"Meeqo Sano Jirtaa"? Macallinka Team 27 vs Abdullahi Hagio | Kamerada Wareegta

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024

Komentáře • 597

  • @saadaqcarab5216
    @saadaqcarab5216 Před 5 měsíci +243

    inta c.laahi hagio inta la dhibayo bas u fiirsato camerada waregto idin salamay ❤😂

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Před 5 měsíci +277

    Camerada wareegta inta doonaysa abeero in la so qabto isoo raca😢

    • @Kiki_afcad-m7c
      @Kiki_afcad-m7c Před 5 měsíci +4

      insha'Allah malin uun 🤗

    • @Faadumofilsan1991
      @Faadumofilsan1991 Před 5 měsíci +2

      Abeera aad ayaanu ku jecelnahay walal

    • @Faadumofilsan1991
      @Faadumofilsan1991 Před 5 měsíci +3

      Abeera waa qof qalbi wanaagsan meelkastoo uu jogo nabad iyo cafimad sareecana ha ku joog walal waan donaya in marwalba kasoo muqdo taagerahiisa 1 ayaan ahay

    • @somaliyameni202
      @somaliyameni202 Před 5 měsíci +1

      @@Kiki_afcad-m7c War beenta kadaa dadka benalayahow ninka ha ku qadhabnae

    • @somaliyameni202
      @somaliyameni202 Před 5 měsíci

      @@Faadumofilsan1991 absolutely he's more humble maxaa ku dhacay

  • @Skpoi7
    @Skpoi7 Před 5 měsíci +68

    Inta ayagoo sooman dawanaysa wa salamy 🥰

  • @hanaahussein3961
    @hanaahussein3961 Před 5 měsíci +33

    Ayy hda search dhahy chanlkada Arimeheena Ramadan mubark❤

  • @urcristiano1-d1b
    @urcristiano1-d1b Před 5 měsíci +17

    Saan u sugaayay waan daalay wlhi 😂😂 thanks arimaheena plz soo dhaqso mar walpa

  • @CabdifataaxXaajiyusuf-dn7lh
    @CabdifataaxXaajiyusuf-dn7lh Před 5 měsíci +38

    Afur wanagsan camera 📷 wareegta iyo dhaman umada Muslim ka ah gaar ahaan somalida

  • @user-vi9oo3mh4o
    @user-vi9oo3mh4o Před 5 měsíci +29

    Kamirada ogow arimehena cabdulahi dartiis udawanaa 😂😂😂😂 laantiis manureso😂😂

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 Před 5 měsíci +37

    4:32 kulahaa habartaan wry noogtey😂😂😂😂aararimaheena dhib badanaa CAMERADA WAREEGTA waaba another level cid madhaafayso😂😂😂😂

  • @Aza_7
    @Aza_7 Před 5 měsíci +22

    Abdullahi hagio video markuu kujiro dhadhan miiran waye video kamerada wareegta Abdalla 🎉😂❤ inta sugta markasta like🎉

  • @Apdirahman_bashir
    @Apdirahman_bashir Před 5 měsíci +13

    Legend arimaheena wad no so badisay daqiiqadaha tnxks

  • @mahamedmurtiile188
    @mahamedmurtiile188 Před 5 měsíci +16

    First comment legend arimaheena asc wll waan ini salaamayaa salaan sare

  • @Azmoooo
    @Azmoooo Před 5 měsíci +28

    Wanaga Nasiib Badan tihiin Malinkasta Roob ba idin Da.aya anagana Kuleyl ba U dhimanat😭

  • @sumayomaxamed338
    @sumayomaxamed338 Před 5 měsíci +66

    abdullahi hajio inta ila jacel❤😂

  • @cristiano.ronaldo-x5l
    @cristiano.ronaldo-x5l Před 5 měsíci +18

    Team yaasir one like

  • @luqmaanyuusufxasan4060
    @luqmaanyuusufxasan4060 Před 5 měsíci +21

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😔😪🙏🏿♥

  • @user-xt8ph9ts4s
    @user-xt8ph9ts4s Před 5 měsíci +26

    Hee kamirada wareegta koko goormee soo qabaneysaa😂

    • @naxwamohamed3928
      @naxwamohamed3928 Před 5 měsíci +2

      Koko gurige shaqa kaheysa bananka mauso baxdo wallked bey afur usameysa umadan kale wilal ubdnyihin iyo amiro oo gurigoda gabdho kaga danbeyan

    • @user-xt8ph9ts4s
      @user-xt8ph9ts4s Před 5 měsíci +1

      @@naxwamohamed3928 sax abayo waa runtaa🙂

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp Před 5 měsíci +1

      Koko Banaanka inee uso bixin adiga miya war kahaayo ma isla joogtiin gurige shaqo kaheysa kulaha 😷😷😷😜😜😜

    • @user-xt8ph9ts4s
      @user-xt8ph9ts4s Před 5 měsíci +1

      Waan ka xumahy koko wax walbo wey Nola socdsiisey ok

  • @nastehoelmi611
    @nastehoelmi611 Před 5 měsíci +21

    Camerda wregto somaliyaa haso garto 😂❤team xmar 🫶

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Před 5 měsíci +4

    Ramadan mubarak
    Arimaheena, cabdullahi dhibka ka dhaafa😊

  • @AishoDinle
    @AishoDinle Před 5 měsíci +12

    Cabdulah legend keep going pro❤❤

  • @Manoftheworld981
    @Manoftheworld981 Před 5 měsíci +9

    Kamereda waregtaa wakulajooga hal saac kadib inshllah see you soon❤

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan Před 5 měsíci +34

    Viewska 10,100 ayuu Maraa Like ta nh 4K macquul mhn Guys Like saara Videoga Coz waa dhiiri Galin🫡🫡👍🦁✅️

  • @XamdiMaxmedSuleyman
    @XamdiMaxmedSuleyman Před 5 měsíci +7

    Qof ka haduu safaryahay waajib ayey kutahay haduusan xanuun saneen waxaa kuusoo haray salaada salaada hadey duhur tahay waxaa dukanee 2 casir 2 maqrib 3 cishe 2 salaadooyin ka afarta laduka naayo dhan labaa dukanee iisoo duceey ArimaHeena guuleyso ilove you noloshu kuma ciisho ❤❤❤❤❤❤❤

    • @naxwamohamed3928
      @naxwamohamed3928 Před 5 měsíci

      Inu afuro wau banantahy oo safarka kudhibtoonaya ee wll sida ma aha saladaha marki lagabianaya wakuwa afareyda ah 4 ta rakco latukado duhur casar qofka musafurka wu afuri kara wax dhiba malaha dib ayuna kaso qaleynaya

  • @user-lv1hy6vl8g
    @user-lv1hy6vl8g Před 5 měsíci +6

    C/laahi la'àantiisa ma nuureeso wllhi inta igu raacsan😂❤

  • @zuuzuusanka5221
    @zuuzuusanka5221 Před 5 měsíci +2

    All Saan roob ugu xiisay 😢illhow na sii

  • @ayaanahmed6114
    @ayaanahmed6114 Před 5 měsíci +5

    Sheeko yar xariif gaari wado Aya waxa istaajiyay poliska waxa laweediyay Yee yihiin 3dumarka ee gariga Saran kadib xaaskiisa ayuu farta Ku fiiqy wuxu dhahy waa nafteeda kadib hooyadiisa ayuu tilmaamay wuxu dhahy waa nafteydi nafteeda kadib sodohdiisa ayu farta Ku fiiqay wuxu Yiri qoftaana NAFTA ayee noo keentay hada Ku qososhay like iisaar

  • @sumeyaharun2142
    @sumeyaharun2142 Před 5 měsíci +2

    Camerada waregto afur kuma suge hurdan kusuga aniga😂😂😂

  • @cabdifitaxcaabi1980
    @cabdifitaxcaabi1980 Před 5 měsíci +5

    Cabdulahi kis kis uu kaamirada ula qabsanoya

  • @maryanxaaji3918
    @maryanxaaji3918 Před 5 měsíci +7

    Camerada Wareegta Inta Afurka ku Sugta ❤😂

  • @MajidMoha01-gr9os
    @MajidMoha01-gr9os Před 5 měsíci +13

    Inta sooman waa idin salaamay❤

  • @AaziizBidixo
    @AaziizBidixo Před 5 měsíci +10

    Qof safarka ah way u banaantahay inuu soonka iska daayo inta uu safarka kujiro
    Lkn waa uu soo qalayn doona intii dhaaftay
    Lkn waqtigan aan joogno safarka waa uu fududahay oo diyaarad ayaa lagu safraa markaa iska soon safarku wuu fududyahay

  • @CraxmaanCali-vj6oj
    @CraxmaanCali-vj6oj Před 5 měsíci +3

    The goat of CZcamsr 12 years❤🎉

  • @haajimouse5646
    @haajimouse5646 Před 5 měsíci +2

    MACALINKU WUU SAX SAN YAHAY QOF GAADHI WADA HADANA CAMERA 📷 HAYA OO MOBILE HAYA . SIDEE LA ISKUGU AAMINA 😢😢😢

  • @user-hf5hg4tf1h
    @user-hf5hg4tf1h Před 5 měsíci +3

    Maanta way soodaahday camirda wareegta , saas hayeelin mardanba Arimaheena

    • @Ogaalka10
      @Ogaalka10 Před 5 měsíci +1

      Editingka weeye video waqtigiisa badan

  • @user-hp6sz5xj8o
    @user-hp6sz5xj8o Před 5 měsíci +6

    Allah is one❤

  • @NawaalSheekhnuur
    @NawaalSheekhnuur Před 5 měsíci +4

    Asad wlhi wiil qalbi wngsn waaye jah naxriistiyo nin ah😂❤

  • @Cumeer_BigFan2749
    @Cumeer_BigFan2749 Před 5 měsíci +28

    team Macalimoo Like isaar👍

  • @Amin_Ahmed_Upthi2020
    @Amin_Ahmed_Upthi2020 Před 5 měsíci +5

    Camerada wareegta Abeera ma qabato miyaa 😂😂😂😂

  • @abdullahiazparo2151
    @abdullahiazparo2151 Před 5 měsíci +3

    Kamirada wareegta hal maalin live tiktok kazoo dhig plz 🙏 waa iga codsi live soo gal

  • @najmadauud-er8dm
    @najmadauud-er8dm Před 5 měsíci +3

    Camerada waregta waan ku heystaa wllhi❤😊

  • @abdulahijeespile2385
    @abdulahijeespile2385 Před 5 měsíci +4

    BIG FAN KU AHAYY LEGEND ARIMAHEENA❤

  • @calinuur5482
    @calinuur5482 Před 5 měsíci +3

    Camerada wareegta inta doonaysa gaduudow in la so qabto isoo raaca😮😢

  • @Muhanadkl0211
    @Muhanadkl0211 Před 5 měsíci +16

    Team 27 like❤

  • @Nadarey
    @Nadarey Před 5 měsíci +5

    Macalinka arimeheena wey is hayaan😭😂😂 lkn ducada maxaa anaga Nooka reebtay abdulahi 😭😂

  • @Hayaat835
    @Hayaat835 Před 5 měsíci +5

    Alla kuleelka Somalia ka jiro qasatan muqdisho ilahow Rob no keen

  • @sulekhaaxmed7136
    @sulekhaaxmed7136 Před 5 měsíci +3

    Arimaheena big star wankutageraa ❤

  • @fatimaabukar4926
    @fatimaabukar4926 Před 5 měsíci +5

    Isoo duceeya muraad leyehe 😭🤲🏽

    • @Fartun20225
      @Fartun20225 Před 5 měsíci

      Muradkada Mel
      Qereeysan Allah hakasiyoo

  • @SankaXalweste
    @SankaXalweste Před 5 měsíci +6

    Arimahena sonka sida lo galay fur furitan ka CZcams ka qeylidi atatataat wu iska dhaafay😂 baahi darteed😂

  • @Qu681
    @Qu681 Před 5 měsíci +3

    Kamirada waregta waba xarabo lugeyneyso 😂😂😂😂😂horey u soco wllkey ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mudan3817
    @mudan3817 Před 5 měsíci +1

    Arimaheena manch allah dhah nimcadiina jaran malin kast roob ilahay hydiin siyadiyo nimcad ankan kuleylka hanag dul qado ameen ❤

  • @MohamedIssack-cx6jc
    @MohamedIssack-cx6jc Před 5 měsíci +6

    😢m.a first person

  • @almiitaofficial1263
    @almiitaofficial1263 Před 5 měsíci +3

    Mnshan allah tabarakallah roob 🥺❤️ alle ha noo shubo

  • @yahyeuk1802
    @yahyeuk1802 Před 5 měsíci +1

    Asc wll arimahena waku salamay wlahi barnamijkan camerada waregta waa ku hesta asad macalinka fowdada kadaa apdulahi noso badiya 😂❤

  • @Ugaaskuukuu
    @Ugaaskuukuu Před 5 měsíci +3

    Safarka haduu dheer ayaha haa soonka wd joojineesan lkn haduu saacado yahay ma joojineesid

  • @SHAKUNDINHO
    @SHAKUNDINHO Před 5 měsíci +14

    Camerada wareegta inta jecel like 👍

  • @anizaaxmedcabdi9587
    @anizaaxmedcabdi9587 Před 5 měsíci +2

    Hal maalin ani caamira wareegto ii dhiib anaa sheeko dheer ka sheegeenaayo oo qosol badneeeeh😂 arimaheena

  • @jiingadboy
    @jiingadboy Před 5 měsíci +2

    Camerada wareegta macalinka wa iska daacad si kale yaa loo fahmin camerada

  • @budeybudey2707
    @budeybudey2707 Před 5 měsíci +3

    Arimaheen rabashada joojiyo Asad & Iamk please please marka afurayo please isku xishood please Maclinka ka xishooda please inshalaah kheyr Alaah idiin xafido allahumma amiin Yaa Rabi kheyr badan ayaa idiin rajaynay inshalaah kheyr

  • @abdilaahishukri4000
    @abdilaahishukri4000 Před 5 měsíci +2

    Wan ku salamay from Ethiopian jigjiga

  • @Beaneditz4
    @Beaneditz4 Před 5 měsíci +5

    4:32 habartan way noogtay😂😂

  • @user-os7dn9fi5r
    @user-os7dn9fi5r Před 5 měsíci +1

    Arimaheen waan ku taageera ❤ yaa afurka u sameeya team 27🎉❤❤❤❤❤

  • @mohaninho
    @mohaninho Před 5 měsíci +3

    Arimaheena maanta logo-da away ma so hilmaantay😂

  • @user-ye4vs6tr2t
    @user-ye4vs6tr2t Před 5 měsíci +4

    Camairada wareegta soobadi wllka

  • @sanyarcumar9914
    @sanyarcumar9914 Před 5 měsíci +2

    Gaduudow funy waye noso qabo plz😂😂

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Před 5 měsíci +1

    Kusaliya rasuulkeena muhammad صلى الله عليه وسلم❤🕋☝🏼

  • @XamdiMaxmedSuleyman
    @XamdiMaxmedSuleyman Před 5 měsíci +3

    ArimaHeena aboowe macalin kaan waxaa ladhahay inuu cashar oonleen uubixinaayo aniga aboowe waarawaa marka ii weydi❤❤❤❤wallaal inaa igu soo war celinee sid ayaa rajeynaa❤❤❤❤

  • @abdullahidaud4878
    @abdullahidaud4878 Před 5 měsíci +3

    Beerka na xanuunnooya Arimahena iyo team kiisa kor keena ku afuraayan heee😢😂😂😂😊

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 Před 5 měsíci +2

    Arimehena marka videoga furey wanka cabsadry 😂😂😂

  • @nimcofarhan5979
    @nimcofarhan5979 Před 5 měsíci +1

    Masha allh arimehena❤maalin walba roobaa idiin da.aya alle haydiin siyaadiyp anaga kulaylbaa na dilyay from hargysa

  • @user-yd4bq6kp1p
    @user-yd4bq6kp1p Před 5 měsíci +2

    Camera wareegta 🔛🔝

  • @MissRandaabdulqaadir
    @MissRandaabdulqaadir Před 5 měsíci +1

    Arimaheena waa ku salami
    Camerada wareegta abeera ka maqan soo qabo plz❤❤

  • @zamiira.abdi.
    @zamiira.abdi. Před 5 měsíci +3

    Cabdulahi wlhi waa iga qosliyey inta wadanka la joogta le u duceeye 😂😂😂😂

  • @omaryes5453
    @omaryes5453 Před 5 měsíci +3

    Arimaheena Legend waa kutageeraa fooda iskajar

  • @amiincabdirisaaq-mu6lj
    @amiincabdirisaaq-mu6lj Před 5 měsíci +2

    Arimajeena wll garigaaga xaga bidix ee danbe sare mxa ku xiran😮

  • @FardowsaSaciid-b9s
    @FardowsaSaciid-b9s Před 5 měsíci +1

    Somalia wakiil camerada wareegta ah ka sameey ❤❤ Xamar walina anigaa kuusoo duubaayee

  • @AbdulkadirHassan-fl9od
    @AbdulkadirHassan-fl9od Před 5 měsíci +1

    Wallhi Abti you Are big fan❤

  • @Burcogril
    @Burcogril Před 5 měsíci +3

    Hadaanay camerada wareegta waji.LaHaYN QOLka cabdilaahi ha gasho😅😅😅😅😅😅😅
    Hayaaay waa la noo adimayyyyy

  • @bukharimohammedjeilani4209
    @bukharimohammedjeilani4209 Před 5 měsíci +1

    After afurka Ka dib muuqalka xogaha sii dheerey I.a mahadsanid ❤

  • @MariaAdan-l6m
    @MariaAdan-l6m Před 5 měsíci +1

    Cabdulahi ku hysnaa camera waregto❤

  • @user-kf9jp6so4j
    @user-kf9jp6so4j Před 5 měsíci +1

    Safar hada tahy soonta walaga dayey lkn waa qalene marka safarku ku dhamado walagugu leyahy ❤

    • @keyfabdi8071
      @keyfabdi8071 Před 5 měsíci

      4 saac buu yidhi afar saac waa soomaysa lkn safarka dheer ee ila labo malmod baa lagu ogol yhy ina somin

  • @FihimaAxmed-k8c
    @FihimaAxmed-k8c Před 5 měsíci +2

    Asad waa mucjiso la iskusoodiray😂😂😂😂

  • @user-hx5lj9cm4l
    @user-hx5lj9cm4l Před 5 měsíci +4

    Lkn adiga arimaheena qof fcn matihid waayo gaber kamid ah team 27 ayey qiyaantey zxp

  • @badromaxamed6339
    @badromaxamed6339 Před 5 měsíci +4

    First

  • @aminaahmeday
    @aminaahmeday Před 5 měsíci

    Amen ya rabi

  • @aishamahamettxassan7018
    @aishamahamettxassan7018 Před 5 měsíci +1

    waa salamay inta arimaheena afurka ku sugto🙏🏻🫶🥰

  • @abdirahmanilyas
    @abdirahmanilyas Před 5 měsíci +2

    Ramadaan Wanaagsan walalkey Saxbkey Arimaheena, Allaha inaga dhigo kuwii uu Naarta ka xereeyo bisha Ramadaan, Dambigeenana Dhaafo, Walal waxn kaa codsan lahaa Inaad Barnaamijkii Dood wadaag Noo soo celisid Ramadaanka kadib.
    Mahadansid Xilagay kuu tahay Wanaagsan

  • @Mss__Mayma
    @Mss__Mayma Před 5 měsíci +1

    Keep going pro 🤴 ✌️

  • @Abshir095-vl4so
    @Abshir095-vl4so Před 5 měsíci +1

    Masha allah muqdisho roob malahan rabi hana siiyo raxmadiisa insha allah bi'iidniallahi baari Aaamiin Yaarabii 🤲🤲

  • @HawaAdem-l2f
    @HawaAdem-l2f Před 5 měsíci +1

    Anaganna manta dhan roob no da,aya m.a❤

  • @maslaxsharif5766
    @maslaxsharif5766 Před 5 měsíci +3

    Wilkaaas malin kasto masajidka jogaaa m a

  • @Moha-jf4cu
    @Moha-jf4cu Před 5 měsíci +3

    Inta afurtay waa idin salaamay

  • @NajmaHaji-w2b
    @NajmaHaji-w2b Před 5 měsíci

    Ramadan Mubarak wllka

  • @user-ix5us7zy7e
    @user-ix5us7zy7e Před 5 měsíci +1

    Ma sheegee marka sacada halke jirto😂 wa gabadha siisaye

  • @hodanmohamud4077
    @hodanmohamud4077 Před 5 měsíci +1

    Maansha allah maalin kasta qof afurisaaa

  • @ozhkanbegam
    @ozhkanbegam Před 5 měsíci +1

    Aan ku wada salino nebiga s.c.w.❤❤❤

  • @Cabdishakuursiidcali27
    @Cabdishakuursiidcali27 Před 5 měsíci +4

    One like 👍 team arimehena 😮😢

  • @Amiira96
    @Amiira96 Před 5 měsíci +3

    Abdullahi haduu ku jirin vediowga qosol malahan 😂😂😂😂😂 allow abdullahi cimri dher cafimad tamad cibado suban sii iyo dhaman m.a

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale Před 5 měsíci +1

      Ayy al.aantiis maba ladawan karo cabdulhi soxir inta laga dhahyo sugaa😂😂😂

  • @user-fw6vb2pm9f
    @user-fw6vb2pm9f Před 5 měsíci +3

    Team imk......like❤

  • @ZukianaIsse
    @ZukianaIsse Před 5 měsíci +2

    ARIMAHENA C/LLAAHI YIU TUBE NOOGU FUR. ASAGOO NAGA DHUUMANYUU WAX NOSOO DUUBI LAHAAA 😂😂😂😂😂😂😂

  • @wllaguero10
    @wllaguero10 Před 5 měsíci

    Where is yaasir

  • @SumayoMohamed-om4fc
    @SumayoMohamed-om4fc Před 5 měsíci +1

    C/llahi wllhi wa fani