WAA RUN JACEEYL WUU NAGA DHAXEE! DOOD IYO DAGAAL CUSUB!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 11. 2022
  • Muuqaal cusub iyo FAM production.
  • Zábava

Komentáře • 86

  • @nasrobashiir3427
    @nasrobashiir3427 Před rokem +17

    Qayaano wa caadi kulahaa lk qofkii lasoo qiyaamy uunbaa fahmi karo xanuunka ay leedahy khiyaanada 😢😢😢

  • @zakariadahir3880
    @zakariadahir3880 Před rokem +4

    1st Rajab 1444 Ya Allah, keep us safe until Ramadan and keep Ramadan safe for us👏🥺🙏

  • @a.m.x747
    @a.m.x747 Před rokem +16

    Dhalinyaro macaan gooyaha hala xasuusto geerida meel majirto
    Towbadana waa furanta inta nafta qurquraha imaan

  • @yassinmousse8471
    @yassinmousse8471 Před rokem +10

    Maseer'ga MJ baan u aqaanaa kulahaa 😂😂Shutter dhiptii oo qof ah 🤣 🤣 🤣

  • @cabdisamadkulane6985
    @cabdisamadkulane6985 Před rokem +4

    Shataa waan ku wataa sxb

  • @farxaancadeamayare4206
    @farxaancadeamayare4206 Před rokem +2

    Shataa aa saxan farxanow😽

  • @huseenabdi8052
    @huseenabdi8052 Před rokem +1

    I like this boy walhi

  • @muhanadcade5164
    @muhanadcade5164 Před rokem +4

    Gancsi wye jacylka hadda taas waa run kkk

  • @issackmuktar4728
    @issackmuktar4728 Před rokem

    Legend shutter wankuwata

  • @isixaaqsaalax6707
    @isixaaqsaalax6707 Před rokem +1

    kkkk La aanta ma Nolan karoo😂😂

  • @yashkeyow
    @yashkeyow Před rokem +1

    Farhan need to actor fam tv 📺 brother ❤

  • @nuur.isaaqcraxman6713
    @nuur.isaaqcraxman6713 Před rokem +1

    Asc saaxibayaal Sha xam far

  • @mohamedbuaalechannel2396

    Shaata Suu wax U jilaayey Nolashiisa dhan Qiyaali noqotey war Ma Qiyaaana caadi ah wlle wali malagu Qiyaanin

  • @kingakram8225
    @kingakram8225 Před rokem

    Shater umah Ahzab dodaa mahkamdaa Haag shater umaa ka xishow madamaa gawada hadalasha qar. Qaliyd Aya kabadii

  • @warishassan4599
    @warishassan4599 Před rokem +2

    🤣🤣🤣Sahra Uk oo xirir ku jirto kulahaa shutter gaajo🤣🤣🤣

  • @abubakarmohamed1992
    @abubakarmohamed1992 Před rokem

    Shutter funny waye 😁

  • @mdeaq
    @mdeaq Před rokem +1

    Shatar lagend

  • @Maahirt
    @Maahirt Před rokem +5

    *Qoftaan dabadeeda iyo naasaheexda ayay ku mashquulsantahay jirkeedu waa sawiran fadlan is astur walaal waxba hadalka kore ee aan soo qoray haka guban*

    • @maryamadhooljeyte8792
      @maryamadhooljeyte8792 Před rokem

      M.a dheh koley jirkeda wa ka hesheee

    • @somsports3559
      @somsports3559 Před rokem +1

      Hhhhhhhh

    • @muhumednathirhanshi3112
      @muhumednathirhanshi3112 Před rokem

      Niyahaw wanba ukacsaday

    • @Maahirt
      @Maahirt Před rokem

      @@maryamadhooljeyte8792 *walaal Alle qurux idinka dhigay iyo indho kudoogsi nimcadu aduunkuna waa dumar balse asturnaanta waa mida uu Alle ina faray qofkii asturnaanta kataga quruxi agtiisa mataal walaal oo amarkii Alle ayuu u hogaansami waaayay*

    • @Maahirt
      @Maahirt Před rokem

      @@muhumednathirhanshi3112 xishoo niyohow

  • @rahmatoolmon472
    @rahmatoolmon472 Před rokem

    Sheekh maad masaajidka iska gashid adiga iyo macamustaadu

  • @xuseenxasan402
    @xuseenxasan402 Před rokem

    Xaliye 2

  • @swmale6490
    @swmale6490 Před rokem

    Hooray usocda 🤣

  • @xamdaabdirahman6782
    @xamdaabdirahman6782 Před rokem

    Shata qeylo badna 😄 🤣 😂

  • @abdiqanihassan2850
    @abdiqanihassan2850 Před rokem +1

    Shata so funny wlhi

  • @hascanovicjr6919
    @hascanovicjr6919 Před rokem

    Hhhh😊😊 shaata walee ninikaana waa umad kale

  • @user-pq3mp2tl9s
    @user-pq3mp2tl9s Před 5 měsíci

    shataa xago kakolulyahay yaabaye

  • @moktarabdi7646
    @moktarabdi7646 Před rokem

    Xamdi wa naag qaali qaali qaali qaali

  • @abdullahigamadiid9441

    Waa runtiis shataa

  • @kingakram8225
    @kingakram8225 Před rokem

    Walighaa ma masirta haa shater oo masiraaa hhh

  • @KORONTO4k
    @KORONTO4k Před rokem +4

    wllnimo iga farxi tasi wacod si chanal kayga so qad tagerahaga iwaydii 🙏 runtii waxan chanal kaga kuxiranahay mudo dhan ilaa intu furanyahay wana kugu kal sonahay inta inad isamaynayso Ihope inay dhib kugu noqon 🙏

  • @ibrahimhassan3534
    @ibrahimhassan3534 Před rokem +7

    Shutter qeyli badhanaa 😂🤣

    • @user-sb4rs9ez2o
      @user-sb4rs9ez2o Před rokem

      Shutter is so fanny keep going brother of mine 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mahadsahal4007
    @mahadsahal4007 Před rokem

    Wlhi naag hadey lacag kuweydisay

  • @bulaale1384
    @bulaale1384 Před rokem

    Ninka kaliya nagaha ku aamusiya shuttle

  • @soulehlenglet
    @soulehlenglet Před rokem

    Shutter légendaire

  • @fardowsoahmed3914
    @fardowsoahmed3914 Před rokem +5

    shattay aniyo isaga isku masayr ah waa iga qosliyey runtii aniyo shatta ayaa isku figrad ah🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @user-sb4rs9ez2o
      @user-sb4rs9ez2o Před rokem

      Shattar is not easy 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-pq3mp2tl9s
    @user-pq3mp2tl9s Před 5 měsíci

    xago kakululyahy qufkaan

  • @halimaabdullahi9386
    @halimaabdullahi9386 Před rokem

    Waa cadi qayano 😂

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 Před rokem

    Wofteyda inlaiga mashquuliyo waa caadi?taas waa dayuusnimo ninkaan waa xaliye waa walaalkiis

  • @MaryanQurux-kf7ru
    @MaryanQurux-kf7ru Před rokem +1

    🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ayaansahalyuusuf9482
    @ayaansahalyuusuf9482 Před rokem +1

    😂😂😂😂😂

  • @user-py9mm4ik8g
    @user-py9mm4ik8g Před rokem

    Umu ahzab I love you more than you live inolawa

  • @zakizakrafaj3206
    @zakizakrafaj3206 Před rokem

    Shutter waa talkative lkn wax qaladu ku qeylina sometimes

  • @queenarawelo2538
    @queenarawelo2538 Před rokem +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdikarimnor8536
    @abdikarimnor8536 Před rokem +3

    Hadan hadal rabo man idaacad kashaqeeyo 😂

  • @shafiishiine4926
    @shafiishiine4926 Před rokem

    This watched two times

  • @isixaaqsaalax6707
    @isixaaqsaalax6707 Před rokem

    NAaza ka zoo baxay kan LWHI NN CADI MAHA WA KU WATAA SHTAA

  • @sahruujacabdalle6270
    @sahruujacabdalle6270 Před rokem +13

    First person

  • @abdirahmansergio1857
    @abdirahmansergio1857 Před rokem

    Kkkkkkk

  • @nasraabdi6165
    @nasraabdi6165 Před rokem +1

    Shata qof fahmaya majiraa talow? waa nin an layaby is so funy really

  • @abdirahmansergio1857
    @abdirahmansergio1857 Před rokem

    Hhhhh

  • @AhmedMacalimMohamed
    @AhmedMacalimMohamed Před rokem

    Hadhalka faraha badha usbuuc dhan lahadlaya iyo telephonka aan kala-go'eynin macna malahan.... Jimca walba lahadhal qofkaadha waa tusaale un

    • @nawalppeppe9782
      @nawalppeppe9782 Před rokem

      Jimca walpa kulaha week dhan noloshydapa kubadali karaye😂😂😂

  • @isaaqkarateey7333
    @isaaqkarateey7333 Před rokem

    Wlh nikan talidsa qata jacel&afarahisa iskada hadi kale

  • @maankacade7361
    @maankacade7361 Před rokem

    Hhhhhg

  • @mohamudsalah9339
    @mohamudsalah9339 Před rokem

    Markaa shutter waa xisalee marka dirac walbo diracisaa waye damaac mob

  • @maxamudabdirizak8242
    @maxamudabdirizak8242 Před rokem +1

    shata muqalka 12 buu gaarey hhhhhhh

  • @khadar9082
    @khadar9082 Před rokem

    shaataa bidaar waxyalo baden baan iskaga midnahay. waligay kama maseerin gabadh aan la sheekaysto hadan ninkale ku arko ayoodoo lasheekaysanaysa ama ay wax ka dhaxeeyaan. hadayna mar xaaskaygii ahayn meherna iigu xidhnayny ma jirto sabab aan uga maseero. aniga marka ila joogto baa taydii marka iga maqantahayna ninkay la joogto tiisii weyaan

  • @najiibhassan
    @najiibhassan Před rokem +2

    Waa runti in malin walba la isla hadlin ma aha 😂❤

  • @zakiriya9580
    @zakiriya9580 Před rokem

    Waa sxa 😆

  • @muparickshugri7812
    @muparickshugri7812 Před rokem

    Shata bidare always negative lee kahadli. Nio kutagersanhy. Qiyano wa iskaa cadi

  • @KORONTO4k
    @KORONTO4k Před rokem +2

    wllnimo iga farxi tasi wacod si chanal kayga so qad tagerahaga iwaydii 🙏 runtii waxan chanal kaga kuxiranahay mudo dhan ilaa intu furanyahay wana kugu kal sonahay inta inad isamaynayso Ihope inay dhib kugu noqon 🙏

  • @isixaaqsaalax6707
    @isixaaqsaalax6707 Před rokem

    NAaza ka zoo baxay kan LWHI NN CADI MAHA WA KU WATAA SHTAA

  • @KORONTO4k
    @KORONTO4k Před rokem +2

    wllnimo iga farxi tasi wacod si chanal kayga so qad tagerahaga iwaydii 🙏 runtii waxan chanal kaga kuxiranahay mudo dhan ilaa intu furanyahay wana kugu kal sonahay inta inad isamaynayso Ihope inay dhib kugu noqon 🙏

  • @KORONTO4k
    @KORONTO4k Před rokem +2

    wllnimo iga farxi tasi wacod si chanal kayga so qad tagerahaga iwaydii 🙏 runtii waxan chanal kaga kuxiranahay mudo dhan ilaa intu furanyahay wana kugu kal sonahay inta inad isamaynayso Ihope inay dhib kugu noqon 🙏

  • @KORONTO4k
    @KORONTO4k Před rokem +2

    wllnimo iga farxi tasi wacod si chanal kayga so qad tagerahaga iwaydii 🙏 runtii waxan chanal kaga kuxiranahay mudo dhan ilaa intu furanyahay wana kugu kal sonahay inta inad isamaynayso Ihope inay dhib kugu noqon 🙏

  • @KORONTO4k
    @KORONTO4k Před rokem +7

    wllnimo iga farxi tasi wacod si chanal kayga so qad tagerahaga iwaydii 🙏 runtii waxan chanal kaga kuxiranahay mudo dhan ilaa intu furanyahay wana kugu kal sonahay inta inad isamaynayso Ihope inay dhib kugu noqon 🙏