DEG DEG OMAAR BARBAR WALASHIIS OO SHEEGTAY INUU GEERIYOODAY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024
  • INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇www.instagram....

Komentáře • 53

  • @ZakihonestOfficial
    @ZakihonestOfficial  Před měsícem +10

    INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&ut

  • @fadumo6292
    @fadumo6292 Před měsícem +2

    Ilaahay ha caafiyo Ilaah baa garanayo xaqiiq da

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 Před měsícem +1

    Allaha kaxijabo shayadinta iyo wixii hayaba cfmd tmah rbi ha ugu bedelo wn nxy wudhintay mrka dhahday zakiyow wadnaha iboday wllhi allaha cfiyo yrabbii aamiin

  • @user-fh4yf6ov5s
    @user-fh4yf6ov5s Před měsícem +3

    Alle been haka dhigo ❤❤❤

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 Před měsícem +2

    Xoog baa lohaysta somali dhan buu fanan uyahay haduu noolyahay hanala tuso oomar 😢😢😢

  • @sitamoyo7937
    @sitamoyo7937 Před měsícem

    illahay ha cafiyo walalkeen only Allah knows waxa u kusuganyahay

  • @user-st3of1ui4r
    @user-st3of1ui4r Před měsícem +1

    Subxanalaah subxanalaah 😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-st3of1ui4r
    @user-st3of1ui4r Před měsícem +1

    Subxanalaah soo lagama yaawo in oo yahay arinta been oo yahay 😂😂😂😂😂

  • @user-fi7pc5od2c
    @user-fi7pc5od2c Před měsícem

    sumxanalah sumxanalah

  • @faisaabdulahi8264
    @faisaabdulahi8264 Před měsícem

    ilaahay baa garanaaya inuu dhintay iyo inuu nool yahayba wax walba ilaahay u daaya subxaanallaahiye wax walba ilaahay baa shuqul leh haddii uu dhintay iyo haddii uu nool yahayba hadalka badan intaad iska daaya mana dili karaan waayo waa lagu dacwayn karaayaa sow ma ogid iyagaaba maxkamad ayaa lagu saari karaa qof walbana fiyuus ayuu raadinaayaa runta aan isku sheegno ila ilaa soomaali war badanaa

  • @user-st3of1ui4r
    @user-st3of1ui4r Před měsícem

    Gabartaan waa sax hadalkaga

  • @MahamedcismanCabdi
    @MahamedcismanCabdi Před měsícem

    Maya maya madhiman walaalkeen soomaliyeey

  • @xaawo1
    @xaawo1 Před měsícem

    Habo vidiowga aan kuu soo diray soo dhageeyso kana soo warbixiplz oomaar waa noolyahay

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Před měsícem

    Waa xaasidiin inay u fasiraan may ahayn markuu yiri dariishaddaan ka boodayaa

  • @user-st3of1ui4r
    @user-st3of1ui4r Před měsícem

    insha'Allah

  • @Fathima-ik5fg
    @Fathima-ik5fg Před měsícem +1

    Waan kusalaami zakariyee😢 waan kuu xiisey wllhi ilahey dartiis aan kuu jeclahay wllhi malmahan..kuma dabanin..talifonka aa iga haraBi balssi hada wan kuu solaabti waan rajeyna inaa so jibaabi doonto❤❤😢😢😢😢

  • @AadanMaclinUsman
    @AadanMaclinUsman Před měsícem

    Illahow soo badbaadi ❤❤amiin ya Rabi ❤❤😊

  • @AFDiini1722
    @AFDiini1722 Před měsícem

    qof jiran badbaadis uma baahna. daawo u baahanyahay

  • @user-qg7rl6yu4m
    @user-qg7rl6yu4m Před měsícem +1

    Safaaradii Canada raadineysay inay heshay Io in kalena ma ogi ee haloo tago oo quraan Hala saaro kaliya

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Před měsícem

    War heedhe xishooda oo wiilka dhaafa ma views baad ku raadsanaysaan u duceeya

  • @user-qg7rl6yu4m
    @user-qg7rl6yu4m Před měsícem +1

    Hadad ogtahy maxad quraan usaari weyday quraanka ma aaminsanidin miyaa

  • @mohaalpha9268
    @mohaalpha9268 Před měsícem

    Nio Geeridu waa xaq lkn umada kala tag beenta 🙄

  • @fadumo6292
    @fadumo6292 Před měsícem +1

    Astaqfirulaah çadırım ilaahay awood leh

  • @user-st3of1ui4r
    @user-st3of1ui4r Před měsícem

    Subxanalaah 😂

  • @naimamuad3140
    @naimamuad3140 Před měsícem +1

    Beenlayaalbad iska daya alla idin qabay War illahay ayaa wax qabte naga aamusa

  • @Ruweydoabduqadirali
    @Ruweydoabduqadirali Před měsícem

    Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 😢😢

  • @sundusahmed3174
    @sundusahmed3174 Před měsícem

    YA ALLAH😢😭

  • @HanasDahir
    @HanasDahir Před měsícem

    Faan badanaa ilkacse ciidan baan la gali lahaa kula waan la soo bixi laha somali khiyaali ayaay iskugu sheekaysaa

  • @fardowsawarsame1739
    @fardowsawarsame1739 Před měsícem

    ASC ZAKI HABO WAA KU SALAMEY ALA UMADA SOMALIYED BADANKODU MAXEY KA HELAAN INEY BEENTA BUUN BUUNIYAN OOMAR DADKII SII BUU LA JOOGAA BALAAYANA MA QABO WUU XANUN SAN YAHAY WUXUNA U BAAHAN YAHAY NASASHO CID DILEYSA OO CUNEYSA MA JIRTO EE WAA XANUNKA UU QABO AYAA TUSAYA WUXUU ARKAYO CID UU AMINAYO MA JIRTO WUXUU U BAAHAN YAHAY DAWO IYO NASASHO QOFKA MARKUU XANUN SADO DADKA UGU DHOW AYUU KA SHAKIYAA TALEFANA WAXAA LOGA QAADEY BARAHA BULSHADA INUU KA NASTO

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 Před měsícem

    ILLAAHEEY BEEN HAKAA DHIIGO

  • @YasminAli-ci7do
    @YasminAli-ci7do Před měsícem

    😢😢😢😢😢😂😂❤❤🤲🤲

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed5170 Před měsícem

    soomaaliyey ninkan marhadaanu caafimaa qabin misna aan lagaqaagurigiisa qawaniiba jirta i3 wiig lamatuso dadka waan aragnay tanookale way nagu dhacda waan qofka cafimaadkiisa dand utahay

  • @ikranhassan2348
    @ikranhassan2348 Před měsícem

    😢😢😢

  • @user-tl6sn8ru9c
    @user-tl6sn8ru9c Před měsícem

    Heee xorta hadu nolyahay illahy hacafiyo lkn walal mxan uqabani karna illahy umba kacelini kara ee shayadin miyan qabani karna walal anagu😢😢

  • @user-er3qz5ks9y
    @user-er3qz5ks9y Před měsícem

    Waben madimanin

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 Před měsícem

    🙄😏 Cajiib !!! Kuwii uu ka’cararayey oo uu misanà ka’dacwoonaayey ayaaba Ergadiisa isaga’keen dhigaya waabà maafiyadii meesha u’fadhiyey naagtan eedo’ku’sheega ah waaba tii uu yiri Aabaheey ayey dishey si’ay isugu furato yacni to sacrifice shayaadiinta.

  • @user-xc5mf9sj2u
    @user-xc5mf9sj2u Před měsícem

    Hadii uu geriyooda waliged naga goimeyso murugadas

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 Před měsícem

    War ninkan haloo banan baxo hala bad baadiyo kuli waa tuugo inay aamusiyan bay rabaan adaa kow ka ah wllalow oo caan ah inan aragna rabnaa oomar calool hur bay nagu rideen 😢😢

  • @user-st3of1ui4r
    @user-st3of1ui4r Před měsícem +1

    Sax

  • @lunasage33
    @lunasage33 Před měsícem

    I believe he is gone brother

  • @user-ze2kv9gh8w
    @user-ze2kv9gh8w Před měsícem

    Mxaa beenta kugu wacan ilhy ka baq

  • @RumaanCumar
    @RumaanCumar Před měsícem

    Waa been

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 Před měsícem

    Way nagu wareeriyeen