MAXA IGU XASUUSAN DOONTAAN AYAAN WAYDIYAY LKN WAN LA ILMEEYAY🥺

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024

Komentáře • 1,8K

  • @ismailahmed2219
    @ismailahmed2219 Před 2 lety +719

    Marish waxan kugu xasuusan doona soo dhaweyntii dadka Nairobi imaada iyo prank cajiibka ahaa iyo qosol kii quruxda badnaa iyo isku haynta team waayaab hore wllshy from hargeysa 🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹♥️♥️♥️♥️🤗🤗🤗🤗🤗😂😂😂😂😂😊😊😊🤩🤩🤩🤩🤩😍😍😍😍😍

    • @mohamettapdalla9407
      @mohamettapdalla9407 Před 2 lety

      😜🤩🥰👩‍🦱🤣🤣🤣🤣🤣

    • @Zaani_Media
      @Zaani_Media Před 2 lety +22

      *Albaab Kasta Oo Kaa Xiran Allah Hakuu Furo Murugadaada Farxad kuugu Badalo Amiin Yaa Allah 🤲 Subescribe Igu Sharaf Oo Isaar* 🙏🙏🙏😭😭😭🥺🥺🥺

    • @cayniahmed2517
      @cayniahmed2517 Před 2 lety +3

      pk

    • @mariamohaarab7344
      @mariamohaarab7344 Před 2 lety +11

      hhhhh 😂adi mee ka tagtay awalba murayada ad ka dawan jirtay hadana wad ka dawanee you tube aan iska dhafa may tiri😂😂😂

    • @Zaani_Media
      @Zaani_Media Před 2 lety +5

      @@mariamohaarab7344 Subescribe Isaar Haddad Awoodo Wllzhy Qali ❤ Alle Haku Sharfee🙏

  • @MohaaAbdi
    @MohaaAbdi Před 2 lety +399

    Marish please Jack haka tagin horey usii wado. Yaa igu raacsan 🥺

  • @hassanissak7460
    @hassanissak7460 Před 2 lety +318

    ma jiro qof ka khayr badan abuurista Alle nabiga naxariis iyo nabad gelyo korkiisa ha ahaatee,SCW🥰❤️❤️

  • @ismailyare9172
    @ismailyare9172 Před 2 lety +14

    Runti gabadhan waa gabar masha allaah oo qalbi furan dhalinyaradii xamar ka imaday videos sidee ula duubtay iyadoo safar ku imaaday masha allaah wall wanaagas ayaa kula dardarmaya

  • @Fardawsaa093
    @Fardawsaa093 Před 2 lety +12

    Marish Aniga waxaaan kugu xasusanyaa Team waayaab qofka ay ku dhisantahy oo dadka isku keeno waa adiga ❤ mida kale Farxadada Iyo Qosolkaga 🥺😭Aniga maa aqn saan noqonayo hada kaa tagtid team waa yaab 😫 Ples waa ku barya marish hada tagtid CZcams kaga haa kaa cajisin ples mcneyy😭 inta bili adam laa jeclado in kabadan baa ku jeclahy wlhi😭💔 Wanagaga shegaya hadan dhaho xagan kuma kobi karo mcney❤😫 Anigo ku dawada basa sas dhan ku jeclhay oo wanagaga kaa helay maxa moda dadka kula nol ❤🥰 wlhi inan been sheegen You Are Best Girl In CZcams 🌼❤ I Love You So much Mcnto 🥺❤ I Think Ina Reply Isoo gali dontid 💐caan radis maa ihi Balse jecelka adiga iga kensaday 🥰🎉 Nolal Wacan baan ku leyahy mcnto❤

  • @fadxaaragsan6735
    @fadxaaragsan6735 Před 2 lety +235

    ala ilahayow wa malin ciida marish iyo qurux ku dhiigle calaf iskugu dar intiii isla jecel aamiinta raciya aamiin

  • @hanimustafe3053
    @hanimustafe3053 Před 2 lety +172

    kala fogaanshohooda xitaa anagey na dhibeysaa 😢😢 teamkan cid aan ka jeclahay waligay ma arag xitaa aniga waqti adag baad iga soo saarteen dawashadiina farxad ban ka hili jiray anoo murugsan hadaan idin daawado hora ka farxi jiray😢😢 dhamaantiin meel qurux badan baan idin rajeynayaan❤❤❤❤

    • @hawahakima4451
      @hawahakima4451 Před 2 lety +8

      😱😱😱😱 wllhi sidoo kle mr wlbo aan jawiga iga khaldamo markaan daawadoo ayaan farxadooda isku bedeli jiray ,ilaahow jannada inugu irsaaq team wa yaab dhamaan tiin aad baan uga xumahay blse waa duni iyo waa yeheeda 😱😱😱

    • @hanimustafe3053
      @hanimustafe3053 Před 2 lety +12

      @@hawahakima4451😍 haa wan jecleyn lkn intey isu tagaayaan waxan jeclaan leheen iney wada sameyan iyagoo kala maqan video yada iyo wax walba teamka farxada walaha farxada dad badan waxey bareen walaalinimada zxptinimada waxay tahay dhamaantood meel kheyr bn u rajeyneynaa marish jack amiin glam by suu ❤walaalaha qalbiga ❤💯

    • @hodanabdi6609
      @hodanabdi6609 Před 2 lety +7

      wllhi kala tagiina Aadbuu noo dhibayaa 😅😅😅😅 hadaan nahay tagerayasha team waa yaab markale Adinkoo nabada dib ukulankina sugeynaa😢😢😢😢

    • @sadiyoibrahim9176
      @sadiyoibrahim9176 Před 2 lety +4

      Sido kle wallhi aad baan u jclhy teamkan🥺🥺🥰

    • @hanimustafe3053
      @hanimustafe3053 Před 2 lety

      @@hodanabdi6609 😢❤💯

  • @phartush_bint_ahmed4106
    @phartush_bint_ahmed4106 Před 2 lety +9

    Can't stop crying waxaaa eheedeeen dad aan aad isulajeclaa ine waligoood kalafogaan balse waqtiga iyo waayaha kalageeyo💔💔😪😭 dadka waxaan rajeena team waa yaaab ineee na kala dhumin hadee mariya baxde love you guyz ❤️❣️

  • @moshafaali660
    @moshafaali660 Před 2 lety +27

    So emotional
    Haddan nahay team 3 lions
    Maanta waxaan dareemeynaa
    Murugo waayo waxa hayaaniyo
    Howla adduun eey kala diriyoo
    Kala dheereeynayan waayuhu
    Qayb ka midda boqortooyadii
    Ugu shidneeyd abid oon aragno
    Kuwaa oo inoo daari jiray shumaca
    baraha bulshada
    Jack marish and amiin wlhi
    Sida ugu dhaqsiyaha badan
    Ma sugi karayo dib u midiwgiina
    Queen adiguna nabad tag i.a

  • @nimcoapdirahmanmohamett8370

    Anagiibaa xataa murugoonoo ilmaynee see wax u wadaan 🥺 inaan asxaab iyo walaalo samaystana waxaasaan ku nacay waa lakala tagaa mar uun 😭

  • @hodancabdulaahi160
    @hodancabdulaahi160 Před 2 lety +9

    Abaayo wllahi waxaa tahay qof qalbi wanaagsan saaxiibtinimada wax kataqaano meel walbo tagto dadka hooyo iyo aabe allaha kaaga dhigo🥰🥰🥰🙏🤲❤💕🥰🥰🥰🥰💓❤

  • @abdirahman444
    @abdirahman444 Před 2 lety +12

    Team waayaab wallhi teamka ugu wanagsan you tupe ka ayaa tihiin
    Waan uxiisi doonaa prank aad isku sameen jirteen iyo challangiyada
    waxaan ku lenahay safar salaama nabad kutag nabadna kusoonoqo 😭😢❤️🌹
    from MOGADISHO HAMBALYO 400K 👍👍

  • @apdimohamed9491
    @apdimohamed9491 Před 2 lety +45

    11:32 Markay maraysoH indho isjecel baan Arkaaa mnzha AllaH is Aroosta Nio From Hargeisa wllhi Jack wd iga Nasiip fican Tahay Marish bd Haysataa Boqorad Aan Lawada Haysan lkn Inanta Hore Hawsheeda U Gal Prank Haku marmarsiyoone

  • @dauudyare4656
    @dauudyare4656 Před 2 lety +9

    Aniga xita murugtada Aya I hysaa waxa tahy gabar Qalbi wanagsan Allah ha ku sharfo walashy Mel aad taqi Qalbiga Aya kala jogaa

  • @ubaxibrahim8713
    @ubaxibrahim8713 Před 2 lety +27

    Friends are flowers in the garden of life. I will basically miss you people 💔😭

  • @sulemanabdi6674
    @sulemanabdi6674 Před 2 lety +30

    The three lions never look down keep going brother Miss you queen Mariah

  • @inasokorow6137
    @inasokorow6137 Před 2 lety +106

    The three lions Never look down keep it up If people do not divide the time, they will divide the death
    Best wishes and long life I feel so emotional 😭 because I remember 4 years back time is awesome

  • @mulkihappy
    @mulkihappy Před 2 lety +81

    ❤❤❤ abayo meel walba aad tagto hoyo iyo abe Alle hakaaga dhigo farxadaadana Alle huku siyaadiyo iyo rajooyonkaaga I.a🤲

    • @yaasiindaldhis606
      @yaasiindaldhis606 Před 2 lety +1

      Subscribe iisar wll qaliya

    • @hamtuteinbek2362
      @hamtuteinbek2362 Před 2 lety

      abayo marish mel walbo ad takto hooyo iyo aabo alle hakaaga dhigo wallhi wax bdn ayaan farxadaada aan uxisi dono iyo qalbi wanaa gaaga wallhi waan ooyey markan dawaday vidi yow gaan hdan kula jogi lahaa oytin darteda ayan lafuri lahaa wallhi wadajirkiina wan uxiisi donaa iyo farxadiina kaftan kiina quruxda bdn teamka kaliya aan daa wado tiktoogooda mel walba so shal mediya kamid ah teamka kaliya aan jeclhy waxan jeclaan lahaa inaa dan kala tagin balse waqtiga ayaa dadka kala geeya balse illaahay waxan kabaryaa mar labaad inaad wada kulantiin in shaa allah abayo marish safarkaaga safar qeyr qabo alle hakaaga dhigo mcnto wan ku jeclhy

    • @bagaase7449
      @bagaase7449 Před 2 lety

      Marish sorry walasha

  • @sahroabdikarim2191
    @sahroabdikarim2191 Před 2 lety +7

    waxaan uxiisi doona wadajirkiina muuqaaladiinii quruxda badnaa three lions mariya safar salaama safar qeyr qaba insha allah meel walba aad tagto dadka hooyo iyo aabe alle hakaaga dhigo❤️

  • @oglogistics6842
    @oglogistics6842 Před 2 lety +25

    Woow very emotional mashallah. You have created a lifetime memories that will not be forgotten by not only you but many of your funs.

  • @naimaabdi558
    @naimaabdi558 Před 2 lety +63

    Oh my goodness I never cried for a somali CZcams this was 'emotional damage' 😭 marish sister Allah hakunabad yelo melkasto aa tagto amin and Jack qalbiga adkeysta u will feel her absence for few weeks but keep the strong communication love u guys u were the best team ❤

  • @musano...optimist1558
    @musano...optimist1558 Před 2 lety +40

    The only team that i support most.waxan idin rajeynayaa guul ,farxad iyo wadajir ; waxan filaya inaad sidhaas kukala tageynin ....love you ... am MUSANO supporter from WAJIR.

  • @zaynabxirsi393
    @zaynabxirsi393 Před 2 lety +9

    Waxd hablaha kale kaga duwan tahy xishoodka intan ka arkay ❤

  • @naimaodowa7969
    @naimaodowa7969 Před 2 lety +4

    Ax walhi wanka naxay laka tagiina Noloshu idin maxumayso meelkasta oo aadjogtaan marish iyo Jack aamiin😢❤

  • @abdulahiiidow4020
    @abdulahiiidow4020 Před 2 lety +85

    I Am So Emotional Calosha iga Taabateen😭😭
    Qof waliba Mesha Uutago Allah kuxafido Sxbo Aan jecla Aya tihiin Sharaf iyo cizi igu nolada i. A🙏

  • @Zaani_Media
    @Zaani_Media Před 2 lety +84

    *Albaab Kasta Oo Kaa Xiran Allah Hakuu Furo Murugadaada Farxad kuugu Badalo Amiin Yaa Allah 🤲 Subescribe Igu Sharaf Oo Isaar* 🙏🙏🙏😭😭😭🥺🥺🥺

  • @omaari155
    @omaari155 Před 2 lety +8

    Amiin markasta waa shaqsi serious ah ku nool shaqsiyadiisa anigona aqoon kle ulaheen inta inaan ka siman nahay darema.

  • @yahyemawlid1531
    @yahyemawlid1531 Před 2 lety +4

    Magaranayo wax aan idhaahdo, dad badan ayaa aaminsanaa inanka iyo gabadhu asxaab in aanay noqon kareyn ayaad fikradaas ka badasheen.
    Wllhi so emotional miss you more wllhi wllshey. Magaranyo dadka message kayga arkaya waxay uqaadanayaan lkn xagayga waxay ka tahay jaceyl walaaltinimo iyo ixtiraam aan uhayo 3daas qof, waqtiga ayaa ah ka marwalba kala kaxeeya dadyowga isjecel isuna qalbiga xaadhina.
    I hope inaad markale kulmaysaan idinkoo waliba is jecel 💔

  • @hassanelme393
    @hassanelme393 Před 2 lety +12

    Wllhi sanadkeyga ugu dambeeyay wax barashada ay aheyd waxaa rabe inaa isla joogtaan xanuun 💯💯🤔😥😥😥😥

  • @fatema29000
    @fatema29000 Před 2 lety +10

    In badan wada jirkiina waa loo xiisi doona walhy meel walba tagtaan nabad ahaada 🥺❤😩🥀🤲

  • @bagaase7449
    @bagaase7449 Před 2 lety +3

    halkan runtii sxb u fiirsada walaalayaal macha allah ku xafido walaashay mariya abshir safar wacan

  • @zhaxaripoi3327
    @zhaxaripoi3327 Před 2 lety +30

    Maxad Na Tusteen Qiimaha Saadibtinimada iyo Walaalnimada Maxad Maalmo Qurux badan Noo Sameysen Maxad iyado idinku adagtahay Duubista Muuqaladu hadana aydun anaga Noo Farxad Galin Jirteen Maxad anago Jawigu noo saxneen Aad Naga Qosliseen Maxad mar walba Barnaamijyo aan Ku Faraxno Noo So duubi jirten Maxad Maxad Wlhi anigo ilmaynaya Ayan Faalladan bixinaya Ilaahey kama Dhigo Muuqalkii u dambeyey ee idinko wada Jira Aad duubtan iyo Kulanki u dambeyey Rabi Meesha iyo Meelo Ka Wacan Oo ka Wanagsan idinko Jooga alle Haydin kulansiiuo You guys Wlhi Nasiib ayey ii aheyd inan idin daawado Wanan ku Faani kara inaan Ka Mid ahay Walalkin idinku xirna Balse Qalbiyadada ayad Kasbateen Jaceylka aan idiin Qabno Maaha mid dhamanaya Wn idin Jecenahay "Jack . Marish . Aamin " Alle Wax idin dhiba idima Tuso walalyaal.🥺🙏

  • @THOMAS-12
    @THOMAS-12 Před 2 lety +59

    Jack the legend mar walba sii qiirotan isaga idinka qoslinaya isago diidaya Ina murugtan 🥲 isago emotional ah hadana jawiga idin badala

  • @tamanpaulpogba9765
    @tamanpaulpogba9765 Před 2 lety +27

    Horto marka hore aad baan uga xumahay team sidaan oo kale ah in ay Kala dheeraadaan maxaa yeelay faradooda ayaa daciifaysa si kastaba ha ahaatee waxaad tihiin dad ku dayasho mudan waa markaan daacada ka hadlo marka intaa laga imaado Maria waxaan ku xasuusan lahaa qosol keedii qurux da badnaa Waxaana ku dhihi lahaa keep going sister "
    From "Thomas Taman" ku nool dalka Djibouti 🇩🇯 love you team waa yaab ❤❤😭😭

  • @muhdabdikadir4297
    @muhdabdikadir4297 Před 2 lety +14

    What will happen to team wayaab without marish?
    she's the backbone of the team.

  • @ashrafhuseein1935
    @ashrafhuseein1935 Před 2 lety +19

    Death is not the greatest loss in life. The greatest loss is what dies inside while still alive. Never surrender jeck thus mssg is you

  • @adamsulaiman3969
    @adamsulaiman3969 Před 2 lety +5

    WAXAAN KULA TALINLAHAA AMIN IYO JACK INAY TAHRIIBAAN ILAA 🇺🇸 FROM REPUBLIC OF SOMALILAND

  • @najuuabdi4731
    @najuuabdi4731 Před 2 lety +20

    Wllhi wan qiirooday 🥲dad Aad u qalbi wanaagsan ba tihiin m.a waligiin sa isu ahaada ❤

  • @aishamohamed4134
    @aishamohamed4134 Před 2 lety +5

    Emotional 😩 waa muruugo dad ina badaan aad waada joogtan aa tihiin Asxaab hadda kala tagtaan 😪💪 ilaahay dim ha nii kulan siiyo i.a 🥰💯 safar salaamo sister 😪

  • @saliimsaciid157
    @saliimsaciid157 Před 2 lety +13

    Congratulations 🎉🎉 for 400k u deserve more walshey but 1 dardaran aan kusiina never look back ward always look forward 🥰🥰

  • @adnandhagacade9532
    @adnandhagacade9532 Před 2 lety +5

    Maarish maalin hore waad iiso jawaabi waysay safarka alle hakaa baajiyo🥶

  • @hafsamhd6329
    @hafsamhd6329 Před 2 lety +64

    The way Amiin answered the whole questions wlh😫😔🥰

  • @haboonahmed9869
    @haboonahmed9869 Před 2 lety +2

    dad aad u qalbi wanagsan m.a

  • @gandhiye67
    @gandhiye67 Před 2 lety +2

    Coming soon 400k hambalyo hormar ah

  • @ayansheikh3615
    @ayansheikh3615 Před 2 lety +23

    Jack wuxuu funny oogu hadlaaya inuu murugoo dareensinin marish 🥺🥺🥺😭sorry wlhi it's hurt touching 😢

  • @cabdirashiidgiire1969
    @cabdirashiidgiire1969 Před 2 lety +26

    Mansha Allah tabrakalaha wllo aan jecelahay maarish maloo xiisdoona qosalkeed masariifta ahaa keep going

  • @shaakirsaid5981
    @shaakirsaid5981 Před 2 lety +12

    ten friends will never last for ten years 😭😭😭😭😭😭

  • @abdirahmaanabukar9168
    @abdirahmaanabukar9168 Před 2 lety +23

    sister I wish you good and may God makes to you every person mother and father wherever you stay
    We will remember you beauty's small
    🙏🙏

  • @candiqanicabdiqaadir551
    @candiqanicabdiqaadir551 Před 2 lety +6

    M.A marish ilaahay haku nabad geeyo waxyabaha aan idinku soo xasuusan doono waxa mida hadanahay tageerayaal muuqaladii quruxda badanaa ee aad sida wadajirka ah usoo gud bin jirte oo mesha kabaxayo IWM form Galkacyo

  • @jimcaalecabdi614
    @jimcaalecabdi614 Před 2 lety +25

    Fidiyawgaan ayaa iigu danbeeya in aan idin daawado because team waayaab oon dhan wa sii dhamaanayaa mac salaamo team waayaab

  • @libanabdi1360
    @libanabdi1360 Před 2 lety +4

    Marisha waxan ka codsan waqtigee noqotabaa quruxkudigleee in aad guursato waa ninka Kali kugu habon wlshy gabar qali ficn baa tahay labdinaa oo lamano ah in an arko lee Malin jecelahay inshallah

  • @falismohamedmohamud8501
    @falismohamedmohamud8501 Před 2 lety +3

    Masha Allah abyo safar wangsn ku rajenaya inasha Allah waxan Alla kaga baryaa melwa tagtaaa hooyo iyo abo walala wangsn Alla hakaga dhiigo❤❤🥰

  • @abdirahman4813
    @abdirahman4813 Před 2 lety +11

    wallahi marish gabar an tagero waxay isku darsatay Qurux iyo wanaag 💞

  • @n_S021
    @n_S021 Před 2 lety +23

    Wllo is jecel mashallah.❤️❤️ omg 😭 wa idin la qiiroday wallahy. Safar salama marish qurux ♥️

  • @almazali2249
    @almazali2249 Před 2 lety +1

    Mariish ilhy ha ku nabad keeyo meeshad jcshahy wnu ku xiisdoona insha allha markstanh wax noso dub abyo😓😓❤

  • @abdullyare6714
    @abdullyare6714 Před 2 lety +11

    The only CZcams team I was supporting is coming to an end glam by suu has gone maria de iron lady is almost going....I don't know more about malabka shinida..but it's my hope the togetherness ov amin and will never end...though always time discentigrate those who love each other.....then my advice to maria.....may Allah s.w make you save in where ever you will be and also don't forget de friendships ov team wayab....anyway wishing you success all ov you.....distance doesn't matter wen de love is real....I will be supporting you even if you will be in deferent parts of de world......love you team wayab.......

  • @muzamillancho3670
    @muzamillancho3670 Před 2 lety +19

    MARIYA ABSHIR HADA INTEE USOCOTA NEH😂🥰

  • @abdishakurmohamed2967
    @abdishakurmohamed2967 Před 2 lety +12

    Wanaga dhexdiina yaalo ayaad is ku xasuusandoontan thanks

  • @clnaasirmohamed5058
    @clnaasirmohamed5058 Před 2 lety +2

    Waxaan kugu soo xasuusan Donna qiruxdaa qosolkaaga & talentigaada waan kuu xiisi Donna sister❤❤❤❤❤❤🥰💔

  • @mohamedcuthman4194
    @mohamedcuthman4194 Před 2 lety +1

    Wllhi aad baan uga xumahay in aad kalafogaantan wllhi marwalbo oo aan soogalo social media marka ugu horeyso wxn fiiri jiray beejajkiina oo aad ku leedihiin baraha bulshada hadaa marka hore mahaysanin qad firii ah wxn ku fiirsan jiray dato mararka deen hadaa uraadsan jiray markan ku shubto wxn fiirijiray begiina hdan kawaayo muuqaal cusub wxn dib ugu soo noqsan jiray muuqaaladii hore wllhi aad baan ugu murugooday kala tagiina I,a wxaan idin rajeynaa in aad dib u midoowdaan

  • @keyowcade4567
    @keyowcade4567 Před 2 lety +9

    Walahi aniga xita wanku xisi Dona 💯💯marish boqortoyo 🔥🔥

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 Před 2 lety +46

    The family Empire ceeb ma lahan❤

  • @subeydoyaasiin969
    @subeydoyaasiin969 Před 2 lety +5

    Conguratulation 400K SUBSCRIBERS 🙏🙏🙏

  • @abdallamacalinosman8419
    @abdallamacalinosman8419 Před 2 lety +1

    Marish ha ilaawin jack waa wiil raxariis badan wiiilka ilaasho waa ku anfacaahee asigane cidla yow dareemin hadii aad ka tagto xitaa insha allah nolosha waaku badoobi dontaane yaan leeyn kalageyn🥰👩‍👩‍👦

  • @clraxmaanoscar3420
    @clraxmaanoscar3420 Před 2 lety +13

    Mashalh wll ad isagu qaliya wayo dadku
    Isku wada fikir maha dadka qarkod
    Xaga xun bay wax kafiriyan lakin waxan
    Marka anay waxan niyadada ku jirin
    Wayo waxan uga danleyay su asha u waydiyay chack . Marish u kuyidhi
    Wax xaga fam liga ah o dhiba
    Okaga iman jiray majirta marishna
    Ay ugu jawabtay haaa chach
    Marish wlhi wa qof wacan haday
    GaBadh kale ahan lahayd markiba
    Waxay laso bodilahayd wllo famligayga
    Ugu ka nace ina kalareb wa sababta gabdha kale ad dhertay tasina wa raga
    Wakhtiga ad galisay iyana ku galiyay
    Tasa sababtay in ad sidi nin ad udhaqanto kolay qoralka wan dhereyay
    Anon dhrenayn wan idin salamaya
    Anon idin kala rebayn waxan idin leyay
    ID maubarak

  • @abdirahmanmahad3866
    @abdirahmanmahad3866 Před 2 lety +56

    finally we reach 400k .. HELLO AMiN Bro, it's time for your promise,,🤣🤣😂

  • @hudaahmed4324
    @hudaahmed4324 Před 2 lety +1

    Wlhy maarish ani waxan kugu xasuusan doona farxadiina hapen walba mooqaladiina saan usugayo waad dala marmarka qaar farxadaydaad ka qayb qadataan m.a team wayaab imiss you

  • @mursalabdi336
    @mursalabdi336 Před 2 lety +9

    Ax feeling so emotional to see that inuu waqtigu idin kala geeyo runtii going to miss your wonderful time that you were together. Ee waxaan idin rajeynayaa farxad aan dhamaan my favourite team❤🙏..

  • @qeyzdewassafi5257
    @qeyzdewassafi5257 Před 2 lety +156

    am still crying 😢 may not be this you last video to see you together. you guyz you made our days and we will miss you alot mrish😢❤ am a fun who just crying when i wacth this vidio i don't know what happen❤

  • @najmomaxamed7724
    @najmomaxamed7724 Před 2 lety +16

    Teamkina aad idin jeclhy Mar isla jogtin aad ugu xumahy in aa baxdo sister 🥺😩

  • @badarnaasir769
    @badarnaasir769 Před 2 lety +12

    I can't describe words but we feel as they feel jack and Aamin we really miss you marizh you are the One Who Motivates this Guys But If you Leave Be safe and You Never Forget Beutiful Moments 🤞
    Any Way Stay Strong We Really Really Mizz You 😒❤

  • @zamzamahmed9889
    @zamzamahmed9889 Před 2 lety +1

    😢😢😢😢😢wllhi waa video murugadiiza wataa wllhi anigo bananakaa idika joogaa ayaa murugayzn bal ka wrn kuwii ay ceesh zoo wada cuneeen se daremooyan😭😭😭

  • @juwachannel8011
    @juwachannel8011 Před 2 lety +14

    Wlhi tiimka kaliya si dhabaa utaageero aheedeen lkn in aad ka takto marabin balsa dhib malahan awlba waa iska aduun dad wada ashaqeen iyo saaxiibtino idin kadhaxayso aa waqti in kala fogaynaa insha allah in wadajir aad noqon doontiin rajayna abaayo🔥👸

  • @naciimaaadan7650
    @naciimaaadan7650 Před 2 lety +11

    My family imbay wanii xiisi doonaa🥺😦👊❤

  • @cabdiraxmanjarmal520
    @cabdiraxmanjarmal520 Před 2 lety

    Aamin nin afkaaban oo akhlaaq badan alle hakudhawro sxp adi iyo m quruxdhiigalaba.

  • @charmakehousseinrobleh5949
    @charmakehousseinrobleh5949 Před 2 lety +20

    Three legends keep going

  • @ciidcaabi9374
    @ciidcaabi9374 Před 2 lety +8

    Legenddan marish ah ...waaba iska jeclahay.....
    Qurux ku dhiigle gabadha noo ilaali .......aad iyo aad ayan ku salamay ......only marish....

  • @mohamedwaiss7672
    @mohamedwaiss7672 Před 2 lety +5

    Lové you my best from jabuti from reer abtiga 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @abdullahihusein6913
    @abdullahihusein6913 Před 2 lety +2

    Wlshey maria marka hore allah safarkada kaga dhigo mid qeyr qabah hamigadane ku rumeeyo wax walbane sida jeceahahay allah kaga dhigo🙏
    Runtii waxaa tahy qof wnaag badan naxariis badan sida video u dawanayey waxd i noqotay qof family keyga ka mida wlshey dhab ah xaqiiqdii 2020 ayan kamid noqday dadka kugu xiran😘
    Xiligas ilaa hda lama soo helaayo video aad soo dhigtay oo aan dawan waxaa ifuran notification isoo dhacaba wan dawadaah🙏
    Marka wll qli wnagada iyo farxadada wn u xiisi donaa wna kula socon donaa runtii teamkane waxd u aheyd hormuud lkn inuu sii dhisnado sii socdo rajeynaa.
    Wlshey iga yar safreysoh waxbo ima dhantid wll qaliya🙏

  • @fuadahmed5171
    @fuadahmed5171 Před 2 lety +25

    We even understand and feel how pain it is but it is the matter of time 💯I can’t imagine how entertainment u gave us during times of our adventure ❤️we love u we respect u we support u like wise I think we deserve from u 👏

  • @nacnacina6362
    @nacnacina6362 Před 2 lety +3

    Ana uu horeyo like isaro plz nabigena suban ku saliyo scw scw eid wngsn dhaman umada somaliyed like ila dhafino plz

  • @abdullahiabdi8485
    @abdullahiabdi8485 Před 2 lety +90

    I love the chemistry of your friendship guys 👍

  • @jecelculimadasidashmustafe3212

    Wlhi waxa qalbigayga kujira halkan kumaso koobi karo lkin wlhi xoog xoogban kugu xiisi dona congrulation wll qli 400k

  • @HassanAhmed-jq3ed
    @HassanAhmed-jq3ed Před 2 lety +4

    I wish sister M arish,long and paradise in hereafter.

  • @alisamadoon893
    @alisamadoon893 Před 2 lety +21

    Inta aan ku faraxsanynin team kan kala tagoda is muujiya🥰

  • @fuattbashiir4467
    @fuattbashiir4467 Před 2 lety +6

    Imiss you Wllshia @marish waan ku soo xiiso donaa Familykaga NaHay Hpp mesha tagti Hoyo iyi Abe dadku ha ku noqdaan Hpp

  • @apdikayare7092
    @apdikayare7092 Před 2 lety +1

    Teamka ogu sharafta badan tihin dadki sharaf isku bartay mantana qalbi wanag kugala tagay waqtika nocas ah ey Allah mel wanagsan idinka rajeyna inshaAllah 😢❤️💪

  • @yussufobserver.6496
    @yussufobserver.6496 Před 2 lety +31

    And the only CZcams team I loved most has just ended that way. Glam by suu is gone, Marish is almost gone now. Sorry guys but one advice to Amiin and Jack your togetherness shouldn't end. Move on together as big friends, build the empire again by adding some new good friends especially Mizbah and few others. Don't kill the team. To my sister Marish wish you well but don't forget your friends of long time and kindly tell us where you are going 🙏

  • @bootaanabdi7613
    @bootaanabdi7613 Před 2 lety +11

    Congratulations 🎉 wllshy 400k on the way from gaalkacyo

  • @yuusuf3262
    @yuusuf3262 Před 2 lety +29

    😭😭😭😭😭😭😭 walhi markuu vedio dhexmaraayo ilintaan bilaway ilaa uu ka dhamaanaye waday walhi waligeey ma arkin asxaab adika fiican sidaa dadka u dheeri galin jirteen iyo sidaa dadka ugu qosli jirteen tea waa yaab wallhi aduunka intaa jooga sidaan team adinka cml ma ugu xirniin marka waa laguu xiisi doona marish lkn waxa kaa codsaaa oo suaal qalbiga ka imaatay ah aiga maanka ku haysid sxptadaa inaa waligaa ilowwbin hadii ay dhacdo xitaa haadaa reer yeelsto lkn mida ka codsanaya waxy reset ma ahee inmanka noo wad sidiiba jack ka bilow si kastaba ha kuqgu qaadatee walhi markaa adiga iyo jack vedio diina fiirsanaya waan farxaa oo waxaa ku dadka baraha bulashada ku walalobey uu kusoo saxipay abyo ha noqon tii walahed ilodo oo nacda maba naceysid meshee kaaga yaalan waaba noo cadeysay marka waxan ina idika hal meel kuwa nool oo nloshina meesha kasii wato

  • @hassanreally8305
    @hassanreally8305 Před 2 lety +5

    I will remember you for the beautiful scenery. I say welcome to the UK. I also say, may God bless you. You are a role model, God willing🧡❤

  • @abdirahmanabdiwahab7630
    @abdirahmanabdiwahab7630 Před 2 lety +4

    تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال
    عيد سعيد عيد مبارك

  • @amaticade7583
    @amaticade7583 Před 2 lety +5

    First Comment MARISH team waa yabee Eid Mubarak 👍

  • @mohamedmasalle1703
    @mohamedmasalle1703 Před 2 lety +12

    😭Way xanuun badantay walahay qof sida dhan isku fahanteen is dhex gasheen haddna kala tagaysaan lkn waa waqtiga waan idin la daremayna lkn waxa farxad wayn in aydaan xumaan ku kala tagayn lkn waqtiga idin kala kaxaynayo waa sunaha aduunka waxan idin rajaynaya nolol qurux badan oo ka qurux badan tan aad ku jertaan u ma malaynayo in ay jertabe love u gys 🥰

  • @abdifataahahmedofficial7179

    Qalbiga ixanuunaya wlahi marish zayn io amin wan nijeclahy noosoo noqda idinkoo jamac ah

  • @najahdawlad746
    @najahdawlad746 Před 2 lety +3

    wlh wan Ilmeyaya wlal farxd ku noolow😭😭💜

  • @apdiwahabkaamil1
    @apdiwahabkaamil1 Před 2 lety +5

    Suldama araqtey qoraal waan ku salamey

  • @colaadyare6564
    @colaadyare6564 Před 2 lety +7

    Msh alah walalo qurux bdn kala dheeran shihiina wan ka xumahay lkn waxan jacelahay mar kle inaad dib u kulantiin Insh alah hdu ala idmo

  • @xamdasaleebanaw-daahir4856

    maariya waxanu ankuna u xiisi doona sida wngsan wada jirka ahyd ula so muuqan jirtay,waana kuu xiisi doona sida farxaf ahyd ,anko kaliya ma kuuxiisi doona,wlalhyga garabahaga ahyd ku xiisi doona,saddex qof wada jir ku fcn balse wakhtiga idinkala ka xeyey,alle haku xafido meelkasta

  • @gamerabdi9206
    @gamerabdi9206 Před 2 lety +1

    Abayo congratullation for 400k 😍😍😍i was the first one