeso 😊

  • @AhmedMohamed-jn2zb
    @AhmedMohamed-jn2zb Před rokem +1

    Haleefo asxaabey yaa igu raacsan

  • @abdimohamed2034
    @abdimohamed2034 Před rokem +1

    BEST COMEDIAN 2022
    IDIRISKA IITAABO

  • @updyasez_ilkacase3522
    @updyasez_ilkacase3522 Před rokem +1

    Waxa weyaan 17 neef lo’ah
    3 neef oo geela
    80 neef o ari ah
    Ishalah ❤

  • @hanadaauud9849
    @hanadaauud9849 Před rokem

    Hambalyo Idiris

  • @Siimaan
    @Siimaan Před rokem

    Halefin waan ku labonena